QISADA XAARITH IYO RAFAAL WAA QISO CAJIIB AH DHACDOYIN BADAN AYANA KUJIRA Q.1@sawdamqaalib

Fadlan like isaar hadaad kaheshay videoga waxay itahay dhirigalin mahadsanid inbadan

Пікірлер: 90

  • @ahmedmohamud1220
    @ahmedmohamud12209 ай бұрын

    Walshey wn ku jeclhy wllhy ❤

  • @badriabdiqaadir-rw7se
    @badriabdiqaadir-rw7se Жыл бұрын

    Mashaaa Allaah

  • @MahamuudabdiBarre-id5oi
    @MahamuudabdiBarre-id5oi8 ай бұрын

    Waa qiso macan

  • @zulekhahajjabdirahman1435
    @zulekhahajjabdirahman1435 Жыл бұрын

    Qiso macan badan mashallah❤

  • @iqramaxamed7514
    @iqramaxamed7514 Жыл бұрын

    Qisada wey igu socotaa qebta kale Ayn sugayaa InshaAllah gortey noqotoba

  • @adoonalahinaaadan3202
    @adoonalahinaaadan3202 Жыл бұрын

    Wacaleykuma salaam waraxmatullahi wabarakaatuhu Aamiin Jazaka Allahu kheyraa. Mahadsanid

  • @iqramaxamed7514
    @iqramaxamed7514 Жыл бұрын

    Abaayoy Qisadii Aaway laso dhaqso wan sugoyaa

  • @haliimohusseinali9923
    @haliimohusseinali9923 Жыл бұрын

    Wcs sow wll qali intee kabaxday maalmahaan alle haku xafido

  • @abdialinoor2371
    @abdialinoor2371 Жыл бұрын

    Wcs wr wbrk MaashaAllah qaybta 2 aad pls

  • @ayankariye2315
    @ayankariye2315 Жыл бұрын

    Walal sowda qeybta xigta noo soo dhaqso hadey suurta gal tahay mahadsanid ❤

  • @Cashoaxmed-th9rn
    @Cashoaxmed-th9rn Жыл бұрын

    Qaybtii labaad meedy wll qali

  • @ladanahmed1920
    @ladanahmed1920 Жыл бұрын

    Sawday abaayo xalay waan kuguriyooday walahi waana markii2labaad lkn tiixalay tucajiiba oo layaaba bay ahayd👍

  • @salmiita-ri4cv
    @salmiita-ri4cv Жыл бұрын

    Lasoo dhaqso abyo part 2 plz plz 😢😢

  • @farduussiciid8370
    @farduussiciid8370 Жыл бұрын

    Sidaan kolba u eegayay youtubkaga inad qiso cusub soo galisay waanku wareeray sister soo dhawaaw

  • @RamaasCabdi-oe9bw
    @RamaasCabdi-oe9bw Жыл бұрын

    Ina adetey❤❤

  • @ikranquruxchannel9540
    @ikranquruxchannel9540 Жыл бұрын

    Please isoo booqda chanelkaan Allah daartis Allah gacaantina haidin barakeyo Please 😍😍😍🙏🙏🙏🙏🙏

  • @faraxdarajo7468
    @faraxdarajo7468 Жыл бұрын

    Ramadan Mubarak

  • @nortaabdinoradow262
    @nortaabdinoradow262 Жыл бұрын

    Waan kuu xiisney Macaanto

  • @HindaAbdilahi-os2bb
    @HindaAbdilahi-os2bb2 ай бұрын

    Wàaqiso. Macaan. Scw. Scw 🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Mohazocde10-pr4rz
    @Mohazocde10-pr4rz Жыл бұрын

