Qubeys Qosolkiisa wata

Музыка

Full video • Jaarkayga - Episode 1 ...
#arimaheena #buutitv #jabuuti
Channelkeena cusub waa kanaa kzread.info/dron/Gw6.html...
My Facebook Page / arimaheena1
My Social Media Accounts
/ arimaheena
/ arimaheena1
/ arimaheena
snapchat: arimaheena
Email: arimaheenahagio@gmail.com
Muuqaalkaan kahor waxaan heestey:
469,291 subscribers

Пікірлер: 926

  • @BUuTITelevision
    @BUuTITelevision3 жыл бұрын

    Ni Cuganee waa kalmad canfari ah maaha french. Xayraan macnaheedu waa Dibjir qalqaaliya, gabadha Farax la idhaa ayaa garatay, sharadka iyada guulaysatee siiya 😂😂😂

  • @idirisasad9591

    @idirisasad9591

    3 жыл бұрын

    Inantaa reer hargaysaa gratay

  • @Maahir--moha11

    @Maahir--moha11

    3 жыл бұрын

    Libaxyo wuu I cajabiyey jiliinkiinu❤️

  • @asadyare796

    @asadyare796

    3 жыл бұрын

    no no xayraan maaha dibjir waaa qof aan waxba haysid shiiid camal

  • @maryancali9757

    @maryancali9757

    3 жыл бұрын

    Ifrax halkeeda halkeeda doolar siiya

  • @mohamedabiihi6374

    @mohamedabiihi6374

    3 жыл бұрын

    Xayraan waa kalmad carabi ah.

  • @apdikanimohmet1206
    @apdikanimohmet12063 жыл бұрын

    (Kaniif) wa musqul ama suuli (xayran) qalqali ama shiid ama dibjir intaba wa faHmana arimaheena From Borama 🖐

  • @qadarqayas3212
    @qadarqayas32123 жыл бұрын

    Anoo kasoo fiirsaday buuti yaa hadane kafiirsaday arimaheena sababtoo ah waan Ku heystaa reaction kiiiiis waaaaaw Inta ilamidah ee JCL arimaheena like ta

  • @ruunishbeauty3220

    @ruunishbeauty3220

    3 жыл бұрын

    Mohamed walal Subscribe isaar

  • @hamzenasir3733
    @hamzenasir37333 жыл бұрын

    Les Djiboutienne&e like ici 🇩🇯👍

  • @nasseranisofficial7410
    @nasseranisofficial74103 жыл бұрын

    Arimahenna keep going my brother From Djibouti 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯

  • @farhankahinbarreh8131
    @farhankahinbarreh81313 жыл бұрын

    Arimeheena the legends kaniif( suuli cml) ayay dheheen ee kaniin ma ahaan One love legend 👍👍🤘 from jabuti🇩🇯

  • @farsamoTube

    @farsamoTube

    3 жыл бұрын

    walal alle dartii subscribe iigu saar 🙏🙏🙏

  • @mohamedamjoba7882
    @mohamedamjoba78823 жыл бұрын

    la famille Djiboutiens 253🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯 a une incroyable talent

  • @abeeromarguedi7933
    @abeeromarguedi79333 жыл бұрын

    Vous êtes où le team 253🇩🇯❤️

  • @lechimiste3547
    @lechimiste35473 жыл бұрын

    ARİMAHEENA KEEP GOİNG FROM DJİBOUTİ 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯💯💯💯

  • @mustaphelegendary548
    @mustaphelegendary5483 жыл бұрын

    《Kaniif 》ayaan doonaya waxa laga wadaa musqusha/ suuliga lagu xaajo gudo sidaas ayaa laga wadaa inta imika fahantey like iisaar mahadsanidiin

