QAMAR SUUGAANI FT DEEQSAN ABDINASIR | WAAD ISTAAHISHAA | OFFICIAL MUSIC VIDEO

Музыка

Ereyada Axmed Xaraf
Laxanka Qamar Suugaani
Composed by Maftuux Cadceed
Directed By Monium
D O P CM
Edited By Muneir obseiye

Пікірлер: 748

  • @user-km6yw7mr7m
    @user-km6yw7mr7m Жыл бұрын

    Heesaha waxaa kamacaan quranka subxanllh Love isara❤

  • @fadumoshiikh581

    @fadumoshiikh581

    Жыл бұрын

    😂😂😂wan ognahy mxa ku keeney uslis yahy

  • @onkodgdchannel7492

    @onkodgdchannel7492

    11 ай бұрын

    Haa walahi

  • @MohamedRashid-pe2hr

    @MohamedRashid-pe2hr

    3 ай бұрын

    ❤❤

  • @Zamzamodawaa

    @Zamzamodawaa

    26 күн бұрын

  • @AyaanPio

    @AyaanPio

    23 күн бұрын

    Warunn

  • @diidarmaxamed8677
    @diidarmaxamed867711 ай бұрын

    Waxan hubaa in aan heestan miraha macaan Aad Dib u soo booqatay Hadaa iga Dambeyso Like isaar 😅20/8/2023

  • @user-qi5hf2rd2d

    @user-qi5hf2rd2d

    5 ай бұрын

    Aniga kadanbeyay

  • @AadanCabdi-xg5rn

    @AadanCabdi-xg5rn

    4 ай бұрын

    weYkaN 11\3/2024😅

  • @FartuunXuuriye

    @FartuunXuuriye

    2 ай бұрын

    9 5 2024😂

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash Жыл бұрын

    Heesaha quraanka ka macaan Yaa igu raacsan 😢

  • @catooshoraaf7486

    @catooshoraaf7486

    11 ай бұрын

    Ma shaki baa ka galy

  • @nimcaanhilaaac7333

    @nimcaanhilaaac7333

    11 ай бұрын

    maxaa kasoo doontey heesaha waYe 😂

  • @maxamedyare4314

    @maxamedyare4314

    10 ай бұрын

    aniGa zhP😢

  • @fadimoalijamac6258

    @fadimoalijamac6258

    9 ай бұрын

    Really 😢😢😢

  • @amiraibrahim7458

    @amiraibrahim7458

    9 ай бұрын

    me

  • @HamdiNouh-vw4jp
    @HamdiNouh-vw4jp Жыл бұрын

    Alle ayan kabaryayaa inuu qof walba hamigiisa urumeeyo allaha weyni ha inoo dayo walidkeena isha allah wayo hadiigurisogasho cunto maweydineysid wax kale maweydineysid waxad weydineysaa hoyo medey allow inoo daa hoyoyinka 🥺😢😭

  • @natural115
    @natural115 Жыл бұрын

    Deeqsan iyo qamar markay wada heesayaan naftu kama xiisa dhacaysaba heesahooda ❤❤❤😮😮😮

  • @HAAJIMOKTAR

    @HAAJIMOKTAR

    3 ай бұрын

    Ikraan caraale ka macaned sago laso qaada 😅😅😅

  • @MohaaAhmet
    @MohaaAhmet Жыл бұрын

    Jaaskeed iyo codkeeda dahabiga ah deeqsan jecliyaa Allow cimriga hakudheereeyo deeqsan cabdinaasir macalin ceydiid my favourite singer ❤

  • @user-le2ys8tr3x

    @user-le2ys8tr3x

    5 ай бұрын

    ❤❤❤❤❤

  • @Shulaacmawliid
    @Shulaacmawliid Жыл бұрын

    Qalcada ugu horeesa ee qamar qaadayo laxankeeda siduu u lulayo maftuuxna u ruxayo waan iibsaday ee ku iibsada soo sheega

