QOFTAAN & SOMALIDA SAY WLHI MAXA KALA QABSADAY😂| WAR ILEEN DHALIYARADA SAY WLHI-DA/WA DAGAAL YAHANO🔥

Пікірлер: 164

  • @KhadarhireZultaan
    @KhadarhireZultaanАй бұрын

    Waadba so gashay saliga nabiga maxaad Ku didan tahay Ku sali nabiga scw scw ❤

  • @MimiAlyarimi

    @MimiAlyarimi

    Ай бұрын

    Scw scw scw scw scw scw scw

  • @Ali_qasim143

    @Ali_qasim143

    Ай бұрын

    Scw Bro waxanu nahay umad somaliyed muslim ah jacel nabigoda aamindan alahooda please ha oran hana ku dhiiran in aad tiraah umad muslim ah waadba soo gashaye maxaad ku diidan tahay saliga nabiga scw adigo og inanay jirin cidkaadiiday hana oran hadii aad jeceshahay nabiga scw sooqor wajib maahan qorida lkn waxa waajib ah kudhawaqida please walal adigo ku qarabanaya muhimadaaduna tahay comant iyo like kolay alahaagu wuu lasocdaa quluubtaada hadii ey kaatahay jacayl iyo dacadnimo si wanaagsan ixtiraamleh kudheh dadka kusaliya xabiibkeena intii aad so qaadan lahayn sharuud iyo wax uusan ku haboonayn in qof muslim ah lagu dhaho wax aanan kq mudnayn xababiibkooda calayhi afdalo salatu wasalaam mahadsanid

  • @Farxad234

    @Farxad234

    Ай бұрын

    Scw

  • @AbdifataaxBashiirsiidow

    @AbdifataaxBashiirsiidow

    Ай бұрын

    scw❤

  • @KOKOBULLE6616
    @KOKOBULLE6616Ай бұрын

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)🕋❤️😢

  • @Fadumo.qurux67

    @Fadumo.qurux67

    Ай бұрын

    S.A.W ❤

  • @Ali_qasim143

    @Ali_qasim143

    Ай бұрын

    عليه افضل الضلات والسلتم❤

  • @IqroNuur-lm7uh

    @IqroNuur-lm7uh

    Ай бұрын

    Scw scw scw

  • @ahmedyacinyacinahmed2469
    @ahmedyacinyacinahmed2469Ай бұрын

    Felicitation l jeune somali pour surveille leur pays somali

  • @Myworld-dn1nt

    @Myworld-dn1nt

    Ай бұрын

    Maxa at gumesii ugu hdlee Sxb

  • @LisaD-yy4gq

    @LisaD-yy4gq

    Ай бұрын

    ​@@Myworld-dn1nt Walal dad an af somali qorin karin ba jira ee wax xun muu shegin wilku. Wuxu jiri un wan ku farax sanay sida ay dhalin yarado dalkoda ugu soo jeedan.

  • @LisaD-yy4gq

    @LisaD-yy4gq

    Ай бұрын

    Dad an afsomali qorin karin ba jira wll. Wilkuna wuxu so qorayn bas wan ku faraxsanahay sida ay dhalinyarado dalkooda ugu so jeeda. ​@@Myworld-dn1nt

  • @LisaD-yy4gq

    @LisaD-yy4gq

    Ай бұрын

    Ahmed Yacin bien dit frere.

