Sadex arin oo noloshaada waxweyn ka badli doona.

Halkan Iska Diiwaan Gali wa.me/25290561...
🍿 WATCH NEXT:
7 Qaab Ood Online Lacag Uga Sameyn Kartid: • 7 Qaab Ood Online Laca...
Aduunku Waa Isbadaley 2022 ChatGPT: • Aduunku Waa Isbadaley ...
Sameyso Maskax Labaad!!: • Sameyso Maskax Labaad!! 🛑
Ganacsi Ha Bilaabin Hadii Aadan 9 Arin Aadan Sameyn: • Ganacsi Ha Bilaabin Ha...
⚙️ All LINKS:
🎵
✍️

📚
👨‍💻
MY COURSES:
👨🏽‍💻 Courses - facacusub.com/
MY OTHER SOCIALS:
📱 TikTok - / warsame_bade
📸 Instagram - / warsamebade
🎥 Facebook - / warsamebade101
GET FREE MONTHS:
Shopify 3 months Free Link. shopify.pxf.io...
Canva 1-month FREE Link: partner.canva....

Пікірлер: 123

  • @somalijoker9007
    @somalijoker90078 ай бұрын

    3 shay waxa weeye 1. Mindset ( Aduun Aragaaga) 2. Believe yourself (Aamin Naftaada) 3. Commitment (Joogteyn) 😊

  • @mustefaosman2893

    @mustefaosman2893

    8 ай бұрын

    1-adduun arag(world view)!

  • @SUHEYB.
    @SUHEYB.8 ай бұрын

    walal🙋🏾‍♂️ dadka dabadaa iimaan doona insha allah waxay leeyihiin xaganuu maray raadkii uu katagay waa kan 💪marka magacaaga la xuso way lil maynayaan😢raad wanaagsan baad uga tagtay calaamad waaayn baa aduunka kaga tagtay sadaqa jaariya.alle hakaa abaal mariyo walal INSHA Allah.walal inta dadka dareenta qiimahiisa waxa uu ka hadlaayo qofka run ahaantii aad ayay u yartay.hore u soco walal khayryo guul INSHA Allah.

  • @ugaasnaaif9070
    @ugaasnaaif90708 ай бұрын

    Dhiirigalin waad heli kartaa lkn karti maheli kartid si fudud wax walba dulqaad bay ubaahan yihiin marka bulshadeena soomaliyeed siiba dhalinyarada dulqaadka nagu yar markan rabno inaa talabo qadno ilahay guusha haynugu hagaajiyo inshalhh dhamanteen adna aadbad umahadsantahay warsame bade.

  • @Zalkiali7469
    @Zalkiali74698 ай бұрын

    I like warsame because of he is an educated man with skills

  • @Zakariye-vt2bu
    @Zakariye-vt2bu8 ай бұрын

    1:Mind set( Aduun arag ) 2:Beleive your self (Amin naftada ) 3: Commitent ( joogteyn ) 4: Discipline ( ka adkow naftada ) 😊

  • @user-ve7eq8ll2n

    @user-ve7eq8ll2n

    8 ай бұрын

    Really 😊

  • @AbdirahmanMohamedHusein-nt6pw

    @AbdirahmanMohamedHusein-nt6pw

    8 ай бұрын

    1:Mind-set >>Aduun Arag 2:Believe your-self >>Aamin Naftaada 3:Commitment >>Wax Joog-teyn 4:Discipline your-self >>Ka Adkaaw Naftaada 5:Move Reading 📚 >>Wax Aqrin Badan

  • @foziajano
    @foziajano8 ай бұрын

    Mahadsamid ustaadi Lixbilood Kadib Inaa Isbedel Sameeyo Ayaan Rajaynayaa🦋Oon Clibkan Kusoo Noqdo inshaa allaah

  • @alinoor7648
    @alinoor76488 ай бұрын

    Waad ku mahdsan tahy sida quruxda badan ee aad marwalba aad noo dhiirigelinysid, noola wadaagysid waxyaabaha aan hormar ku sameyn karno 💯🥰Tnx

