No video

SADEXDII QISO EE UGU YAABKA BADNAA TODOBAADKAAN ||

✔ Please Subscribe l✔ SHARE ✔ LIKE✔ AND COMMENT ✔ Thank You ✔
fadlan Subscribbe Salafmedia dhagsii ┇► / @salafmedia

Пікірлер: 391

  • @guledfarah7352
    @guledfarah73524 жыл бұрын

    Sheekh umal allaha cimriga kuu dheereeyo intaad nooshahy Baadi umadaada inaad ka badbaadiso waa mid aan kuu markhaati kaceyno maalinka qiyaame Allaha ku barakeeyo

  • @mohamedabdi2157

    @mohamedabdi2157

    4 жыл бұрын

    Amiin Amiin Amiin 🤲🤲🤲🤲 Ya Allah

  • @fowziajama4741

    @fowziajama4741

    4 жыл бұрын

    Nouraden Farah ,Aamiin habo adigana illaahay ha ku barakeeyo

  • @ibnhassaan5674
    @ibnhassaan56744 жыл бұрын

    Walahi baan ku dhaartay Dadkaas waa lunsanyihiin umadii ay dhex joogeena way lumiyeen. Sheekh maxamed cabdi Umal Dar Ilaahay baan ujeclahay Allaha ku xafido.

  • @marianali6233
    @marianali62334 жыл бұрын

    Shekh umal warkisa waa cadyahay culimada allha xifdiyo

  • @ismahanbiintufarah2067

    @ismahanbiintufarah2067

    4 жыл бұрын

    Waa ruun ukhtii Allah abal mariiyo

  • @alimohamedisack2734

    @alimohamedisack2734

    4 жыл бұрын

    Aamiin adinkane barashada Diinta ku da'daala plse

  • @ismahanbiintufarah2067

    @ismahanbiintufarah2067

    4 жыл бұрын

    @@alimohamedisack2734 inaasha aallah

  • @axmed_jeylaani
    @axmed_jeylaani4 жыл бұрын

    سبحان الله☝️نحن نعبد الله الدي لم يلد ولم يولد ولم يكن له كفوا احد⚘

  • @burhaanali5196

    @burhaanali5196

    4 жыл бұрын

    Maashalah

  • @tikey-tiger2915

    @tikey-tiger2915

    4 жыл бұрын

    masha Allah walaal

  • @eveibrahim6673

    @eveibrahim6673

    4 жыл бұрын

    الذي Sax wll

  • @sahranur1991

    @sahranur1991

    4 жыл бұрын

    Allaha soo hadaya

  • @axmed_jeylaani

    @axmed_jeylaani

    4 жыл бұрын

    @@eveibrahim6673 الله يحفظك من كل سوءwalalo

  • @zammyali3047
    @zammyali30474 жыл бұрын

    Subhaana llaah maxay yihiin waxan diinta qaldaya, war ilaahay caabuda nebigeena scw sunihiisa raaca wuxuu ka tagay ka taga wuxu qaatayna qaata diintana dib u barta culumada ka dhegeesta ma dhimbiraa xageey u buubaan samada la korayaa been badana..sheekh umal ilaahay ha ku xafido cadow gaal iyo mid Muslim ilaahay ha kaa qabto Amin yaa allaah

  • @zeinabhassan7753
    @zeinabhassan77534 жыл бұрын

    Mashaallaah. Sheikh.maxamed cabdi. Umal. Allaah. Haku. Xafido Wexe. Shar. Watana. Hakaa. Xijaabo

  • @siyadbruh9811
    @siyadbruh98114 жыл бұрын

    Raxmaaanka Hanoo kaa xafido shiekh Umul! We love you so much ❤️ Washington, DC

  • @Layla6793
    @Layla67934 жыл бұрын

    Subhana Allah. Sheekhu waa runtii Sheekh Umal Ilaahay cimrigaaga noo dheeree

  • @safiyororaye1641
    @safiyororaye16414 жыл бұрын

    Subxanallah subxanallah subxanallah bal waxey ku hadashay naagtu ilaahow sh MAXAMED CABDI Umal xafidullah ha xifdiyo aduun iyo aakhiro

