ROODA KEYF WAAN DAREEMAY MAQNAANTA NEW OFFICIAL VIDEO 2023

Музыка

ROODA KEYF
WAAN DAREEMAY MAQNAANTA
EREYADA ISMAHAAN ARAWEELO
LAXANKA CABAAS HIRAD
MUSIC MAFTUUX CADCEED
Copyright@Hawraar Music

Пікірлер: 970

  • @Urr_vm0
    @Urr_vm0 Жыл бұрын

    Quranka wa dhama majiro ya igu racsan 😭💔heesah Kala yareyah please wa ramadane

  • @hamzemoh6416

    @hamzemoh6416

    Жыл бұрын

    Hadaa mxa ku keenay hlkan😂

  • @soumyhn2127

    @soumyhn2127

    Жыл бұрын

    Aniga wll mcn

  • @hoodolike6993

    @hoodolike6993

    Жыл бұрын

    ​@@hamzemoh6416 bal adba garo hahahaha

  • @sagalqueen1048

    @sagalqueen1048

    Жыл бұрын

    @@hamzemoh6416 🤣🤣🤣🤣🤣

  • @rasmiosman5942

    @rasmiosman5942

    Жыл бұрын

    Yaaa comment soo qor ku dhahay hadda heees rapin dhamaaad yeeelo ziz

  • @adanahmed3154
    @adanahmed3154 Жыл бұрын

    Rasuulka aanku salino scw scw scw Cwa waa jimcee

  • @cavediver7897

    @cavediver7897

    Ай бұрын

    Allahuma salli callaa Muxamed Malaysia salaam

  • @user-xn1pn3er1t
    @user-xn1pn3er1t Жыл бұрын

    Heesaha waxa ka macaan quraanka allah😂❤

  • @faiidochannel4

    @faiidochannel4

    Жыл бұрын

  • @kowsarmaxamud7009

    @kowsarmaxamud7009

    Жыл бұрын

    Haa♥️🫂

  • @FarhiaFaysal-el5fd

    @FarhiaFaysal-el5fd

    Жыл бұрын

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @LuuleyMaxamuud-yv9mk

    @LuuleyMaxamuud-yv9mk

    Жыл бұрын

    ​@@FarhiaFaysal-el5fd❤jruej4tm 1:24 😅😊😊😊😊

  • @ahmetqorshe2866

    @ahmetqorshe2866

    11 ай бұрын

    Wanu ognahaye😢lkn max ugu qososhay marka quraanka soqorta😢😢

  • @mohamedabdirahman8611
    @mohamedabdirahman8611 Жыл бұрын

    Hestan markan maqlo runtii Mesha ixanunta Alle umba og wlhi 24/9/2018 baan isbaranay waxana kala harnay 13/3/2023.... Waxay ahyd gabadhii ugahoraysi ee an jecladho hadana itusto macankis balse nasib xumo owged Wan isweyni (ARAGSAN MOHAMED) dunidha kugu jecla inshaallah nolol farxad leh kurajayna 😢😢😢😢

  • @saamicadde3680

    @saamicadde3680

    Жыл бұрын

    Shp waad ka bix dooonta InshalaaH niydyda hagaaji

  • @ahmettGorod

    @ahmettGorod

    Жыл бұрын

    zxp waa muddo dher aniga ahaan waxaa ila quman inaad tanaasusho yacnii pointa khilaaafka ka tanaasushid

  • @bahjafaysal1158

    @bahjafaysal1158

    Жыл бұрын

    Subxanalah 😢😢 wlhi dhimasho aqana 😢😢

  • @hanaqule9923

    @hanaqule9923

    Жыл бұрын

    Sorry wllo🥺

  • @ibtizaamqurux2412

    @ibtizaamqurux2412

    Жыл бұрын

    Sorry malaga guursaday huno

  • @bashiirmurzalapdirahman2571
    @bashiirmurzalapdirahman2571 Жыл бұрын

    Waayaheenii jacaylka Maalmihii wicitaanka Murankaad igu waashay Waan u xiisay wallaahi Weedhahaagiyo dagaalkaagii Naftu wey tabaysaayee Wax canaanto ma haysto Ama waaniyo maanta Waan dareemay maqnaantaada Dabadaa walbahaaray Hurdadii iska waayey Wadnihii i garaacan Wacadbaan marayaaye Waan ka laabtay wixiiba Imikaan ku wanaajin Wiiqo kaama ahaadoo Wacadbaan marayaaye Kaama weecanee kaalay Adigoon i waxyeelin Warankaa igu yaala Wax yar aad iga goysidee