  • @nasrasaid4665
    @nasrasaid46658 ай бұрын

    Ayy thanks my teacher wax bdn aa ka faidy

  • @abwaandiyaardawladofficial
    @abwaandiyaardawladofficial8 ай бұрын

    My role model ❤❤

  • @hodanibrahin1569
    @hodanibrahin15698 ай бұрын

    Salaam Alaykuma masha Allaha thanks my dear teacher first one 🎉🎉🎉🎉

  • @bulshaguure
    @bulshaguure8 ай бұрын

    Thanks ustaad

  • @firdawsabdirahman4951
    @firdawsabdirahman49518 ай бұрын

    Mshallah Wllhi waa runtaaa wllo khayr alla haku siiyo❤

  • @maymunabdikarimmohamed3318
    @maymunabdikarimmohamed33188 ай бұрын

    Masha allh illahey cilmigaga haku siyaadiyo wll ana Allah igu adiyo inaan waxbardo

  • @Abdifitah765
    @Abdifitah7658 ай бұрын

    Aad Baad umad santahay ustaad jazakallah ❤

  • @zeinabhassan3438

    @zeinabhassan3438

    8 ай бұрын

    Well done ustadi❤️🎉

  • @tahirugaselmi6992
    @tahirugaselmi69928 ай бұрын

    very articulated lecture thank you bro

  • @abdixakiimosman7175
    @abdixakiimosman71758 ай бұрын

    M.a ustaad warsame bade ilaahay janada haku geeyo

  • @fartuunabdirahman3079
    @fartuunabdirahman30798 ай бұрын

    Waad ku mahadsantahay dhiiri galintada wll🙏

  • @hodoadam1672
    @hodoadam16727 ай бұрын

    Wa run qofku Inu is aamino iyo inuu qofku jogteeyo waxa u samaynayo Labadaa arimod oo muhima Sidokale discipline kuna wa very important ✅ Manta waxa dhaman ah December 2023 Qofkasto inaga midi Ha dadaalo ilahyna Ha baryo wuxu rjaynayo wu heli Aakhiriyo adunba royoyinkena allah haino rumeyo

  • @umalkhyrfarah-fr7vb
    @umalkhyrfarah-fr7vb8 ай бұрын

    Congratulations Congratulations motivation speaker🎉❤

  • @khalifofficial213
    @khalifofficial2138 ай бұрын

    @warsame bade zhp farsit commet wan ku tageeraa rajo io riyaab leeyhy alle hay rumeeyo❤

  • @Juniorblackmamba
    @Juniorblackmamba8 ай бұрын

    Walal warsame kindly make a vedio about how to make your website to recognised by Google

  • @tahirbulale2819
    @tahirbulale28198 ай бұрын

    Ascww wll aad ayan ku tagera bararujinta dhalinyarada Lkn miid sual an qaba sxb ila hada imisa ruux ayad sosartay oo nooqday sidada oo kale in la iska sheekeyo wx macna ma samaynayso sheekadan haday dhaab ka tahay dhalintana aad rabto inad wx ka badasho tarikhduna ku xusto sosar dhalin ado kale ah oo gacanta qabo 1 muqdisho ,hargaysa ,jjga,djbouti iyo mela kale o somalidu degto daal iyo dibadba umaduhu wxy ku dadalan siday aqontoda si dhaab ah walalaha kale,ugu gudbiyan waliba si la taban karoo Wa fiikikayga

  • @cabdiyuusuf5090
    @cabdiyuusuf50908 ай бұрын

    Day night waan ogahay hadana baran luuqada English ka in aqoon badan oo aan heli lahaa hadaan aqoon ee iga maqan tahay oo aan dhega xiranahay lkn dadka adoo Kalaa inaa ka faaideysto ayaan rajeenaa ustaad mahadsanid👍

  • @engmuuseofficial1519
    @engmuuseofficial15198 ай бұрын

    Ustaad alle haku Barakeeyo ❤

  • @MaymuunAbdunazer-fd8bf
    @MaymuunAbdunazer-fd8bf8 ай бұрын

    Ustaad allah haku barakeeyo runtii markan daawado videoyaashaada kala duwan oo ka hadlaya dhinacyada Kala duwan,waxa I gasha hididiilo Aan qiyaasi karin. Luuqada englishka waxan ka Aaminsana mid iska cadiya qofka ijecleesiyey waa adi, Abaal Aan so koobi karin Ayan kuu hayaa. Waxan kugu ducayn ducadii uu nabiga yiriقال رسول الله صلى الله عليه وسلم: ( من صنع إليه معروف فقال لفاعله: جزاك الله خيرا فقد أبلغ في الثناء) جزاك الله خيرا وجعله في ميزان حسناتك ❤

