No video

Qiso Xanuun Badan

Qiso Xanuun Badan Ila dhagaysta

Пікірлер: 67

  • @shaficiwiilwaal142
    @shaficiwiilwaal1425 жыл бұрын

    البطل شیخ الإسلام حسان حسین أدم !أبوسلمان۔ حفطک الله ورعاک۔

  • @qeyshassan6149
    @qeyshassan61498 жыл бұрын

    Allahu Akbar run sheeg waa xumaan sheeg. Sh. Hassaan Husein ilaahey hanoo kaa xifdhiyo. allah hakaa badbaadiyo xaqaan sheegi gaalana waan raali gelin. allah haku xifdhiyo aakhiro iyo aduun.

  • @abdullahiahmedmohamed3925

    @abdullahiahmedmohamed3925

    8 жыл бұрын

    ogaadeen nimo aa ku qaadaysa haduu sheekh hawiye ahaan lahaa caaydaada bixilahayd #Somalia #qabyaalad

  • @cabdiaskarbuulle4887
    @cabdiaskarbuulle48876 жыл бұрын

    Allahu Akbar sheqow Alle hakaa jaazeeya lkin anga Nabiga (scw) aduun ayaan ka jeclanay ee rabi hana tuso xaqa

  • @gelleofficial6603
    @gelleofficial66034 жыл бұрын

    Allahu akbar Allahu akbar Allahu akbar jasaa kumu Allahu qeyr jasaa sheekh xasan xuseen adan xafida hulaah

  • @raxmoruun8123
    @raxmoruun81235 жыл бұрын

    kkk ala sheikh xasan xuseen barakalahu run sheeg ayatahy

  • @wantaan7225
    @wantaan72255 жыл бұрын

    Sh xasaan ilaahy haku xafido,shar oo dhan ilaahy haku garab mariyo, Waxaad tahay wadaad waxna lagaban, xaqana suu yahay ucadeeya.

  • @tawxiidmedia8606
    @tawxiidmedia86068 жыл бұрын

    mashaa alaah waan ku ogaa in aad waligaa xaqa cadeeyso ilaahoow ku barakee kuna xifdi

  • @MA-rq6ye

    @MA-rq6ye

    7 жыл бұрын

    Umadda Soomaaliyeed xaqa uu sheegaa aaway... wacelkaan wahaabiga ah... e dadka galeya

  • @dacwahmedia3457

    @dacwahmedia3457

    6 жыл бұрын

    Umadda Soomaaliyeed

  • @keysemuuse96
    @keysemuuse965 жыл бұрын

    shaikhayga abu salmaan Allah haku barakeeyo

  • @ahmedanelka8154
    @ahmedanelka81545 жыл бұрын

    qabyaalada sheeekhu ma yaqaan ee runtuu yaqaan

  • @Ramluush
    @Ramluush5 жыл бұрын

    Sheikh allow ku barakee

  • @axmedsaadaq2002
    @axmedsaadaq20025 жыл бұрын

    Wallahi sheekhan waan jeclahay

  • @tilaawahonline1596
    @tilaawahonline15968 жыл бұрын

    kkkkkkkkkkkkkkkkkksheekha Allaha barakeeyo xaqiiqdu taabta

  • @feysalmadoobe7905
    @feysalmadoobe79056 жыл бұрын

    Masha alaaaah sheekh jazaakumulaaah axsantu mahadsanid

  • @BrotherColombo
    @BrotherColombo6 жыл бұрын

    Super powertii waa jihaadeen kkkk Sh caadi maahan

  • @kerowcade129
    @kerowcade1296 жыл бұрын

    Allaha inookaa xifdiyo shiikh waxaa dhuun qabad kutaha munbadixiinta iyo wadaad xumayaasha allaha ka qabte

  • @ibraahimdiiriye4020
    @ibraahimdiiriye40206 жыл бұрын

    ﻧﻔﺴﻲ ﺍﻟﻔﺪﺍﺀ ﻟﻘﺒﺮ ﺃﻧﺖ ﺳﺎﻛﻨﻪ ﻓﻴﻪ ﺍﻟﻌﻔﺎﻑ ﻭﻓﻴﻪ ﺍﻟﺠﻮﺩ ﻭﺍﻟﻜﺮﻡ ﺃﻧﺖ ﺍﻟﺸﻔﻴﻊ ﺍﻟﺬﻱ ﺗﺮﺟﻰ ﺷﻔﺎﻋﺘﻪ ﻋﻠﻰ ﺍﻟﺼﺮﺍﻁ ﺇﺫﺍ ﻣﺎﺯﻟﺖ ﺍﻟﻘﺪﻡ☝️

