Qisada la yaabka leh oo dhex martay Sh Yamani iyo Gabar Soomaaliyeed oo nin Ajnabi ah qaba.

Ойын-сауық

Qisada la yaabka leh ee dhex martay Sh Yamani iyo Gabar Soomaaliyeed oo nin Ajnabi ah qaba.

Пікірлер: 135

  • @Ayaanosman-mk5rc
    @Ayaanosman-mk5rc5 ай бұрын

    Masha allha ilahayow culimada no xifdi anaga na kuwi ku waantoba naga yeel

  • @hawakarshe7904
    @hawakarshe79045 ай бұрын

    I knew he’s on the line when. She said explain in English 😂😂

  • @user-qp7tk7bc8c
    @user-qp7tk7bc8c5 ай бұрын

    Waa shirqool sheekha wey shirqooshay gabadha waa Shar socoto alle haku celiyo sharteeda ninkii sheekha handaday aydana muxuu ku sameyn doonaa wuu dilaa

  • @khadijomaxamed9441
    @khadijomaxamed94415 ай бұрын

    Alaw nooxifdi culimadeena waxy nooyihin iftiinka nolosha❤❤❤❤❤😍😍

  • @khadrafarah5488
    @khadrafarah54885 ай бұрын

    Ipashow noxifti culimada.amiin❤❤❤❤❤❤

  • @sahraaden2615

    @sahraaden2615

    5 ай бұрын

    ❤❤1❤qm

  • @mohamedyusuf9809
    @mohamedyusuf98095 ай бұрын

    subxaanalah wa shirqool iyo wax la yaab leh ilahey sharkoda haka badbaadiyo wadaadka

  • @mrhoryaal
    @mrhoryaal5 ай бұрын

    *Gandhaha somalidu Dhaqan Iyo Diin markay kudhaqmaan **#QURUX_BADNA** Masha allah*

  • @khadrafarah5488
    @khadrafarah54885 ай бұрын

    Ilaahow no xiifti culimad.amiin❤❤❤❤

  • @khadrafarah5488
    @khadrafarah54885 ай бұрын

    War ka xiishooda culimad❤❤❤

  • @user-pz7oh9ul1n
    @user-pz7oh9ul1n5 ай бұрын

    Manshallh allhayow cilmiga noo barakee❤

  • @user-ph3qf9qy7f
    @user-ph3qf9qy7f5 ай бұрын

    Maashaa Allah , Jazaakallaahu kheyr .

  • @mumtaasnuurcali2233
    @mumtaasnuurcali22335 ай бұрын

    Subxanallah 😢 wlhi asigoon wali ninkayga noqon ayaan hooyadii aduunka ugu jecelahay ❤😢

  • @ismailalihasan9519

    @ismailalihasan9519

    5 ай бұрын

    Allaha isku kiin barakeeyo arooskana igu soo casuum insha Allah

  • @Wanaaga
    @Wanaaga5 ай бұрын

    Maasha allaah Allaha shiikha xafido

  • @shukrihazzan2366
    @shukrihazzan23665 ай бұрын

    ❤❤❤maansha allaah illaahey haku xafido

  • @user-cw2rg3qh3i
    @user-cw2rg3qh3i5 ай бұрын

    Masha Allah sheekh ahmed ilaahay ha noxafido howl adag buu bulshada uhayaa

  • @dahaboibrahim9159
    @dahaboibrahim91595 ай бұрын

    MashaAllah,Wa barnamij Xiisa badan.

  • @gamer5Real
    @gamer5Real5 ай бұрын

    Masha Allah ❤❤❤❤

  • @adoontiialle8270
    @adoontiialle82705 ай бұрын

    Kkkkk geesi waaye sheikha. 😂

  • @user-xq4ym3mz6g
    @user-xq4ym3mz6g5 ай бұрын

    Mashallah.

