Qisadii Heestii "Taswiirtaadan Dayaxa Jaclaystay inaan Dul Sudho" iyo Abwan Abdirixiin Hello !!!

Kala soco Arimo xiiso badan iyo xogo Kaa Qorsoon.
Nagala soco barta Facebook:Dun carbed Tv
Nooguna soo dir wixii talo iyo tusaala ah.

Пікірлер: 159

  • @dahabsan4784
    @dahabsan47846 жыл бұрын

    Rer wooqooyigu waa dad aad u xikmad badan ❤️🌸

  • @abdisamadahmed6421
    @abdisamadahmed64216 жыл бұрын

    Waaaa abwaan kii sameeyey heestii darbijiifka heelo

  • @hoodomarwo4905
    @hoodomarwo49056 жыл бұрын

    Abwaaanku miskiin sanaaa yaa allah qof ka ilahay jecel yahay dadka uma keena walaahi ilahay haku xafido abwaan 🌹🌹🌹🌹🌹🌹

  • @abdihakimhassan7350
    @abdihakimhassan73506 жыл бұрын

    Wa hadrawi oo yar abwanku noolow luuwdan ka jeeda masha AllAH

  • @hamdimaria3790
    @hamdimaria37906 жыл бұрын

    Mnsha allah wllo dun carbeed xaqiiqdi adigoo kle ayaa laodhan karaa wa wariye uheelan dadkiisa iyo diintiisa iyo dalkiisaba. Xaqiiqdi intaan kudawaday way yarthy hadana wxa aan ka arkay hanwariye nimo oo fog guulayso abidka zxp qli

  • @qamarsuugaani8307
    @qamarsuugaani83076 жыл бұрын

    Maanshaa allah Abwaankega aan Ku faano waan idiin Salaamey adiga iyo dun Carbeedba

  • @yaasirtikle.

    @yaasirtikle.

    5 жыл бұрын

    QAMAR SUUGAANI pro abwaanka xagen kla xiriira

  • @user-zg9vi3fb8q

    @user-zg9vi3fb8q

    9 ай бұрын

    ​@@yaasirtikle.MAXD KA RAPTAA

  • @dahirelmi8249
    @dahirelmi82496 жыл бұрын

    Abwaanku wa caqli miiran Sidan u malaynayo qofka u ka shekaynayo ee qisadu ku timi wa isla isaga

  • @triplesss7029
    @triplesss70296 жыл бұрын

    Heestaan Waxee iila muuqataa Danbi Plz Erayada Qaar halaga Dig-toonaado.

  • @nimcomuuse3565
    @nimcomuuse35655 жыл бұрын

    subxanaalah dadku malaaigta kma karaamo badna ha dambaabin abwaan

  • @abdallecadde2773
    @abdallecadde27735 жыл бұрын

    Waa sax insaanka (ALLAAH ) WUU Karaameyay lkn sawir xun ma damin karo nuurka xidigaha (RABBIGII) abuurtay unbaaa damin kara ee adeer weykaa hoos bax santahee (RABBIGAA) U noqo

  • @mustafaomar3586
    @mustafaomar35865 жыл бұрын

    Qisada ku noqo abwaan, dal daloolo badan ayaa ka muuqda sidaad ugu sheekaynayso

  • @craxiin_key797
    @craxiin_key7976 жыл бұрын

    Woow masha allah zhp c.raxiin hore u soco

  • @runtakudhinte4392
    @runtakudhinte43926 жыл бұрын

    inta tagerta Dun carbed like ha ila dhafina

  • @ayanleahmeth6956
    @ayanleahmeth69566 жыл бұрын

    Mashalah dun carbed iyo abwankaba salaan sare Shpyal go forward😍😍

  • @abdirahmanabdiabdullahi1114
    @abdirahmanabdiabdullahi11146 жыл бұрын

    Masha Allah dun carbed

  • @abdirahimabdilahi3110
    @abdirahimabdilahi31106 жыл бұрын

    Waan ku taageera sxb duncarbeed hore u soco

  • @cabdishakuursiciidcabdi3058
    @cabdishakuursiciidcabdi30585 жыл бұрын

    Cabdirixiin Siddiiq-Heello, intaan ka aqaanno waa nin wanaagsan oo soomaalinnimadu ku weyn tahay. Cabdirixiin magaalada Hargeysaan kula kulmay heestan lafteedana Xasan duncarbeedoow waan weydiiyey, heestuna abwaanku wuxuu adeegsadday Qalabka maansadda (Af-Maldaheedyada) siiba buun buunta nooca la yaqaanno.

