No video

qisada ninka guusha kasoo bilaaway aber 0

#Yislam_Omar
Barnaamijka an wax ku habeeyo FINAL CUT PRO
Camerada CANON EOS M10
Canon g7X
Insta 360 oneX
Micraphone SMARTLAV +
patreon
www.patreon.co...
Subscribe == goo.gl/pDU6xY
Instagram == goo.gl/tV30CS
Facebook == goo.gl/iaRxBW

Пікірлер: 105

  • @cabdikariimdj4172
    @cabdikariimdj41724 жыл бұрын

    micnaha sheekada waa ha isdhiibin insha allah waad guuleysan

  • @Sheekhmustafahaajiismaciil
    @Sheekhmustafahaajiismaciil4 жыл бұрын

    Fadlan walal nagu so biir hada qeerka jaceshhy mhdsanid 😔🙏🙏😔😢😭💔💔💔😢😢

  • @vanismachannel2335
    @vanismachannel23354 жыл бұрын

    Muuqalka wuu dhamaday aaa😊

  • @ahmedxawale5497

    @ahmedxawale5497

    4 жыл бұрын

    Haa wuu dhamaaday wllo 😂

  • @aliahmedali65

    @aliahmedali65

    4 жыл бұрын

    Ma in been laguu sheegtaad rabtaa wllo wuu dhamaaday video gii

  • @smalikingbzz8833

    @smalikingbzz8833

    4 жыл бұрын

    Maxaa 😂😂

  • @alibinali2141
    @alibinali21414 жыл бұрын

    yislam oo dhhaaaya anaa usoo horeeyy wlhi waan qoslay🤣

  • @LiibaanPro
    @LiibaanPro4 жыл бұрын

    M.a keep going akhii

  • @somfrp
    @somfrp4 жыл бұрын

    MashAllh yilam omar saxib igu qaali ah horey usoco wll qaali mhdnd

  • @nabadnolol7414
    @nabadnolol74144 жыл бұрын

    Zxp Yislam soo noqoshada farxad ayey noo tahay guul waarta zxp

  • @vanismachannel2335
    @vanismachannel23354 жыл бұрын

    Yislam see wax uwada sanadki 3video aa soo galinee plz vlog soodub adiga iyo Cumar 😢💯

  • @farahmohamed3546
    @farahmohamed35464 жыл бұрын

    100k insha allh wll Wadna mahadsanthy❤❤

  • @waligeymailoobo8651
    @waligeymailoobo86514 жыл бұрын

    Mahadsanid hno yislam

  • @najmamohamud3396
    @najmamohamud33964 жыл бұрын

    Mashaa àllaha

  • @ahmedzaki601
    @ahmedzaki6014 жыл бұрын

    Dadaala xagii cabaas wu gaadha wuuna dhafaaa

  • @jiirlaqe2087
    @jiirlaqe20874 жыл бұрын

    Waxaa iga qoslisay 3:43 😂😂😂 ma qaasin waaye shirkad maahan kulaha 😂😂😂

  • @shukrishushu1964
    @shukrishushu19644 жыл бұрын

    Waan kutaagera keep going geesigee aan jacelaa💪💪💋💋

  • @kingmattan4477
    @kingmattan44774 жыл бұрын

    One and onlY keep going zxp

  • @ahmedmusa3418
    @ahmedmusa34184 жыл бұрын

    Sxb Background ka waa ok masha allah

  • @SeeTheDanger1178
    @SeeTheDanger11784 жыл бұрын

    Asc bro meesha hada aad fadhiso waa *OK* Nalka ama iftiin yar ayaa dhinaca bidix kaahaayo darbiga neh waa colour aad uqurxoon. Barnaamij yadaada neh wanku xiranahay hore usoco bro.

