RAHMA HASSAN ||MAXEE LA ILMESAY ||SUHEYB MUXUU LA MURGOODAY.? Fartun |by adnan model

#rahmahassan #suheyb
#fartuunbalbalaarka

Пікірлер: 434

  • @fartunhassan8441
    @fartunhassan8441 Жыл бұрын

    MashaAllah abowe plz kusaliya nabiga scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @kheiramohamud3527

    @kheiramohamud3527

    Жыл бұрын

    Scw

  • @cabdikhayrmaxamed434

    @cabdikhayrmaxamed434

    Жыл бұрын

    SCW scw scw scw scw

  • @dhemanassia3180

    @dhemanassia3180

    Жыл бұрын

    Scw scw scw scw scw

  • @RaaxoAwale

    @RaaxoAwale

    3 ай бұрын

    😢

  • @zckymohamed1526
    @zckymohamed1526 Жыл бұрын

    Nabiga ku saliya SCW❤

  • @istaahilgeedi3903
    @istaahilgeedi3903 Жыл бұрын

    11/2/2023😭waxy ahyd malintii igu murugada badnayd noloshaydaa oo aan wayey abahy mcn igu zoo duceeya inuu ilhy naxaristii jano siiyo

  • @fatushduraan1563

    @fatushduraan1563

    Жыл бұрын

    Janada allha geeyo Abe

  • @diranehdiraneh5962

    @diranehdiraneh5962

    Жыл бұрын

    Allah yarham abe macan ilahay janoyinkisa hakuso dhaweyo

  • @aboubakeribrahim1950

    @aboubakeribrahim1950

    Жыл бұрын

    Naxaris Jano ♥️ alle hasiyo hunoo

  • @zuhraaahmad5124

    @zuhraaahmad5124

    Жыл бұрын

    Allaha u naxariisto 😢

  • @biliso

    @biliso

    Жыл бұрын

    Allah u naxaristo abahaa qolay madheero dhimashadisu allah qalibiga ku gabogiiyo aniga mamaday macan igu soduceya allah u naxaristay janafu firdows allah kawada waraabiyo

  • @HamzeBodhari
    @HamzeBodhari Жыл бұрын

    2/april/2021 😢jaliilba igu ogoo Hadaan joojin karo mood Jiidhkagan xariirta Xabaal looma jeexeen Nafta lagama jiideen Waxad ii ahayd zaaxiibka iigu dhow nolosha waxbadana iga soo caawiyay noloshaydana dhankasta ka dhisay waan ku tabay ka dib dhimashadadii waad ku mahadsantahay waxakasta ood iisamaysay iyo dhib kasta ood ii martay si aad noloshayda farxad ugu nolaado illahay haku naxariisto kamadaalo ducadada kamana daali doono intaan noolahay iyo daqiiqad kastoo aad qalbigayga ku soo dhacdo aabo macan 😭😭😭

  • @masriaali984

    @masriaali984

    Жыл бұрын

    Amiin🥺

  • @abdiraxeebadmaceyee8744
    @abdiraxeebadmaceyee8744 Жыл бұрын

    Fartuun balbalarka is not easy 🤣🤣🤣

  • @bahjobilan5298
    @bahjobilan5298 Жыл бұрын

    Waligay ma arag aabahay mcn janatul fardowsa allh Geeyo dhaman abayasha soomaliyed 😢😢😢ilahayna hawnaxariisto 😢😢😢

  • @ilkacasinackarim4635

    @ilkacasinackarim4635

    Жыл бұрын

    Amin ya allh

  • @fatumaabdi9417

    @fatumaabdi9417

    Жыл бұрын

    Ana kula midaan ahay

  • @ubaxcumar9355

    @ubaxcumar9355

    Жыл бұрын

    @@fatumaabdi9417 🕘

  • @bushramohamoud6732
    @bushramohamoud6732 Жыл бұрын

    2011: 8. Waa malinti aan hooyadya mcn wayeey hooyo mcn ale haku naxaristo 😔😔

  • @drabdirahmanhalac7923
    @drabdirahmanhalac7923 Жыл бұрын

    When my FATHER passed away, my Allah bless him🤲 08/sept/2018 "Teursday at 12:45pm with 34seconds" Most heartbroken night in my Live.