  • @somaliyameni202
    @somaliyameni2023 жыл бұрын

    Arimahena team one love

  • @mohamuttmohamutt7328

    @mohamuttmohamutt7328

    3 жыл бұрын

    Shid

  • @seynabomar4092

    @seynabomar4092

    3 жыл бұрын

    Caadi matihid meel walba adigaa ugu horeeyo somali yameni

  • @seynabomar4092

    @seynabomar4092

    3 жыл бұрын

    Caadi matihid meel walba adigaa ugu horeeyo somali yameni

  • @mahamedsayid9432

    @mahamedsayid9432

    Жыл бұрын

    Haaaaaaaa❤❤❤

  • @dekainaibrahim8750
    @dekainaibrahim87503 жыл бұрын

    Keep going bro from Jabuuti 🇩🇯

  • @mohamedsapesofficial6045
    @mohamedsapesofficial60453 жыл бұрын

    Xayraan waxa weyiin chômeur from Djibouti 🇩🇯🇩🇯

  • @ramadofarah9495
    @ramadofarah94953 жыл бұрын

    Bon continuation ❤ 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯❤

  • @cqaadirmohamed675
    @cqaadirmohamed6753 жыл бұрын

    M.a.s.h pro Arimaheena keep going one Love

  • @Waddaag
    @Waddaag3 жыл бұрын

    Xeyraan Labada Dhinacba Waa Loo Isticmaalaa Shiid Iyo Dibjir Ba Keep Going Legend #ArimaHeena

  • @feisalyare1186
    @feisalyare11863 жыл бұрын

    Asc Arimahena wllkie reaction qatar ku tahay yaqay ino soo badi keep going wlll

  • @mohamettxayi7163
    @mohamettxayi71633 жыл бұрын

    Wlahi Qofkii ugu h0reeyaan ahy ee like saar🥰

  • @farsamoTube

    @farsamoTube

    3 жыл бұрын

    walal alle dartii subscribe iigu saar 🙏🙏🙏

  • @osamamohamed8062
    @osamamohamed80623 жыл бұрын

    One love team arimahena 😍😍😍

  • @hamdi3831
    @hamdi38313 жыл бұрын

    Walahey jabuuti wa idin jeclhy 🥰🥰🥰❤️❤️❤️🌺

  • @deksimoudadendeksi2418
    @deksimoudadendeksi24183 жыл бұрын

    Xaayran waa diibjir sxb from Djibouti

  • @xabiibbaaya209
    @xabiibbaaya2093 жыл бұрын

    ARIMAHEENA LEGEND CIMAMADADA MAHEYSTO KEEP UP HOGAMIYE SALAN SARE KULEEYAHY ❤❤❤

  • @ruunishbeauty3220

    @ruunishbeauty3220

    3 жыл бұрын

    Xabiib walal Subscribe isaar

  • @amniabdisalam5167
    @amniabdisalam51673 жыл бұрын

    Legend wll qli Arimaheena 💪❤😘😘💞✌

  • @moussahassan1679
    @moussahassan16793 жыл бұрын

    Woww arimeheena j't'aime vraiment ❤

  • @farxiyaabuukar1744
    @farxiyaabuukar17443 жыл бұрын

    Arimahena keep going pro 143😍😍

  • @Aamiinkayse1

    @Aamiinkayse1

    3 жыл бұрын

    Farxiya plz wlltinimo igu saar subsribe plz wll wa codsi 🙏

  • @hamaada2449

    @hamaada2449

    3 жыл бұрын

    143 makuku cusub shuubo

  • @abdihakimsulaiman4241
    @abdihakimsulaiman42413 жыл бұрын

    Kaniiini maha arimaheena wa ku sidee waa Kaniif Yacni Suuuli 🤣🤣

  • @moussamahado4415
    @moussamahado44153 жыл бұрын

    Bon continuation 💖💖🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯❣🥰

  • @pharhanofficial9001
    @pharhanofficial90013 жыл бұрын

    Ilove you Arimaheena ✨🎇🎇🎁❤

  • @arabmontana8210
    @arabmontana82103 жыл бұрын

    Xeeraan ShiiD WayEe arimehenow🤣🤣

  • @war-shubotv1278
    @war-shubotv12783 жыл бұрын

    Asc dhamaan walalaha kheyr ka jecel iyo taageerayaasheydii shalay dambigeena Allaha dhaafo dhamaanteen Wllayaal wadadii shalay tan aynu maanta heyno ayaa ka faa iido iyo kheyr badan ne soo raaca!. Mahadsanidiin.