  • @BilalHassan-us2be

    @BilalHassan-us2be

    10 ай бұрын

    Mashallah walal

  • @ayaanmuuse3240

    @ayaanmuuse3240

    7 ай бұрын

    War ma heestu qoray ayaad masha allah uleeday wax khayr me soo qo​@@BilalHassan-us2be

  • @farahadan3910

    @farahadan3910

    Ай бұрын

    Iminkaan ku wanaajin waqey kaama ahaado❤ waqey iyo weligey waa isku macno. Mahadsanid❤

  • @luliaden
    @luliaden Жыл бұрын

    Wax canaanta ma heyso ama waaniya maanta qofkii waalidkiisa waayay uun baa erayadaan garan kara💔😭😭😭😭 allow waalidkeyga u naxariiso

  • @zakariemohamed8279

    @zakariemohamed8279

    Жыл бұрын

    Ala aamiiin wll😢😢

  • @AbdifatahHashiHassan

    @AbdifatahHashiHassan

    Жыл бұрын

    Amiin

  • @hamdaabdule

    @hamdaabdule

    Жыл бұрын

    Amiiin 🥹

  • @nimcodow1230

    @nimcodow1230

    Жыл бұрын

    Ax walaal ameen ameen 😰😪

  • @nimcomahdi9979

    @nimcomahdi9979

    Жыл бұрын

    AMIEN AMIEN WLL😭😭

  • @abdirahmanibrahim2234
    @abdirahmanibrahim2234 Жыл бұрын

    2023 sanadkan sanadkii Rooda kayf iyo Haboon nuura weeye Yaa igu raacsan 👍

  • @amiira6653

    @amiira6653

    Жыл бұрын

    Me✌️

  • @mohamedsaid-vm1rb

    @mohamedsaid-vm1rb

    Жыл бұрын

    Rahma xasan is the more popular one😊

  • @CabdiwaliAden

    @CabdiwaliAden

    2 күн бұрын

    Aniga ku gu racsan

  • @CabdiwaliAden

    @CabdiwaliAden

    2 күн бұрын

    Deee

  • @cumarcismaan7672
    @cumarcismaan7672 Жыл бұрын

    Abwaanad Ismahan Araweelo Da,daada iyo maankaaga kala weynaa masha allah Maskaxda aad tuujiso maahan mid yar wacadala Heesahada waa heesa aan aad u fahma Dareen leh Eraya waadix ah oo cid waliba fahmi karta Heesa dareen leh oo qof waliba taabaneyso xitaaa xaasidka jaceylka waa mid isagaba dareemo Maanka iyo maskaxda allah ku barakeeyo Walashey Rooda keyf halkeedi ayaad dhigtay Cod wanagsan Jiliin maxaba leh 100% wax waliba Hawraar music sida u dhantihiin mahadsanidiin

  • @user-oe3gw7vu4c

    @user-oe3gw7vu4c

    Жыл бұрын

    😢

  • @AbdirizakAbukarGediYusuf

    @AbdirizakAbukarGediYusuf

    7 ай бұрын

    Cumar cismaan Mohamud *Cumeey* big legend No 7kii Midnimo iyo xfda H.berdo Ciyaaryahan weyn❤

  • @jonah6150
    @jonah6150 Жыл бұрын

    Woooh..🔥 wxkle way dhaafty best song baryahaba hees somali iguma socon laakin wxn wa wxkle wlhi layaab rooda kayf🔥✋🤟🏼

  • @LoomaTaliyaan
    @LoomaTaliyaan9 ай бұрын

    Heestaan qof aan ogahay baan badar cml usiin lahaa wllhi 😭💔😂

  • @nanabobo1167

    @nanabobo1167

    6 ай бұрын

    Murankisaba uxisey wllhi😢

  • @cabdikarimck9040
    @cabdikarimck9040 Жыл бұрын

    Wayeheeni jacayl ka Maalmihi wici taanka Muraankaad igu waashay Waan u xiisay wlahi!!!! Weedhahgii dagaalka Naftu way tebeysay Wax canaanta ma hayso Ama waaniya maanta Waan dareemay maqnaanta Darabadada walba haaray Hurdadii iska waayey Wadniihi igaraacan Wacad baan marayaaye Waan ka laabtay wixiba Imikan ku waanajin wakhti kama ahaado Kaama weeecane kaalay Adigoon wax iyeelin Waraan kaad igut aala Wax yar maad iga goysid Waan dareemay maqnaanta Darabadada walba haaray Hurdadii iska waayey Wadniihi igaraacan