    Sitho kale athiba Allah kuxifthiiii wanakutagerna marwalba

  • @user-wl1fg2pv8y
    @user-wl1fg2pv8yАй бұрын

    Maasha alaah tabaarka alaha ilaahey ha nu barakeyo

  • @motivationalchannel7721
    @motivationalchannel7721 Жыл бұрын

    Lasoo dhakhso part 2 😢😢

  • @ciwadahashi6661
    @ciwadahashi6661 Жыл бұрын

    Mashalaha sawdo Alle haku xifdiyo 😍😍

  • @nasroismailgeesey9842
    @nasroismailgeesey9842 Жыл бұрын

    Sowdaay sheekadaan hadey dhimaato waxaad noogu xijisaa sheekadii gabdhihii colaadin jirey gabdhii dumashidood ahyd ee marka dambe aygh fashilmeen inshallah noo soo geli sheekaas

  • @zainabmohamed4922
    @zainabmohamed4922 Жыл бұрын

    Wcs wrm wbrk wll aamiin aamiin wllshy qli dhmntnba

  • @faduusjibriil8313
    @faduusjibriil8313 Жыл бұрын

    Asc sowda alllah ku xiftiyo❤❤❤❤❤

  • @abdirahmansiat6
    @abdirahmansiat6 Жыл бұрын

    Asc sister qeybta kale soogali

  • @amiirnuur4430
    @amiirnuur4430 Жыл бұрын

    Shoodhadaydi maalmahan waad la soo daahdaa videos ka ee noo dadaal sharafeey adoo ciidayo😂

  • @hamdaismail6155

    @hamdaismail6155

    Жыл бұрын

    Anaa kula mida imikan soo booqday laga yaba inay qisadu socoto oo qofku marku so dhameystiro inoso turjumeyso

  • @nastehanawal4083
    @nastehanawal4083 Жыл бұрын

    Qisoyinkada mashallah wayee

  • @LuulMuqtar-yk7xu
    @LuulMuqtar-yk7xu3 ай бұрын

    Maasha allaah aad iyo ayaan u ciiseya qisooyinkada wllshey qaali

  • @ayanabadirahman9240
    @ayanabadirahman92404 ай бұрын

    Ala qisadan waxaan dhageyty iyada carabi ah waa qiso aad qurux badan aad u macan

  • @duco2
    @duco2 Жыл бұрын

    Coming soon 30k qisada inta socoto 30k xireynaa inshallah ♥️

  • @sawdamqaalib

    @sawdamqaalib

    Жыл бұрын

    Insha Allah 🎉🎉🎉

  • @ambiaadan2635

    @ambiaadan2635

    7 ай бұрын

    ​@@sawdamqaalibq JJ no mo

  • @samiiraabdirahman7067
    @samiiraabdirahman7067 Жыл бұрын

    Masha allh 30k coming soon❤❤❤❤

  • @sacdiyomursal156
    @sacdiyomursal156 Жыл бұрын

    Masha Allah abaayo ❤

  • @mohamadboodhle7478
    @mohamadboodhle7478 Жыл бұрын

    WCS WALAL SOO DHAWOOW 👋

  • @mohamadjamaboodle-qu1cn
    @mohamadjamaboodle-qu1cn3 ай бұрын

    WCS SCW 🕋♥️ ALLAAHU AKBAR ♥️ SCW ♥️ SCW

  • @AbdirahmanMohamed-kt9vy
    @AbdirahmanMohamed-kt9vy Жыл бұрын

    Xaarith wuxuu I soo xasuusiyay sidaan beri ahaan jiray inkastoon gaarin heerkiisa qeybta labaad Sawdaay la soo dhaqso hadaad waqti noo hesho

  • @HiboSalad-rr3ow
    @HiboSalad-rr3ow Жыл бұрын

    Asc rabadaankariim

  • @hawoartan6910
    @hawoartan6910 Жыл бұрын

    Maanata dadka horaan ku jiraa sowdaay ilaahy ha ku barakeeyo wll wlhy dar ilaahy love kuugu xataa xaafadayda oo dhan baan kuwada baray ilaahy ha ku barakeeyo waaxaan rajynayaa markaan muqdisho imaado inaan is argano❤

