Reaction Walida Tik Tok iyo Fasahadka Hablah Guri barwaaqo Sii kulul Uga Hadlay

Комедия

Пікірлер: 279

  • @1yearago664
    @1yearago664 Жыл бұрын

    Gurow shp video yada lasoo dag ama inta midigta xigta ka jar dadkan leh video yada love buu saaray wacyi galintaduba kuma socotee aday kugu maqanyihiine

  • @ridwandheere
    @ridwandheere Жыл бұрын

    Guri barwaaqo sxb dumarka cawradooda aad soo dhigayso kadaa maxaa yeelay iyaku hadeey garan waayeen inay cawro tahay adi iyo inakuba inaan u ducayno weeyi sida kale qosliyaa baa tahay balse xogaa weey kula fogaatay waa wlallkaa somaaliyeed waan ku salaamay sxb

  • @naciimamaxamuud

    @naciimamaxamuud

    Жыл бұрын

    Way is dayacen waxa dayan cid dhafisan jirn

  • @takoyareofficial0

    @takoyareofficial0

    Жыл бұрын

    Waa baraarujin zxb iyagaa qaldan ha arkaan dadkoodii

  • @maanfaarax2765

    @maanfaarax2765

    Жыл бұрын

    Ddkii dhalayo youtubka guribrwqo kuxiran baa latusya iny herka gren hablhodi intay xishodan bal ha ceshtane

  • @lanebrown2605

    @lanebrown2605

    Жыл бұрын

    somali qofki wixi qaldan ka hadla waxay dhahan wad qaldan tahay dadkan ma oroma mise waa somali war illahay halaga baqo hablahan hala qabto wixi yaqana

  • @abdiabdilahi8331

    @abdiabdilahi8331

    Жыл бұрын

    Zxp ninkan aad sheegaysid ee guri barwaaqo waa legend dumarkana isagu meesha mu keenin ee ayaaga is ayaaga is keenay isna dhigay ee cadi iska dhig

  • @ahmedkeysepop
    @ahmedkeysepop Жыл бұрын

    اخوكم احمد من اليمن انابحبكم ي أهل الصومال والله انتم طيبون ربي يحفظكم من كل شر 🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @awliyosporttrainer3615

    @awliyosporttrainer3615

    Жыл бұрын

    آمين يا رب العالمين ، الله يحفظنا جميعًا ❤

  • @juweeriamohauud8947

    @juweeriamohauud8947

    Жыл бұрын

    الله يحبنا جميعا

  • @khadraahmed4017

    @khadraahmed4017

    Жыл бұрын

    ونعم أهل اليمن

  • @shaficicabdiguuleed

    @shaficicabdiguuleed

    Жыл бұрын

    آمين آمين يارب العالمين وياكم حبيبي ونحن أيضاً نحبكم في أي بلد كنتم🥰😍

  • @arhmandssj910

    @arhmandssj910

    Жыл бұрын

    نت يمني؟

  • @ilwadmahamoud8709
    @ilwadmahamoud8709 Жыл бұрын

    Illahaw sharfta hanaka qaadin oo na astur aduun iyo akhiraba amiine

  • @hodanitanajmanita6664
    @hodanitanajmanita6664 Жыл бұрын

    💝🌴 ماشاء الله 🍀 تبارك الرحمن عليك 🌴💝 🤣🤣😂😂🤣🤣😂🤣🤣 Guri-Barwaqo 🌟👑Acteure des Acteures Légende des Légendes 👑🌟 ... Exactly that's true 💯👍, Runta ayad ka hadashay, ein ALLAH haso hadeyo Insha'ALLAH tacala bi'idniLLAHI KARIM 🤲🏻🤲🏻🤲🏻

  • @ahmedzaakin5386
    @ahmedzaakin5386 Жыл бұрын

    Legendkii Guraybarwaqo best Reaction waaN ku WaTaa Lipaax🙏✌️💯

  • @cabdirashiidgiire1969
    @cabdirashiidgiire1969 Жыл бұрын

    Mansha Allah tabrakalaha guri barwaaqo waan ku wataa gar iyo gardarba keep going 👍

  • @apdirazhetapdirazhet414
    @apdirazhetapdirazhet414 Жыл бұрын

    Guri barwaaqo zhp Legend ayaaD Tahee zhp markaaD barnaamijkan zoo samynaysoo soo xul wixii ka zoo hor baxa uun reaction ha nooga bixine Ja w✌❤