  • @IbrahimMohamed-zz1jk

    @IbrahimMohamed-zz1jk

    Жыл бұрын

    Amiin

  • @adenamin9946
    @adenamin9946 Жыл бұрын

    Wayy hoyodaydi cawa noloshey qaliga ahayd way oydey axxxxxxx rahma waan kaa xumahay walashey ilahay haa uu naxaharisto abaha inshallah 😭😭😭😭

  • @asmacismangeele1954
    @asmacismangeele1954 Жыл бұрын

    11/9/2020😭😭😭waa malin aan waayay wllky mcn allaha unaxariiso waxay ahayd maalin aad igu xanuun badanayd

  • @sharmaketube2638

    @sharmaketube2638

    Жыл бұрын

    Maxaad iigu wada jirtey sannaddaas oo dhalmada ahaa, waxaan ka lumay brkaygii aan 20/4/2020. Anigu waan jeclahay isaga, laakiin Ilaah wuxuu isaga ka jeclaaday isaga, maxaa yeelay, Ilaah baa inoo jeclaaday isaga. laakiin waxaan jeclaan lahaa in darajada ugu sarreeya yah. Amiyo Tuxura Ameen Ameen 🙏; . A 😭😭😭😭😭

  • @asmacismangeele1954

    @asmacismangeele1954

    Жыл бұрын

    @@sharmaketube2638 tani waa aduun laguma waarayo allah unaxariiso dhamaatood 😭😭 🤲

  • @UmmJacfar97

    @UmmJacfar97

    Жыл бұрын

    😢ax ax 😥😥😭😭😭

  • @hibo111
    @hibo111 Жыл бұрын

    30/11/2021 marka weynay wlashay rabi qabriga ha uwasiciyo janatul fardowsa acla rabi haka warabsho amiin

  • @zacima
    @zacima Жыл бұрын

    20/3/2022 malintan wayay walalkey mcn rabi qabriga ha uwasiciyo 😭

  • @awalehmahamoud7134
    @awalehmahamoud7134 Жыл бұрын

    10.12.2012 black day 😭 Repose toi en paix papa

  • @daganmomo
    @daganmomo Жыл бұрын

    25 March 2021 Malinka wyay Ayeeyo mcn Allaaha ku Naxaristo 😭💔

  • @cabdi2545
    @cabdi2545 Жыл бұрын

    Aamiin allaha unaxariisto aabo

  • @zeytunabdileabdi1774
    @zeytunabdileabdi1774 Жыл бұрын

    8/7/2016 wa malin an waaya abahay mcn ,,,,allah unaxristo 😭😭dhaman allah unaxristo inta muslim

  • @ayanmuhumed3488
    @ayanmuhumed3488 Жыл бұрын

    9//9/2021 malinte igu murugo badanida abtigey garabkey kabaxay alow oo naxaristo 🥺😥😥😭😥🥺🥺🥺

  • @rahmaclaahi6300
    @rahmaclaahi6300 Жыл бұрын

    2022\11/ 23 wlh waa maalin an ilwayan abahay aduunka ug jcla ilaahay ha ku naxariisto🤲🤲🤲🤲😭😭😭

  • @sofiamohamed3355
    @sofiamohamed3355 Жыл бұрын

    13/3/2020 wa malin aan ilowi donin abo mcn allah ku naxriiso 😭😭😭😭😭

  • @feisalali1512
    @feisalali1512 Жыл бұрын

    03/20/2004 waxay aheed malin jimco. Wa malinki aan wayey abahey macaan.aboow macaan allah janatul firdowso haku geeyo. Allahuma ameen

  • @saamiyacabdirahman4825
    @saamiyacabdirahman4825 Жыл бұрын

    Fartuun wa funny wllh another level maska madow klha😂😂

  • @muniirmousejama2167
    @muniirmousejama2167 Жыл бұрын

    8/2/2018/Maalintii iigu murugada badnayd Aabo illaahay hakuu naxariisto 😔🤲🤲

  • @KhadarneymarAhmed

    @KhadarneymarAhmed

    Жыл бұрын

    Isla taarikhdan wa malinti igu murugta badnayd awowgay ayan waayay o I aha aabo

  • @maxameddeeq1875
    @maxameddeeq1875 Жыл бұрын

    11,2,2021 maalintii walaashey mcn ooyey murugo dareemey 😭😭😭😭 illaahey ha unaxariisto walaashey qaali,😢😢😢😭😭😭🥺🥺🥺

