Qeeybo lagu barto qofka ah narcissist midka ugu xanuunka badan?

Пікірлер: 68

  • @FadumoHas
    @FadumoHas4 ай бұрын

    sax waaye waayo hadii iska dheereen waaysid dhimadho ama waali ayaad ku dambeydoontaa

  • @sacdiyoyuusuf9705
    @sacdiyoyuusuf97053 жыл бұрын

    Maashaa Allah Tabaarakallah. Waan ku mahadsan-tahay . Soo badi cashiradaan dad badan oo aan ogahay bey ku quseysaa.

  • @sabaadosman13423
    @sabaadosman134233 жыл бұрын

    Jazaka alleh wlo

  • @sharafsharaf2336
    @sharafsharaf23363 жыл бұрын

    Haa masha allaah

  • @sadiasheikh1692
    @sadiasheikh16923 жыл бұрын

    Thanks sister I learned a lot Abaayo from your chanel hore u soco waadna mahadsan thy jxklahu qeer

  • @OnlineMadarasah
    @OnlineMadarasah3 жыл бұрын

    Masha Allah Allaha kubarakeeyo Safiya cilmiga Allaha kuuziyadsho qaali❤ I love the way u talk masha Allah 🥰 Thanks

  • @faraxitah3831
    @faraxitah38313 жыл бұрын

    Shukran wll qlii

  • @saamiyamahad2227
    @saamiyamahad22273 жыл бұрын

    Thank you habo macaan

  • @zuhurzeyn2376
    @zuhurzeyn23763 жыл бұрын

    Mashaa Allah tabarak

  • @mukhtarkheyr7158
    @mukhtarkheyr71583 жыл бұрын

    thanks wll

  • @libanali605
    @libanali6053 жыл бұрын

    Jazaakullha kheeran wll Allah ha ku xafido adun iyo aqiro

  • @simanmohamed4856
    @simanmohamed4856 Жыл бұрын

    Mashallah ❤❤❤

  • @jabrilomar7791
    @jabrilomar7791 Жыл бұрын

    Thanks so much my dear sister this is eye opening for me I lived with my family member I always knew something is wrong with her . Controlling, paranoid, grandiose, argumentative, hurting my feelings a lot . It is very difficult to live with her may Allah cure her

  • @s.h9407
    @s.h94073 жыл бұрын

    Bismillah!!!

  • @sarahmohammed3986
    @sarahmohammed39863 жыл бұрын

    Maanshalah tabarakalah inshallah waan la soconeynaa waa cashar muhiima

  • @hfm9834
    @hfm98343 жыл бұрын

    Waan ku jaclahay wllshy cadeey. Allaha ku guuleeyo.

  • @fawsiyoali7685
    @fawsiyoali76853 жыл бұрын

    Thanks sister 😘 💓 💗 💕 💛 ❤ 😘 💓 💗 💕 💛 ❤ 😘 💓 💗 💕 💛 ❤

  • @alhidaayasamra251
    @alhidaayasamra2513 жыл бұрын

    Mashaa Allah Tabaarakallah Abaayo mcnto Safiya kuwaas waa badan yihiin Allah naga qabto maba leyska cilinkaro inaad Allah u kaashatid ma ogiyee......😪

  • @faidochannel7486
    @faidochannel74863 жыл бұрын

    My fv girl masha Allah

  • @fartusaid8054
    @fartusaid80543 жыл бұрын

    Masha allaah. Hooyo

  • @roodaabdirahman1861
    @roodaabdirahman18612 жыл бұрын

    Masha allaah abyo

  • @Sheekhow
    @Sheekhow Жыл бұрын

    Thanks Safiya 👍 it's been enlightening for us.. you still haven't described the treatment for the narcissistic disorder?

  • @hanimohamed1413
    @hanimohamed14133 жыл бұрын

    Ilaahay qeyr badan ha ku siiyo dadaalkaagana janada Allah kadhigo fardowsa aclaa

  • @rukiadalmar6891
    @rukiadalmar68913 жыл бұрын

    Masha Allaah walalo shugran

  • @daud6248
    @daud62483 жыл бұрын

    thanks sis waa casharo aad umihimsan

  • @saabirahussein8137
    @saabirahussein81373 жыл бұрын

    Thanks sis waxaan ku arky my close family All this singhs

  • @Ismahankhalif
    @Ismahankhalif3 жыл бұрын

    Keep going Safiya Quruxeey,

  • @qadraahmed3940

    @qadraahmed3940

    3 жыл бұрын

    Thanks abayo

  • @Anigakaligeey
    @Anigakaligeey3 жыл бұрын

    Subxaanallh waxaas dhan see loo kulan sankaraa?