  • @naciimasheekh9548

    @naciimasheekh9548

    4 жыл бұрын

    Ilaahow sh umal unaxariiso

  • @Tapswapoficial
    @Tapswapoficial4 жыл бұрын

    Subxanallah illhay hsoo hanuuniyo wada toosan Allha hatuso suufiyada iyo xulufudodooda

  • @honeyadan6531
    @honeyadan65314 жыл бұрын

    Subxana Allah, ilaahayow wadada xaqa eh nagu hanuuni.Sheikh Umul Allaha ku xafido Amiin

  • @husseinrahoi7418
    @husseinrahoi74184 жыл бұрын

    Sheikh umal baraka Allah fika Qeyrka usheg sufiyada

  • @najibmohamedisse7487
    @najibmohamedisse74874 жыл бұрын

    Masha allah sh umal ilahow ku xafid cadowgana kaa qabo

  • @johnadam4354
    @johnadam43544 жыл бұрын

    Jasakalahu Khayr Sheikh Umal

  • @faatimacadey271
    @faatimacadey2714 жыл бұрын

    Allah ha ku barakeeyo suufiyo wadkooda aatahay waayo waligaa ayaad baadilkooda banaanka soo dhigi jirtag mashaa Allah Allah xaqa Kama xishoodo in quraafaadkooda dadka loogadigo waa waajib

  • @imamshaficimedia

    @imamshaficimedia

    4 жыл бұрын

    Shukran

  • @mohamedosman4677

    @mohamedosman4677

    4 жыл бұрын

    Aad iyo aad wll

  • @b.lesseshuaibshuaib6200

    @b.lesseshuaibshuaib6200

    4 жыл бұрын

    war ALe kuaburtay kabaq

  • @b.lesseshuaibshuaib6200

    @b.lesseshuaibshuaib6200

    4 жыл бұрын

    m.a sh umal ALe kubarakeyo

  • @leilamohamed7410
    @leilamohamed74104 жыл бұрын

    SubxanaAllah SubxanaAllah sheko Iyo shahid ( manta wa shahid wan Arkei Wixi la gashskeinaye ) sheikhuna allah hakuxifdiyo

  • @leilamohamed7410

    @leilamohamed7410

    4 жыл бұрын

    Sheikhuna umal Allah hakuxifdiyo

  • @ismahanbiintufarah2067
    @ismahanbiintufarah20674 жыл бұрын

    Jazak aallah kheyer sheikh mohamed umal Allah ku barakeeyo adunk iyo akhiiro

  • @xamdixarago4326
    @xamdixarago43264 жыл бұрын

    Sheeq umal allaha xifdiyo runtii wax badan ayaan ka faaiday Suufiyiinta wada xaqa ah allaha waafajiyo umada sharkooda allaha ka qabto wlhi wa aan saaid u yaraa ba waxaa liga dhaadhiciyay inow sheeq umal sheeq xun yahay lkn alxm ma dagdagin markii aan dhageystayna runtii waxbadan ayaa ka faaiday sheeq illahey waxaa kaga baryayaa inoow janadiisa kugu casuumo aduunka itaad joogtadana cimri dheer iyo cibaado suuban amiin

  • @deeqoahmed1771
    @deeqoahmed17714 жыл бұрын

    Jzklh kheyran shiikhunaa faadil maxamed c umal baarakallaah fiikum jaahiliintaan shartooda allaha kaa xijaabo waxaa mahad iyo shugri mudan allihii raxmaanka oo Muslim naga dhigey xaqana nafaham siiyey nagana xijaabey shirki iyo shartiisa

  • @TK-fe2me
    @TK-fe2me4 жыл бұрын

    Dadka suufiyada u xidh xidhan Allaha kasoo xureeyo. Caalimka weyn Sheikh Mohamed Abdi Umal Allaha ku barakeeyo, Amiirul Mu'miniin fii casrihii baad tahay idim Allah.

