Rag Ka Tirsan Shiicada Weerar Ku So Qaaday Sh Umal Xajka Dhexdisa Bal Daawo

Channelka Rukumo oo "Subscribe" ku dhufo si Hesho Qisooyinkii iyo Muxaadaroyinkii Uga Dambeyey ee Culimadeena ino so Gudbiyeen, lana wadaag "Share" walalaha kale.
© Islaam Media ⦙ 2022 ⦙

Пікірлер: 35

  • @fardowsoxusen192
    @fardowsoxusen192Ай бұрын

    صلى الله عليه وسلم وسلم تسليما كثيرا

  • @leilamohamed6217
    @leilamohamed6217Ай бұрын

    Ehulu baydka iyo ehuludaahirka

  • @ZackWorld-yi4dy
    @ZackWorld-yi4dyАй бұрын

    Sxp hlke kala so hdlaa wll islaam media

  • @maxamudmuriidi2656
    @maxamudmuriidi2656Ай бұрын

    آللـــھمِے🌾صَّلِ🌾وَسُـُلْـﻤ🌾وٌبـ̨̥̬̩ـارگ🌾عَلے🌾سَيدنِـــا🌿🌹 مُــُحـمـ̨̥̬̩ـد🌿🌹عَدد🌾مَا ذگرهُ🌾 ألذَاكِرونّ🌾وغَفِلَ🌾عن🌾 ذِكِرهِ🌾ألغَافِلونّ🌾🌾 ❤‏آلُلَُّـہِــم💮صٍَلُِّ💮ۆَﺳَ̭͠ـــلُِّم💮 ۆَبَْآرِگّْ💮علُﮯنَْبِْيَِّنَْـــآ🌼🌿مُحٍمَّدِ🌿🌼 ۆِأّلَُـﮧِ💮ۆِصٌٍحٌٍبِْـﮧِ💮 أّجٍِمَعٌيَِّن💮وسلم💮تسليما💮كثيرا🌾🌾🌾🌾🌾🌾اللهم صل على سيدنا محمد🌹عدد خلقک🌹ورضا نفسک🌹وزنة عرشک🌹ومدآد كلماتک🌲وعدد الذاكرين🌲والذاكرآت🌷وذرآت وآلرمال🌷ف لأرض والبحار⁦🌺والجبال🌻ولانهار🌻وعدد مالا يحص عدد🌷و على اله⁦🏵️⁩وصحبه🌹اجمعين🌷اللهم امين🌿يارب العالمين🍀استغفر الله العظيم الذي لا اله الا هو الحي القيوم واتوب اليه 🌼اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا ونبينا محمد وعلى اله وصحبه اجمعينأستغفر الله العظيم الذي لا إله إلاّ هو الحي القيوم وأتوب🌹 إليه لي ولوالدي🌹 ولأصحاب الحقوق علي🌹 وللمؤمنين وللمؤمينات🌹 وللمسلمين وللمسلمات🌹 الأحياء منهم والأموات 🌹عدد ما خلق وملء ما خلق🌹 وعدد ما فى الأرض والسماء وملء ما في الأرض والسماء🌹 وعدد ما أحصى كتابك وملء ما أحصى كتابك🌹 وعدد كل شيء وملء كل شيء🌹 وعدد خلقك ورضاء نفسك وزنة عرشك ومداد كلماتك🌹 وعدد ما ذكرك الذاكرون وعدد ما غفل عن ذكرك الغافلون🌹 وعدد ما سبحك وما سيسبحك به جميع خلقك🌹 وعدد ما علمت وملء ما علمت وزنة ما علمت ومداد كلماتك🌹 وعدد ما كان وعدد ما يكون وعدد علم الله المكنون 🌹وعدد كل قول وحركة وسكون 🌹 وعدد كل نظرة ولمحة ونفس عدد ما وسعه علمك ياعليم يا حكيم🌹

  • @saidmuse3138
    @saidmuse3138Ай бұрын

    Toronto ayaan deganahay markaa Salaadii Makhrib ayaan galay masaajid markaan galay masaajidkii ayan arkay fadhi carbeed sidaa ugu wareegsan goibtii lagu tukanayay waan shakiyay markaa markii salaadii la galayna nin waliba dhagax ayaa jeebada kala soo.baxay oo halka sujuuda dhigtay markaasaan fahmay inay shadaadiinta shijcada yihiin mise safka iga dambeeya ee igu dhaw ayaan eegay mise dumar ayaa i daba taagan markaasaan ka cararya oo salaadii banaanka iskaga tukaday

  • @user-nh8wf2oe8u
    @user-nh8wf2oe8uАй бұрын

    Waan aqaan waxey yihiin adaa kasii xun iyo iyo dhamaan cariboo dhan.

  • @Aaron28999
    @Aaron28999Ай бұрын

    Wahaabiyo iyo Shiico wax la dhaho ma jiraane Islaamka kala qaybintiisa yaan diin looga dhigin dadka caamada ah, dagaalka fikirka ah ee Sacudiga iyo Iran ka dhaxeeya wax diin ah inuusan shaqo ku laheyn cid walba way ogtahaye, koley haddaad diin xumo ka hadlaysaan inaga Soomalida ah diin xumadeena ka hadla taasaa wax inoo taraysee

  • @EngasadAxmed
    @EngasadAxmedАй бұрын

    Yaad u sheegaysaa warkaa shiicada hadii ay aamin sanayn nabi maxamed maxaa keenay xashka

  • @HappyArchaeology-zl5ok

    @HappyArchaeology-zl5ok

    Ай бұрын

    Xajka xiligii jaahiliyada waa la xajin jiray Nabigeena Muxamad s.a.w wllo ee shiico Towxidkooda xtaa masaxdno ,diinta aynu barano wllo shaykha waa runtis 100%