  • @user-ng8lj5mz8b

    @user-ng8lj5mz8b

    Жыл бұрын

    wan kula atkay layaab

  • @inantaSomalilandkufanta7766
    @inantaSomalilandkufanta7766 Жыл бұрын

    Labadan qof wey iskugu baxda heesahoda wan jeclahay Qamar iyo Deeqsan♥️🤴👸♥️

  • @yonezcrown
    @yonezcrown Жыл бұрын

    Kuwa Qadaya Ka Tumay Kuwa Dubaya Wuxuba Wa Legend’s😂🔥✌️💯

  • @munasaryarre

    @munasaryarre

    Жыл бұрын

    sawmhn zxp

  • @zaamiboy5942

    @zaamiboy5942

    8 ай бұрын

    Adna legend bad thye🎉❤

  • @Inna_mohamet
    @Inna_mohamet Жыл бұрын

    Intii aan samreee ka amusnaa ilaa hada wan amusanahay inta sidaydo kle iyago wax jecel go aan qatay geesiya tihiin 💔🙂

  • @cabasjelle3941

    @cabasjelle3941

    Жыл бұрын

    Same

  • @suusu3898

    @suusu3898

    11 ай бұрын

    Waan qaatay go.aan adeg alx Allena mid aan ku ilaway ayu isyay alx hadan nolol ta ugu macan.ku jira🥺😊😊

  • @Inna_mohamet

    @Inna_mohamet

    11 ай бұрын

    @@suusu3898 mcha Allah Allah haku barakeeyo wll anagana Hana siiyo❤️

  • @wllotooni5392

    @wllotooni5392

    11 ай бұрын

    Same😢

  • @abwancabdiraxmandaahir5895
    @abwancabdiraxmandaahir5895 Жыл бұрын

    Yaa salaam hees la wada sugayay Ereyada-Axmed Xaraf Laxamka-Qamar suugaani Codadka-Qamar suugani & Deeqsan Cabdi Musiga-Maftuux Cadceeed Mar kasta oo dad hibo leh is helaan waxa soo baxa wax qurux badan bulshadana aad usoo jiita 💯 Qamar suugaani Is the back pro

  • @Abdirahiim
    @Abdirahiim Жыл бұрын

    Qamar iyo deeqsan heesahoodu waa another level 👍

  • @user-tn5ll6op3t

    @user-tn5ll6op3t

    6 ай бұрын

    Furehdjttyajdv

  • @abdallahussen5702
    @abdallahussen5702 Жыл бұрын

    Wow 😮Qamar is back strong 💪 👏 Deeqsan &Qamar Wan idiin salaame in Switzerland 🇨🇭 yaan Markale niiga sosalami

  • @deeqaxuseen7005

    @deeqaxuseen7005

    Жыл бұрын

    😮😮😮😮

  • @MohamedFosi432-kt4hv
    @MohamedFosi432-kt4hv11 ай бұрын

    Maftuux cadceed + qamar sugani + deeqsan abdinasir are something else when they meet ❤❤

  • @sadikmoha3993
    @sadikmoha3993 Жыл бұрын

    Lyrics: Ahmed Haraf Qamarka In dooraba dushaan ka eegan jiray Aduun ban inta ku ilaashan jiray Oo adan indhaha kula raaci jiray x2 Deeqsan Aniguba adaan kugu miiri jiray Odhaha kugu haboon raadin jiray Oo aan in badan kuu ooyi jiray x2 Qamarka Intii aan samree kaa amusanaa Alluun baa ogaa sidi aan noqodee Soo ma ogid inan ifka ku jecelahay x2 Deeqsan Dhaaxan inta erey ka sugoo Inad igu tirahaa aan u oon qabee So ma ogid inan anba ka darnaa x2 Kooris Qamarka Waad istaahisha inan ku dhintoo Waad istaahisha nqfta ku huroo Waad istaahisha faraxad iyo aroos x2 Deeqsan Waan aqbalay inan oori ku noqdo Waan aqbalay nolol kula dhisoo Waan aqbalay aayahayga noqo x2