  • @queenaragsanofficial4994
    @queenaragsanofficial4994 Жыл бұрын

    01/08/2022 wa malin an xilmami karin oo walalkeY mcn dinteY ilaheY ha unaxarisTo inTa dhimateY😭🤲

  • @khaalidmahamedbarsheey5073
    @khaalidmahamedbarsheey5073 Жыл бұрын

    Hhh rahma Io fartuun film caadi ee noo jilen 🙈🙈😂

  • @cabdiraxmaanmaxamed2722
    @cabdiraxmaanmaxamed2722 Жыл бұрын

    22/9/2022 waa maalintii igu muraga badneeyd ee Aan waayay Awoowgay Alle haku naxariisto😭😭😭

  • @suaadmohamudmohamed5206
    @suaadmohamudmohamed5206 Жыл бұрын

    I was crying 3 months walahi with in 2021 😭😭😭😭 alhamdulillah cala kuli xaal

  • @fasxiyamxamed5902
    @fasxiyamxamed5902 Жыл бұрын

    Ilaahay haunaxariisto intii dhimatay

  • @taslimnaleye6408
    @taslimnaleye6408 Жыл бұрын

    Ax Ax vraiment je pleuré avec toi wlhy ma sœur Rahma désolé tout mes sincères condoléances 😥😥

  • @saharamohamud7705
    @saharamohamud7705 Жыл бұрын

    1/3/2021 malinka ayeydhey macaan Allah haunaxaristo 😭😭😭😭

  • @user-yu6xr7wk9y
    @user-yu6xr7wk9y2 ай бұрын

    Isku midban nahay wll ana aabahay Anoo glas 4aad ahbuu dhinty 2021kii ilaahy dhamanteen alle. Haw naxariisto abayaashen odhan Iyo umada muslimiinta ah😢😢

  • @zeinabtahlil5457
    @zeinabtahlil5457 Жыл бұрын

    Keep going legend balbalarka so funny kkkkkkkk ❤️

  • @cabdiqaadi2023somali
    @cabdiqaadi2023somali6 ай бұрын

    rahma xassan 😢wllaahi wa ka dhab 👍 ilaahey ha u naxaristo aabo walba o muslim ah ❤

  • @bizharamohamoutt
    @bizharamohamoutt Жыл бұрын

    1/5/2k21 Maalintii Aan wayey Ayeyady mcn malintii iigu Murug badneyd rabiyow Naxariiz waarta Sii Qabrigana Unuuri😭😭😭🤲

  • @asraribrahim4423
    @asraribrahim4423 Жыл бұрын

    19/11/2022 😭💔💔😭😭Aabo ilahey Ha ku naxaristo Amin inchallah🤲

  • @kcsomalishow7776
    @kcsomalishow7776 Жыл бұрын

    Waa habeenkii aan aabahay waayay macne ilohow kuu naxariiso janatul fardowza Allaha ku geeyo aamiin yaa Allah 29th December 2022.😭😭😭😭😭

  • @lakiaxmed6945
    @lakiaxmed6945 Жыл бұрын

    Wlhi rahma waniskusodhawnahy xaga qisada ana waxan dhiganayay galaska 5aad 2013 ayuu dhintay aabo macne alllleqabriga hakuwasiciyo wa malinki igu xuma aduuunka hadana markan maqlo magac aabo waxan dareema in wali nolsha waxiga dhimantahy aabo 😭😭😭😭

  • @qwgf77f25
    @qwgf77f25 Жыл бұрын

    allah unaxariisto abbemcn 😭😭😭

  • @saadiacadey3960
    @saadiacadey3960 Жыл бұрын

    Adnan abowe plllzzz raxmo iyo fartun waanla oyaya e ka daa pllllzzz I wish inan islii idinku imado 💖👍👍👍👍❤️❤️❤️❤️

  • @miidey
    @miidey Жыл бұрын

    Waa malin aan waayay aabo mcn alle ha unaxariisto 😭😭😭 waxay ahayd malin aad igu xanuun badanayd 19/01/2007

