No video

Qiso cusub : Afduube diyaaradeed kii ugu hanka yaraa oo taariikh kudhigay dalal carbeed,.

Пікірлер: 85

  • @dawacoyare9978
    @dawacoyare997810 ай бұрын

    Macalin Allah haku xafido

  • @osmaa014
    @osmaa01410 ай бұрын

    Wasiirkaas ilmo awoowe u yahay ayaa macalim xisaab u ahaay marka aan Kuwait daganaay, Reer Sabaax waa dad fiican, masha Allaah waa qiso macaan badan.

  • @abdullahifarahmohamed7736

    @abdullahifarahmohamed7736

    10 ай бұрын

    Ugaaz Kuwait iga Waraan Shaaqo miye Ledahay Qof IT Backgrounds Kenya Jooga Chemistry iyo Math Wankudicnahay Macalin miyan Noqon Karaa?

  • @zaabirinaalpichannel166
    @zaabirinaalpichannel16610 ай бұрын

    Msha allh wasiirka aad buu u caqli badnaa allh ha u naxariisto ❤❤❤❤

  • @zamzam5255
    @zamzam525510 ай бұрын

    ILLAAHEEY HAA UU NAXARIISTO INTII DHIIMAATEEY

  • @SOMALI-EFOOTBALL
    @SOMALI-EFOOTBALL10 ай бұрын

    walahay waan ooyay sbabtuna waa 36 adoonta ah iyo sida dowlada yaman udiiday iyo sida alle wasiirkaa ula kulan siiyay

  • @zathorabashka7097
    @zathorabashka709710 ай бұрын

    Ax ax ax walaahi waa qiso xanuun badan duruufta dhibaatada ay leedahay

  • @maaadamm298
    @maaadamm2988 ай бұрын

    Waa sheeko cajiib ah.

  • @AhmadBaciidfuul
    @AhmadBaciidfuul10 ай бұрын

    Mahadsanid nadara noo soo badi mudane

  • @user-dj2uy9qk9m
    @user-dj2uy9qk9m10 ай бұрын

    Masha allah ustad noso badi qisoyinka layabka badan aad ban kugu xiranahy barnamijyadada

  • @maxamedcabdikariin3610
    @maxamedcabdikariin361010 ай бұрын

    Asc masuul sare nadara illaahay haku xafido ❤❤❤❤❤

  • @user-rf9un1mz9l
    @user-rf9un1mz9l10 ай бұрын

    Kkkkkkkkkk wallaahi waa iga qoslisay.

  • @koofichannel
    @koofichannel10 ай бұрын

    Walaahi waa sheeko macaan

  • @sheekeeye369
    @sheekeeye36910 ай бұрын

    Waa funny qisadaan so badi nadaarow kuwa cabsi cabsida leh.😂

  • @dawacoyare9978
    @dawacoyare997810 ай бұрын

    Waan ku salaamay macklin Allah haku xafido

  • @kaahokader4664
    @kaahokader46648 ай бұрын

    Waa qiso xajiib ah wasirkana isma waalin si caqli ah ayuu kudhameeyay ninka culays ayaa haysatay miskiinka ala umaciinay

  • @husseinsaid8142
    @husseinsaid814210 ай бұрын

    Aan ku saxo,jabuutiyaanku way yaaban yihiin ayaa tidhi,1973 jabuuti xor ma ahayn waxaana xukunka haystay france,waxayna jibuuti xoriyada qaadatay 27th june 1977kii sidaa u baro

  • @hussienkenyajesh336
    @hussienkenyajesh33610 ай бұрын

    Nosobadi qisoyinka ustaad nadaara

  • @randomh684
    @randomh68410 ай бұрын

    Nin caqli Baran buu ahaa ee muusan hanyareyn.

  • @hassanxariirwarsame6729
    @hassanxariirwarsame672910 ай бұрын

    MAHADSANID. NOO WAD BARNAAMIJYADAN.

  • @shiineceno4298
    @shiineceno429810 ай бұрын

    Allah janadii fardowsa haka warabiyo Wasiirka Waxu aha nin allah aqli ku maneyste Wasiirkas oo kale ayaan u bahanahay Shugran Ustaad

  • @libannur9756
    @libannur975610 ай бұрын

    Abdulkadir Nadaara mahadsanid.