  • @Adrien__3

    @Adrien__3

    11 ай бұрын

    😂😂😂

  • @user-mq9ee1ii1q

    @user-mq9ee1ii1q

    11 ай бұрын

    8s

  • @safacabdimuuse722

    @safacabdimuuse722

    11 ай бұрын

    2:55 2:57

  • @zodaanigarayz8046
    @zodaanigarayz8046 Жыл бұрын

    Goat kii fanka ina ali tea noo naso real goatkii baa yimide qamarka,

  • @cabdiwaaxidfaysal198
    @cabdiwaaxidfaysal198 Жыл бұрын

    Goat kii oo hargaysa imid iyo inantii haplaha oo is helay halkaa markay marayso waa iska aaamus😂😂

  • @Ahmet_zhukri
    @Ahmet_zhukri Жыл бұрын

    Qamar codka waxa u dheer Laxanka❤

  • @mahadxikmaawi2063
    @mahadxikmaawi2063 Жыл бұрын

    Goat 🐐 kii fankaa soo laabtey qamarka duula iyo boqorada codka deeqsan layaab layaab🎉🎉🎉

  • @asharfmohmet3640
    @asharfmohmet3640 Жыл бұрын

    Dadkii fanka lahaa Qamar &deeqsan 🎉🎉❤

  • @kingswagtie6182
    @kingswagtie6182 Жыл бұрын

    The real goat qamar is back and queen deeqsan

  • @Qamarsuugaani202
    @Qamarsuugaani202 Жыл бұрын

    War Waxani Hees Way Dhaaftay Qamar Suugaani And Deeqsan Abdinaasir 👑🤍

  • @SalebanMustafe
    @SalebanMustafe Жыл бұрын

    Soo dhacday… The one and only legend Qamar Suugaani And the Quen Deeqsan. 🔥🎶🎻

  • @Sihaaam22
    @Sihaaam2211 ай бұрын

    Qamaarka duula iyo deeqsanta duusha kuwaygi ❤😊

  • @khadarmohamett2416
    @khadarmohamett2416 Жыл бұрын

    Furihi fanka qamar sugaani is back in hargysa 🦁🦁🦁🦁🦁

  • @faysalyuusuf1302
    @faysalyuusuf1302 Жыл бұрын

    Intii download gareysatay suulka ku qaboh:)❤

  • @oldsongs2233
    @oldsongs2233 Жыл бұрын

    The best person ever the most knowledge able and the most shine created prophet Muhammed Scw Scw❤️

  • @AicoAico-is2wr

    @AicoAico-is2wr

    Жыл бұрын

    Csw

  • @gamematerials

    @gamematerials

    Жыл бұрын

    wllo maxad Rasuulka meelaha xun xun magaciisa ugu xusta ,?

  • @JOKER___980

    @JOKER___980

    Жыл бұрын

    Nice🎉

  • @AMIINBORKAAN

    @AMIINBORKAAN

    Жыл бұрын

    Scw

  • @qurpawichanaloffice8227

    @qurpawichanaloffice8227

    Жыл бұрын

    Zcw zcw

  • @keeyowcadeofficial7456
    @keeyowcadeofficial7456 Жыл бұрын

    The legend qamar hirgalay to back Melody 💯 🔥 fire Lyrics 💯 🔥 Music 💯 faro dahab legend maftuux cadcèed ❤🎼🎹🎸🥰🔥

  • @mubarigyousuf
    @mubarigyousuf Жыл бұрын

    labadan qof waa isku talanti waan kehela hesaha ay islakenaan❤

  • @user-cj6ne9jt5b
    @user-cj6ne9jt5b Жыл бұрын

    Qamar ama qaraami alla laxanka. Muxuu cajiib yahya aaway car ilmo laxkaas la imaada qamroow fankaa kuu bahan