  • @imamushafici209
    @imamushafici2094 жыл бұрын

    Kkk been badna Qof sooo dhacay hadana hadlaya kkkk Magaca illah ayaa ka weyn miyaa magaca insiga subxannnalah

  • @ismahanbiintufarah2067
    @ismahanbiintufarah20674 жыл бұрын

    Subha aallah allah so hanuuniyo suufiyo iyo inatii lusan

  • @abumuscabassalafi9233
    @abumuscabassalafi92334 жыл бұрын

    إنا لله وإنا إليه راجعون هذه مصيبة العظمى واعبدوا الله ولاتشركو به شيئا

  • @farxiyaibrahim7112
    @farxiyaibrahim71124 жыл бұрын

    Subxanallaah Somaliyeey masaan ayaa niga daacada Diin iyo dalbo midna ma hayno Rabbow jidka xaqaa nagusuk

  • @umualmas8897

    @umualmas8897

    4 жыл бұрын

    Diin iyo dadbo ma heeyno 🤣🤣🤣

  • @sonofadam7633

    @sonofadam7633

    4 жыл бұрын

    Asc انت من وين؟

  • @MohamedAbukar-cp2ym

    @MohamedAbukar-cp2ym

    4 жыл бұрын

    ءآمييييييييييييييييييييييييييييييييييييييييين🤲

  • @ismahanbiintufarah2067

    @ismahanbiintufarah2067

    4 жыл бұрын

    Amiin a.miin

  • @faatimacadey271
    @faatimacadey2714 жыл бұрын

    Suufiyo oo dhamaanteed Hadley isku timaado meelkastoo ay jogaan sh umal iyo sh shibli kulama doodi karaan xaqa walahi lkn ma iyagaaba ku dhiran Kara in ay xaq kuladoodaan waayo daliil aan boodbood aheyan ma heystaan

  • @calisheikhibraahim7347

    @calisheikhibraahim7347

    4 жыл бұрын

    Faatima Cadey Sh Umal iyo Sh Shibli dadku maxay dheer yihiin

  • @qalbidhayeqalbidhaye915

    @qalbidhayeqalbidhaye915

    4 жыл бұрын

    Aqoon ayay dheeryihin adiguna waad barankarta

  • @imamushafici209

    @imamushafici209

    4 жыл бұрын

    Faduma aniga la doodaya lakin suufi ma ahi

  • @faatimacadey271

    @faatimacadey271

    4 жыл бұрын

    @@calisheikhibraahim7347 saa doonto uu qaado

  • @calisheikhibraahim7347

    @calisheikhibraahim7347

    4 жыл бұрын

    Diinta waa hal nimankaan firqo firqada iska dhigay ee wahaabiyada iyo salifiyada la baxa meesha waxba kuma hayaan Nabiga CSW waxuu nooga tagay diin islaam suni qofkii sheegtaa magac aan aheen Ahlu suna ama hala baxo salaf ama hala baxo shiico anaga aqoon walbuu leeyahay maba u aqoonsanin sheekh

  • @xawoluul86
    @xawoluul864 жыл бұрын

    Yaa muqalibal qulub thabit quluubinaa calaa diinik sheikh Umal Allah hakuxifdiyo

  • @daariqyareaadan6306
    @daariqyareaadan63064 жыл бұрын

    Allahakaa ilaaliyo xumaan oodhan sh ummal alla dartii ayaan ujeclahay

  • @fartunjamaali7173
    @fartunjamaali71734 жыл бұрын

    Subxanallah xasbunallahi wa nicmal wakiila Laaillaaha illallahu muxamadu rasuulullaah. Rabbiyow nagutoosi wadada xaqa. .jazakallah khaya sheekh maxamed cabdi imal Allah halu xafido aduun iyo aakhiraba