  • @nuuramuhumued6793
    @nuuramuhumued67935 жыл бұрын

    Wwwww waan daremay heestani inay burco katimi axya abwaan

  • @faisakiin2012
    @faisakiin20126 жыл бұрын

    abwen iga dheh 😍😍😍😍

  • @dinixbaashi9143
    @dinixbaashi91433 жыл бұрын

    Ilaa 2019 qisadaan waankuso ceshceahtaa❤

  • @cmcqabiirsports8760
    @cmcqabiirsports87606 жыл бұрын

    miyuusan ogeyn in xiduguhu kaweyn yihiin koonka qaarkood

  • @engabdirrabiaadan859
    @engabdirrabiaadan8595 жыл бұрын

    Heestan Ereyadeeda Qaarban Icajabin

  • @ahmettabdinazir5856
    @ahmettabdinazir58565 жыл бұрын

    Hehe nio HeesTa waaH heesTa kaliYeH anigh DareenkYga ka hdasHa WlhY❤❤Lve

  • @Ahmedahmed-me7hl
    @Ahmedahmed-me7hl6 жыл бұрын

    Noolow abwaan waa qaafiyad qurux badan hore u soco

  • @somalilyrics4027
    @somalilyrics40275 жыл бұрын

    Hassan handulle like ku haYa

  • @dalmarinho_09
    @dalmarinho_096 жыл бұрын

    #DuncarbeedTV ku Taageera Bro❤ Never Give Up

  • @goldenabdekreem4743
    @goldenabdekreem47436 жыл бұрын

    Qiso cajiiba ❤

  • @burcaawi9737

    @burcaawi9737

    6 жыл бұрын

    Golden Abdekreem ma vichkiiba

  • @shideyare4834
    @shideyare48346 жыл бұрын

    THANKS #DUNCARBEEDTV 📺📺📺📺

  • @omarmohamedgirad9785
    @omarmohamedgirad97855 жыл бұрын

    Abwanka film Hindi ayuu inbathan firsathii... Ben Bathana 15 Kaddib kulaha

  • @Awaale
    @Awaale6 жыл бұрын

    nio suuganta humaaga runta ka turjumaaya waxad modaa inaad gees marteeh wax caqliga u dhow keeen surad qurux badana raaci

  • @arawelohd8025
    @arawelohd80256 жыл бұрын

    Somali jacelka weey yaqana salkin ku maa dhaqaman weena ka xishodaan raga somaliyed dumarka weey ku ciyara koolo waan ka jariri doona hada arako nin gabdha ku ciyaraya

  • @haaheehuu2020
    @haaheehuu20206 жыл бұрын

    Abwaankani ilaahaybu ku gafay sunxanallah

  • @suleimanabdirahman6929

    @suleimanabdirahman6929

    6 жыл бұрын

    Walaal Burcaawi Zhp waa runtaa wllhi

  • @abumuzzamilabdi3078

    @abumuzzamilabdi3078

    6 жыл бұрын

    Dadkan suugaantaa ku daba yar Heestu waa hees sarbeeb ah,waana heesaha nooca la dhaho Shareere.