  • @khadarzaxane3548
    @khadarzaxane3548 Жыл бұрын

    QaMarka Cod ayaa ku jira wllhi ninkan anuu far ayaan ka taagay codkiisa halkuu gaadhsiiyo iyo deeqsab abdinaasir oo codka qamar isku mida qofka.kaliya ee qamar iska bareejaysay♥️♥️♥️♥️💋💋💋💋💋💯💯💯🌹🌹🌹🩸🩸♥️♥️♥️💯💋💋💯♥️♥️

  • @bellaqurux9010
    @bellaqurux9010 Жыл бұрын

    Wacdalle waa ruuntis ninkaan intu kenya jogaay wax hees ah musaan so guudbin balse hadda hargeisa marku kuso labtaay wakaa so daab saraay hees 🔥 😊

  • @ina_hajiali
    @ina_hajiali Жыл бұрын

    Goatka fanka mohamet cabdi c/Lahi LaxamaystE wEyn & dEqsan😊😊

  • @user-jc8ef4rp6b
    @user-jc8ef4rp6bАй бұрын

    Dhalinyaro yaa ila arkey in ayy Qamar io Deeqsan hesaha in ay isla so qadan ay isku baxan ❤

  • @hamzaproduction1448
    @hamzaproduction144811 ай бұрын

    Goat 🇸🇴 Music back 🥰✌️ Qamar Dhaba wan tagerta Saxibka Respect 🙏🏻

  • @abdul-rahmanbelel
    @abdul-rahmanbelel Жыл бұрын

    Lader is back MaaMe iyo caruurba casimadi wareerise

  • @mohamedomar2367

    @mohamedomar2367

    Жыл бұрын

    Dhawan wala faadhisinaya

  • @Mohamed.Cabsiiye
    @Mohamed.Cabsiiye Жыл бұрын

    Qamar Suugaani & Deeqsan Abdinasir Is Back hit song 🎶🔥❤️💯

  • @YaasirSharaf
    @YaasirSharaf2 ай бұрын

    Heesta kaliya an rabo marwada mustaqbalka inaan kula ciyaro ban balan kuqadaay hada singal ahay wakhtigana 24/5/2024❤❤qoralkana wa xubin xubnahayga kamida marban usolaban dona heesta miraha macan kayledahay markan sigalnimada kabaxo ❤❤❤😢😮😮😊like isar san xasusta an marwalba ugufarxo like🤙🙏🥰💓

  • @bahjafaysal1158

    @bahjafaysal1158

    Ай бұрын

    Aniga sawmaba ❤😂i.a hno sidii khayr leh 😊

  • @YTJ_CAROLE
    @YTJ_CAROLE Жыл бұрын

    Qamar FT Deeqsan 🔥🔥🔥❤️🐐

  • @Abdoo.king1
    @Abdoo.king1 Жыл бұрын

    Qamar iyo deeqsanba hdd argto hit song filo ❤️🫶🏽 Abaha laxanka

  • @EngYurupian-bw4ie
    @EngYurupian-bw4ie Жыл бұрын

    Labada qof ee marka ay is ag tagan yihiin isku soo baxa mashallah matanahaa

  • @abdirahman.m4165
    @abdirahman.m4165 Жыл бұрын

    Best team walahi. Great song. 2023 let's goo. We need more ❤❤❤🎉🎉🎉

  • @nagiibabdi9290
    @nagiibabdi9290 Жыл бұрын

    AABAHA LAXANKA UMADA SOMALIYEED QAMR KA

  • @abdimoh
    @abdimoh8 ай бұрын

    intii aan samree kaa aamusnaa alluunbaa ogaa sidii aan noqdee saw ma ogid inaan ifka kuu jeclahay❤

