RAHMA HASAN | QALBIGA LAYGALA WAREEGAY | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2023

Музыка

Ereyada Cabdiqadir qalinle
laxanka Omer dabjaceyl
music ..Cabdiqahaar ilkacase
PLEASE SUBSCRIBE LIKE SHARE COMENT THNKS 🙏🏼

Пікірлер: 1 800

  • @ayaanyangu6105
    @ayaanyangu6105 Жыл бұрын

    Xaqiiqadii Hestaan Aad Ayee ii sameysay bilowga qisadeyda waxan Ahay Gabar laqabo Oo caas ah xajigeyga aanjeclahay Imaba dareemo Asigoo wax heesto ayuu ileeyahay Duruuf ayaa iheyso waxba MA heysto Anigana waxwalba oo aan Awoodo Ayaan Ku maareyaa gurigeena Sida ay farxadeyna u lumin ayadoo sidaas ay tahay Aan wada nolnahay Hoyadiisa waxay kutiri Gabar walaashaa ayaan Kugu Darayaa Naag Shasheeya MA rabi wuu ii imade wuu iishagay asagana Raali ayuu ku yahay guurgaas Uu Waliba Aroskaas Kal iyo laab Aga tumo Ayuu rabaa anigana Biil ima siiyo waiti kama Helo waqti kama Helo sidaas ay tahayna Qalbigaygaa jecel mana awoodo Inaan Ka fogaado Allah ayaan Taladeyda iska saartay mana rabo inuu Sheeydan iga Faideysto hadii aan Asiga Dhoho noloshada aan kaboxo waxa Uu ileeyahay wan kujeclahay Kuma Furaayi Marka hestan Qalbigeyga ayee taabatay anee iga Hadashay I.a malinteyda anigana waa labgari Donaa 17/1/2023/ malin talaado /sacaduna tahay /7/:01 I.a Markay xaladeyda wax iska Badasho ayaan soo fiirin doonaa comentigeyga wlaalayal isoo doceeya in Uu Allah qalbiga Ii qaboojiyo 😭💔😔

  • @ubaxmahas5118

    @ubaxmahas5118

    Жыл бұрын

    𝙸𝚕𝚊𝚑𝚢 𝚑𝚊𝚔𝚞 𝚀𝚊𝚋𝚘𝚘𝚓𝚒𝚢𝚘 𝚠𝚕𝚕🥺🤲

  • @najmayusuf547

    @najmayusuf547

    Жыл бұрын

    😭wan oyy walhie marka qoralkaga araky sory walshy wax walba aduunka waka dhacaan

  • @amansanjamac7447

    @amansanjamac7447

    Жыл бұрын

    Samir abayo iskana amuus indhhaana kadawo wax walpo adigo taladada alah udhipnayo 😰😰

  • @amaalyar8211

    @amaalyar8211

    Жыл бұрын

    Walalo ilaheey baah Ku kaalmeen samraah sadkiih ma wayo🤲

  • @nasraabdalla7770

    @nasraabdalla7770

    Жыл бұрын

    🥺🥺 iska fur abaayo beentiis waa kuma jeclo wlh😢

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash Жыл бұрын

    Wuxuu Ahaa naxariis badane ilaahay caalamkan u soo Diray Nebi muxammed scw💗heesaha waxaa ka macaa quraanka The best person ever The most knowledge able and the most shine all crrated prophet Muhamett scw scw

  • @hamdiismail4266

    @hamdiismail4266

    Жыл бұрын

    Way ficnanlahayd inad nabigena muxamad scw ad kuso hadal qadi lahayd mel lagugula saliyayo blse mel hes iyo waxban lo jogin ka socdaan hakuso hadal qadin n m scw

  • @ayaanfaraxsan7193

    @ayaanfaraxsan7193

    Жыл бұрын

    Sᴄᴡ sᴄᴡ sᴄᴡ sᴄᴡ♥️♥️♥️

  • @deeqaiimaan2516

    @deeqaiimaan2516

    Жыл бұрын

    Salalahu caleyhi wasalam

  • @xaawomaxamud8625

    @xaawomaxamud8625

    Жыл бұрын

    Salalahu calayhi wasalam

  • @cabdiraxmanaxmed6703

    @cabdiraxmanaxmed6703

    Жыл бұрын

    Really wuxuu ahaa naxariis badane with name of allah

  • @muniirhindi1723
    @muniirhindi1723 Жыл бұрын

    Heesuhu waxay ka hadlayaan Dhaawaca qalbiga😢😢Quraankuna wuxuu ka hadlayaa daawada qalbiga❤️

  • @cabdiraxmanaxmed6703

    @cabdiraxmanaxmed6703

    Жыл бұрын

    Waa run walahi wll waa run

  • @YosifMohamed-rq4on

    @YosifMohamed-rq4on

    Жыл бұрын

    Waa run ee iska daaya heesaha

  • @ridwaanmaxamed7469

    @ridwaanmaxamed7469

    Жыл бұрын

    Xaqiiq wlhi

  • @paulScharner7

    @paulScharner7

    Жыл бұрын

    Runtaa

  • @meymuuncalasow6683

    @meymuuncalasow6683

    Жыл бұрын

    Swdcgv❤❤❤😅

  • @AhmedAbdi-ln6do
    @AhmedAbdi-ln6do7 ай бұрын

    Qof aad wadnahaaga siisay Intuu noloshaada weeqay Adoo og waxyeeladiisa Wanaag maka sii rajaysay Waxa aad wehelkaaga mooday agtaada markaad ka weyday Inta aad kaligaa wareertay Jaceyl mala waalan gaadhay Qalbiga la igala wareegay Hadduu walwal ii horseeday Xasuusta iyo waayaheedu Xagay ku wadaan naftayda Markaad walbahaar dareentay Taliyo waanad ma diiday Wax kuu xun makuu wacnaaday Iswaydaar ma u shaqaysay Si aan cid kuugu wiirsan Warkaagana loo ogaanin Wajigaaga adigoon ka muujin Si weyn hoos ma u oydey

  • @sihaamfaysal369
    @sihaamfaysal369 Жыл бұрын

    Waad ka qomamyn doonta maanta😭 malin aan ahyn🥺 waana ka shalyn doonta dhawaca 😭aad igaysatay iyo xanuunka aad imarsisay💔 Isha allha 🥺ilinta aad I dhahyga ka qubatay maanta malin aan ahyn ayo alle kala xisaabtmi doona😭🥺💔

