No video

Saadaalin sidee u ekaan doonaa Xaalka somalida aaday Dibadda || Sh Mustafe Xaaji

✔ Please Subscribe l✔ SHARE ✔ LIKE✔ AND COMMENT ✔ Thank You ✔
fadlan Subscribbe Salafmedia dhagsii ┇► / @salafmedia

Пікірлер: 54

  • @suheib9714
    @suheib97146 жыл бұрын

    Shiikh Mustafe waa jamacad dhamystiran jazakallha khayr

  • @somalilandwaasomali2595
    @somalilandwaasomali25957 жыл бұрын

    Masha allh ilaahay maskaxda hakuu barakeeyo sh anagana kuwii wax ku qaata ha naga dhigo

  • @abdinaasiraj1459
    @abdinaasiraj14596 жыл бұрын

    Masha Allah sheikh mustafa illah dartii ban ujeclahay rabi ha dhowro

  • @naeem4091
    @naeem40913 жыл бұрын

    Abahe qeer allaha siyo wuunaga sokaxeye ila iyo hada qof noqday manugu jiro fmlka 20 sano kaso waregtay dibada dalki ayan ku wada gursanay wiil iyo gabarba alx allaha nobarakeyo dalkena amin

  • @jamalmohamed7

    @jamalmohamed7

    3 жыл бұрын

    Allaha idin barakeeyo wll, somaliya miya u guurteen mise masar

  • @naeem4091

    @naeem4091

    3 жыл бұрын

    @@jamalmohamed7 dalka ayan jogna melna ugu ma bixin wll alx allaha nugu amanesto yarabi

  • @jamalmohamed7

    @jamalmohamed7

    3 жыл бұрын

    @@naeem4091 aamiin wll allaha idin xifdiyo dalke kasoo guurteen

  • @naeem4091

    @naeem4091

    3 жыл бұрын

    @@jamalmohamed7 sweden

  • @jamalmohamed7

    @jamalmohamed7

    3 жыл бұрын

    @@naeem4091 masha allh

  • @mubarekyusufherer8039
    @mubarekyusufherer80397 жыл бұрын

    In dheer garad Masha Allah

  • @U.A.E111
    @U.A.E1114 жыл бұрын

    You were cute shekh ❤️

  • @kaysezhiekhawi7170
    @kaysezhiekhawi71706 жыл бұрын

    Masha allaah sheekh mustafe waa wax jira muxaadiradan dadka qurbaha ku nool ayey u tahay tusaale iyo horumarinta noloshooda iyo sida ay diintooda ugu adkaadan

  • @AhmedMooge12
    @AhmedMooge12 Жыл бұрын

    Jasaakalaahu khayr sh mustafe Waa sanadkii aan dhashat

  • @Happy-go-l
    @Happy-go-l7 жыл бұрын

    Muxadaradaan waa 20 Sano kahor talooyinkii sh mustafe talooyinkiisana Hal lagama haaayo, waana hadii aay wax tareyso waa uu na waaaniyay

  • @aliabdillahi3088
    @aliabdillahi30886 жыл бұрын

    Muxaadiradani waa markaan caloosha hooyaday dhexjiifay maantana anaa dhagaysanaya waxii UU kahadlayna maanta inuu kahadlayo ayaa moodaa saadaaliye indheer garad Ah waaye shiikhu maasha Allah

  • @cabdifitaaxindhayare4456
    @cabdifitaaxindhayare44565 жыл бұрын

    caalim alle waxankabaryaa ino cilmigaga ookale isiyo kadana allaha kubarakeyo

  • @khadiijayousuf1820
    @khadiijayousuf18205 жыл бұрын

    Sheikh mustafe oo yar masha Allah

  • @mohbulshaawi597
    @mohbulshaawi5977 жыл бұрын

    masha allah sheekh jasaakalaah walahi wax badan oo uu shekhu sheegay maanta waan aragnay muxadaradana waxuu jediyay anoo 1 sano jira magalada uu ka jeedinayo maxafiradana hada mel u dhaw ban ku nolahay ilahay waxan ka baryayaa in dhamaan umada somalida uu ilahay waafajiyo khayrka iyo dariiqa toosan gaar ahaan hablaheena

  • @farhangalayr4014

    @farhangalayr4014

    6 жыл бұрын

    aaamin wll mnshaalh qof qalbi wanaagsan ayaa thy

  • @ayaanjaabir6222
    @ayaanjaabir62223 жыл бұрын

    احبك في الله شيخ الله يحفظك ❤🔥

  • @afnaansidqi4339
    @afnaansidqi43394 жыл бұрын

    fiiri markuu hamiga dacwada qaadey intuu leekaa yari mansha alaah ilaahow naga dhig kuwo ay ku weynthy dacwadu

  • @xisaammiido4853
    @xisaammiido48535 жыл бұрын

    Sh.mustafe alle janada fardawsa haku keeyo aamin love iisaara

  • @jamacroble8194

    @jamacroble8194

    5 жыл бұрын

    masha allah jazakalah khayr shikh mustafe

  • @xamsecawilcadaali1799
    @xamsecawilcadaali17994 жыл бұрын

    alle ha barakeeyo sheekh mustafe wuxu aad ugu fiican yahay daraasaadka

  • @somalihanahilaa6891
    @somalihanahilaa68916 жыл бұрын

    Maaanshalaah ilahow culimadeena haniwayin Sheik me stafa cimri iyo caafimaad waadha alha kusiiyo waa markan à dhaln mantan wan dhagysanyaa jasaklh shqow aqliga iyo ciligana hawayin