  • @barkhadzaed3786
    @barkhadzaed37868 ай бұрын

    Qamar heesihiisa way iigu baxdaa ❤ big legend

  • @muniirajirdeh766
    @muniirajirdeh766 Жыл бұрын

    Wax kale Qamarka Hirgalay is Back ❤🤝🎼🎤

  • @queenzara1
    @queenzara110 ай бұрын

    The real GOAT fanka🐐 qamar sugani ❤🔥💀

  • @Jamalwarsame
    @Jamalwarsame Жыл бұрын

    Tani Hees waa dhaaftay another level 🔥🙏🏽

  • @RahmaHoussein-r2p
    @RahmaHoussein-r2p12 күн бұрын

    Mash allah habibi ❤❤❤habibi AR thank you habibi ❤❤❤❤❤habibi AR

  • @shugriadeec-ks1mq
    @shugriadeec-ks1mq Жыл бұрын

    Soo ma ogid in aan ifka kuu jeclahy best song❤❤

  • @cqaniadan3319
    @cqaniadan3319 Жыл бұрын

    The best song 🎵 and best an artists❤ qamar ,Deeqzan

  • @primjecelow3833
    @primjecelow3833 Жыл бұрын

    Yaa Yiri Qamar Wuu DamaY Best Deeqsan Nafta Yara Kululeya ❤😂

  • @user-hj6mh5kj3q
    @user-hj6mh5kj3q Жыл бұрын

    Mnsha allh hees taagan deeqsan iyo qamar oo taagan 👋💯🥰

  • @Siciid22

    @Siciid22

    Жыл бұрын

    😂😂😂❤❤

  • @nasiimsoraan9030
    @nasiimsoraan903011 ай бұрын

    Qamar Ama Qarami 😂❤ Ft boqorada Codka Deeqsan Abdinasir 😢❤

  • @iam.legendar
    @iam.legendar11 ай бұрын

    Wale waxa is helay Laba golden voice DEEQSAN AND QAMAR🔥🔥❤🎉

  • @micraajdaahir1991
    @micraajdaahir1991 Жыл бұрын

    Sideydoo kale qof kii dhow jeer ku ceshaday farta taag

  • @Sabir_Sabitzer38
    @Sabir_Sabitzer38 Жыл бұрын

    waxan cod wey dhafen deeqansan forever ❤

  • @Mohamed.Adam_
    @Mohamed.Adam_ Жыл бұрын

    Qamar suugani & deeqsan abdinaasir waa la yaabay

  • @user-em1gf7xt2g
    @user-em1gf7xt2g7 ай бұрын

    Gaotkayga keeep goin❤

  • @Aymanvlogs252
    @Aymanvlogs252 Жыл бұрын

    Labadan way isku soo baxayan 😂

  • @laylaubaxofficial8900
    @laylaubaxofficial8900 Жыл бұрын

    Monium Gacan Dahab ❤ Wllkay qamar iyo wlaashay deeqa so cute 🥰

  • @leadership5584
    @leadership558411 ай бұрын

    Waah waah 🎉❤ 😅 siciid garxajis iyo daawud garxajis oo ishelay ✨✨❤️ yaa salaam😁🎉🙌🏽🙌🏽

  • @AnshaxGemar
    @AnshaxGemar8 ай бұрын

    Wll Nabiga ku Sali scw

  • @SALADAHMED-rt3yg

    @SALADAHMED-rt3yg

    4 ай бұрын

    Nabigii ilmaha wasi jiray 😂😂

  • @AnshaxGemar

    @AnshaxGemar

    4 ай бұрын

    @@SALADAHMED-rt3yg ilahay ka baq waa Ramadane ilma xaran hadaa ahayn siilka hooyadaa wase

  • @mabruukakhadar4583

    @mabruukakhadar4583

    3 ай бұрын

    Scw

  • @Wiilhoog_Media
    @Wiilhoog_Media Жыл бұрын

    Qamar suugani Deeqsan Abdinasir Another level

  • @ahmedmahamud553
    @ahmedmahamud553 Жыл бұрын

    Goatka fanka iskaleh Axsan yaa mulaxan Axsan yaa cad cedka axsan deeqsan Waa layaabay

