RW Soomaaliya Xamza Cabdi Barre ayaa booqday Mall-ka wayn ee BBS ee xaafadda Soomaalida Islii.

Пікірлер: 72

  • @sheikhsheikh8514
    @sheikhsheikh8514Ай бұрын

    MaashaAllaah Tabaarakallaah Allaah Yahfidakum, guuleysta oo liibaana Somalia 🇸🇴 ♥️. Wadankeenana saan iyo ka fiican ayaan Allaah ugu baryayaa Nabad Nabad Somalia Yaa Allaah

  • @abdikadirhaji6852
    @abdikadirhaji6852Ай бұрын

    Masha Allah Mar Hadii Xildhiban Noo yahay reer islii xildhiban Yusuf Hassan Dowlada Kenyana Aan kuleenahay Xubnaha ugu Awooda Badan Guul Baan Dareemeynaa hadii Somali Aanahay Allaha Barakeeyo Madaxda Somaliyed ee Aanku leenahay dowlada kenya

  • @abdurahmanmohamoud7280

    @abdurahmanmohamoud7280

    Ай бұрын

    Aamiin aamiin qofka sidaan u hadlo waan jeclahey

  • @user-bx1bp9cv9y
    @user-bx1bp9cv9yАй бұрын

    BUSHAAROOO BUSHAAROO BULSH DA SOOMALIYEED SOMALIA 🇸🇴 SOOMALI AIRLINES ✈️ SOOMALI AIRLINES ✈️ SOOMALI AIRLINES ✈️ SOOMALI AIRLINES ✈️ ♥️

  • @user-bx1bp9cv9y
    @user-bx1bp9cv9yАй бұрын

    JAAALIYADA SOOMALIYEED KENYA 🇰🇪 MAAAL GASHADAA JAMUURIYADAA OF SOMALIA 🇸🇴 KAALAY DAL KEENA HOOOGO OF SOMALIA 🇸🇴 GUUUUUL SOMALIA 🇸🇴

  • @ahmedkulowabdi821

    @ahmedkulowabdi821

    Ай бұрын

    Somaali kaliyya ma laha

  • @qalbidaryeele

    @qalbidaryeele

    Ай бұрын

    ​@ahmedkulowabdi21 yaa laleh 😄😄😄walaal ganacsato somaliyeed baa qaas uleh isli na 98% walaal somali baa leh

  • @omarjeylan4113
    @omarjeylan4113Ай бұрын

    PEACE AND SECURITY IS THE BACKBONE OF DEVELOPMENT AND SUCCESS.

  • @user-wu1bc6jp8k
    @user-wu1bc6jp8kАй бұрын

    Intanoo faraxsan oo muqdisho wada joogto ayaan kajeclaan lahaa...laakiin soomaaliyeey guuleysta

  • @user-dp4tn2xs8l

    @user-dp4tn2xs8l

    Ай бұрын

    Haa wallaahi

  • @yasinali-gz5cq
    @yasinali-gz5cqАй бұрын

    Mash allah macaln wali allaha ku barakeeyo maalka 🇸🇴❤️👍

  • @user-qr7pb3kg4j
    @user-qr7pb3kg4jАй бұрын

    Masha allaah guulo iyo gobanimo somalia 🇸🇴

  • @Shams-yb2ui
    @Shams-yb2uiАй бұрын

    Dadkii isku duuban ayago goal leh guusha wey gaaran 🤝 rer Abti goanki ay qateen 30 sano ka hor way ka mirra dhaliyen 💪🏼👏

  • @user-bx1bp9cv9y
    @user-bx1bp9cv9yАй бұрын

    DAL KEENA HOOOGO OF SOMALIA 🇸🇴 AYAA U GU QARAAD BADAL CAALAMKA EE KAALAYA JAMUURIYADAA OF SOMALIA 🇸🇴 GUUUUUL

  • @fantastic9536
    @fantastic9536Ай бұрын

    Maasha allaah, Macalin weli Allaha barakeeyo Waa istaahila Nicmada, alla siiyey, Waa Nin Masaakiinta, Waxsiiya, Mabruuk ❤❤❤Alf mabruuk

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560Ай бұрын

    Mnsha allah somaliya guul ilaahay ha u barakeeyo inta wax haysato ee somalida ah intaan wax haysana ilaahay ha barakeeyo, somaliya guul insha allah

  • @user-wk8lz2cy1c
    @user-wk8lz2cy1cАй бұрын

    Masha Allah Raysul wasare Xamse Abdi Bare iyo Dowlada Dan Qaran

  • @user-bx1bp9cv9y
    @user-bx1bp9cv9yАй бұрын

    💯💯💯💯💯💯🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💯💯💯💯✋️✋️✋️✋️✋️✋️✋️✋️✋️✋️BUSHAAROOO BUSHAAROO BULSH DA JAMUURIYADAA OF SOMALIA 🇸🇴 EE DALKA DIBDIISA SOOMALI AIRLINES SOOMALI AIRLINES ✈️ SOOMALI AIRLINES ✈️ ♥️

