RIYAD NIGHT & MUSTAFE DOLLAR 2021

Ойын-сауық

RIYAD NIGHT & MUSTAFE DOLLAR 2021

Пікірлер: 271

  • @marwaanhaashi2506
    @marwaanhaashi25062 жыл бұрын

    Lagend walhi weyaan fananka qudhee hees musalsal ah soo saray weyaan Best Fanaan tageero buuxda inta U ah All Fanaan Musatafe Dollar ismuujiya❤️👏

  • @aynle1423
    @aynle14232 жыл бұрын

    Xishood iyo Akhlaaq wanaagsan ayaa ka muuqata dushiisa reer burco fanka iyagaaleh aftahanimo muuqaal qurux badan laguma haysto one N Legend

  • @caskavlogs4973
    @caskavlogs49732 жыл бұрын

    Wuu cajabay nafluhu abti. ❤️👏🏽

  • @fadumoriyaad

    @fadumoriyaad

    2 жыл бұрын

    Aptigay❤️

  • @jamacalinhajjiahmed8780
    @jamacalinhajjiahmed87802 жыл бұрын

    Hadaanu Reer Beri Nahay Hargeisa waanooo Qurbo Weeye 😅😅😅😅

  • @Daaw8124

    @Daaw8124

    2 жыл бұрын

    Ceeeb Wryàaa 😂

  • @azmahayaanle1608

    @azmahayaanle1608

    2 жыл бұрын

    Hana ceeben warya😂

  • @lamajofficial2446

    @lamajofficial2446

    2 жыл бұрын

    Kusoo Dhawaada Qurbo Yaraha😅

  • @natureworld4148

    @natureworld4148

    2 жыл бұрын

    wa runtaa qurbahenu wa casimadena wana sharafta dalkenu inagu leyahy

  • @efoot-ball845

    @efoot-ball845

    2 жыл бұрын

    hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh

  • @apdijibaarhalaazi7386
    @apdijibaarhalaazi73862 жыл бұрын

    Waliga coment ma bixin wlhie youtb ah lkn ninkan waan ka haysan karri waayay mustafe dollar legend dheemanka fanka horo Usoco wll

  • @cilmiboodhari272
    @cilmiboodhari2722 жыл бұрын

    Hebla Waa La Guursaday AA Mustafe Ani Miyaad Heesta Ii Soo Qaaday😭😭

  • @maxamudsiciid4192

    @maxamudsiciid4192

    Жыл бұрын

    Xaqiiq😣

  • @hibaaqgobaad4574
    @hibaaqgobaad45742 жыл бұрын

    Mustafe dollar wllhi dhuuntisa wanka yabay masha allah music la aanta ayuu ku cod mcn yhy 🥰

  • @ahmethkaderofficial1639
    @ahmethkaderofficial16392 жыл бұрын

    Wlhi Anaa Ogaa Part1 Iyo Part2 Izagoo Laxanka ZaaraY Labadapa Oon La Tumin Yaa QaadaY AYaan Ku Nidhi Aniga iyo Ninkale Mustafe Doller Talent Man

  • @aadangaydh1954
    @aadangaydh19542 жыл бұрын

    Mar hadi aw burco ku dhashay waa legend

  • @thekingmohmeth1435
    @thekingmohmeth14352 жыл бұрын

    The one And only Legend Aylmer Legend ♥️🤴🏿

  • @zakinabuli3329
    @zakinabuli33292 жыл бұрын

    fananinta purco Khalid kamil iyo Mustafa dollar wa nimanka ugu akhalaaqda iyo codka fcn cadi maha