  • @ahmedyacinyacinahmed2469

    @ahmedyacinyacinahmed2469

    Ай бұрын

    @@LisaD-yy4gq merci bro

  • @OmarCabdalle-fq3vz
    @OmarCabdalle-fq3vzАй бұрын

    Ku saliya nabiga(scw)

  • @mukhtarzhaafi3952
    @mukhtarzhaafi3952Ай бұрын

    Kusali nabi maxamed scw❤❤❤

  • @zeinabhassan4104
    @zeinabhassan4104Ай бұрын

    Mashallaah tabarakallaah ❤Allaah habarakeeyo inta sharafteena didaacda🎉🎉🎉🎉Somalia 🇸🇴 is the best ❤

  • @Juujuule1
    @Juujuule1Ай бұрын

    Labadaada Waalid janaada Allah hageeyo haddad janal-keyga BOQOTO WLL Mcn ❤❤❤❤

  • @mohamedhimilo6064
    @mohamedhimilo6064Ай бұрын

    اللهمَّ صلِّ وسلِّمْ وبارِكْ علَى عَبْدِكَ ورَسُوْلِكَ محمَّد وعلى آله وصحبه أجمعين.❤

  • @Ali_qasim143

    @Ali_qasim143

    Ай бұрын

    عليه افضل الصلات والسلام❤

  • @arraweellohasan3996
    @arraweellohasan3996Ай бұрын

    Naagtaan NGO bay inagu soo qaadayaye hala Soo baadho💪🇸🇴

  • @adenamiiroali303
    @adenamiiroali303Ай бұрын

    Inskastoo soomaalidu guud ahaan aysan kuwanaagsanayn nadaafada guud ,reer Muqdisho nadaafada kawaanka Kama taxadarin,iyo qashin tiro badan oo meelaha yaal yaal oo ajinabi badan soo duubduubeen sida KZread-kee Danishka ahaa ,taasna wax wanaagsan ma ahan oo muqdisho waa caasumadii oo ah muraayadii wadanka . Nadaafaduna waa diinta barkeed.

  • @munaabdalla1329

    @munaabdalla1329

    Ай бұрын

    Somalidu wa dad nadafad badn xita naftoda ayay nadifiyan lkn dalkii uma roona wadoyinka ma hagajiyanba tasa khaldka keentay

  • @hamuuud
    @hamuuudАй бұрын

    Waziir taas wan kugu raacsanahay qof kasta oo wadanka boqasho ku imanaya waa in Xooga dharcad ah laraac siiya ✅️

  • @MaqribSeexde

    @MaqribSeexde

    Ай бұрын

    Waa kugu racay 👍

  • @yasmiinhaji2119
    @yasmiinhaji2119Ай бұрын

    Mashalh wasiira keep on eye 👁️ the country 🙏🙏🙏🙏thanks

  • @user-ts7er9nb4e
    @user-ts7er9nb4e22 күн бұрын

    From Djibouti i love somalia 🇸🇴💋🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @Burco.
    @Burco.Ай бұрын

    Happy 18 may SOMALILAND❤

  • @mudanibrahim9089

    @mudanibrahim9089

    Ай бұрын

  • @rnuura334
    @rnuura334Ай бұрын

    Zaki Bin Xaaji Keep going Waxaan Jeclahay Inaad Gaadho 1M ILaa 31M Insha Allaahu Waad Gaadhidoontaa Guulleyso Goor & Ayaan🇸🇴🔥💪

  • @wettyu286
    @wettyu286Ай бұрын

    Anaa u horeeyo😂💕💕

  • @dayahahmedmedia3105
    @dayahahmedmedia3105Ай бұрын

    Wasiir maad mediaheda noso gudbiaid aan dab ku shidne 🔥 💪🇸🇴

  • @Naimaabdikadirdirie2004
    @Naimaabdikadirdirie2004Ай бұрын

    I agrea whith you the way you are sharing the vedioes like this 😊

  • @mohamedmowlid7239
    @mohamedmowlid7239Ай бұрын

    Wsc waziir welcome back legend hore usoco legend

  • @Inasuldan1235
    @Inasuldan1235Ай бұрын

    Wlhy siday u saxeen dhalinyaradu waa dadaaleen mnsha Allah hanbalyo ayaan idin lee nahay intayadii aan la socon arintaas