  • @Ramadan_Alif
    @Ramadan_Alif6 жыл бұрын

    maasha alaaah sheekha allaha barakeeyo

  • @najepbile1321
    @najepbile13215 жыл бұрын

    Ramadan Kareem 🌙2019

  • @asghjarabdilahi7500
    @asghjarabdilahi75007 жыл бұрын

    Allah ha ku barakeeyo sheikh, danbigaagana ha dhaafo... Wlh waxa u sheegayo waa waxa la haadhay umada somaliyeed oo qpfkastoo inaga midaa uu garanayo lkn waxaa nasiib daro ah inuguma jiro qof ahmiyad Iska saaraya lkn waxaan Allah ka baryayaa inuu inaga dhigo kuwa fahmo si aynu I noqono imad jirta..... Hadaynu Somali nahay waxaa muhiima inaynu fahano waxay caqiidada aan aminsanahay ... waxaynu nahay dad Allah somalia ka wada dhaliayay oo aha Muslim kuna walaalobay kalmada laa ilahay ilalaah....

  • @reydalrigaax5644
    @reydalrigaax56443 жыл бұрын

    Maashaa Allah alla hanagu anfaco amiin aamiin aamin

  • @SUMAYA.3.27
    @SUMAYA.3.272 жыл бұрын

    M.a ilhe haku barakeeyo🤲❤

  • @ashahassan6494
    @ashahassan64947 жыл бұрын

    الله يحفظك ويزدك الله عقلك

  • @fardawsaabdihakim3665
    @fardawsaabdihakim36655 жыл бұрын

    sh.mustafe aad ayuu uyar yahay wakhtigan waxan dhagaysanaya 2018 mansha allah

  • @sadiyamohamed2465
    @sadiyamohamed24656 жыл бұрын

    Masha allaah barakalaah ilaahow musliminta xafid dhamaan

  • @kaysezhiekhawi7170

    @kaysezhiekhawi7170

    6 жыл бұрын

    sadiya Mohamed aamiin wellkomen

  • @ibrahimabba512
    @ibrahimabba5123 жыл бұрын

    Sh M Ismail Allaah haku xafido

  • @waakomedia9861
    @waakomedia98615 жыл бұрын

    Mashallah sheikh mustafaa

  • @yonisabdullahi1055
    @yonisabdullahi10556 жыл бұрын

    JAZAKALLAAH, SHIKHA HADAD DHAGAYSATO MUXADIROYINKISI 20 SANO IYO 3O SANO KA HOR WA TACAJUBI UUN!!!

  • @NOURMOHAMED-lg8sc
    @NOURMOHAMED-lg8sc3 жыл бұрын

    MANSHA Allah

  • @waakomedia9861
    @waakomedia98615 жыл бұрын

    Mashallah sheikh

  • @abdifatahawaleboon884
    @abdifatahawaleboon8847 жыл бұрын

    mashalah

  • @somalireader6743
    @somalireader67437 жыл бұрын

    genius

  • @reydalrigaax5644
    @reydalrigaax56443 жыл бұрын

    Mashaa Allah All xamdu lillaa

  • @ifrahifka160
    @ifrahifka1605 жыл бұрын

    Walaahi waarun

  • @akhilowle1
    @akhilowle16 жыл бұрын

    jizakumullaha khair Sh Mustafe Xaaji

  • @shinaali8375
    @shinaali83756 жыл бұрын

    Dhalinta somaliyed kuwa dhaqanka galada minansan✂ raca sunadi xabibkana nabiyullahi Maxamad scw ☝Allah tarti ✂

  • @abdiwahab77
    @abdiwahab774 жыл бұрын

    Wlhi intuba waa xaqiiq inagu saabsan

  • @ummuissa4128
    @ummuissa41287 жыл бұрын

    woww

  • @saynabyusuf7667
    @saynabyusuf76673 жыл бұрын

    🙂🙂🤲❤

  • @runtakudhinte4392
    @runtakudhinte43925 жыл бұрын

    kuwa dislike saaray ma qalbigaa madow mise wa gaalo

  • @khaalidxaaji2965
    @khaalidxaaji29657 жыл бұрын

    cajiib maxadiradani waa 6 sano kadib markay dawladu dhacday dhiigii iyo sidii laysku dilay ayay dadku xassuusanyihiin sida sheekha hadaladiisa ka muuqato markaa inla iska qiiroodaa oo kalmad nin cawani uu yidhi aad ufiirsataa waa laga qurux badanyahay dhibtani hanoqoto tu waxku qaadasho leh

  • @asghjarabdilahi7500

    @asghjarabdilahi7500

    7 жыл бұрын

    khaalid xaaji ..... wlh waa runtaa..... qoomna Allah ma halaago ilaaa ay iyaga is halagan moyaane....

  • @mubarikmuslimman4345
    @mubarikmuslimman43455 жыл бұрын

    moncha allaah sheekh mustafe xaaji ismaciil haaruun allh ha ku xifdiyo sheekh

Келесі