  • @truecomment3650
    @truecomment3650Ай бұрын

    Soomaali ha guulaysato ha is raacdo

  • @bilehassan1115
    @bilehassan1115Ай бұрын

    ❤❤❤❤❤ Beautiful Alhamdulillah Somalia united Somalia first

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560Ай бұрын

    Mnsha allah r/wasaare waa runtaa wlahi macalinka iska leh mall ka isagaaba mucjiso ah

  • @hodandahir8111
    @hodandahir8111Ай бұрын

    Masha Allah risawasar hamisa 🇸🇴🇸🇴

  • @mahadHasanOdowaai
    @mahadHasanOdowaaiАй бұрын

    Prime Minister Hamza Abdi Barre🤝💯

  • @cabdiimn6510
    @cabdiimn6510Ай бұрын

    Masha allha❤❤❤❤

  • @abdulkadirmohamed8285
    @abdulkadirmohamed8285Ай бұрын

    NAIROBI IDINKA MAALEH MACNA LAAAWE MACNA MALEH ARAGAANEE ARAGAANEE ARAGAANEE

  • @ysooyaalka6172
    @ysooyaalka6172Ай бұрын

    Waa wax laga naxo in hantidii iyo xoolihii Soomaaliya Kenya ka faa'iidaysato Ra'iisalwasaaruhuna xaysiin bilaash ah u sameeyo Kenya.

  • @rashidnoor3970
    @rashidnoor3970Ай бұрын

    Imparazing meshay ku faraxsanyihin waa Kenya mee dalkiini xataa deegaankii somalida sida garisa baaba iyo fool umaydanqaban wadyabaysa

  • @superfun1819

    @superfun1819

    Ай бұрын

    Alshabaab allaha dhameeyo

  • @ahmedkulowabdi821
    @ahmedkulowabdi821Ай бұрын

    Xoolihii ummadda Somaaliyeed lagasoo daco bay Nairobi ku disayaan😂😂😂

  • @Travela254
    @Travela254Ай бұрын

    Kindly, someone to translate to English or Swahili what the PM said in his speech.

  • @Faz-O
    @Faz-OАй бұрын

    Qarax lee hanu kenina 😂

  • @user-eu6zq2sk4v
    @user-eu6zq2sk4vАй бұрын

    kulahaa waa markii ugu horeysay reysulwasaaraha lugihhisa kusoo istaagp ma madaxuu kuistaagi lahaa

  • @beerkaaicadaaday2057
    @beerkaaicadaaday2057Ай бұрын

    Marxuunkii too xayeysiin u samaynayaa ganacsada nairobi ayaa ii muuqda.

  • @ArahmanHasan32-ub9jw
    @ArahmanHasan32-ub9jwАй бұрын

    Dhulkiina dhista

  • @user-xy2pk8rr2h
    @user-xy2pk8rr2hАй бұрын

    Waxaa wax laga XUMADA ah, in wadanka Ganacsi laga Furayo aad ku Faantaan. Meeshii Dhul Somaaliyeed Laga Furi lahaa Ganacsi kanoo Kala ah. Maa Nabad iyo Kala Dambayn ka Hirgelisaan Dalka Hooyo. Shame on you..

  • @Waankudaalnay

    @Waankudaalnay

    Ай бұрын

    Half of Kenya is owned by Somalis

  • @HARGEISAH
    @HARGEISAHАй бұрын

    Macalin wali ii daadi ayaan ku bartay, sidaan filayo shaafto bixinta ayuu ku wanaagsan yahay

  • @matmat735
    @matmat735Ай бұрын

    Xamsow wadankaaga booqo oo dhis : Kenya is another country!

  • @user-mb2ob6kg8z
    @user-mb2ob6kg8zАй бұрын

    Wey ogiyihiin wadanku inenabad kachitin wayo halkan kameyfurilaha mall iyo waxanodan nabadgeliyo lagumahaydto xamar

  • @user-mb2ob6kg8z
    @user-mb2ob6kg8zАй бұрын

    Dulkina dista waxkasta haiskuhalelina kenya dadkina soceliya oo muqdishadii lagaraneyo halagunolado oo iskadaya mamulkina xun iyo musuq iyo qaraxyiada marwalba wanagi maxaididide sida umada kale daulad hagaksan na mahaysatan xasidnimo idinkabuxda illahi kabaqa

  • @Mohamed23197
    @Mohamed23197Ай бұрын

    Mall with no air flow and it's sitting big land.