  • @abdimajid6038

    @abdimajid6038

    7 ай бұрын

    alla abayo sas haa oran qof wax jecal waa kii mar walbo samaroo adii neh alla qalbiga haku cafiyo

  • @liibaansoomaali6284

    @liibaansoomaali6284

    4 ай бұрын

    Side aye wax udhaceen wll 😢😢😢

  • @AyaanHassan-tq5lk

    @AyaanHassan-tq5lk

    Ай бұрын

    Abyo sorry anigana kula mid ba ahay ilahey baa ujeddo 😢😢 qoralkda wa la ilmeyey wlh😢😢😢

  • @mkhtrcali4386
    @mkhtrcali4386 Жыл бұрын

    Nuurkii Illahay , Kusali Nabigeena Maxammed Scw Scw Scw 🔥💟🌍

  • @muwahib12muwahib12

    @muwahib12muwahib12

    Жыл бұрын

    Scw😔💯

  • @aabahajclka1996

    @aabahajclka1996

    Жыл бұрын

    scw

  • @cumaraadan4459

    @cumaraadan4459

    Жыл бұрын

    Scw scw scw

  • @abshirocawil8008

    @abshirocawil8008

    Жыл бұрын

    𝐒𝐢𝐰𝐞𝐲𝐧 𝐡𝐨𝐨𝐬 𝐦𝐚 𝐮𝐠𝐮 𝐚𝐲𝐝𝐚𝐲𝐧😢

  • @dhemanassia3180

    @dhemanassia3180

    Жыл бұрын

    Scw scw scw scw scw

  • @aibros8033
    @aibros8033 Жыл бұрын

    Raxma Xasan ubaxa usoo baxaya fanka Soomaaliyeed ♥ Yaa ila taageero

  • @saadokhadar2485

    @saadokhadar2485

    Жыл бұрын

    Aniga walahi❤

  • @user-pu4sh8lo8u

    @user-pu4sh8lo8u

    10 ай бұрын

    ❤❤❤sax

  • @choueibhassanchoueibhassan8045

    @choueibhassanchoueibhassan8045

    Ай бұрын

    Aniga wll❤🎉

  • @shoaibsheikhabdullahi7828
    @shoaibsheikhabdullahi7828 Жыл бұрын

    Heestaan waxa ii soo dirtay caawa girlfriend tayda oon isku xanaaqsanayn ilaa 2 habayn finally cawa waan hishiinay raxma hassen thanks kun jeer from ogaadenia

  • @Cabdilahi_Yusuf
    @Cabdilahi_Yusuf Жыл бұрын

    JacayLka Waxa ugu Xun Kan Ugu HoreeYa InTa Badana SoomaLida CiyaaLnimo aYaa QaaDa Oo JacayLka Hore Wxa Uu Kusoo dHamaadaa GuuLdaro Hadana JacayLkaa WaLigaa Ma ILaawaySid XaTaa Hadaad Qof KaLe NoLosHa La WaDaagTo 😞 Qof waLBa oo SoomaaLi aH HaDiii MaanTa waayaHa Uusoo Maray iYo QisoYinkiisa laga WaraYsan LaHaa Wxaa Soo Bixi LaHaa QisooYin Cajiib aH Iskadaa In movies laga Sameeyee XaTaa U qaLma In Series Ama TaxanaYaL Laga sameyo ✅ BaLse SooMaLida WaaYaHooDa LaapTa ayay Ku waDa HaYsTan aYaDon Cidna La ogaYn WaaNa DaD WaDa QaLbi JaBsan Oo dHiBaaTaySan WlHi BaLse Farxad MuuJiya 🥺💔

  • @Mawo107

    @Mawo107

    Жыл бұрын

    Wlhi wala ilaba lkn kasa xanun ah marka hore hadad dhawacmatid

  • @evamahamed3684

    @evamahamed3684

    Жыл бұрын

    Alaa maxd run sheegtey wll Allha qalbiga ha ino wada qaboojiyo ♥️🙁

  • @nimcozagal9454

    @nimcozagal9454

    Жыл бұрын

    @@evamahamed3684 h

  • @idiltaajit

    @idiltaajit

    Жыл бұрын

    Markad walbahar darentay galiyo wanada madiday waxku xun maku wacnaden walhi erayadn aney igu socdan darenkayga wuu ku ciyary I.a wan bogsan sona 😭😭

  • @munamaxmed4773

    @munamaxmed4773

    7 ай бұрын

    💔💔💔💔💔💔😭😭😭😭😭

  • @Sumayawan
    @Sumayawan Жыл бұрын

    Walalheyga Allah dardiisa iku soo booqda. 1K waxyar ikaka dhiman. Waa hooyo Somaliyeed idin leh. ALLAH HA IDIN SHARFO

  • @apdilahiinashire3830
    @apdilahiinashire3830 Жыл бұрын

    Nabiga ha lgu saliyo scw❤💜

  • @choukridarar4277

    @choukridarar4277

    Жыл бұрын

    Scw Scw Scw

  • @goviralmusic8693

    @goviralmusic8693

    Жыл бұрын

    Hees miya saliga dhex keeneysa 😡😡

  • @goviralmusic8693

    @goviralmusic8693

    Жыл бұрын

    Saliga rasulka sharaf uu leyahay❤️❤️mehen inad meel ku haboon kentiid😤

  • @abdouchakourhassan2209

    @abdouchakourhassan2209

    Жыл бұрын

    اللهم صل على محمد

  • @mkhtrcali4386

    @mkhtrcali4386

    Жыл бұрын

    Scw scw scw scw

  • @Thesayid_143
    @Thesayid_143 Жыл бұрын

    Rag Iyo Dumarba Waxaa Jira In Xun Oo Ku Ciyaara Qalbiga Baniaadamka Sxbayaal Aan Ilaalino Qalbiyada Ina Jecel March 8 Waa Maalinta Haweenka Aduunka Balse Haweenkeena Maalinkasta Waa Maalintooda Love You All Gabdhaha Somaliyeed Waligiin Ciil Ha Arkina Huno