  • @suleimanabdirahman6929

    @suleimanabdirahman6929

    6 жыл бұрын

    Abu Muzzamil Abdi Shareeruhu waa in sidii wax isku mid ah laysugu matalo laba shay ama qof lkn halkuu ku ogaaday inay Abuurka Alle beddeli karto qof dumar ahi SubxaanAllah

  • @mohmedmmm3134

    @mohmedmmm3134

    6 жыл бұрын

    Ninkani muu danbaabin wll sugaanta qayb ka mida ayuu ka heesay o la idhaa buunbuunin...sida gabadh lagu masaalayo midabka maska amase indhaha deerada..marka wll sugaantu waa bade halasoo boodina danbi weyan heestu..hebelow libaaxbaad tahay..libaax ma tihide bashar alle karameyay ayaad tahay..lakin waa buunbuunin waana qayb ka mida sugaanta somalida

  • @attoproduction7815

    @attoproduction7815

    6 жыл бұрын

    Wllhy zhp waa Runtaa zhp

  • @libannassirkoodbuur6909
    @libannassirkoodbuur69096 жыл бұрын

    Hhhhhh Abwaanku uu isku laaday wlhi subxanallaaH ....

  • @yobo-ww1fb
    @yobo-ww1fb6 жыл бұрын

    dun carbeed aaway waxa ka sugaaye

  • @khadarcadeak7095
    @khadarcadeak70956 жыл бұрын

    mansha'alla dun carbeed dadaal sxb

  • @gudoomiyahagudidailaalinta9265

    @gudoomiyahagudidailaalinta9265

    6 жыл бұрын

    lakishman somali studio subcribe isaar zhp

  • @farmajoelectionwinIacarafey
    @farmajoelectionwinIacarafey6 жыл бұрын

    Rer burco suugaanta Somali cid kugadha majiro jecliyaa magaladan kudhashay 👍👍✌

  • @abdisalammahdi3576

    @abdisalammahdi3576

    6 жыл бұрын

    mana rubadiyo wadnaha marnba kaarebikara my love Waa Reer Hargeisa Inanku Waa Cabdiraxiin Sidiiq Cabdilaahi Heelo Waa Sxpkay

  • @ajabnino9577

    @ajabnino9577

    5 жыл бұрын

    Mada ka dhashay haha

  • @shamsasuldaan9671
    @shamsasuldaan96716 жыл бұрын

    woow Taswiirtaadan dayaxa jeclayseinaan dulsudho walee wa heestii qarniga

  • @SaahirMaik
    @SaahirMaik6 жыл бұрын

    Nacala shaydan ku yaal tani hees ma aha dun carbedow😂😂

  • @guuleedhusseinnuurguuleedi6696
    @guuleedhusseinnuurguuleedi66965 жыл бұрын

    markaH aad aragtoH dhalin sidan oo kale hami ku Abuura dhalintaH waa Guuul usoo hoyatay dalkeenaH DUN-CARBEED HoreH UsocoH!!!!

  • @mohamedkazzim4976
    @mohamedkazzim49766 жыл бұрын

    Naftiisu ka dhacayaa inu ka shekeyo markaasu nin ku meeraysanayaa Hehehe

  • @boqortooyadashacraawi5528
    @boqortooyadashacraawi55286 жыл бұрын

    Sxb xasanoow adiga iyo sxbkay heellaba waan idin salaamay Boqortooyo

  • @yaasirtikle.

    @yaasirtikle.

    5 жыл бұрын

    Caydaruus Shacraawi abwanka xagen kala xiriira

  • @fadxilaasim5590
    @fadxilaasim55906 жыл бұрын

    C/rixiin abwaan qliya

  • @kafiyainamahamed7977
    @kafiyainamahamed79776 жыл бұрын

    Hees wey dhaftay aadbad umahdsantahy

  • @lakidayr537
    @lakidayr5376 жыл бұрын

    Wllo awoodihii allaad fara galisy ee wllo alle u tobad keen heestana iskuday inad heestana ka saarto

  • @user-wt3uq1iw7f
    @user-wt3uq1iw7f6 жыл бұрын

    Abwaankan midda ayaa Qaldan Haloo Sheego ''Xiddiguhu Dammaan " Runtii Taas Waa ay ka hoos Baxday misa Diin la'aan ka tahaye Ma Ogiyeee

  • @siyaaasimaftuuxcambebirdhi8167

    @siyaaasimaftuuxcambebirdhi8167

    5 жыл бұрын

    فاتقوا الله يا أولي الألباh

  • @Mahdi-yl4dw
    @Mahdi-yl4dw6 жыл бұрын

    Heeso badan waxan arkay kalmado mugdi ah kujiran tan aykamid tahay allow jidka toosan nugu dil heesaha naga madoobe

  • @indhuhumaqabtaan7038
    @indhuhumaqabtaan70386 жыл бұрын

    Dun carbeed waanu ku aaminsanahay.....