  • @fadumosaid2419
    @fadumosaid24195 ай бұрын

    Subxana alhah sheikhu waa ba sigtay

  • @fartuunmuhiyadiin9873
    @fartuunmuhiyadiin98735 ай бұрын

    Illaahy haku xafido sheikh yamani

  • @israfilisrailov9577
    @israfilisrailov95775 ай бұрын

    Kaas jareerka xun oo sheekha saa ula hadlay aniga haduu ii sheegi laha, lugaha iyo gacmaha ayaan ka jabin lahaa. Dadka suuqa soo maray wey is yaqaanan. Kaas oo kale ragg baa u jooga oo sidiisa oo kale u dhaqmaya. Waa in ragga Soomaalida qoys walbe ninkii ajnabi gabadh naga soo doona in lugaha iyo gacmaha laga jabiyo. War ragnimadiina muujiya oo dumarkiina ilaashada.

  • @Muslimiintawaawalaalo
    @Muslimiintawaawalaalo5 ай бұрын

    ما شاء الله

  • @muhsinabdi1122
    @muhsinabdi11225 ай бұрын

    Scw 1k like

  • @user-ms1cf4tb7h
    @user-ms1cf4tb7h5 ай бұрын

    Mashallah guys ♥️

  • @Laylaabdullahi12312
    @Laylaabdullahi123125 ай бұрын

    dat ka qar k00t qab iil ku dha q mo ma fiicana qa biil dhan ku waa sh teen daarood cadow ko ta Allah kaqabto aamiin aamiin yaarabi

  • @Gracias2024

    @Gracias2024

    5 ай бұрын

    Dad waxbartay intaa wax kashegayso Naftaada waqti gali oo baro sida wax lo qoro Waxaa dadka kucayn lahaydba ma taqaanid saa 2jir wuxu qorin baad so xarxariqaysaa Naftaada waqti kaaga bahan so baro qoraalka kadib hadal

  • @ismailalihasan9519

    @ismailalihasan9519

    5 ай бұрын

    Saxiix naftiisa wax ha u qabsado oo wax ha barto

  • @bishaaromohammed321
    @bishaaromohammed3215 ай бұрын

    Shiikha m.a he’s very smart

  • @safiyomaxamed2818

    @safiyomaxamed2818

    5 ай бұрын

    7yyyyu iuujjuuiiuuuuuu77777uuuuuuuuuuiiii //,,,,,-‐•

  • @mbaryanwarsamejaamacfb1q550

    @mbaryanwarsamejaamacfb1q550

    5 ай бұрын

    ​@safiy❤❤❤❤❤❤❤3gc2 u5ijliñ.j77k😅😅🎉❤😊😊omaxamed2818

  • @ayanmaxamadmire

    @ayanmaxamadmire

    5 ай бұрын

  • @ayanmaxamadmire

    @ayanmaxamadmire

    5 ай бұрын

  • @ayanmaxamadmire

    @ayanmaxamadmire

    5 ай бұрын

  • @Samatardahir-ty4sf
    @Samatardahir-ty4sf5 ай бұрын

    Kkkkkk DR sheekh al yamaani naftiisa wa wa yqaana sxb wa sheego walaaan

  • @zahradahir2811
    @zahradahir28115 ай бұрын

    Walalyolw somalidena ayan dhafin

  • @saynabali9801
    @saynabali98015 ай бұрын

    Waxa aan shaki ku jirin qof ku haduu adiga ku jecelyahay inuu ehelkaagana jecelyahay adii uu adiga ku jeclayna inuu ehelkaaga uusan jeclayn macquul ma ahan inuu qofku yirahdo adiga wan ku jeclahay oo waan ku rabaa ehelkaaga ma arki karo taasi waa nacasnimo

  • @sarailmi5154
    @sarailmi515422 күн бұрын

    😂😂😂 walahi funny history

  • @Kalthuuma
    @Kalthuuma5 ай бұрын

    ماشاء الله تبارك الرحمن جزاك الله خير شيخنا الغالي❤❤

  • @Fardawsacc
    @Fardawsacc5 ай бұрын

    Gabdhaasi way khaldan tahy may ahayn inay sheekha baxar galiso aga nin ajaabin ah inay horiisa sheekha wx ku waydiiso wllhi waa yaab illahy Culimaaul islam hano Xafido

