Riwaayadii DAB JACAYL KARI WA 🔥MAJAAJILO IYO HEESO

Riwaayadan waxa curinteeda lahaa
Abwaan Xasan X Cabdilaahi (Ganey) 1974

Пікірлер: 250

  • @mahamedzadiik1948
    @mahamedzadiik19484 жыл бұрын

    wooow riwaayadii qarniga yaa salaam waa labeentii fanka xidigta riwaayada aamina cabilaahi xidigta labaad sahra axmed jaamac legend abwaankii qarniga qalbiyada somalida hantiyay xasan xaaji cabilaahi

  • @amo6188
    @amo61882 жыл бұрын

    ilma Shiikh isxaaQ Ama IsaaQ Hadba zidaad u taqaanan Waa Qoyska kaliyeeH Fanka iyo Suugaantah Kootto ay ugu xidhnayd ilaa WaaagaaH iyo ilaaa Up to now 2022 Hargeisa Hoyga fanka Soomaliyeed Riwaayadana Waxa iska leh Adeerkay XazzaN GeneY Alx dhalasho uma ciil QapoH😎😎😎🤗

  • @ayoubgelgaxshe4866
    @ayoubgelgaxshe4866 Жыл бұрын

    Ruwaayad qiimaheeda iyo qaayheeda wadata Wixii hore wanaagsanaa ALLA YA CIZAK♥️🙏

  • @cabdiqaadirjaamac1076
    @cabdiqaadirjaamac10762 жыл бұрын

    Caruurtaa yaryar ee qosqoslaysa qaarbuu afweyne laayay kolkii danbe 1988 dagaaladii waqooyi kadhacay allaa yaraxma waan qiiro ooyaa kolkaa xasuusta

  • @warwacaalmedia6180

    @warwacaalmedia6180

    2 ай бұрын

    Beenaale, afweyne mallaynee Cabdi raxman tuur iyo cigaal baa laayay hadey cid laysay.

  • @hassanshiine1374
    @hassanshiine13744 жыл бұрын

    Dabjacayl kari waa..ruwaayadii ugu horeysay ee lagu dhigay tiyaaterka hargysa markii uu dhamaaday dhismihiisu, ka hor tiyaaterkana lagu soo bandhigay beerta xoriyada hrgysa.waxaanse xasuustaa ruwaayadan in reer hargeysa ay ka xiiso dhici waayeen aad-na loogu soo celceliyey wakhtiyo kala duwan

  • @caydaruusmaxamuudguure597
    @caydaruusmaxamuudguure5972 жыл бұрын

    Xikmad cajiiiba ah ayaa ku jirta riwaayadan abwaanka sameeyay ilhy caqliga ha u barakeeyo xasan ganey

  • @cabdimaaliksiciid6806
    @cabdimaaliksiciid68062 жыл бұрын

    Waah waah waa xigmad miiran waana mahadhooyinkeena taariikhda galay

  • @faisalomar4104
    @faisalomar41044 жыл бұрын

    Waayo waayo illaahow inta dhimatey u naxariiso inta nool na noo xaafid waxaas baa fan la gaadhahaa

  • @abdirashidmaxamed4665
    @abdirashidmaxamed46654 жыл бұрын

    OLD IS GOLD aad baad u mahadsan tahay sida aad noola wadaagtey riwaayaddaa dahabiga ah haddii aad hayso riwaayadihii hore sida: dhedo roob noqon weydey, nala wadaag adigoo mahadsan .

  • @roblemaer4834

    @roblemaer4834

    4 жыл бұрын

    Maalmahan oo dhan Old is Gold baan raadinayay. Illeen magacii baad beddeshay.

  • @roblemaer4834

    @roblemaer4834

    4 жыл бұрын

    Mahadsanid. Waa rukuntay channelkan oo waan helaa wixii cusub. so fiican umaan dhaadin in magaca la beddelay. Kan cusub baaba ka sii wacan.

  • @MohamedAhmed-jl6hm

    @MohamedAhmed-jl6hm

    8 ай бұрын

    25:03

  • @cismaanaxmed756
    @cismaanaxmed756 Жыл бұрын

    Waa riwaayadii dab jacayl kariwaayay iyo hoobaladii waabari abwaanka lahaa xasan ganay

  • @somalipure8835
    @somalipure8835 Жыл бұрын

    Maxamed aadan Dacar Maxamed Cumar Huryo Sahra axmed jaamac Axmed Cali Cigaal Basbaas Maxamed Yusuf Xasan X Cabdilaahi (Ganni) Cabdi Bacalwaan Aamina Cabdilaahi

  • @youngdhegbour8919
    @youngdhegbour8919 Жыл бұрын

    Waa riwaayad aan qiimaheeda af lagu sheegi karin Allah haw naxariitso intii dhimatay uu kaw ka yhy Maxamed cumar huryo Maxamed yuusuf cabdi Sahra axmed Cabdi cali bacalwaan Basbaas Inta noola allah cimriga haw barakeeyo Maxamed aadan dacar Axmed cali cigaal Xasan ganay oo imika xanuun u jiifa Alle ha caafiyo Aamina cabdilaahi Waa riwaayad aanan ka daalin dhegaysigeeda 06/09/2022