  • @Neverlie876
    @Neverlie8764 жыл бұрын

    Walal yislam waanku taageeraa hormar ku rajeynaa mar walipa

  • @nuurdiinkl
    @nuurdiinkl4 жыл бұрын

    Yislam waan ku aminsanahay bro waana jeclahay barnaamijadaada go forward

  • @somali_dhalad1207

    @somali_dhalad1207

    4 жыл бұрын

    NUURDIIN KL ana adiga ku aminsanahy kala kacnaa .... horey usoco☝️😂❤️

  • @user-sk3kw1mw8o
    @user-sk3kw1mw8o4 жыл бұрын

    100k waan gadhsinay wllhi❤️❤️🥰

  • @RelaxingQuran14
    @RelaxingQuran144 жыл бұрын

    Halgadhsiyo 100kun my bro wad uqalan taa Fadlan Hal gadhsiyo

  • @Tustusaale
    @Tustusaale4 жыл бұрын

    😅😅😅😅😅😅😅😅😂😂😂 Video markuu sii dhamaaanayo 😅😅😅😂😂 funny wllhi

  • @dhabadaxaqa5179
    @dhabadaxaqa51794 жыл бұрын

    M.a

  • @sacdiyocookenbeauty3737
    @sacdiyocookenbeauty37374 жыл бұрын

    Mahadsanid

  • @safwanpro
    @safwanpro4 жыл бұрын

    First coment team yazlam omar channelkayga so booqda 👏🙏

  • @abdirizakmohamed6799
    @abdirizakmohamed67994 жыл бұрын

    97.8k 100k waan u dhawnahay ❤🎉🎉🏆 horay usoco brother 💪👀🙏

  • @djicegaming7518
    @djicegaming75184 жыл бұрын

    Mashallah

  • @salmansg2558
    @salmansg25584 жыл бұрын

    Bro keep going👍👍👍

  • @hmedooshshekeye1845
    @hmedooshshekeye18454 жыл бұрын

    Yaslam waan kuu xisay bro

  • @sawdaabdirihmanali433
    @sawdaabdirihmanali4334 жыл бұрын

    Waaad mahadsanthy waayo markuu isodhcy aad ayan unayad xumaa wayo anigoo bartay wax an kushaqaysto mudo baranayay ayan la.ahay wax an ku malgashto dayn iyo deeqba marka wad inayad galisay thnks

  • @garissatube
    @garissatube4 жыл бұрын

    Yislam Omar hormar wacan

  • @queenacishqi1
    @queenacishqi14 жыл бұрын

    Thnkx bro waa muqaal shidan meeshaarabto kadag wuu qruxbadnaan mar hadaad adiga kazoo horeeso 🙋‍♀️🥰💫

  • @basra.93mohamed86
    @basra.93mohamed864 жыл бұрын

    Wll yaslim ayaanta waan ku weynay maxaa ku hellay no so badi video yada😍👌

  • @farduuscilmi7723
    @farduuscilmi77234 жыл бұрын

    masha allah mahadsanid wll dhib walba dhef aya ka danbeso murug walba farxad aya ka danbeso guul daro walbo guul aya ka danbeeso xanuun walba cafimad aya ka danbeeyo kaliya yeelo samar iyo dadal wacan rabigaaagan talo saaro insha allah waad liibaani