  • @zakizaki5048
    @zakizaki504810 ай бұрын

    Mahadsanid macalin nadaara

  • @Khadijo60
    @Khadijo6010 ай бұрын

    wcs nadaara show

  • @sultankhaalis6429
    @sultankhaalis642910 ай бұрын

    Wacalaykum Salaam waraxmatullahi wabarakaatuh Ustaad Nadaara Mahadsanid JazakaAllah BaarakaAllah ❤❤❤

  • @xamdibashiir9999
    @xamdibashiir999910 ай бұрын

    Sheeko cajiib ah waaye

  • @abdulsuleiman4279
    @abdulsuleiman427910 ай бұрын

    Mahadsanid ustaad waa sheko aad u xiise leh greetings from Amsterdam

  • @fahanmumin
    @fahanmumin10 ай бұрын

    Cajiiib

  • @user-lg1hp7gb1q
    @user-lg1hp7gb1q3 ай бұрын

    Walaahi qisadaan waa mid CAJIIB ah ok daacad ah waayo yamaniga ma necbeen dowladiisa balse daruuftii heyday ayay maareen weyday wAana midka kaliya ee ufurnaa

  • @osmansidowabdulle9220
    @osmansidowabdulle922010 ай бұрын

    Masshalah waa qiso cajaaib ah ustaad alaha ku sharfo noo soo badi

  • @falisissahak
    @falisissahak10 ай бұрын

    Asc Allaha u naxariisto nin aad u caqli badan buu ahaa Abubakar waxa dhibayey agoontan iyo waxla aanta haysata wuuna gaatay yoolkisi uu rabay Waa qiso aad iyo aad u fiican

  • @husseinabdi6396
    @husseinabdi639610 ай бұрын

    Mahan yareen ninkaas waayo 37 ruuux hadii lifetime lagu balan qaado noloshooda asagana Shaqalasiiyay Waa Wax aad iyo aad u muhiim ah

  • @cabdirisaaqxaashi2277
    @cabdirisaaqxaashi227710 ай бұрын

    Walaahi nin han yar muu ahayn tiisa dan muu ka lahayn ee agoontaa ayuu ka warwarsanaa

  • @hassananshur4683
    @hassananshur468310 ай бұрын

    Masha Allah sh. Sabah Allah yarham 😢

  • @mohakabyar7566
    @mohakabyar756610 ай бұрын

    Waxan aad ula dhacay wasiirka sida uu balanta ooga soo baxay Allaha u naxariisto

  • @mudanmohamed
    @mudanmohamed10 ай бұрын

    Ninkasta intii dhibto ayaa dhibaatadiisa ah 37 qof biilkooda maa inta ku taalo😂😂😂🤣🤣

  • @abdulwahabkemal4172
    @abdulwahabkemal417210 ай бұрын

    Haa wa runta ninka Abu dalal hamrani aad iyo aad baan udheyasta qisoyin xaqiq ah ok aad ulayab bedan bu kashekeya aad ban udheysta

  • @haachannel8793
    @haachannel879310 ай бұрын

    Wa qiso cajiib ah run ahantii

  • @abdirisakali445
    @abdirisakali44510 ай бұрын

    Qisada wa naga so daaahisa mudane

  • @mohamedelimiali9738
    @mohamedelimiali973810 ай бұрын

    Mashaa allah ustadt horee u soco guulesaa

  • @mahamedabdi2022
    @mahamedabdi202210 ай бұрын

    Waa qiso cajiib ah nooso badi ustaad qisoyinkaan

  • @user-hd4gp1ft3z
    @user-hd4gp1ft3z10 ай бұрын

    Waan kusalamay, sheikh nadara title ka sherkada, ee aad Tiri waa nin hanyar xagayga ahaan maaha nin hanyar waa nin kafikiray, caruur agoon ah , oo 37 ah, Marka ninkaas waxan oron Kara waa nin hanwayn oo meel fog wax ka eegay, maantana midhihii uu uberay, caruurtu adeerka u aha dabcan wali way guranayan

  • @mohamedabdirahman5530

    @mohamedabdirahman5530

    8 ай бұрын

    Xaqiiq muu han yarayn geesi buu ahaa aan aqoon lahayn lkn dhaqan yaqaan ah

  • @Dugsiiye2002
    @Dugsiiye200210 ай бұрын

    Masha allah qiso cajiiba

  • @aadanqaasin3651
    @aadanqaasin365110 ай бұрын

    Wsc nadara Mahad sanid

  • @ZeynabaliMohamed-mn6hv
    @ZeynabaliMohamed-mn6hv9 ай бұрын

    Cajiib

  • @mahamedabdi2022
    @mahamedabdi202210 ай бұрын

    Ustaad nadaara mahadsanid

  • @YassinMohamed-mq7bx
    @YassinMohamed-mq7bx10 ай бұрын

    السلام عليكم ورحمة الله وبركاته

  • @Ahmed_edits_23
    @Ahmed_edits_2310 ай бұрын

    Istaad qisooyinka labadii maalinba mar nooga dhig fadlan

  • @Abusaliim30
    @Abusaliim3010 ай бұрын

    Sheekadaan like ee istaahishaa

  • @mukhtaarabshir7022
    @mukhtaarabshir702210 ай бұрын

    Mahadsanid

  • @Abo_bilal511
    @Abo_bilal51110 ай бұрын

    ❤❤❤❤❤❤ Masha Allah

  • @AbdiHassan-br3gw
    @AbdiHassan-br3gw10 ай бұрын

    Nin aan caadi ahayn ayuu ahaa.😂😂😂

  • @Katheynur
    @Katheynur10 ай бұрын

    ❤❤❤❤❤

  • @maryambishar1913
    @maryambishar191310 ай бұрын

    waxa laga barnkara waxa badan oo aqli ah oo maslaxad ku jirta balfiiri wasiirkas qabka u.adeegsaday cajib