  • @cabdiqaadirayaanle8382

    @cabdiqaadirayaanle8382

    Жыл бұрын

    Young Dhegbour dhamaan intii ku jirtay riwaayada qoladii muusikada iyo laxameeyihii heesaha iyo jilayaasha , fanaaniinta rag iyo dumarba marka laysku wada daro waxa ka nool 3 qof oo kaliya Abwaan Maxamed Aadan dacar iyo abwaan xasan_ganay iyo axmed cali cigaal inta kale dhamaan alla ha u wada naxariisto

  • @dekosharaf6823

    @dekosharaf6823

    4 ай бұрын

    Allaha uwadanaxaristo anagana hanoga daba naxaristo

  • @abdiyusufabdi157
    @abdiyusufabdi1572 жыл бұрын

    ceesh Calaa RuwaYad IlhY HA u Naxariisto inTii DhamateY InTa Noolna Alle Ha Dhowro

  • @adamali8966
    @adamali89664 жыл бұрын

    1:07:29 #AXMEDSALEEBAANBIDDE "Raggana kiisa duqoobiyo, Daba-dhuub dhejis qaatayo dusha naag uga eegiyo, diritoor haysta xafiisooo daldalaaya hablaa’iyo, doqon xoolo kabuuxoo illaahay duunyo udhiibayoo dibiroo iska naaxiyo, kuwa dooxa kadhaanshee dameeraa raranaayiyo, dubjirka seexda gidaarka. Iskusoo wada duuboo Sheekha daakirayee Diinka Eebe yaqaanee waxba aan kudaraynee daacadaan ujeclahay. Dumarka baan ku idhi. Dumarkana koofiyad dhuubta makhribkii isdalaysee, bootarka iskala daasha’ee, dahabka isku guraysa’ee, aad madaxa buul dumay moodo’ee, Dhaqankeena dilaysee, iyadoo dirindiir ahoo mijuhu ay dirxi yihiin dabadeed islulaysee, raguun dookha jacaylkiyo laduljoogta XABIIBI. Magaratay? Iyo mid rugteedaba diidayoo, debeduun lagu baabayoo, ninkeedii ay isdileenoo, kadoonaysa waraaqdoo, diric laabtu banaantayoo caloosheeda dushaasiyo daaqad aad ka arkaysiyo, dabayl soo xidhanaysoo, Diiriyow maad qabataan, dawladaan tegayaa, meherkiina u daayay, dadow yaa iiga miciina dididii dididii duryamaysa intaas. Duryamaa layidhaa. Iyo Carmal daadisay dhowroo, ubadkii udacal joogoo, daar kiraysatay waynoo, maqsinna, daas, kasamaysay, midna, loogu, dekeeyo, danbiil, Qaad ahna, haysa, ninkii, doona, marqaana, eeg! Calashaan aaheeya. Ninkii doona Marqanna udabraysa buraashadoo, iyadu Diinal Fuluus ahoo, waxkale aan dan kalhaynoo aanu deeqin wanaagu. Iskusoo wada duuboo daacadii Rabbigay waaba laygu dilaayoo wajigaan kadadbaayo ummadaa igu duqeeyee, mid yaroo dugufsanoo digsi reer ka halowdayiyo aad dabool dheri moodo ay daqiiqda iyo shaaha iyo sonkorta udirtaanoon aqalkooda docdooda iyo daaradaba dhaafinoo doqonna aan lagu sheeginoo, garanaysa danteeda duulkaas baan...” Aniga laftaydu ka helaa 😀

  • @aliwayeel8523

    @aliwayeel8523

    4 жыл бұрын

    Dacar muadinkaa uu sheegay 1974 ayu noqday abwanintu waxay sheegan waa la arka surwalka daba dhuubka iyo dumarka uu sheegay ee noocyada badanba hadaa khadyan laga taagan yahay

  • @abdullahiahmed9129

    @abdullahiahmed9129

    3 жыл бұрын

    Ninkaasi waa axmed saleebaan bidde , maaha dacar.

  • @mohamedcawo9665

    @mohamedcawo9665

    2 жыл бұрын

    Sxb riwayda ay ku jirto hiista naftaydaay waxaad raaxo moodaba kuu raadshay oo hilay

  • @qasimmohamed1338
    @qasimmohamed13384 жыл бұрын

    Riwaayad cajiib ah, heeso xul ah, iyo codad aad u macaan

  • @caamirahmed666
    @caamirahmed66611 ай бұрын

    Riwaayad qiimo badan dab,jacayl kari waaa

  • @daadmadheedhdhux9482
    @daadmadheedhdhux94822 жыл бұрын

    xasan ganay haduu abwan jiro waa isaga dhaqnka deeganka allle cimri dharar iyo caafimad ha siiyo

  • @jacfarxiis6564

    @jacfarxiis6564

    5 ай бұрын

    Xñmj luv

  • @GareenMedia
    @GareenMedia4 жыл бұрын

    Esh calaa Riwaayad. Waayowaayihii Wacnaa, waad mahadsan tihiin. Koley wax uun baa ka maqan riwaayada oo intan ayaad hesheen. Waxaan hubaa haddii aad loo baadi goobo in la heli karo. Waan xusuustaa sidan ayaa Rikoodho loogu duuban jiray habeenada ay soo bandhigayaan fanaaniintu. Waa taariikh wax ku ool ah, faa'idona u ah jiilka cusub.

