SAALAX SANAAG ISAAR DOONTI XUBIGA OFFICIAL MUSIC 2022

Музыка

EREYADA & LAXANKA : SAKERIYE KOBCIYE
MUSIC : MAFTUUX CADCEED
CODKA : SAALAH SANAAG
CAMERA : QAADIRO JACAYL & MOADAM
DIRECTED :& EDIT : MOADAM

Пікірлер: 2 800

  • @alizakiofficial2353
    @alizakiofficial23532 жыл бұрын

    Yaa Waduud🔥 Hees Wayn Oo Rag Waawayn isugu Tageen Saalah Abdirizak Mohamed🎤🎙 Mo Adam 🎥 Sakariye Kobciye 📝✍️ Maftux Cadced 🎹🎻 Cajiiib🙌🙌🙌

  • @keeyowcadeofficial7456

    @keeyowcadeofficial7456

    2 жыл бұрын

    Saa waaye legend zaki maxa soo wada adiga

  • @devidsiisey9327

    @devidsiisey9327

    2 жыл бұрын

    Laysku arag heestu

  • @fardowsaabdi2734

    @fardowsaabdi2734

    2 жыл бұрын

    Wah me to Dowsa Abdirisaq maxamed Wllo miya nahay 😍

  • @nadramoustaphe6253

    @nadramoustaphe6253

    2 жыл бұрын

    Salah mohet abdirsaqa 🥺 heest way na anfcysa rajo wad lenhy 🥺❤️💯

  • @cabaascawil7450

    @cabaascawil7450

    2 жыл бұрын

    Another level 💯 saalax cabdirisak

  • @user-pf7tw4es7w
    @user-pf7tw4es7w5 ай бұрын

    Heesuhu Waxa Kiciyaan Qalbiga😢 Quraankuna Wuxu Qaboojiya Qalbiga❤😢

  • @user-zz8qh3md7s

    @user-zz8qh3md7s

    4 ай бұрын

    💯 taliye quran iyo music laysma bar bar dhigi karo

  • @user-cm1kc7zt2u

    @user-cm1kc7zt2u

    4 ай бұрын

    Mahad sanid wll ❤

  • @shukriahmed1271
    @shukriahmed12712 жыл бұрын

    Qofkii ugu fiicna uguna naxariista badan uguna aqoonta badan uguna akhlaaqda badan uguna Udgoonka badan intuu Rabi Uumay waa Nabigena mohamed SCW ❤

  • @maamerageedii1539

    @maamerageedii1539

    2 жыл бұрын

    Scw scw scw scw

  • @maamerageedii1539

    @maamerageedii1539

    2 жыл бұрын

    Scw scw scw scw

  • @muhaancade3697

    @muhaancade3697

    2 жыл бұрын

    Salalahu caleyhi wasalam

  • @faysalmaxamud6962

    @faysalmaxamud6962

    2 жыл бұрын

    ax ax😭

  • @raaziboy9592

    @raaziboy9592

    2 жыл бұрын

    Hade wlalalow waxas wan ognahay hader sad like xun o wexey ku tareso la garanen bad nabigena sharafta leh munkar u dhex kene war somalidu duli sana akh😡

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash Жыл бұрын

    Hadal Afkaaga Kasoo baxa Waxa ugu wngsn saliga Rasuulkena Muxamed ‎{ ﷺ } ❤️Hadal Afkaaga Kasoo baxa Waxa ugu wngsn saliga Rasuulkena Muxamed ‎{ ﷺ } ❤️Hadal Afkaaga Kasoo baxa Waxa ugu wngsn saliga Rasuulkena Muxamed ‎{ ﷺ } ❤️

  • @hjh2549

    @hjh2549

    Жыл бұрын

    Your so desperate to get like that you have beg in a fitnah place

  • @hjh2549

    @hjh2549

    Жыл бұрын

    Your so desperate to get like that you have beg in a fitnah place

  • @cabdikariimcali3046

    @cabdikariimcali3046

    Жыл бұрын

    ❤❤

  • @user-li2hv7xm6v

    @user-li2hv7xm6v

    6 ай бұрын

    ​@@cabdikariimcali3046😊❤😊😊❤❤

  • @user-li2hv7xm6v

    @user-li2hv7xm6v

    6 ай бұрын

    ​@@cabdikariimcali3046😊❤😊❤😊❤❤😊😊❤❤

  • @apdirizakark
    @apdirizakark2 ай бұрын

    Heesaha waxa ka macan qur'anka allah yaa igu raacsan

  • @CabdiFitaax-cq9mv

    @CabdiFitaax-cq9mv

    25 күн бұрын

    Aniga 😂❤❤❤liiii😢😢🎉🎉❤

  • @CabdiFitaax-cq9mv

    @CabdiFitaax-cq9mv

    25 күн бұрын

    Aniga 😂❤❤❤liiii😢😢🎉🎉❤

  • @tarrobio.5533
    @tarrobio.55332 жыл бұрын

    Qofkiii Ugu KHayrka Badnaa Basharka Waa nabiyullahI muxumed scw♥️

  • @maryanmahmed7849

    @maryanmahmed7849

    2 жыл бұрын

    صلي الله على وسلم

  • @yaasinali8980

    @yaasinali8980

    2 жыл бұрын

    Scw scw scw

  • @sagalosman2987

    @sagalosman2987

    2 жыл бұрын

    Scw

  • @suldaanak9593

    @suldaanak9593

    2 жыл бұрын

    Scw

  • @abdinaasirboodhari8865

    @abdinaasirboodhari8865

    2 жыл бұрын

    Waar meelahan oo kle nabiga ha keenin maanuu caadi jirin

  • @kaahomohamudkadie2534
    @kaahomohamudkadie25342 жыл бұрын

    Ereyda 😭😭😭😭 Ii daar nalki markle i daar I doon farxadi markle ii doon Dabuubtadi i dhowr Naxriis daymale issii Isaar donti xubiga Qalbigu bal hai dagee Dusheda igu habsii Cabaar anku dawade Inn dora horteyda joog Dareemay intad maqneed Darsaday anigu adiga ku darsaday Hada timid wa dawee Markle dib haiga tagin Iladoon jawigi markle ila doon Ikeen dawadi markle ii keen Codkagi dabacsana i dhirshay igu celceli Anigu kuma deen karo Daqiiqad inan ku tabo Madonaye macaan Naftani dadka kugu jecel Ayaa dawadeda tahay Dareemay intaan maqneed Darsaday Anigu adi ku darsaday Hada timid wa dawee Markle dib haiga tagin

  • @shukriabdiwali1117

    @shukriabdiwali1117

    2 жыл бұрын

    Markale Dib haiiiga tegin😭🙄🙄

  • @shakalkulmiye2284

    @shakalkulmiye2284

    2 жыл бұрын

    Mar kale dib haigaga tagin

  • @yunishasan2863

    @yunishasan2863

    2 жыл бұрын

    Sax

  • @rahmoahmedcilmi5876

    @rahmoahmedcilmi5876

    2 жыл бұрын

    Ha tagin 😭🥺

  • @xamsecali5211

    @xamsecali5211

    2 жыл бұрын

    Hees mad u ilmaynysaa

  • @Omar-mf9nd
    @Omar-mf9nd7 ай бұрын

    Waxaan isku baranay jamacada Aad ayaan u ixtiraami jiray waxaan rajeynayay inaan mar uun u sheegto Jeceylka aan u qabo 😢❤ Ma dhicin Taasi Calafkeeda alle siiyay Waxay ii sheegtay In La guursanayo waan ka qeyb galay Meherkeeda 2023 😢 waxaan u rajeynayaa nolol wanaagsan ❤ 😢