  • @user-gh2yx8mg5p
    @user-gh2yx8mg5p8 ай бұрын

    Ustaad waad ku mahadsan tahay

  • @user-su6in3yu5m
    @user-su6in3yu5m8 ай бұрын

    ما شا الله تبارك الله يا استاد

  • @ziyaad-gooni_socod
    @ziyaad-gooni_socod8 ай бұрын

    Keep going my brother 🎉❤

  • @gurey_muzeh
    @gurey_muzeh8 ай бұрын

    One of the king 👑 uztaad

  • @user-sc5gu2us1o
    @user-sc5gu2us1o8 ай бұрын

    Maasha alaah Ustaadi

  • @user-lz5kn3nb7e
    @user-lz5kn3nb7e8 ай бұрын

    💯 qofku haduu Guwahati kavhisnyahay wax kasta oo uu qabto wuxuu u qabtaa sida ugu wngsn

  • @Amiiraquruxy
    @Amiiraquruxy8 ай бұрын

    Thanks ustaad 🎉

  • @haashimdhure9225
    @haashimdhure92258 ай бұрын

    Waad mahad santhy sxb waa markii ugu horeesay oo aan wax kaa faa'iido

  • @user-nc4cs2qj8f
    @user-nc4cs2qj8f8 ай бұрын

    My role model❤

  • @kingmudu9773
    @kingmudu97738 ай бұрын

    HambalyO Ustaad❤ 100K Kbdn na Wanu Gaari Donaa i.a Hdii ay Macquul tahay Hal Xirfad ban Rapaa Course na ma iibsan KarO🙏 Thnx in advance🤝

  • @ayaanxaashi972
    @ayaanxaashi9728 ай бұрын

    Masalh wll ma Ethiopia ayad jogta wll jigjiga 🎉

  • @Shacraawimedia
    @Shacraawimedia8 ай бұрын

    Thanks pro for supporting the young❤😮😊

  • @Nashru_diini_islaam
    @Nashru_diini_islaam8 ай бұрын

    أن النبي صلى الله عليه وسلم قال: " ما من دعوة يدعو بها العبد أفضل من: اللهم إني أسألك المعافاة في الدنيا والآخرة kzread.infof7tjtkosSa4?si=omFSs4Qpn6C_BrTx

  • @Eng.OMAR_Nour_O
    @Eng.OMAR_Nour_O8 ай бұрын

    صدقت. في سورة النمل :طس...هدهد احطت بما لم تحط به علم و جءت من سباء بنباء يقين.teleInformation

  • @user-kl8ji3fc6l
    @user-kl8ji3fc6l2 ай бұрын

    Thnkz sir aad buu ii saameeyay hadalkaagu respect

  • @Clarivize
    @Clarivize8 ай бұрын

    Mudane waqtigii ugu fiicnaa ebed waa xilligii nebi (NNKH)

