Ramadan Full Iftar || Afur Dhameestiran Intaan Usamee Familkaaga Afur Kale Uma Baahno

Ғылым және технология

Пікірлер: 586

  • @canabxiiri621
    @canabxiiri621 Жыл бұрын

    Asc masha'alaah walaashey nasra waan ku faraxsanahay maadama qofki ugu horeeyay aan noqday ramadaan kariim plz walaashey Iyo dhamaan walaalaha musliminta fadliga ramadaanka dartiis iigu soo duceeya waxaan ahay walaashiin oo laxanuun san (kansar)😢 plz ducadiisa waa ii muhiim waxaan ahay hooyo da'ayar curadkeeda koowad heysto alx

  • @nasra_abtidoon

    @nasra_abtidoon

    Жыл бұрын

    Axxx😭😭 abyo mcn ilahey hakaa caafiyo🤲🤲🤲🤲 danbi dhaaf hakaaga dhigo xanuunka

  • @dekaaadam6103

    @dekaaadam6103

    Жыл бұрын

    Illaahay haku caafiyo hadiga iyo dhamaan islaamka fadliga bisha ramadaan aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin

  • @munamohamed1078

    @munamohamed1078

    Жыл бұрын

    Illahay cafimad dagdag ah hakusiiyo abayo

  • @wardahamra7844

    @wardahamra7844

    Жыл бұрын

    Alaha ku caafiyo abaayo

  • @haawaluula7805

    @haawaluula7805

    Жыл бұрын

    Allaha ku caafiyo abaayo caafimaad taam allaha ku siiyo insha allaah 🤲😥

  • @hawomohamed4342
    @hawomohamed4342 Жыл бұрын

    Nasrooy mahadsanid abaayo mudo sanooyin ah baan ku daawan awal gurigeena markaan joogay as a fun iyo taageere ahn bn ku daawan jiray hadda reer bn yeeshay wn ku faaiidey youtubkaaga awal wax walba waan la keenijiry simple and easy technique baad isticmaashaa marka youtuberska kale loo fiiriyo lkn maalin dhawayto Ramadan day 1 kebab bn samaynyaa intaa iri qudaarta biyo iga dhashay kadib saan burbur ugu waday qalfoof madaw muu noqdo alxamdulilah waxn ku baxsadey energy fcn bn hayay iyo waqti wax kala sameeyey kaas kabab igama raacin 😂😂 anyway khaladka aan sameeyey dib bn ka barty shukran abaayo reerka iyo caruurta allaha kuu barakeeyo macalimdayda thy ❤❤❤ nasro kaafiso.

  • @saabirina9060
    @saabirina9060 Жыл бұрын

    M.a tabarakallh wxan ka helay sidaa u dhahday gbdha icawineso ani sidaasaa ahy qofka respect lasiyaya dada dhahan gbdha ii sha......... tasna ma fcno abyo guleso

  • @abdirahimsalman8699
    @abdirahimsalman8699 Жыл бұрын

    MASHAA ALLAH RAMADAN MUBARAK ⭐️🌙😍👑

  • @umumaysainaabuukar1457
    @umumaysainaabuukar1457 Жыл бұрын

    Markaa so galisay waa iso dhacay lakiin mashquulahaa hda focboog aan kaso dawaday lakiin like inaa saaro commti ka bixiyaa u umid

  • @nasra_abtidoon

    @nasra_abtidoon

    Жыл бұрын

    Ayy💖😘

  • @maanomohamedali6135
    @maanomohamedali6135 Жыл бұрын

    Masha Allah Ramadan Mubarak 🌙 ❤️ 🌙 ❤️ 🌙 ❤️ 🌙

  • @samirasaadi2355
    @samirasaadi2355 Жыл бұрын

    MashaAllah Ramadan karim 🌙⭐❤❤❤

  • @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
    @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW Жыл бұрын

    RAMADAN MUBARAK RAMADAN KAREEM رمضان مبارك رمضان كريم TO ALL MUSLIMS KEEP going Nasra

  • @nimcoaragzan5842
    @nimcoaragzan5842 Жыл бұрын

    MashaAllah 😊 RAMADHAN MUBARAK ❤

  • @nagatahmed3767
    @nagatahmed3767 Жыл бұрын

    Waaaw macha allah so good for ramadan ❤❤❤❤❤

  • @ayanahmed915
    @ayanahmed915 Жыл бұрын

    Mashaallah Ramadan Mubarak all Muslim

  • @aishahassan2738
    @aishahassan2738 Жыл бұрын

    Masha allah farxad ku dhameysta nolosha ilahay dartis ku jecliya nasra qurux❤

  • @kheyrka9816
    @kheyrka9816 Жыл бұрын

    Maashaallah Ramadan Mubarak ⭐🌙

  • @ayaanahmed7946
    @ayaanahmed7946 Жыл бұрын

    Ramadan Mubarak masha allaah❤❤❤❤

  • @naciimomaxamuud3754
    @naciimomaxamuud3754 Жыл бұрын

    Masha allaah RAMADAAN Mubarak

  • @doolcaadey5723
    @doolcaadey5723 Жыл бұрын

    Masha Allah 🌙👍❤️❤️

  • @mohamedjubba8747
    @mohamedjubba8747 Жыл бұрын

    Soonkii 2020 Abaalweyna kaaga haayaa nasrooy 🙏🏻🙏🏻 Xiligii Karoonaha turkiga kusomey