  • @Marwaahmetttt

    @Marwaahmetttt

    6 ай бұрын

    Alle haku boga dhayo wll intsa ku qornayd rabi gabdh wanagsan hakusiyo 😢😢

  • @HamseBade

    @HamseBade

    6 ай бұрын

    Cajiib Wlhi waa xaalad adag bro oon maskaxdaada ka baxayn😢

  • @bilyandhaan7379
    @bilyandhaan7379 Жыл бұрын

    Heestani malintay soo baxday waxan isku soo noqonay jacaylkayga oo aanu kala maqnayn 2sano🤦‍♀️ 2017❤2022❤Jacaylka dhabta ahi ma dhamaado markasu isoo diray saakana isaga oo gobol kale jooga ayuu marku ila hadlayey isku mar dhahnay I miss you😢 markasan kulahaa dareemay intaad maqnayd🥰😘❤🫂Rabbi Nolol Qurux badan haynugu simo insha allah🤲🤲🤲🤲🤲❤🥰😘

  • @dekacizman4024

    @dekacizman4024

    Жыл бұрын

    ❤🥰

  • @maryansakin384

    @maryansakin384

    Жыл бұрын

    m.a alaha isku kin barakeyo🥰

  • @bilyandhaan7379

    @bilyandhaan7379

    Жыл бұрын

    ​@@dekacizman4024❤🥰

  • @bilyandhaan7379

    @bilyandhaan7379

    Жыл бұрын

    ​@@maryansakin384Aaaamiin Qaali dumar cid walba oo is jecel ilahay haysu Daayo🤲🤲🤲🤲

  • @Ducaysane1

    @Ducaysane1

    Жыл бұрын

    hadaaba calaacalkaaga ladhagysan la ayahay ba

  • @diamondomar6733
    @diamondomar67332 жыл бұрын

    Heestaan hooyadey oo Safar dheer IGA gashay ayaan u dhageestaa adareemey intaa maqneyd darsaday hooyoy ani kuu darsaday😭😭😭😭😭

  • @niciimamaxamud6198

    @niciimamaxamud6198

    2 жыл бұрын

    inzha Allah nafta khyr uzheeg waa ku imn0zaa mcnt0🤎

  • @aminaahmed4670

    @aminaahmed4670

    2 жыл бұрын

    Wow... mashallah keep going brother

  • @nuzeybaali5704

    @nuzeybaali5704

    2 жыл бұрын

    😭😭😭

  • @nuzeybaali5704

    @nuzeybaali5704

    2 жыл бұрын

    Kalay dhab tayda ku seexo Mam anaa hooyo ku noqonaye

  • @muniitamohaa9590

    @muniitamohaa9590

    Жыл бұрын

    😭😭

  • @shukribashiircismaan5270
    @shukribashiircismaan52702 жыл бұрын

    Bukaan Baan Ahay Qalbiga Kadhaawacan😢Goormaan Helaya midkii qalbiga iidhayi lahaa tolow Anigu😢😢Heesahana Noocaana Anigay igu fiicnaan lahaayeen qof saas idhaha❤️🙏

  • @saamirhasan2366

    @saamirhasan2366

    2 жыл бұрын

    Sorry abayo 😭😭😭one day waad heleysaa

  • @smartmm6267

    @smartmm6267

    2 жыл бұрын

    Sorry walaashay, dumarka aduunka inta badan qalbiga ayaa Laga dhaawacay, insha Allah mid ku bogsiiya oo kaa bogsiiya dhaawaca.

  • @hanixasan5467

    @hanixasan5467

    2 жыл бұрын

    Byo iska samir adunkana dhib ah 😭

  • @aminahaazhi9459

    @aminahaazhi9459

    2 жыл бұрын

    Shukri macaanto malintaadi waa lagarahy waana helaysa qof daacad ku ah oo qalbigagana dhayah one day you will be recovery i.a xpppti😓😓

  • @ayaanlemaankaofficiall2212

    @ayaanlemaankaofficiall2212

    2 жыл бұрын

    Anaa inader NAFTA kuu saraya maxaa ka qabtaa

  • @mustafelugatoor3863
    @mustafelugatoor386310 ай бұрын

    I am from uganda 🇺🇬 Kampala I love somalia 🇸🇴 song 🎵 ❤️ like 👍 👌 ♥️

  • @mahamedyusufxasan7603
    @mahamedyusufxasan7603 Жыл бұрын

    Walhi wa hees iyo badh Alxm waxwalba waxa iiah xaaskyga aanjeclahy iyo labadayda caruura Waligaa aduunyada farxad kujog aakhirana jano fardawsa🤲❤❤❤

  • @jeeribiikey8067

    @jeeribiikey8067

    4 ай бұрын

    Maashlh ❤

  • @dj.rockets
    @dj.rockets2 жыл бұрын

    The One and only Tageero Saalah abdirsaak 🙌♥️

  • @najaxqazaali5521

    @najaxqazaali5521

    2 жыл бұрын

    Wakvajva

  • @dekaibra6030

    @dekaibra6030

    2 жыл бұрын

    @@najaxqazaali5521 0p

  • @nourabdirazhid2487

    @nourabdirazhid2487

    2 жыл бұрын

    7s8k@@dekaibra6030

  • @maryaman7614

    @maryaman7614

    2 жыл бұрын

    The only one of our customers with a bit more 😢😢😢😔😓😓😓😢😢😢😢💔💔💔💔💔

  • @mariaali9842

    @mariaali9842

    2 жыл бұрын

    @@dekaibra6030 br

  • @mascuudpulshaawi8779
    @mascuudpulshaawi87792 жыл бұрын

    13/3/2022 Ayaan Idin Soo Qorey Qoraalkaan Waakujeeda Waa Iga Dambeysaa Nolol Qurux Badan Baan Kuu Rajeynaya Walal Iyo Mustaqbal Ifa🥺🥰 Aadbaan Kuu Salaamayaa❤✊

  • @hooyohooyo8657

    @hooyohooyo8657

    2 жыл бұрын

    Sidkle wll🥰👍💯

  • @charkokhadar2558

    @charkokhadar2558

    2 жыл бұрын

    Wallal hestan malikaay so baxday yaan dhagaystaay 10 /3 /2022 lkn gabadh qalbiga ka jaray oo sanad ii ga maqnaayd 2021 yaa iiso labtaay 16 /3/2022 hestan manta kuso noqdaay 24 march 2022 . Sido kaleh wll adiga from 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯

  • @axmedzaki6881

    @axmedzaki6881

    2 жыл бұрын

    Sidookale bro

  • @NasroXamud-lu6mf

    @NasroXamud-lu6mf

    4 ай бұрын

    M.a

  • @mohamedabdirahman70

    @mohamedabdirahman70

    2 ай бұрын

    Adigana sidoo. Kale wll

  • @HomzeSuniil
    @HomzeSuniil2 ай бұрын

    Cawa bishu wa 14.05.2024 time:08:26pm wxn halkan ka zalamaya qof kasto zi daacada wx u jecladayy lkn nasiib u yeelan wayay qofkuu jecladay🙌🏼qofkan jecla wxa iigu dnbeysayy aragtideda 12.11.2022 hben isniin ah imikana wxy jogta dalka chermeny🇩🇪wxn uurka kaa leyahyy u sare asaagaga barwaqo abdirahman aHmett Adam❤🙏🏻😌