  • @maxamedcraxmman3553

    @maxamedcraxmman3553

    6 жыл бұрын

    يا طاغي ايش قلت

  • @KhadraWi-hx3vp

    @KhadraWi-hx3vp

    3 ай бұрын

    ​​@@maxamedcraxmman3553بم تقول هكذا اتهاجهه بسبب ابيات قالها للنبي صلى الله عليه وسلم

  • @shiikhmaxamed4050
    @shiikhmaxamed40502 жыл бұрын

    waxaan xasuustaa mana xasuusteee kkkkkk layaab weeye nin wareersan

  • @somaliman8162

    @somaliman8162

    3 ай бұрын

    Sheekadaan xasuustaa xiligay dhacdeyna ma xusuusto Hadalka iskama hor imaanayo caqli xumada waa waxaad quraanka iyo axaadiithta fooda isku geliseen

  • @ANomad1
    @ANomad15 жыл бұрын

    *Xaqiiqada ayuu taabtay wataa hadda ey dad culimo isku sheegayo ka baxsan la'yihiin gaalkii nabiga sheegtay wiilashii ku shihiiday*

  • @maryanhassan8630
    @maryanhassan86306 жыл бұрын

    Masha Allah sheikh xaqa kutagan tahay

  • @abdihassan2953
    @abdihassan29536 жыл бұрын

    Arintaan Run buu ka sheegay waa wax laga xanuusado Sida kale waa wadaad dhib badan oo gaalaysiin badan wuxuu ka fadwoiday sheikh gacmay garoowe waa la dilay

  • @samirahsamir6930
    @samirahsamir69306 жыл бұрын

    😂😂😂 Astaqfurullah nimankii superpower ka ahana jihaadeen kuyeh

  • @abobishaara8510
    @abobishaara85106 жыл бұрын

    war niyahoow somalida maxaa loga la'yahay nin labeeya 👆libaaxan horaan u waynay nin labeeya sayidka ar maxaa ogaadeen rag ku jira

  • @moenlighted7681

    @moenlighted7681

    5 жыл бұрын

    Shariif dhawiil,boqolsoon,mustafe.

  • @warfadayur1301
    @warfadayur13015 жыл бұрын

    Runtaa kahadashey, waxaana dareemi karo qofkii Muxaadarada si dhameeystiran udhageeystey, ilaahy kuwii Suubanaha (Sala Allahu calyhi wasalam) xowdkiisa kacaba maalinta qiyaame hanaga mid dhigo

  • @axmedaxmed5455
    @axmedaxmed54554 жыл бұрын

    Alle haku xifdiyo sheikh

  • @farhanqassim7233
    @farhanqassim72337 жыл бұрын

    Masha allah

  • @warfadayur1301
    @warfadayur13015 жыл бұрын

    Jazaka Allahu kheyr

  • @Ifraha659
    @Ifraha6594 жыл бұрын

    Ogaadeen Maxaa Rag Ku jira

  • @abdulqadirawil1235
    @abdulqadirawil12357 жыл бұрын

    allaah ha soo hanuuniyo

  • @tufahhassan2825
    @tufahhassan28257 жыл бұрын

    Subxaana laah walee xasaan wax sidii loo yidhi si aan ahayn wuu u sawiri talow muxuu ka helaa lugooyada dadka isaga sacabeeya arintan saa uu u dhiagay mayna ahayn wuu siyaasadeeyay waxaan maqli jiray rag iska celi iyo rabi ka cabso isku meel magalaan alow na hanuuni

  • @abobishaara8510

    @abobishaara8510

    6 жыл бұрын

    Tufah Hassan الله يحفظ شيخنا الرباني من كيد الكفار والفجار والله انه الاسد في عرينه

  • @abshircalimaxamuud7081
    @abshircalimaxamuud70816 жыл бұрын

    maansha. alaaah

  • @ANomad1
    @ANomad15 жыл бұрын

    Man qutila duuna maalihii fahuwa shahiid 😂

  • @salahabdiahmed2030
    @salahabdiahmed20306 жыл бұрын

    والله أني لاحبك يا شيخ الغالي عالم هذا الدين

  • @yahyedahir8718
    @yahyedahir87185 жыл бұрын

    shiqan ani kama helin sheikhyasho la xifaltama

  • @ibrahimabdirahman9283
    @ibrahimabdirahman92838 жыл бұрын

    sheekh xassaan waxa walayo ardaydiisa oo markii uu wax yar shego uqoslayaan.ama waxyabaha uu isbarbardhigayo ma'aha wax isuqalmaan