  • @nimcuushppe1579
    @nimcuushppe1579 Жыл бұрын

    Masha allh 😊😊😊

  • @Haya_9394
    @Haya_9394 Жыл бұрын

    Afur qurux badan mashallah digaaga sidaa usameysay beelo Wakaa faaiday mhdaanid nasra

  • @khadiijaabdqadir
    @khadiijaabdqadir Жыл бұрын

    Nasra gacmo dahab❤waan kusalamay Ramadan Mubarak xbbt ❤🇸🇴❤

  • @DeeqoLuulofficial
    @DeeqoLuulofficial Жыл бұрын

    Masha allah Ramadan mubrka ❤❤❤❤

  • @raxmacabdulqaadir7102
    @raxmacabdulqaadir7102 Жыл бұрын

    Masha Allah ❤

  • @aminaqali1182
    @aminaqali1182 Жыл бұрын

    Masha allah tabarka raxmaan allahuma baarik allah ha ku xiftiyo

  • @haliimojeeraar6236
    @haliimojeeraar6236 Жыл бұрын

    masha allah nasra abtidoon❤❤❤❤ رمضان مبارك

  • @FadumoCabdi-tl6fz
    @FadumoCabdi-tl6fz Жыл бұрын

    Masha allha farxad aye inoo tahay solabashadada nasraay nasab baa tahay wllhi allow ku daa gacantada ❤❤❤❤

  • @hamdamahamed4622
    @hamdamahamed4622 Жыл бұрын

    MANSHA ALLAH BARAKALLAH qaali nasro

  • @phatmaadam6832
    @phatmaadam6832 Жыл бұрын

    Masha allah qofki ko waad noqday nasra qurux xapty miss you muqaladada allh ku sharfo❤

  • @Aishamataan
    @Aishamataan Жыл бұрын

    Masha Allaah ramadan mubaarak quruxeey❤

  • @safiyosaafi7667
    @safiyosaafi7667 Жыл бұрын

    Masha allah abayo culeska aad daremeyso allah hakaa qaado Ramadan kariim ❤

  • @naciimomaxamuud3754
    @naciimomaxamuud3754 Жыл бұрын

    Masha allaah RAMADAANkan family kaga a lasontay RAMADAAN Mubarak

  • @safiyahussein7123
    @safiyahussein7123 Жыл бұрын

    Masha Allah abayo Ramadaan Mubarak ❤️❤️👌👌👍

  • @saciidaahmed6358
    @saciidaahmed6358 Жыл бұрын

    Mshllh abyo illhay haa kuubarakeeyo kacantaada illahy caf iyo caafimaad illahy haa kaasiyo abyo mcn quruxeey❤❤❤

  • @sayiddaud4
    @sayiddaud4 Жыл бұрын

    Msha Allah my dear sister from another mother Allah yaxfidka guuleyso wll nasriina رمضان كريم ♥️ الحمد الله 🍁🌹 رمضان مبارك تقبل الله منا ومنكم صالح الاعمال🥰🤲🏻🤲🏻🤲🏻

  • @faizahassan3824
    @faizahassan3824 Жыл бұрын

    Maasha’allah ramadan kariim ❤

  • @jawaahirodowa7459
    @jawaahirodowa7459 Жыл бұрын

    Masha Allah Ramadan mubarak alx

  • @maryanyussufchannel4933
    @maryanyussufchannel4933 Жыл бұрын

    mashAllah yum yum ❤❤

  • @duniyzamzamgelle2249
    @duniyzamzamgelle2249 Жыл бұрын

    Ramadan Mubarak ❤☪️

  • @z.apdihmoha4596
    @z.apdihmoha4596 Жыл бұрын

    maasha alah tabarakallaah marka koowad ilaahba mahdle marka labaadna adi io gacan dahab ❤

  • @nouramayow7887
    @nouramayow7887 Жыл бұрын

    M. A Ramadan Mubaarak

  • @loveisbeautiful6494
    @loveisbeautiful6494 Жыл бұрын

    Masha allah ❤

  • @fartaibra881
    @fartaibra881 Жыл бұрын

    Masha Allah

  • @annaahmed2564
    @annaahmed2564 Жыл бұрын

    Thank you very much xabiibtii jzklq Inaba cadi ma aha cuntadaada yummy yummy thanks for sharing qaaliyeey keep it up good work Ramadan Kareem.