  • @cqaadirkhuburo9491

    @cqaadirkhuburo9491

    2 жыл бұрын

    Aabahood Cabdikariin cali shaah

  • @ayaanlemohamednourahmed2201
    @ayaanlemohamednourahmed22012 жыл бұрын

    Carabkaan laaladiyey oo dhareerka iga da'ay sidan codkisa u dhagysanayy😂😂❤

  • @abdulnasersaidalli1229

    @abdulnasersaidalli1229

    2 жыл бұрын

    🤣🤣🤣🤣🤣

  • @XafsoClcasiid33-pr2mh

    @XafsoClcasiid33-pr2mh

    6 ай бұрын

    😂😂

  • @sadaaminholyrics2086
    @sadaaminholyrics20862 жыл бұрын

    The One And Only Legend Mustafe Dollar

  • @daahirsimba8804
    @daahirsimba88042 жыл бұрын

    Wllzhy Faduma ismaciil🥀🩸 Good Progress🔐

  • @shaxanceero8080
    @shaxanceero80802 жыл бұрын

    Mustafe dollor waan qaatay waa fananka keliye aan qaatay🙏🏾🙏🏾🙏🏾🙏🏾

  • @vadumohxidigo1720
    @vadumohxidigo17202 жыл бұрын

    ♥️🤴fanaan aan iska jaclehey mustafe 🖇⛓️♥️

  • @sadamhassan9204
    @sadamhassan92042 жыл бұрын

    wow amazing

  • @esmahan143
    @esmahan1432 жыл бұрын

    Masha allah mustafe dollar🥰❤

  • @daacadofficial4664
    @daacadofficial46642 жыл бұрын

    Fadumo riyaad keeb going sister 😍😍😍😍

  • @block579
    @block5792 жыл бұрын

    Cumamadda lama hayzan karo Legeng wu ka tagay Legeng,dery👈🧭🇹🇷

  • @wiilhoog5753
    @wiilhoog57532 жыл бұрын

    Faadumo naga aamus aan dhageezano heezaha fananka wah 😂😂👊

  • @akramvlogsfilms4904
    @akramvlogsfilms49042 жыл бұрын

    Ninkani waa nin socday walhy legend 💯💯

  • @sabaadcali2935
    @sabaadcali2935 Жыл бұрын

    Mustafe ninka kliye heesihiisa iga qiiraysiiyaan 😊

  • @alishow609
    @alishow6092 жыл бұрын

    Faadumoy walahi mustafe codkiisu wuu iga gadan yahay ax yaa sawd❤💯

  • @abdulahialinor4172
    @abdulahialinor41722 жыл бұрын

    Heesta qeybta labaad ilmada haw qubin waa qiso anga ihaysta maanta❤🥺

  • @zakiyare3513

    @zakiyare3513

    2 жыл бұрын

    Sorry 😞

  • @odaymartinez

    @odaymartinez

    2 жыл бұрын

    🤣🤣

  • @najahfaarah9235
    @najahfaarah92352 жыл бұрын

    Mustafe dollar wxnksoosalamya gopolka ragga iskumagalo ayan nahay waligayna man arag naziip daro weynaa

  • @sakariyemuuse1377
    @sakariyemuuse13772 жыл бұрын

    Walaashay faadumo riyaad keep going

  • @daadir__9412
    @daadir__94122 жыл бұрын

    Legend heestii heblo waa laguursaday part 4 kaama hayno

  • @abdisamadabdullahi3614
    @abdisamadabdullahi36142 жыл бұрын

    Mustafe dollar fanka adu ku baahan yhy sxb keep going 💯💯💯🇸🇴

  • @natureworld4148

    @natureworld4148

    2 жыл бұрын

    rer somaliyow ninkan calan sharaf badan ayu leyahay maradina xune dhigale kala taga oo kuwina daba wata

  • @zekilyrics1767
    @zekilyrics17672 жыл бұрын

    kani fanaan dhaafye magac haloo bixiyo

  • @maryamcabdirisaaq4411
    @maryamcabdirisaaq44112 жыл бұрын

    Fadumoy adiga iyo mustafa dollar ba bosaso ayan idinka soo salamayaa 😇😇😇😇🥰🥰🥰🥰🥰

  • @user-yr4my2re3w
    @user-yr4my2re3w6 ай бұрын

    Mashalh

  • @wlltoni5
    @wlltoni52 жыл бұрын

    Mustaphe Dollar fanan aan tageero ❤

  • @ismaaciilboss7490
    @ismaaciilboss74902 жыл бұрын

    Gabay yar aan kasheegaayo.heesta. _Heestu.waa hadala shaydaaneey. _Kuwa hanuunka katay heeso tixaraacay. _Alaah inla xishoodo hadii umada la waayo. _ciqaab. aan hareen ayo alah ku hufaayee. 😭😭😭😭😭😭😭😭😭🇸🇴

  • @bbenacnac
    @bbenacnac2 жыл бұрын

    Legend musfta dollar 🤴🏾❤️ ❤️🤍💚🥰

  • @amaalqueen5981
    @amaalqueen59812 жыл бұрын

    Next saalax sanaag soo qabo riyaadey ama ali zaki ama qamar suugani

  • @nuurasaleeban4796
    @nuurasaleeban4796 Жыл бұрын

    Mashaalah prother wllhi codbaa haysaa👌alle hakuudayo zxp guul ban ku rajanayaaa🤗

  • @jannoomer7263
    @jannoomer72632 жыл бұрын

    Duriyada Hablaha reer Somaliland

  • @khadarxasan1464
    @khadarxasan14642 жыл бұрын

    Mustafa dollar Keep going bro

  • @miiraalemediapro
    @miiraalemediapro2 жыл бұрын

    Faadumooy wariyana waad tahay lkn barnaamijkiiba adaa qasay ee wixii dambe inaga hagaaji oo hala heesin fanaanka aad waraysanaysid