  • @burcaawi9737

    @burcaawi9737

    6 жыл бұрын

    Redwaan Dirie waan oghy wlhy zhipo qalli tii darbi jiiftana way kusoo socota

  • @sakariyeuk1703
    @sakariyeuk17036 жыл бұрын

    Bilaa calayk ✋👍👍👍

  • @abdiaziznaazir7724
    @abdiaziznaazir77246 жыл бұрын

    Wow QizO iga dhE😘

  • @gudoomiyahagudidailaalinta9265

    @gudoomiyahagudidailaalinta9265

    6 жыл бұрын

    abdi aziz naazir subcribe isaar zhp

  • @amranomar901
    @amranomar9015 жыл бұрын

    Waw waa abwan cajib ah

  • @hollanparwani2957
    @hollanparwani29576 жыл бұрын

    Abwaanku ninka uu sheegayaa wa isaga

  • @saymudiinofficial
    @saymudiinofficial6 жыл бұрын

    dunta hore u soco bro

  • @gudoomiyahagudidailaalinta9265

    @gudoomiyahagudidailaalinta9265

    6 жыл бұрын

    horaa loo soconaya channel subcribe isaar zhp

  • @khadaressa8735
    @khadaressa87356 жыл бұрын

    Qizo maaha waxani

  • @mohamedwardher6275
    @mohamedwardher62756 жыл бұрын

    aar beenta iska daa malaa igta kama karaama badnee hadalkaaga iska.sax

  • @engabdirisaqdiiriye8550
    @engabdirisaqdiiriye85506 жыл бұрын

    Dun carbeed iyo abdirixina helo salan sare

  • @sadickmahamoudabdi9505
    @sadickmahamoudabdi95053 жыл бұрын

    Man daraqal baab xasala jawaab inantu beentii qarnigay dalbatay walee heshay

  • @amenb7974
    @amenb79746 жыл бұрын

    Wxan ka baqey inay darta xidiguhu daman *Miyuuna ilahyba mesha zo dhigan*

  • @rahmaali2050
    @rahmaali20505 жыл бұрын

    Wa jacayl dhiig malagu qoray

  • @Real_Abbas
    @Real_Abbas6 жыл бұрын

    Ugu yaraan Abwaankaan waxaan umalayna in uu madaxa looga jiro wayo wuxuu naga dhadhicina sawir dartiisa in uu dayaxa udamo🤔🤔

  • @Awaale

    @Awaale

    6 жыл бұрын

    haaa nio waan modin anba suganta kama so harto in caqli lagu daro lkn kan waxad moda in uu gees mary

  • @momahrez9216
    @momahrez92166 жыл бұрын

    Second

  • @hajjizeykol98
    @hajjizeykol986 жыл бұрын

    Well

  • @samawademaxamed46
    @samawademaxamed465 жыл бұрын

    Heestan wax dambi ahi kuma jiro waana buunbuunin sidasay tahay baydka ah taswiirtaadaan dayaxa jeclaystay inaan dulsudho Waxaan ka cabsaday dartaa Inay xidiguhu damaan Mala socotaa in qofka bina aadami ka karaamo iyo cisiba badan yahay xidigaha