  • @luizalberto725
    @luizalberto7253 жыл бұрын

    Waaw legend arimaheena keep going pro one love me ❤ ❤ ❤ 💘

  • @riskiboy8458
    @riskiboy84583 жыл бұрын

    Keep going big legend 🤩🤩🤩

  • @hamdishidane7522
    @hamdishidane75223 жыл бұрын

    Kusaliya nabigena maxamed scw

  • @suhurahilmih8790
    @suhurahilmih87903 жыл бұрын

    Xayraan waa qof shiid ah ama waxba haysan From hargeisa

  • @farsamoTube

    @farsamoTube

    3 жыл бұрын

    walal alle dartii subscribe iigu saar 🙏🙏🙏

  • @guduudoarwo3890
    @guduudoarwo38903 жыл бұрын

    Jirri iyo xayraan waa isku mid from borama ❤

  • @edystudio6501
    @edystudio65013 жыл бұрын

    keep going bro👍✌️😍😎 Gacmaha ilaahay hakuu barakeeyo hadii aad janalkeega booqato from eritrea 🇪🇷🇪🇷🇪🇷❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @Gift606

    @Gift606

    3 жыл бұрын

    wanku sareyaa isaar walal

  • @garadxasan6377

    @garadxasan6377

    3 жыл бұрын

    xayraan

  • @aymanhassan8877
    @aymanhassan88773 жыл бұрын

    Arimahena wll qimoleh

  • @abdikarinsaleban7507
    @abdikarinsaleban75073 жыл бұрын

    Xayraan Waa QoF Shiid AH From BerBera Jirri Ni Waa Xayraan Waa Isku Macno Wuxuba arimaheena

  • @abdihakimhusen9784

    @abdihakimhusen9784

    3 жыл бұрын

    Isku macno mahan bro xayraan wa qof shiid ah lkn dadkiisa iskga dhexjira jirana wa qof dadka dhaca tusaale tuuga oo kle jiri askarta dadka barata oo kale wa jiri lkn xayraan Waa ka yar duwanyhy qofkan wa shiid waxna maheyto lkn dadka ka nabad galaya inad fahanta filaya

  • @abdihakinhussein7205

    @abdihakinhussein7205

    3 жыл бұрын

    @@abdihakimhusen9784 sifiican baad u dhigtay

  • @mohamedsapesofficial6045
    @mohamedsapesofficial60453 жыл бұрын

    Wuxu yidhi kaniif ayaan raba inaan kalo ee maha kaniin Arimaheena from Djibouti 🇩🇯🇩🇯🇩🇯

  • @difiawigi7991
    @difiawigi79913 жыл бұрын

    Ni cuganee## wa jarakayge oo afa cafar wlk @arimahen keep going mash allah From Djibouti

  • @dagandajiya1795
    @dagandajiya17953 жыл бұрын

    Kiniifna musqul laga wada from boorama ❤️♦️ you

  • @farsamoTube

    @farsamoTube

    3 жыл бұрын

    walal alle dartii subscribe iigu saar 🙏🙏🙏

  • @abdulahialiahmed9958

    @abdulahialiahmed9958

    3 жыл бұрын

    Qof fuded badan

  • @jimcaleofficial
    @jimcaleofficial3 жыл бұрын

    Hadad nabiga jeceshahay 1k #subscribe igadh sii wll😍😘

  • @siidcaliyaresiidcaliyare993
    @siidcaliyaresiidcaliyare9933 жыл бұрын

    I love you Arimahena🥰🙏❤

  • @clsalaanaxmed2463
    @clsalaanaxmed24633 жыл бұрын

    Arimaheena waan ku salaama zxb

  • @edystudio6501
    @edystudio65013 жыл бұрын

    maheli karnaa 1o qof oo janalkeena soo booqda from Eritrea 🇪🇷🇪🇷❤️🇸🇴🇸🇴🙏

  • @Gift606

    @Gift606

    3 жыл бұрын

    isar subscribe wanku sareyaa

  • @rahmaomar3594
    @rahmaomar35943 жыл бұрын

    af somaliga reer jabuti u ku tawikhiyey arimaheena😂😂

  • @Aamiinkayse1

    @Aamiinkayse1

    3 жыл бұрын

    Rahma plz wlltinimo igu saar subsribe plz wll wa codsi 🙏

  • @yuusufmire4063
    @yuusufmire40633 жыл бұрын

    Xayraan labo way noqon kartaa ibjir ama qif shiid ah

  • @ayaanabdy3734
    @ayaanabdy37343 жыл бұрын

    Qaybta labaad soqabo inta igu raacsan ismujiya arimehena wn sugilahay reaction kiisa👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍wlhi kuma caajiso arimehena intaan daawanayo video ga uu soqto