  • @queenamran6064
    @queenamran60643 жыл бұрын

    Asc hore U soco wll

  • @shukrixasan1200
    @shukrixasan12004 жыл бұрын

    Wll macaan wlhi waa kutaageeraa

  • @cabdirisaaqmaxamed3813
    @cabdirisaaqmaxamed38134 жыл бұрын

    waww nin lawayay basodhacay

  • @sharkakhayrakakuilawfatima6577
    @sharkakhayrakakuilawfatima65774 жыл бұрын

    Wcs wr wb Yislam wlllo shukurn

  • @kadersim379
    @kadersim3794 жыл бұрын

    Horey usoco bro yislam

  • @sahalyare9605
    @sahalyare96054 жыл бұрын

    Kasoo bilaabay miyaa mase kasoo bilaaway 🙏🙏🙏🇸🇴 afsoomaliga sax waryaa

  • @YislamOmar

    @YislamOmar

    4 жыл бұрын

    af englishka magacaaga sax marka hore adiga kkk

  • @liineymohamed3789

    @liineymohamed3789

    4 жыл бұрын

    Yislam Omar 😂

  • @aishaaadan8905

    @aishaaadan8905

    4 жыл бұрын

    @@YislamOmar 😂😂😂👌

  • @user-rw4dl8hm4u
    @user-rw4dl8hm4u4 жыл бұрын

    Horey usoco wll yaslim

  • @zakiman5071
    @zakiman50714 жыл бұрын

    M.a sxb sare keep going hana haka caajisin in aad vedio samyso sx

  • @rlegend1765
    @rlegend17654 жыл бұрын

    *Wax Walbo Allah aahayo*

  • @Engabdinaasir1
    @Engabdinaasir14 жыл бұрын

    *sxb background kii hore ayaan u xiisnay*

  • @Ameen346
    @Ameen3464 жыл бұрын

    👍like dhaha

  • @liineymohamed3789
    @liineymohamed37894 жыл бұрын

    Shan sano ku dhawad youtubkada dawanoya 100k ikabadan ina garto ku rajeyna abowe

  • @faisalabdilahiabdille906
    @faisalabdilahiabdille9064 жыл бұрын

    Adigaba waxkala hhhh sxb balse sifcn ayan ku fahmay 😗😘MÀHÀĐŽÀÑÏĐ💯

  • @suhaybmuuse6691
    @suhaybmuuse66914 жыл бұрын

    Qisoyinka nocana so badi walal

  • @khadarwaaberi8212
    @khadarwaaberi82124 жыл бұрын

    Mahad sanid wll yislam Insh. Hanaga kala goynin banramijyada isbuciba mar jaanis no radi aad wax nogu soo galiso Si aan anguna u fa idno Graphka youtupkenana kor ugu soo kaco

