QOSOL IYO QARAAXO | TIJAABI CODKAAGA CHALLENGE | DAYAX SHOW.

QOSOL IYO QARAAXO | TIJAABI CODKAAGA CHALLENGE | DAYAX SHOW.

Пікірлер: 744

  • @tasniimmohamed7
    @tasniimmohamed7 Жыл бұрын

    This is very Funny Wallahi nosoo badi Insha Allah👌 Allow waax naga qosliya ha noo wayin😂😂😂

  • @siicowproduction6967
    @siicowproduction6967 Жыл бұрын

    Maa shaa allaah barnaamijkaaa. Waa barnaamij aan jeclahay runtii way ii fiicnaan leheed inaan kasoo muuqdo anigoo matalaayo taageerayaasha ku xiran Dayax show

  • @majidcade4733
    @majidcade4733 Жыл бұрын

    Shiiqaalka kaliya waa wata aniga viva shiiqal Loboge dhiga ❤😂

  • @ugaasnuurdeeq1366
    @ugaasnuurdeeq1366 Жыл бұрын

    😂😂😂😂😂 baramidkaan inaba cadi mahan #Dayaxow part 2 ka soo samay

  • @user-iz9nv5it4b
    @user-iz9nv5it4b Жыл бұрын

    M.a wlhi qosol igu maharin dayax waa kusalamey bro from 🇰🇪 garisaa brother wil wanagsan Aya tahay

  • @alifoona
    @alifoona Жыл бұрын

    Dayax show walaahi baraamij aan jeclahay waaye horey u socda guys ❤❤❤

  • @dulmidiid7855
    @dulmidiid7855 Жыл бұрын

    ninka kaliya aan ku daydo dhanka familkiisa farxadiisa waligaa guuleyso wallkey

  • @muqtaarxersi9702
    @muqtaarxersi9702 Жыл бұрын

    Barnaamijkan waa kugu raacsanahay lakiiin dhamaan teen na wac adiga youtuber baa tahay dadbaa wax uso gudbineesa😊😊😊

  • @haniqanichannel7027
    @haniqanichannel7027 Жыл бұрын

    Asc asxabta dayax igu soo biir idinkoo mahadsan muradkiina oo dhan allaha sahlee ❤

  • @nacimaciisenacimaciise3867
    @nacimaciisenacimaciise3867 Жыл бұрын

    hhhhhhh😂 wallhi,jakrta qosol buu igu dily dayx dal nurshe hor usoco my broter❤

  • @user-ls9gs9iw1r
    @user-ls9gs9iw1r Жыл бұрын

    Hhhhh wllhi cadi uqosly dayax fanny hormarwacan wll mcn😅😅😅😂😂😂

  • @ummumuhamed7013
    @ummumuhamed7013 Жыл бұрын

    Cabaaz waa wiil aad igu qosliyey wllhi cajiib funny wye wllhi🤣🤣🤣🤣

  • @YuusufCiisemaxamed-eo1nu
    @YuusufCiisemaxamed-eo1nu Жыл бұрын

    Dayax zxp keep going wllkey

  • @DayaxStudio2019
    @DayaxStudio2019 Жыл бұрын

    😂

  • @Afra_mohamett

    @Afra_mohamett

    Жыл бұрын

    Dayax number what's up kaga rabaa 🥺

  • @abdihakiimmohamed3371
    @abdihakiimmohamed3371 Жыл бұрын

    Keep going brother guuleyso dayax dalnuurshe

  • @hogaamiyealfa4389
    @hogaamiyealfa4389 Жыл бұрын

    Walhi sxb caawa waa qoslay dayax sharaf iyo garaamo waan ku jacelahay sxb guleyso

  • @keyowadam4173
    @keyowadam4173 Жыл бұрын

    Funniest program ever seen dadki weyba cawathayan yahuu😂😂😂😂

  • @user-le2kx8dd2j
    @user-le2kx8dd2j Жыл бұрын

    Dayax keep goin😮😮

  • @ubaxabdullahi216
    @ubaxabdullahi216 Жыл бұрын

    Ala cawa wlhi wan rafte jakarta qosol igu dile😂

  • @user-qf8jr1dk8n
    @user-qf8jr1dk8n Жыл бұрын

    Hogay o baanay dayax sugayana😂😂😂😂 wan ka helay part 2

  • @xilkasmaxamud3496
    @xilkasmaxamud3496 Жыл бұрын

    War wiilka dambe wlhi qosol buu igu dilay hoogay hoogay 🤣🤣🤣🤣🤣

  • @shugrideela6429
    @shugrideela6429 Жыл бұрын

    Masha Allah wllky dayax hore u soco insha Allah waan rajeynayaa mar In aan ka qebgalo