  • @falismaxamed4009

    @falismaxamed4009

    Жыл бұрын

    😲😱

  • @hugdheh

    @hugdheh

    Жыл бұрын

    Dabada waa darabada ma jiree kk gadasha ama ka dibka waa walbahaaray cml

  • @mohamedjawad6775

    @mohamedjawad6775

    Жыл бұрын

    The legend

  • @hanihanka3875

    @hanihanka3875

    Жыл бұрын

    😭😭😭😭😭😭😭

  • @sharmaarkecawke8238

    @sharmaarkecawke8238

    Жыл бұрын

    Dabadaa walbahaaray weeye halkaad darbabadaa ka dhigtay zxp

  • @hiboahmed3892
    @hiboahmed3892 Жыл бұрын

    😭wandareemay maqnanta dabadaa walbaharaay hurdadi iska wayay wadnihi ii garacan adi moye wale ruux kale ii dhandhamii waa niyadayda iyo qalbigaygu aday ku racen illahow qlbiga no qaboyi walayal waxan inigula talin laha inad qalbiyadinaa ila lisan walhi jacayl xanun kulula miid aan lagula wadinaa kaba daraan illahow qof kasto dhawacan qalbiga uu dhaay yarabi😭😭🥺

  • @akmiishargsan5521

    @akmiishargsan5521

    Жыл бұрын

    Taasaan been ahayn 😥Amiin🤲 mcnto adigana alle qalbiga hakuu qaboojiyo 😢♥️

  • @ameirasalah5140

    @ameirasalah5140

    Жыл бұрын

    Amiin hppt

  • @munasaryarre

    @munasaryarre

    Жыл бұрын

    wlshei

  • @iqramaxamuud4810

    @iqramaxamuud4810

    Жыл бұрын

    Wlhi wan ilmeyey warun wlo

  • @munasaryarre

    @munasaryarre

    Жыл бұрын

    @@iqramaxamuud4810 hy wllo

  • @WllTafaalle-up5tp
    @WllTafaalle-up5tp Жыл бұрын

    Wax canaanto ma haysto ama waaniyo maanta qofkii waalidkiisa uun waayay ayaa erayadaan 🥰😍🙏❤️‍🔥💖💔❣️garan garto

  • @NasroXamud-lu6mf

    @NasroXamud-lu6mf

    6 ай бұрын

    😢😢😢😢😢

  • @user-dh6zd9ux7e

    @user-dh6zd9ux7e

    3 ай бұрын

    Haa wllhi😭😭😭😓

  • @nakibsaeedi711
    @nakibsaeedi711 Жыл бұрын

    From Afghanistan love somali music

  • @InfiniteFootballReactions

    @InfiniteFootballReactions

    Жыл бұрын

    Damn that's crazy

  • @essaalsomali2352

    @essaalsomali2352

    Жыл бұрын

    Daalin rag adag🤍

  • @maxamedrambo-nf8rd

    @maxamedrambo-nf8rd

    Жыл бұрын

    Population in Afghanistan if Allah say"have peaceful

  • @JamalharunJamalharun

    @JamalharunJamalharun

    Жыл бұрын

    Peace and love ❤bro

  • @user-xs9is5ky5k

    @user-xs9is5ky5k

    3 ай бұрын

    🇦🇫 ❤

  • @kaltunmalabo1874
    @kaltunmalabo1874 Жыл бұрын

    Waan dareemay maqnaantaada😓 Dabadaa walbahaaray 😫 Hurdadii iska waayay😥 Wadnihii igaraacan🤤 Wacadbaan marayaaye waankalaabatay Wixiiiba imikan mu wanaajin😭

  • @farxiyocadaawe2117
    @farxiyocadaawe2117 Жыл бұрын

    4:23 10/3/2023 Wn daremay maqnantina walalhey Abdikariim io Abdirahman allow idin naxariso💔😢😭😭🤲🤲♥️♥️