  • @maankacade7329
    @maankacade7329 Жыл бұрын

    Alla fartunaa😄😄

  • @sharmaketube2638
    @sharmaketube2638 Жыл бұрын

    Maxaad iigu wada jirtey sannaddaas oo dhalmada ahaa, waxaan ka lumay brkaygii aan 20/4/2020. Anigu waan jeclahay isaga, laakiin Ilaah wuxuu isaga ka jeclaaday isaga, maxaa yeelay, Ilaah baa inoo jeclaaday isaga. laakiin waxaan jeclaan lahaa in darajada ugu sarreeya yah. Amiyo Tuxura Ameen Ameen 🙏; . A 😭😭😭😭😭

  • @zumayamaxamad5141
    @zumayamaxamad5141 Жыл бұрын

    Anoo rahma ka qiireysan ayaan fartuun ku qosley wlhi😂😂😂

  • @mahadoaden5586
    @mahadoaden5586 Жыл бұрын

    07/06/2018 khamis waxay ahayd malinti an wayey abahay Macan ❤️ saxibkeygi nolocha 😭😭😭 ayu aha Waxana an ka murugoda inana tacabkeyga waxba ka cunin waxan ka murugoda anan malinti labacdi an garab wayey 😭😭inu adunku mugdi igu noqdey wan oya markan gabadh abehed lahadleysa an maqlo ahabay dabadi garab wan wayey 😭 kalinimo ayan daremaya ilahay qalbiga Hay qabojiyo 😭ilahay janada haku casumo dhaman abayachen

  • @spongebobsquarepants4079

    @spongebobsquarepants4079

    Жыл бұрын

    Allah yarham amin

  • @zihaamdaahir
    @zihaamdaahir Жыл бұрын

    17/6/2022 Aabo mcne AllaH Ha kuu naxariizto 😔

  • @khadijamohamed9420
    @khadijamohamed9420 Жыл бұрын

    Alaa manooli wllhi qosol iguma harin 😁 fartuun balbalaarka waa funny wllhi Kulahaa maska madowga 😁😁😁😁

  • @its__me__H4MDA

    @its__me__H4MDA

    Жыл бұрын

    Qofta gacan aa utaage😅😅😅😅

  • @maxamedbaradho4535
    @maxamedbaradho4535 Жыл бұрын

    5/Dec/2021 Maalintii igu murugadda badnayd Alle ha ku naxaristo Hooyo Macaan Subaxnimadii shaqadda adiga i kiciyay Salaadii maqribna xaqi ayaa ku yimi

  • @sadioali7329
    @sadioali7329 Жыл бұрын

    26/8/22 malin jimco Ah 😢 allaha u naxaristo aabahey 😢😢😢

  • @xaawoabshir6460
    @xaawoabshir6460 Жыл бұрын

    Ar fartun masharyaro kibir oohin beena uoysey raxma run ka ahed lknalha uwada naxrizto aapo yaaal🤲

  • @afnanfarah3297
    @afnanfarah3297 Жыл бұрын

    12/05/2022 mlinki ciidi wlhie ma ilopo I cried bcz of love

  • @khayrtomaxamed6903
    @khayrtomaxamed6903 Жыл бұрын

    11/8/2022 😭😭😭 haween aad iigu xanuun badan ayee aheyd saxiibadeyda aan jeclaa ayaa dhimatay 😭😭 waan kuu xiisay saxiib illaah ha kuu naxriisto qabrigaadana illaah ha kuu waasiciyo abaayo 😭😭😭

  • @fathiabachir7625
    @fathiabachir7625 Жыл бұрын

    Continue mon chère frère

  • @HodanmaxamadAbiib
    @HodanmaxamadAbiib2 ай бұрын

    Masha All

  • @neyruusnalka3032
    @neyruusnalka3032 Жыл бұрын

    9/4/2017 waa maalinta dunida igu murugada badnayd waxan waayay saxiibkay taliyahayga awoowgay hooyaday dhalay Alle haku naxariisto waligay ma heli doono booskaagii qof ii buuxiyo rabbi haku janneeyo awoowe ibraahim cali guulled😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @iidoahmed8745

    @iidoahmed8745

    Жыл бұрын

    Aamin aamin aamin wllo

  • @hodman4492
    @hodman4492 Жыл бұрын

    11/4/2010💔😭10/9/2018😭💔 labadeyda hooyo ma iloobayo Allah unaxariisto

  • @khadardeeqofficial5854
    @khadardeeqofficial5854 Жыл бұрын

    Alleh haw naxaaristo aamiin aamiin

  • @nasraabdikarem5810
    @nasraabdikarem5810 Жыл бұрын

    27/march/2021 malinki hoyadey mcn an wyey allow naxaristi janno kusii janada Allah ngu kulmiyo amin amin😢😭😭😭