  • @aishaabdiraxman1177
    @aishaabdiraxman1177 Жыл бұрын

    Masha allah Tabarakalah❤❤❤

  • @falxadcisman6768
    @falxadcisman6768 Жыл бұрын

    Masha allh macalimadyda Ramadan mubarka farxd igu afura adiga iyo dumashigyka cimri dheri iyo cafimt iyo camal wanksan allh haidin siiyo insha allh

  • @ubaxbintudaad6963
    @ubaxbintudaad6963 Жыл бұрын

    Mansha allah macalimadena ilahay ha ku xifdiyo ramadan mubarak

  • @Shankaroon114Marwo-ny1uj
    @Shankaroon114Marwo-ny1uj Жыл бұрын

    Mansha Allah Abaayo Alle Haku Barakeeyo🤲🥰🥰❤️❤️

  • @qadroumueyman7205
    @qadroumueyman7205 Жыл бұрын

    Masha allah ramadaan mubaarak

  • @xikmaxiis-yn9uj
    @xikmaxiis-yn9uj Жыл бұрын

    ماشاءالله ❤

  • @hassansharkmarke4611
    @hassansharkmarke4611 Жыл бұрын

    Mashaallah afur Wngsan Ramadan kariim

  • @hazbevibing3066
    @hazbevibing3066 Жыл бұрын

    Maasha allaha ❤

  • @aishajama5525
    @aishajama5525 Жыл бұрын

    Maasha Allah 🥰

  • @munira2621
    @munira2621 Жыл бұрын

    Abaaayo alle culeeska hakaa qaado. Maasha allaah weeye wallahi

  • @haaharasalaad3901
    @haaharasalaad3901 Жыл бұрын

    وعليكم السلام ورحمه الله وبركاته رمضان كريم وكل عام وانت بالف خير وصحة وعافية يارب العالمين ❤❤❤❤❤❤

  • @fartunhusen8020
    @fartunhusen8020 Жыл бұрын

    Masha allah❤🥰

  • @mariamhussein3101
    @mariamhussein3101 Жыл бұрын

    Maashaa allaah baarakallaah

  • @abdirahmanguundhe9493
    @abdirahmanguundhe9493 Жыл бұрын

    Walaaley hal galab maad I afurineesa alle hakaa abaal mariyee❤

  • @maryamoruun1532
    @maryamoruun1532 Жыл бұрын

    Mashalah tabaarakalah

  • @Deeqow654
    @Deeqow654 Жыл бұрын

    Ramadan mubarak all islamic

  • @zakiita
    @zakiita Жыл бұрын

    Mansha Allah nasra qurux wan kuu xiisnay caajiska Allaha kaa qaado abayo wan ku salaamay mcnto❤❤❤

  • @bilaanmahamed2642
    @bilaanmahamed2642 Жыл бұрын

    Ramadan mubarak xbbti 🌙

  • @asmacali2506
    @asmacali2506 Жыл бұрын

    MashaaAllh wllo gacantada Allaha kuu barakeeyo culayskana Allaha kaa dulqaado🤲

  • @Yasmiinabdiyusufad
    @Yasmiinabdiyusufad3 ай бұрын

    Mansha allah❤

  • @ropertopoi1319
    @ropertopoi1319 Жыл бұрын

    M.a abyo nasro abridoon allaha ku xafido wllshy Ramadan mubarak

  • @nurtofarax6584
    @nurtofarax6584 Жыл бұрын

    Masha allah xabiibti qaali Allah cafimaad taama haku siiyo Abaayo rootin nosogili wax badan ayaan kabarte

  • @IsraMohamedmouse-jg1pw
    @IsraMohamedmouse-jg1pw Жыл бұрын

    Mcha allh

  • @shukri8964
    @shukri8964 Жыл бұрын

    Masha allah afur wanagsan nasra adiga iyo carurta iyo xajiga so labosho wacan abyo

  • @sacdiyo15aden88
    @sacdiyo15aden88 Жыл бұрын

    Masha allh❤❤

  • @faizoapdi6496
    @faizoapdi6496 Жыл бұрын

    Masha Allah allaha idin barakeyo gacmahiiina i.a

  • @adenamiiroali303
    @adenamiiroali303 Жыл бұрын

    Maasha-Allaah tabaaraka-Allaah

  • @maryanruunxasan6827
    @maryanruunxasan6827 Жыл бұрын

    masha allh washey mcn Ramadan Kareem ❤❤

  • @AnfacD
    @AnfacD Жыл бұрын

    Masha Allah Mahadsanid Nasra Ramadaan wanagsan sis.