  • @safiyadheman4099
    @safiyadheman4099 Жыл бұрын

    Ilaahay hablaheena hasohadeyo hablahoo dhan mahe wa midhmidhe

  • @dhibcaroob3924
    @dhibcaroob3924 Жыл бұрын

    Sadex hablo ayeey ahaayeen gabdhihii nabiga عليه الصلاة والسلام kasoo horbaxeyn mid timaha bey madaxa saaratay midka naasaheyda ayeey gacmaha saaratay mida kalana xubinta taran ee hoose ayeey gacmaha saaratay kadib nabiga عليه الصلاة والسلام gabadhii timaha gacmaha saaratay ayuu cimaamadiisi u furay الله اكبر aduunkeynu walee wuu isrogay 🥺

  • @muumn6895
    @muumn6895 Жыл бұрын

    HablaHEena AlleH ha So Hadeyo Dhamantod subxana allH🥺🙏

  • @xamdamukhtarxamdamukhtar2930
    @xamdamukhtarxamdamukhtar2930 Жыл бұрын

    Anigu wanyabanahay jikadaan galo lixda aroornimo waxan kasobaxa sideeda habenimo gabdhahan tiktoka dhax niikinaya shaqada guriga yaa uqabta ee liveka kujira hooyo malahan miyaa aabo malahan miyaa wiil ladhashay malahan miyaa alxamdulilah wiilban haysta iwaniya abaan haysta itarbiyeeyay hooyadayna ilahay hiigu naxaristo 🥰

  • @muqtaarbabadeh2648

    @muqtaarbabadeh2648

    Жыл бұрын

    Monsha Allah Sidaa Ku WAD wllo Alle Ha U Naxariisto Hooyo macaana 😭

  • @MaryanQurux-kf7ru

    @MaryanQurux-kf7ru

    Жыл бұрын

    Mashallah tabaarakalaah saas kuwad walibo cibaadad kudadaal waxaan waa aduunyo tan aaqiro kudar alxamdulilaah macanto ilahay hakuxafido hooyo macaan allha unaxariiso qabrigana allha uwaasiciyo janada allha kawaraabiyo

  • @qadanjamac402
    @qadanjamac402 Жыл бұрын

    Hhhhhhh wllhy waan qosly legend guri BARWAAQO waan ku wataa

  • @mohamedmursal5094
    @mohamedmursal5094 Жыл бұрын

    Guri barwaaqo shaxaari vidioyda dhaman love buu usaaray😁😁😁😆😁😁✌️

  • @ebrahim6189
    @ebrahim6189 Жыл бұрын

    WAaaar ilahy ha ino hadeeyo habalaha Qayb baa dunte hablihiiye Bal idinyuna uduceya amiin tana so raciya

  • @ibraahinxasan2760
    @ibraahinxasan2760 Жыл бұрын

    Keep up legendary guri barwaaqo Wada cad ma maraykanka bariguu u laabtay. Waxa nigiska looga hooseeyay hhh

  • @fayselhassen4681
    @fayselhassen4681 Жыл бұрын

    Kolay Waa Duul Aaan Family Lahayn Oo nolosha Ka dhacay

  • @jamaalxuseen4518
    @jamaalxuseen4518 Жыл бұрын

    Guri barwaaqo wllhi wa runtaa ku soco sxb imika dadki ugu dhaqanka xuma aya kuso batay baraha bulshada

  • @saadiacadey3960
    @saadiacadey3960 Жыл бұрын

    Subxanllah subxanllah Acudubiilhi yaaab allow umada so hanuni 👍💖

  • @rashiidchanel4260
    @rashiidchanel4260 Жыл бұрын

    Adigz waa ka sii shaqaysanaysa love u daa sxb

  • @ahmedyare7735
    @ahmedyare7735 Жыл бұрын

    Guri barwaaqo legend reactionada Soo badi

  • @maxamedshide4695
    @maxamedshide4695 Жыл бұрын

    Reaction kan wax sxb u wadaa cidii update ahuun ee kuwa horahorada ahi ma fahmayaan hhhh respectful pro

  • @abdurrahmanabdo1538
    @abdurrahmanabdo1538 Жыл бұрын

    Adigaa walhi bilaahi ka liita kuwan aad ka waramayso ee Nus million bartaadan ku xidhan usoo bandhigaya xumaanta… aakhiro iyo xisaabaa danbeysa