  • @NasroXamud-lu6mf

    @NasroXamud-lu6mf

    6 ай бұрын

    Alle ha u naxariisto😢😢😢😢

  • @faysasiciid1513
    @faysasiciid1513 Жыл бұрын

    Mashalah Wall Ilaahay Cod iyo Qurux Buu Isugukaa Daray Keep Going My Queen ♥️👸

  • @ZekiBerberaawi
    @ZekiBerberaawi5 ай бұрын

    Roda keyf one of the most talented Singers that l have ever seen ❤😊

  • @yaye_officail_3747
    @yaye_officail_3747 Жыл бұрын

    Ramadan Kariim Dhaman Umada Muslimka 22/3/2023 Malin arbaca ❤

  • @apdipazid______3665
    @apdipazid______3665 Жыл бұрын

    Heestan Apdiwasac kHaDar MoHameD Inu DuuBo Ayaay Ku FiinayD Coz Music-Gan Wxa FaHmaya Un Apdiwasac 😄💯 Maftuux MoHamouD Du'ale 🔥🔥

  • @alliitahar6926
    @alliitahar6926 Жыл бұрын

    Best voice wllhi buuhoodle ayan ka daawanayaa 10 march 2023 friday 11:12pm

  • @aafiyaahmed6840

    @aafiyaahmed6840

    Жыл бұрын

    Watching from Minnesota, Minneapolis at 9:16pm March,10,2023 Waa maalin Friday ah. Very lovely song

  • @shaakirhusein1281

    @shaakirhusein1281

    Жыл бұрын

    ​@@aafiyaahmed6840 watching from Hargeisa 11:30Am march 22 2023 maalin arbaca ah🙌

  • @Super-salman17
    @Super-salman17 Жыл бұрын

    Waan daremay maqnantaa Dabadaa wal baharay Hurdadii iska waayey Wadnihii igaramcay 🫀 Howrar 🔥👌

  • @abokorali7359

    @abokorali7359

    Жыл бұрын

    Dumarow 😅

  • @hanedhiat8224

    @hanedhiat8224

    Жыл бұрын

    Ma Canaan baad ubugtaa

  • @mohamedalimire6065
    @mohamedalimire6065 Жыл бұрын

    Rooda kayf Iyo Haboon nuura Inta tageersan Rooda kayf inay cod macan tahay is muujiyah🙆‍♂️🤕

  • @liibaancumarsiyaad1745
    @liibaancumarsiyaad1745 Жыл бұрын

    Qof walbo maalin buu garan doona Wanagagi iyo Canaantadii Waanadadii inataba Wnka xumahy wanku daaley Waannadaada Hadase ma awoodo inaan soo laabto😔

  • @Cabdijeex-vc8or

    @Cabdijeex-vc8or

    Жыл бұрын

    Cadb

  • @deyaye1932

    @deyaye1932

    Жыл бұрын

    Adu kaalay ,xageed haysatay .runbad u haysataa Malaha waxan . War waa qiiro Japan. Awraw. Ahaa.pooom

  • @ahmedjr7902

    @ahmedjr7902

    Жыл бұрын

    Waa qiso dhacday oo la qur qurxiyey 😂😂😂

  • @ayaanabdulaahi9514

    @ayaanabdulaahi9514

    Жыл бұрын

    Aaad iyo àad qof kasto oo aad ilaawdo wuusoo laaban doonaa maalin aad ka maarantay nasiib wanaaga lkn waxab um qaban kartid xilgaas

  • @gmukhtaarsnapchat4578

    @gmukhtaarsnapchat4578

    2 ай бұрын

    AX MAXAD SAMAYSAY WLL😭

  • @nourdennk1599
    @nourdennk1599 Жыл бұрын

    She came and conquered Somali female music🔥

  • @G0_n3

    @G0_n3

    5 ай бұрын

    she's fine as hell nothing more 😂

  • @ayoubxiireey3098
    @ayoubxiireey3098 Жыл бұрын

    Maalmihi wicitaanka Murankaad igu washay wan u xisay walhi 💔😭 Waan Dareemay maqnaantada dabada walbahare 🤏