  • @daudic1829
    @daudic18296 жыл бұрын

    First

  • @drsnaemasaed1475
    @drsnaemasaed14756 жыл бұрын

    Indhaha deerada ah ezh cala abwaan

  • @safwaanyuusuf2333
    @safwaanyuusuf23336 жыл бұрын

    Fijkii dun carbeed ba 😂

  • @burcaawi9737

    @burcaawi9737

    6 жыл бұрын

    Safwaan Yuusuf kkkk

  • @kadderabdalla4476
    @kadderabdalla44766 жыл бұрын

    63 hh nolow bro dun carbeed

  • @gudoomiyahagudidailaalinta9265

    @gudoomiyahagudidailaalinta9265

    6 жыл бұрын

    Kadder Abdalla subcribe isaar zhp

  • @user-hy8pl5en4j
    @user-hy8pl5en4j6 жыл бұрын

    *Awoodaha ilahy ayuu fara geliyey ninkuye wax usheeg NiO..*

  • @kowsarabdi2708
    @kowsarabdi27086 жыл бұрын

    abwaane fadwadaada wa lagu jiraa why xidiga ah loomasamen jeej jees iyo in caan bax laga raadsho ninka hesaya adiga abwanka ah ba falkina wa fal ibliis ee ka cudurdaaro anga caalim ha isa ga key dhigine

  • @Cawoaragsan77
    @Cawoaragsan775 жыл бұрын

    Xaqiiq heestani saa iid mcnthy

  • @MohammedAK24
    @MohammedAK246 жыл бұрын

    waa hadal

  • @abdifandhe7076
    @abdifandhe70766 жыл бұрын

    Wax walba sheko aaan jirin ayey Ku matalayan ,,,hestasi marka la eeego midhaheeda waxaa Ku jira qaar uuu Ku danbaabay waxaana ka Mida sawir la saaro dayaxa ma jiro halkaa Ku noqo dadku maha inay wax walba qatan wixi macquula waa in la qaataa dadow

  • @mowliidshabeen7237
    @mowliidshabeen72376 жыл бұрын

    Fahma heeska waa exaggeration girls

  • @ubahletv684
    @ubahletv6845 жыл бұрын

    Qaar baa ku leh xidigaha abwaankudanbi buu galay haday damaan Waa makhluuq lamida biniaadamka waliba dayaxu iyo xidiguhuba ilahay waxa uga qiimo badan baniaadamka

  • @qalbipubg6073
    @qalbipubg60735 жыл бұрын

    Zxp dun carbed lek isii sar hadad tageerto

  • @cawilsudaysi
    @cawilsudaysi6 жыл бұрын

    #DunCarbeedTV

  • @omarmukhtar22
    @omarmukhtar226 жыл бұрын

    Abwaanku wuu kagabaday suaasha ah sida ay xidiguhu u dhamayaan shaqsi bini-aadim ah dartii

  • @korneabdi6425
    @korneabdi64256 жыл бұрын

    Duncarbedow Abwaanka magacii wll

  • @burcaawi9737

    @burcaawi9737

    6 жыл бұрын

    C/qani Jaamac Abwaan cabdirixiin hello

  • @llibaanofficial2383
    @llibaanofficial23835 жыл бұрын

    Abwaaniinta waxa aan ku nacay Qisada beenta ee ay samaynayaan Baleeg imika kan talaw ma caruur ayuu u sheekayni😂😃

  • @isxaaqmaxamed854
    @isxaaqmaxamed8546 жыл бұрын

    Abwaan alle caqliga Ha kuu barakeeyo waa Hees micno wayn xambaarsan

  • @mustafexeedho6902
    @mustafexeedho69026 жыл бұрын

    Abwaankan waa abwaan buuxa

  • @geeljiremohamed1794
    @geeljiremohamed17946 жыл бұрын

    Walhi abwaan iga dheh

  • @somalishow572
    @somalishow5725 жыл бұрын

    Arimaha alle afka lalama galo

  • @somalishow572
    @somalishow5725 жыл бұрын

    Waxa iso ah kama hadl I waa u samiyaaye waxaan aan ku cadeenaya cilimiga aan barataye waxanu is galiyaaye laba qisod