  • @MaxamedAbdukdir
    @MaxamedAbdukdir8 ай бұрын

    Waa arin xanuun badan allaahu najeenaa

  • @nihaamnihaam9828
    @nihaamnihaam98283 жыл бұрын

    Masha alh safiyo hor usoco Abaayo ani2016ki aya cashardada bilabay wlhi ano kor uso kacay hadane wa IGA dhunty oo ciwanka badashay hada waku helay alxm ee waxa kaso hadasha naftada INA Ku dadashid iyo taloyin

  • @firellordextremexdihavepow9438
    @firellordextremexdihavepow94383 жыл бұрын

    Abaayo wa mahasanid

  • @jikadanora4023
    @jikadanora40233 жыл бұрын

    Asc walaal ilaahay haku barakeeyo waxaan kaa cosanayaa in aad iisheer gareeysonnnnnnn nnnnn

  • @Nasro_Warsame2023
    @Nasro_Warsame20233 жыл бұрын

    it is very sad sister, maamo KZread ah oo saas baan aqaana and anigu waligay narcissistic ma noqon qof iska soft oo qalbi jilcan baan ahay but unfortunately maamo oo narcissistic ah ee qalbi adag baa ii soo korisay wlhi.

  • @mahadmursal9770
    @mahadmursal9770 Жыл бұрын

    I graduated cognitive psychology field. Cluster B personality disorders have 4 types. Antisocial personality disorder Borderline personality disorder Narcissistic personality disorder Historic personality disorder aka convention disorder Quranka dhexdiisa waan ka helay all narcissist people including covert hidden narc. Walaashey maasha allah aqoonta aad nala wadaagtey. Xafidulah

  • @naajmasalah4436

    @naajmasalah4436

    Жыл бұрын

    Quraanka ma lagu sheegay narcissist😂

  • @mahadmursal9770

    @mahadmursal9770

    Жыл бұрын

    @@naajmasalah4436 haa quranka baa lagu sheegay all cluster B both man and woman

  • @mahadmursal9770

    @mahadmursal9770

    Жыл бұрын

    @@naajmasalah4436 hadii aa u baahan tahay faafin waan kuu hayaa walashey

  • @shukricshire1316

    @shukricshire1316

    7 ай бұрын

    Wll isoo sheeg ayadaha lagu sheegey adoo raaliya

  • @mahadmursal9770

    @mahadmursal9770

    7 ай бұрын

    @shukricshire1316 hab dhaqanka dadka qabo cluster B personality disorder quraanka waxaa lagu sheegay Meelo badan balse waxaan kuu tilmaamayaa dhowr meel, Nabi nuux iyo nabi luud waxaa ag joogay 2 dumara oo qiyaaney, alllah ayaa kaga hadley sura taxriim, waxayna galayaan 2daan dumarba naarta, Ninkii la oran jiray qaaruun wuxuu ahaa umadii nabi mouse, balse wuxuu ahaa nin ku kibray nimcada allah oo qabo xanuunka cluster B, isagana dhulka ayaa lala jaray sura Qasas. Nabi aadan wiilashiisa habil iyo khabil midbaa qabay cluster B waana kii dilay walaakiis. Nabi nuux wiilkiisa wuxuu ka mid noqdey dadkii biyaha la tagey sababtoo ah wuxuu qabay cluster B. Kuma soo Koobi karo halkaan, balse waxaad ogaataa dadka qabo cluster B personality disorder inaysan qabin qalbi nadiif ah waloow dadka ha tusaan waji been ah. Xataa masaajida ayee kula galayaan si dadka isaga jeediyaan. Xataa kuwo culumo isku sheego ayaa qabo cluster B personality. Qofka aqoonta cognitive psychology garanayo ayaa soo Saari karo dadkaan sababtoo ah dadkani aad ayee isku qariyaan, inkastoo ee kasoo daahiraan hab dhaqankooda . Dadka caadiga ah oo aan garaneyn cognitive psychology wey ku adag tahay inee soo saaran dadka qabo cluster B sababtoo ah xanuunkaan waxaa lagu soo saari karaa aqoon kaliya

  • @idilmaxamed3285
    @idilmaxamed32852 жыл бұрын

    🥰🥰🥰🥰

  • @rukiadalmar6891
    @rukiadalmar68913 жыл бұрын

    Walahy safiya walalo aad baan umahadsantahy anay igu dhacday dad saas o kale ah baan isku dhacnay waxna ku masamayn waxwalba oo wanaga waygadinayan haddana anigo waxba ku samayn ayaa qaladkii odhan lay xambariyay waxkale iska daayo haday hadan lawadi waayo o aan iska illaali is irahdo wax uun bay iii raadinaysa wana dumar xadda waxkale iska daaye kay hadda igu tirahday markan ku irahdo maxaad saas usamaysay wax oranaysa kitaab jamacan maraya waan yaabay waxna kuma samay imana arki karto wllo hadda waan ba bararugaye jazakillaah khyr walhy waxkasto o wanagan usameeyo xumaanta lay xan bariyay baa kawayn waliba beenta iyo masabidka ayan ba laso koobayn

  • @hanimohamed1413
    @hanimohamed14133 жыл бұрын

    That true nafteey noo keeneen dadakaas waa isla shaqeynaa

  • @inaali9192
    @inaali91923 жыл бұрын

    walal wan garanay astamaha lagu garan karo dadka narcissist waxad ka hadasha meela ay ku fiican yihin mise maba jirto fiicnan ay leyihiin, ma tahay wax la kala dhaxli karo oo walidku ilmihiisa ka dhaxlikaran mise waa abuuris kaliya waxoodu.