  • @ismahanbiintufarah2067
    @ismahanbiintufarah20674 жыл бұрын

    Jihi iyo shirik ayay isku darsadeen Allah so hanuuniyo

  • @mohamedosman4677
    @mohamedosman46774 жыл бұрын

    Masha allaaah jazakalah sheikh mohamed abdi umal barakalah

  • @umamiinmuqtar811
    @umamiinmuqtar8114 жыл бұрын

    Walee waxbaan aragnay ilaahoow na sug.. Sheekh umal iyo dhamaan culimada xaqa ka hadasha rabiyoow barakeey oo noo badi amiiin

  • @sahy_aakhiro
    @sahy_aakhiro4 жыл бұрын

    Jahli iyo shikri ayey isku darsaden Allow soo hanuuni😭

  • @axmadyare9155
    @axmadyare91554 жыл бұрын

    Mushrikiiiiin waaye kuwaas baadiyeesan

  • @bashiirceynash6825
    @bashiirceynash68254 жыл бұрын

    maashaa'alaahu !sheekhanaa ilaahay fasaaxo wuu kisiiyay waxay kigula.dagaalamayaana waa cilmiga iyo cod karnimada aad si.xilmadaysad quraafaadkooda oola.dagaalamaysid ee xaqu hakuu hiiliyo inshaa.alahu anaguna garablaaga ayaanunahay.

  • @quruxsan70
    @quruxsan704 жыл бұрын

    Mansha allah sheikhenaa sufiyaaadi cilmiii maleh caqliii maleh markaaa shirkiiii indhaaa Cadeys ah ayay hayaaan diiin laantaaa umadaa ushegayaaan caqliiii kkkkkkk balaay kacbadaaa dhusaaa mareb losoraray walee sufiii diiin mahaayaaan umadanaaa maa xayawaanbaaaa yahuuuu sifiiii naag alle idinkaaa dhiiiig yaa owladuuu masixuuu dajaaal

  • @deeqoahmed1771
    @deeqoahmed17714 жыл бұрын

    Asc walaalaheyga soomaaliyeed waxaan idiin kula dardaarmaa intaa yar tihiin inaa barataan quraanka tafsiirka iyo axaadiista hadii kale sidaas oo kale ayaa leydiin baadiyeyn oo quraafaadka leydin kaga dhigaa quraan iyo sunnadii nabiga scw waa ujeedaan dadkeena sidey udhunsan yihiin oo hadana jaahil uyihiin waxaana diin looga dhigey qabri labaryo iyo owliyo aysan meelee kysugan yihiin janno iyo naar hadaa dhahdo iifasir aayat quraan mafasiri karaan ayagoo dhan maskaxda ayaa laga gumeystey waxaana diin looga dhigey waxaan diin aheyn waxaa lagaga dhaadhiciyey in loo waxyoodo odayaasha ehlu shirkiga oo quraafaadka kujiro illaahey iyo rasuulkiisana kubeen abuurto

  • @Moumin.corner
    @Moumin.corner4 жыл бұрын

    Subxanallah sheekh maxamuud fasadka uu wado umada allaha kaqabta

  • @nacimamohamed4637
    @nacimamohamed46374 жыл бұрын

    Ma sha Allah sheikh umal Allaha xifdiyo

  • @bederabdi1423
    @bederabdi14234 жыл бұрын

    Ilaahay hasoo hadeeyo umadeena ee caqiidadii ka khaldantay. No khuraafaad. Ilaahay keligii baa awood leh

  • @abdirahmanalcadaala6794
    @abdirahmanalcadaala67944 жыл бұрын

    قال الله تعالي:((وقل جاء الحق وزهق الباطل إن الباطل كان زهوقا))

  • @omaniyare4031
    @omaniyare40314 жыл бұрын

    Shkh Umal Allaah ha Ku Xifdiyo Sha,alla

  • @filsanqaali7005
    @filsanqaali70054 жыл бұрын

    Alla sh umal dar illahayba u jeclaay illahay cadabta ka qari amiin🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺♥️♥️

  • @munomaxamed9905

    @munomaxamed9905

    4 жыл бұрын

    Shiikh ha uqaban waa lagaa gardarnaa alle haku xafido kkkkk kan wax waalan buu u ekyahay ila tahay

  • @ifrahmuk160
    @ifrahmuk1604 жыл бұрын

    Walalaheeyn waxaa heeysataa jahiilnimo oo sixiir kaa daraan hadaay ariintaa saas noqotaay Waa inaaa marnaa ficiiltusiin ooo haqaa lagu hadlo lakiin marwalba haalaa iska ilaaliiyo inaa dhinic loo tokoraa madaamaa aaay walaheeyna muslimiinta aay-yahiin ooo weeliiba somalinimo aaa-wadaa wadaagnoo.