  • @sayidabuu114
    @sayidabuu114Ай бұрын

    Wasiir shaqo wacan,bulshada soomaaliyeed shaqdo adag ayaad u heysaa sxb guuleyso

  • @shukrihasan6425
    @shukrihasan6425Ай бұрын

    Mansha allah ilahey ha no dhafo ilmahena Sey walhiga ah wa daacacad teeda waxa ku dhiira galinaya hadan hanay hoyooyinka Somaliyed in an must of the time in an geeyno Caruurtena Dalkena hooyo Aniga 5 ayan ku dhalay Engiska dhow mar ayan geeyey Muqdisho hadana Scoolka marki la xiro wan soo wada July in sha allah

  • @burhanhassan524
    @burhanhassan524Ай бұрын

    waa runta nagta aadbay uqaldan tahay dhalanyada waa kusaxan yihiin gulaysta Somaliya hanolato hana gulaysato 🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴

  • @ikranour5539
    @ikranour553928 күн бұрын

    If we are say walh we don’t play about our country🎉 🇸🇴💙♥️🩸

  • @a-auslim-girl-from-yemen.
    @a-auslim-girl-from-yemen.Ай бұрын

    I am your sister from Yemen, and by Allah I only spoke out of hunger and distress. My mother, my brothers, and I lessons and tears. We are in a situation that only God knows about. God is sufficient for us, and He is the best disposer of affairs for those who brought us to this situation. By Allah Almighty, I did not write this appeal out of distress and distress. Poverty, O world, they have felt it So, I hope for you. By Allah Almighty, Lord of the Great Throne, he ate what I had in the house. By Allah, my brothers, he is my brothers by sitting in the house. Who has no food? By God, we are in a very difficult situation. We have 4 people entering the house, and my father has died, and there is no one who can depend on us and who lives in it.We live in a rented house because we cannot pay the rent we owe. '''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''' My brother, my first words are: I swear to God that I will not lie to you or deceive you. I am a Yemeni girl displaced from the war. My family and I live in a rented house in Al-Shahrab 20,000 Yemenis among us, and now we owe 60,000 for 3 months. The owner of the house is one of the people who does not have mercy, by God, my brother. He comes every day, insulting us, talking about us, and moving from the house to the street because we were unable to pay him the rent. The neighbors saw us crying and came back.They came back to talk to the neighbors and we were given the weekend. So we made him swear by God. He will take us out into the street. Have mercy on him and us. Our country is due to this war and we do not find food for our day, and my brothers and I live in a difficult life. Our father died, may God have mercy on him, and we have no one in this world who was with us in these harsh circumstances. My younger brothers went out into the street and saw...The neighbors eat and stand at their door in order to give them bread even if they break it. By God, to whom belongs the dominion of the heavens and the earth, they closed the door and expelled them and came back crying. They are dying of hunger. No one has mercy on them and a holiday is returned. I have made a living, and now if one of us helps us with a kilo of flour, I swear to God, I am dying of hunger. My brother, I am an alien to God. Then, I ask you to help me for the sake of God. I ask you, by God, to love goodness and to help me, even if you can, by messaging me on WhatsApp.On this number 00967716649494 and ask for the name of my card and send it and do not be late and may God reward you with all the best, my brothers Sagar, see how they are and help us and save us before they throw us out in the street, you will be lost or we will die of hunger. My family and I ask you, by God, if you are able to help us, do not be late and may God reward you well...`/--~«««~♡~♡~♡~~•~•~♡~♡~~♡~♡~♡~♡♡♡~~~~: ~:~¡~¡~¡~;I.i.i.i.i.i.,'^;‘>,'^;‘>,'^;‘>,'^;‘😢🎉😢😢😢😢

  • @Myworld-dn1nt

    @Myworld-dn1nt

    Ай бұрын

    May allah make your life easy my sis I wish if I had one dollar walahi I could have send it to, but allah is with you guys