  • @fatimaz901
    @fatimaz9016 ай бұрын

    Iso duce hada dhinto ama qorlakan aragto qoralkan waxan qorey 26/12/2023 sacada 11:47 am malin talada ah😢❤

  • @bishaaroomarwarsame568

    @bishaaroomarwarsame568

    29 күн бұрын

    Abyo setahy xaladada kawaran

  • @user-qt8rj2lx2p

    @user-qt8rj2lx2p

    2 күн бұрын

    Alla waawa naxay maxaa ku dhacay gawadha​@@bishaaroomarwarsame568

  • @mohamedkhadar2020
    @mohamedkhadar20203 жыл бұрын

    M.a waa topic in badan lasocday waaye intaas recording ku saabsan ima dhaafan alxam

  • @iqraofficial6872
    @iqraofficial68723 жыл бұрын

    Somali a ubadan

  • @nasirabdi7045
    @nasirabdi70453 жыл бұрын

    Maansha Allah war bixin kasta iyo qaybkasta markan dhegaysto sawiro badan baa allbanka maskaxdu Soo saara halsawirna aan ka dalbada kaas oo ah kayga maskaxdayda si aan intaanan qof kale baran anigu aan isu barto waayo nebgena maxameda (scw)wuxu yidhi raxumalaahu rujulan man carifa linafsihi Taas oo micneheedu yahay Qofkii naftiisa barta ilaahay hawnaxariisto Waayo wax kasta naftaada ugu horaysii baa layidhi Mahadsanid walaal safiya👍✅

  • @najma649
    @najma649 Жыл бұрын

    noo soo badi si aan isga ilaalino

  • @abdirasaqadanmohamed9798
    @abdirasaqadanmohamed9798 Жыл бұрын

    Buugga aaway wll Ma soo saartay

  • @samiyaabdi7740
    @samiyaabdi77403 жыл бұрын

    Asc Wll allaha ku siyaadiyo cilmigaaga mudo badan ayan ku wareersana dadkan oo xata mooday inan aniga waalanahay iyo inkale lkn hada wan fahmay waana la noolahay wali noo sobadi quruxeey

  • @zam3622

    @zam3622

    3 жыл бұрын

    Walalo maaha umad bidiadan ah. Sida aynu nahay ama aynu dareeno maha. They use you and abuse you. Marka isku cusubtihiin waxaay ku tusaayan wax walba oo aad jeceshahay. Dadka kale waxay moodan in ay kuwa ugu fiican yihiin. Adiguna habeen walba waxaad ku seexanaysa feker iyo qiiro. Maskaxdada ayeey bedelan. Umadana in ay dhibane yihiin oo adigu dhib ku haayso ayeey ka dhadhiciyan.

  • @maxamedali2985

    @maxamedali2985

    Жыл бұрын

    😭

  • @mohameddahir2525
    @mohameddahir25253 жыл бұрын

    Walaahi waa soo arkay qoftaan xaaskaygii hore ayaa saas ahayd

  • @fatuushalpi2719

    @fatuushalpi2719

    3 жыл бұрын

    Hhhhh

  • @abdullahiahmed2409

    @abdullahiahmed2409

    Жыл бұрын

    Mid ka kheyr badan in ilaah kugu badelay ayaan rajeynaa mohamed aniga waa isoo martey.Guuleyso

  • @naajmasalah4436

    @naajmasalah4436

    Жыл бұрын

    @@abdullahiahmed2409 😂😂😂😂

  • @user-sg6mc8lk7n
    @user-sg6mc8lk7n11 ай бұрын

    Walashey qeer Allen hakuu siiyo waxan lanoolaha 3qof oo qoys keyga ah mana kadheeraan Karo dhamantod Waa Sida ad Sheegtay

  • @ladanabdi6847
    @ladanabdi68473 жыл бұрын

    🤭Oops. 🧕👈👉👨‍🦱Dad aan'Ogahay aa'ka'Sheeykeynosaa😁. Suxaana'Allah. 🙏Abaayo.

  • @cumaryare6196

    @cumaryare6196

    3 жыл бұрын

    Meel kasta mey jogan ayaga dadkas waba kayaabee alle hanaga badbaadiyo ayagana alle ha caafiyo

  • @munaosman7522
    @munaosman75229 ай бұрын

    aniga qaba narcissistic waaana aaminsanhy Inaan unique ahay 💀

  • @Dausdagan2020

    @Dausdagan2020

    8 ай бұрын

    Isma oga narsisim abyo. Mana qirto. Wa wof isla quman adi. Allha naga qabto 😢

  • @adoontarabi704
    @adoontarabi7043 жыл бұрын

    Naagaha somalida u badan 🤬🤬🤬😡😡😡😡😡😀😀😀

  • @peaceandlovepeople4222

    @peaceandlovepeople4222

    3 жыл бұрын

    Ma filayo in la kala badsado wayo waa jiro mayaqaan rag ama dumar ama madow iyo cadaan

  • @masteringpowerwithin8583

    @masteringpowerwithin8583

    3 жыл бұрын

    Walal xanuunkaan rag iyo dumar makala laha