  • @haniahmed3481

    @haniahmed3481

    4 жыл бұрын

    In badan baa maqan

  • @cumarcawke6539
    @cumarcawke65394 жыл бұрын

    Mnsha allah riwayad qiimo badan leh wxana lahaaa abwan an ku tiriyo raga somalida ugu mudhaha wa wayn uguna qalisan abwan xasan genay

  • @jamalskp7280
    @jamalskp72802 жыл бұрын

    Abwaan xasan geneey cimri dherer iyo caafimaad ku waar

  • @daruurcuratay1969

    @daruurcuratay1969

    Ай бұрын

    Xasan ganeey ma leh Ruwaayadda isuma qaddo Sangub ayaa lahaa aun.

  • @qasimmohamed1338
    @qasimmohamed13384 жыл бұрын

    Weliba waxaan aad uga helay sida ay musikiistayasha u garaacayaan. I’m from Afgoye

  • @nabadraadshe

    @nabadraadshe

    4 жыл бұрын

    Xaafadda dhagax tuur, Xaawo taako mise damalleey?.?

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari Жыл бұрын

    Riwaayad Qiimo badan dab jacayl kari waa. Allow u wada naxariiso intii dhimatay🤲

  • @SuperAbdul0000

    @SuperAbdul0000

    Жыл бұрын

    dab jaceyl karin waa

  • @Burcaawi2010
    @Burcaawi20103 жыл бұрын

    Waayo waayo aad baad u mahadsan tihiin walee waa murti iyo madadaalo, xikmad markaasay jirtay iyo waxa dadka yidhaahda fan baan naqaanaa ku hadaaqaan

  • @awkodahir2019
    @awkodahir20194 жыл бұрын

    MAANSHA ALLAAH OLD IS GOLD PLZ SOO RAADI BAD JACAYL BADANAA PLZ AND PLZ SOO RAADI WAAD KU MAHADSANTAHAY XASUUSTA BADAN EED SOO GELISO

  • @abdirahmansheekh5525
    @abdirahmansheekh55253 жыл бұрын

    Ilaahay naxariistii jano haka waraabiyo walaashay iga wayn ayaa ruwaayadan ii kaxaysay oo gacanta i qa

  • @maxamedaadam3354
    @maxamedaadam33543 жыл бұрын

    waa Ruwaayadii ugu horeysey ee HASSAN GANEY

  • @alibare5106
    @alibare51063 жыл бұрын

    Ahmed Nur jaangaw ayaa laxanka saaray heesaha badankooda AUN

  • @engabdikaniali

    @engabdikaniali

    Жыл бұрын

    Bacalwaan iyo axmed cali cigaal baad u badnaa zxp sida bacal waan waraysi ku bixiyay

  • @cabdiwahaabxasanceli4929

    @cabdiwahaabxasanceli4929

    5 ай бұрын

    Beentaa ma aha allaaya raxma raaximiin illaahay janadii haka waraabiyo axmed nuur iidow jaangow nin culus

  • @qasimmohamed1338
    @qasimmohamed13384 жыл бұрын

    Walalahay reer Somali waxaad leedihiin abwano iyo fanaaniin aad qaali ah

  • @qasimmohamed1338

    @qasimmohamed1338

    4 жыл бұрын

    Somaliland Tayda hadaan af Somali wax kuugu qoray ma qabiilkaan ahay baad rabtaa inaad ogaato, sida caadada u tahay reer Somali land.

  • @asmaabdulkadir2003
    @asmaabdulkadir2003 Жыл бұрын

    Ninka ku matalaya riwaayada qumane magaciisa hala ii sheego❤

  • @MaxamedAbdilaahi-xl6yg

    @MaxamedAbdilaahi-xl6yg

    Жыл бұрын

    Bacalwaan

  • @barnihajiali4896

    @barnihajiali4896

    Жыл бұрын

    Wa ahmed cali cigal

  • @abdimalikmahamud1963

    @abdimalikmahamud1963

    6 ай бұрын

    Axmed cali Cigaal

  • @WiilkaMagaalka-oo1od

    @WiilkaMagaalka-oo1od

    5 ай бұрын

    Axmed cali cigaal

  • @qasimmohamed1338
    @qasimmohamed13384 жыл бұрын

    Walaal aad baad ugu mahadsan tahay riwaayadan

  • @waarimeysidewanaag8847
    @waarimeysidewanaag88474 жыл бұрын

    👏👏👏👏👏👏👏👏👏👍👍👍 RIWAAYAD DOWLI AH LAGUNA LEBISTO GOLOYASHA DHAQANKA

  • @Crisaq143
    @Crisaq143 Жыл бұрын

    Riwaayada markad so galinayso Cidii lahayd iyo Tariikhda sok raaci thnks

  • @qooqane65
    @qooqane652 ай бұрын

    Waaaaaaw Maxaa la dulsaaraa Wale fankii wadankii buu raacay

  • @kadarhashicali1717
    @kadarhashicali17172 ай бұрын

    Riwaayada waxaa lagu dhigay beerta xoriyada 1974 kii xasan gani Riwaayadiisii ugu horaysay

