QISADA IMANSHAHAYGA MALAYSIA MXAN KALA KULMAY IYO TEAM 27

Пікірлер: 164

  • @AminaUgbaad
    @AminaUgbaad2 ай бұрын

    Instagram follow igaso dhaha pls instagram.com/amina_ugbaad024?igsh=MXg5MDJ6cWVqMms0NQ==

  • @user-sf4zr8zg8o

    @user-sf4zr8zg8o

    2 ай бұрын

    ❤asc🥰🥰

  • @user-sf4zr8zg8o

    @user-sf4zr8zg8o

    2 ай бұрын

    Abyo

  • @UmalkhayrCarab-dz6og

    @UmalkhayrCarab-dz6og

    2 ай бұрын

    From asad hagio

  • @FaaisoCabdi-xq3kd

    @FaaisoCabdi-xq3kd

    2 ай бұрын

    Abayo masaborkeeda kaso hadal In sha alah wa kumina

  • @user-zv2ig8ti4o

    @user-zv2ig8ti4o

    2 ай бұрын

    Arimaha UN kasoo hadal

  • @HamdiyaElMi
    @HamdiyaElMi2 ай бұрын

    ABAAYO AMINA qisoyin diiinaya sida istiqfarta saliga nabiga so gudbii adina ajar ayaad k heli anagana wn kaa faaideyinaa

  • @nasramuhammad685

    @nasramuhammad685

    2 ай бұрын

    Waa runta abayo

  • @Kokobulle18799
    @Kokobulle187992 ай бұрын

    Dunidaan masoo marin ruux ka qeyr badan nabi Muhammad scw ❤❤❤❤❤

  • @afnaanmohamed9765

    @afnaanmohamed9765

    2 ай бұрын

    أللهم صل وسلم على سيدنا محمد وعلى آله وأصحابه أجمعين

  • @Abeera_cade-s8q
    @Abeera_cade-s8q2 ай бұрын

    Inta rabta routine like 😊

  • @HiBo61

    @HiBo61

    2 ай бұрын

    Abeera KZreadka ku soo laabo

  • @NasserHassan-xd2fc
    @NasserHassan-xd2fc2 ай бұрын

    Masha allaah wll waan ku jeclahay caafimaad wnaagsn illaahey ha ku siiyo qof fiican oo akhlaaq badan baad tahay from Hargeisa❤❤ magaca Ugbaad Ee Team 27 dartood kuugu baxey wado Aamina magacaaga labaad ka dhigo waxaad horeysiisataa magaca Ugbaad kaas isku soo baxeysaaan wllaal

  • @Sahra__________908
    @Sahra__________9082 ай бұрын

    Team ugbaad isoo duceeya guur xalal oo bar kesan baan donaya allh ha iigu fogeyo oo marwo fican oo xajigeda io rer keda dhaqan kadha eebe ha iiga dhigo😢

  • @user-pm7ov2hr3f

    @user-pm7ov2hr3f

    2 ай бұрын

    Ilaahay hamigaaga ha kuu fududeeyo qaaliyeey❤😊

  • @user-cx2ey1kb9h

    @user-cx2ey1kb9h

    2 ай бұрын

    Allah hakuu siiyo guur xalala oo aaad ku faraxdo inshallah xbbti sidaa jecshahay Allah hakuu yeelo

  • @MinhaajAbdullahi-of1wi
    @MinhaajAbdullahi-of1wi2 ай бұрын

    Boqoradeenii Aamina ugbaad horay u soco mcnto From Team Amira Qurux ❤❤❤❤❤ Wan ku jeclnhy sharafey❤❤❤

  • @maryammoha3
    @maryammoha32 ай бұрын

    M.a ❤ keep going my queen Amina ugbaad coming soon 200k intaas Iyo inkabadn waad uqalanta abyo gabaha team 27 ugu jeclay❤

  • @MssFaraxsan2898
    @MssFaraxsan28982 ай бұрын

    M.a❤❤ keep going my sister Aamina ugbaad ❤ inshallah coming soon 200K Walashey Mcn ❤❤🎉🎉

