Reer Angola Iyo Afrikaanka kaleba maxay ku jeclaadeen cuntada Somalida

Kala Soco Hereri Media Barnaamijo & Warbixino Xiiso badan

Пікірлер: 24

  • @GeneralHensaleey
    @GeneralHensaleey Жыл бұрын

    Ramadan Mubarak Cuntada somalida waa wanaagsan tahay

  • @MUXAMEDJANAGALE
    @MUXAMEDJANAGALE Жыл бұрын

    Mashallaah Dhalinyarada somalieed Halyeeyo African

  • @MoohaFaarax
    @MoohaFaarax Жыл бұрын

    Mahadsanid ustaad abdisalam hareeri waxa tahay qof qiima badan oo dadkiisa jecel guuleyso mar walba iyo meel Walbo

  • @somkaplan1563
    @somkaplan1563 Жыл бұрын

    M.a waa arin farxad leh in Somali food to the world aan mar arko

  • @abdurahmanhussein7002
    @abdurahmanhussein7002 Жыл бұрын

    Masha allaah waraysi wanaagsan allow dalkeena nabad nooga dhig

  • @fayselhassen4681
    @fayselhassen4681 Жыл бұрын

    Masha Allah, Alle ha kuu barakeeyo Waad da,daashee muuse jiidow.

  • @maamka07
    @maamka07 Жыл бұрын

    Ramadaan kareem❤❤

  • @ahmedAhmed-dk4iq
    @ahmedAhmed-dk4iq Жыл бұрын

    Well done cabdisalaan hareri hore u soco keep going brother 👏

  • @fahadmuhudiin6790
    @fahadmuhudiin6790 Жыл бұрын

    Thanks

  • @ahmedhussein1774
    @ahmedhussein1774 Жыл бұрын

    Hereri💯💯💯💯💯💯💯💯

  • @wardoonacademy
    @wardoonacademy Жыл бұрын

    Wey mahadsanyihiin Mudane Hereri iyo sxbkey Muse Sidow.

  • @daacadnolosheyda2607
    @daacadnolosheyda2607 Жыл бұрын

    Ramadaan mubarak

  • @abdirahmanmahdi9458
    @abdirahmanmahdi9458 Жыл бұрын

    Mahadsanid Hereri, aad baan ula socdaa channelkaga waana xiiseya video kasta oo cusub. keep going!

  • @Edbashir
    @Edbashir Жыл бұрын

    ❤❤❤

  • @handle737
    @handle737 Жыл бұрын

    Deganaasha wadanka imisa sanno ayey bixiyaaa marka ugu horaysaa

  • @ahmedsmali1929
    @ahmedsmali1929 Жыл бұрын

    Kaqad muusiga bisharamwdlaan😊

  • @omar33644
    @omar33644 Жыл бұрын

    Ma arko cuntada soomaalida waxa cunta dhaqameedkeenna waraysigaan uma haayo.hhh

  • @guusha9655
    @guusha9655 Жыл бұрын

    Malaysia markala nagu soo booqo salaan sre hereri

  • @Ahmad17056
    @Ahmad17056 Жыл бұрын

    Cunto somali wa bariis iyo baasto Laikn cunto lagu faano maaha 👎👎👎👎

  • @Dr.Shucayb

    @Dr.Shucayb

    Жыл бұрын

    Adigu midke jeceshay labadaas

  • @abdirahmanmahdi9458

    @abdirahmanmahdi9458

    Жыл бұрын

    maraykankuba waxoodu waa hamburger un! pastada iyo bariiska wadamo badan baan kala simanahay sida italy noocya kala duwan baana loo sameyn karaa

  • @hagimohamoud6653

    @hagimohamoud6653

    Жыл бұрын

    Waxaan u maleynaa in aa tahay ama aa ka soo jeedo reer xoolo dhaqato ah. Beeraleyda somalida la xariir oo baro cuntada dalka ka soo baxda.

  • @YOONKA-BUULADATV

    @YOONKA-BUULADATV

    Жыл бұрын

    Paasto waa cunto Talyaani balse bariis, muufo, canjero mise laxoox, oodgac, hilib, caanogeel iwm eh waa cuntadeena.