  • @ahmedabdilahiahmed517
    @ahmedabdilahiahmed517 Жыл бұрын

    Legend baa tahay sxb wacyi galin wada , waddoyinki ayaanu ka mari kari waynay ciyaala tiktok

  • @nasri8654
    @nasri8654 Жыл бұрын

    Qalbiga waa ku ingagay barigaan qalbi ingayga qaadi gaadhaa muuqaaladaad daawanjiraye Ilaahy utabadkee akhAro waykaa horaysaaye Xishood Ala kayaab wll alakayaab Ala kayaab war 1 Alakayaab inta kugu xidhana waad saamaysaye

  • @AxmedYusuf-jg5tl
    @AxmedYusuf-jg5tl6 ай бұрын

    Wllhy waan kuwataa legend

  • @arimahajaceylka333
    @arimahajaceylka333 Жыл бұрын

    Legend always legend ❤guri barwaaqo❤

  • @abshirjunior2891
    @abshirjunior2891 Жыл бұрын

    Zxp king araasha reaction ka soo bixi nh 😂😂🔥🖐🖐

  • @moharaamo8076
    @moharaamo8076 Жыл бұрын

    Ilaahoow hablaha soo hadeeee

  • @yazirmohamoud1833
    @yazirmohamoud1833 Жыл бұрын

    Guroow zxp camanka dhawqcba kgayaal mise ana is modsiyay Lagend wa kuwataa

  • @cabaascabaasmaxames3113
    @cabaascabaasmaxames3113 Жыл бұрын

    Gureyow zhp khadar keeyow reaction kasobixi

  • @abaawn_caqlisame
    @abaawn_caqlisame Жыл бұрын

    Wa ladafaya ku lahaa Wa ku wata legend oow😁😁

  • @abdirahmanabdullahi6177
    @abdirahmanabdullahi6177 Жыл бұрын

    Guri barwaaqow dadkan hadi an iskabulo navy wa dadka an na darensinin inan iskabulo nahaye maxa jira od nogu diraysaa🤩🤩🤩🤩🤩

  • @deeqadhudi2025
    @deeqadhudi2025 Жыл бұрын

    Subxanalah Subxanalah Subxanalah Allah Allah Allah Scw Scw Scw Scw Scw Scw ❤❤❤

  • @isxaqiskoisxaqisko8130
    @isxaqiskoisxaqisko8130 Жыл бұрын

    Wallahi waa la is rogayaa aduun dhamaad Waxkastoo laga xishoon jirey ayaan la sameynayaa

  • @cabdirahmaandhacar3247
    @cabdirahmaandhacar3247 Жыл бұрын

    Qofkii ugu Horeeyay gurw walhi cid igama horaysa

  • @najaxzalman9125
    @najaxzalman9125 Жыл бұрын

    Halkaa ka sii wad wacyi galinta zxp

  • @xamseadan6392
    @xamseadan6392 Жыл бұрын

    wlhi wa lagend Guri barwaaqo waa ku wataah zhp

  • @hakiimziyech94
    @hakiimziyech94 Жыл бұрын

    Gurey mnta xagaad inooga soo miistay dhabantan

  • @jamalgaraD1432
    @jamalgaraD1432 Жыл бұрын

    Roll Number 0ne✋🏾👌🏾

  • @khadardhago411
    @khadardhago411 Жыл бұрын

    Anaa u horeeya gurow zxp

  • @siciidmuuse6057
    @siciidmuuse6057 Жыл бұрын

    Gurow adaan dhamin ba oo soo qaadanaya pro dad kan daba dooda ruxaya

  • @MjAadan-mv9ov
    @MjAadan-mv9ov Жыл бұрын

    Ismacil cabdilaahi cali legand

  • @abdulshakurmohamedsabrie
    @abdulshakurmohamedsabrie Жыл бұрын

    Xinahaan ninkii lahaa wuu garan ee tiktok hakla baxo 💯✔️👍

  • @khaalidmohmed5446
    @khaalidmohmed5446 Жыл бұрын

    Guri barwaaqo😂😂legend

  • @najmamahamuud3553
    @najmamahamuud3553 Жыл бұрын

    Subxanalah ilahaw hablahaa noo soo hanuuni

  • @thomasmuller5434
    @thomasmuller5434 Жыл бұрын

    Mudo 6 bilood kudhaw Tiktok lama soo degin , stress iyo qalbi xumo waan ka raystay. Kolay anigu rag isqaawiya iyo rag niikiya waligay tiktok kuma arago habluhu wa macquul inay dawadan tiktok, lakin raga wlhi raganimada ayaa kaga guuraysa appkan inkaarta qaba.