  • @puresomalilander6951
    @puresomalilander69513 жыл бұрын

    Illaahow intii dhimatay u naxariso inta nool cisi ku noolee wlee idinko kle dib looma heli doono

  • @aflaxflash9863
    @aflaxflash98634 жыл бұрын

    Waaw anigu riwaayadan dab jacayl waxaan ka hayaa laba cajaladood oo midi lixdan tahay midna iyadoo ka dheer oo sagaashan ah cajaladihii hore iyo riwaayado kale oo ay ka mid tahay riwaayadii hagardaamada guurka ee uu sameeyay Yusuf qurbaawi oo dhamays Tiran iyo qaar kale oo riwaayadihii hore ah oon Ku fara adaygay oo cajaladii yaryaraaya iyo suugaan kaloo heeso ka mid yihiin oo shan boqol oo cajaladooda qofkii xiisaynayaa haylasoo xidhiidho hargaysaan ku hayaaye

  • @aflaxflash9863

    @aflaxflash9863

    4 жыл бұрын

    @@waayowaayihiiwacnaa Wll waan hayaa cajaladahaa laakiin waxaan ka xumay inaan hada joogo ugandha Kampala cajaladahana mudo badan baan ururinayey anoo Nairobi Kenya jooga markaa wakhti aan ugandha usoo wareegayey ayaan hargaysa qof tegayey u dhiibay laakiin way yaalaan gurigayaga waxaanan rajaynayaa inaan hargaysa kusoo laabto insha allaahuye ma reer hargaysaa tihiin idinku Bal fbuuga aynu kasoo wada xidhiidhnee igu soo darso si aynu toos isu waraysano fbuugaygu waa aflax flash Markaad fbuugayga igusoo darsato fariin iisoo qor si aan kuu garto insha allaah mahadsanid sxb

  • @suudicismaan8106

    @suudicismaan8106

    4 жыл бұрын

    Walaal ma soo hadli kartaa

  • @user-sc7du8tf9v

    @user-sc7du8tf9v

    4 жыл бұрын

    @@somalilandtayda3765 hhhhhh maya ayaan umalayn nina lcg kama raadinaya tariikhdabumada somalia

  • @abdirashidmaxamed4665

    @abdirashidmaxamed4665

    4 жыл бұрын

    Aflax Flash sxb anigaa u baahan riwaayadahaa aad sheegtay ila soo xidhiidh

  • @AhmedMohamed-tn5yg

    @AhmedMohamed-tn5yg

    4 жыл бұрын

    Haye. Aflax Inshalaah

  • @mohamedmohamedahmed2886
    @mohamedmohamedahmed2886 Жыл бұрын

    Ilaa iyo maalintii ay ruwaayadani soo baxdey dadka badankoodu magaca ruwaayada wey qaldaan, magaca dhabta ahi waa ( dab jaceyl karin waa ) .

  • @ismailalihasan9519

    @ismailalihasan9519

    4 ай бұрын

    Wlh waa runtaa bro ilaa & hada bey leehiin Dab Jcl Kari waa

  • @kywavey3166
    @kywavey31663 жыл бұрын

    Qowlkoo aad u howriyo; Ubaxoo qawaaji cad; Manku qariyey geedaha Qoortiyo galgalintuna; Qayan tahay xareedii Kayntuna qarsoontahay Halkaad qoobka saartana; Biyuhu ay qulqulayaan; Qalamaayo ay taal; Qalaacada jaleecada Isha kugu qac siiyaa Dhamidayba qaadee...

  • @mohamedyusuf5372
    @mohamedyusuf53724 жыл бұрын

    hi good thanks

  • @calawicaynaan1881
    @calawicaynaan18814 жыл бұрын

    Waaya waayihii wacnaa mr. Axmed saleebaan bide thanks maadaama aad ka shaqaynayso ururintii sugaantii aan lahayn oo anuu aan aaminsanahay hadaydaan u kicin waqtigaa adiyo aabwaanintii kale ee ree waqooyi aynaan lahaaneen suugaan aan ku faano mahadsanid kun jeer

  • @jamalskp7280
    @jamalskp72802 жыл бұрын

    Waan xasuustaa baytariga waxaa tumaayey Cadalooli boongada yarna xale sagsoofanka maxamed saleebaan Ayaan xasuustaa kiintaarka cabdiqaadir