  • @barwaqohupthirahman2568
    @barwaqohupthirahman25686 ай бұрын

    Heestan wx ii qada jacaylkayga markanu is magno hader na cadho aynu ku kala maqanay sa'iid na wn ugu xiisay l hope in uu ila so hadli doono "ila doon jawigii mar kale ila doon ii ken dawadii mrkale ii keen codkagii dabaczaana ii dhiirshoow igu celceli "❤️😭🫶 l can't stop listening this song 🥺🫶

  • @Emmayyyy2024
    @Emmayyyy20242 жыл бұрын

    Allaa illhoow dadka is jecel is ku daa kuwa is jecel oo kala maqan illhoow is tus iyaga oo faraxsan inta jacayl la.aanta ahna illhoow jacayl daacad ah sii nolosha aduunyo qiimo malahan hadii aadan qofkaaga haysan 😭😭😭😭😭😭😭🤲🤲🤲🤲🤲

  • @farahdawo2594

    @farahdawo2594

    2 жыл бұрын

    Aamin😭😭😭

  • @hodanaliabdi1942

    @hodanaliabdi1942

    2 жыл бұрын

    amiin yarbi

  • @ruweydoabdirashiid8500

    @ruweydoabdirashiid8500

    2 жыл бұрын

    Aamiin🤲

  • @Almaasofficial5617

    @Almaasofficial5617

    2 жыл бұрын

    Aaamin ilaahow mid daacada ku waydiistay

  • @barwaaqoahmeth4168

    @barwaaqoahmeth4168

    2 жыл бұрын

    Ameen 🤲😥

  • @SandhereYare-fd8lm
    @SandhereYare-fd8lm5 ай бұрын

    Heesta waxan dhageysana 2:44 haben jimco ah 26/1/2024😢 waxan is baranay gabar aad uwangsan aad uqurux bdn aad u akhlaq badn waxan la kulana dhib bdn kadib wan ka gudubny 😢 hadana dadba naga dhex shaqeyay wax anan ogeyn iga tagty dhib bdn daciifnimo bdn la kulmay 4 bil dhib ah kujira jaceylki ka so bilawday bar ubax Kampala inusan ku dhamn rajeyan 😢❤ anigu kuma deyn karo nastexadeyda ina ali maxamud❤😢😢

  • @promahamedaxmed1274
    @promahamedaxmed1274 Жыл бұрын

    Did you know that Somalia population are 17 million person. This song is miracle : 11 million in one year . In the future alla somali people in somalia will watch this master piece .

  • @Shafie-Mohamed-Osman

    @Shafie-Mohamed-Osman

    10 ай бұрын

    who told you that story is a fake somali are 30million minimum

  • @user-li2hv7xm6v

    @user-li2hv7xm6v

    6 ай бұрын

    ​@@Shafie-Mohamed-Osman😊😊❤😊❤❤

  • @user-li2hv7xm6v

    @user-li2hv7xm6v

    6 ай бұрын

    ​@@Shafie-Mohamed-Osman😊❤😊❤❤😊❤

  • @farhiafariida923
    @farhiafariida9232 жыл бұрын

    Isaar doontii xubiga Qalbiga bal ha ii dagee Dusheeda iku hab sii Cabaar aan ku dawadee In doora horteyda joog💑🔐❤😢 10/3/2022❤

  • @nasramohamed15

    @nasramohamed15

    2 жыл бұрын

    Isaar doontii xubiga qalbiga iku bal ha ii dagee cabaar aan ku dawadee in doora horteyda joog

  • @barwaaqosiciid902

    @barwaaqosiciid902

    Жыл бұрын

    @@nasramohamed15 jbbbbbbbb

  • @gapriaclyrics551
    @gapriaclyrics5512 жыл бұрын

    Masha allaaah walaal Sujuud baa ka muuqata waligaa ha hilmaamin Salada waxaan faraya dhamaan dhalinyarada🙏🙏🙏

  • @dopaminedetox4146
    @dopaminedetox41462 жыл бұрын

    Qofki aan aduunkaba ka calmaday waxaan is macsalaamaynay 29 /03 /2022 habeen salaasa ah. Runti waxay ahayd welina tahay qof gob ah, qurux iyo dadnimaba leh, qoys wacanna kasoo jeeda. Markaan ka reebo intaan asxaabta ahayn, xidhiidhkayagu wuxu socday hal sanno. Hal sanno maaha mudo badan marka la barbar dhigo xidhidho kale oo sanado badan socday, balse aniga halkaa sanno ba 10 sanno iila mid ahaa. Waxaan ka dhigtay aduunkaygi, walaashay , saaxibaday Iyo jacaylkaygi. Wax ka xuni ma jirto markaad qofka is jeceshihiin balse khilaafku bato isku sina aydaan wax u arkayn. Inkastooy dhawr jeer isku dayday inay xidhiidhkayaga dhamayso , hadanna marwalba wan raali galin jirey waayo waxan ogaa inaanu qalbigeeda gadhsiisanayn ooy cadho uun ka tahay. Waxa kaloon ogsoona in waxkaston isku qabsano ay ka weyntahay waxa aanu isku nahay. Ilaayo heer ay gaadhay ay i block garayso iydo iga shakiday walow aanan khiyaamin wallahi. Tani wa qaybti sheekadayda oo kooban, koley iyaduna waxyaabo badan ooy iga tabanayso ba jirta. Ugu dambayn , walow ay xusuustayda ku nooshahay kuna noolaan doonto, waxan u rajaynaya inuu ilaahay siiyo qof iga wanaagsan ooy is fahmaan. Noloshana ku barakeeyo aakhirana jannatul firdawsa uu siiyo. U malayn maayo inan u jeclaan doono qof sidaan INA ABOKOR u jeclaaday. Ilaahay ha sharfo. Heestan iyadan ku xasuusta oo dhagaysan jirtay ka hor intaanan kala hadhin 😊

  • @iskufilan9151

    @iskufilan9151

    2 жыл бұрын

    😭😭😭 💔 kula daremaya wll wanka xumahay

  • @qamarcaday6748

    @qamarcaday6748

    2 жыл бұрын

    Allaha qalbiga ku qabojiyo qof xalada so maray umbaa ku fahmi karayo badaal khair qaaban raabi ku baryay inchaallah

  • @raxmakuulowkuulow3081

    @raxmakuulowkuulow3081

    2 жыл бұрын

    Wllo plz kawar doon oodheh seedareeme masoolabta

  • @cabdisamedjaamac9192

    @cabdisamedjaamac9192

    2 жыл бұрын

    I.a wxd heli doontaa qof sidad u jecleed Adina ku jeclaan doonta Wax walba oo kheyr kugU jiro Allaah ayaa ku siin doona

  • @maayavolges1871

    @maayavolges1871

    2 жыл бұрын

    Ooh sorry 🥺🥺💔

  • @sowturahma3326
    @sowturahma33262 жыл бұрын

    Heestan waa jeclahay mar walbo aan maqlo waxaan so xasuusta jaceylkeyga 🌍🤴🏻🫂💏🥺💖💍🥀🫀💌🤦‍♀️

  • @lulhassan3106

    @lulhassan3106

    Жыл бұрын

    Arq

  • @ruweydaruun3364
    @ruweydaruun33642 жыл бұрын

    Heestaan xili aan u baahnaa baan helay Isbuuca soo socdo baa ley imaanaa insha Allah Qofaa jeceshahay oo kaa maqan xiisaha iyo tabista xad dhaafka aniga unbaa kasoo warami Rabi ha isu keeno qalbiyada is jecel oo waqtigu kala fogeeyey👸♥️