  • @SaidsolarSolar
    @SaidsolarSolarАй бұрын

    PUNTLAND WAXAAN UGU BAQAYAA ANI CANADA 🇨🇦 JOOGAA WAAD KAGA AWOID BADANTIIHIIN HAWIYE QURBAHA WAR NIMANYAHOOW TALAABO WAA WAYN QAADA SOMALIA MAXAAY QATAA YAABA YAQAAN Wa qabiil xamse alle qalbigaga ha galiyo inad tahay marxuun uraya walba

  • @allahadoonkiisiiayaanahay27

    @allahadoonkiisiiayaanahay27

    Ай бұрын

    40 sano kadib ma qabiil ayaad xiiso u qabtaa adiga oo qaxooti ah ceeb looma dhinto!.

  • @AbdifataxMahad
    @AbdifataxMahadАй бұрын

    Hooyada wase iyo dirta tahay wase guuro ogaden maradanbo malihid wewe mujinga sana 2027 I'm waiting you tuko bamoja mimi indo mca wa Eastleigh North

  • @mustafemaxamed6085
    @mustafemaxamed6085Ай бұрын

    Mawaxbad ku qaadanmeysan meeshaad katimadenn sidey tahey iyo meshaad joogtan

  • @abdirazaqabdulle5467
    @abdirazaqabdulle5467Ай бұрын

    Waa Ayaan daro Dowlad ku faraxsan Hantidii wadankooda wadan kale lagu dhisay!!!! Waxaase yaab ah aaway shaqdii ay ka hayeen Somalia??? Kenya waxay u joogaan inay Jaadka heshiis cusub kenya la galaan oo dadkeena Sunta loo kordhiyo. Dowladeey Xaal Qaado. War sida isku dhaama. Ayaan Daranaa dadka ay hogaamiyaan.

  • @user-tk3np3qe9d
    @user-tk3np3qe9dАй бұрын

    Somaalida isli wa kuwa darti bdn

  • @user-ey7bm1iq2n
    @user-ey7bm1iq2nАй бұрын

    Miyuu riyooday mise wuu kufikiray

  • @Mahmed-td2bk
    @Mahmed-td2bkАй бұрын

    Dal aanad laheyn waa dareen ku joog waar dalkiina dhista somali waa reero ba'ay sidaa waxa inoo galey oo imtixaanka ina inoogu wacan kow waa umad waxay aminsanayeen ee sheeganayeen ka tagey waa diinta oo u diga rogtey qabiil iyo qudhun ay walaaqdaan 33sano dad muslim sheeganaya oo is dilaya oo aan bixinayn markey wadankoda joogan bal waxay yihiin sheega mida somalidu dad runta isku sheega maaha taas ayaa keentey iney is aamini waayaan oo gaalo ureysa iyo cawan u galaan aduunka inagaa isku ciqaabney akhirana xisaabta allah ayaa inoo dambeysa labada ina rogey halaga tashado labadaasoo siyaasi imaan beelay oo dantiisa uun arkaya iyo qabiil uu dabada galiyo billahi caleykum somaliyey 33sano kuwa inoo marey ii sheega waxaynu ku xasuusino idinkoo si cadaalad ah arinkaa u gorfeynaya talo waxan ku bixin lahaa waar umad dambaabtey ayeynu waar inteena nool meel kasta ha joogaane allah aan u toobad keeno dhamanteen towfiiqda allah ha ina waafajiyo dhamanteen

  • @SaidsolarSolar
    @SaidsolarSolarАй бұрын

    PUNTLAND WAXAAN UGU BAQAYAA CIIDA KA HA LA XOOJO DAGALNA DIYAAR HAW NOQTO SHEEKAY KU NACAY QIIRO QABAN YAA LOO DARAYAA MAJEERTEENOOW SHAXDIINA CIYARA SHEEKAY KU NACAY

  • @mrabdule1229
    @mrabdule1229Ай бұрын

    Reysal wasaruhuaaheyn daar nin dhistey in uu kuwarego ee waxey aheyd danta loo doortey in uu qabto oo kaweyna guri nin leedahey in uu qeymeyo

  • @maansarestudio8484
    @maansarestudio8484Ай бұрын

    Wadankiisu kulaabtay kkkk

  • @Bwalde
    @BwaldeАй бұрын

    YAAB IYO DHABANA HAYS!