  • @puresomalilander6951

    @puresomalilander6951

    Жыл бұрын

    Riwaayadan NINKA KITAARKA TUMAYA MXAA LADHAA SXB

  • @user-uv1xx8fr3m
    @user-uv1xx8fr3m9 ай бұрын

    Xertu waa tan.❤qulunquul🎉

  • @maxamedkoosaar8905
    @maxamedkoosaar89054 жыл бұрын

    Waayo waayo waxas aya fanaan ruwaadba ahaa

  • @mpabdikadermohamed4623
    @mpabdikadermohamed46234 жыл бұрын

    Yaa haya bad jacayl badanaa oo dhamaystiran

  • @cumaryusufabdilahi7050
    @cumaryusufabdilahi70504 жыл бұрын

    Walee murti iga dheh riwaayadii dabjacaylkara

  • @qasimmohamed1338
    @qasimmohamed13384 жыл бұрын

    Hees hees ka dhacdaa ma jirto

  • @foosiyaali3399

    @foosiyaali3399

    4 жыл бұрын

    waa run 😍😍😍

  • @mpabdikadermohamed4623
    @mpabdikadermohamed46233 жыл бұрын

    Waxan ahaa 9 jir waxaanku galay beer trading xoriyada waxan moodayey run

  • @libanwarsame5428
    @libanwarsame54284 жыл бұрын

    Waayo-waayo.

  • @puresomalilander6951
    @puresomalilander69513 жыл бұрын

    Inkastaanay waa eri kla dhici jirin lkn markay #STAGE masraxa la taganyey AMINA CLHI laguma gaadhi jirin

  • @abdulkarimdahir5022
    @abdulkarimdahir50228 ай бұрын

    Qalibaaga Sooguri qalanjooy kumaan odhan qalabkiina maan dhigin. Qalanjadu malaha waa Soomaali galbeed iyo NFD.

  • @mukhtarabdirahman7574
    @mukhtarabdirahman75748 ай бұрын

    Waayo aragnimadii ugu ilbaxsanayd somaalida

  • @hamdafarah9127
    @hamdafarah91274 жыл бұрын

    Riwaayada waxaa iska lahaa xasan xaaji abdulahi xasan ganay

  • @maanobaaruud9007
    @maanobaaruud900713 күн бұрын

    Asc. Waxaan chanelka ka codsanayaa heestii uu qaadi jirey faarax guuleed samatar. Waadigan is dooxee Mindi daabka haystee Badu Kula dagaysee. Awrkii dabar lahaa dhaca Hooy hooy waar hooy Waxa Cuna dugaagee

  • @axmedcilmirabiile1398
    @axmedcilmirabiile13983 жыл бұрын

    Waayo waayo

  • @curaybahasan5621
    @curaybahasan5621 Жыл бұрын

    (Dab jacayl karin waa) wayaan riwayadan magacedu

  • @ahmedosmen457
    @ahmedosmen457 Жыл бұрын

    Sidaan ka maqlay dad badan oo fanka ku xeeldheer , Dab Jacayl Kari waa . waxay noqotay Ruwaayadii ugu fiicnayd Ilaa 300 ruwaayadood & ka badan oo 1970-1986 la sameeyey kooxo badan, abwaaniin iyo fanaaniin ama muusigiisteyaal somali ahaa oo weliba 85% ka soo jeeday Somaliland... Sanadahaasi waxay ahaayeen markii halkii ugu saraysay uu gaadhay fanka dadka afsoomaaliga ku hadla (The beak)

  • @calawicaynaan1881
    @calawicaynaan18814 жыл бұрын

    Waaya waayihii wacnaa ruwaayadii aad isu duba ridkeeda lahayd ee garjacayl ha la qaado miyaad waaydey waanu kaa sugaynaa waayo kooxdii aad adigu lahayd mida kale qaaqay gobolkuu u dhashay rag baanu ku muranee

  • @osmanb8446
    @osmanb84464 жыл бұрын

    Rikoodhka cajalada lagu duubay waxaad mooddaa inuu qaybta muusiga laga tumayo yaalley waayo muusigu waa kiyaaro, codkuna waa fog yahay.

  • @qasimmohamed1338

    @qasimmohamed1338

    4 жыл бұрын

    Osman Ali waa runtaa, fasiix

  • @khalafyare8491
    @khalafyare84917 ай бұрын

    cigaal all the best

  • @user-sc7du8tf9v
    @user-sc7du8tf9v4 жыл бұрын

    Sahra ahmed iyo bacalwan caadi mahan hhhhhhhj

  • @waarimeysidewanaag8847
    @waarimeysidewanaag88474 жыл бұрын

    😀😃😀😀😀😀😀😀 Sumuli sigaarakkkk

  • @abdalladahir2559
    @abdalladahir25594 жыл бұрын

    Beri samaad waa badnaa se, nolol ayaa ka badatay😍😍😍😍😍

  • @maxamedsiciid8281
    @maxamedsiciid82814 жыл бұрын

    Ruwaayad aad u qiimo badan waayo waayo iyo murti hadal dhamaystiran

  • @alijama7661
    @alijama76614 жыл бұрын

    Qalax waa guduudo aun shamis abokor Sawarkeedu .kama muuqdo meesha

  • @AhmedSaad-lq2bs

    @AhmedSaad-lq2bs

    3 жыл бұрын

    waa hibo maxamed bro

  • @cilmibihi8745
    @cilmibihi87454 жыл бұрын

    Riwayado waa ku wii hore

  • @mpabdikadermohamed4623
    @mpabdikadermohamed46234 жыл бұрын

    Xasan galni ilahow Nokia daa waxanku daawaday 1974 beat xoriyada qawdhanbaa keeney