  • @mahdikhaleeji
    @mahdikhaleeji Жыл бұрын

    Deeqsan Iyo Qamar Waa Sharuhkhan Iyo Kajol Dadkan Fanka U Baahan Runtii 💥🔥

  • @jirojoog
    @jirojoog Жыл бұрын

    Garxajiska waan salamaya ❤dumashiyashey ❤❤

  • @Aamira736

    @Aamira736

    11 ай бұрын

    Waanu kaa qaadanay dumaashi❤

  • @user-qp6tp7pf2z
    @user-qp6tp7pf2z10 ай бұрын

    Heestan wan tursho cad oo ma aad arkay waa mcn kaltagtay❤😂😊

  • @apdirazhitiprahim6225
    @apdirazhitiprahim622511 ай бұрын

    Marku qamar hargeiza zhito mar qudhaatah ayay daman fananiinta yar yar ee intuu maqanyahy ama uu hurdo ka faayideestah😂😂

  • @Muwahib_khayre
    @Muwahib_khayre Жыл бұрын

    Intii Samree Aan Kaa Amusna Allaw Uun Ba Ogaa Sidii Aan Noqde Soo Ma Ogid Inan Ifka Ku Jeclahay😭♥️

  • @nasrasuliaman5514
    @nasrasuliaman5514 Жыл бұрын

    Jecliya inaa say laygu yidhaa 😢😢😢 iam waiting

  • @adeerka_5
    @adeerka_5 Жыл бұрын

    Qamarkii HirgalaY is Back 🙌🏿🐐 Deeqsan Means Voice 🥰😍

  • @MubaarigHaqabtire-vp2ll
    @MubaarigHaqabtire-vp2ll Жыл бұрын

    Qamarku waa Mucjiso isagiyo Boqorada Codka Deeqsan Erayada Ahmed xaraf Laxanka Qamarka duula Music 🎶 faradahabl3 Cadceed Deeqsanbaan Halkan Fariin umarinayaa wll Waxaan Rabaa inaan Hees kuu Dhiibo inzha,allah

  • @shucaybabdulaahi9145
    @shucaybabdulaahi9145 Жыл бұрын

    The one and only qamar suugaani vs deeqsan cabdinaasir 🎉📍🎙🛡

  • @abdiwaasacqorshe7195
    @abdiwaasacqorshe719511 ай бұрын

    #Laxanka Qamar Yaaba Heli Kara 👌 🔥

  • @user-cz9wv5mp8b
    @user-cz9wv5mp8b7 ай бұрын

    Soma oogid ianan ifaka Ku jeclaaaa❤❤❤😊😊

  • @horseedmedia5456
    @horseedmedia5456 Жыл бұрын

    Labada fannaan ee isla fahma wax walba.❤

  • @suhaibcade8980
    @suhaibcade8980 Жыл бұрын

    Goat of somalilan is back 😮

  • @user-wm5yp8ev5q
    @user-wm5yp8ev5q Жыл бұрын

    The goat is back ❤

  • @user-gr9cg1ox7i
    @user-gr9cg1ox7i Жыл бұрын

    Intiii Aan Zamree Kaa Amuznaa AllUuNpaa 0gaa ZiDa Aan NoqoDe Saw Ma 0giD iNan IFka Kuu JecLaHayyyy❤😢

  • @caskawaaga5560
    @caskawaaga55605 ай бұрын

    Real goat ❤

  • @ahmedyazin179
    @ahmedyazin179 Жыл бұрын

    Intii aan samrin kaa aamusnaa Alluun baa ogaa sidii aan noqdee Saw ma ogid inaan ifka kuu jeclaa 🦋👸🏻❤️

