No video

Saamiyada Shirkada Hormuud 2022

Пікірлер: 42

  • @abdinurelm3551
    @abdinurelm355116 күн бұрын

    Thanks sister 👍👍👍👍

  • @umumansur3930

    @umumansur3930

    16 күн бұрын

    Waad mahadsan tahay

  • @kennethgrundig9337
    @kennethgrundig93373 ай бұрын

    Heesta ugo horeysa ya heesay?

  • @juwaahmed7536
    @juwaahmed7536 Жыл бұрын

    Shukran❤❤❤❤❤❤qaali

  • @umumansur3930

    @umumansur3930

    Жыл бұрын

    Waad mahadsantahay macanto

  • @hodanabdullahi8574
    @hodanabdullahi857411 ай бұрын

    Masha alah abayo

  • @umumansur3930

    @umumansur3930

    11 ай бұрын

    Waad mahadsantahay macanto jasakalaah kher

  • @sahranuur5931
    @sahranuur59316 ай бұрын

    Masha allah

  • @umumansur3930

    @umumansur3930

    6 ай бұрын

    Waad mahadsantahay macanto jasakalaah kher abaayo

  • @deqa868
    @deqa868 Жыл бұрын

    thank u abaayo

  • @umumansur3930

    @umumansur3930

    16 күн бұрын

    Waad mahadsan tahay

  • @anfacchanel7794
    @anfacchanel7794 Жыл бұрын

    Masha Allah abaayo horay usoco

  • @umumansur3930

    @umumansur3930

    Жыл бұрын

    Waad mahadsantahay macanto jasalakaah

  • @Ali-fz2ep
    @Ali-fz2ep Жыл бұрын

    Mashallah

  • @umumansur3930

    @umumansur3930

    Жыл бұрын

    Waad mahadsantahay

  • @MohamedAhmed-op7nt
    @MohamedAhmed-op7nt Жыл бұрын

    ❤❤

  • @umumansur3930

    @umumansur3930

    13 күн бұрын

    Waad. Mahadsan tahay

  • @1xbethacker997
    @1xbethacker997 Жыл бұрын

    Wlll qali sidee saami lagu gataa

  • @umumansur3930

    @umumansur3930

    Жыл бұрын

    Qof iska gadaayo laga gataa abaayo

  • @1xbethacker997

    @1xbethacker997

    Жыл бұрын

    @@umumansur3930 ma taqan qof iska gadayo 25k dollar share ah rabay

  • @umumansur3930

    @umumansur3930

    Жыл бұрын

    Maya 25 saami waa wax badan marka hada dadkii oo dhan aa rabo saamiyada

  • @1xbethacker997

    @1xbethacker997

    Жыл бұрын

    @@umumansur3930 thnks sis

  • @soomaaliwayn8582
    @soomaaliwayn8582 Жыл бұрын

    Fadlan soo hubi qiimaha halka shere xogta soo hubi please

  • @barlinyusuf8803
    @barlinyusuf8803 Жыл бұрын

    Wanku heysta dhira galin tada quruxey ❤❤❤❤❤❤❤❤ ❤

  • @luley7452
    @luley7452 Жыл бұрын

    Xamdi qurux

  • @umumansur3930

    @umumansur3930

    Жыл бұрын

    Waad mahadsantahay macanto

  • @fatma-rf1qn
    @fatma-rf1qn Жыл бұрын

    Asc abayo samiyo malahelaa

  • @umumansur3930

    @umumansur3930

    Жыл бұрын

    Waala helaa snapchat igu soo ummumerfat

  • @jakushijk9417
    @jakushijk9417 Жыл бұрын

    Halkii saami wuxu faaiidey 10% sanadki 2022 hadii warqadaada la raaco walaal. Hormuud sidaan ku ogaan jirey boqolkiiba 40% wax ku dhow oo faaiido ah (dividend) ayey halkii saami ku bixin jirtey, sanadkaan maxaa is badaley? Qiyaasta waxaan ka qaatey in halkii saami la iibiyo 4000 dollar sida aad afka ka sheegtay, waa sax soo maahan?

  • @shiikhcabdi4676

    @shiikhcabdi4676

    Жыл бұрын

    Warbixinteeda waa False information Sababtoo ah Shirkadaha yar yar Ee bakaaro ku yaalo Ayaa 50% Faa,ido ah soo saaro markii ay u yartahay

  • @samiiraxasan9302
    @samiiraxasan9302 Жыл бұрын

    Asc sen ku gadan karaa somaliya ayan jooga

  • @umumansur3930

    @umumansur3930

    16 күн бұрын

    Waad mahadsan tahay

  • @roobleahmed2609
    @roobleahmed2609 Жыл бұрын

    Asc samiyada goorma ayey furaan shirkaduhu masanad walba mase 5 sanaba mar? Halkee ayaa laga ogaanayaa in sami furidonto shirkadu, haddii aysan xaya siin.

  • @umumansur3930

    @umumansur3930

    Жыл бұрын

    Shirkad saami xayasiiso Ma jirto hormuud saamiga mar hore la kala qaatay lakin dadkii hore u gatay iska gadaa saamiyaan markas laga gataa Santelna weey soo sheegta markey furmaan saamiyada

  • @umumansur3930

    @umumansur3930

    Жыл бұрын

    Abaayo adiga Ma rabtaa inaa sharka gadatid abaayo hada waxan helay dhoor sharer marka i sooo sheeg abaayo

  • @ayanmohamed9275

    @ayanmohamed9275

    Жыл бұрын

    @@umumansur3930 halkee kaala soo xiriira

  • @umumansur3930

    @umumansur3930

    Жыл бұрын

    Snapchat igu soo darso ummumerfat

  • @saabiriincusmaanjaamacxirs1640

    @saabiriincusmaanjaamacxirs1640

    Жыл бұрын

    @@umumansur3930 Halkin share waa imisa abyo

  • @soomaaliwayn8582
    @soomaaliwayn8582 Жыл бұрын

    Hadaan kuu raaco hadalkaada 20share 4000×20=100k =6020profiit mawaalanyahay qofka 100kun oodolar sanad kasugaya 6kun

  • @umumansur3930

    @umumansur3930

    Жыл бұрын

    Qofkasto asaga og wixi u fican

  • @nasrudiinmowliidarmedia4025

    @nasrudiinmowliidarmedia4025

    6 ай бұрын

    20ka saami 80,000 oo doolar weyan

  • @umumansur3930

    @umumansur3930

    6 ай бұрын

    Waad mahadsantahay