  • @Mo77217

    @Mo77217

    Ай бұрын

    ⁠Qof kan maa qof khaain

  • @qiyaadelmi6157

    @qiyaadelmi6157

    Ай бұрын

    Scammer don’t believe this BS guys wake the F up

  • @rnuura334
    @rnuura334Ай бұрын

    Allaahu AkbaR ☝️♥️❣️ Scw Scw Scw💕💕💕

  • @niema_mahamoud
    @niema_mahamoudАй бұрын

    Keep going bro

  • @aaminaaxmedgedoow4599
    @aaminaaxmedgedoow4599Ай бұрын

    Haa wallahi waa sax waxaa qaladaa in ilaaliye la raciiyo🎉🎉🎉

  • @xuseenmg-de4ob
    @xuseenmg-de4obАй бұрын

    Wasiir waxaan kaa codsanayaa Anaga iyo Saraakiishaba In aad kasoo hadasho Calaf iyo Caashaq Saraakiisha Hadaad igu raacsan tihiin Like Saara ❤❤❤🎉

  • @user-us3xh9wl8y
    @user-us3xh9wl8yАй бұрын

    She’s definitely up to something.

  • @seynabaadan4801
    @seynabaadan4801Ай бұрын

    Fast comment we love you zaki😊😊

  • @Nimco.qaali143
    @Nimco.qaali143Ай бұрын

    Doolada inee wax kaqabato wayaa shirkadaha ajanibta somaliyo kenayan oo qoryaha kuwardiyanayan Ajanib cid rabto begsaneso malahan hayimadan wexe gudbinayane halaga jakimo bis

  • @yaxyepower-zp4kh
    @yaxyepower-zp4khАй бұрын

    Fris comments 😊

  • @C.qani.qalinle
    @C.qani.qalinleАй бұрын

    Waziir waa sxnthy dharcad❤ok.❤.

  • @asmaanaxariisbdn2105
    @asmaanaxariisbdn2105Ай бұрын

    Ilhy hnoo xafido dhalinyarta difaaceso dalkeena damiirku muu dhiman dawlad uun ba naga dhiman ❤

  • @cabdirisaaq5660
    @cabdirisaaq5660Ай бұрын

    Zaki very good

  • @sakariyemohazaki
    @sakariyemohazakiАй бұрын

    Sharaf io karamo dhalin teyna sey wlhi keep going

  • @ZakariaAhmed-rt5ot
    @ZakariaAhmed-rt5ot28 күн бұрын

    Our legend

  • @mrbukhari7632
    @mrbukhari7632Ай бұрын

    1 ani waye wazir😂😂❤❤

  • @Ibrakadrb
    @IbrakadrbАй бұрын

    Asc wll zaki bin xaaji haddi fariintayda kuso garto waxan ka cod sanaya inad iga cawiso howl yar NB mahan social medi iyo lacag midna ee asxaaby ii garsiiya fariintan 🙏🙏🙏🙏

  • @queenfardowzaofficial4444
    @queenfardowzaofficial4444Ай бұрын

    Sidee cunugaga ugu gooyn kartaa Suulnuugista so daawo muqal cusub ❤

  • @Momo_9576
    @Momo_9576Ай бұрын

    The fastest ❤😂

  • @Afguduud
    @AfguduudАй бұрын

    Waan ku faraxsanahay inaaan wax ka baranayno dhalinyaro ahaan Munaafaqnimada dadyowga kle inagu hayaaan

  • @Samiyasofe
    @Samiyasofe22 күн бұрын

    Somalida mandatory hijabka hakadhigaan because madkad aroosyada dawatit oo Somalia lagu dhigo nagaha wa wada qawanyihiin they’re confusing people.