  • @yazinmaxamed1597
    @yazinmaxamed15976 жыл бұрын

    Hhh tani qiso maahee wuu sameyay saan filaayo

  • @jamaal_mouze
    @jamaal_mouze3 жыл бұрын

    Dadbaa iska leh heesta waxa ku jira ereyo gafa wax gaf ahina kuma jiraan ninku ma laha wan smayn karaa waxaa aad maqasheen oo dhan balse waxa weeye oo uu yidhi waan jeclaystay qofkuna wuxu doono ayuu jeclaan karaa af kiinii hooyo ayaad sidan ku tihiin waa wax laga xumaado🤭

  • @alimdualeh
    @alimdualeh5 жыл бұрын

    Ninka qisadu ku dhacday ma bidixaaa sawirkiisaan videoga ku dhex arkaaye

  • @saedsadka3051
    @saedsadka30516 жыл бұрын

    from usa wxn rabaa numberka abwaanka hadii cid hayso jirto abwaan heelo

  • @ayaanahmed5132
    @ayaanahmed51326 жыл бұрын

    hhhh abwaan sheekada waniska sameeyay iskadhe

  • @awesomegamer9693
    @awesomegamer96936 жыл бұрын

    kkkkkk ma film hindia yay matalayeen

  • @somaalishow_2398
    @somaalishow_23986 жыл бұрын

    waryaaa makarfoonka iska hagaaji

  • @amgaadabdi294
    @amgaadabdi2946 жыл бұрын

    Heesiyo maaha heestu way gadmatay

  • @abokormaxamed8782
    @abokormaxamed87826 жыл бұрын

    Dun carbeed nambarkaaga iisoo qor sxp wax baan kuwaydiinayaaye

  • @burcaawi9737

    @burcaawi9737

    6 жыл бұрын

    Abokor Maxamed 0633097370

  • @abokormaxamed8782

    @abokormaxamed8782

    6 жыл бұрын

    Waad mahadsanthy

  • @abokormaxamed8782

    @abokormaxamed8782

    6 жыл бұрын

    Dun carbeed

  • @jasseyba2865
    @jasseyba28656 жыл бұрын

    Ninkii ma NolshaD Ku qabatay

  • @zakicade4962
    @zakicade49624 жыл бұрын

    Rag.somali.kasey.15.sano.waxkusugan.mahayene.waxkale.kuso.badal.shekh

  • @yobo-ww1fb
    @yobo-ww1fb6 жыл бұрын

    Australia iyo macluumad

  • @gudoomiyahagudidailaalinta9265

    @gudoomiyahagudidailaalinta9265

    6 жыл бұрын

    yobo 4211 subcribe isaar zhp

  • @burcaawi9737

    @burcaawi9737

    6 жыл бұрын

    waan kuugu maqanhy wllo

  • @yobo-ww1fb

    @yobo-ww1fb

    6 жыл бұрын

    Dun Carbed TV hye walalo malintee so daynee

  • @kaareburburiye
    @kaareburburiye6 жыл бұрын

    Waa hees MCN, 👍👍 Hal abuur aad u Degan,, OO qeexay inuu Ku Gafin ilaahay,,,, sida dadka Qaarbaa moodaya Gaf,,

  • @ifrahomar7854
    @ifrahomar78545 жыл бұрын

    Abwankani.singuub.uu.eega

  • @abdihakiinfaysal
    @abdihakiinfaysal6 жыл бұрын

    Magca ilahy waa sheeko xariroo kii rumaystaa bila caqliya

  • @abshirking5606
    @abshirking56066 жыл бұрын

    nacalaa dooofaar and shaydaan kuyaale tani hees maahan wlhi😬👍

  • @xamseaxmed9019

    @xamseaxmed9019

    6 жыл бұрын

    Abshir king zxp dhaleeCaynTa kada ama jooji

  • @gudoomiyahagudidailaalinta9265

    @gudoomiyahagudidailaalinta9265

    6 жыл бұрын

    Abshir king subcribe isaar zhp

  • @abshirking5606

    @abshirking5606

    6 жыл бұрын

    +GudoomiyaHa Gudida ilaalinta liketa youtubeka kkkkkkk OK bro

  • @garaadapdifatah9535
    @garaadapdifatah95355 жыл бұрын

    Westi qarniga ahy