No video

Qorshaha Sanadka 2024 | Sidee loo dajiyaa qorshaha sanadlaha | Af Soomaali

Пікірлер: 67

  • @fatuuxcadde
    @fatuuxcadde Жыл бұрын

    Cid kasta oo daneyneyso hormarinta nafteeda waxaan sidoo kale kuu soo diyaariyay Qorsho Ganacsi Online ah iyo Habka aad u mari laheyd iyo Sida aad u fullin laheyd qorshahaas. Halkaan ka daawo 👇 kzread.info/dash/bejne/o46Olad7ppS2e7g.html

  • @cabdinhohassan1155
    @cabdinhohassan11557 ай бұрын

    thanks wllka sharaf io karaamo waan helay 2024 notion note

  • @fatuuxcadde

    @fatuuxcadde

    7 ай бұрын

    Waa arin wanaagsan walal. Rabbi sanadkaan hanooga dhigo mid wanaagsan.

  • @BARWAAQO-TRADER
    @BARWAAQO-TRADER7 ай бұрын

    Waan u baahanhy ustaad

  • @fatuuxcadde

    @fatuuxcadde

    7 ай бұрын

    Waxaad kala dagtaa website kayga. Muuqaalka sii daawo

  • @alxayat2581
    @alxayat25815 ай бұрын

    Wan u baahanahay motion

  • @user-qk4pm4kd9g
    @user-qk4pm4kd9g2 ай бұрын

    Waan u baa hanahay ustaad mahad sanid

  • @fatuuxcadde

    @fatuuxcadde

    2 ай бұрын

    Waa kanaa daawo ustaad kzread.info/dash/bejne/ZqCIl62CdpSxqqg.html

  • @cabdixasan1969
    @cabdixasan1969 Жыл бұрын

    Waan u baahanay zhp qli Alle haku sharfee

  • @fatuuxcadde

    @fatuuxcadde

    Жыл бұрын

    Muuqaalka ayaan kuugu tusay fiiri walal. Sidoo kale sxb Sharaf baad leedahay

  • @ZaamDaahir
    @ZaamDaahir Жыл бұрын

    inaan barto ayaan rabaa wll

  • @ahmedashkir7217
    @ahmedashkir7217 Жыл бұрын

    Keep up bro

  • @fatuuxcadde

    @fatuuxcadde

    Жыл бұрын

    Many thanks 😊 sxb

  • @anasyusuf731
    @anasyusuf731 Жыл бұрын

    500 subs Congratulation bro. I am qofka 500aad

  • @fatuuxcadde

    @fatuuxcadde

    Жыл бұрын

    Allah ku sharfo sxb. Allah ayaa mahad leh kadibna idinka ayaa halkaan isoo gaarsiiyay🥰

  • @Faariz-Abdi
    @Faariz-Abdi Жыл бұрын

    Ustaad waan u baahan nahy iso diyaari Fadlan Thank you ustaad

  • @fatuuxcadde

    @fatuuxcadde

    Жыл бұрын

    Insha Allah ❤ Ustaad.

  • @somalichannel9428
    @somalichannel9428 Жыл бұрын

    Thnks wllky3 alla hakU sharfoh sidaad NòonTustay Trading planekaka🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @fatuuxcadde

    @fatuuxcadde

    Жыл бұрын

    Adiga ayaa mudan walalkey. Waa ii farxad inaad ka heshay.

  • @somalichannel9428

    @somalichannel9428

    Жыл бұрын

    @@fatuuxcadde Aad wllky Forex Hadii Aadan lahayn Trading plane waalagu jabaa inzha all pro 2023 I wish wonderful year all Somali Traders📈📉🤸‍♂️

  • @zubeetdaahir7677
    @zubeetdaahir7677 Жыл бұрын

    Notion noosoo diyaari adoo mahadsan xog dheeriye

  • @fatuuxcadde

    @fatuuxcadde

    Жыл бұрын

    Waan soo wadaa kooras dhan oo Free ah insha Allah halkaan ayaan soo galin doonaa.