  • @ainanshedayr7569

    @ainanshedayr7569

    Ай бұрын

    adeer baro diinta

  • @mapaacha4552

    @mapaacha4552

    Ай бұрын

    Sheekada iyo neceebka Sunni iyo Shiicada yaa noo keeney ? 🤔 Soomaalida waa iska dhexgaleen, ayagoon baaritaan fiican kusameynin…….. …Bal dhageysta ninka layiraahdo, *Sayed Ammar Nakshawani* oo kahadlo *xadiisyada Sunniga ah* …..Anigo oo Sunni ah ayaan dhageysta si aan ufahmo wixii socda, ee Sunni iyo Shiicada. Mahadsanidiin dhamaantiin

  • @mapaacha4552

    @mapaacha4552

    Ай бұрын

    @@HappyArchaeology-zl5ok Sheekada iyo neceebka Sunni iyo Shiicada yaa noo keeney ? 🤔 Soomaalida waa iska dhexgaleen, ayagoon baaritaan fiican kusameynin…….. …Bal dhageysta ninka layiraahdo, *Sayed Ammar Nakshawani* oo kahadlo *xadiisyada Sunniga ah* …..Anigo oo Sunni ah ayaan dhageysta si aan ufahmo wixii socda, ee Sunni iyo Shiicada. Mahadsanidiin dhamaantiin

  • @mapaacha4552

    @mapaacha4552

    Ай бұрын

    @@ainanshedayr7569 Sheekada iyo neceebka Sunni iyo Shiicada yaa noo keeney ? 🤔 Soomaalida waa iska dhexgaleen, ayagoon baaritaan fiican kusameynin…….. …Bal dhageysta ninka layiraahdo, *Sayed Ammar Nakshawani* oo kahadlo *xadiisyada Sunniga ah* …..Anigo oo Sunni ah ayaan dhageysta si aan ufahmo wixii socda, ee Sunni iyo Shiicada. Mahadsanidiin dhamaantiin

  • @Feysal-xd6vf
    @Feysal-xd6vfАй бұрын

    Your title is misleading. It doesn't match the reality in the video, that is really ugly for reporting info...

  • @senyogalaal4074
    @senyogalaal4074Ай бұрын

    Shiicada waxa ka xun Wahaabiyada, Shiico wax qarxisa oo dad Muslim ah laysa maanu arag! Shabaab ka hadal intaad Shiico aanay waxba naga soo gaadhin ku khafiifsan tahay

  • @mapaacha4552

    @mapaacha4552

    Ай бұрын

    Anigo Suni ah, baan dhegeysta *Sayed Ammar Nakishawani* oo ukahadlayo Hadiis Sunni ah, waad yaabeysaan. Waa cajiib

  • @senyogalaal4074
    @senyogalaal4074Ай бұрын

    Umal sowkii lahaa Shiicadu ilaahay iyo nabiga midna ma aaminsana maxay shiicadu Xajka ka soo doontay? Shiicada iyo Iran ba waa Muslim walaaleheen ah.

  • @Abdiyusuf490
    @Abdiyusuf490Ай бұрын

    Sheekhow sheekadaadu waxay kusoo ururtay Somalidu madhabka shaaficiyada haka guurto waanu fahamnay waxaad wadaa waxa weeye wahaabiyada aan isugu nimaadno

  • @mapaacha4552

    @mapaacha4552

    Ай бұрын

    Walaal bal dhegeyso ninka layiraahdo, *Sayed Ammar Nakshawani* ee kahadlaya Hadiis Sunni ah.

  • @shukriwarsame9192
    @shukriwarsame9192Ай бұрын

    Arinku maanta shiico ma taagna ha ku mashquulina maxaa loo qabtay sudan libiya falastayn dawladaha lacagtooda ku bixinaya waa sunni shaqo yaan laga dhigan sunni shiico jihaad ha laga hadlo ninkii rabbi jecel ha aado shaam

  • @hanadhanad9579
    @hanadhanad9579Ай бұрын

    Sh umal munaafaq ka waran palestine?ka waran gaza?ka waran alshapaapkagii?

  • @yaakcon
    @yaakconАй бұрын

    Wadaadan Wahaabiyiinta dagaalkan maalmahan ay wadaan ma guusha Iran ayey di8dan yihiin? MBS ayaa lacag soo siiyay oo yiri weerara.

  • @mapaacha4552
    @mapaacha4552Ай бұрын

    Anigo Sunni ah waxaan dhageysta *Sayed Ammar Nakshawani* oo kahadla xagga Xadiiska Sunniga ah, ee dhageesta qofkii rabo, markaas adinka kala saara walaalyaal. Mahadsanidiin.

  • @Feysal-xd6vf

    @Feysal-xd6vf

    Ай бұрын

    Waal ciddii waalan., not us

  • @hanadhanad9579
    @hanadhanad9579Ай бұрын

    Ka waran wahaabiyada?ka jwb

  • @hanadhanad9579
    @hanadhanad9579Ай бұрын

    Wr ka hadal yuhuuda lkn hakala qaybin islaamka car ka hadal yuhuuda?yaa munaafaq

  • @YaasinMaxamud
    @YaasinMaxamudАй бұрын

    Waa wahaabi dhintey waaye hadii shiico disho wahaabiyada ayaa u aareysa

  • @user-rx1hp7dj1j
    @user-rx1hp7dj1jАй бұрын

    Sheekh umalow adi iyo shiico maxaa idin kala marry adiguba wahaabiyaad yahee tawxiidka cida qirtaa gaal ka fog adeer

  • @Yasser-2
    @Yasser-2Ай бұрын

    Raafidadu xitaa saxaabadii nabiga wahaabiyo ayey u yaqaanaan.