  • @faadumomohamud7900

    @faadumomohamud7900

    7 ай бұрын

    🤌🫶

  • @user-li2hv7xm6v

    @user-li2hv7xm6v

    7 ай бұрын

    😊❤😊❤😊❤❤😊😊❤😊❤❤😊

  • @user-li2hv7xm6v

    @user-li2hv7xm6v

    7 ай бұрын

    ​@@faadumomohamud7900😊❤❤😅😅❤

  • @HodanCabdulaahi-fn4vp

    @HodanCabdulaahi-fn4vp

    4 күн бұрын

    😂😂😂😂

  • @Qalinle11
    @Qalinle11 Жыл бұрын

    Maan moodayn in dadku bukaan socod wada yihiin. Qisada heestan mar aan iminka ahayn ayan ka sheekayn doonaa I.A. Inta ka horraysa qof kastaa halkay u buuxiso ha ku dhayo🙏

  • @marwakaise3789

    @marwakaise3789

    Жыл бұрын

    😭😭😭😭😭

  • @maanlulaahmed9003

    @maanlulaahmed9003

    Жыл бұрын

    Dadkuba waadhka jacaylka ayey wada yaallaan🥺

  • @cabdirashidcusmaancabdirashidc

    @cabdirashidcusmaancabdirashidc

    2 ай бұрын

    wsohdkhf szffvxhd wet​@@marwakaise3789

  • @cabdirashidcusmaancabdirashidc

    @cabdirashidcusmaancabdirashidc

    2 ай бұрын

    ejieduefuvzxsowo Zftyhghj

  • @faysasiciid1513
    @faysasiciid1513 Жыл бұрын

    Mashllh Wall Qof Ilaahay Hibo Siiyay Ayaad Tahay Laakin Cawradaada Asturo

  • @hodabadri3429
    @hodabadri3429 Жыл бұрын

    Heestan wxn u QaataY in Qalpigeyga mudo badan wixii ku jiraY aY ka hadlaYzo 😭💔 dhawac iYo xanuun Qalpigeyga zoo gadhaY walina aan dhamaYmihiiza raadinaYo ziduu jQofkaan jeclaa iiga tagaY meel cidlo ah 🥺 wxn mudo badan izku daYaY inaan ilaawo balze ilaa hada man ilaawin jaceYlkiiza💔 wxn maraY xanuun uuzan Qof aadmiYa u dulqaateen wxn maraY inaan cidlo iYo kalnimo ku Qaato wakhtigeyga 😭 wxn gaadhaY heer aan izla hadlo kaligeY 🥺wxn ku taami jiraY mar un inaan midowno oon noqono QoYz balze waxaaz oo dhan riYadaYda oo kaliYa aYaY noqotaY 😭💔 Qofkaaz wakhtiguu iga tagaY ama uu i nacaY waxaa kazoo wareegtaY 12/3/2021 ilaa hada wxn la doolo dhacaYaa jaceYlkaan u QaadaY qofkaaz 🥺 waxwalap wxn u nacaY dartii heer xataa wxn gaadhaY aan ka fogaado dad oo dhan 😭💔💔

  • @ahmedabdulqadir7227

    @ahmedabdulqadir7227

    Жыл бұрын

    Alle qalbiga walaashey jabka waa lasoo wada maray sida loo badan yahay ee adkeysimahaa leys dheeryahay

  • @munaomer9946

    @munaomer9946

    Жыл бұрын

    Alle qalbiga haku qaboojiyo haku illowsiiyo mcneyy🥲🤲🥰

  • @superzaara2421

    @superzaara2421

    Жыл бұрын

    Abyo noloshaba wax walpa wala arkaa adkesi iyo goaan kliya lagu shaqeya inshllh qalpga wuu ku dagayaa

  • @yurubyurub1230

    @yurubyurub1230

    Жыл бұрын

    Allah haku qabojiiyo xbbti wan kula darmeeya xanuunka jecelka 😓😓

  • @saynabsaynab3418

    @saynabsaynab3418

    Жыл бұрын

    Ax qalbiga kula midban ahaye aniguba waxn ahaye qof qofye jclyeed kagodo galye

  • @abdishakurhashi5458
    @abdishakurhashi5458 Жыл бұрын

    Gabar aan 4 years wada soconay ayaan isku xumaany😭 waxaana mooda iney wax walbo dhamaaad ku sii dhowyihiim plz nosoo duceeya In qalbiyada naga illhey isku furo 😭🙏 waxaa laga yabaa in idinka mid ah ducadiisa illhey noo aqbalo😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭 xanuun badnaa jaceyl 2 weeks ma seexan😭😭😭🙏

  • @suleekhasaleban649

    @suleekhasaleban649

    Жыл бұрын

    wll ilahy qalpiyadina ha isusoo jeediyo❤

  • @salaadoaxmed7641

    @salaadoaxmed7641

    Жыл бұрын

    Walalo hada miyad heshesen

  • @abdishakurhashi5458

    @abdishakurhashi5458

    Жыл бұрын

    @@salaadoaxmed7641 HAA WALL ALX AROOSKEENA SOO DHOW MAHADSANID WLL

  • @rakiahajji625

    @rakiahajji625

    11 ай бұрын

    ​@@abdishakurhashi5458wllhi aad kugi farxay hambalyo aboowe❤ guulesta

  • @Ruwayda_sahardid_Ahmed

    @Ruwayda_sahardid_Ahmed

    9 ай бұрын

    Abowe gabar waye qlbigeda ilali haday kala tag ka codsato micnahedu IGA taaag Maha ee waa ifahaan ee ilasho 😢💔

  • @user-hb4js1mu4g
    @user-hb4js1mu4g Жыл бұрын

    Cawa waxa daremaya murugo Qof aan is jecelnahay ayaa kala tagnay waa qof wngsn o dacad ah aniga ma khiyameyn kaliyata wan si daabecad fahmi waynay 😭❤️‍🩹 Illhow wan jclhy qalbiyadeda mide Illhow jcylka aan u qabo qalbigyga ku adke asina wu i jecelyhy Illhow qalbigisa jcylkyga ku adke 😭🤲❤️‍🩹