  • @serajy1
    @serajy14 жыл бұрын

    Waa qiso dhiiri galin leh , MAHADSANID Yaslim

  • @hoygafanka3564
    @hoygafanka35644 жыл бұрын

    nin adag

  • @user-nq7ni1ji6y
    @user-nq7ni1ji6y Жыл бұрын

    Macnaha sheekadda waa waligaa ha is dhiibin

  • @aliakfilms4894
    @aliakfilms48944 жыл бұрын

    Yizlam

  • @ishkeyishkey3526
    @ishkeyishkey35264 жыл бұрын

    Sxb qof daacad aatahy hore usoco

  • @engmohan87
    @engmohan874 жыл бұрын

    Nin iGa caajisBadaN aDaN Ku HaYa 😁

  • @shaashaacade4676
    @shaashaacade46764 жыл бұрын

    Laguu xiisay lbx

  • @baaripato5917
    @baaripato59174 жыл бұрын

    Soolaabasho wacn sxp yaslim omar sxp keyga KZread ka😍😍😍😍

  • @kaltuumocabdikariim8860
    @kaltuumocabdikariim88604 жыл бұрын

    Masha allaha wll mahad sanid allaha kuxifdiyo

  • @mascuudhussein6428
    @mascuudhussein64284 жыл бұрын

    Sida somalilander ayaad tidhi fidyowyaasha waxaad isleedahay lahjad kasta qanci😊

  • @Mr_Cawed
    @Mr_Cawed4 жыл бұрын

    Yizlm omar sxp qallia

  • @hindifilms-mn1qh
    @hindifilms-mn1qh4 жыл бұрын

    97k

  • @abdimajiidahmed4535
    @abdimajiidahmed45354 жыл бұрын

    Haa imikaad 100k gaadhi karta sxp hadad sidaa vedios aad usoo saarto hore usoco

  • @ummucadnaanchanel9598
    @ummucadnaanchanel95984 жыл бұрын

    Hore usoco soona dadaal garabkada tagannhy

  • @zackclips3010
    @zackclips30104 жыл бұрын

    Keep going my prother

  • @mohamedabdimohamedaybakar35
    @mohamedabdimohamedaybakar354 жыл бұрын

    sxb Aber ma ahan ee waa ebar hhhh😆

  • @khadramahdi4116

    @khadramahdi4116

    4 жыл бұрын

    Mohamed Abdi Mohamed Aybakar ebar mahee waa eber

  • @CabdifataaxCardiologist

    @CabdifataaxCardiologist

    4 жыл бұрын

    @@khadramahdi4116 zxp eber mahe wa sefir

  • @kunsports2144

    @kunsports2144

    4 жыл бұрын

    @@khadramahdi4116 ✅💯

  • @akabdalle8479
    @akabdalle84794 жыл бұрын

    Mamule ku xige

  • @sabarin1999
    @sabarin19994 жыл бұрын

    dadaala wuu gaara

  • @cabdisalax7924
    @cabdisalax79244 жыл бұрын

    Asc sxb qaali ah ilaah haku dhawro sida aad noola wasaagaysid xogaha muhiiimka ah

  • @mohammedjimjam2666
    @mohammedjimjam26664 жыл бұрын

    🤔🤔🤔🤔

  • @mlaambalawzha
    @mlaambalawzha4 жыл бұрын

    Wllo balaaqada inaga hagaaji

  • @yannickwaye9587
    @yannickwaye95874 жыл бұрын

    Yislam Omar🥵🥵🥵🤣

  • @4abdullahi
    @4abdullahi4 жыл бұрын

    20 sec ayaa ja dhiman

  • @isseb6289
    @isseb62894 жыл бұрын

    Marawaxada hada ii siinaysa layrta waa panasonic walhi.

  • @zususta5403
    @zususta54034 жыл бұрын

    Yislam wa u xiisay vlog yadadi

  • @khadarmohamed6868
    @khadarmohamed68684 жыл бұрын

    Adi makhsinkaga na needahay wa STUDIO

  • @abdisamadabdullahi198
    @abdisamadabdullahi1984 жыл бұрын

    Panasonic malin ayan booqday qayb ka.mida beytariyo hadyad ahan iso siyeen 😀 ila hada wa iyaalaan

  • @luqmaan5623
    @luqmaan56234 жыл бұрын

    Wll Sare keep gaming

  • @hamserhino1343
    @hamserhino13434 жыл бұрын

    4

  • @alaymani6002
    @alaymani60024 жыл бұрын

    Saanu ku qurux badanyay ba video gu

  • @mohamedmarwaale7508
    @mohamedmarwaale75084 жыл бұрын

    Lkn maxaa uugu hadli weesay ama u keeni weesay barnaamij ka shirkada nokia sawb ta eey ku qasaartay

  • @mohamedpro4454
    @mohamedpro44543 жыл бұрын

    Muqaalkii uu dhamaday 🤣🤣🤣🤣

  • @adanyuusuf6656
    @adanyuusuf66564 жыл бұрын

    Bistonki maxaa waaye?

  • @mohamedyousuf5479
    @mohamedyousuf54794 жыл бұрын

    Ku tagera

  • @abzeko2927
    @abzeko29274 жыл бұрын

    😯

  • @apdi1495
    @apdi14954 жыл бұрын

    Yislam hargab miyaa kugu dhacy codkaaga wax kasiya sorry

  • @khaalidkoyooffaciall5375
    @khaalidkoyooffaciall53754 жыл бұрын

    😁😁😁😁

  • @wasiiradahaweenka9087
    @wasiiradahaweenka90872 жыл бұрын

    Nio bal xage ka baxday

  • @amiraali7847
    @amiraali78474 жыл бұрын

    ضحكني انت و جدارك

  • @huseincabdille6344
    @huseincabdille63444 жыл бұрын

    Wie gets die my dear freund

  • @gulleddaadax1473
    @gulleddaadax14734 жыл бұрын

    Af-Somali, 00 ayaa ka tahay wll.

  • @Siraad12
    @Siraad124 жыл бұрын

    M.a