  • @abdirahmanabdinur8178
    @abdirahmanabdinur8178 Жыл бұрын

    walaashay rooda kayf iska daa heesaha codkaaga macaan quraanka kariimnka ku akhri isaga ayaa ku anfacaya adduun iyo aakhira

  • @fatimamohamed8758
    @fatimamohamed8758 Жыл бұрын

    Waan dareemay maqnaantaada Dabada walbahaaray Hurdadii iska waayay Wadnihii I garaacann Wacad baan marayaaye Waan ka laabtay waxiiba Iminkaan ku wanaajin Wakhti kaama ahaado😥 Intaas yaa iigu dhaho😭💔

  • @Moahmmed_Ali

    @Moahmmed_Ali

    Жыл бұрын

    🥺🥺✋️

  • @maanqurxiye1

    @maanqurxiye1

    Жыл бұрын

    🤙

  • @farahfarah7425

    @farahfarah7425

    Жыл бұрын

    😅😊

  • @cabdirishidmaxamedjamac4820
    @cabdirishidmaxamedjamac4820 Жыл бұрын

    Waan dareemay maqnaantaa debadaa walba haarey hurdadii iska waayey♥️♥️♥️♥️♥️💜💜💜💜

  • @somaliyameni202
    @somaliyameni202 Жыл бұрын

    Wan daremay maqnaanta kaliya hestan waxa fahmi Kara jacaylkiisa oo meel dheer ka jira 🥺🥵❤

  • @madarpaazhe4734
    @madarpaazhe4734 Жыл бұрын

    Directorka Heesta Ayaa KhaLdaY Inanta Qiiro iyo Murug Qof ay Haysato ayey Ku wacneyd heestu Lkn wey qosLaysaaba Inantu Markay Leedahay "waan Dareemay MaqNaaNta👍 sida Kale waa Top Inantu

  • @MMario-iw7jt
    @MMario-iw7jt5 ай бұрын

    Heestani qalbiga ayay ixanuunjisay

  • @drmahadahmed516
    @drmahadahmed516 Жыл бұрын

    Hqblha heesaha sameeya fiicna hhh tnx to ismahaan arweelo❤❤

  • @hanamahamed4622
    @hanamahamed4622 Жыл бұрын

    Heestan waa boqolkiiba boqol rooda keef aadbay u codmacaantay ❤❤❤❤❤

  • @saeedhussein524
    @saeedhussein5244 ай бұрын

    The album manifests theatrical. classical & combination of contemporary music. like solos from India, and China. Naples on the whole the albumThe singer is supreme by all standards, with her attitude and swinging she can contest for an African queen of vocals. gratitude from the staff of SARAYAN MUSEM HARGEISA

  • @user-mk5zt3pt8b
    @user-mk5zt3pt8b6 ай бұрын

    Opop dhakh dhakh ❤❤ inaka musiga tumay faraha ka xidhan❤❤

  • @Abshirjm
    @Abshirjm Жыл бұрын

    So far so good Boyz Lets give her VOTE. The only one in somali music industry 🎶 nomination for this year 2023 winner RODA KEYF

  • @abdallahiddig3504
    @abdallahiddig3504 Жыл бұрын

    Another level hestan wa hesta kaliya aan kq fuqay ❤❤❤❤inta ka heshay love sar❤

  • @nalkakadiye7800
    @nalkakadiye7800Ай бұрын

    Heestan wxy tabanaysaah 2 qof o isjecel balseh kla tagay roda keyf colden voice

  • @saabir3667
    @saabir3667 Жыл бұрын

    Waan dareemey maqnaanta axsaN hees mcn iga dhe❤👌

  • @exmaamulaha6947
    @exmaamulaha6947 Жыл бұрын

    Fananada sanadka 2023 qabsan doonto kayf Golden voice🔥💖

  • @KingDaniel7
    @KingDaniel7 Жыл бұрын

    Cod +qurux+ style fanaaniintii hore ayayba igu dortay sida ugbaad aragsan najma nashaad haboon iyo qaar aanan hada xasuusan caadi ayay retirement qaata u dhahday balo 🤑🤑🤑✌️✌️✌️

  • @mariogujis372
    @mariogujis372 Жыл бұрын

    Inta qof ee ay heesta iyo cadkaa macaan kusocdan ee aanay naagtu umuuqan liketa ha ila dhaafina