  • @umaymocabdi8748

    @umaymocabdi8748

    7 ай бұрын

    Ilahay ha isku kin dayo

  • @Cajabocudoon1

    @Cajabocudoon1

    Ай бұрын

    Inaganu isku qisaynu nhy😢

  • @cilaansaarchannel4121
    @cilaansaarchannel4121 Жыл бұрын

    Hees shidan 💃🏾💃🏾💃🏾💃🏾💃🏾💃🏾🖤🖤🖤

  • @haniitaalove8356
    @haniitaalove8356 Жыл бұрын

    Heestan waxay so baxdey xili marxlaad aan ku jiro 😭😭💔💔ruux aad wehelkagag modey marka agtaad ka weydiy jaceyl ma la walaan garadhey Adigo i xumeyey miyaan waali wanaag ka si rajiyey qof Aduunka u jaceshahay marku darenkagag ku ciyaarayo xanuun badan waa aduun hiilka iyo nafsiga danbey 😭💔💔😭😭

  • @Carfooon

    @Carfooon

    Жыл бұрын

    Alle qalbiga hakuu qaboojiyo wllshy🥺

  • @ilhandalie9220

    @ilhandalie9220

    Жыл бұрын

    😢😢😢😢😢 sorry 😞 wllshy Qali inshallah kheyr

  • @ayanabdirashid9679

    @ayanabdirashid9679

    Жыл бұрын

    Pole sana 😢

  • @aaminasiciidcumar4938

    @aaminasiciidcumar4938

    Жыл бұрын

    wlhi xanuun ka weyn ma jiro ruux aad jeceshahy marka uu kugu ciyaaro dhib wyeh qli dhibka wala wada qaba 😭😭😭💔💔💔💔Ala halkii aqiro tagi doonta .. .

  • @nimcomaxamuud7513

    @nimcomaxamuud7513

    Жыл бұрын

    Mcneyy samir waayo aniga waa galay xaladan waa ku daremikaraaa😪

  • @farhaanjr6315
    @farhaanjr6315 Жыл бұрын

    Ereyo iyo laxan wangzn bay leedahy heestani Codka , stealka , editing iyo duubistuba waa perfect 👌👌👌 Wixii is jecel allh ha isku soo dhoweeeeyo

  • @drallibanaat4506
    @drallibanaat4506 Жыл бұрын

    "Ruuxad wehelkaga moodey agtaada markaad ka weydey 😪" Heestani waxay soo baxdey waqti ay I iqiyaantey gabar aan 4 sano hiil iyo hooba lagarab taagnaa oon isku haystey inaan nafteedaba anigu leeyahay marka loo eego sidaan ugu kalsoonaa 😖 Samiira Ahmed Omar waan ku cafiyey ee nolol qurux badan iigu noolow boqoradeydiiyeey 🙏💔💔

  • @muhiimabdilaahi2586

    @muhiimabdilaahi2586

    Жыл бұрын

    Walky farid tahy jecylku wa inad qofkad jeclty xita hadi ad waydy ind Wang la jeclta Wan uqalnta intahy wiilka dunida ug wangsan

  • @drallibanaat4506

    @drallibanaat4506

    Жыл бұрын

    @@muhiimabdilaahi2586 mahadsanid wlshey qofka jacaylkad uqabtey haduu dhab yahay marnaba xumaan la jeclaan meysid xitaa haduu dhulka kula jaro

  • @nasriinahmed5273

    @nasriinahmed5273

    Жыл бұрын

    Jaceelka waa jiraa lkn 4 years io garabtaag aad ugu dartay wlhiy wakhti baa ka khasaray ❤abowe iska ilow forget about that 💪🏿u be strong 💪🏿

  • @ahmedfatouma3345

    @ahmedfatouma3345

    Жыл бұрын

    😥😥😥😥😣😣😣😣😞😞

  • @fardowsamohamed1707

    @fardowsamohamed1707

    Жыл бұрын

    Sorry 😞 wlal dadk qalbiga leh ma guleystaan😭😭😭😭

  • @Somali830
    @Somali830 Жыл бұрын

    Inta uso gashay qisooyinki jacaylka aha inay so akhriyan like🫡💔

  • @HanadAhmed-ei1yq

    @HanadAhmed-ei1yq

    3 ай бұрын

    Jacalbadan❤❤❤

  • @SalebanFilmsandVlog
    @SalebanFilmsandVlog Жыл бұрын

    Axyaa Axyaa sowt emotional song Rahma xasan xaqiiqdii fanka waxbadan bay kuso biirisey cod qabashadu maba dhibto wayku raaxaysata noolow walal hotey usoco masha allah

  • @farahabdiaziz8276
    @farahabdiaziz8276 Жыл бұрын

    Markad walbahaar Dareentay Taliyo waanada ma diidey Wax Ku xun maku wacnaaden Iswaydaar ma u shaqaysay 😢 Haa Wlhi lkn hada alxm 🤲❤️

  • @Carfooon
    @Carfooon Жыл бұрын

    dadka comments ka soo qoraaya ee qlpi jabsan dhaman wa gabdho alle qalbiga ha idiin qaboojiyo dhamantinpa waa ka xumahy wlh🥺😰💔

  • @salimdahir2408
    @salimdahir2408 Жыл бұрын

    Wlahi gabar an saxipo nahay 1 sano aya ley iga gursaday mana ishegen ayada iney aros gali rabto marka hesta said aniga ayay iga hadleysa wlahi sabbto ah ila ayado aros gasahy ayan wali jeclahy😢😓🥺🥺💯 thanks walshe rahma xasaan❤💯🙏

  • @HALDOOR-MEDIA
    @HALDOOR-MEDIA Жыл бұрын

    Qalbiga la,igala wareegay Haduu walwal iihorseeday 😢 Raxmo abaayo hibo fan o cajiib ah ayaad leedahay hore usoco

  • @Futuresompres
    @Futuresompres7 ай бұрын

    Ragow Hal talo aan ina siiye waligaa gabar qalbiga haka jabin haday ku jeceshahay guurso hadaan jcyl ku beertana ha uga bixin Hana cidlayn . Intii aad gabar qalbiga ka jabin lahayd adiga halaga jabiyo Waa qaacidada aan isticmaalo . Ilaahow Gabdhaeena noo daa .❤❤

  • @MutaasYassin

    @MutaasYassin

    3 ай бұрын

    Wacnaan lahaydaa inuu arko😢💔

  • @medelmi6372
    @medelmi6372 Жыл бұрын

    Very emotionally 😪 with the best voice of Rahma hassan ❤️

  • @Aaminyare7
    @Aaminyare7 Жыл бұрын

    Hobalada Hirgashay Walashey Raxma love you Sister❤

  • @Aaminyare7

    @Aaminyare7

    Жыл бұрын

    @@MoMaaMe1991 Waxaad Iso Qortay Fariin itabatay Oo Dhirigilin Ah Jwb,Saxiip Dadkeyga Ayaan Wax kuu Ahay iyagaana Badali Karaa MahadsaniD❤