  • @fadumomhdfarax9367
    @fadumomhdfarax9367Ай бұрын

    Qofki igu horeyey ayan noqoday❤

  • @PahjaElmi
    @PahjaElmiАй бұрын

    Frist comments ina noqdo rabay mesha comments ka laqa qori lahaa I gambisay😂😂

  • @Shoebillbird9
    @Shoebillbird9Ай бұрын

    Aboowe gabaadaaan marke kaxadleso police ka waxuum mashegiin been hashegiin ❤😅

  • @safiyafaarax8570
    @safiyafaarax8570Ай бұрын

    ❤❤❤❤

  • @MahmoudMohammed-lt6st
    @MahmoudMohammed-lt6stАй бұрын

    Maxaa ugu qoran KZread ka

  • @abdillahimire2095
    @abdillahimire2095Ай бұрын

    sidaan filayo waa la soo diray in ay imaraat ka timidba u malee cadow badan baa soomaaliya leedahay dhalinyarow dalkiina illaashada oo iska daaya qabyaalaffu wax ma tarto xilligii guumeystaha maanta ayey soomaaliya ka xuntahay cadow madow iyo mid imaraat waa qasayaan

  • @06k-malikk44
    @06k-malikk44Ай бұрын

    Wasiir hal arin aa jeclan lahaa inaa ka hadashid arintaa oo ah dadka caadiga oo la daba dhigayo askarta iyo qor yahay, dadkaas oo kale waxay dareemayan inay wadanko wali uusan amni aheyn

  • @Asma-cf9op
    @Asma-cf9opАй бұрын

    Wasiir seetahay wasiir waxan ka mid ahay teamka kugu xiran wasiir culus ayaan dareema in allah albab qeyr qaba iifuro asxaabtad ha iso duceyan mahad sanid

  • @munaabdalla1329

    @munaabdalla1329

    Ай бұрын

    Wlalao alle culayska haka dul qaado

  • @SadamAadam-id4ly
    @SadamAadam-id4lyАй бұрын

    🎉

  • @hazazi16jeraar15
    @hazazi16jeraar15Ай бұрын

    Wasiir adi iyo saraakisha sln sre

  • @abdulfatahabdullahi1493
    @abdulfatahabdullahi149329 күн бұрын

    Dhaliyaarada qurbaha aa ka dadnimo kuwa Somalia ku nool

  • @user-xj2si9ci3i
    @user-xj2si9ci3iАй бұрын

    say wlahi is not easy😂

  • @user-ow3fz5hh7p
    @user-ow3fz5hh7pАй бұрын

    Dowlada kawaan xeebta hanaga dhisan curub hotel iyo jubo hotel sidii bari samaadka❤

  • @ayanabdi5894
    @ayanabdi5894Ай бұрын

    😮🥰🥰

  • @amlcwl2674
    @amlcwl2674Ай бұрын

    Waxba jira wlhi nagahan naago caadi ah uma eko😮

  • @kafiyaabtidoon4043
    @kafiyaabtidoon4043Ай бұрын

    Say wllhi isn't easy 😂❤

  • @cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013
    @cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013Ай бұрын

    Wasiir waxoga hoos galis ah weye lkn wayar yihin mabadna 😂😂

  • @salmanhassan1644
    @salmanhassan1644Ай бұрын

    Say wllhi is not easy😂😅

  • @fouedahmad
    @fouedahmadАй бұрын

    Ugaas waa ku salamay😂

  • @user-yd8eo3co9u
    @user-yd8eo3co9uАй бұрын

    ❤❤❤❤❤❤

  • @C.qaadirrashiidXabiibjaamac
    @C.qaadirrashiidXabiibjaamacАй бұрын

    Waa iraaniyad waalan

  • @AhmedMohamed-er9fi
    @AhmedMohamed-er9fiАй бұрын

    Somalis ma ahan tribe. Waa qowmiyad(ethnic group). In the context of the Somali ethnic group, the term "tribe" is often used interchangeably with "clan" to describe the various sub-groups within the Somalis