  • @user-de6lm4wn9c
    @user-de6lm4wn9c10 ай бұрын

    1973 Jabouti Xurnimo Maba Heysan Fransiis Aa Heyste 1977 Ee Xurnimo Qaateen.

  • @ahmedsakawe5982
    @ahmedsakawe598210 ай бұрын

    Masha Alaah ❤

  • @mahadhussein5112
    @mahadhussein511210 ай бұрын

    Iga raali noqo nadaara 1973 xorba ma ahayn jabuuti ee faransa miyuu la hadley

  • @65nuuryare
    @65nuuryare10 ай бұрын

    Ninkaas amow marqaan ahaa ninkaas diyaarada afduubtey

  • @M.Suriyan
    @M.Suriyan10 ай бұрын

    barmaamijyada noocaana noosoo badi wariye mahadsanid

  • @honcabdulahi3744
    @honcabdulahi374410 ай бұрын

    Mashalah ❤❤

  • @YassinMohamed-mq7bx
    @YassinMohamed-mq7bx10 ай бұрын

    سأل رجال يمني جنوب و شمال

  • @IdriZabdi
    @IdriZabdi10 ай бұрын

    Nolosha waa biil aduunyo iyo jano akhiro allow noo sahal 😅

  • @YassinAhmed-yx3ol
    @YassinAhmed-yx3ol10 ай бұрын

    Asc Nadaara show guleesoo Qisaadaaha kusoocoo

  • @deeqxasan191
    @deeqxasan19110 ай бұрын

    Aad ayey u macaanayd runtii mana han yarayn ninkaas waayo 37 qof ma dhib yara nadaaro mahadsanid

  • @jiiromaskiin
    @jiiromaskiin10 ай бұрын

    Thank you Nadaara.

  • @sacdaismanjamac5246
    @sacdaismanjamac524610 ай бұрын

    Qisa cajiib

  • @farahali138
    @farahali13810 ай бұрын

    1993

  • @husseinadan2096
    @husseinadan209610 ай бұрын

    Thnks

  • @maxamedaliabdi4509
    @maxamedaliabdi450910 ай бұрын

    ❤❤❤❤mahadsantahay wllo

  • @yusuufcaqiibo1576
    @yusuufcaqiibo157610 ай бұрын

    Nin walba dhibka haystaa waa wax ku weyn. Nin caqli xun ma ahayn.

  • @ThurayaThuraya-vj7ww
    @ThurayaThuraya-vj7ww10 ай бұрын

    Asc waan kuhaysanaa qisaska

  • @user-gi7dy8cz8x
    @user-gi7dy8cz8x10 ай бұрын

    Tiigabafha dhamaystirkeedii aaway mudane

  • @abdihakimshafeer7170
    @abdihakimshafeer717010 ай бұрын

    😂😂

  • @maryambishar1913
    @maryambishar191310 ай бұрын

    Cajiib cajiib

  • @dahir-dz4vh
    @dahir-dz4vh10 ай бұрын

    The story was interesting because it was win and win situation, through the Kuwait minister handled the matter on his way.

  • @abdullahicarab4936
    @abdullahicarab493610 ай бұрын

    Hhhhhhh wllhi ninka mexnid ayow ahaa

  • @moussafarahibrahim
    @moussafarahibrahim6 ай бұрын

    Goormuu dhacaya fadhigii 2aad ee maxkamada ICJ dacwada kadhanka israel? Isoo sheeg fadlan....

  • @Yumieso
    @Yumieso10 ай бұрын

    Salaan sare nadaara 1 ayaan noqday

  • @YuusufAskarAskar-qm5kb
    @YuusufAskarAskar-qm5kb10 ай бұрын

    Waa qiso yaab badan mahadsanid ustaad

  • @Itsyoboishuaib
    @Itsyoboishuaib10 ай бұрын

    WCWRWB NADARA SHOW

  • @abdirahmanjabir3529
    @abdirahmanjabir352910 ай бұрын

    شركة طيران اليمدى

  • @sanbaloolshehussein9256
    @sanbaloolshehussein925610 ай бұрын

    WWW❤❤❤

  • @mohamedabdulkadirosman7860
    @mohamedabdulkadirosman786010 ай бұрын

    😂😂😂

Келесі