  • @mirnaaaali6169
    @mirnaaaali6169 Жыл бұрын

    Macalimadeyda nasro qurux🥰

  • @shamsaqaasin2152
    @shamsaqaasin2152 Жыл бұрын

    Masha allah

  • @sucaadomaxamed780
    @sucaadomaxamed780 Жыл бұрын

    Mahadsanid Abaayo 🎉❤❤❤❤❤

  • @abdullehodan2934
    @abdullehodan2934 Жыл бұрын

    waaw masha allh abyo gacmo dheman anfur wanagsan waxyabo badan ayaa kabartay allha ku barakeyo

  • @shukrisheik4403
    @shukrisheik4403 Жыл бұрын

    Maa shaa Allah xabiibti jazaaka Allahu khayran

  • @Teamasadhaji27
    @Teamasadhaji27 Жыл бұрын

    Ramadan mubarak

  • @fihiimaaxmed2992
    @fihiimaaxmed2992 Жыл бұрын

    Msha Allah tabarak laah ❤

  • @xamdiali4488
    @xamdiali4488 Жыл бұрын

    Mash aallh Ramadan Mubaraka abayo ♥️♥️

  • @nimceeyamohamed3585
    @nimceeyamohamed3585 Жыл бұрын

    Wan jeclaa Inan u sameeyo balse ma awoodno inan sameysano dhaqaale awgeed se alhmdullah 😮

  • @sacdiyoasxan12
    @sacdiyoasxan12 Жыл бұрын

    Macalimadyda ilaahy ha iii kaa xafido maxaan wax kaa barty allw noo kaaa daaa mcneyy❤❤

  • @deeqomaxamed8599
    @deeqomaxamed8599 Жыл бұрын

    Masha allah🥰🥰🥰

  • @fariido
    @fariido Жыл бұрын

    Wn ka helay wlh qurux waaye ilaah gacantaada haku barakeyo waanba ku xiisnee

  • @zahriinakuchannel6292
    @zahriinakuchannel6292 Жыл бұрын

    Inaba caadi maaha afur qurux badan oo fudud waa u xiisay cunadii shidneyd culeyska allah kaa qaado

  • @caashoxusseen
    @caashoxusseen Жыл бұрын

    Masha.allah nasro khayr allah haku siyo muqalada quruxda bdn ad nala sowadagtana allah ajar haka siyo abyo kukarka korontada xagen kaheli kara e nocan ah abyo

  • @shamsohussein
    @shamsohussein Жыл бұрын

    Msha Allah tabaraka, Allah

  • @fardowsaalihassan5118
    @fardowsaalihassan5118 Жыл бұрын

    Masha allh

  • @rahmaruuxii5777
    @rahmaruuxii5777 Жыл бұрын

    Maasha allah noo soo badi xabiibti waxbadanaa ka faa,iday culeyska allah kaa dul qaado xabiibti

  • @ciwadahashi6661
    @ciwadahashi6661 Жыл бұрын

    Mashalaha😍

  • @rahmobotan9615
    @rahmobotan9615 Жыл бұрын

    Masha Allah my queen ❤❤❤

  • @xasancabdi-fk5ur
    @xasancabdi-fk5ur Жыл бұрын

    mashlaha ramadan mubaarak

  • @d.rpiyaarjalaala7084
    @d.rpiyaarjalaala7084 Жыл бұрын

    Masha Allhaa ramaadan kariim

  • @hanuuzmaxamuud808
    @hanuuzmaxamuud808 Жыл бұрын

    Mash allh ww muqall loo hagar baxay kamrimanka duuway in ba cadi ma,aha adna mcnto gacantada allha kuu barkeeyo gacan macan aa lagu orankaraa nasro qurux hanaka cajisin plz mcnto

  • @ayaanmuhidiin2878
    @ayaanmuhidiin2878 Жыл бұрын

    M.a nasra mahadsanid abyo

  • @umuanhaarchannel3918
    @umuanhaarchannel3918 Жыл бұрын

    Ramadan Mubarak nasra

  • @raxmasaeed994
    @raxmasaeed994 Жыл бұрын

    Manshalah tabarakalah ilahay gacantada hakubarakeyo

  • @Mucaweya
    @Mucaweya Жыл бұрын

    MashaAllaha alah kubaraki kacntada

  • @aishaabdulle8914
    @aishaabdulle8914 Жыл бұрын

    msha Allh abyo gacmhag Allh kubarkeyo wankugu faidna🥰

  • @FahiimoFaarax-nr8ys
    @FahiimoFaarax-nr8ys Жыл бұрын

    Masha.àllah tabaarakalaah❤❤❤❤

  • @ikraammaxamuud3139
    @ikraammaxamuud3139 Жыл бұрын

    Masha alh nasra Ramadan Mubarak noso Badi ramadanka barnamijyadan camal iyo cuntoyinka insha alh

Келесі