  • @ibraahimdaahir7312
    @ibraahimdaahir73124 жыл бұрын

    Waxaa lagayabaa inad shaay nacdaan Lkn khayr idiinku jiro sheekh khilaafku muqdisho darajaadbaa lagu siiyay mashaa allh

  • @adams8968
    @adams89684 жыл бұрын

    "Waxa lanagu dagaalsanyahay wa intaa" hadal xaqiiq ah jzk

  • @saidhassan1505

    @saidhassan1505

    4 жыл бұрын

    is xarqi hee intaas hadii la isku hayo inaad umad diinta ka saartaan adinkana iska saartaan waaa dhaqankiina

  • @hibaaqkalashkalash4303
    @hibaaqkalashkalash43034 жыл бұрын

    Masha allah sheikh Umul allaha ku hafido

  • @abdifatahmohamed4409
    @abdifatahmohamed44094 жыл бұрын

    Ilaahoow jaahilnimada Nagasaar Hana nagu dilin Ilaahey ha inoo xafido culimadeena🙌🙌🙌 Sheikh Mohammed cabdi umal👏👏👏 quluubteenaa kheyr badan kabuu xisey Inta khaldanteyne Allaha soo hanuuniyo MA khaldame waa ilaahey☝️🙏

  • @nael440
    @nael4404 жыл бұрын

    War uun maa la saar naan sh umal xafidahu llah wax kasta cadeen Buu u hayaa.mashaallah sh umal suufiyadii godkoodii baa biyo ugu galeen.ha ka Soo jawaabeen suufiyadu waxaan shareecadu islaamka xagee kaga taalaa ee wadaa_ dadooda KU hadlaayaan?

  • @umumushtaq5250
    @umumushtaq52504 жыл бұрын

    ilaaaahay hanoo kaaa xafido sheq umal cimri dher iyo cafimad alaha noo kaa siyoo cadow dhamantiii alaha ka qabtoo

  • @ubaxcabduqaadir6161
    @ubaxcabduqaadir61614 жыл бұрын

    Inaaa lilaahi wa inaa ileyhi raajicuun

  • @omaniyare4031
    @omaniyare40314 жыл бұрын

    Shkh Umal Allaah ha Ku Xafido Sha,alla

  • @aishanoor4884
    @aishanoor48844 жыл бұрын

    Subhanallah illhy towbada hanohagajiyo

  • @hoyomacan8074
    @hoyomacan80744 жыл бұрын

    Subhanna lash illaahay ow wiilka yarkaa soo Hanuuni war Maskaxda baa laga badaley Wuxuu ku hadlayo days waan is Qarxinayaa buu la Kidneys an yahay Shiikh Uma Allaha ku Xidiyo Adiga iyo Culumadda kale oo Cilmiga iyo Jahliga naga saarey sa Amiin amiin

  • @ruqiyohusseinhayle1262
    @ruqiyohusseinhayle12624 жыл бұрын

    Subxannallah,Allah yahdiik. Sufiyadu waa dhunsanyihiin

  • @aniisaali822
    @aniisaali8224 жыл бұрын

    Dhamanten xaqa allah nafahansiyo allah nahanuniyo kuwi dinta barta kudhaqma allah naga dhigo

  • @noorhaji5861
    @noorhaji58614 жыл бұрын

    Subxana llah illahayoow na badbaadi warbal odayasha dhagaysta Sh.Umal illahay haku xiftiyo