  • @ixsaanmaxamed
    @ixsaanmaxamed2 ай бұрын

    Masha Allah xafido wllshy waa ku jeecahy caafimaad wanagsan ilaahay haku siiyo qof fiican oo akhlaaq queen Amain ugbaad ❤❤❤

  • @MunaahmedIdiris
    @MunaahmedIdiris2 ай бұрын

    You are beautiful 🎉🎉

  • @ilhaanhassan1500
    @ilhaanhassan15002 ай бұрын

    Allaha ku cafiyo mcn cafimad qeer qawo insha Allah saliga nabiga badso scw insha Allah wad cafi madee❤

  • @namelos2963
    @namelos29632 ай бұрын

    🎉keep going qaali maalinti kow ilaa imika waan ku tageera❤❤

  • @hoodoahmed9477
    @hoodoahmed94772 ай бұрын

    Mashalaah alle ha ku caafiyo wll ❤

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman12282 ай бұрын

    Manshaallah ❤❤ alah ku fududeyo xabibti meesha jeceshay inshallah awal iyo Aakhir

  • @AbdiladhiifIshaan
    @AbdiladhiifIshaan2 ай бұрын

    Aamina ugbaad istaas iyo in kabadan yaa u galanataa horey usoco allah ha kuu fududiiyo walaashey❤❤❤❤❤

  • @BushraBushra-ir9hh
    @BushraBushra-ir9hh2 ай бұрын

    Masha Allah keep going my sister Aamina ugbaad ❤❤ inshallah coming coming soon 200k 🎉🎉 walashey mcn 👸👑🎉🎉❤❤

  • @ikranmohamedjama3359
    @ikranmohamedjama33592 ай бұрын

    Wlshy aan jeclahy aamin Ugbaad abyo mcn cafimaad taam ah bn ku rajynayh insha allah ❣️🙏

  • @user-ky7mv9kj8u
    @user-ky7mv9kj8u2 ай бұрын

    Mashallah Allah ha ku caafiyo Wll Qali

  • @KowsarAbdulwahab
    @KowsarAbdulwahab2 ай бұрын

    M,a mutacalimad allah haku xafitho wllshey

  • @fatimadagan-dt6wq
    @fatimadagan-dt6wq2 ай бұрын

    masha Allah habo Allah haku caafiyo meesha aad jeceshahy Alle haku fududayyo❤❤❤

  • @faadumomataan5104
    @faadumomataan51042 ай бұрын

    byo mcn ugbaad ان شاء اللہ rabbi caafimaadkaaga oo dhamays tiran hakuu siiyo

  • @ubahfarah3135
    @ubahfarah31352 ай бұрын

    Mansha allah Mansha allah guuul my dear sister ugbaad

  • @zeynabmaxamed3317
    @zeynabmaxamed33172 ай бұрын

    Amina Ugbaad ilaahey haku caafiyo🤲 abyo mcn waan ku jeclahy

  • @RaxmoAhmed-ub1di
    @RaxmoAhmed-ub1di2 ай бұрын

    Abaayo mcn wllhi waan ku jecelahy ilhy haku caafiyohor mar wacana ku rajeyna

  • @Peacefulparadise-spa
    @Peacefulparadise-spa2 ай бұрын

    Walalo macan saliga nabiga baadso laasiim kaa diigo waad caafmaadaaysa

  • @nuurozil9324
    @nuurozil93242 ай бұрын

    Keep going my brother sister Amina❤❤❤

  • @nasrocabdiqadircabdullahi6338
    @nasrocabdiqadircabdullahi63382 ай бұрын

    Mashallah abaayo allah caafimaad taam ah haku siiyo inshallah

  • @f.mohamed4638
    @f.mohamed46382 ай бұрын

    Asaalam Aleikum Amina ugbad waan kusalamaya iin badan mashaAllah adiga aya qif wanagsan oo qima badan aah walahi malinki ugu horeysay oo Asad hagio chanelkesi kugu arkay ayanba illahey darti kujecladay abaymacaan illahey hakubarakiyo fidunya walakhira ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤. Ameen Ameen Ameen ♥️ ❤️ 💖 💕 ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-bf2ru3eq5i
    @user-bf2ru3eq5i2 ай бұрын