  • @osmansufi4066
    @osmansufi40668 ай бұрын

    Heesta qalanjo waxa leh abwaan kaneeco oo riwaayada ku daray sidaa ula socda

  • @mustafeali3626
    @mustafeali36264 жыл бұрын

    MashAllah walaalkay waxaad na xasuusisay waayo waayo hadaad heshid majaajiladii dhado roob noqonwayday aad bay iyana u fiicnayid waad mahadsantahay 👍🏽🕌🌴

  • @abdibashe567
    @abdibashe5674 жыл бұрын

    Waah waah Riwaayadan heeska (QALBIGAAG SAW GURI QALANJOOY KUMAAN LIHI) waxaa sameeyay (Allah haw naxriistee maxamud foose(kaneeco) oo riwaayado badan ka soo qayb qaatay.

  • @mohamedhussein7175

    @mohamedhussein7175

    4 жыл бұрын

    Xasan Ganey baa leh riwaayadaan

  • @abdishakurabdi5190

    @abdishakurabdi5190

    3 жыл бұрын

    @@mohamedhussein7175 heesbuu shegayaaa

  • @abdirashidmaxamed4665
    @abdirashidmaxamed46654 жыл бұрын

    Aflax flash sxb anigaa u baahan riwaayadahaa aad hayso wixii kharash ahna diyaar baan u ahay mobile lambarkaaga halkan nagula wadaag mahadsanid.

  • @maxamedsalaad5936
    @maxamedsalaad59363 жыл бұрын

    Dab jaceyl kariwaaye waxaa la dhigy 1974

  • @qasimmohamed1338
    @qasimmohamed13384 жыл бұрын

    Heesta ugu horeysa ee Axmed Cali Cigaal iyo Aamino Cabdullahi, laxankeeda aadka u macaan waxaa keliya oo lahaan kara laba laxamiiste Cigaal ama Axmed Nur Jangow siday ila tahay

  • @ahmedabdi4731

    @ahmedabdi4731

    4 жыл бұрын

    Jaangoo ayaa leh.

  • @abdiqaniismaaciilismaaciil3849

    @abdiqaniismaaciilismaaciil3849

    4 жыл бұрын

    Laxamiistayaashii waaberi inta nool macalimiin jiilka cusub haka faaiidaysto sii loosooceliyo fankii hore sida siciid xarawo cigaal sabriye jiir jiim iwm

  • @abdiqaniismaaciilismaaciil3849

    @abdiqaniismaaciilismaaciil3849

    4 жыл бұрын

    Heesta heesaha soomaliga ugu laxanka cajiibsan fanaaniin badan baaqaada waxaana layiraahdaa mawgocatay gacaloow

  • @abdiqaniismaaciilismaaciil3849

    @abdiqaniismaaciilismaaciil3849

    4 жыл бұрын

    Riwaayada ugu cajiibsan waa hadimada guurka oo ayku jireen 10 too stars mudana aktarada lamiisaamayay

  • @abdullahihersi1188

    @abdullahihersi1188

    4 жыл бұрын

    @@abdiqaniismaaciilismaaciil3849 Heestaas aad sheegayso waxaa la dhahaa "Gocosho" waxaana wada qaada Cigaal, Hibo Mohamed iyo Maryan Mursal waxaana heesta dhadhan u yeelay Saxsoofan Balo ah oo ku jira. Waxaana heeestaas miraheeda sameeyey Nin Reer Sool ahaa oo la oran jiray C/casiis Daqare oo Macalimiintii hore ahaa halka Laxankaas qiimaha badan ee heestaas saarnaana uu ku laray Fanaan Cigaal. Waxaan rajeynayaa in ay mar uun Yotubeka la soo dhigo Inshaa'alaah. Heestaas waxa ay ku tusinaysaa sida Somalida berigaas Fanka ugu horeeyeen.

  • @rukiyoomar2289
    @rukiyoomar22893 жыл бұрын

    Hal mar baan dunay. Waxaas waa dumeen baan maqli jirnay

  • @jamiilojalaqsan2275

    @jamiilojalaqsan2275

    3 жыл бұрын

    kķkkkkkkk

  • @haniahmed3481
    @haniahmed34814 жыл бұрын

    Ciyaalka yar yare daawanaya riwaayada ee qos qoslaya nasiib wacanaa inkastoo ay hada duq yihiin 🙄🙄

  • @abdallahassan5898

    @abdallahassan5898

    4 жыл бұрын

    Hani Ahmed wlhi wa jiriricooday qoralkga mrkan akhriyy waqti mcn bay so qaten

  • @haniahmed3481

    @haniahmed3481

    4 жыл бұрын

    @@abdallahassan5898 aad iyo aad wll waa wakhtigaan is dhaho Hadaan jiri lahaa

  • @osmansufi4066
    @osmansufi40668 ай бұрын

    Somali riwaayadahan xikmada leh waxa samayn kara nin reer somaliland ah gaar ahaan isaaq gadabuursi iyo gabooyaha reer simaliland waa dad wada murti iyo xikmad ah😊

  • @dualeabdiwarsame9911
    @dualeabdiwarsame99114 жыл бұрын

    Dabjecel kariwaa

  • @hamdafarah9127
    @hamdafarah91274 жыл бұрын

    Ereyadii abwaanki waynaa axmed saleebaan bide

  • @Haile518

    @Haile518

    4 жыл бұрын

    Hamda Farah Abwaan Xasan Xaaji Cabdullahi Ganay baa lahaa Dabjacayl Karin waa.