  • @rooble1397
    @rooble1397 Жыл бұрын

    waa dareemay maqnaantaada ROODO KEYF DAREEN IGULA SHEEKEESO come on MUQDISHU SHARAFEEY

  • @Mohamed_Vlogs7
    @Mohamed_Vlogs7 Жыл бұрын

    team hawraar keep up lircs 100% Laxanka 80% music 99% team cameras 100% 🖐💯

  • @sahaljaamac-db3ex
    @sahaljaamac-db3ex Жыл бұрын

    Roda keyf walaal waad qurux badan tahay manshalaah ee ilaahey dartii u xijaabo waa iga talo

  • @suheybhassan8118
    @suheybhassan8118 Жыл бұрын

    Ereyada ismahan carawelo Codka roodo keyf Music m.cadced Soosaridi howraaar Wow 👌

  • @EngYurupian-bw4ie
    @EngYurupian-bw4ie Жыл бұрын

    Rooday heestadan wan ku haysta wale heer waxan marayaa aan iskaga cel ceshado ba wale😊❤

  • @longlifeabdi
    @longlifeabdi10 ай бұрын

    I am listening this song in sa’ada diin island in Awdal region

  • @abdiasiiskaliifahmed9399
    @abdiasiiskaliifahmed9399 Жыл бұрын

    runtii wa hees waxkale ah codka ka daran cajiib to cajiib rooda kayf🔥✔

  • @Abaasshakeeti3421
    @Abaasshakeeti34215 ай бұрын

    Still2024/03/07 time 01:35 haweenimo khamis ah🫡 Wandareeemay maqnaanta...🙆‍♂️

  • @saacidsaacid-bk9hz
    @saacidsaacid-bk9hz Жыл бұрын

    xaqiiq only vocal and voice gold hestan markan dhageys tay wxa igu si laba jibar may jcl iyo nasib ka u alla igu siyey xas keyga nolo sheyda filsan abdulahi ganaji wn ku jcl hay nolo sheyda

  • @zakiabdulkadir5241
    @zakiabdulkadir5241 Жыл бұрын

    Not a five star song but a five hearts one ❤❤❤❤❤

  • @ahmedfiiraan3383
    @ahmedfiiraan3383 Жыл бұрын

    Alxm ilahba Mahad iskaleh Oo wlshi ii asturay 🥰

  • @ugbaadabdinasir2456
    @ugbaadabdinasir2456 Жыл бұрын

    Qofki u horayaya ee dawada sido kalena like saray ayaaan ahay sidan heestan u suugaya ayaa cadeenaysa✋

  • @shariifyare4761
    @shariifyare4761 Жыл бұрын

    Erayadni waa ku qalbi dumar ka qubanaya ❤

  • @mariamaxamed15
    @mariamaxamed15 Жыл бұрын

    Wacad ban maryayee wan daremay maqnantada dabada walpaharay hurdadii iska wayay wadnihii igaracan aabo 😢😢

  • @cabdiraxmanbooyo
    @cabdiraxmanbooyo Жыл бұрын

    the one an only hawraar music production 🎶✌🏿😍

  • @deeqdalxoreye9881
    @deeqdalxoreye9881 Жыл бұрын

    Maftuux Cadceed iyo Adam on the beat labadaas Legand music udaa🙌🥰

  • @ayuuzhabdikadir8837
    @ayuuzhabdikadir8837 Жыл бұрын

    Quraan akhrista heesaha inaka daya please 😭❤️🙏

  • @iam.legendar

    @iam.legendar

    Жыл бұрын

    Horta adiga iskadaa

  • @saarayusuf
    @saarayusuf Жыл бұрын

    Qoftaan Fanka waa uga darey wlhi Toos dharka udhigatay😳

  • @naimapopgirl4067

    @naimapopgirl4067

    Жыл бұрын

    Taageera ku hel beey is leedahay malaha jaahilada xun

  • @Ceydaruus-xb4sq
    @Ceydaruus-xb4sq2 ай бұрын

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @sundusmaxamed-hp1qo
    @sundusmaxamed-hp1qo7 ай бұрын

    Ex kayga o qurux badnaday arkay habeen dhawayd 😢😂hada heestan ina u qaado rawaaa 😂😢❤