  • @user-mb2ob6kg8z
    @user-mb2ob6kg8zАй бұрын

    Umadi somaliyed kiny kucararen siiba rer muqdisho bal is weydiya hadey muqdisho ficantahay maxadige dadku kenya war hoy madaxda walaidin weydin allah kabaqa umadi badibten madaxda somalia markasaa ledihiin somalilandmidnimo nurabna aqlimalihine ma mesha dabkabaxaya haben iyo malini aya wadan uhaysatan kuwinaba meel umahasatan oonabad geliyo wayen ayaa tukale donaysan gumestayasha xun ee mamulka xun israel kamida

  • @mukhtaryaxya7269
    @mukhtaryaxya7269Ай бұрын

    dalkoodey dhisan la.yihiin

  • @SuperExcuse
    @SuperExcuseАй бұрын

    Uk 🇬🇧 aan kugu sugaynaa raysul wasaari 😅

  • @user-ik1me7kr8f
    @user-ik1me7kr8fАй бұрын

    Hasan tuug iskaga tag r wasaare

  • @ahmedkulowabdi821
    @ahmedkulowabdi821Ай бұрын

    This is jokes

  • @AbdifataxMahad
    @AbdifataxMahadАй бұрын

    Wa doqon raaga qaarqis guriyo iyo business samasatan asaga hata bajaj hata Malahan xola tahay wase

  • @Jamac20
    @Jamac20Ай бұрын

    Mooriyan hantida umadda somaliyeed baa lagu dhisey tuugo

  • @dr.mahmdabshir7760
    @dr.mahmdabshir7760Ай бұрын

    Alxamdulillaah inuusan meeshaas Xasan xaraash madaxweyne u ahayn!

  • @SaidsolarSolar
    @SaidsolarSolarАй бұрын

    KANI WLHI DAROOD MA AHN DADAKAAGA WAX UQABO INTEE DAROOD AAN QADAYN NOLISHAADA WASE

  • @Abc-sp6gc
    @Abc-sp6gcАй бұрын

    Ma inuu dhacuurabaa ileyn waxay xabaalaha ufagaayeen somaali da uurabaam ineykulugoyan somaali da dalkiiban masoo boqaneyn gobolada dalka xitaa mategin ,dayniile matagin karaan xitaa mategin waa quud doon tuugsi

  • @Casriyah-jq8gu

    @Casriyah-jq8gu

    Ай бұрын

    Maybe waa xabaalihii IF IYO AAKHIRO (XAMAR BILE). DON'T FORGET THAT.

  • @Casriyah-jq8gu

    @Casriyah-jq8gu

    Ай бұрын

    Jooji MASAYRKA TAASI WAA KHARAAR WAA NIN MAS'UUL AH WAXNA BARTEY MAADIYAN IYO DIINIYAN MA'AHA DADKII WAX LOO MEERINAAYEY LAGUUMA TILMAAMAAYO MEEQAAMKA UU DUNIDA KA JOOGO EE HA KU KHALDAMIN CANDHUUFTAADA DIB U LIQ.ADIGOO RAALI AH.kala baro iga baro dadka .

  • @user-tk3np3qe9d

    @user-tk3np3qe9d

    Ай бұрын

    Ogaden iska ilaali rw xamse in wax laga sheeko ma jeecle

  • @solokilimber3818
    @solokilimber3818Ай бұрын

    Marxun😂😂

  • @ahmedmuktar1416
    @ahmedmuktar1416Ай бұрын

    1) maxaa ka galay nairobi ? 2) muu inoo hormariya magaalada muqdisho? 3) ma wadan shi sheeya ayaa loo doortay raisul wasaaraha? 4)adinkana waad qaldantihiin maxaad nooga xayisiineeysaan wadan ajnabi ah ? 5) maad noo xayisiisaan daaru salaam iyo beerta nabada iyo iyo beerta banaadir iyo meelaha kale ? 6) war dee inoo sameeya hormar lidiinku xassuusta oon eheen dhul boob ? 7) madaxda maanin kasto diyaarada u raaceeyso Nairoobi soo maal galin uma noqoneeysa kenya? 8)markaay meel aa dayaan maxaay ayagoo fara badan u baxaan miyaaysan shaqa laheen waziirada ? 9)miyuusan jirin isla xisaabtan? 10 )dowlada lacagta aay ku dalxiiseeyso maay ku dhisata Huteel aay shirarka ku qabsato? 11)dhalanyarada dalka markii loo soo bandhiga quruxda dadalalka kale soo barri wadankooda iskiiga tagi maayaan? fadlan xumaan iyo qof naceeyb ma igu jura balse waxaan rabaa inaan u fikirna sida dowladaha caalamka madaxda dalka su'aalahaan haliiga gaarsiiyo

  • @LegendaryMaestero

    @LegendaryMaestero

    Ай бұрын

    Athiga arsenal ehe bal xaal ka ken

  • @Abc-sp6gc
    @Abc-sp6gcАй бұрын

    usheeg mooryaanta kula socota dalkii sidaykadhigeen muqdisho waxaa kula socda kuwii laga sooqaxay ee dal kii saas kadhigay oohada bilaabay fagida qabooraha

Келесі