  • @xamsecismaan1820
    @xamsecismaan1820 Жыл бұрын

    Wadacad ninkii galinka la haystay🤣🤣

  • @HanadOfficiall
    @HanadOfficiall Жыл бұрын

    Guri Adigiibaa Love U Saareee

  • @sulaimanhussein2195
    @sulaimanhussein2195 Жыл бұрын

    Guraw lkn waxan wax dhaama adigu soo qaado wll oo majaajilo ah

  • @badraahmed5714
    @badraahmed5714 Жыл бұрын

    Allha ha soo haruuriyo waxkale mahel

  • @deeqadhudi2025
    @deeqadhudi2025 Жыл бұрын

    Warun walaalo geessi 👑👑 👍👍👍👍👍👏👏👏👏👏👏👏

  • @yasirsmael8909
    @yasirsmael8909 Жыл бұрын

    Zxp guriparwaaq0 waa kuwataa pest riactions

  • @HanadOfficiall
    @HanadOfficiall Жыл бұрын

    Zhp Giri Barwaaqo Taa farta ku Fiiqayza Like Baad u Saarteee

  • @faraxa1324
    @faraxa1324 Жыл бұрын

    Wllo waxa ku gu xidhan dad aan alada tiktok ga istic maalin oon xumantan arkin markaa wllo hasiifafin xumantan adiguna ee dad asturan soo qada

  • @ashrafabdi1685
    @ashrafabdi1685 Жыл бұрын

    Gurooow love ka daa hablaha

  • @yacquubabdilahi8968
    @yacquubabdilahi8968 Жыл бұрын

    Ina cabdilahi cali walalkey

  • @user-yz7qt2xq7c
    @user-yz7qt2xq7c11 ай бұрын

    GuRiyOw WxAn LuX BaLaCeygU Wa DiiYaR badhiDadA LuX😅😅

  • @fanifuaad6315
    @fanifuaad6315 Жыл бұрын

    Mxd love ugu sarty

  • @user-mf5ec5up6e
    @user-mf5ec5up6e6 ай бұрын

    Hhhhh kulaha qoorta jabty wlhi wa tuni 😊

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 Жыл бұрын

    Guri Barwaaqow Walle Anigu Yaabay…🫢

  • @waduxaa.
    @waduxaa. Жыл бұрын

    .ismaaciil.cllaahi.cali.ninika.kaliya.ee.igaqosliya.markaan.xanaaqo.hore.usoco.zxp.qali.waligaa.