  • @cabdixakiimxasancali2764

    @cabdixakiimxasancali2764

    4 жыл бұрын

    Iska hubso wllo waxa lahaa xasan xaaji c/laahi (xasan ganey)

  • @shankaroonland7480

    @shankaroonland7480

    3 жыл бұрын

    @@cabdixakiimxasancali2764 xaqiiq xasan ganey baa leh DJKW

  • @snmtv1499
    @snmtv14994 жыл бұрын

    Dab isaaq kariwaa ayaa laga wada kelmeda waayo jacayl badana waxay isticmaali jiren siyaad bare ama isaaq (jacayl yahow dumarkaba malayside maragaa lagu diray ) wxa laga wada siyaado daarodkaba malayside ma isaaq baa lagu diray murtida dhuuxa waa laysu dhex raaciye

  • @aloow4988

    @aloow4988

    4 жыл бұрын

    Qabyaaladiiste waaxid Shut up your ugly big mouth

  • @sir__cmc

    @sir__cmc

    4 жыл бұрын

    Thats true sarbeeb

  • @abdiqaniismaaciilismaaciil3849

    @abdiqaniismaaciilismaaciil3849

    4 жыл бұрын

    Shilba waxa uu kadhacayaa Sheelooyinkaan xiran Shaydaanku uu dhimay Dadkii kala shakaaloo Shugri iga haboowshee Soow shalay maanta maynoqon Yaasababay shaybkaan Yashiday dabkaan kaan kacay Yaa laba cimiri sheegtay Naga dhigay 30shina makala diray Anagoo shabaaboo shinshada is Haynes Mudana uu shil cararkii Shanta maaylka uujaray Diba shuuf ma aydhicin ilaa shiigii uudhacy Ooh yaashidada dhiga

  • @hassanali200hassa5

    @hassanali200hassa5

    3 жыл бұрын

    @@abdiqaniismaaciilismaaciil3849 h

  • @HassanHassan-qm3vu
    @HassanHassan-qm3vu4 жыл бұрын

    Qaybti kale yaa noogu dara

  • @alim1638
    @alim16383 жыл бұрын

    Cigaal iyo Aamino abdullahi ayaa ahaa labada aktar, erayadii Ahmed Saleebaan Bidde

  • @abdilahicarshe6208
    @abdilahicarshe62082 жыл бұрын

    Qaybta dhiman goormaad soo daynaysaan mise intanbaan haysaan

  • @Axmedcigebbc
    @Axmedcigebbc5 ай бұрын

    Yaa laxanka saray

  • @daalochanell5064
    @daalochanell50644 жыл бұрын

    Dhaqan kala duwan koonfur waxaas ma jirin. Xitaa hada ama xiligaa may jirin . Xasan ganay taariikh buu inoo shwegayaa. Gabadh gabadh ka yari dhaaftiyo geel yariba ugoow baa lagu heesaa .

  • @balidhiigchannel6152

    @balidhiigchannel6152

    2 жыл бұрын

    Waa runta Wuu ugabaya ayaa la yidhaahda

  • @duliyeshabeel4237
    @duliyeshabeel42374 жыл бұрын

    Heesta qalamaaynyo cigaal iyo amina ereyadii maxamuud soofe kaneeco, qosol baan dibnaha furay qaybe aragtidaade

  • @husseinbulaleahmedahmed9503

    @husseinbulaleahmedahmed9503

    4 жыл бұрын

    odey waa ereyaddii xasan xaji maxamuud xasn ganey riwaayaddiisii ugu horeysay, waxayna leedahey taariikh layaab leh, ragbaa saybeeriya loogu direy riwaayaddan darteed lasoco

  • @abdifatahaadan5972

    @abdifatahaadan5972

    4 жыл бұрын

    @@husseinbulaleahmedahmed9503 riwaayada layskuma hayo xasan ganey ayaa lahaa lkn heesta qosolban dibnaha furay waxa riwaayada Ku darsadey ahun maxamuud soofe (kaneeco)

  • @suleimanweraro751

    @suleimanweraro751

    4 жыл бұрын

    Waa runtaa waa kaneec

  • @liishaaninvestigation6641

    @liishaaninvestigation6641

    2 жыл бұрын

    Riwaayadba waxay ku diiwaan gashanayd maxed aadan dacar,xasan ganay kumaba jiro

  • @raagedirir9171
    @raagedirir91714 жыл бұрын

    af hudhaydha lahayde huryo aun

  • @osmanaden2779
    @osmanaden27793 жыл бұрын

    Waxaa xidhiidhinaya abwaan Cismaan Askari.