  • @user-de2ew4ez4e
    @user-de2ew4ez4eАй бұрын

    Asc

  • @maxamedyareyare-rd3zc
    @maxamedyareyare-rd3zcАй бұрын

    Kkk

  • @faadumocabdisitaar9700
    @faadumocabdisitaar9700Ай бұрын

    🤔🥰🥰

  • @khaalid2833
    @khaalid2833Ай бұрын

    Waziir inaadkahadaleeysay niyaday ayaa lamoodaa waayo dhanka codka xoogaa iyo dhanka fiirada iyo dhanka diinta xoogaa wax katiri marka adiga horto naag taas waanshakiyay hooskasii waziir faaniska yuukusirin 👈👉✋🏻✋🏻✋🏻✋🏻👈👉😂😂😂😂🤣😂🤣😂🤣😂🤣😂

  • @6422dabadi
    @6422dabadiАй бұрын

    Wazire wali xitaa mafiirsan muuqaalka waxaan ahay qafkii ugu horeeyay ee koment sooqora madaxda saraakiisha igudar waacodsi

  • @Juuhi_
    @Juuhi_Ай бұрын

    Wn kaso horjeda ilaalada shisheyaha 😏🤬 ma xeryo xayawaan bey kuso tala galeen wxyy ilaalo😏 Nafteena io dalkena Qiimo u yeela dhalnyro😭 marksa leyna ixtirami😣 WEYBA HOR BODAYAN, SI INAY MALAAIG YHN.

  • @Hamdi-Xarago
    @Hamdi-XaragoАй бұрын

    Wasiir her intention was to give indirect- feedback Qaldan iney soon gudbiso…lakiin Kuwa dhiig leh baa Comment u hormariyey marka Dib bey isu qabatay…..waa lagu fahmay alhamdulilah illahow adaa Somali naga dhigay….Xaga dhiga waa u dhalasho--Somalinimadaa ha warto- Macalaa Say Walahideena Waa Heegan😂😂😂👍👌💯

  • @nyg1162
    @nyg1162Ай бұрын

    ❤😂

  • @AyanAbdullahiwarmoge
    @AyanAbdullahiwarmogeАй бұрын

    I see what iwant

  • @Fadumo.qurux67
    @Fadumo.qurux67Ай бұрын

    😂😂😂😂❤❤❤

  • @mahadmaxamad961
    @mahadmaxamad96129 күн бұрын

    Waxaan waa comanti raadis wasiir ha u qawanin😂😂😂

  • @user-yn1kt6uh9v
    @user-yn1kt6uh9vАй бұрын

    Si ahaanaba waa in Laga joojiyo sukuuritiga,

  • @felisabdi3794
    @felisabdi3794Ай бұрын

    Wasiir say wallhi, waxaa dhaley Soomali oo guryo Soomali ayay ku koreen oo waxwalba wey la socdaan… sidaas ula soco 😂

  • @Ixasanm2Ixasanm2-yk9ge
    @Ixasanm2Ixasanm2-yk9geАй бұрын

    😂😂

  • @user-ow3fz5hh7p
    @user-ow3fz5hh7pАй бұрын

    Zaki doofartan IGA gaariis in marsobo Somalia Cadalad soo dhihi doonin naag qaawan wa madnuuc

  • @user-ci9uc3jf6t
    @user-ci9uc3jf6tАй бұрын

    Waa sar beeb inta leeg qofta kadaba taga

  • @mursal-1015
    @mursal-1015Ай бұрын

    @Zaki Bin Hajii aniga hora ku bartaye adiga ibro😂😂😂😂

  • @user-hw3jl2rw1d
    @user-hw3jl2rw1dАй бұрын

    They r smart Mashallah say wallahi she acting like she doesn’t have danger in her nasty country 🤮with anytime any second active shooters

  • @AbdallaGole
    @AbdallaGoleАй бұрын

    Sax talye kula aragti baa ahey blse qoftan waa dadka nagativka jecel kana bariisysa....