  • @muxiyadiincabdi1495
    @muxiyadiincabdi14952 жыл бұрын

    Aya yaaay codkiiyoo qofa 🥰🤩😍💥💢💯💫👏👏

  • @mohmetkhabiirkaofficial6022
    @mohmetkhabiirkaofficial60222 жыл бұрын

    Mustafe dollar legend 💯🙏

  • @yaxyekalar349
    @yaxyekalar3492 жыл бұрын

    The one And Only Lagend mustafe Dollar❤️❤️

  • @jamacalinhajjiahmed8780
    @jamacalinhajjiahmed87802 жыл бұрын

    Legend Mustafe dollar 💵🙌

  • @xamzexazanxamzexazan1490
    @xamzexazanxamzexazan14902 жыл бұрын

    Legend mustafe dollar and wllshay keep going

  • @darwiishboy6524
    @darwiishboy65242 жыл бұрын

    Legend weeye

  • @mukhtarzhaafi3952
    @mukhtarzhaafi39522 жыл бұрын

    Legend muztaphe dollor👍

  • @mohametxukumaawicabdi7536
    @mohametxukumaawicabdi75362 жыл бұрын

    Keep going

  • @abdiaziizmohamed5116
    @abdiaziizmohamed51162 жыл бұрын

    Legend 🖤

  • @sacdianugal1344
    @sacdianugal13442 жыл бұрын

    Wwww cod macaanaaa fanan buxa qaar markii bila music yihiin ciya bn dhagysn jirny hhhh wahbkaa naga kicisy legend