  • @queen_____mumtaz5280
    @queen_____mumtaz5280 Жыл бұрын

    Wlhi raxmo wan la oyeey allh ha unaxariisto

  • @sihaammiita5000
    @sihaammiita5000 Жыл бұрын

    2021/2/9 maliinti abeheyga dhinte🥺😥

  • @Jack_Cadnaan
    @Jack_Cadnaan Жыл бұрын

    Waan idin baryayaa somaliyeey 3k igaadhsiiya tartan baan ku jiraayee walaalayaal 😭mahadzanid

  • @shukriabdi2953
    @shukriabdi2953 Жыл бұрын

    Aabe Allah unxiirsto 2019

  • @khadroadam3554
    @khadroadam3554 Жыл бұрын

    Mansha allah

  • @NasteexoCabdi-hc2oh
    @NasteexoCabdi-hc2oh Жыл бұрын

    Aamiin

  • @hudanuura8661
    @hudanuura8661 Жыл бұрын

    2021 6 waxn wayay wllky iga wayn illhy haw naxristo qabriga alle haw qabojiyo isaga iyo intii muslinba

  • @zumayomohamud9032
    @zumayomohamud9032 Жыл бұрын

    Allh fartuun mid mahan 😂😂😂😂😂😂 kal iyo laab u qosley

  • @maxamedgalgale

    @maxamedgalgale

    Жыл бұрын

    Maska madow maku dhiman yahay adi mase oohinta adne dhinac ka so martey😄😄

  • @cabdiMacoo

    @cabdiMacoo

    3 ай бұрын

    😂😂😂😂😂

  • @niciimaahmed172
    @niciimaahmed172 Жыл бұрын

    Fartuun balbalarka wixii ku helay baan la yabay 😂

  • @maysanquen873
    @maysanquen873 Жыл бұрын

    Ax allow uu naxariiso wll

  • @kaltuunaadan9679
    @kaltuunaadan9679 Жыл бұрын

    17,3,31 maalintii aan waayy gezigiii iidhalay dhintay aabo alle hakuu naxriizto amiiin

  • @yasminabdullahi560
    @yasminabdullahi560 Жыл бұрын

    Ax walhi fartuun wan ka naxaya ILLAHAY walidken janada ha geeyo

  • @ibralove886
    @ibralove886 Жыл бұрын

    2020😭😭😭ayeeydii mcn 😭😭😭

  • @zuadali266
    @zuadali266 Жыл бұрын

    18 /9/2015 5:00am jimco mlinti awoowahy dhintay mrn ma ilwi karo illhy ha ku naxristo qbriga illhy ha ku nuuriyo😭😭🤲🤲

  • @awalyahyenour
    @awalyahyenour Жыл бұрын

    Qalbiyda dadka intad ku ciyaarto raali noqo kadaah 🥲

  • @siimaaareaare317
    @siimaaareaare317 Жыл бұрын

    10/10/2022 malintay nolasha ugu xumayd een aabahy adunks ugu jeclaa uu geeriyoday😭😭

  • @fadxiyaMustafe-mv3id
    @fadxiyaMustafe-mv3idАй бұрын

    Scw❤

  • @caaliyayusuf8935
    @caaliyayusuf8935 Жыл бұрын

    Cadnaan abbe male raxma iyo fartuuna male anina hooyo malihi allh hoow wada naxariisro dhaamaan inta dhamatay

  • @caashokiin7600
    @caashokiin7600 Жыл бұрын

    Ani fartuun isku sanad buu abayasheen😭 dhinteen 2015😢

  • @omarkadira8554
    @omarkadira8554 Жыл бұрын

    06/08/2020 papa tu me manque trop♥❤

  • @hanihaldhaaoficial1130

    @hanihaldhaaoficial1130

    Жыл бұрын

    Kkkkkkkjjjjj😂😂😂🤣🤣

  • @riishumahmoud5029
    @riishumahmoud5029 Жыл бұрын

    Somaalida dhan waa agoon illahay ha unaxariisto All waladiinteena

  • @shakaliina6024
    @shakaliina6024 Жыл бұрын

    3/8/2020 malinki igu xanun badnayd o an wayey noloshayda sxpkyga saygyga adunka ujecla malinta wayey😭😭😭😭 allah janada hanagu kulmiy😭🤲🏻🤲🏻