  • @nadiamohamed177
    @nadiamohamed1774 жыл бұрын

    Bisinka rabiga weyni ha soo hadeeyo waa akhiro saban waa qoon lumay Rabiga weyni ha xafido sheekh umal manshallah

  • @cabdiwalidaacad2880
    @cabdiwalidaacad28804 жыл бұрын

    Ma nuucaanaa dacwad ku wadaan subxaanallaah

  • @yuusufmaxamuudcali3862
    @yuusufmaxamuudcali38624 жыл бұрын

    Shiiq umal allh ku xafido Codsi waxan ka codsaneynaa Inad bilowdo tafsiirka kutubta ey dadka ku habaabiyaan sida munaqibka iyo midkey utiiriyaan sh aweys iyo waxyaabaha ey qaad qaadayaan markey miskiinta xoolahooga uruursanayaan

  • @noorhaji5861
    @noorhaji58614 жыл бұрын

    Subxaana llah subxaana llah illahayoow na badbaadi wa wax laga dhaadhiciyey yaa miskiina

  • @fatumaabdu478
    @fatumaabdu4784 жыл бұрын

    Subxan Allah

  • @hawomahmed1007
    @hawomahmed10074 жыл бұрын

    Shekh Umal Xafida allah 👏🏻👏🏻👏🏻 Alla ha no ka dhafe

  • @advyser
    @advyser4 жыл бұрын

    اللهم احفظ الشيخ ودعاة الحق

  • @habibomohamedabrai9489
    @habibomohamedabrai94894 жыл бұрын

    Masha allah alaah ha ku xifdiyo sh umul

  • @wiilkashidan420
    @wiilkashidan4204 жыл бұрын

    Sheikh umul cimri dheer iyo caafimad aloow ku siii ❤

  • @waberifatouma888
    @waberifatouma8884 жыл бұрын

    Allaha ha kou hifdiyo Sheik umal

  • @Abdihoussein1990
    @Abdihoussein19906 ай бұрын

    Asc sheikh umul wa shekh diinteena wanagsan aad iyo aad uu xafiidsan ilahay khyr haa ka siiyo khyrka uu fafiinayo

  • @nuuxcawad3072
    @nuuxcawad30724 жыл бұрын

    Sh uml cilimga alle ha KU barkeyo

  • @ramadan1611
    @ramadan16114 жыл бұрын

    Ilaahay kaligiis barya qofkii laga kadi waayo asaga ayaa aduunka lagu cadaabi doonaa aakhirana waa cadaab inshalah

  • @saynabsaleemaan1625
    @saynabsaleemaan16254 жыл бұрын

    Masha allaah illaah hakabalaa mariyo mahadsanid sheekh umal suufida shar badanaa allow umada kaqabo

  • @ifraaxmaxamud333
    @ifraaxmaxamud3334 жыл бұрын

    Subxaanalaah ilaahoow rabiyoow raxmaanoow raxiimoow adigaa daainee soo hadee anagana na hadee aamiin yaa allah

  • @sahradhuux1609
    @sahradhuux16094 жыл бұрын

    Mnsha alh sheek umal

  • @jamalfaisal1724
    @jamalfaisal17244 жыл бұрын

    Subxanallah kuwan umada way luminayaane Allaha inagaqabto.

  • @maryanwarsame8827
    @maryanwarsame88274 жыл бұрын

    Subxaana laah walaahi qosol mayaalo soomaali waa udhamaatay ilaahoow soo hanuuni oo xaqa natus

  • @amatallahwaan9678
    @amatallahwaan96784 жыл бұрын

    السلام عليكم ورحمة الله وبركاته با الله فيك يا شيخ حفظك الله Intaas ka dib sheekh umal cilmigii alle ku baray waad na soo gaarsiiyay marqaadi baan ka nahay kheyrka aad wado sii wad suufi waxba gacan ugumajiro aduun iyo aakhiro

  • @sheikhsharawi9230
    @sheikhsharawi92304 жыл бұрын

    إنا لله وإنا إليه راجعون اللهم اهدنا الصراط المستقيم

  • @rizamohamed7542
    @rizamohamed75424 жыл бұрын

    Astaaqfurullah kacbada Duusamareeb lakeenayna maxay ahayd?! Subxaanallah wallahi kuwaan waa kuwa fogaaday aacuudu billah, Allah yahdiik.