  • @filsanseed9017

    @filsanseed9017

    2 жыл бұрын

    Aamiin Xbbti Ilhy Haku Nabad Keeno Adna Anigana Dhawaan Aya Layga tagaya😪

  • @ruweydaruun3364

    @ruweydaruun3364

    2 жыл бұрын

    Samir xbbti insha Allah wey dhamaan kala fogaanshahaan

  • @filsanseed9017

    @filsanseed9017

    2 жыл бұрын

    @@ruweydaruun3364 Inshallah Xbbti🙏❤

  • @haboonalisiicow7834

    @haboonalisiicow7834

    2 жыл бұрын

    Aamin abayo🤲🥺

  • @yasirjimali8546

    @yasirjimali8546

    2 жыл бұрын

    Amiin

  • @safiyamohamud
    @safiyamohamud2 жыл бұрын

    Sujuuda kugu jeclahay mashallah ahlu salaad ina thy bey marqaati u tahay🙏

  • @maxamuudxasan
    @maxamuudxasan8 ай бұрын

    Aniga qisadayda Waxaan jeclahy wiil aan isku fasal nahy dugsiga dhexe ilaahadana waan is jecelnahy maasha allh wallhi si aan dad isku jecleen ayaan isku jecenlahy wallhi anigu waan u dhiman karaa isagana naftiisa wuu iga jecelyahy wallhi❤

  • @ThelionNeverdied
    @ThelionNeverdied11 ай бұрын

    🤲Allow isahal gapar shankaroon ah oo aan hestan u qaado Isaar doonti xubiga qalbigu bal ha ii dagee ❤❤👑👑

  • @inafarah4186
    @inafarah41862 жыл бұрын

    Wllky heesaha iskadda calaamadda sujuuda kaa muuqata mashallah allaha naga wada hanuuniyo🥲aamiin

  • @hamdaladan
    @hamdaladan2 жыл бұрын

    Heestan waxan dhagaysanayaa 1:52Pm 11/3/2022 waana saqdhexe haben jimco ah Waxan modayay inuu qalbigaygii daxalaystay oonu dareenba lahayn Lkn still wax wan dareemi karaa wlhi jcyl said ah ayaadareemay really 😑 Sakariye cobciye wlhi waa legend salahna waa codkii oo qof ah gulaysta wll qalpiyo daxalaystay ayaad soo nolaynaysaaane Plzz 📌 igu qabo wll😭😭😭😭😭😭😭

  • @AhmedAli-bq2pc

    @AhmedAli-bq2pc

    2 жыл бұрын

    Qalbiga daxalaysta waa noleeya Quran kariimka ah sorry nothing personally 😅

  • @iftinburhaan1779

    @iftinburhaan1779

    Жыл бұрын

    Bal.wad.beyba.i.thy.hestaan.wlhi😭hadn.malintii.io.habenkiiba.dhageysaneyn.mapa.joogi karo😭😥

  • @siciidmaxamuud4569

    @siciidmaxamuud4569

    Жыл бұрын

    Soryy 😭💔

  • @iftinburhaan1779

    @iftinburhaan1779

    Жыл бұрын

    @@siciidmaxamuud4569 dunipa.samirpaa.lagu.jogaa😓wll

  • @mahamedyare672
    @mahamedyare672 Жыл бұрын

    Sanadkiì laqaaadey sanadkiì ku xigay inta dhagaysanayso waaani slmy 2023

  • @ibraahimhusseinali208
    @ibraahimhusseinali208 Жыл бұрын

    Waxaan la hadlaayaa kuwa 2050 daawan doona wxaan ahay awoowgiin nabad-galyo iyo Salaan inii sii dhigay halkaaan Waxaan Kaloo idiin sheegayaa anagu waqtigeena inta ugu badan Dagaal sokeeye iyo qabyaalad ayuu ku dhamaaday, dadyowga caalamka Jiilkooda ay mustaqlka sugaayaan Taariikh iyo sooyaal ayay U reebaan balse anagu Dad nuuca aan kor idinkugu shegay ayan aheyn Naga Raali Noqda Plz🥺🙏 Waxaan idiin dardaarmaayaa inaad dunidaan wanaag uga tagtaan Jiilka cusub.

  • @apdirizakmo3645

    @apdirizakmo3645

    Жыл бұрын

    Haye awoowe lknze imika ma nooshahay walaw aynu da' ahaan aad isa soo gaadhnay 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @zamil2024

    @zamil2024

    8 ай бұрын

    @@apdirizakmo3645 shp awowgen wa qoloma 😢😢😢😢😢 😭😭😭😭😭😭

  • @sabirinjamalabdi8274

    @sabirinjamalabdi8274

    5 ай бұрын

    Sorry generation qurmay baan kusoo gaarne😭😭

  • @zamil2024

    @zamil2024

    5 ай бұрын

    @@sabirinjamalabdi8274 gormaad tahriibaysa adigu horta

  • @NasroXamud-lu6mf

    @NasroXamud-lu6mf

    4 ай бұрын

    Hhh

  • @cabdicawil1382
    @cabdicawil13822 жыл бұрын

    Haa dareemay intaad maqnayd 😞 Darsdy Anigu adi kuu darsdy 😪 Hadaa Timi waa daweee 🤒 Markle dib ha iga tagin 🧖 Ha iga tagin 🚶 Adigu aniga dib ha iga tagin😻 Best song ❤️ saalah upthirsaak Fanaanka sanndka 2022 keep going pro❤️

  • @leegoproductionlp9689
    @leegoproductionlp96892 жыл бұрын

    Noloshyda oo an hal sano khilaaf na dhex yalay ayan manta heshiinay heestana isla manta ayan arkay yaa salam markale ha iga tagain❤️🥺

  • @suleikhacabaade1234

    @suleikhacabaade1234

    2 жыл бұрын

    Hainaga zidayn indr

  • @inaabdulaaahi4040
    @inaabdulaaahi404011 ай бұрын

    Heestan waxy igu Leedahy xasuus maalintey soo.baxdey qofkaan aduunka u jeclaa anagoo isku dhacney ayaa markaa heshiinay anagoo ilmeynyna aan daarany dareemay intaaa maqneyd darsadey mcn adi kuu darsada the 😢💔lkn anagoo is jecel kala.tgney ilhy qof iga fcn hku siiyo qalbigeyga ku dhex noolaan doontaa waayo aduunka kuugu jeclaa saad ii jeclydna qof kle uma jeclaan dooono ina maxamedoow 😭💔3/31/2023 ma ilaaawi doono wlhi 😢

  • @iidosajida8995
    @iidosajida89957 ай бұрын

    Mar kaLe dip hayga tagiN HoodoYy wn ku xiisi doona wna ku jeclhay xaqiiqatan wakhti kale oqurux badan alle haynagu simo insha allh wxd ahayd jacaylkaygi quruxda badnayd 💔😭