  • @sawdamqaalib

    @sawdamqaalib

    Жыл бұрын

    Insha Allah wllo qaali wan is arkayna

  • @ShugriCabdi-sx3cd
    @ShugriCabdi-sx3cd7 ай бұрын

    Zawda wadmahadsantahay zawda ❤❤🎉🎉🎉

  • @MahamuudabdiBarre-id5oi
    @MahamuudabdiBarre-id5oi8 ай бұрын

    Maash allah

  • @faadimacabdalle6981
    @faadimacabdalle6981 Жыл бұрын

    Masha allaah mahadsanid abaaye jasaka allaahu khayrn jasa waan ku xiisnay wlhi🥰🥰

  • @abdiahmed9117
    @abdiahmed9117 Жыл бұрын

    Agaaa war.Gabadhiii Sawdo fariid Ahayd Aaway. Inshaa Allaah waxaan Rajayn in.aad Caafimaad.iyo Nabad.qabto

  • @ayankariye2315
    @ayankariye2315 Жыл бұрын

    Wcs wr wb Ramadan mubarak xabiibti mahadsanid ❤

  • @qadanm5963
    @qadanm5963 Жыл бұрын

    Wllo waan kujecelay 😍😍👎💋💋🎁🎁

  • @nastehanawal4083
    @nastehanawal4083 Жыл бұрын

    Sowdo san maxa wayeee

  • @nortaabdinoradow262
    @nortaabdinoradow262 Жыл бұрын

    Qeybta Xigta lasoo orod Sowdaay ☺️

  • @user-wb1zp1bh1k
    @user-wb1zp1bh1kАй бұрын

    M.a❤❤

  • @user-wb1zp1bh1k

    @user-wb1zp1bh1k

    Ай бұрын

    M.a🎉🎉❤

  • @abdirashkacali8872
    @abdirashkacali8872 Жыл бұрын

    ❤❤❤ m.a wamad santahay aabayo

  • @faridfarid6561
    @faridfarid6561 Жыл бұрын

    Cakuye carab iyo afgaanistaan iyo iiraan iyo Pakistan dhamaantood waa isku dhaqan xagga haweenka sixun bay ula dhaqmaan oo u cadaabaan.

  • @zamiira.abdi.
    @zamiira.abdi. Жыл бұрын

    Sawdo xppti wan ku xisnay 😊😊

  • @Aisha_Awes.i9544
    @Aisha_Awes.i9544Ай бұрын

    habo sawdo qisoyinka askarta wan jeclahaye so badi plz

  • @zulekhahajjabdirahman1435
    @zulekhahajjabdirahman1435 Жыл бұрын

    Mahakugu dacay maanto

  • @ShugriCabdi-sx3cd
    @ShugriCabdi-sx3cd7 ай бұрын

    ❤❤❤🎉🎉🎉ZAWDA

  • @user-vm4nh7dt8e
    @user-vm4nh7dt8e4 ай бұрын

    Aslaamucalaykumsawdamaadmaqantahaywaanikuwaynayalehakusoonabadceliyoeeqisooyinkiicusbaaaawaydembinbaadhihiikariimeecaqgabadnaaeekiisaskaloomaarawaayaysoosaarayteedakalewaxaanlayaabayinntiiyaraydeedhatatrnafsigaaheeonantoiiyarayeesaewergacmeedkasawirijirtaydiktooradiikiiskiisanawaaddawladuutaagwaydaysoosaartaylilaahaybaasoodhexmariyaydhkhtaradaiyadaiyoinantayaraydbamucjisoayayahaayeenxagalaahbaalagakashifay❤❤❤❤❤❤🎉😢😢