  • @nimcodiamondofficial5773

    @nimcodiamondofficial5773

    Жыл бұрын

    @@Aaminyare7 ❤💯

  • @asadabdalla-hr9qe

    @asadabdalla-hr9qe

    2 ай бұрын

    nsiaieij3o❤

  • @asadabdalla-hr9qe

    @asadabdalla-hr9qe

    2 ай бұрын

    ​@@nimcodiamondofficial5773m

  • @galbeyte66
    @galbeyte66 Жыл бұрын

    Rahma fankeeda waa mid heer cusub ah, heesaha waxaa u wehliya dhanka jiliinka filmada oo ay aad ugu fiican tahay iyo kalsoonida ay isku qabto. 👸👏👏

  • @FaizaSugow

    @FaizaSugow

    Жыл бұрын

    😊❤❤😮🎉

  • @dryahyeeiman4132
    @dryahyeeiman4132 Жыл бұрын

    Dab jacayl waa laxameyste cajiiba

  • @mariamabdouali6872
    @mariamabdouali6872 Жыл бұрын

    Mash'ALLH 😇 Rahma Hassan wad so baxday💯 keep going

  • @madamhakimi4003
    @madamhakimi4003 Жыл бұрын

    Haa wanaag baan u rajaynayaa, waxaana u rajaynayaa wanaag ilaa maalintiisii u dambaysay waayo wuxuu ahaa nin si dhab ah u jeclaa 🥺❤

  • @somaliyameni202
    @somaliyameni202 Жыл бұрын

    Emotional song Nd incredible voice #rahmahasan😭💔 Waan salamay inta qalbiga ka dhawacan my family wan ka bixi one day

  • @samarakadir6902

    @samarakadir6902

    Жыл бұрын

    Insha allh

  • @m.rgaaldile774

    @m.rgaaldile774

    Жыл бұрын

    Inshallah

  • @Hibajamaa1122

    @Hibajamaa1122

    Жыл бұрын

    In sha allah Wan kabixi doona😰😰😰🙏🙏

  • @somaliyameni202

    @somaliyameni202

    Жыл бұрын

    @@Hibajamaa1122 🥺🤝❤

  • @asmaabdulle9510
    @asmaabdulle9510 Жыл бұрын

    Sanadkan cusub waxa rajena mid wngsan in allh iga dhigo oo wax walipa ku ilaabo ❤💔😭 Heeestan aniga ayee iga hadlesa walipa wixi igu dhacay 2022💔💔💔💔

  • @fadumocabdirisaq4498
    @fadumocabdirisaq4498 Жыл бұрын

    Runtii heesta qlbigyga ayey ka hdlysaa💔wxn u jcldy si xad dhaafa wxn u noqday wehel aan waligii ka tagay xalad wlba ee nolosha ku cakiran wn la maray ilaa aan fmlkyga uga go. Abtigay o duco io habaar mid ii doray aya habarka raacay si aan isaga uga fogaan😭noloshyda oo dhan ayaa kuso koby wuxuu aha odaygyga xalasha😢wxn u dhalay 2wiil plse ima dreemin sida rabay mlin aan qlbigyga ka go.ayn ayu iga fogaady😭24/1/2023😭xalado jira awgood😭wxn u maray wxn qoraal kuso kobi karo ma ahn hda damco inaa qoro ilin io xnuun baa igu bilaabn just aan qorayo ilintyda wn celin kari la ahy😭qlbigyga kama baxaysid dunida inta nolahy😭mr mr ilahy wxn ka baryaa in saacadydu soo dagdagto si aan dunidan uga tago❤️wyo dunida🌎mugdi baa uga jira🖤isaga hdii aan haysn laha mnta ma dhibtoden😢6bil bn anoo hoyady mglka ila jogto aan la hdlin ama u tagin aan isga xfd kle kula nola si aan frxd u siiyo ana aan frxd u helo plse mnta ano wxs soo maray ma haysto😭fmlkyga o ii didan isaga aya darti sun u cabay si aan u helo ama dunidan uga tago😭wxn maray halkan kuma so kobi karo😭iso duceya hdii khyrku igu jiro in ilhy iso cesho hdii u khyrku igu jirina ilhy qlbiga iga saaro🤲😭mlin un wn so eegin commentn xalada mlinka ku jiro insha allh🤲😭😭

  • @imbashiir1825

    @imbashiir1825

    Жыл бұрын

    alle ha ku boogo dhayo walaal.

  • @naimayaasiin

    @naimayaasiin

    Жыл бұрын

    Mida kowaad habarka abtiga ku heesta oo qof aan walidkiisa ka dambeen heer ma garo oo nolol qurux badan ma helo mida labaad hoyada in ka duceesto ayey aheed walidkada marwalpa in boqato oo ka war heyso ayaa fcn. 6 bil wax walid laga amuso mahan ixtiraamka walidka baro wll. Wax walidkada kusameyso bari ilmahada kugu sameynayo mida saxadexad naftaada jeclow inta nin bin adam naftaada uhaligi lahyd Walidkada marwalpa daryeel oo Hada fogan ❤😊 ilmahadana hadu ka qadan ninka dhaxda uxero ee ushaqeyso naag iska dhiig Walidkaadana ka dambeey guleyso

  • @suleekhasaleban649

    @suleekhasaleban649

    Жыл бұрын

    ​@@naimayaasiin sidii saxda ahyd paad ugu shegty❤

  • @naimayaasiin

    @naimayaasiin

    Жыл бұрын

    @@suleekhasaleban649 Tnx abayo wadada saxda eh allha tuso qof bin adamka qimahisa in ogaado fcn malwalpa 🙌