  • @adnanhashi
    @adnanhashi2 жыл бұрын

    Ii daar nalkii markale ii daar Ii doon farxadii markale ii doon Dabuubtaadi i dhoor Naxariis daymo leh isii Isaar doontii xubiga Qalbiga bal ha ii dagee Dusheeda igu hab sii Cabaar aan ku daawadee In door ah horteyda joog Dareemay intaad maqneyd Darsaday anigu adi kuu darsaday Hadaad timid ani waa dawee Markale dib ha iiga tagin Ila doon jawigii markale ila doon Ii keen dawadii markale ii keen Codkaagii dabacsanaay idhiirsha iigu celi Anigu kuma deyn karoo Daqiiqad inaan ku tabo Ma doonaayee macaan Naftani dadka kuugu jecel Ayaa dawadeyda tahay Dareemay intaad maqneyd Darsaday anigu adi kuu darsaday Hadaad timid waa dawee Markale dib ha iiga tegin Ereyadii : sakariye kobciye Laxankii : sakariye kobciye Music : maftuux cadceed Codkii : saalax sanaag

  • @cabdimoha5990

    @cabdimoha5990

    2 жыл бұрын

    Salah could have pinned this guy

  • @cabdiamin3591

    @cabdiamin3591

    2 жыл бұрын

    Aa

  • @hanicabdi5271

    @hanicabdi5271

    2 жыл бұрын

    Super excited

  • @Garaad1000

    @Garaad1000

    2 жыл бұрын

    Idhoor maaha Dubuubtaadii i dhoo weeyaan Micnaha i dheh

  • @mojetoj3620

    @mojetoj3620

    Жыл бұрын

  • @farhandhagdheer2186
    @farhandhagdheer21862 жыл бұрын

    Zakariye kobciye wow na waalaya 2022 Abwan+Laxan+ fanan Legend saalax sanaag Cod dahabi

  • @amriitapretty9133
    @amriitapretty9133 Жыл бұрын

    2017 ila hadaa wanku jeclahay lagama yabo boskad qabigayga kulahayd in aan qofkale sin dono 😥

  • @farxiyoxasan4951
    @farxiyoxasan49512 жыл бұрын

    18/5/2022 Malinka Qalbigeyga la dhawacay 3sano dhib iyo dheef wada qeybsaneyne Hadasee wu iga tagey💔Dira diralaa dumiyey gurigena iyo qalbiyadena💔😭😭😭😭idar Nalkii Mar kle idaar idoon farxadii mar kle idoon iikeen dawadii Mar kle iikeen Anigu kuma deyn karo daqiiqad ina ku tabo Ma donayee Macan Naftani dadka kugu jecel ayad dawadedii thy💔😭😭😭😭

  • @amalaadan4737
    @amalaadan47372 жыл бұрын

    ❤❤❤❤❤😞😞😞Yaa raxmaan hees kaliya lama odhan karo wlhi 20 jeer ka badan intaan kuso ceshady waabn qaybayba GO FORWARD BRO saalax sanag🙌🙌🙌🙌🙌🙌🙌

  • @luulsharaf6881
    @luulsharaf68812 жыл бұрын

    Aduunyadu Waa iska imtixaan Jacayl Dhan Waan iska Daayay Jacayl La Aan Wala Nolaan Karaa Muhiimadu Waa in Aad Farxadada Ku Dadaasho oo Aad Horay u Socoto oo aadan dib u Eegin Qalbiga Allaha ii Adkeeyo Aamiin

  • @queenfartuun8090

    @queenfartuun8090

    Жыл бұрын

    Sax

  • @kowsarxafso5881
    @kowsarxafso5881 Жыл бұрын

    Waxay ahayd sxptay mrna wllshy sida ay ayadu aminsanayd lkn aniga intaz wxa dhera dareen jacayl kaas oo aan kacabsanayey inan ushegto maalmo dheer kadib iyo waqtibdn wxaa lagaaray safar inay kutimdo magalka aan aniga mrkz kunola waxan is lahaa mrkz marki ay timaado ushego wx walba ee qalbigaaga kujira waxay noqotay imaanshahedi waqtigi igu farxda bdna iguna cabsida bdna waan kufashilmay waqtigaz inan shegto dareenka aan uqabay mrkz sodhawayntaydi maalmo kadib waxaanu kubalanay inaan is aragno markas ani waxa iqorshaysnayd wax walbo qalbigayga kujira inaan ushegto wxaanu isku argnay maheradi sacdo badan wxan hadalki dhafin wyy sethy kwrn magaalka habeenki waxan wada qaadanay waqti aad dheer inago kudhex lugaynyna magaalka goor ay abaarihi tahy 11:35am Habeenkzna wxuu ahaa waqtigu igu varxda badnaa 30daqiqo kadib wxan geyey gurigeda hbeenkz wxa dhagaysanayny noona daarna heestan waliba aaan mrkaz iskaga duubnay vedio yaal kadib wx kasta waxay nqden sidan rabay silama filan ayaa wxa kubilwday qisada jacaylkeena runti wxa nadhex maray shekoyin quruxbdn wxan wada qaadanayn waqtiyo qurux bdn wxan noqonay kuwa dadka iskugu dhow daqiiqdna aan kala mrmin kalsooni iyo vrxd badanh iskuqaba lkn waqti kadib waan kala foganay oo wan safray waliba wadankle saas o ay tahy wxaanahy kuwo iskudhow qalbigoda midaysanyhy iskuna xiisay in bdn 😥wali wxan rajayna inan dib ukulano umidowno i.a wan kujclhy ruuxdaydii 🌍💊 🔐♥️

  • @mustafedheelaye7624
    @mustafedheelaye76244 ай бұрын

    Saalax best singer ❤

  • @marianor4588
    @marianor45882 жыл бұрын

    Isaar doonti xubiga Qalpigu pal ha ii dagee Dushiza igu habsiye Cabaar aan ku dawadee Idoora idoora horteyda joga Dareemay intaa maqneyd Darsaday anigu adiga ku darsadee Hadaa timid waa dawee Mar kle dip ha iga tagin Ha iga tagine adigu mar kle ha iga tagin Axxx qof aad kala tagteen walipa aad qalpiga ku heyzo oo kuzo lapta erayadan ku haboona❤

  • @Farduso4089
    @Farduso40892 жыл бұрын

    Wa hees dareen leh lkn hadi mar qalbiga laga dhawaco waxey faido ledahay malahan raga qara unol sidey qalbiyada udhawacan misna kuxanunjiyan kuna nacsiyan wax jaceyl ladhaho lkn nafteyda jaceyl igu filan intan ruxan qimaheyga garanen waqti sin laha 💔💔💔😢😢😢

  • @faadumofani5615

    @faadumofani5615

    2 жыл бұрын

    Haa wlhi nimanka qaar wx lajeclaado mahan jceyl iska daa xitaa shukaansi wn nacay wlhi

  • @hodanhussein5867

    @hodanhussein5867

    2 жыл бұрын

    Sax walahi Aniga ta ahay weye nolashayda dhan kali kali ah iska ahay jacayl dhanba wan nacay

  • @salmaqueen329

    @salmaqueen329

    Жыл бұрын

    Really abayo 😭😥

  • @maxamuudkhaalidboqole1393
    @maxamuudkhaalidboqole13934 ай бұрын

    Isaar doontii xubiga qalbigu bal hay dagee😢

  • @Argsana
    @Argsana6 ай бұрын

    23 January 2024 maalin salaata aha dareemya inata maqnyda darsady mamo ani ku darsadya ilaahya ha. Ikaa daAyo mamo mcn😢❤

  • @nimcodow1230
    @nimcodow12302 жыл бұрын

    Erayadii + laxankii sakariye kobciye legend ✌😇 Salax sanaag Alfanaan🥰

  • @abdiqeys1485
    @abdiqeys14852 жыл бұрын

    After long day of work, stress, tired, I come back to listen to this song and relax. Thank you bro salax sanaag🇸🇴🇰🇪