  • @mrtwoso1467
    @mrtwoso14673 жыл бұрын

    Du respect mon frère Arimaheena 🥰

  • @ruunishbeauty3220

    @ruunishbeauty3220

    3 жыл бұрын

    Mr twoso walal Subscribe isaar

  • @king_Aman10
    @king_Aman103 жыл бұрын

    Inta Arimaheena taagerto love dhac ukusiyaa and subscribe isaar please

  • @Gift606

    @Gift606

    3 жыл бұрын

    wanku sareyaa isar

  • @oumlabdoul6830
    @oumlabdoul68303 жыл бұрын

    Wllkay i am from Djibouti welcom kan aniga kan ku siinaya lambarkayga walaalkay marka aad u baahato wax aan fahmin iigu yeedho hun waxaan haystaa lambar Soomaaliya iyo Jabuuti okii wllkay cumar hagio

  • @asmamohamed7746
    @asmamohamed77463 жыл бұрын

    m.a wallky arimaheena jecliyaa qosolkaaga hadan cadhoodo channelkaga ayan soo booqdaa allah haku xafido

  • @wadanisomaliyed3267
    @wadanisomaliyed32673 жыл бұрын

    Waalidka iyo adiga janada Allaha inku kulmiyo wll subscribe ii saar.

  • @farsamoTube

    @farsamoTube

    3 жыл бұрын

    walal alle dartii subscribe iigu saar 🙏🙏🙏

  • @momohamet11

    @momohamet11

    3 жыл бұрын

    Kuu saaree iisaar

  • @habsamouse5994
    @habsamouse59943 жыл бұрын

    Kkkkkk sankaygu been ma sheego 😂😂😂😂reaction waa sugayaa wlhi

  • @Gift606

    @Gift606

    3 жыл бұрын

    isar walal subscribe

  • @Naturemoodone
    @Naturemoodone3 жыл бұрын

    Xayraan waa shiid #Asad Hagio waad saxantahay

  • @mohamedamjoba7882
    @mohamedamjoba78823 жыл бұрын

    team arimaheena #Djiboutiens 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇸🇴🇸🇴

  • @suleimanisgowederow2692
    @suleimanisgowederow26923 жыл бұрын

    Keep going bro arimaheena❤🙏

  • @Dayr12
    @Dayr123 жыл бұрын

    Keep going ArimaHeena

  • @ahmett27
    @ahmett273 жыл бұрын

    Legendry arimahena

  • @liibanmukhtar2388
    @liibanmukhtar23883 жыл бұрын

    Arimheena legend kinifku wa musqusha xayraankuna wa qofka shiidka ah

  • @yacinosmoussayaya3398
    @yacinosmoussayaya33983 жыл бұрын

    Kıp going form DJIBOUTI

  • @user-ry5gt6sx2f
    @user-ry5gt6sx2f3 жыл бұрын

    Wcs walalkeyga muqdishan kasalamayaa muqaalkan waa muqaal runtii qosalbadan . Waxan kurajeynaa horumar kan kasii wanaagsan 😍😍 adigo mahadsan youtub keyga hadan sameyay ee isamey share arimaheena saxiib midas ayan kaa codsanayaa 🙏🙏🙏💗

  • @Mustafeindho879
    @Mustafeindho8793 жыл бұрын

    Arimaheen pest Reaction ane love

  • @wardahaji7260
    @wardahaji72603 жыл бұрын

    MashaAllah ♥️

  • @mohamedabdikariim4659
    @mohamedabdikariim46593 жыл бұрын

    Legendry😎 wkutaa ARIMAHEENA

  • @xabiiboofficial2682
    @xabiiboofficial26823 жыл бұрын

    Love you wll love

  • @aminaden8461
    @aminaden84613 жыл бұрын

    inshalah 500k

  • @samiaali5888
    @samiaali58883 жыл бұрын

    Xayran dibjir shiid intuba wa isu macno waan fahmaynaa from gabiley cadey

  • @sundusyaasiin59
    @sundusyaasiin593 жыл бұрын

    ArimaHeeNa Waku TaaGeeRaa apoe Keep GoiNg🥰

  • @mohamedosman6298
    @mohamedosman62983 жыл бұрын

    XAYRAAN macnaheegu wa qof baahi badan (marwalba wuxu arko uu baahan), lkn Dibjir macnaheegu wa qof'an meel loogu haagago laaheyn. Thks bro ArimaHeena this is from Jabuuti. One love.