  • @mubarikmuze
    @mubarikmuze Жыл бұрын

    War Ya Ku FeedhaY Guri barwaQoY🤣

  • @Burco.
    @Burco. Жыл бұрын

    Maanta umaad aabo yeelin qashin oo dhan ayaa na hor keentay sxb nagamaad xishoon

  • @cabdimaxamuud8345
    @cabdimaxamuud8345 Жыл бұрын

    Yes

  • @waberihamzeyoussouf9084
    @waberihamzeyoussouf9084 Жыл бұрын

    Update maha kulaha bro réaction 🇩🇯

  • @axmedmaxamed9067
    @axmedmaxamed9067 Жыл бұрын

    Ismaciil c.laahi cali

  • @boosducaale4113
    @boosducaale4113 Жыл бұрын

    Waar gurow adigibaa love saaraybee

  • @AxmedYusuf-jg5tl
    @AxmedYusuf-jg5tl6 ай бұрын

    Titanic waan hoos fadhiyaa

  • @Somali450
    @Somali450 Жыл бұрын

    Jareerta

  • @tabarikmohamed831
    @tabarikmohamed831 Жыл бұрын

    Wadacadkii aad nagu xiijisay ma kanaaa zxb 😅

  • @farhioABDESSAMAD-nh9dn
    @farhioABDESSAMAD-nh9dn10 ай бұрын

    Reer koonfur wey niikiyaan weliba. Saaid bey u yaqaanaan ilaahey hasoo hadeeyo

  • @engcabdifatahdacad580
    @engcabdifatahdacad58010 ай бұрын

    Waaar xiligii la layn jiray

  • @ccbboos6313
    @ccbboos6313 Жыл бұрын

    Really ka hadashay walhi

  • @shrguutaale1
    @shrguutaale1 Жыл бұрын

    Aduu follow garee wadacad qaacow.🤣

  • @ayaanabdulkadir5363
    @ayaanabdulkadir5363 Жыл бұрын

    WAa duni aqiru samaan guriyoow

  • @Abdinjjeipeman7
    @Abdinjjeipeman7 Жыл бұрын

    Yaa ku dilay neo 😅😅😅

  • @retwanneman3536
    @retwanneman3536 Жыл бұрын

    Aar ismaciilow Yaa ku gaaday Fadhi carbeedka Dibada ku yimid ee😂😂

  • @naciimoqaliif2675
    @naciimoqaliif2675 Жыл бұрын

    Dhaqan soomali maha hadana waa dawatay like waa wada saartay marqaan walan

  • @xasanmahad2490
    @xasanmahad2490 Жыл бұрын

    Ruwayadihii mxaad udaysay sxb

  • @cabdicalixuseen1065
    @cabdicalixuseen1065 Жыл бұрын

    Subaxaanalaah

  • @apdirahiimrashiid8962
    @apdirahiimrashiid8962 Жыл бұрын

    Wadad miyanu ahayn kij gelin dhan la heystey 😅😅😅

  • @farxiyocabdallafiska7620
    @farxiyocabdallafiska7620 Жыл бұрын

    Legend guri barwaaqo

  • @saadiqmursalsiciid4840
    @saadiqmursalsiciid4840 Жыл бұрын

    Zxp barnaamijkaan waxaa u bixisaa

  • @wardamohamed
    @wardamohamed Жыл бұрын

    Heestii cabdiwahab booska

  • @sadaamofficial8532
    @sadaamofficial8532 Жыл бұрын

    Aaar gurow waxanoo dhabana xagee ka soo miistay😂

  • @Pause3
    @Pause3 Жыл бұрын

    guri barwaaqo dhabanta duuleysa naga jooji oo ruwaayado iyo wax kale noogu soo badal

  • @abdifaysal7292
    @abdifaysal7292 Жыл бұрын

    Wllo inaad xumanta diido iyo in aad meshan soo dhigtaa oo aad na tusta isma qabanayso ee ha soo bandhigin

  • @asiliborle6342
    @asiliborle6342 Жыл бұрын

    Waxan waa qashin habalo mahen

  • @abdilahiadam1273
    @abdilahiadam1273 Жыл бұрын

    inaad bulshada waxan la wadagtaa adiga danbi weyn kugu tahay waxan ku soo jeedin laha ina meesha ka saarto muqaalada noocan kaliya muuqaalo iska enterminant ah soo diyaarso.

  • @fadxiaxmed9867
    @fadxiaxmed9867 Жыл бұрын

    Alle wayne hasoo hadeeyo 😢

  • @abdiqaniabdi877
    @abdiqaniabdi877 Жыл бұрын

    Waa ladafayaa

  • @lxaalluul8544
    @lxaalluul8544 Жыл бұрын

    Islaamka way ceebeyeen kuwaan

  • @najimadheeman8336
    @najimadheeman8336 Жыл бұрын

    Danbiga wad kula jirta gurayow😅

  • @nimcocismaan9919
    @nimcocismaan9919 Жыл бұрын

    Subxallah allow khaatumada khyr noogu khatin🤲🤲🤲🤲

  • @abdallaqassim1892
    @abdallaqassim1892 Жыл бұрын

    Afar iyo afar maxad lawada sxp

  • @suhaybabdirahamanal.xariir8777
    @suhaybabdirahamanal.xariir8777 Жыл бұрын

    Waar nio guray waxaan naga daa inaadeer mcn wlhi qalbigaa I xanuunee inaar was codsiye

  • @amuuncrashiid2653
    @amuuncrashiid2653 Жыл бұрын

    Maxad ka dawani adaaba bilaa aqlaaqa

  • @ameinahmed3500
    @ameinahmed3500 Жыл бұрын

    Ninkii galinka dhan la haysaty wada cad😁😅

  • @muxiyadiinmohamed6006
    @muxiyadiinmohamed6006 Жыл бұрын

    Sa, walaahay Boqol laga bixin jiraa maanta sidaas ah

Келесі