  • @deeqsanqueen2844

    @deeqsanqueen2844

    Жыл бұрын

    Alx dheh abayo hadiyad qaliya hesta labo will hada kahesto maxa naftada uracsine

  • @axmedcali3002
    @axmedcali3002 Жыл бұрын

    Raxma xasan keep going

  • @Talasameofficial
    @Talasameofficial Жыл бұрын

    Fananada kaliyen taageero🎉❤ farxad bay ii tahay

  • @NistexoYar

    @NistexoYar

    Ай бұрын

    ❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉😂

  • @lilsamiir1m
    @lilsamiir1m Жыл бұрын

    Si aan cidna kuugu wiirsan, warkaaga loo ogaanin, Wajigaaga adiga oo aan ka muujin, si wayn hoos ma ugu ooyday. 😭😭😭😭

  • @ladanladanyahya7060
    @ladanladanyahya7060 Жыл бұрын

    C'est tellement touchant la chanson ça explique ma situation dans la quel je suis à présent 🥺❤ Merciii bcp pour cette chanson rahma ❤❤❤🇩🇯🇩🇯🇩🇯

  • @Sumayawan

    @Sumayawan

    Жыл бұрын

    Asc walal qali please channel kan soo booqo adoo mahad san subscribe isoo dheh shukran sis

  • @ahmedmohamoud7710

    @ahmedmohamoud7710

    Жыл бұрын

    H799⁹7t4⁶⁶666666666666

  • @minaa.3677

    @minaa.3677

    Жыл бұрын

    De même aussi. À force de pardonner je me suis abandonnée. Si seulement je demanderais pardon à une personne ça sera moi

  • @ayanhassan9561

    @ayanhassan9561

    10 ай бұрын

    Courage soeur InchaAllah tout ira bien pense à ton bonheur aussi et empreinte une autre voie qui t'acheminera vers la joie .

  • @ahmeddaha3180

    @ahmeddaha3180

    7 ай бұрын

    Aax 😢

  • @hassanjelani3646
    @hassanjelani3646 Жыл бұрын

    What a great emotional song rahma 💔😭🔥

  • @munohassan1675
    @munohassan16755 ай бұрын

    Qalbiga qof baa igala wareegay mana haayo qofkii ilahow naxariis igu beedh qofkaa 😭💔🤲🏻

  • @sa3idmohamed777
    @sa3idmohamed777 Жыл бұрын

    Qoftan ma Hindi baa Cod macaanaa Wuxu Laxwla 🤔 🤔🤫 Rahma Fanaada Fanka Ugu Codka Macaan 🎤🎤🎤 ar ma isla qirnay like Ku boog hadii qoftan ila Taageerto🤫

  • @aliamohamed709
    @aliamohamed709 Жыл бұрын

    JacayLka ugu Horeeya Nolosha ibnu adamka khaasatan soomalida intiisa badan laguma guulaysto 😢 Hadana lama iLaawo inta La nool yhy sababta oo ah waxa uu watay xiiso gaar ah nolol qurux bdan jacayl aan la filayn inuu dhamado iyo waliba naxariis ❤😢 balse ugu danbayn waxa uu ku dhamaadaa qalbi jab 💔 xanuun murugo dhibaato iyo waliba ilin aan dhamanayn 😢 sidaas oo ay tahay hadana Qof walba xanuunkiisa uu qarsadaa oo cid uma sheegto waayo waxa uu og yahay hadii uu qof la wadago inuu ku jeesjeesayo isagoo marka horeba gudaha ka xanusanaya 😢 🥹 sidaas darteed jacaylkan laguu shegaayaba waa naxriis hore ❤😢 iyo Qalpi jab danbe💔🥹

  • @somaliyameni202

    @somaliyameni202

    8 ай бұрын

    Been mahaaa wlhi😢😢😢😢

  • @umaymocabdi8748

    @umaymocabdi8748

    7 ай бұрын

    Wlhi wa runta ilahay hanagu guuleyo murugtisa uma dul qadan karne😢

  • @HodanAbdi-by1sc

    @HodanAbdi-by1sc

    7 ай бұрын

    Xaqiq xasustu madhamto sanado badan kadib markan xasusto wan ilmeya

  • @nazteehohachi55

    @nazteehohachi55

    6 ай бұрын

    XQQ walahi 😭 waxa iskukayhagahay heestan io qalbi jabkayga ❤😢

  • @zamzamsiman4577

    @zamzamsiman4577

    6 ай бұрын

    Walhi run bad sheegtey

  • @mubarikdekhaybe612
    @mubarikdekhaybe612 Жыл бұрын

    Dumarka Noloshadooda Oo Dhami Waa Wada Emotional Dhaman Comenyadan Argagax leh Habla kawada bixinayaaya Waar Ragow Dumarku Waa Dayrka Noloshee Dulqaad iyo Samir ku dhaqa.

  • @IdilRashiid

    @IdilRashiid

    8 ай бұрын

    Waa runtaa wll waa tiirka nolosha balse raga badnkoodu way na dhaawacaaan

  • @nimomohamud8224
    @nimomohamud8224 Жыл бұрын

    Heestan siday ii tabatay ila intan maqlay ila hadan oyaya walahi thank you so rahma… you are healing wounds walaahi

  • @HappyQueen-qe6yc
    @HappyQueen-qe6yc8 ай бұрын

    Cawa ayan dhagaysanaya heesta 12/11/2023 qofkan jeclaa o arintayadu guur ku dhawayd ayaan kala tagnsu😭iiso duceya walalayal la antis ma nolan karo😢

  • @mustaphhonest9217
    @mustaphhonest9217 Жыл бұрын

    Best abwaan ever👌👌🔥 And emotional song🔥🔥

  • @oumyalielmi4120
    @oumyalielmi4120 Жыл бұрын

    Best song " wajigaga adigon ka mujiin si wayn hoos mad ugu oodey " 😌 une chanson très touchant ça parle de ma situation 😌 thanks rahma hassan ❤🇩🇯

  • @golatiabheyfabrice80

    @golatiabheyfabrice80

    Жыл бұрын

    Ca reflecte tant de chose ..