  • @user-ov9oy2fm6o
    @user-ov9oy2fm6o5 ай бұрын

    allow qlpiuadenna xumanta ka sifee💯

  • @user-eu6zq2sk4v
    @user-eu6zq2sk4v5 ай бұрын

    Adigoo diinta yaqaano qof baniaadam saas uga baqdo maila fiicno ilaahay aayadaan wuxuu amaanay kuwa dadkagaarsiiyo risaalada ilaahay ilaahayna kacabsado Aanan kacabsanin qof baniaadam ilaahay mooyee الذين يبلغون رساللات الله ويخشونه ولايخشون احد ا الي الله

  • @fertunali1007
    @fertunali10075 ай бұрын

    Iyada waa istaahisha waxa ku dhaca

  • @Abdulkhaadirahmed
    @Abdulkhaadirahmed5 ай бұрын

    Sheikh alaabta saxanki doonfarka lagu cunay iyo digsigi doofarka lagu kariyay ayaay dhaqeeysa sideey ku banaatahay?

  • @Omar542
    @Omar5425 ай бұрын

    Sheekh filimada nagadaa

  • @fatumaali1463
    @fatumaali14635 ай бұрын

    Sheekh waad sigatay 😂

  • @Barlin-qd5wd
    @Barlin-qd5wd5 ай бұрын

    Sore shekh Allah wakiil Aya Ka xijabayo waba awod malahan sheydan iyo sheydan lajiren

  • @zahradahir2811
    @zahradahir28115 ай бұрын

    Subxaanallah

  • @user-pz7oh9ul1n
    @user-pz7oh9ul1n5 ай бұрын

    🎉🎉

  • @sagalabdullahi5397
    @sagalabdullahi53975 ай бұрын

    ana hada kula taliya inysan gursn ajnib😂 4sono la iqaba. Farax wax dhama lawa😂

  • @xaalixashi5385

    @xaalixashi5385

    5 ай бұрын

    Khibradaada caqabad nooce ayaa kala kulantay abyo? Haday suura gal tahay Nala wadaag

  • @sagalabdullahi5397

    @sagalabdullahi5397

    5 ай бұрын

    @@xaalixashi5385 wllo wa nolol adag wa qof kliya mslnimdu idinka dhexeso. İsqaqabsi jogta aminad laan bdn gcn adeg mararkaqar dagl xogan hadu yimado ad la si tirsato gacnqad wakala kulmi karta.cunsirinimo waxa lagu drensinya ina ka hoseso dalkaguna usan wax jira ahen kliya magc smli ujiro.

  • @marianshire5671
    @marianshire56715 ай бұрын

    Asc

  • @khadraahmed8599
    @khadraahmed85995 ай бұрын

    ❤❤❤❤❤

  • @abdurrahmanHarbi-cy8hy
    @abdurrahmanHarbi-cy8hy5 ай бұрын

    Nagaha somalida wa xoolo

  • @xafsa2869

    @xafsa2869

    5 ай бұрын

    😂maxaa noceyne wllow

  • @abdurrahmanHarbi-cy8hy

    @abdurrahmanHarbi-cy8hy

    5 ай бұрын

    @@xafsa2869 wilka somaliyed way dhaqalo burburiya halka galada kulanoyin free hadhowna somaliyay hala icawiyo

  • @zamzammohamedfarahfarah1106

    @zamzammohamedfarahfarah1106

    5 ай бұрын

    Oo Talow hooyadaana maxoolay ahayd?