  • @voiceofcommunityvoccodkabu5408

    @voiceofcommunityvoccodkabu5408

    4 жыл бұрын

    Walal subscribe ii saar Iinsha Allaah mahadsanid

  • @maymuunxagi794

    @maymuunxagi794

    4 жыл бұрын

    Shiiq isag maxaa magal kastaa llagula dagaalamaa culima badanaa tagta moqdhisho maxas u geeyey inui nabiga scw waxaan u qalmin ku hadlo miuu hadalkiis ka fiirsado hadii aad culimo tahay waxaadrabto lagu ma hadlo waa laga fiirsadaa hadlada aad usheegayso camad waxasn u bahanahay cadern eeryada lagugu haysto suufiyada maahane dad badan ayaa ka xanaaqay oo aan aniga kamid ahay waxaan ubahanahah xadiiska sheegay kutubka iyo in ay culimo aan adi hahay cadeeyan inuu saxyahay waan ku qancaynaa.laskin maxamili karo in nabigeen lagu sheego waan uqalmin shiiqan ahay jano lagu magalo oo aan lagu dhaqmayan

  • @hafsohashi3263
    @hafsohashi32634 жыл бұрын

    Mashaa allah shaikh qeena allah xifdiyo

  • @nasroadan2221
    @nasroadan22214 жыл бұрын

    walaahi yaan ku dhaarataye isaga daadagayso wax yaabaha yay dal dalaan suufi yaasha mana ihi qof cilmi diini ah oo badan garanay just muslim baan ahay quraanka qaar yaan ka bartay 5 salaadna waan kulahaa bisha soona waan soomaa waxaana aamin saday shiikh umal inuu soofiyada ka saxan yahay ee aloow jidka saxda ah nagu toosi anigaiyo inta ale iyo rasuulka jecel

  • @qeysarsenal2701
    @qeysarsenal27014 жыл бұрын

    Nabiga csw aan xiligii qulufada la laaynayay aan imaan oo wadaad caaama u imaanayo waa wax aan aqligeyga yar aan Gali karin Ru,yo baadila waye xaqmahan hada kaa saxaabi boow sheeganayaa subxaana laah

  • @rabbaaniyahxasan8580
    @rabbaaniyahxasan85804 жыл бұрын

    Tan marmarsiiyo kuuma noqoneyso sh.umul

  • @pahjaa5562
    @pahjaa55624 жыл бұрын

    Sheikh Allaah hanoka xafido ❤

  • @maxamad.cabdikariim4822

    @maxamad.cabdikariim4822

    4 жыл бұрын

    Shkh umal xafidahulaahu tacaalaa

  • @cabdixakimyussuf1611
    @cabdixakimyussuf16114 жыл бұрын

    (باب النهي السعي في الفتنة)حدثنا عثمان بن ابي شيبة حدثنا وكيع عن عثمان الشحام قال حدثني مسلم عن أبي بكرة عن أبيه قال قال رسول اللّه صلى اللّه عليه وسلّم انها ستكون فتنة يكون المضطجع فيها خير من الجالس والحالس خير من القاءم وققاءم خير من الماسى والماسى خير من الساعي قال يار رسول اللّه ماداتامرنى قال من كانت له ابل فليلحق بابله ومن كانت له غنم فليلحق بغنمه ومن كانت له ارض فليلحق بارضه قال فمن لم يكن له شىء من دالك فيعمد الي سيفه فليضرب بجده على حرة ثم لينجو ما استطاع النجاء

  • @adansantur4677
    @adansantur46774 жыл бұрын

    Sufiada hawiye, they kick out Sh umal.somalis godless tribalism.

