Qaybta shanaad ee masiibada ok

Музыка

Please watch: "Barnaamijka Cawayska VOA Hargeysa iyo Fannaaniinta Xidigaha Geeska FULL"
• Barnaamijka Cawayska V...
~-~~-~~~-~~-~
Hoyga Fanka & Madadaalada Like, Share, Subscribe & Comment pages/Hawraa...

Пікірлер: 26

  • @qanijacayl5784
    @qanijacayl57843 жыл бұрын

    Allaha u Naxariisto Maxamed Maxamuud Busi Aamiin. Ruwayadan waxaan ku Dawaday Hargaysa 1986. Xasuus Qaali ah weeye. Laakiin Nasiib Daro waxaa ah in Dhalinyarada Maanta Joogta ay Dhaqankeenii ilaaween. London, UK Sabti(Habeen Axad soo Galayso) 19/12/20.

  • @ashrafcadejosiph4899
    @ashrafcadejosiph48996 жыл бұрын

    Waa riwaayad micne iyo wayo aragnimo xambaarsan masiibadu adunyada iyadaa umacalin ah warun sababtoo ah masibadii kusoomartaba waxay kuunoqotaa cashar waxlaguqaato Allah ha unaxariisto faninta intii dhimatay iyo inta noolba

  • @hanadm.1899
    @hanadm.18997 жыл бұрын

    cabdulqadir jubba , aamina cabdullahi xirsi . cadar axmed kaahin , faadumo haldhaa . iyo khadiijo c/dulle waasuge,,khadiija hiiraan,, intaas ayan ka aqooday kuwa kale magacyadooda hadi la sheego wan garan doonaa insha allah

  • @odaydaad7539

    @odaydaad7539

    7 жыл бұрын

    Hanad The Destroyer ninika gocas buusi waa reer hargaysa

  • @AbdiazizSaidAhmed

    @AbdiazizSaidAhmed

    7 жыл бұрын

    Hanad The Destroyer Ninka heeska bilaabaya waa Maxamed Maxamuud Cige " Busi"

  • @hanadm.1899
    @hanadm.18997 жыл бұрын

    riwaayadaan caadi maahan fanaaniin qaali ah aya ku jira intii dhimatay allow u naxariso

  • @abukarabdi4220
    @abukarabdi4220 Жыл бұрын

    🌹 U 🌹 hiili 🌹 hooyo 🌹 sahan 🌹 badbaado 🌹 hooyo 🌹 app 🌹 poetry 🌹 competition 🌹 psi 🌹 Somaliland 🌹 state 🌹 somalia 🌹

  • @shiikhijaaso3479
    @shiikhijaaso34799 ай бұрын

    Xasangenay(Mualifkariwaayada),Carraale,Kinsi x.Adan, Sayidka,Basbaas,Kayd,Siidhi(taageerihii ciyaaryiyga Woqooyi galbeed"Dhiidh dhidhidh dhidh dhid.HARGEYSA"),Busi,....

  • @mohamedibraahim5390
    @mohamedibraahim53904 жыл бұрын

    Maxamed maxud cige (bussi) fadumo cali cilmi haldha juba.cadar

  • @cumarmaxamed8253
    @cumarmaxamed82532 жыл бұрын

    Xassan x.c/laahi C/qaadir cumar macalin Faadumo Cali cilmi Amina c/laahi xirse Cadar axmed kahin Qadijo hiiraan Kinsi x.aaden Caraale Busi Sayid

  • @maxamedcalibulay1612
    @maxamedcalibulay16124 жыл бұрын

    Cajiib xikam maintain waxana haysta iskiriin tash

  • @sudiissa5701
    @sudiissa57014 жыл бұрын

    Ruwaayadan inaba caadi maha❤🌹👌👌

  • @somalilandtayda3765
    @somalilandtayda37654 жыл бұрын

    Golaha veto-gu yaal Gartana kii lihi ku qaday Talada soo guda madaw Dagaalkuna uu yimid Gondaha Noolow xasan ganey

  • @cabdallaadan4294
    @cabdallaadan42943 жыл бұрын

    karaadkay la colyihiin o guusha lagu khookhiya way yacni intu ku dilo buu kii u dilay ku dhahaya amniga ilaashada ama isticmaar bay usheeqeya

  • @mukhtarawad3863
    @mukhtarawad38633 жыл бұрын

    Wax Lala Hadaya Dhalinyarada Soomaaliyeed Barta

  • @mukhtarawad3863
    @mukhtarawad38633 жыл бұрын

    Tuug Xaday Xoolihii Dadweynaha Sidaa Ayaa Dambeyn

  • @maxamedxajiok2967
    @maxamedxajiok29672 жыл бұрын

    Ok

  • @yaasiinaburas8110
    @yaasiinaburas8110 Жыл бұрын

    To.bbc.and.raad..yow.hargeysa

  • @maxamedcalibulaybulay1748
    @maxamedcalibulaybulay17483 жыл бұрын

    Qabyaaladu addunka iyada umacalina

  • @bashiirahmed5140
    @bashiirahmed51402 жыл бұрын

    Goormaa. Kuugu. Dambaysay. Riwaayadan. Maxaadse. Ku. Xusuusan. Kartaa. Maxaad se. Ka. Taqaanaa.

  • @nehliitabae75
    @nehliitabae756 жыл бұрын

    Kkkk

  • @oats2330
    @oats23304 жыл бұрын

    Rubaayadii somaliland xoriyada ku qadatay

Келесі