  • @faisadahir5267

    @faisadahir5267

    2 жыл бұрын

    Why not Quran, subhanAllah turn to Allah before you are returned

  • @suleqoibrahim1913

    @suleqoibrahim1913

    Жыл бұрын

    Try to be serious

  • @abdikariimahmed6670

    @abdikariimahmed6670

    Жыл бұрын

    @@suleqoibrahim1913 😂😂😂

  • @casrimahamad6837

    @casrimahamad6837

    Жыл бұрын

    Ana's another level

  • @saidsuleiman7365

    @saidsuleiman7365

    Жыл бұрын

    So relaxing 😌

  • @msssamara8797
    @msssamara8797 Жыл бұрын

    10m tolow hadaan furan laha tiktok oo aan khyrka so dhigi laha ma helilaha 😢waa may😢❤

  • @Mulkiyeeeeeeyyyyyyyyyy

    @Mulkiyeeeeeeyyyyyyyyyy

    5 ай бұрын

    Wa heleesaa😢❤

  • @DRAyanleAhmed-rg5yo
    @DRAyanleAhmed-rg5yo7 ай бұрын

    10/12/2023 sunday insha Allah 2!@4 mid khayrkisa wata alle ha inoga wada dhigo inta han leh alle haw rumeyo inta buktana ha cafiyo inta dacifana ha tagero inta barwaqaysana haw siyadsho inta geryotayna haw naxaristo Sanadka cusub ee malmo ka hadhen alle dhamanten sanadkeeni iyo kii farxada ha inoga wada dhigo Marka hawluhu is ku duba dhacan ban comment kan u so laban insha allah

  • @Testeye7
    @Testeye72 жыл бұрын

    Heesta waxay kusocota qof walbo meel cidla ah loogu tagy 😥🥺💔

  • @abubakarmo7462
    @abubakarmo74622 жыл бұрын

    Staring her picture Listening this song And tears on your cheeks What a feeling 😌

  • @abdulrahmanmahat4427

    @abdulrahmanmahat4427

    2 жыл бұрын

    😢😢😢

  • @zhukriabdulqadirj4747

    @zhukriabdulqadirj4747

    2 жыл бұрын

    I pp

  • @engmohamedcabdi9693

    @engmohamedcabdi9693

    2 жыл бұрын

    Yap

  • @abdiazizalisomane8218

    @abdiazizalisomane8218

    2 жыл бұрын

    feeeling lkywyse🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @mohayaska7561

    @mohayaska7561

    2 жыл бұрын

    Damn Man i can Feel it 😭

  • @user-et2sd4oe3q
    @user-et2sd4oe3q9 ай бұрын

    heestin waxy so baxaDay qov igu qaliye.isago.1sanno iga maqane wali wuu iga maqanyhe Raboo.ii.tuuso isago napade.qabo iyo.nolo taa ugu wacNe😊😢

  • @sadaamnaymar2712
    @sadaamnaymar27122 жыл бұрын

    INTa DawanaYsa AFter 5 million

  • @muhannetmahdi1444
    @muhannetmahdi14442 жыл бұрын

    "Isaar doontii xubbiga"⛵ "Qalbigu mar ha ii dagee"❤ "Dusheedaa igu hab sii"🤗 "Macaan an ku daawadee"👀 "In door ah hortayda joog"❤ Salaamaad❤🔥🔥

  • @radushchannel7776

    @radushchannel7776

    2 жыл бұрын

    ❤❤

  • @amalmukhtar5850
    @amalmukhtar58502 жыл бұрын

    I was going through a videos and pictures from 2020 with some who meant a lot to me , but we broke up on 4/2021 , and tonight I spent almost 2h looking at our pictures and videos, there is tears in my eyes, I miss him , I really do , then I remembered this song and now boom and writing this with tears in my eyes and smile in my face 🥹🥹🥹

  • @abdifatahofficial4931

    @abdifatahofficial4931

    2 жыл бұрын

    Sorry sister

  • @sirhayow7199

    @sirhayow7199

    2 жыл бұрын

    Am sure, you're stronger enough 🥰

  • @DarululomTv

    @DarululomTv

    2 жыл бұрын

    Badel kher qaba ❤️

  • @mukhtarali5077

    @mukhtarali5077

    2 жыл бұрын

    Chichoz

  • @faisadahir5267

    @faisadahir5267

    2 жыл бұрын

    That’s why relationships are haram, you should’ve never trusted man, aren’t you not embarrassing writing this?? In my eye you look stupid.

  • @ubahelmi6017
    @ubahelmi60172 жыл бұрын

    Will aynu xarir laheyn aya mudo 1sano wada soconay gur banu ku hishinay kolko rerki lo imady aya ley diday markas aniga aya sidi cadawgii ley garacay markas wxan helay fursad an kula baxsan karo markas muqdisho ayan dhinac ka degay mrki 2 bil ley qabay aya mom dhahday gabadheyd rba mom i xanaqsan ayan wxan maqlay qofka darti walidkey inacen aroskisa cajib hoyo ban uso labty ninkina weyny kala tagnay alla adunya gadal ban ka ogady iney tahy qorshe ninka leyga furi raby inu yahy Sidi buu wali ijeclyahy dhibato jirta awged kuma laban karo 😢😢😢 illahow badal qer qabo😢😢🤲🤲

  • @Chadmali

    @Chadmali

    2 жыл бұрын

    😭😭😭

  • @aadancalijamacqaaje1252
    @aadancalijamacqaaje1252 Жыл бұрын

    10MVIEWS INTA HEESTAN KA HESHAY LIKE Ha SAARTO

  • @Jaalle-Aden
    @Jaalle-Aden2 жыл бұрын

    I saar doontii xubiga! Qalbigu bal ha ii dagee ! Dusheeda igu habsii ! Cabaar aan ku daawadee ! In doora hortayda joog ! Sakariye kobciye waa kuwo cajiib ah, sidoo Salah Sanag wuxuu ugu luuqeeyey sidey ahyd!!! Cajiib ❤️💯

  • @qabyatiree029
    @qabyatiree0292 жыл бұрын

    Heestii ugu shidnayd 2022 Een arko Emotional song Ereyada +Laxanka:sakariye kobciye Codka : saalax sanaag Music : maftuux cadceed Three legends keep going brothers 💪

  • @haania2495
    @haania2495 Жыл бұрын

    Hoyo qaali sujuudiii ayaa wejiga kaga taal allow ku xafid 😢

  • @mohamedyare555
    @mohamedyare5552 жыл бұрын

    "Dareemay intaad maqneyd darsaday macaan adi kudarsaday oo hadad timid wa dawee Markale dib haiga tagin haigatin Markale dib haiga tagin adigu aniga dib haiga tagin"❤🥺❤

  • @keeyowcadeofficial7456
    @keeyowcadeofficial74562 жыл бұрын

    The legend is back. Muuqal quruxon📸💯💯🎥🎬 editor 🎥🎞💯🔥🔥melody amazing song another level lyrics 💯💯 gacmo dahab maftuux cadceed music fire 🔥🔥🎶🎹🎼🎻