  • @deeqacabdi3450
    @deeqacabdi3450 Жыл бұрын

    😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😘😘😘😘😘😘

  • @user-ex4gn9nt6v
    @user-ex4gn9nt6v Жыл бұрын

    Wcs sowda wan dhawnahay abayo

  • @biliso
    @biliso Жыл бұрын

    sawday walalo wan ragsanay qaybti labad

  • @qadarcali8054
    @qadarcali8054 Жыл бұрын

    🎉❤❤❤❤❤❤

  • @hawoartan6910
    @hawoartan6910 Жыл бұрын

    Sooowaday kumee zxp sheekadii indhihii baa na dheeraadee

  • @roblemahat1792
    @roblemahat1792 Жыл бұрын

    Mashaallah

  • @farahcasowe6346
    @farahcasowe63465 ай бұрын

    Cws ❤ xabiibti

  • @ridwaanbintu804
    @ridwaanbintu8047 ай бұрын

    M,a, wllo you 💞 love 💕 1

  • @saciidsanee4734
    @saciidsanee4734 Жыл бұрын

    Saalixal acmaal

  • @GuediMeraneh

    @GuediMeraneh

    3 күн бұрын

    ❤❤🎉

  • @zamzamomar6058
    @zamzamomar60583 ай бұрын

    I’m so happy you found it useful 😊😊😊😊😊😅😅😅😅

  • @salmiita-ri4cv
    @salmiita-ri4cv Жыл бұрын

    Sowda wll seed naga rabtaa walhi wa adaaly saan ueegayay qeebta labaad 😢😢😢😢 pls lasoo dhaqso abyo

  • @A.A.E93
    @A.A.E93 Жыл бұрын

    Gabar yar oo kibirka laga badiyey waaye lkn waxaan u maleynaa iney gacanta Xaarith ku baxdo.

  • @Ogaalsidee
    @Ogaalsidee Жыл бұрын

    Sawdo Facebook page ma ledahy Hdaadan lahyn inoo sameey xagaasan ubadan nhye

  • @sawdamqaalib

    @sawdamqaalib

    Жыл бұрын

    Insha Allah wllo

  • @LuulMuqtar-yk7xu
    @LuulMuqtar-yk7xu3 ай бұрын

    ❤❤

  • @XaawoMuuse-mq9dp
    @XaawoMuuse-mq9dp4 ай бұрын

    ❤❤❤❤❤❤

  • @SafiyaAli-fg9ul
    @SafiyaAli-fg9ul2 ай бұрын

    Asc walashey waxa raba Ina aniga xaladeda inakushego

  • @ugaaskabelaadir8467
    @ugaaskabelaadir8467 Жыл бұрын

    ❤❤waall waa ku sallamaya

  • @ikranquruxchannel9540
    @ikranquruxchannel9540 Жыл бұрын

    Keep going 💪✨👌👏

  • @sawdamqaalib

    @sawdamqaalib

    Жыл бұрын

    Thank you, I will❤❤❤

  • @laylomacalinjama2266

    @laylomacalinjama2266

    11 ай бұрын

    ​@@sawdamqaalib❤

  • @xafsaxaaliofficial2085
    @xafsaxaaliofficial2085 Жыл бұрын

    Akaa nawalalay sanmeshi udhawrayy baan daalee kumee

  • @hamdaismail6155

    @hamdaismail6155

    Жыл бұрын

    😭😹

  • @KhadraMohammed-gr1jl
    @KhadraMohammed-gr1jl29 күн бұрын

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ifraaxcabdi9255
    @ifraaxcabdi92556 ай бұрын

    Waba nin asturaye

  • @Aisha_Awes.i9544
    @Aisha_Awes.i9544Ай бұрын

    nin waa ki ku asturan kasa nin laga dhaha😂

  • @farduusmacalin8641
    @farduusmacalin8641 Жыл бұрын

    Oo MA isga reera maaumlaya yarku

  • @hamseabdi3543
    @hamseabdi3543 Жыл бұрын

    MNSHA ALLAH H

  • @HindaAbdilahi-os2bb
    @HindaAbdilahi-os2bb2 ай бұрын

    Wàaqiso. Macaan. Scw. Scw 🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤

Келесі