  • @maryanabdilhai1534
    @maryanabdilhai15343 жыл бұрын

    xayraan waa shiid wllky arimaheen

  • @hodanmaxamet8786
    @hodanmaxamet87863 жыл бұрын

    KEep G0inG Br0thEr arimaheena 👑🏆💪🏽👏👏

  • @liibaancusmaanliibaancusma9557
    @liibaancusmaanliibaancusma95573 жыл бұрын

    Keep goin wllka arrimahena

  • @M.OZIL4
    @M.OZIL43 жыл бұрын

    *Arimaheena* legend ✅📺🇸🇴

  • @Roblox-qx5pi
    @Roblox-qx5pi3 жыл бұрын

    Xayran waa dibjiir ana kala saraay asad hagio iyo inantii ayy isku waax idhadeen maha sax lkn inantii kle ee tirii Dibjiir aya saxa🥰

  • @mohamoudhassan3992
    @mohamoudhassan39923 жыл бұрын

    Arimaheena goormee noo imaanee sxb qaali

  • @daacadofficial4664
    @daacadofficial46643 жыл бұрын

    Nambar 1 keeb going bro

  • @aishaluula7098
    @aishaluula70983 жыл бұрын

    Part 2 reaction ka soo smey

  • @fahmimohamed7372
    @fahmimohamed73723 жыл бұрын

    Respect 🙏🙏🙏

  • @rahmaroble8210
    @rahmaroble82103 жыл бұрын

    Masha allh wlhey wan Idin slmay asad mee wan tabneee

  • @zaaqatube9037
    @zaaqatube90373 жыл бұрын

    Arimaheena xayraan waaa shiiid ama qof aaan waxba haysan anaaa kaaa huba

  • @ubturazakdualetakashi120
    @ubturazakdualetakashi1203 жыл бұрын

    Arimahenna xayran qalqali ama dibjir an wxpa haysan kanif suli wyeh from jabuti 🖐

  • @sultanupdilahi5850
    @sultanupdilahi58503 жыл бұрын

    Xayraan waa waxmahaysato amaa shiid from burco 😇

  • @z012y
    @z012y3 жыл бұрын

    Xayraan waa shiid Asad iyo Aamina ✔

  • @najiibnaalo822
    @najiibnaalo8223 жыл бұрын

    Xayraanku waa qof aan waxba hysan bro Arimaheena Asad ayaa sheegay

  • @nasteexomohmed3202
    @nasteexomohmed32023 жыл бұрын

    Arimheen wllhi waan ku jecelhay wllo

  • @saalimaarka4251
    @saalimaarka42513 жыл бұрын

    Keep going

  • @mariyozgaming6747
    @mariyozgaming67473 жыл бұрын

    inta rusuulkeena Maxamed scw jaceyl subscribe

  • @akrammire5634
    @akrammire56343 жыл бұрын

    King alweys king

  • @fatushahead6561
    @fatushahead65613 жыл бұрын

    Arimahena shaqsi An Ad u jeclahay Hurey usoco walalkey

  • @cad-cedchannel3249
    @cad-cedchannel32493 жыл бұрын

    Arimaheena Prada Channelka Arimaheena Lifestyle Wx Md So Dhigtid Mise

  • @aamasahallah3690
    @aamasahallah36903 жыл бұрын

    Masah Allah 🌺🥀🥀🌹🌹🍀☘☘🌱🌱🌲🍀☘☘🌿🌿🌿🌿🍀🌲🌱🌱☘🌿🍀

  • @maadmaad8866
    @maadmaad88663 жыл бұрын

    Xayraan labadaba waa ladhaha dibjir iyo qofan shaqyn ama lacg haysan from burco

  • @quraish_1x
    @quraish_1x3 жыл бұрын

    Xayraan waxan U naqaana Anagu Qof ka shiid ka ah 🇮🇹💙

  • @Ak_jimcale
    @Ak_jimcale3 жыл бұрын

    Waaw muuqaal waali ah Xalaal qosolwaaa

  • @shavaybayman6237
    @shavaybayman62373 жыл бұрын

    Mashaqayste weya arimahena

  • @eljiiyare9373
    @eljiiyare93733 жыл бұрын

    Wn ku tagersanhy arimahena🙏🙏

  • @ahlulquranwalkhayr
    @ahlulquranwalkhayr3 жыл бұрын

    Xeyraan waaa maskiin waxba heysan shiid oo kale

  • @amarmouhid6453
    @amarmouhid64533 жыл бұрын

    Shide it's true 👑🥰

  • @colhayechannel318
    @colhayechannel3183 жыл бұрын

    Xeyraan waa dibjir arimahena

Келесі