  • @shukriali7215
    @shukriali7215 Жыл бұрын

    No comment heesta miraheeda uma bogin codka ❤why Ex umma yeerto

  • @haliimomohamed9928
    @haliimomohamed992811 ай бұрын

    Waa dareemey Maqnaanta😢❤

  • @mukhtarmohamed1742
    @mukhtarmohamed1742 Жыл бұрын

    I am listening this magic song in Ainabo district. Cool enviroment

  • @SomalilandChannel
    @SomalilandChannel11 ай бұрын

    Naag qoodh ah kkk masha llah

  • @cabdirishidmaxamedjamac4820
    @cabdirishidmaxamedjamac4820 Жыл бұрын

    Alfanaan maftuux cadceed illaahay farsamada hawdaayo legend

  • @ugaaz
    @ugaaz Жыл бұрын

    RODO, HABOON & NASTEEXO DAYAX. ❤

  • @jaabirmohamed5765
    @jaabirmohamed5765 Жыл бұрын

    On fire Watching from Kampala 🔋 ❤

  • @hassanahmedjama321

    @hassanahmedjama321

    Жыл бұрын

    Jaabirow Ma Gurigii beerta Boqorka u dhawaa baad ka daawanaysaa 😂

  • @jaabirmohamed5765

    @jaabirmohamed5765

    Жыл бұрын

    @@hassanahmedjama321 Awowe wad umlysay

  • @jaabirmohamed5765

    @jaabirmohamed5765

    Жыл бұрын

    @@hassanahmedjama321 🤣🫣

  • @hassamhusseinofficial5917
    @hassamhusseinofficial5917 Жыл бұрын

    Muuqalka, muuqa iyo maqalka kooris kuba waa mar la arag. keep going gabadh SANAAG

  • @omaari9683
    @omaari9683 Жыл бұрын

    Qoor dheer masha Allah

  • @johnstonmtawali6013
    @johnstonmtawali6013 Жыл бұрын

    Even though I don't understand but this song is just a vibe especially the vocals 🔥🔥

  • @faadumoxuseen-yv4wd

    @faadumoxuseen-yv4wd

    Жыл бұрын

    .

  • @ayanomer9456

    @ayanomer9456

    Жыл бұрын

    To summarize, she’s basically regretting her past relationship. She’s telling him to come back please.

  • @MukhtarAhmed-ul2vk

    @MukhtarAhmed-ul2vk

    Жыл бұрын

    ❤❤❤❤❤❤❤😂❤

  • @salmuushcabdi866

    @salmuushcabdi866

    Жыл бұрын

    @@ayanomer9456 à1

  • @ayaanabdirahman5282

    @ayaanabdirahman5282

    Жыл бұрын

    ​@@MukhtarAhmed-ul2vkyyttrr

  • @mireaaryan5950
    @mireaaryan5950 Жыл бұрын

    Hawraarka Duula Xaalad Kale 🔥🙏

  • @axamedmaxamed3615
    @axamedmaxamed3615 Жыл бұрын

    Roda keyf horey usoco wll maxuma hestu 2023/3/9/ M1.5 bey gaadhi dontaa ho like

  • @ASTURANADEM123-fr2lz
    @ASTURANADEM123-fr2lz Жыл бұрын

    Maalmihii wicitanka morankan igu waazhaY wn ka raystay wlle😅😅

  • @Jack_cadnaan-u8i
    @Jack_cadnaan-u8i Жыл бұрын

    Codka iyo muuqa isma laha codka another level weey❤

  • @deenahspace7754
    @deenahspace7754 Жыл бұрын

    Waa qiray quruxdaada walaahi ❤

  • @abdirahmanhamud4321
    @abdirahmanhamud432110 ай бұрын

    msha allah gabadh aad iyo aad u cod macaan alle haku barakeeyo wlll qli❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @halimasharif4569
    @halimasharif4569 Жыл бұрын

    Maashalaah anigu heesta ma xiiseeyo laakiin Inantaas aad baan uga helay codkeeda maashlaah tabaraka Allah cod iyo quruxba Allah yaxfidak ♥ ♥

  • @ridwanabdirehman4489
    @ridwanabdirehman4489 Жыл бұрын

    Roda kayf & haboon nuura Waberida qarnigan🔥

  • @abdidahirofficial
    @abdidahirofficial Жыл бұрын

    Only Reer Somaliland 💚🤍❤️ Understands How To Use Their Voice... 🥺😁😎 hallo reer kaygii.. ismujiyaa dee.