  • @odaoroma3061

    @odaoroma3061

    Жыл бұрын

    Hessusub

  • @qisoyinonline

    @qisoyinonline

    Жыл бұрын

    Kkk

  • @Bilane-gd3dv

    @Bilane-gd3dv

    Жыл бұрын

    Mais tellement 🥺🥺

  • @rahmasalah6749

    @rahmasalah6749

    Жыл бұрын

    ¹

  • @khalidkeynaan
    @khalidkeynaanАй бұрын

    Cajiib waliba ashqaraar ❤

  • @deeqsanmuhammad
    @deeqsanmuhammad8 ай бұрын

    Waa sax jacely

  • @Mohamed-hs8ml

    @Mohamed-hs8ml

    8 ай бұрын

    vgghy

  • @aamiinapdirashid1624
    @aamiinapdirashid1624 Жыл бұрын

    Is weydaar maw shaqaysay my favourite song❤❤❤rahma hasan

  • @originalabdi33
    @originalabdi33 Жыл бұрын

    I just love this girl❤️❤️❤️ sis keep it up👑

  • @mouseibrahim9917
    @mouseibrahim9917 Жыл бұрын

    Keep going raHma hasaN

  • @deganomar9100
    @deganomar91005 ай бұрын

    Raxma Qurux wan kujeclay walachay Gabar reer dikil ayan ahay umaQalatit zuhayb macan ku ka fican ayan kuku duceyay incha alah walachey macan❤❤🎉

  • @AyaanMaxamed-pi5lj
    @AyaanMaxamed-pi5lj7 ай бұрын

    Inta hayfa kasoo baratay heesta Markad walbahar darentay Taliyo waanada ma diiday Wax kuu xun maku canaaday Is waydaar ma u shaqaysay 😭

  • @16a_najka
    @16a_najka Жыл бұрын

    🗣My heart has been taken away..... If Worry leads me'' 💖RAHMA HASSN

  • @user-li2hv7xm6v

    @user-li2hv7xm6v

    7 ай бұрын

    ❤😊😊😅❤❤😊❤😅😊❤❤😊❤

  • @user-li2hv7xm6v

    @user-li2hv7xm6v

    7 ай бұрын

    ❤❤❤😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @farahahmett4807
    @farahahmett48074 ай бұрын

    Dhammaan umada somalida iyo inta halkan qoraladoda ku soo bahisey ilahey qalbiga ha qaboojiyo u duceya Dhammantood walalayaa hadii aad iga danbeyso😢😭❤️

  • @fadumohussien901
    @fadumohussien901 Жыл бұрын

    Walhi Waxan moda inaa Aniga hestan igu socoto wayo 2021 November 25😢😢waa malinta an xanunka adunka udareemay jacel lagula qawin waa xanun qofkiso arko aya dareemi karo❤️‍🩹❤️‍🩹❤️‍🩹❤️‍🩹✍️✍️✍️✍️thanks walashey rahma hassan thanks sister 😘😘😘😘🙏🙏🙏

  • @dhamaystiranhuseein7555
    @dhamaystiranhuseein7555 Жыл бұрын

    Heestan waahees macaan❤❤❤❤

  • @ayanelmi5758
    @ayanelmi5758 Жыл бұрын

    Très belle performance Avec une voix angélique

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari Жыл бұрын

    Axsan caleeg what a amazing video

  • @abdullahabdi9505
    @abdullahabdi9505 Жыл бұрын

    Hees 🎤Daren lehh 💔🔥🔥🔥

  • @maxamed_istaar451
    @maxamed_istaar451 Жыл бұрын

    Rahma Hassan Beast song 💥💯💯

  • @AliAhmed-kv3pi
    @AliAhmed-kv3pi Жыл бұрын

    Caadi maaha. Beautiful song. Fanaanada keliya ee la tartami karta fanaaniinta heer-caalami. Keep going on

  • @abiblasmiyanaa7207

    @abiblasmiyanaa7207

    Жыл бұрын

    Meci

  • @munanaasir8902
    @munanaasir8902 Жыл бұрын

    2017 Ila 2021 wn rajenye inu is badlo lkn hda Alhmdulilah nol wngsn ayn hele❤

  • @xanaanahmed2673
    @xanaanahmed2673 Жыл бұрын

    Wwww 👌cadi ma ahan🤘

  • @user-mx2ed2ob3r
    @user-mx2ed2ob3r11 ай бұрын

    Beaucoup d'émotions ❤

  • @nouradeggen195
    @nouradeggen195 Жыл бұрын

    Cawo oo bishu tahay 2023/1/17 noqonayso ano murugesan heestan dhageyzanya oo qofka jeceyla ika xanunzanayo wlhi wn ilmeyay iku so duceya in ilahay icafiyo iyo in is qurux badan uwala kulano insha'Allah wlhi la.aantiza waxba ma yihi 😢😭😭🥺♥️🤴🏽

  • @fadumahassan1828

    @fadumahassan1828

    Жыл бұрын

    Ellhay cafimaad dag dag ah haku siiyo wll mcn

  • @nouradeggen195

    @nouradeggen195

    Жыл бұрын

    @@fadumahassan1828 amiiin wllo mcn wad mahadzan tahay 🥺

  • @aliyusufabdillahi8958
    @aliyusufabdillahi8958 Жыл бұрын

    Fanaanada Qarniga 👑 Maaha wax aan gaar U siiyay, se waa waxay Gaar u yeelatay ❤❤❤ Midho & Matalaad ahaanba👑

  • @shukriabdiraxman6075
    @shukriabdiraxman6075 Жыл бұрын

    Raxmay waan ku wataa mcny keep going

  • @lechimiste3547
    @lechimiste3547 Жыл бұрын

    Rahma notre étoile brillante, on t aime depuis aska ville ❤😍

  • @ayaanitasaleeban3843
    @ayaanitasaleeban3843 Жыл бұрын

    Emotional song raxma xasan heestan wakhti aankujiro kawarameysa 💔😭

  • @aminkey10

    @aminkey10

    Жыл бұрын

    Sorry sis 😔

  • @ConfusedDriftwood-rd5rc

    @ConfusedDriftwood-rd5rc

    2 ай бұрын

    😂😂❤😂😂1❤

  • @AmienApdilahi-yo8il
    @AmienApdilahi-yo8il5 ай бұрын

    Raxmah xasan wllo qali ❤

  • @nabihaosmanainan4052
    @nabihaosmanainan4052 Жыл бұрын

    En Avant très chère sister bcp de courage

  • @Bilane-gd3dv
    @Bilane-gd3dv Жыл бұрын

    C’est un Hit Rahmayyyy ❤

  • @faadumocabdirashiid

    @faadumocabdirashiid

    5 ай бұрын

    Squdgdgegefuffyryevgey😂😢❤😂🎉❤😢❤😢😅😮😅dude

  • @djzafwan4331
    @djzafwan4331 Жыл бұрын

    Queen voice 🔥

  • @user-jr1be8hr6l
    @user-jr1be8hr6l Жыл бұрын

    Fanaanada aad ayaan ujecelahaay heeseheeda wanku ❤sirxaama ❤xageen ka helaa yaa iishegayaa😢😢😢