  • @hudakhadar2568

    @hudakhadar2568

    2 жыл бұрын

    m.aaaa

  • @sahramooge6238

    @sahramooge6238

    2 жыл бұрын

    Haygatagin 🤗🤗🤗🤗🤗🤗

  • @keeyowcadeofficial7456

    @keeyowcadeofficial7456

    Жыл бұрын

    @@sahramooge6238 okay 👌ppe

  • @sahrasiciid4256

    @sahrasiciid4256

    Жыл бұрын

    Lm

  • @maidamahad6358
    @maidamahad63582 жыл бұрын

    Wlhi heestan waxay isoo xusuusisay wiil aan 2017 is baranay oo ilaa 2020 wada soconay lakin 2020/2/2 😰🥺 unpa iswaynay mudo kadip baa la isoo shegay inuu xanusanyahay oo cudur xun hayo ilahay ba maalin iyo habeen u baryaa inuu cafimaad siiyo oon dib u midowno 💔😭😭

  • @abdisamadhussein3924

    @abdisamadhussein3924

    2 жыл бұрын

    Ah alle ha caafiyo

  • @siciidmaxamuud4569

    @siciidmaxamuud4569

    Жыл бұрын

    Alle ha CafiYO 😭

  • @marisacillahi1537

    @marisacillahi1537

    Жыл бұрын

    Naa inadeer wiilka xariiri Oo uwehel noqo maantuu kuugu baahi badanyahee

  • @geesideeqsi1035

    @geesideeqsi1035

    Жыл бұрын

    Allaha cafiyo walal

  • @mohayare4138

    @mohayare4138

    Жыл бұрын

    Allah ha caafiyo

  • @asmagaid1527
    @asmagaid1527 Жыл бұрын

    Heestaan wxaa ku xasuustaa mantin aan Aniga iyo inan habrodag ahayn wada dhagaysanayney ooy bari oo kale ramadaan noqonayso waxay ii Ahayd sxiib ,wll, sirta meelshan ku qarsado 🥹hda wlahi waa u xiisay xamda wllo meelkasta ood joogto farax ku rajaynayaaa 🤲dareemay maqnaan shahaga🥹Allow markale na kulmi waa malin aan tby 29/10/2022 malin sabti ah 4:30 galabnimo ismaan lahayn waad kala tagi doontaan *😭wakhtigu waa cajiib wlahi

  • @nasramaxamed2047
    @nasramaxamed2047 Жыл бұрын

    Mar walibo oo aan isku dhacno jeclkeyg wan ooy said ayaa u jeclahy isgan wuu ijeclyhay lkn Mar walibo qilfken badan 😢😢

  • @masnaaxmed426

    @masnaaxmed426

    Жыл бұрын

    Intaasba kaala mid ahy💯😪

  • @kawtharabdulahi3871

    @kawtharabdulahi3871

    Жыл бұрын

    😢Abaayo Samirka iyo Daacadnimada ku dadaal khilaafka waxaa keenaya isu fiirsiga tan kale Dumar hadaa nahay waliba marka aan wax jeclnahay oo nala jecelyahay aad baan wax walba ugu fiirsanaa micno kalana way noo sameeyaan 🥺 Allah sida jeceshahay haku yeelee samirka badi abaayo ❤

  • @yaasirchanell84
    @yaasirchanell842 жыл бұрын

    Dareemo jacayl oo hurday ayay soo kicisaY heestan😍😢

  • @sagalina786
    @sagalina7862 жыл бұрын

    Ereyada & Laxanka Sakariye Kobciye 😍🔥

  • @harbihgulled4457
    @harbihgulled44576 ай бұрын

    Heestan waa i cajab galisay. Mar walba on daawado waxaa soo xasuusta gabar aan 2017- 2018-2019 aan xiriir lahayn. She was break up me but i wa smade good recovery. And i feel same feeling when i hear aperson who break up by his beloved once. I always advice i my self and every one plz leave it. Just what happened is happened. Be strong and create your moments.

  • @hamdacudon3937
    @hamdacudon393710 ай бұрын

    Heestan Qalpigayga bay ka hadlaysa lkn Qofkan rabay wali ma ii man 2017 Qofkan marka jecladay ila hada waan jclhy mar ban nasiib uu yeeshay isla wakhtigas 2017 lkn waan calfan wayay wali waan sugaya markale inan midowno 8/9/2023💔😰

  • @mustafehojamvlogs8241
    @mustafehojamvlogs82412 жыл бұрын

    EMOTIONAL SONG LAXANKA 100% EREYADA 100% MUQAALKA 100% MUSICA 100% KEEP GOING LEGEND SAALAH ABDIRISAQ🔥

  • @istaahilabdi2762

    @istaahilabdi2762

    Жыл бұрын

    Woow

  • @xabobigays8437

    @xabobigays8437

    Жыл бұрын

    Q3

  • @user-li2hv7xm6v

    @user-li2hv7xm6v

    6 ай бұрын

    ​@istaahilabdi2😅❤😅❤😅❤762

  • @user-li2hv7xm6v

    @user-li2hv7xm6v

    6 ай бұрын

    ​@@istaahilabdi2762😅❤❤😅❤😅❤

  • @yassinnour9122
    @yassinnour91222 жыл бұрын

    Saalax is gentle and has a loving personality as he wonderfully interpret this song.. No doubt

  • @raxmoxooteeyejanuune6389

    @raxmoxooteeyejanuune6389

    2 жыл бұрын

    Cabdirixiin wakujeclahay noloshu kumaxumaso 🥰🦋💋

  • @abdiazizalisomane8218

    @abdiazizalisomane8218

    2 жыл бұрын

    llllleeeng s;; aaalay

  • @ducaysaneinaxassan288
    @ducaysaneinaxassan288 Жыл бұрын

    Dareen khaas😚😚

  • @maxamedfaarah5637
    @maxamedfaarah5637 Жыл бұрын

    nolosheydii safiyo cabdulahi farxadeydii inolow quruxey 🌐⚠️🌐 ruman cdey

  • @adeerka_5
    @adeerka_52 жыл бұрын

    The one and only Lagend Saalax Sanaag🔥❤ Another level Caruus😄🔥❤

  • @apdirahmanabdilahi5763
    @apdirahmanabdilahi57632 жыл бұрын

    Sakariye kobciyow erayadadu qalbaigay xanxanteyan wlh🔥🔥🔥

  • @Masnaad
    @Masnaad5 ай бұрын

    Heestni xasuus bey iileedahay haben habenda kamida anigiyo sxpdey oo dalxiis kawada nimii rooba dayeye jawiguu lahgama shekeyn karo ruunti heesani aadban ujecelhay nolsha hadii nolada habenka jawiga sxpdey laa qatey manoqon dono mid anaa ilwaii dono❤

  • @mohosalah4555
    @mohosalah4555 Жыл бұрын

    Sajuud kaa muuqata m.a salada sii wad waa kaa istagysaa xumaanta

  • @dhaldhulbahante644
    @dhaldhulbahante6442 жыл бұрын

    Anaa uhoreeya saalaxoow🥰🙏🏿

  • @husseinabdirashiid6014
    @husseinabdirashiid60142 жыл бұрын

    Qof laga fogyahaY uun baa heestan dareenkeeda cabiri kara😌 iyo ruux looso laabtayda❤ Alle waxan ka barayaa inta is jecel ee si daacada weliba isu jecel inuu kulmiyo❤🤲 inta la dhaawacayna in badal kii hore ka qurux badan inu siiyo ooy ku nastaan🤲💙 Aniga wxan ka mid ahay dadka laga fogyahaY😌❣ iigu soo duceeya wlalayaal in allah SWT dhakhso nagu kulmiyo kaarka iyo dabka nagu shidana ee xiisaha ahna naga qaboojiyo 😘🙏