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash Жыл бұрын

    Ale wuxuu yidhi isaga oo kahadlaya abuurista dadka لقد خلقنا الإنسان في أحسن تقويم Oo macnehedu yahay dadka waxaanu ka abuurnay suurad tii ugu toosnayad oo u qurux badnayd

  • @GodaWayn-tg9ov
    @GodaWayn-tg9ov8 ай бұрын

    Very nice

  • @afbile1
    @afbile1 Жыл бұрын

    she's an amazing singer for me and for most of Somali people

  • @suldanabdiaziiz5762

    @suldanabdiaziiz5762

    Жыл бұрын

    😢😢😅😅a

  • @suldanabdiaziiz5762

    @suldanabdiaziiz5762

    Жыл бұрын

    😢😢😅😅a2

  • @suldanabdiaziiz5762

    @suldanabdiaziiz5762

    Жыл бұрын

    😢😢😅😅a2

  • @suldanabdiaziiz5762

    @suldanabdiaziiz5762

    Жыл бұрын

    😢😢😅😅a2

  • @muuseibraahim8758

    @muuseibraahim8758

    Жыл бұрын

    🎉😮47r Rer really need 😮to for the and process world we have 🎉had 😮to wait a 🎉really 😮few 🎉😮47r to and the first 🎉of on in couple more weeks weeks really like 7th March is a fine really 😮and I'm going 😮😮😮😮to 47r with the first

  • @nadiraosman6726
    @nadiraosman6726 Жыл бұрын

    Beautiful girl and good voice ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @nazeem-px6le
    @nazeem-px6le Жыл бұрын

    Wan dareemyyyy maqnanta dabada walbahary hurdadii iska wayey mizz you aabo mcn😪😭😢💔💔

  • @user-pv2bz2ym1z
    @user-pv2bz2ym1z11 ай бұрын

    Rooda mashallah quruxda kudu yal allahumabarik

  • @SOMTRUCK480
    @SOMTRUCK4809 ай бұрын

    Wow another level👌 💯💯💯💯

  • @AbdiHamiid-kd7sr

    @AbdiHamiid-kd7sr

    5 ай бұрын

    😢🎉🎉😂😂😮😅😅😊😊

  • @kingkorNel77
    @kingkorNel77 Жыл бұрын

    What a voice 🔥 What a song 🔥 What a beat 🔥

  • @faaisomaxamedaxmed-jb6qy

    @faaisomaxamedaxmed-jb6qy

    Жыл бұрын

    Mcn sidookale

  • @susanbashir6184
    @susanbashir6184 Жыл бұрын

    dreemay maqnaanTaada😒💔

  • @maxamedsiciid883
    @maxamedsiciid883 Жыл бұрын

    rooda kafy waxay maraysa heestii 6aad Ee ay kalig soo qaday waan dhamaan heeso shidaan oo aan kala dhicin m.a laba heesod QOSLIYE midna DHAKO midna CABDI SHAKUR BAD MADOW midna BASHE BOGAAYE midna oo tana ISMAHA ARWEELO

  • @abdiwaasacqorshe7195
    @abdiwaasacqorshe7195 Жыл бұрын

    Extraordinary Course 🔥

  • @upinasirbicir5596
    @upinasirbicir55969 ай бұрын

    The best music and voice amazing ❤❤❤

  • @coztaofficial9340
    @coztaofficial9340 Жыл бұрын

    waan dremay maqnaantada dabada walbahaaray hurdadi iska wayyy wadnihi i garaacan broke heart😭💔🙈

  • @caashocali-kx4gk
    @caashocali-kx4gk Жыл бұрын

    Anigoo abwàn cagaf ah baan qatay heestan iyo fananadaba iyo laxankaba gabadhana waa ehulu///////

  • @yasir7210
    @yasir7210 Жыл бұрын

    Top ten❤ guuleeyso abaayo

  • @ahmedyasin6312
    @ahmedyasin6312 Жыл бұрын

    😮 what A voice !!

  • @hassanmaden-yd7ks
    @hassanmaden-yd7ks5 ай бұрын

    *aduuun waa soo dhamaaday 🇬🇧🤔*

  • @DjHunkyVevo
    @DjHunkyVevo Жыл бұрын

    waaaaaaaaaw

Келесі