  • @engbassammukhtar5949
    @engbassammukhtar5949 Жыл бұрын

    mahadsanid walaaal

  • @fatuuxcadde

    @fatuuxcadde

    Жыл бұрын

    Adiga ayaa mudan walal 🥰

  • @feisaldakane5187
    @feisaldakane5187 Жыл бұрын

    Thank you so much

  • @fatuuxcadde

    @fatuuxcadde

    Жыл бұрын

    You're most welcome brother.

  • @Soyaal226
    @Soyaal226 Жыл бұрын

    I motion waa obaahanahay

  • @fatuuxcadde

    @fatuuxcadde

    Жыл бұрын

    Masha Allah walal. Sida loo isticmaalo iyo halka aad ka heleyso muuqaalka ayaan ku sharxay. Waxaan filaa inaad heshay

  • @aragsankaaba7350
    @aragsankaaba7350 Жыл бұрын

    Mahadsanid

  • @engabdikadirmohamedali2468
    @engabdikadirmohamedali2468 Жыл бұрын

    wad mahdsantahay walal qoraalo in badan laga cajsi laha ayaaad si fudud ku diyaarisay mahdsanid kher allah ku siiyo ustaaad

  • @fatuuxcadde

    @fatuuxcadde

    Жыл бұрын

    Waa ii farxad runtii inaad ka heshay walal. Aamiin aamiin sidoo kale Allah ku sharfo 🥰

  • @yaasmiinxuseen6748
    @yaasmiinxuseen6748 Жыл бұрын

    Aad aya umahadsantahay walal

  • @fatuuxcadde

    @fatuuxcadde

    Жыл бұрын

    Walaal adiga ayaa mudan 🥰

  • @maxamedxasancali9296
    @maxamedxasancali9296 Жыл бұрын

    Tanks wll wax baan ka faiday

  • @fatuuxcadde

    @fatuuxcadde

    Жыл бұрын

    Waa ii farxad inaad ka faaiday 🥰 walal

  • @mohamudfarah8784
    @mohamudfarah8784 Жыл бұрын

    NOTION is my favorite app to catch ideas and drafts

  • @fatuuxcadde

    @fatuuxcadde

    Жыл бұрын

    Masha Allah 💯 Good To Hear from you 🙏 😊

  • @umalkhayrcabdilaahi8559
    @umalkhayrcabdilaahi8559 Жыл бұрын

    Wllo noosoo diyaari wanrabnaye

  • @fatuuxcadde

    @fatuuxcadde

    Жыл бұрын

    Waayahay walal. Waa soo diyaarin doonaa idin Alle

  • @abdiqanimohamedabdullahi6457
    @abdiqanimohamedabdullahi6457 Жыл бұрын

    Pls make us video about notion

  • @fatuuxcadde

    @fatuuxcadde

    Жыл бұрын

    Insha Allah I'll make it walal 🥰

  • @faizasaciid2750
    @faizasaciid2750 Жыл бұрын

    m.a wll aad baa umahadsantahy noo soo diyari Notion barashadiis

  • @fatuuxcadde

    @fatuuxcadde

    Жыл бұрын

    Adiga ayaa mudan walal. Waan soo wadaa hamooganaan channelka

  • @sakariyeali9392
    @sakariyeali9392 Жыл бұрын

    Wan rabnaa noosoo diyaari wllo

  • @fatuuxcadde

    @fatuuxcadde

    Жыл бұрын

    Insha Allah ❤ walal

  • @zhucaybmohamedabdinasir84
    @zhucaybmohamedabdinasir84 Жыл бұрын

    Aaadbaa uku baahany waana fahmi waayay lkn waa ap ay aad uku baahan yihiin dhalinyarada soomaaliyeed cod dheer waxn ku leeyahay waa ubaahanahay