  • @iqraahmed2977

    @iqraahmed2977

    8 ай бұрын

    You are good adviser 😊❤

  • @Professoryussuf
    @Professoryussuf7 ай бұрын

    Mahadsanid may prother ❤

  • @user-me3yo3ny3e
    @user-me3yo3ny3e8 ай бұрын

    Maasha Allah Wll AllE hakuu jeclaado Saad Noola jeclaataY Wanaaga mhtsanid ❤

  • @JobQuest1
    @JobQuest18 ай бұрын

    Thanks brother ❤

  • @Gurey12
    @Gurey128 ай бұрын

    7:45

  • @user-rm4wo4wp8w
    @user-rm4wo4wp8w8 ай бұрын

    Alx calaakulixaal waxan ku jiraa wakhtigii ugu ficna ee ♥️ 😍 kujira

  • @user-pj6bp6np8t
    @user-pj6bp6np8t8 ай бұрын

    Absolutely

  • @abdirisakhusseingallaydh3965
    @abdirisakhusseingallaydh39658 ай бұрын

    Mahadsanid 💯

  • @kujoogclimatechangeomar4035
    @kujoogclimatechangeomar40358 ай бұрын

    Masha Allah interesting perspektiv agree 100%

  • @sirtaraaxadaofficial7904
    @sirtaraaxadaofficial79048 ай бұрын

    Lecture warsame

  • @mohamedabdulahi1539
    @mohamedabdulahi15398 ай бұрын

    Ustaad waad kumahadsantahay soo jeedintaada

  • @dhuuxyuusuf856
    @dhuuxyuusuf8568 ай бұрын

    Mashallah❤

  • @Zaki10634
    @Zaki106348 ай бұрын

    The motivated one.

  • @user-hz5ff1uv5b
    @user-hz5ff1uv5b8 ай бұрын

    M.a the great best one motivator one I so appreciated the way he is suggesting his golden speech❤👍

  • @ZalepanAhmed
    @ZalepanAhmed8 ай бұрын

    Benalad tahay zxp

  • @IjahFarey
    @IjahFarey8 ай бұрын

    Please no sheg java and python online ma looga shaqesan kara

  • @Somali100

    @Somali100

    8 ай бұрын

    Sxb taladeda hada somalia joogto wee adagtahay ina ku shaqeso Lkn sxb 6bil ee so sokoto xirfadada hor mari then xirfada bananka la imow website iyo wax yabahas samee

  • @abdiwahabinayonisabib1571
    @abdiwahabinayonisabib15718 ай бұрын

    Msha allah

  • @mohammedmohamud7433
    @mohammedmohamud74338 ай бұрын

    I was there at that night❤

  • @drabdikanibashiir8762
    @drabdikanibashiir87628 ай бұрын

    Karaamo korkaaga ha ahaato ustaad

  • @Hanish139
    @Hanish1398 ай бұрын

    Thanks broo

  • @beautiful417
    @beautiful4178 ай бұрын

    Aaaad umahadsantahay wllo

  • @user-yr9xd9vl8h
    @user-yr9xd9vl8h2 ай бұрын

    Tanks boss

  • @cabdulahimaxamud1221
    @cabdulahimaxamud12218 ай бұрын

    Masha Allah guuleyso

  • @abdinuurabdisalaam894
    @abdinuurabdisalaam8948 ай бұрын

    Usdaad xageen kaala soo xiriiraa please

  • @nadiiracadaani-el2zq
    @nadiiracadaani-el2zq8 ай бұрын

    Mahadsanid Walal

  • @ibrahinmohamed8736
    @ibrahinmohamed87368 ай бұрын

    warsema in the house bro wanka xumahay inan kugu arkin jigjiga

  • @DoshAli-zb2yt
    @DoshAli-zb2yt8 ай бұрын

    Thanks ustaad❤

  • @hibahmohamed720
    @hibahmohamed7208 ай бұрын

    Thank you waraame.

  • @relaxationdreamscinema3987
    @relaxationdreamscinema39878 ай бұрын

    I don’t know but am going do it soon

  • @Walal-MokhtaR
    @Walal-MokhtaR8 ай бұрын

    Hortaada yan fadhiyay aad bad u mahadsanty ustaad

  • @sirtaraaxadaofficial7904
    @sirtaraaxadaofficial79048 ай бұрын

    excellent

  • @ahmedabdihassan3408
    @ahmedabdihassan34088 ай бұрын

    Mahadsanid ustaad ❤

  • @hubaal85
    @hubaal858 ай бұрын

    Wad mahad san tahay walaal

  • @siidcaliibraahimisaaqsiidc6751
    @siidcaliibraahimisaaqsiidc67518 ай бұрын

    Mahadsanid wllaal qaali sxb aniga aduun arageeyga wuu fiicanyahay English kana meeldhaxuuiimaraayaa Aadaabtana hal caado ayaa isbuucwalba iga badisa,dhaawacna,iigeysata waana kuraja wey nahay inaan is ka deyndoono