  • @ayandhalad101
    @ayandhalad10122 күн бұрын

    Waa xaladan ku jiro hada 😭😭😭😭 illahayow qalpiga ii qabooji

  • @amalhussien62
    @amalhussien62 Жыл бұрын

    Hestan si qaas aye i tabaneysa 💔😭😭😭ruxaad aad wehelkga mooday agtda marka ka wareego ❤️😭😭asoo i furay ayan hdne rajo ka qapaa inn mar uun isku soo lapano 💔😭😭😭waano wan diidy hdii ley waniyo warka uguma socdo 😭😭😭😭💔💔💔hbn ksto ayn ilmeeyaaa kdip dhahaa indhaha ayaa dawada iga kashay qalbi jap 😢💔💔😩

  • @cabdiraxmaanmaxamed2722
    @cabdiraxmaanmaxamed2722 Жыл бұрын

    Fanaanada kaliya reer jabuuti Aan jeclahay❤️❤️🇩🇯🇩🇯

  • @demhalladbaruoras5270
    @demhalladbaruoras5270 Жыл бұрын

    This girl is phenomenal with her style, voice,action I like east African woman special all somali's woman 🇩🇯🇸🇴

  • @malpzaninaomar1877
    @malpzaninaomar187711 ай бұрын

    Heestan maalintii ay ii baxaysay iyo maanta farqi wayn bAa ii dhexeya ❤😂

  • @mouliddjama5174
    @mouliddjama5174 Жыл бұрын

    La plus belle des chanteuse keep going

  • @maryanmuse8506
    @maryanmuse8506 Жыл бұрын

    Very emotional song. Brings me back memories when listening to it. Cannt help but to cry 😢

  • @UbaxCuram

    @UbaxCuram

    Жыл бұрын

    🥰😓

  • @yasincabdulxadiri2144

    @yasincabdulxadiri2144

    Жыл бұрын

    ​@@UbaxCuram jpòoòkkjooolok😅k😅

  • @muwahiipshiine7830
    @muwahiipshiine7830 Жыл бұрын

    Oof Waa Heesti Heetaha Oryaty

  • @Ahmedpapi
    @Ahmedpapi7 ай бұрын

    very beautiful song masha allah❤

  • @aichaabdillahi3867
    @aichaabdillahi3867 Жыл бұрын

    Ahhh ça touche rahmaay 😭😭😭😭, sinon belle chanson ma soeur 🤩🤩🤩🤩🤩

  • @nimcoabdalla942
    @nimcoabdalla942 Жыл бұрын

    Qofad wadnahaga sisay intu Noloshada wiqay ado Og wax yeladisa wanag maka sirejesay🥺💔 Manta ane iga hadlesa hestan sidaan ahay💔

  • @MunirTamam-ii2ps
    @MunirTamam-ii2ps8 ай бұрын

    Wow Beautiful and Garelc😙

  • @sucaadmuxumed3187
    @sucaadmuxumed3187 Жыл бұрын

    Woow rahma yar waan ku wata hore u soco

  • @farahharounali1959
    @farahharounali1959 Жыл бұрын

    Best song🥰🏆2023 Rahma Hassan🇩🇯🇩🇯🇩🇯

  • @mohamed__kader505
    @mohamed__kader5057 ай бұрын

    Rahma Best singer 2023❤

  • @minaseaadjama
    @minaseaadjama6 ай бұрын

    Woow😮😮

  • @minaseaadjama

    @minaseaadjama

    6 ай бұрын

    Heie

  • @apdiwaasac7585
    @apdiwaasac75859 ай бұрын

    Jacayl 😢😢

  • @hamzehassan8520
    @hamzehassan8520 Жыл бұрын

    C’est très belle ❤chanson 😊😊😊❤❤❤❤❤❤❤ma soeur Rahma ❤❤

  • @fowziyoxuseen219
    @fowziyoxuseen219 Жыл бұрын

    Qalinle erayadiisa waxba lagama qaban karo waa top Alla ya cizag gabadhan codkeedana inaba caadi maaha ,😩❤️

  • @waabariiste
    @waabariiste Жыл бұрын

    Heesaha jacayl uma dhageesto xaalado kale ayan udhageestaa xaalidihii jacaylka iyo isboojeenta wan kabaxay waxan kujiraa xaalado ladagaalan aduun qof hamiyo isbarbar socdo wadadeed haya uma maleenayo in xaalad kale mashquulin karto markay wax kaa qaldamaan oo kale dad aan ku fahansaneen jilaafooyin badan oo kugu dhacay sabab unoqdaan Si aan cidna kuugu wiirsan Warkaagana loo ogaanin Wajigaaga adigoon kamuujin Si weyn hoos ma ugu oyday💔 Waxa dunida loo wada ordaa guri nagi lataage qof walba jacaylka dib ha udhigto nolosha guusheeda hasoo xaqiijiyo qabyaalada iyo qurunkana qalbiyada halaga saaro cibaadada alle hala oogo waad istareexi doonta adoomada ilaahay hakala xigsan qof walba sharaftiisa sii xor kadhig wuxuu kugu dhaamana kutix gali dhulka soco in kugu filan ha iskibrin danahaagana aayar raaco wax dadka dhib ku ahna haka shaqeen hadaad jaanis uhesho in aad dadka u adeegtana haku tacadiyin hana kashaqeesan oo kaliya ee wax lagugu xasuusto dadkana anfaca aga tag aduun iyo aaqaraba waa liibaaneysaa hubaal drugs iyo wax xun waligaa haka shaqeen caqligaaga fur fur Mar walba faaido malahan waxay nafta inta badan kugu dirqiso ha eegin maanta kaliya maalinta way yartahay way dhamaan si aadan ushalayn bari maanta taxadar good luck 🤞❤️💯

  • @sundusahmett

    @sundusahmett

    8 ай бұрын

    Xaqiiq🥰

  • @kool.kooli143
    @kool.kooli143 Жыл бұрын

    Ayy😭🙈🙈😭🙈😭🙈😭 intaad kaligaa wareertay jeceyl mala walan gaadhay🙈

Келесі