    Amina hal mar reply ii soo gal abaayada reer puntlabd ah ahy hee ❤

  • @RaxmoAhmed-ub1di
    @RaxmoAhmed-ub1di2 ай бұрын

    Wllhi bilaahi talaahi soo dhaar so ma ahan qof kaa wanaagsan oo kaa maskiinsan majiro umalenaa lkn saa ku jecelahy abaayo mcn ilhy cafimaad tamaam ku siiyo waana ku jecelahy ❤

  • @CafiifoXagaafe-qx4lk
    @CafiifoXagaafe-qx4lk2 ай бұрын

    Aaaaamina ugbaad ilaaahy hakubarakeeyo qaali alha kucaafiyo caaafimad taaama alha kusiiyo Meel kasta oo aad jeceshaheyna ilahey hakugeeyo. Alha kuxifdiyo runtii aaaminey Aaaad baaa kuujeclahy qalbiyey ❤❤❤

  • @RaxmoAhmed-ub1di
    @RaxmoAhmed-ub1di2 ай бұрын

    Abaayo mcn wllhi waan ku jecelahy ilhy haku caafiyo ❤hor mar wacana ku rajeyna

  • @MustafeAden-ny4si
    @MustafeAden-ny4si2 ай бұрын

    Aamina ugbaad waan ku wataa diin baa kaa muuqata mashaa Allah halkaa kawad wll Advice From hargaysa

  • @ubahbashir
    @ubahbashir2 ай бұрын

    Aamiin aamiin aamiin aamiin yaa ilaahahay ha ku fududeeyo wllshy

  • @haifamoha7140
    @haifamoha71402 ай бұрын

    ❤❤❤Wanku taagera byo mshalh Ina KZread hormar wayn ka gaarto kuu rajayn ❤🎉

  • @RayanAli-nf1cj
    @RayanAli-nf1cj2 ай бұрын

    Ilaahay haku caafiyo abayo intaas yarna waad ka caafimaadi ilaahay talo saaro insha allah horay u soco ugbaad qurux ❤

  • @user-cc4kp2xx2z
    @user-cc4kp2xx2z2 ай бұрын

    Masha Allha abaya mcn ♥️💝💝

  • @YoonisMane-mm2cp
    @YoonisMane-mm2cp2 ай бұрын

    Abaayo horay usoco keep going 💯❤️🙌🙌🙌🙌🙌🙌

  • @RayaanRayaan-hm8om
    @RayaanRayaan-hm8om2 ай бұрын

    Masha allh

  • @jamacpile9503
    @jamacpile95032 ай бұрын

    Welcome 👍

  • @Ahmedmahadcaruus
    @Ahmedmahadcaruus2 ай бұрын

    Masha allah

  • @SagalBashir-kz2sk
    @SagalBashir-kz2sk2 ай бұрын

    Mash Allah ❤

  • @MunaMahamud-de5uy
    @MunaMahamud-de5uy2 ай бұрын

    Mashallah Allah yashfiik xbbbi walashey ooigayar ayaa dhago xanuunyaan mid waxba Kama maqasho Allah haisahlo inaan malsiyaa keno walala kharash intee leeg ayaa nagaga baxayaa 😢😢😢

  • @kenedidhadi8701
    @kenedidhadi87012 ай бұрын

    Amina yarisay wallahi qof intu fcn yahay ayad fcn tahay. Allah waxan kaaga barya inu caafimaad ku siiyo .