  • @abdurrahmanHarbi-cy8hy

    @abdurrahmanHarbi-cy8hy

    5 ай бұрын

    @@zamzammohamedfarahfarah1106 kuwa hada joga iyo dumarkii hore isku mid maha

  • @e2oet706

    @e2oet706

    5 ай бұрын

    Hooyada xoolo nocee waaye 😂

  • @AA-uf3bl
    @AA-uf3bl5 ай бұрын

    *Soomaalida dhexdeeda ayaa inta is furtay ka badan . Marka kuwa ajnabiga guursay uun yaanay kaaga dhagin.*

  • @laylacabdulahixassan9949
    @laylacabdulahixassan99495 ай бұрын

    Kkkkkk yaab waaye wlhi

  • @ilhaanf663
    @ilhaanf6635 ай бұрын

    ❤❤❤❤

  • @awenoolays6540
    @awenoolays65404 ай бұрын

    Hadduu madow yahay rikaatu ayuu ku haystaa marka meelahaas kale la aad baa la dhahaa.

  • @samiradan2
    @samiradan24 ай бұрын

    Shiikh reer banadiriga fulaysanaaa 😂😂😂

  • @nadifomohamed4095
    @nadifomohamed40955 ай бұрын

    Asc sheekh waxaan ku weydiinayaa teléfon kaga ma ii soo dirikarta adigoo raali ah

  • @ismailalihasan9519

    @ismailalihasan9519

    5 ай бұрын

    Anigaa kuu raadinayo oo wiil aan sxb nahay ayaa haayo sis

  • @user-ue1bh4de8c
    @user-ue1bh4de8c5 ай бұрын

    Horta Ale aya wax ilaah lkn sheeqa wayi kadeedayi iska ilaali Afkoda ina ugu dheegto

  • @saedaartan9282
    @saedaartan92825 ай бұрын

    Shiikh sodohdu hadii aygabada ayiska nacbaadto sow iney iskafurto gabdhow waasax sida akhlaaqdaiyo diinteena sey qabto. Laakiin sodohda manta joogtaa tiidintu sheegtay maaha ee gabdho udaaya wiilashooda.

  • @mrhoryaal
    @mrhoryaal5 ай бұрын

    *SHEEKHA WA IGA QOSLIYEY KKKK **#MURUGAY** IGU DISHAY KKKKK*

  • @Duqabto
    @Duqabto5 ай бұрын

    Hada ka dib live ila kulan dheh say walahi iyga au turjumaya

  • @IRIR-SAMAALE_114
    @IRIR-SAMAALE_1145 ай бұрын

    Gabadha ayaa nacas aheyd, ma aheyn in ay su'aal la tashi weydiiso iyada oo ku jiro qadka qofka aad ka tashaneysiin...waa mid nacasad ah, hala garaaco...

  • @hodanabdi6497
    @hodanabdi64975 ай бұрын

    Sheikh Gabdhaha soomaaliyeed Ajaanibka waxkastay usheegaan markaa Arimahooda hagalin

  • @Jaalejaale12

    @Jaalejaale12

    5 ай бұрын

    alaab dhacday baad tihiin .. expire

  • @hothmonhonychannel1435
    @hothmonhonychannel14355 ай бұрын

    5:30 😂

  • @ijabaluul4704
    @ijabaluul47045 ай бұрын

    Arwadaadoow kelmad english dad baan fahmayne afsomoli ugu dar

  • @gaashaanshow
    @gaashaanshow5 ай бұрын

    Darood Lee waaye gabadhaas

  • @farhiyohasan1021

    @farhiyohasan1021

    5 ай бұрын

    ceeb qabiilka why somali waa hal qoys jooji qabiilka qurunka ah

  • @kabxanley8499

    @kabxanley8499

    5 ай бұрын

    Astagfiru-Allah, war Rabbi ka baq oo iska saar balaayada kaa dhex guuxeysa. Gabadhu waa gabar Soomaaliyeed cidii ay doonataba ha ahaa tee, guurka ajnabigana waa nagu soo badanayaa ayaan taan.