  • @user-sc7du8tf9v
    @user-sc7du8tf9v4 жыл бұрын

    Hubo nuuro weye qalax

  • @faisaljama4208
    @faisaljama42084 жыл бұрын

    RIWAAYADA WAXAA ISKA LEH MAXAMED AADAN DACAR BAD JACAYL BADANAA, WAA 1975

  • @nuur3272

    @nuur3272

    4 жыл бұрын

    Ma sidaasaa. Kkkk

  • @musphaibrahim171

    @musphaibrahim171

    4 жыл бұрын

    Walaal aan ku yara saxo Ruwaaayadani waa dab jacayl kari waa waxaa leh xasan ganay lkn way jirtaa ruwaayada bad jacayl badanaa ee uu maxamed adan dacar sameeyay

  • @puresomalilander6951
    @puresomalilander6951 Жыл бұрын

    Hadad afsomali taqan garo QALMO ROGATAY YEESHEEN

  • @fowsiosmamohamed1344
    @fowsiosmamohamed13442 жыл бұрын

    xaga suugaanta% boqolkiiba 90. Xaga wax Soo saarka boqolkiiba 79. %Xaga Siyaasada boqolkiiba O%.wax intaa dhaafsan ma haysaan i shaha tolow wa ayokkkkkk c

  • @fowsiosmamohamed1344

    @fowsiosmamohamed1344

    2 жыл бұрын

    Sababta ha baadhina eh ku mash quula talow wa ayo?

  • @gobaad6561
    @gobaad65614 жыл бұрын

    .

  • @atgxhgdkd4360
    @atgxhgdkd43604 жыл бұрын

    ayado dhameestiran aya igu wacneed

  • @haniahmed3481

    @haniahmed3481

    4 жыл бұрын

    @@waayowaayihiiwacnaa soo baadh wll plz

  • @puresomalilander6951
    @puresomalilander6951 Жыл бұрын

    Waxaasa music laga dhahaa iyo codad layskugu awood sheeganayo

  • @ahmedbidaar1468
    @ahmedbidaar14686 ай бұрын

    Wakhti aad u qiimo badan waana soo maray, hadana filim dhamday ayaa hadda inuu shidan. Dadna hadda ayey Tikid u soo jaren Sorry sorry sorry sorry wakhtiga

  • @AhmedHassan-ed5ue
    @AhmedHassan-ed5ue4 жыл бұрын

    Waxaan Soo maray iyo meesha lajoogey maanta aad bey ukala fogyihiin

  • @givemeabreakplease7415

    @givemeabreakplease7415

    3 жыл бұрын

    Waaaa iska addduuunyo!!!

  • @calawicaynaan1881
    @calawicaynaan18814 жыл бұрын

    Waaya waayihii wacnaa iigamaad soo jawaabin gar jacayl ha qaado iyo qaaqaay gobolkuu u dhashay

  • @AhmedMohammed-xq4il

    @AhmedMohammed-xq4il

    4 жыл бұрын

    Waa riwaayad wada xigmad

  • @roblemaer4834
    @roblemaer48344 жыл бұрын

    Riwaayadda halkee lagu daawaday? Hargeysa?

  • @wiilkiiqaramiga7343
    @wiilkiiqaramiga73432 жыл бұрын

    50:7

  • @xasanmagafe5780
    @xasanmagafe57804 жыл бұрын

    Isaaqu waxay yidhaahdeen ( Dab isaaq kari waa ) markay siyaad barre dagaalamayeen.

  • @bintiahxmedsaleban9682

    @bintiahxmedsaleban9682

    3 жыл бұрын

    Isaaqu Bariga Iyagaa Fanka Xuurto Ku haystay boqolaal heesood Oo Sarbeeba Ayay Samayn Jireen Sida (Wayeelka Jaqafsada ) Dulmiga Cashaqa kadaa) onkod roobku Ma Daayo ) Iyo Qaar Ka Loo Aaad Ubadan Markaa Surma Seegtadii Wali Way Ku Haystaan Fanka Waaba Laga Furfuri Kari La,yahay 😂😂

  • @ahmedessa6074

    @ahmedessa6074

    3 жыл бұрын

    Isaaq wada xigmad dheh xasan ganay dacar ,basbaas m yuusuf ,sahra ahmed ,

  • @ibrahimhassan1748
    @ibrahimhassan17483 жыл бұрын

    Heesta cambaxaye wada qadayaan Cigaal iyo Aamina yaa sameeyey

  • @mhassan0163

    @mhassan0163

    3 жыл бұрын

    Hassan Ganey abwaanka Ruwaayadda sameeyey, musiga Ahmed NUUR JAANGO

  • @cumaryusufabdilahi7050

    @cumaryusufabdilahi7050

    3 жыл бұрын

    Waxa sameeyay huryo

  • @abdullahihersi1188

    @abdullahihersi1188

    3 жыл бұрын

    Hassan Ganey baa lahaa heesta balse Laxanka waxaa lahaa Ahmed Ali Cigaal

Келесі