  • @NasteexoHassan-hc6lo
    @NasteexoHassan-hc6lo Жыл бұрын

    Ayy samiir zaam funny waaye waanku wataa taliye

  • @KhadarMahad-cd7uw
    @KhadarMahad-cd7uw Жыл бұрын

    Shp xageen gaala soo xiriiraa dayaxoow aan ja qayb galee wllo

  • @daruusmedia9655
    @daruusmedia965511 ай бұрын

    Cabaas cadow waa funny wadnuhu i goyay walhi qosol dartiis🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @foziafoziainaomar2669
    @foziafoziainaomar2669 Жыл бұрын

    Kkkkkkkkk Dayax barnamijkan uu kalay noso badi wll runti waa qosol

  • @fjfhigg9314
    @fjfhigg9314 Жыл бұрын

    Hhhhhhh isku soo baxaay ma noololi kuwa carab ila yaabay saa uqoslayay soo badi dayaxoow😂😂😂😂

  • @samiiraisack7502
    @samiiraisack7502 Жыл бұрын

    Jakarta siduu Rabuu Wax Yeelaay😅

  • @saariyasaariya5498
    @saariyasaariya5498 Жыл бұрын

    Kkkk inaa adeer sòo badii wahi waan igaa qosliseen

  • @abasahmedmohamed4655
    @abasahmedmohamed4655 Жыл бұрын

    Aniga codkeyga waxa ugu shubay sxbkey seyga legend waaye wlhi waa iga qosliyay bisinkoo Bro Dayax barnaamijkaan no soo badi plz😂

  • @user-sk4fz5gz6m
    @user-sk4fz5gz6m Жыл бұрын

    Dayaxdalnurshe wllky wan salamayaa first waa barnamuj funny ah no soo badi bro form duriyada

  • @MunaMohamudciise
    @MunaMohamudciise Жыл бұрын

    Barnaamijkaa siwada taxane noga dhig funny weye 😂😂😂😂😂

  • @Calicarab-iv6qh
    @Calicarab-iv6qh Жыл бұрын

    Dayax dulqaad badnaa Please noo soobadi 😂😊

  • @asmaadan
    @asmaadan Жыл бұрын

    Bismllahi Jakaarta Wuu Iga Qosliyey Iyo Kan Ku Xigo 😄 🤣 😂 😆

  • @luladen440
    @luladen440 Жыл бұрын

    😂😂😂😂😂 wlhi aad u qosle inoo soo badiyo dayax funny wlhi ❤❤❤❤

  • @shukriaomer186
    @shukriaomer186 Жыл бұрын

    Waxkasta samiir zaam igu daran hoogay ba.anay hoogay kullha 😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @CaishoLiban-pz7pi
    @CaishoLiban-pz7pi Жыл бұрын

    Wllhi dayx ma qoslikaro😂😂😂😂😂😊

  • @Maaoooo8.
    @Maaoooo8. Жыл бұрын

    Seyga made my day😂😂😂😂

  • @ayaan850
    @ayaan850 Жыл бұрын

    Kani ku xiga jakartana ee sadexadna beerkii i cadeeyey 😂😂😂 wixiiba banadir ayuu ku dhameeyey 😂😂😂 soosamee part two wll dayax

  • @fathiyafathiya8599
    @fathiyafathiya8599 Жыл бұрын

    Caawa qosolbaa idiley 😂😂

  • @naadiyamaxamed7794
    @naadiyamaxamed7794 Жыл бұрын

    😂😂😂😂 funny waaye please prt tow🙏😂😂

  • @Adamisxaaq
    @Adamisxaaq Жыл бұрын

    Plz and plz My brother Dayax dalnuurshe Noo soo badi barnaamijkaan waan dhintayee 🤣🤣🤣🤣

  • @mushaax6369
    @mushaax6369 Жыл бұрын

    Sumashi dayaxcso badi parnamijkaan wa funy wlh😂😂

  • @maaidacabdi6066
    @maaidacabdi6066 Жыл бұрын

    Alaa wlhi manoli 😂bis qosol iguma harin😂😂

  • @Cismo359
    @Cismo359 Жыл бұрын

    Susawen fyyyyf 😂 hogey hogey ba,anay kabaxaaaay😂😂

  • @Djjjdjdud
    @Djjjdjdud Жыл бұрын

    Ala beerka😂😂😂😂😂 part2 wansukene dhayax

  • @HoodoMowliid-km6vy
    @HoodoMowliid-km6vy Жыл бұрын

    Dayax soo badi qosol naguma hadhin

  • @user-zy6ih5xl1l
    @user-zy6ih5xl1l Жыл бұрын

    😂😂😂😂manoli wlllhi

  • @AhmedFarma1
    @AhmedFarma1 Жыл бұрын

    dayax barnaamijkan qeybo badan inuu lahaado rajeynaa waa barnamij xiiso leh fani ah❤️❤️😍