  • @user-py1qo6co6f

    @user-py1qo6co6f

    5 ай бұрын

    Bisinka war ilaahay ka cabso

  • @user-gz8sf1cq6f
    @user-gz8sf1cq6f5 ай бұрын

    Naag xun ma aheen anaa indhahega ku arkey waagaan cirka galijirey gabdhi badan oo soomaali ah oo madow xoog casi kula jooga ma rabaan laakiin choice ma laha walaahi waxaan xusuustaa gabar nin madow ah oo geedaha gada la joogta hadaa hi dhahdid xataa ma kula hadleyso waxey dhihi jirtay waxaan ka cabsanaa in idinka la idin dila hadaa idinla hadlo isagoo jooga

  • @HamdiMahamed-xo1md
    @HamdiMahamed-xo1md5 ай бұрын

    Kkkkkkkkkk

  • @Malik3544
    @Malik35445 ай бұрын

    43:10 sheekha Been ayad sheegosaa neh ma dhihi karno lakin sidee laysku wafajinayaa Taleefanka Midka jiro ma eheen ok Google Voice ayuu ahaa iyo Fariin ayan u diray 🤔

  • @WHO2024

    @WHO2024

    5 ай бұрын

    Telephone oo Google number ah waad sameysan karta oo dadka aad ka wacdid, balse qofna kaama soo wici karo. Sidaa ula soco.

  • @IB_Adam

    @IB_Adam

    5 ай бұрын

    Scammers maalin kasta kaama soo wacaan telephone ka Sheekhu sheegayo oo kale ?

  • @rso143
    @rso1435 ай бұрын

    Sheekhan soo kii dacwadda loo haysto

  • @khalifmukhtarmohamed7920
    @khalifmukhtarmohamed79205 ай бұрын

    Naag xun baay aheyd

  • @xafsa2869

    @xafsa2869

    5 ай бұрын

    Say wllhi waji maleh kk

  • @fatumaali1463
    @fatumaali14635 ай бұрын

    😂😂😂😂😂

  • @Jaalejaale12
    @Jaalejaale125 ай бұрын

    naaagah soomaalidu waa naagaha ugu raqiisan aduunka very cheep

  • @farhiyohasan1021

    @farhiyohasan1021

    5 ай бұрын

    yur waa beentaa gabdhaha somalida baa ka xuntahay why weey ugu qaalisanyihiin aduunka

  • @Jaalejaale12

    @Jaalejaale12

    5 ай бұрын

    @@farhiyohasan1021 Aduunka idinka iyo eeshiyanka ayaa ugu raqiisan oo ugu bahdilan taas waxan anigu leeyahay maaha xitaa kalmada cheep an cleen waxaa idiin bixiyaya ajaanibta

  • @aminaali8680

    @aminaali8680

    5 ай бұрын

    ​@@Jaalejaale12 naagaha soomalida waxaa soo Galayo Hooyadaa iyo walaashaa iyo eedadaa habaryartaa iyo gabadhada hadaad caruur leedahay, aduunyada dadka wey Kala duwan yihiin soomaali oo dhan ha Gaarin🤔

  • @Jaalejaale12

    @Jaalejaale12

    5 ай бұрын

    @@aminaali8680 hhhhhhhhhhh waa iga qoslisay , aniga hal hooyo ayaan dunida ku leeyahy ee naagahoo dhan hooyo iima aha 😂😂

  • @suadaalisiman9153

    @suadaalisiman9153

    5 ай бұрын

    ​@@Jaalejaale12iyagaa cheep ah afkaaga suubso edab ma lihidee😎😎

  • @hanaomer6608
    @hanaomer66085 ай бұрын

    Kkkkk

  • @Afiifa-mohamed
    @Afiifa-mohamed5 ай бұрын

    Kkkkkkkk

  • @user-sr4pz2ti5b
    @user-sr4pz2ti5b5 ай бұрын

    jow kow now ninkan wa tuug lacagta masajiida ka xaada kaas bay somalidu wax waydisa walahi somalidu wa wada tuug anba kufsada anba dhagar-qabe waliba ninkan dumarka wuxu ula dhaqma si ay yihin wax la wasa anba cunto karisa shit wa nin xun oo dumarka bahdila walahi jow kow now hadana bow somalida somaliyeey wa la bahdila walahi naagtu haday dhig ledahay iyo haday lehayn baa wa bini-adam waxan uu shadydankan sheegaayo amah diin ee wa dhaqan arbeed waliga naag somali qofkay doontay bay gursan karta anba la raxaysan karta waayo lis ka adiga iska lee qofna hakala tashayn lis kaaga ee si nin kaad rabtiid oo ku raxayso lis kaaga hablaha somaliyeed please ka xorooba dulmika iyo raga nocan ah waliba somalidu wax sheikh maale ee wa wad shaydaamo sida umal uraaye iyo shibili shaydan anba yemini tuug