  • @cashoyusuf8150
    @cashoyusuf81502 ай бұрын

    illhy muraadkaaga hakuu fududayyo abyo

  • @hindacali5183
    @hindacali51832 ай бұрын

    Wllo ilaahaya haku caafiyo ilaahayan taalosaaro wllo

  • @cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013
    @cabdilqaadirfaaraxdhasovic30132 ай бұрын

    Wll gulayso alle haku cafiyo hana kugarab galo gulayso labada dorodba ❤🎉

  • @jamaaludinmedia
    @jamaaludinmedia2 ай бұрын

    Masha allh keep going ❤walal mcaan ❤🎉😊

  • @xawomaxamed3595
    @xawomaxamed35952 ай бұрын

    Amina yar mash allaah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @princessgacal3678
    @princessgacal36782 ай бұрын

    Abyo caafimad taam ah i.a KZread-kana horumar wcn ayaan kaga rajaynaya❤

  • @Ayaan135Ayaniita
    @Ayaan135Ayaniita2 ай бұрын

    Allaha ku xfdo wlshey aamina from team Amira qrx

  • @nagmaabdillahi276
    @nagmaabdillahi2762 ай бұрын

    Ilaahay caafimaad taama ha ku siiyo wll 😢🤲

  • @ifraxmahad4470
    @ifraxmahad44702 ай бұрын

    Wan ku soo ducaynaa wllo allah ha ku caafiyo

  • @Gureeymahdi44
    @Gureeymahdi442 ай бұрын

    Keep going

  • @AsmaasadXuseen
    @AsmaasadXuseen2 ай бұрын

    mnsha allha hore usoco wllo ❤❤❤❤

  • @user-vy5pp3yr4e
    @user-vy5pp3yr4e2 ай бұрын

    Routine noo soo duub quruxeey ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ixsaanmaxamed
    @ixsaanmaxamed2 ай бұрын

    Allah ha caafiyo wllshy ❤❤

  • @user-cx2ey1kb9h
    @user-cx2ey1kb9h2 ай бұрын

    Wcs qali Allah hakuu xafido

  • @zakiyaabdirzakzakiya598
    @zakiyaabdirzakzakiya5982 ай бұрын

    Walhi m.a gabadhan ada utaagera ilah hakusharfo byo❤

  • @HusseinGediIBRAHIM
    @HusseinGediIBRAHIM2 ай бұрын

    Mashaallah gabada asturan waxti walba waliga xijabka haiskadigin🎉🎉🎉🎉 allah ayakujecel ee

  • @ashaomar6719
    @ashaomar67192 ай бұрын

    Allah SWT caafimaad taam ah oo aad ku waarto ha ku siiyo Ameen yaa Rabb 🤲🤲🤲

  • @ClipCee
    @ClipCee2 ай бұрын

    Allah ha ku caafiyo walashy❤❤❤❤❤

  • @hodanali2354
    @hodanali23542 ай бұрын

    ❤❤❤mashallah aamino ilaahay haku cafiyo inadeer runtii waxaad tahay qofa qalbi wanaagsan ❤❤❤

  • @CabiirmoCMCMO
    @CabiirmoCMCMO2 ай бұрын

    Alle xanuunka adiga iyo inta xanuusan haydin caafiyo

  • @user-ip6ng4ds9d
    @user-ip6ng4ds9d2 ай бұрын

    Saliga nabiga badso abayo wad cafimadi InshaAllah

  • @nuurocolowamiin
    @nuurocolowamiin2 ай бұрын

    Masha Allaah Allaah haku Saidiyo cafimadkaga Insha Allaah

  • @haboonmowliid1573
    @haboonmowliid15732 ай бұрын

    Xabibti allaha ku fududeyo is ♥️♥️♥️

  • @user-iy6kq6gw9p
    @user-iy6kq6gw9pАй бұрын

    Alleha kucafiyo wll qli 🤲🤲🤲♥️♥️😘

  • @user-if8rg1yb5e
    @user-if8rg1yb5e2 ай бұрын

    masha allah abaayo allah ika xafiido

  • @Beerlula_adam
    @Beerlula_adam2 ай бұрын

    Masha Alah

  • @NajmoCabdi-kw8hy
    @NajmoCabdi-kw8hy2 ай бұрын

    Allah waxwalbo jeceshahay hakurumeyo abayo mcn guleyso sister faraxsanow cafimad tamna allah hakusiyo❤❤❤❤❤