  • @Zahraleila125
    @Zahraleila125 Жыл бұрын

    Samir saam really made me laugh 😂😂😂

  • @hafsaahmed498
    @hafsaahmed4983 ай бұрын

    Sayga qosol igu dilay alalalalala kulaha😂😂😂😂😂

  • @ruqiyomohamed9954
    @ruqiyomohamed9954 Жыл бұрын

    Samiir saam is not esy mar kale noogu soo celiya samiir saam funy waye wlhi 😂😂😂😂

  • @hamdiali5929
    @hamdiali5929 Жыл бұрын

    Walahi sifiican aa uqosley😅😅😅😅😅

  • @fatushupdyrizak5935
    @fatushupdyrizak5935 Жыл бұрын

    Jakarta walHi waa funny 😆 😄

  • @shukriabdikariin6362
    @shukriabdikariin6362 Жыл бұрын

    Part to zxp 😮😅😅 😂😂😂 wiilka ugu danbeeyo a nother 😅😅 wye

  • @SaynabQali-uw7iq
    @SaynabQali-uw7iq Жыл бұрын

    😂😂😂😂Jakarta wllhi qosal waan amisikariwaayay

  • @faraxcismaan-ob6vj
    @faraxcismaan-ob6vj Жыл бұрын

    Jakaarta funny wlhi qosol iguma harin😂

  • @sacdushinacumar3356
    @sacdushinacumar3356 Жыл бұрын

    Barnamij funny ah waye kkk wacan iyo raxma wa wataa anni

  • @iqruushabshir3144
    @iqruushabshir3144 Жыл бұрын

    Hhhhhhh wllhi qosol ayaan ba u dhiman garay

  • @iqruushabshir3144
    @iqruushabshir3144 Жыл бұрын

    Wllhi samir cadi mahan hoogay hoogay ku laha 🤣🤣🤣

  • @wacanaden2706
    @wacanaden2706 Жыл бұрын

    Gul wcn samideyda

  • @ikranittachannel9472
    @ikranittachannel9472 Жыл бұрын

    Galmudug state Ku ciyaarey😂😂😂😂😂

  • @Abdiwelia8
    @Abdiwelia8 Жыл бұрын

    Dayax show Waa barnaamij fiican oo dadka ku xiranyihiin aan aniga kow ka ahay. Dayax adigaa ku sugeynaa part 2 qasab waaye sxb.

  • @FaysaZiciid-ep8me
    @FaysaZiciid-ep8me Жыл бұрын

    Mashallah Wall Funny Walahi Jakarta

  • @user-ih6pu9hc5n
    @user-ih6pu9hc5n Жыл бұрын

    Ala samiir 😂😂😂😂😂😂 hoogyy hoogyy kulaha 😂😂😂 allow hana hojiniin ala cawa 😂😂😂😂😂😂

  • @ummumuhamed7013

    @ummumuhamed7013

    Жыл бұрын

    Kk🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @CabdiwaliShariif-zd5uu
    @CabdiwaliShariif-zd5uu11 ай бұрын

    Hhhhhh 😅😅😅😅 nin jira zamir zam 😂😂😂 😊

  • @najmanuraciid1045
    @najmanuraciid1045 Жыл бұрын

    Dhididka itusi iga dami dhantada Dumashida gaban ar Jakarta qosolki iga dhameeyy Please bart two😂😂😂😂

  • @saadiamed923
    @saadiamed923 Жыл бұрын

    Kkkkkkkk funny my brother dayax keep going ❤❤ parti 2

  • @sleylo686

    @sleylo686

    Жыл бұрын

    Hhhh

  • @XamdaMaxamed19-uj2cp
    @XamdaMaxamed19-uj2cp Жыл бұрын

    Hhhhh samiir Jakarta iyo sayga 😂😂😂😂😂 qaoslki naga dhameyey

  • @SaacidMohamed-bw9qd
    @SaacidMohamed-bw9qd Жыл бұрын

    Dayax funny keep going ❤❤❤

  • @saariyasaariya5498
    @saariyasaariya5498 Жыл бұрын

    Dayax iyo jakartaa intaa agertaa 👍

  • @xayaatahmed7449
    @xayaatahmed7449 Жыл бұрын

    Part 2 kaa sugeyna dayaxow 🤣🤣😅

  • @sundus2200
    @sundus2200 Жыл бұрын

    Samiir saam waa iga qosliyay😂😂😂😂

  • @user-th9dj4du5k
    @user-th9dj4du5k Жыл бұрын

    😂😂😂😂Abti mcn

  • @farahadmuse4304
    @farahadmuse4304 Жыл бұрын

    Jakaarta waad walan thy 😂😂😂😂hhh wllhy qosolka ayuu iga dhameyey 😂😂😂😅😅😅

  • @AbdiMexsico-cj1hk
    @AbdiMexsico-cj1hk Жыл бұрын

    War jakaarta funny waaye 😂😂😂

  • @mohameddaqare1358
    @mohameddaqare1358 Жыл бұрын

    Codod badan oo tiktok qabsaday ban arka dayaxow umadena ma tihid Only keep goin bro 📌 igu qabo