  • @jacelowyare

    @jacelowyare

    4 жыл бұрын

    fuck u

  • @axmedrashiid3628
    @axmedrashiid36286 жыл бұрын

    sheekhow somaali badan baa fatwaada lagu laaye ee bilaahi calayk naga jooji jaha wareerka

  • @huseinbeyra3538

    @huseinbeyra3538

    6 жыл бұрын

    walee caqli iyo cilmi iyo miisaan zaki nimo runsheg waa kaas ee somali wax yaa u sheega oo jahliga baabi iyay dad maahan waa qurun in toda badan of

  • @saidgarad8103
    @saidgarad81037 жыл бұрын

    nimaan runta shegin beena u qorsoon

  • @saadaqrunsheeg3622
    @saadaqrunsheeg36226 жыл бұрын

    kani waa khaaraji ee xagee xaqsheeg kanoqday allaha naga badbaadiyo sharkiisa

  • @abubilal1118
    @abubilal11187 жыл бұрын

    wadaad xume

  • @globaltruckingllc1618
    @globaltruckingllc16186 жыл бұрын

    So if I don’t kill my own people or Somali aanan ku jihaadin diintaa kabaxaa war anagaa wax aragnay wadaadadii misa wax dila misa diinta aa kabaxdeen un bee ku hayaan yaa ku jihaadnaa ma dad muslimiin ah oo gaajo iyo silac dilootay oo 100% muslimiin ah ayaa ku jihaadnaa horta adi Nairobi futada kala soo bax oo jihaad hadii kale hana waalin

  • @daacadmedia6004
    @daacadmedia60045 жыл бұрын

    khawaarij waynaaday

  • @asadlionish
    @asadlionish6 жыл бұрын

    Wadaadkan iyo ardaydiisu 10 sano ayay Nairobi dadka ku gaalaysiinayeen ilaa ay gaadhaan heer ay dhahaan jihaadka caalamul islaami ama Somalia waa say sheegaane waa fardul cayn taas oo noqonaysa qofkii aad aadin inuu dembi kabiira ah ku dhacay sida qof salaad iyo soon ka tagay oo kale iyaguna weligood hal maalin ma aadin kkkk ma qofkaasaad wax ka dhagaysanaysaan ,sido kale wuxu yidhi ninkii yidhaahda parlamaan baa maslaxo loo geli karaa waa kafir cudurdaar na ma laha xitaa jahli loogu cudur daari maayo ama ta’wiil waana mas’alo qadci ah haddana waxaa la helay isagoo leh parlamaanka kenya in la galo si maslaxada muslimiinta loo difaaaco way banaantahay bal waajib bay noqon kartaaa ,subxan allah , isburin ka wayn miyaa jirta markii la waydiiyayna wuxu yidhi jaahil baan ka ahaaa mas’alada kkkk oo sawdigii diiday in jahli xitaa loogu cudurdaarayo caalimka sidaas fatwooda .

  • @MA-rq6ye
    @MA-rq6ye7 жыл бұрын

    war bal asagu mu jihaado o is qarxiyo... beenaale calol kusan

  • @jacelowyare

    @jacelowyare

    4 жыл бұрын

    isagu saan buu ku jihaadaya afku ka wadaa jihaadka waa nuucyo badanyahay ee ka xisho culumada

  • @halimaibrahim3059
    @halimaibrahim30596 жыл бұрын

    Kooxdan ninkan camal waa kuwii laayay asaxaabtii nebiga. Hadana waxay ku sheegaayaan inaad disho nib salaadleh OO muslin ah oday shiikh wiil jaamac AH oo quraanka xafiday maati ganacsade kuwaas maad jeno ku gelee. Sheekada markii hore Haweye aa loo sameeyay. Hadana soomaali oo idil aa lagu wadaa ee jooji dheh kaabe sajuu filin dhamaaday hanoo sheegin. Inuu baadari yahay ay ila tahay

  • @jacelowyare

    @jacelowyare

    4 жыл бұрын

    siil kaada baadari ah sharmuutadi ku dhashay wase

  • @qaraaxomedia1090
    @qaraaxomedia10907 жыл бұрын

    kkkk sheekh xasaan ma necbani aniga haba is ka gaaleysiyo waxu donee taas wan ku diidanahy in acyanta kufrigod lagu deg-dego lkn waxi run ah oo kle kama ganbado asaga

  • @xertawanaaga3650

    @xertawanaaga3650

    6 жыл бұрын

    Jahil af urayo