Qiso cajiib ah Dulmiga iyo cuqubadiisa 😭💔

Ойын-сауық

Пікірлер: 39

  • @Nurromohamed
    @Nurromohamed5 ай бұрын

    Asc xasbunalaah waa qiso cibro qaadasho mudan. Ilaahay inagama dhigo kuwa wax dulmiya aamiin

  • @maslah345
    @maslah3455 ай бұрын

    Dulmigu waa wax aad iyo aad ufoolxun ALLAH SUBXAANAHU WATACALAA NAFTIISA AYUU KAXARIMAY DULMIGA ANAGANA WUU INAGA XARIMAY INAAN ISDULMINO DULMIGU WAA WAX AAD IYO AAD UXUN

  • @aminamohamed5568
    @aminamohamed55685 ай бұрын

    Allahayow aynaan cid dulmin, inagana layna dulmin. Aamiin

  • @user-ks7oc1bz1e
    @user-ks7oc1bz1eАй бұрын

    Suuqa. In laga saaro baa la rabaa Ayey u Egtahay,ilaahay baa ka weyn waxba ma igine Allaha ha inoo gargaaro

  • @nimosuleiman
    @nimosuleiman4 ай бұрын

    Subxaanallah wax dileba la dilee ban maqli jiray

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan7335 ай бұрын

    Wcs walaashey igu qaaliya faatima muna waan kusalaamay inbadan allaha kubarakeeyo aduun iyo aaqiro amiin yaarabi

  • @khalisuleman9389
    @khalisuleman93895 ай бұрын

    Ilaahay waxbaa kama qarsoona lakiin adoomihiisa wuu uu seeto dheereya سبحان الله على العظيم

  • @cawilabokor2431
    @cawilabokor24315 ай бұрын

    Subhanallah dulmigu ma wanagsana Allah xaqa ha ina garansiiyo🤲

  • @user-xf6eq8og2l
    @user-xf6eq8og2l5 ай бұрын

    Subxanallah waa mucjiso Ilaahay ayaa caddaaladii ku qaaday ninkaa

  • @foozia426
    @foozia4265 ай бұрын

    Scw scw scw

  • @reemahussein7104
    @reemahussein71043 ай бұрын

    Shekda suaal kama ninka so mhn kii isku yayay in uu kufsado maxay ka doontey in kasto wax kasto qoraal tahy subxana allah

  • @fatimaikhtii5563
    @fatimaikhtii55635 ай бұрын

    kibir buu qof miskina ku dilay ilahay aya xaqisa so dahiriyay🎉

  • @maryamaqueen2927
    @maryamaqueen29275 ай бұрын

    Walshay Fatima muna channel waku tageera ilahay haku xifdiyo❤❤

  • @foozia426
    @foozia4265 ай бұрын

    Amiiin ya rabbi

  • @faadumohiirad6874
    @faadumohiirad68745 ай бұрын

    Fatima muna ilaahay khayrka aad soo gudbiso jano ilaahay ha ku gu bedelo aamiin

  • @HamdaIbrahim-vj4sb
    @HamdaIbrahim-vj4sb5 ай бұрын

    Dulmiga ma ficnah😢😢😢😢😢😢😢

  • @user-cc6mu1ft7v
    @user-cc6mu1ft7v5 ай бұрын

    Waa Caajib ilaahey aad weeyn☝️☝️☝️☝️❤️

  • @furqanabidnoor6603
    @furqanabidnoor66035 ай бұрын

    Subhanallha Dulme

  • @kayfmohamed565
    @kayfmohamed5654 ай бұрын

    Wll xageee kaala soo xiriiraa inan kula hadlaa rabay

  • @FatimaMunachannel

    @FatimaMunachannel

    4 ай бұрын

    Scw fariin igu reeb whatssap kan 00447946540634 mahadsanid

  • @maslah345
    @maslah3455 ай бұрын

    AMIIN YAA RABI

  • @xamdiosman6364
    @xamdiosman63645 ай бұрын

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤qisoyinkaga wanjaclahay❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-mx6mm8st6s
    @user-mx6mm8st6s5 ай бұрын

    Wcs habo wan kuu xiisy cunukta alaha kuu caafiyo❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @bamiiman8891
    @bamiiman88915 ай бұрын

    Subxanllaah

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan7335 ай бұрын

    Salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @hananahmed4808
    @hananahmed48085 ай бұрын

    Yaa raabi ilahow waxaan ka magan. Galay dulmi 🙏🙏

  • @FaadumoAbdullaahi-su2mq
    @FaadumoAbdullaahi-su2mq5 ай бұрын

    Cafis ka makii ladilaa xaq ule gabadhuu kadhentay makacafin kartaa dambigaas

  • @user-qo9tl4cs8o
    @user-qo9tl4cs8o5 ай бұрын

    Wll fadumo wll waa qiso cajiib sh wll waan ooyaya heer aan gadhay in aan hadli kar wayay

  • @mohamedmire8646
    @mohamedmire86464 ай бұрын

    Sidee buu ninkii rabay inuu kufsado u guursaday iyada. Oo ay u garanwayday.

  • @faadumomaxamed7689
    @faadumomaxamed76895 ай бұрын

    Asc wr wb. Adiguna dulmiga jooji oo labadan nin iyo inanta sawirkooda ka qaad meesha. ❤

  • @bamiiman8891
    @bamiiman88915 ай бұрын

    Imaanka laga qaaday

  • @bulohus8548
    @bulohus85485 ай бұрын

    Matii Shalaybaa

  • @hibaaqdaahir9996
    @hibaaqdaahir99965 ай бұрын

    Cajiba sucad mayan garanay ninku markuu gursanayey inuu yahay kii qasha qashadayey inuu yahaye

  • @user-fr3wr3yv3d
    @user-fr3wr3yv3d5 ай бұрын

    🎉❤

  • @hindafarah9663
    @hindafarah96635 ай бұрын

    سبحان الله سبحان الله سبحان الله ❤

  • @user-gp9oz4ze8n
    @user-gp9oz4ze8n5 ай бұрын

    Aaniin aamiin ❤❤

  • @safiyamahamoud8165
    @safiyamahamoud81655 ай бұрын

    Dulmiga aad buu u xun yahay Alle ka magan galey

  • @faadumohiirad6874
    @faadumohiirad68745 ай бұрын

    Aad Ayaan kuu taageera

  • @f.mohamed4638
    @f.mohamed46385 ай бұрын

    Asaalam Aleikum walashey fatima muna? Setihin xalada kaa waran. Maysa yar kaa waran?😊

Келесі