  • @dhemaanmuuze2740
    @dhemaanmuuze2740 Жыл бұрын

    Ax zrryi Raxma

  • @CiyaarJecelofficial
    @CiyaarJecelofficial Жыл бұрын

    My father also died 2010😢

  • @cabdulahicadaan4538
    @cabdulahicadaan4538 Жыл бұрын

    Waxa igu darned malinki aa bahey waye 2017 bisha 11 😥😭 abo ilahay janada hakugu bishaareyo 🤲

  • @ihsanahmed8675
    @ihsanahmed8675 Жыл бұрын

    😢😢😢😢😢😭ano waligey arag abahy ayan sawirkiisa arkay ano 20jir ah imika Allah ku naxaristo abo mcn

  • @asmaomer2413
    @asmaomer2413 Жыл бұрын

    8/12/2012. AABO ILLHY Ka Naxariisto😭😭😭

  • @mohamoudofficial
    @mohamoudofficial Жыл бұрын

    3/1/2023 wllshey Ayaan ayaa iga dhimatay iigu soo duceeya

  • @idmanmaxamad8482
    @idmanmaxamad8482 Жыл бұрын

    Fartuun fnny waaye

  • @fartunahmed4526
    @fartunahmed4526 Жыл бұрын

    7...10.2022 malintey dunidaa igu cidhlowde oo an waaye Abaahey mcn Allow kunaxriso daady mcn

  • @falastiinabdi2699
    @falastiinabdi2699 Жыл бұрын

    Wlhi fartuun waji malahn😂😂

  • @zouhaiPmuller
    @zouhaiPmuller Жыл бұрын

    Fartuun Waan iska ogaa inaanay wax kheyrle soo wadin😂😂

  • @nafiso7343

    @nafiso7343

    Жыл бұрын

    😀

  • @hodmanalinor331

    @hodmanalinor331

    Жыл бұрын

    Ha wllhi😂😂😂

  • @umanajmo6684

    @umanajmo6684

    Жыл бұрын

    Hhhhhhh

  • @ubaxshire3842
    @ubaxshire3842 Жыл бұрын

    27/8/2021😭💔malinta hooyadey waayay🤲igu soo duceyah i.a💔😭

  • @spongebobsquarepants4079

    @spongebobsquarepants4079

    Жыл бұрын

    Allah yarham amin

  • @fadumocalixirsi5892
    @fadumocalixirsi5892 Жыл бұрын

    2022Biahi 3 wa habenka noloshayda ugu xumayd wana haben Mugdi ah😩😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @saadonoor7931
    @saadonoor7931 Жыл бұрын

    2015 maalinti igu murugta badnayd ee an wayay hoyaday mcn ale haku naxaristo hooyo mcn 😭😭😭

  • @munaaways525
    @munaaways525 Жыл бұрын

    28/11/2020 galab sabdi ah waxa wye sxbtyda wlshyda mcn runti qalbikeyga Malin kama bixin Wan ku jeclahy inta ka danbeyana Wan kuso ducey dona abyo😭😭😭😭😭😭😭🤲

  • @salmaqali5898
    @salmaqali5898 Жыл бұрын

    Labo malin aya igu darnyd 2014/12/8 io 2021/9/30 allaha u naxaristo

  • @siraadosman9171
    @siraadosman9171 Жыл бұрын

    Fartuuun wlhi waa Naag waalan

  • @hamzoabdiazizadan3722
    @hamzoabdiazizadan3722 Жыл бұрын

    2021/4/28 hbnki dunida igu madowed daqiqadihi an hoyadey mcn waye dunideyda Nololsheyda 😢😢rabi ha ku naxristo

  • @OmarHassein
    @OmarHassein3 ай бұрын

    Scw scw scw

  • @zamzammohamud2926
    @zamzammohamud2926 Жыл бұрын

    Allah unaxaristo dhaman tooda walika

  • @cumarcabdishire5832
    @cumarcabdishire5832 Жыл бұрын

    My brother cadnaan

  • @sacdiyayar6318
    @sacdiyayar6318 Жыл бұрын

    Fartuun wlhi funny tahy