  • @fatuuxcadde

    @fatuuxcadde

    Жыл бұрын

    Warkaa ku dhan walal. Waan kasoo diyaarinayaa markaas

  • @kuuku8478
    @kuuku8478 Жыл бұрын

    Course kasoo sameey thanks

  • @fatuuxcadde

    @fatuuxcadde

    Жыл бұрын

    Warkaa ku dhan ✌

  • @wll____muzamil840
    @wll____muzamil8408 ай бұрын

    Zhpow mobilka ma lgu sameen kro miyaa

  • @fatuuxcadde

    @fatuuxcadde

    8 ай бұрын

    Waalagu sameen karaa walal. Kaliya lasoo dag appka Notion

  • @haykalchannel4303
    @haykalchannel4303 Жыл бұрын

    Zhp iyado app ah ayaa Ka si fiicnan lahayd 🙏❤️

  • @fatuuxcadde

    @fatuuxcadde

    Жыл бұрын

    Play store ka iyo App store ka waad kala soo dagi kartaa Notion waadna ku isticmaali kartaa template ka sxb

  • @abdinaasirmuhyadiinhassan6582

    @abdinaasirmuhyadiinhassan6582

    Жыл бұрын

    @@fatuuxcadde Sidee

  • @fatuuxcadde

    @fatuuxcadde

    Жыл бұрын

    @@abdinaasirmuhyadiinhassan6582 app ahaan waad ku isticmaali kartaa taleefan kaaga ayaan ka wadaa sxb

  • @cawokirih4060

    @cawokirih4060

    Жыл бұрын

    @@fatuuxcadde magiciis isago app ah ayan ubahany ee oon ku isticmalo mobilkayga

  • @nimceeya3700
    @nimceeya3700 Жыл бұрын

    Wll waan ubahaanahay asku pdf ah mahelayn laptop mahaysano

  • @fatuuxcadde

    @fatuuxcadde

    Жыл бұрын

    Walal waxaad ku isticmaali kartaa taleefan kaaga. Kaliya app store ka ama play store ka ku qor notion kadibna account ku xiro template ka waad ku isticmaali kartaa kadib

  • @abdiwaliahmed3301
    @abdiwaliahmed3301 Жыл бұрын

    Kan lama isticmali karo miyaa hadaa wax ka badalo ustaad.

  • @fatuuxcadde

    @fatuuxcadde

    Жыл бұрын

    Waad isticmaali kartaa. Waadna bad badali kartaa. Kaliya Linkiga daawo meesha aad ka heleyso kadibna adiga Apply Garee.

  • @cabdijaliilmaxamed6923

    @cabdijaliilmaxamed6923

    Жыл бұрын

    ​@@fatuuxcadde linkiga away wll

  • @luckynurie3079
    @luckynurie3079 Жыл бұрын

    Haa wll notion vidoe kaso same

  • @fatuuxcadde

    @fatuuxcadde

    Жыл бұрын

    Insha Allah walal. ❤

  • @ducaysanmahad650
    @ducaysanmahad650 Жыл бұрын

    Xageed kala soo dagaa

  • @fatuuxcadde

    @fatuuxcadde

    Жыл бұрын

    Walal muuqaalka daawo si fcn ayaan u sharxayaa

  • @marianor4588
    @marianor4588 Жыл бұрын

    Markan ka boxo aan hadNa mar kle uso laapto hadhow xgee ka helaya ciwanka sameystay isago app lala so dagaya inaa ka dhigta fcned Wad ku mhdzn thy wllke inta ino sameysay saa nogu dadashay coursada so samey wa rabmaa

  • @fatuuxcadde

    @fatuuxcadde

    Жыл бұрын

    Walaal adiga ayaa mudan. Waad heli kartaa play store ka ama app store kaliya ku qor notion. Sidoo kalena markaad soo dajiso waxaad isticmaashaa cinwaanka aad marki 1aad isku diiwaan galisay. Kadib waad heli doontaa insha Allah jadwalka qorshaha sanadlaha.