  • @IjahFarey
    @IjahFarey8 ай бұрын

    Sxb blockchain iyo cybersecurity courses suuq ma leeyihin

  • @Abdala-adam
    @Abdala-adam8 ай бұрын

    Movers and shakers ❤

  • @caliahmedmuuse5984

    @caliahmedmuuse5984

    8 ай бұрын

    wll adoo mahadsan ii kala saar labadaa weedhood

  • @kaadsoofe4989
    @kaadsoofe49898 ай бұрын

    excellent maashaaalllh

  • @cabdicasiisxasan5035
    @cabdicasiisxasan50358 ай бұрын

    Mhdsnd ustd warsame

  • @Rudwaan234
    @Rudwaan2348 ай бұрын

    Thans ustaad❤

  • @Abditube-rt9gq
    @Abditube-rt9gq8 ай бұрын

    Ma sha Allah ❤❤

  • @SahalAM-td9gc
    @SahalAM-td9gc8 ай бұрын

    Merci beaucoup Professeur

  • @hennafoosladan6773
    @hennafoosladan67738 ай бұрын

    Maasha alaah

  • @janagale6469
    @janagale64698 ай бұрын

    Waxa kaliya ee lagu hormari karo waa aqooon 💯

  • @sirtaraaxadaofficial7904
    @sirtaraaxadaofficial79048 ай бұрын

    go'aan qaadasho

  • @SacdiyaMaxamed-bu8fv
    @SacdiyaMaxamed-bu8fv8 ай бұрын

    The golden time

  • @nada4812
    @nada48128 ай бұрын

    Mncha Allh Jazakalah Khyr Teacher 💯🔥congratulations 100k subscribe 🎉

  • @user-nq2wn2li7v
    @user-nq2wn2li7v8 ай бұрын

    Thanks

  • @abdinassermohamed4254
    @abdinassermohamed42548 ай бұрын

    M.a Ustaad waxaad nagu dhiirigalisaa marwalba inaan dhaqaaqno OO aan hormar si aan u gaadhno taasna waxay u baahan thy dadaal iyo dhiiranaan. Hadal jeedintaada waan ku diirsanaa waan jclhy waana shidaalka aan marwalba isticmaalo Mahadsanid ustaad

  • @abdirazakyusuf7849
    @abdirazakyusuf78498 ай бұрын

    Ustaad wxn wali sugayaa inaa noqdo dadka faca koraaya kamid noqdo madashaa wxn uga sooqayp galy darta 🙏

  • @fartunqxttrrmohamevvaad
    @fartunqxttrrmohamevvaad8 ай бұрын

    Mansha alaah wacyagalin kuwii qaato alow nagadhik

  • @user-dp9cd3ze7w
    @user-dp9cd3ze7w8 ай бұрын

    MAHADSANID UGAAS❣️❣️❤️

  • @Ogaalsidee
    @Ogaalsidee8 ай бұрын

    Marka damaca qeerkaa yahay duni dhan maareey adna dib u guur ma ahan oo hankaaga duuduub ❤

  • @Xasanshariif12
    @Xasanshariif128 ай бұрын

    Walaal gabdhaha qaawan kadaa

  • @Cawilpoy
    @Cawilpoy8 ай бұрын

    Really 🎉❤

  • @saidohaji4800
    @saidohaji48008 ай бұрын

    Maashaa ALLAAH haday dhalin yaradu wiilkaan talooyinkiisa rasci lahaayeen is badan baa imaan lahaa .

  • @abdiwaliyarre4917
    @abdiwaliyarre49178 ай бұрын

    Mahadsanid ustaa, waxa aan rajaynayaa 6bil kaddib in aan faalladaydan soo eego aniga oo wax wayni iska baddaleen noloshayda.

  • @user-kg5pv3cr9v
    @user-kg5pv3cr9v8 ай бұрын

    NolozHa aduunyada iyo Ta Aakhiro isku mid maaaha Halka iska sax 😧

  • @XirsiCashuur
    @XirsiCashuur7 ай бұрын

    l need WORK ❤

  • @abwaandiyaardawladofficial
    @abwaandiyaardawladofficial8 ай бұрын

    Zhp xagee kaalasoo xariiraa

  • @hanuunwade
    @hanuunwade8 ай бұрын

    Waan ka xumahay adoo jigjiga yimaaday inaan kulakulmiwaayay