  • @rnuura334
    @rnuura334Ай бұрын

    💕💕🎉🎉❣️❣️💕💕🎉🎉❣️❣️🎉🎉

  • @KadronoorKadronoor
    @KadronoorKadronoorАй бұрын

    Wazir naagta information qaldan wadaa in askari dharka wato wa nagu ceeb xijabka hadey wdaan yeye sonoqon

  • @mohanabdinazir8511
    @mohanabdinazir8511Ай бұрын

    War dadkan shirkada baa ben u shega oo dhah hadad baxdan wa la idina dila si ay lacg ugu qatan iyaga ku qabsabay iney istaf watan wadankan ganacsata aa dhibata ku hayso

  • @ubahmohamedhaji5930
    @ubahmohamedhaji5930Ай бұрын

    Naagtaan maalinkii ugu horaysay aan arkay ay diyaarada saarneed aan arkay inay edeb daran tahay erey walba ay leedahay waxba ku qaarsoon. Wa naag taqaan sida loo gudbiyo war bixin ayadoon cidna caroon la gudbin karo negative. Meelaha ay tagayso meelba meesha ka foolxuntahay ay duubaysa

  • @shacabkafariid1827
    @shacabkafariid1827Ай бұрын

    Gabadhaan waan daawaday wax qaldan masheegin markasta waxay dhahaysay somaliya sidaas baa laga sheegaa laakiin sidaas maahan bey dhahaysay mida qaaligana waa runteed 700 waa lacagta laga qaaday cuntada iyo qarashka magaalada kuma jirin bey dhahday markii somaliyey kuwa kale oo imaada somaliya sawirka qaldan ka bixiyey oo xitaa tittle ka wax xun ka dhiga ku dhega

  • @AbdirahmanAhmed-op9fg

    @AbdirahmanAhmed-op9fg

    Ай бұрын

    Cinwaaankeed maxaa ugu qoran

  • @istaahilyuusuf2853
    @istaahilyuusuf2853Ай бұрын

    Somalia jacayl wale dhiiga ayuu kuraacay calanka blue ahi😅😅

  • @user-de2ew4ez4e
    @user-de2ew4ez4eАй бұрын

    🤝🤝🤝🤝❓

  • @neyruuschannel5543
    @neyruuschannel5543Ай бұрын

    Dumar hijab la,an ah oo madax qaawan caruurta ayaaba bursanaayan qof waalan ayaa lamaleyna mamnuuc waa qof madax qaawan gabdhaha tiktok madaxa qaawan ayaa hijab la,an socon lahaayeen lkn waxey kabaqayaan alshabab ama in lafoodeeyo oo dhagax laku bursado 😂😂😂

  • @yaqubofficel212
    @yaqubofficel212Ай бұрын

    War emaaradka amow soo diren ooye dehen somalia soo caaye

  • @user-id6ei4ij5p
    @user-id6ei4ij5p23 күн бұрын

    Todobada.boqol.waa.raqiis.waxba.lagama.qaadin.sacurita.ayaaba.todob.a.boqol.ka.badan.

  • @hawamohamed2377
    @hawamohamed2377Ай бұрын

    Dhalinyarada 🇸🇴❤❤❤❤🫶🫶🫶 Siyaasiyiinta damiirkoodu dhintay iyo dabinada shisheeyaha caqli iyo cudud mideysan dalkiina ka ilaashad.

  • @eproz1030
    @eproz1030Ай бұрын

    Nio Qoftan Mia Khalifa u eeg tahy 😂😂

  • @6422dabadi
    @6422dabadiАй бұрын

    Somalia hoslomadhigikaro

  • @Sadiiqj6cn
    @Sadiiqj6cnАй бұрын

    Ilaah dartii likes

  • @user-id6ei4ij5p
    @user-id6ei4ij5p23 күн бұрын

    Waa.tuugo.reer.galbeed.kaluunkii.somaliya.ayey.dhameeyeen.qaybta.reer.galbeedka. beenta.soo.uruuriya

Келесі