  • @shamsacadeeymarkacadeeyshu8505
    @shamsacadeeymarkacadeeyshu85054 жыл бұрын

    sh.umal cimri dheer Allah ku siiiyo yaa rbiiiiii cilmigaagana Allah na siiyo

  • @fowzahmed2694
    @fowzahmed26944 жыл бұрын

    Abaaye mataqan may abay faduma waaye🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @xassanabadir5597

    @xassanabadir5597

    4 жыл бұрын

    abayda dadka badan wey fahmi la'aayen wax laga wado lkn sheikha fasire

  • @ultimaterr2407
    @ultimaterr24074 жыл бұрын

    نسال الله السلامة والعفو

  • @aishuabdi7125
    @aishuabdi71254 жыл бұрын

    Subhanallah Allah so hanunsho

  • @nasrudiinabdi9932
    @nasrudiinabdi99324 жыл бұрын

    سبحان الله اللهم اهدهم.

  • @raxmomoh7631
    @raxmomoh76314 жыл бұрын

    Maashaa Alaahu ilaaheey haku barakeeyo dadkaana ala hasoo hanuuniyo waa dhumeene ishaa alaahu

  • @Mahdi-5466
    @Mahdi-54664 жыл бұрын

    ﻳﻘﻮﻝ ﺍﻟﺸﺎﻓﻌﻲ : ﻟﻮ ﺃﻥ ﺭﺟﻼً ﺗﺼﻮَّﻑ ﻣﻦ ﺃﻭﻝ ﺍﻟﻨﻬﺎﺭ ﻟﻢ ﻳﺄﺕ ﻋﻠﻴﻪ ﺍﻟﻈﻬﺮ ﺇﻻ ﻭﺟﺪﺗﻪ ﺃﺣﻤﻖ .

  • @maxamad.cabdikariim4822

    @maxamad.cabdikariim4822

    4 жыл бұрын

    Shkh umal xafidahulaahu tacaalaa

  • @zubeermohameddakare4661

    @zubeermohameddakare4661

    4 жыл бұрын

    Waxaan layaabey qabrigii nabiga iyo kabcadii ayaa Hada kusugan dhuuusa mareeb

  • @hamdaqueen8406
    @hamdaqueen84064 жыл бұрын

    Subxanallahi suufi. Shirkibadanaa.

  • @haashichannel
    @haashichannel4 жыл бұрын

    Car wakaase manta ha haldlaan suufiyada markay xaqa arkaaan wey kalacarayan waa sidi munaafiqinti iyo mushrikinti waqtigi nabiga s.c.w

  • @diihaalchannel3402
    @diihaalchannel34024 жыл бұрын

    Illahay waxaayano ugua baryana hidaayo inuu tariiqa saxad ah tuso sheekh umal illahay dartiiban ku jecalahay

  • @zahrabeauty4083
    @zahrabeauty40834 жыл бұрын

    Laa ilaaha ilaahu muxamadu rasulu laahi

  • @hubi7165
    @hubi71654 жыл бұрын

    Suxanalh ilaahay cid lala caabudo Na jirto isagaa keli u ahaatay caabudaadu

  • @dr.marianabdirahman7625
    @dr.marianabdirahman76254 жыл бұрын

    Subxanalah Allahyow waxan kale ha na tusin 😥 Sheikh Mohammed Umul Allah ku xafido Rabi cilmiga ku siyaadiyo Horay usoco ✋

  • @zakikobciye6544
    @zakikobciye65444 жыл бұрын

    M.A macalin maxamuud shiiq farah allaha ku xifdiyo umul karwayne wiika ayaa kaasharaf badan waxaad shiiq unoqotay khawaarijta Umul urbadanow ka leexo culimada waa ay kaa sharaf badanyihiin adaa faasiqa oo hal xabo aan aqoon afku urbadane

  • @luulmaamo624
    @luulmaamo6244 жыл бұрын

    Yaab badanaaa kacbada dhuusomareeb aaa dadkaas alahasoohadeeyo sh umul alaha xafido

  • @marwobarlin869
    @marwobarlin8694 жыл бұрын

    Walaleheey isoo booqda fadlan subscribe ii Sara fadlan

Келесі