  • @EngAbdalla4009

    @EngAbdalla4009

    5 ай бұрын

    Adigu awalba gaalbaad ahayd

  • @ayanali4976
    @ayanali49765 ай бұрын

    Af soomali ma aqaan bey kugu gaadey doqon bey aheyd

  • @ismailh6518
    @ismailh65185 ай бұрын

    Shirqool buu ahaa loola danlahaa stop easy aad dadka ku aaminaysaan .

  • @user-ri7yr9on6u
    @user-ri7yr9on6u5 ай бұрын

    jow kow now kan wa big tuug lacagta masaajida xaada iyo waliba dumarka wuxu u haysta un wax la waaso iyo adon ah cunta karisa un marka dumarow qofka aan bini-adam ni arkin anba sharaf ni siin waligin ha sharfina inikuna sida ninkan jow kow now hadana bow

  • @xawom3016
    @xawom30165 ай бұрын

    War aduunkaan waashay muxuu ahaa?? culimada suaalaha la waydiinaayo ma youtube baa shilimaan looga raadin mise markii ay munaasib tahay ayaa la waydiin jirey??????!!!!

  • @user-nw2su1lw3v
    @user-nw2su1lw3v5 ай бұрын

    Sheikh runta waad ka dheertahay; Gabdhaha Ajnabiga in ay guursadaan doonaya waxay u guursanayan waxay doonayan in Futada laga Fuulo iyo in 2-3 Nin ama ka badan lagu fuulo Gabadha? 😂I 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @user-cw2rg3qh3i

    @user-cw2rg3qh3i

    5 ай бұрын

    Wixii lagugu same-day baad sheegtay sorry maxaa ku veejay adiga markii hore

  • @shukriabdirahmaan6066

    @shukriabdirahmaan6066

    5 ай бұрын

    Subxaanallah illhy kabaq aboowe

  • @e2oet706
    @e2oet7065 ай бұрын

    Useless conversations our Shrikhs have resorted to always talking about Women.Why dont you talk about the ills in our community like giving people awareness on H.I.V which spreading rapidly in our community 😢.

  • @mustafeahmedmohamed1963
    @mustafeahmedmohamed19635 ай бұрын

    Wakii Tuuga ahaa ee Khamiska iyo gadhka masajidka ku dhacay lacagti masajidka celi 🖕🖕

  • @hothmonhonychannel1435

    @hothmonhonychannel1435

    5 ай бұрын

    Subxanallah war ka xishood sheekha

  • @mohamedahmed4511

    @mohamedahmed4511

    5 ай бұрын

    Wllkey maxaad ku maagtay sheikha hadii aadan wax cad ku heysan dulmi ayaad ka gashay you can’t charge someone without evidence.

  • @user-tp2gg3pz2t

    @user-tp2gg3pz2t

    5 ай бұрын

    Subaxnallah Allah kacabsa wll sheikh maxa karabta

  • @user-tp2gg3pz2t

    @user-tp2gg3pz2t

    5 ай бұрын

    Sheikh cafis weydisa wllo

  • @khadrafarah5488

    @khadrafarah5488

    5 ай бұрын

    War kaxiishood culimad ilaaho no xifti culimad amiin❤

  • @solokilimber3818
    @solokilimber38184 ай бұрын

    Sheirk don’t scared call the police and defend you self period

  • @user-bf7gs4lw6e
    @user-bf7gs4lw6e5 ай бұрын

    Kkkkk

Келесі