  • @FatimaHassan-fc7mh

    @FatimaHassan-fc7mh

    2 жыл бұрын

    بهثهفثي مرحبا بك لخي

  • @FatimaHassan-fc7mh

    @FatimaHassan-fc7mh

    2 жыл бұрын

    ف

  • @sultantatiko2379
    @sultantatiko2379Ай бұрын

    Hetan waxay iso xasusi chaceylkayag an waqti dher an wada qadanay oo hada midigtayda jogin 😢 lkn barashadedi Kuma qasarin wayo dad badan dabeded wan bartay lkn waqti dher mana qadan itada muda waxan wada socnay 4 sano 2017/8 tarikhdu ayad lkn black ⚫ dhay 2021/1 makhrib ah 😢😢😢 Waa xalad aan soo maray lkn iminka wan ka gudbay way adag thy qof aad jecashahy Marku xalkinu muran ka bixi wayo lkn sidas ayn go’aan kaga qatay aad ayey u adag thy samraa sadiki wa hela, ilahy ha is fahansiyo inta is jcel 💝🔐 naftayda rali ha noqoto 🔐 Naf jacel la dhibtonaysa hadana qofkii u jcela uu san ogayn Dhib aya ladhaha, bal kawaran naftii aad intaas oo dhan Usoo dhibtoonaysay owgeed oo bahdiL kala kulantay Waxay ahayd qayb qurex oo kamid ah nolashayda Iyadu lkn marnaba may dareensanayn , naziip -xumo Anon u mujin ayuu waqtiga nakala fogeyey muuqedo Mudo saddex sano aya igu danbaysay ,, Allah meshaad jogto Hakugu amansado (s) inan calafka isku began rajayniya Haddi kalena nin rageed ku dhaqda ku ilaliya sida boqoradaha Kugu Ducayniya ❤️‍🔥Jacel markad waydo xanun badana markaad haystana qurex badana 🥹🫣 Zxp hada ga damabeyso like isar sidan uhelo comments badan oo ay dadku bixiyan legen

  • @nomcomaxamedcumar-yb1fw
    @nomcomaxamedcumar-yb1fw Жыл бұрын

    My nolasheyda

  • @Hothoo
    @Hothoo2 жыл бұрын

    Markiiba wan gartay laxanka kobciye ayyyy🥰🔥

  • @yaasinali8980
    @yaasinali89802 жыл бұрын

    Ii keen dawadii mar kale ii keen Codkaagii dabacsanaa idhiirshaY iGu cel celi❤😨saalah abdirisaaq MoHamed Faarax sallah sanaag Hees DareeN wadaTa🙏

  • @mohamoudmalin3621
    @mohamoudmalin3621 Жыл бұрын

    Salax Sanaa waa stiler dhalinyarada fantastic maanta mazha allah hore uzii,soco bro

  • @waaraadyuusuf
    @waaraadyuusuf Жыл бұрын

    Heesta wlhi naftyda oo dhan in ay ka hadlyso ayaan moodaayey waayo 2 sano ayaan kala maqnayn waxaan niyada ku haystaa Maalin malha kamida in aan arki doono heerka aan maanta joogono waxaanu ku imanay kalsooni iyo aaminaad iyo kala danbayn waligaya ma jecelaan gabr iga fog balse waxay noqotay qayb ka mid ah jidhkyga oo hadaan aan malin qudha codkeeda maqli ay noloshu cidhiidh igu noqonyso jecelka aan u qabo ma ah mid aan qoraal aan kusoo koobi karo maanta waxan dareen sanahay in aan haysto qof ifahmi karta wax aan rabo iyo dhipka isoo gadha aniga oo aan lawaadiga Heesta marka aan dhagaysty waan ilmeeyey xumaa marka aad qof jecelaato balse aaanad muuqiisa haysan kaliya aad maqli karto . Dareemay intaad maqneed darsaday Anigoo adi kuu darsaday 😥 Hadaad timid waan dawee Markale dib ha iga tagin.... .... Codkaadii dabacsanaa idhiirshaay igu celceli ❤️💯😥

  • @aaliyapea1657
    @aaliyapea16572 жыл бұрын

    Saalax sanaag fanaanka kaliya ee aan jecelhy isaar doontii xupigaa qalpiguu bal ha ii dagee dusheeda igu hab sii cabaar aan ku dawadeey ii doora ii doora horteda jooga 🥰❤💯

  • @jammamartilaaq7433
    @jammamartilaaq74332 жыл бұрын

    LEGEND SAKARIYE KOBCIYE🙆‍♂️🙏❤👑

  • @shimbirkaofficiall

    @shimbirkaofficiall

    2 жыл бұрын

    Ninka wxno kadanbeyay ✊🏿

  • @FaadumoCabdule-l9f
    @FaadumoCabdule-l9f7 күн бұрын

    Salax sang fann Somalia 🇸🇴 ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤alle hykaa xafido ina adeeer

  • @wadaniboy9277
    @wadaniboy9277 Жыл бұрын

    Fiiri sajuud baa ka muuqata! alle hasoo hanuuniyo may Allah grant us good ending!

  • @drsayana9611
    @drsayana96112 жыл бұрын

    Mar kabadn hdaa daawaty waxaad thy qof laga tgy xili kamida xiliyadiisa😭😭😭😭

  • @loveumom2523

    @loveumom2523

    2 жыл бұрын

    In ka bdn 10 jer bn ku ceshtay isla hada 🥺

  • @naimadagan8728

    @naimadagan8728

    2 жыл бұрын

    😭😭

  • @vloggers3045

    @vloggers3045

    2 жыл бұрын

    Wlhi ano layga mqn yahay 10 wx ka badan ku ceshtay

  • @maymuunmahamed3270
    @maymuunmahamed32702 жыл бұрын

    Keygi baan xalay hishinay heesta waqtigedi bee kuso begmatay 😘mrkle dib heyga tagin❤

  • @zaytuunqueen8941

    @zaytuunqueen8941

    2 жыл бұрын

    Markele yusan ka tagin xajiso🥺

  • @haawaabdishakur6076

    @haawaabdishakur6076

    2 жыл бұрын

    Gulasta

  • @suleikhacabaade1234

    @suleikhacabaade1234

    2 жыл бұрын

    Hayzo ninka hadapa😃

  • @xamdiebrahim6301

    @xamdiebrahim6301

    2 жыл бұрын

    Hhhhh

  • @user-id9iy1xx4k
    @user-id9iy1xx4kАй бұрын

    Ila doon jawigii maekale ila doon 🥹🫶 Hestaydi🥺♥️

  • @mizkinuura7555
    @mizkinuura75552 жыл бұрын

    Isaar doon tii xupiga qalbigu bal ha iidagee wow hees mcn igadheh 😍😍😘😘

  • @boqoradasomaliland5695
    @boqoradasomaliland56952 жыл бұрын

    wow cod mcn Hargeysa oo qurux badan muuqaal qurux badan❤️💋🥰

  • @teamarimaheena9981
    @teamarimaheena99812 жыл бұрын

    13DAY 1M ANOTHER LEVEL SAALAH SANAAG💖🌷💖🌷

  • @suheiraqurux6352
    @suheiraqurux6352 Жыл бұрын

    alow ii yeel sidu qapbigeygaa raapo😢😢🥹💔daremaay intaa maqnend💔😢

  • @nasraabdinuurnasraabdinuur4894
    @nasraabdinuurnasraabdinuur48942 жыл бұрын

    Heesba hees ka daran jah jah🥰♥️🤴

Келесі