Qoyska Wanaagsan ee Guulaystay Sirta ka dambaysa & Tiirarka uu ku taagan yahay / Sheikh Abu Dalxa

Kalshaale Channel
Sheikh Abu Dalxa oo sharaxaya Sirta ka dambaysa Reerka wanaagsan ee Guulaystay iyo Tiirarka uu ku taagan yahay Qoyska wanaagsan.
Hadaad Jeclaysato muuqaalkan lasii wadaag Saaxiibadaa.
Thanks for Watching

Пікірлер: 23

  • @user-ol3xe9di7j
    @user-ol3xe9di7j9 ай бұрын

    Jasa kala khyr shikh

  • @laylajama1209
    @laylajama12093 жыл бұрын

    Sheikh Alla kubarakeeyo Please lmbarka Sheekha baanrabaa Igu caawiya

  • @kalshaalechannel

    @kalshaalechannel

    3 жыл бұрын

    Nala wadaag kaaga , insha allah waan kuugu soo dirayaa Mahadsanid

  • @mohamadolaad1707
    @mohamadolaad17073 жыл бұрын

    Mashallah - very lovely reminder Sh Abu Dalxa ❤️

  • @MBmubaarig
    @MBmubaarig3 жыл бұрын

    walaashaye ama walaalkaye illahay darti igu soo booqda 💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕

  • @Misshoodo759
    @Misshoodo7593 жыл бұрын

    Salaan sare aabo

  • @leylafarah9190
    @leylafarah91903 жыл бұрын

    Asc. Mashaaa. Allaahaaaa. Ah ku. Xafidiyo

  • @cawoimaan9454
    @cawoimaan94543 жыл бұрын

    Masha Alllah waaaa runtaaa sheekh

  • @abshirmohamed3527
    @abshirmohamed35273 жыл бұрын

    Mashallah qoys wanagsan alaha kabarinay inti single kujiry hanaga saro wax fcn hanasiyo ya Allah

  • @busharoademmohamed8460
    @busharoademmohamed84603 жыл бұрын

    Masha allaah

  • @brightsidesomali4841
    @brightsidesomali48413 жыл бұрын

    Masha allah

  • @maryamomire8185
    @maryamomire81853 жыл бұрын

    Allah idin xifdiyo

  • @farowla12345
    @farowla123453 жыл бұрын

    Mashallah

  • @fatumaabdi8062
    @fatumaabdi80623 жыл бұрын

    Mashallah mashallah 🌻🌼❤️👍🌟✅🏆🥰

  • @family-zx6mc
    @family-zx6mc3 жыл бұрын

    guusha kaliya aad adunka ka heleysaa waxey tahay adigoo janna ilaahey ku geeyo inta ka horeysa qof naga mid ah oo guul sheegan kara ma jirto

  • @naemadhooble5034
    @naemadhooble50342 жыл бұрын

    MashaAllah waxaan u bahan sheekh number aan kal xidhidhi

  • @swtmaryaney5758
    @swtmaryaney57582 жыл бұрын

    Asc sheikha numberkisa maheli karaa fadlan

  • @asmamahad6372
    @asmamahad63723 жыл бұрын

    Sheekhaw nin aan ixtiraam lahayn oo ku cayayaa, waalidkaa caayaaya, diintaada aflagaadaynaaya. Oo haduu doonto gacanta kugula soo cararaaya kaa xaalkiisa ka waran. Malala noolaan karaa.

  • @rayaaniitacali3570

    @rayaaniitacali3570

    Жыл бұрын

    Rabi haku sikhiro

  • @rayaaniitacali3570

    @rayaaniitacali3570

    Жыл бұрын

    Hana soo hadeeyo

  • @user-yi8kq1gf2g

    @user-yi8kq1gf2g

    7 ай бұрын

    Iska fur abaayo nin ka feecan raadso

  • @habibamahamud7544
    @habibamahamud75443 жыл бұрын

    Wcs wrxm

Келесі