  • @abdirizakdahir7648
    @abdirizakdahir7648 Жыл бұрын

    Masha allah dayayax sxb mrna wll qali fmilka iyo sumali weyn bulshada inta iyo clmkba naga jirtaay first thing sln qaliya frm frnaca secnly gabarta garibisarka cad wada ta wacan wacanan badney abayo waxan ahay koley wlkkaa kow dhe msh allah wan ka baxsataa koleyahyay lkn hees mar kele ha is dayin waa dagantahay cofkaas mcn qoranka kariimka inaa ku xifdisow kaa rabaa carabkaga ayaa quranka rabaa wana kartaa makinti ugu yaraan in uun indaad qarisid i.n farxad bdndna waad heli

  • @queenmaria6856
    @queenmaria6856 Жыл бұрын

    Hoogay hoogay 😂😂😂waa fuuray

  • @khadrahaaji
    @khadrahaaji Жыл бұрын

    Hoogay hoogay😂😂😂

  • @princesslihaana117
    @princesslihaana117 Жыл бұрын

    Qosol igu ma harin 😂😂😂😂😊

  • @deeqadeeqa6306
    @deeqadeeqa6306 Жыл бұрын

    Kan samiir aaba iku daran ri ciyaysa la mooday wllhi 😂😂😂😂😂😂

  • @UmMiiraa
    @UmMiiraa Жыл бұрын

    Wow wacan another level 🥰💃

  • @saabirina9060
    @saabirina9060 Жыл бұрын

    Wa ka hely funny😂😂😂😂😂😂

  • @Deqamahad-cy7uy
    @Deqamahad-cy7uy Жыл бұрын

    Samiir saam suu wax uwada heee alla hpgayeyy🤣🤣🤣

  • @hiborobleh6105
    @hiborobleh6105 Жыл бұрын

    Another one dayax❤❤❤❤❤❤❤

  • @nacimaabdikarim848
    @nacimaabdikarim848 Жыл бұрын

    Dayaxow plz bowe mcn i noo soobadi wx walpa waxa iiga daran fanaanka waa fani😂

  • @aaminocabdikaadir67-kh8bx
    @aaminocabdikaadir67-kh8bx Жыл бұрын

    Hoogay hoogay ku lahaa ma nooli caawa😂😂😂😂

  • @Buurdibi
    @Buurdibi Жыл бұрын

    Siiidaaa Dj Dayax Dalnuurshe 🎵

  • @kaafiyaaragsanxaaji2179
    @kaafiyaaragsanxaaji2179 Жыл бұрын

    Plz soo badi dayaxoow wlhi ma noolo😂😂😂

  • @AyanMohamed-qd3nl
    @AyanMohamed-qd3nl Жыл бұрын

    Hoogey ba,ney Allah kulahaah 555555

  • @rumancabdicawilrumancabdic8812
    @rumancabdicawilrumancabdic8812 Жыл бұрын

    Walahi wan qosley😂😂😂😂

  • @nimcanqalinleofficial8192
    @nimcanqalinleofficial8192 Жыл бұрын

    Soo badi bro wlhi waaa funny

  • @ashahenna9390
    @ashahenna9390 Жыл бұрын

    Dhintaaay manoooli Ninkaaan Iskiiifooo Ku waashtay 😂😂😂😂 Allaaaa rabiyooooow

  • @MalyunManka-bm1jc
    @MalyunManka-bm1jc Жыл бұрын

    😂😂😂 wacan aya kuleh

  • @alxamcabdi6125
    @alxamcabdi6125 Жыл бұрын

    Wlhy cw beerka casaday runtii dayaxow abowe nosobadi runtii waafani weyan 😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅

  • @Muhanaddaahir
    @Muhanaddaahir Жыл бұрын

    barnamijkan funny waaye wlhi noosoo badi

  • @shukriinashacnihappygirl5083
    @shukriinashacnihappygirl5083 Жыл бұрын

    Samiir Saam balo hoogey kuyee wlhi barnamishkan so funny wyy plz dayaxow nosoo bdi 😂😂😊

  • @gacalomohamed1813

    @gacalomohamed1813

    Жыл бұрын

    🤣🤣🤣🤣🤣 hogey kulaha

  • @daweya12
    @daweya12 Жыл бұрын

    Hogay hoogay ba,'anay😅😅😅😅😅😅

  • @Abdiwahab_abshir
    @Abdiwahab_abshir Жыл бұрын

    dayax bro heesaha raabka ah ka daa barnaamijka only heesa caadi ah ka dhig

Келесі