  • @user-ms2gh6bf5v
    @user-ms2gh6bf5v2 ай бұрын

    Allaha ku siyadiyo cafimadkaka abyo

  • @faysajama6987
    @faysajama69872 ай бұрын

    ❤❤❤ mansh alllh wllshy qaali aamin allh kucaafiyo

  • @SaidoSalad
    @SaidoSalad2 ай бұрын

    Boqoradayad aamina ugbaad horay usoco mcnto

  • @Nimco-ds3we
    @Nimco-ds3we2 ай бұрын

    Wlshy boqreny ilahay cafimd tama ha ku siyo guulayso hno🎉❤

  • @user-rw3gc5bu6q
    @user-rw3gc5bu6q2 ай бұрын

    Maasllh aamina ilwaad qlli xbbti waan kujeclhy waxaan kugu jeclhy xijaabka ilali xbbti xijaabka xijaaabka xijaaabka lajir❤

  • @nasronalka3190
    @nasronalka31902 ай бұрын

    Masha Allah Hori usoco

  • @binmudisha8688
    @binmudisha86882 ай бұрын

    Amin walashey Allah cafimad taam Allah kusey

  • @user-de5np3se5r
    @user-de5np3se5r2 ай бұрын

    Allaha ku caafiyo abyo

  • @fadumohassan4319
    @fadumohassan43192 ай бұрын

    Mashalaah ❤❤❤❤

  • @sumayaahmed6656
    @sumayaahmed66562 ай бұрын

    Ilahy haikacafiyo abayo❤❤❤❤

  • @ruqiyacali887
    @ruqiyacali8872 ай бұрын

    alle ha kusiiyo cafimad tama wllo

  • @ZakiMoha-ub7xx
    @ZakiMoha-ub7xx2 ай бұрын

    mash allah walashey guuleyso

  • @user-sf4zr8zg8o
    @user-sf4zr8zg8o2 ай бұрын

    اللهم امين يارب العالمين 🤲

  • @AmaalApdisalam
    @AmaalApdisalam2 ай бұрын

    Allha kucaafiyo quen 🤲🤲🤲

  • @ANHARITA
    @ANHARITA2 ай бұрын

    masha Allah Mcney Allah kula garab galo nolosha oo idil 😊❤

  • @ashayusuf1958
    @ashayusuf19582 ай бұрын

    Walaal Ila soo xariir waxaan rabaa dhaqtar ku experience u leh Cudurka suuxdinta

  • @ladnadaahir3430
    @ladnadaahir34302 ай бұрын

    I love you soo much Aamina ugbaad ❤

  • @asmaxasan2492
    @asmaxasan24922 ай бұрын

    ugbaadey ilaahay haku xafido

  • @HaboonAadan-tc2gv
    @HaboonAadan-tc2gv2 ай бұрын

    First🎉

  • @farhiamahamad8938
    @farhiamahamad89382 ай бұрын

    Allaah Allaah hakucaafiyo Caafimad degdegah hakusiyo Aamiin Yaa Rabbi

  • @user-yy9qu5oj5h
    @user-yy9qu5oj5h2 ай бұрын

    Waa ku salamay aamina

  • @salahabdulkhadir1417
    @salahabdulkhadir14172 ай бұрын

    M.a hori usoco wllshy

  • @saharwafa7539
    @saharwafa75392 ай бұрын

    Ilaah ha kuu soo celiyo maqalkaaga.

  • @mawadomaaya1612
    @mawadomaaya16122 ай бұрын

    M.a habo ❤

  • @ajmalexsaas2927
    @ajmalexsaas29272 ай бұрын

    Amina ugbaad qurux badan ❤❤❤

  • @awad1816
    @awad18162 ай бұрын

    Je vous souhaite une prompt rétablissement Insha Allah 🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤

  • @parkjimin-hc5zu
    @parkjimin-hc5zu2 ай бұрын

    My dear ❤

  • @Raxmaxaamud88
    @Raxmaxaamud882 ай бұрын

    Amina ugbaadey abyo luqa titoka iga soo jawb Abyo waxban raby inaan ku sheege please??

Келесі