  • @argsanxaaji3539
    @argsanxaaji35392 жыл бұрын

    Maasha Alla doolar geesi weye

  • @Cabdiqanibulshawi
    @Cabdiqanibulshawi2 жыл бұрын

    Legend guuuleyso🥰👊❣️🤴👑

  • @thekingmohmeth1435
    @thekingmohmeth14352 жыл бұрын

    Mustafe dollar 👍

  • @caynidhalad9300
    @caynidhalad93002 жыл бұрын

    Masha allah my dadkaygii noolada

  • @najmalatei4076
    @najmalatei40762 жыл бұрын

    Eeshcala fanan Mustaf dolar🔥

  • @ducaaleabdi1509
    @ducaaleabdi15092 жыл бұрын

    Mustafe inaad bilaa music baad ku Wacnaan lahayd the one lengad

  • @hamsesuuriya5911
    @hamsesuuriya59112 жыл бұрын

    Legend 💯

  • @hamzeyaziin4930
    @hamzeyaziin49302 жыл бұрын

    Marku fananku heesayo yakhay ka aamus fadumay aan ku raxaysne 🙄😂😂

  • @maan5276

    @maan5276

    2 жыл бұрын

    Too inta O isla dawaneene. Yaa faduma naga aamusiya e tagantahay 😂😂

  • @apkaomart2030
    @apkaomart20302 жыл бұрын

    Mustafa keep going meel fog ayd gadhi donta wlhi 🥰🥰🥰🙏🙏

  • @nasriingaas399
    @nasriingaas3992 жыл бұрын

    inanku heesta marku qadayo inad ka amustay ahed fadumoy nag nag badnida😂

  • @baharh169

    @baharh169

    2 жыл бұрын

    U sheeg wllo naga aamusi 😂😂😂

  • @nimcohodanmohamed247
    @nimcohodanmohamed2472 жыл бұрын

    Mustafe dollar 💵 codkiisa ayaa cajaaiba 🥰🥰💯💯

  • @yousufabdirahmaanjama1861
    @yousufabdirahmaanjama18612 жыл бұрын

    26 December 2021 Malin jimca ah

  • @abdiladiifmohamed7749
    @abdiladiifmohamed77492 жыл бұрын

    12:18 garanaya garanaya Madiina kasoo horjeedka deero Cawan fadhiyaba😂😂

  • @homzesuniil4872

    @homzesuniil4872

    2 жыл бұрын

    Tima Jaraha Uuu Shegayo Mustafe Wa Caruuus Ninkii ka Xiirtay Uuun ba grnyeh😂

  • @theweirdo2187
    @theweirdo21872 жыл бұрын

    Heestii silsilada soo dhameystir abwaan

  • @farhanapdinour9371
    @farhanapdinour93712 жыл бұрын

    Next mursal muse omar 🖤

  • @FarOlle
    @FarOlle2 жыл бұрын

    Muztafe dollars keep going

  • @fikradkaabe
    @fikradkaabe2 жыл бұрын

    waa layabay

  • @ayaanhassan8743
    @ayaanhassan87432 жыл бұрын

    ninka kliyen heesihisa ku hystoh😅

  • @apdirisaaqpersio9833
    @apdirisaaqpersio98332 жыл бұрын

    faadumo riyaad next najma👍

  • @cabdalecawil6275
    @cabdalecawil62752 жыл бұрын

    Waa abwaan wlhy haduu heestaa iLkaha dabarka leh haduu leeyahay🤏

  • @SomGaming77
    @SomGaming772 жыл бұрын

    naa raga iska astur shaydaankii ku qaatay kuma dhigee

  • @mohamethasan8105
    @mohamethasan81052 жыл бұрын

    next Qamar suugani ♥️👋

  • @mohamedjama8914
    @mohamedjama89142 жыл бұрын

    Waar Niyow Naagtan Yaa Ka Aamusiita Fanaanka Cod xunoo niicey daba wadaa

  • @khadranalka5773
    @khadranalka57732 жыл бұрын

    Masha allha

  • @zoyamukhtaar6399
    @zoyamukhtaar63992 жыл бұрын

    Wl mustafe waan ku taageeraa sidaa u ogow markaad Aragto masagekayga

  • @hamdabarre3677
    @hamdabarre36772 жыл бұрын

    Masha allah xishood badan

  • @farhiakaftan7689
    @farhiakaftan76892 жыл бұрын

    Mustaf dollar allaha ku xafido Mi fv man

  • @apkaomart2030
    @apkaomart20302 жыл бұрын

    The one an only one ❤❤❤❤

  • @abdullahimahamed4550
    @abdullahimahamed4550 Жыл бұрын

    Hal mar Nairobi nogoo kena ninka

  • @nuurproofficial6758
    @nuurproofficial67582 жыл бұрын

    The legend mustafe dollar 🤑

  • @xafsaaxmed6488
    @xafsaaxmed64882 жыл бұрын

    Nex najma nashad like zar

  • @ahmedabdirisakdahir2055
    @ahmedabdirisakdahir20552 жыл бұрын

    Wow mustafe dollar big man

  • @zuhaybabdihakim3123
    @zuhaybabdihakim31232 жыл бұрын

    Fanankii fananiinta legend

  • @Kikiafcade
    @Kikiafcade2 жыл бұрын

    Waan soo laabte 800k igaadhsiiya

  • @mahrezabshir9593
    @mahrezabshir95932 жыл бұрын

    Libaxi burjiga hestay bisad buu u muqadaye ya powerkii qaty🥰

  • @sihaammaxed8257
    @sihaammaxed82572 жыл бұрын

    faadimo naga aamus yakhee

  • @falisgacal5289
    @falisgacal52892 жыл бұрын

    The legend mustafe dollar

  • @hamdacabdi1223
    @hamdacabdi12232 жыл бұрын

    Mustafe dollar legend hore usoco

  • @Natural.113
    @Natural.113 Жыл бұрын

    Legend of legend ❤

  • @shaficimaxamedxassan9382
    @shaficimaxamedxassan93822 жыл бұрын

    Dollarka Fanka✌

  • @MBmubaarig
    @MBmubaarig2 жыл бұрын

    walaashaye ama walaalkaye illahay darti igu soo booqda 5k igaadhsiya please 💓💕💕💕💓💕💓💕💓💕💕💓💓💕💕💓💕💓💕💕💓💕💓

  • @CARUUSFILMS
    @CARUUSFILMS2 жыл бұрын

    Pro Dollarka

  • @ayuulaosman9836
    @ayuulaosman98362 жыл бұрын

    Shukrn yariisey fanankygii bd isoo qabatee

  • @ahmedjr7902
    @ahmedjr79022 жыл бұрын

    Faadumo riyad

  • @hamdaapdirahman7965
    @hamdaapdirahman79652 жыл бұрын

    Qisaad Wan idinka sugayna ❤️❤️

  • @abdalleabdirahman1652
    @abdalleabdirahman16522 жыл бұрын

    Dollar the LEGEND

  • @footballskills7781
    @footballskills77812 жыл бұрын

    Waan taageeraa

  • @abdivatax_ajay8877
    @abdivatax_ajay88772 жыл бұрын

    💯👋 mustafe dollar

  • @yazinjeesto5587
    @yazinjeesto55872 жыл бұрын

    #mustafe_doller waxan ka codsanaya in uu page kisa noso shego si aan ula socono wixi cusub ee u so dhigo ❤🌹 #best_man🌹🌹🌹

  • @ahmedbukhari703
    @ahmedbukhari7032 жыл бұрын

    Next zalAaX zanaaG

Келесі