  • @EngYurupian-bw4ie
    @EngYurupian-bw4ie Жыл бұрын

    Wewe odaygi qamarka wanu ku xiisnay zhp❤

  • @yuusufxaashi9413
    @yuusufxaashi941311 ай бұрын

    🎉qamar Mar la arag fanNiyo badh

  • @hapiaxmedcabdi4579
    @hapiaxmedcabdi457911 ай бұрын

    Ma qamar iyo deqsan o kale ❤😊

  • @abdirashiidcaano8565
    @abdirashiidcaano8565 Жыл бұрын

    Real 🐐 goat is back qamarka waad nawada taagtay

  • @qeesaa2233
    @qeesaa223311 ай бұрын

    Sacadu Wa abaru 8:33 habaynimo Malin Axada ay soo Galayso Jawiguna wa Qabow walipa dabayl sita 5daqiiqo kahor Waxan KalaTagny Boqoradii Aan 7sano Soo wada Soconay Hadana Darteed Ban Meel cidla Ufadhiya😢 Lᴋɴsᴇ ɪʟᴀᴍᴀʜᴀ ɪɴᴀʏ ʙɪʀɪ ᴢᴜᴘᴀx ɴᴏʟᴏsʜᴀ ᴋᴜ ɢᴀʀᴀʏsᴏ😢ᴍᴀʀᴋᴀɴ ᴋᴀʟᴀ ᴛᴀɢɴʏ ʙɴ ʜᴇsᴛᴀɴ ᴅʜᴀɢʏsᴛʏ😢😢

  • @bahjafaysal1158

    @bahjafaysal1158

    9 ай бұрын

    subxanallah 😢😢 7 sano walle tasi qalbi adakka😮

  • @bahjafaysal1158

    @bahjafaysal1158

    9 ай бұрын

    khayr inuu kugu jirin laga yabaye hada makuso noqotay iso jawab pro wlhi wa naxay ax

  • @LiibaanSaleebaan-ou8nv

    @LiibaanSaleebaan-ou8nv

    Ай бұрын

    Badal fiican inaad heshaan rajaynayaa

  • @dreamboy618
    @dreamboy618 Жыл бұрын

    Woow fani waa Qamar iyo Qaraami

  • @caalin2529
    @caalin2529 Жыл бұрын

    Goatkii la tagaay waa is xoreeyay🎉😊

  • @ahmednuurmohamuud-xn6lw
    @ahmednuurmohamuud-xn6lw Жыл бұрын

    Caajib caj8ib hees dareen leh waan aqbaley🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @abdikhaalaqkhadar6751
    @abdikhaalaqkhadar6751 Жыл бұрын

    QaMaR is bacK 😢❤

  • @gabadhqaran6402
    @gabadhqaran6402 Жыл бұрын

    Qamaar walhi sibu weli u damsanyahaynaa wuuba mahasan yahayna😢. Bisinka

  • @Soomaaliweyn1
    @Soomaaliweyn1 Жыл бұрын

    Legend is back from xamar🇸🇴👏🏿

  • @jaamacmahdi6515
    @jaamacmahdi651511 ай бұрын

    Goatka fanka qamar and boqorada codka deeqsan

  • @Jabjacayl
    @Jabjacayl Жыл бұрын

    Qamar ft Deeqsa ❤ Fankii Caasimada

  • @guleithmahamout1396
    @guleithmahamout1396 Жыл бұрын

    Goatka fanka vs deeqsan apdinasir🖐️

  • @waalidadeec2752
    @waalidadeec2752 Жыл бұрын

    Qamar iyo Deeqsan hibo ahaan aad bay isaga ag-dhow yihiin. Waxa aad ii soo jiitay sida ay laxankiisa ula keento.

  • @ahmethzerka3849
    @ahmethzerka3849 Жыл бұрын

    Fankuba Waa Qamar Iyo Qaraami legend Is Back

  • @nuurarab6270
    @nuurarab627010 ай бұрын

    intii Aan Zamree kaa Amusnaa AllUunpaa Ogaa ZIDA Aan NoqoDe saw ma OgiD INan Ifka Kuu JeclaHyyyy

  • @user-iq4gg6vb2s
    @user-iq4gg6vb2s Жыл бұрын

    Miyuu ladnaday Qamar hadal waar hooy inaga daa oo taada wado love DEEQASAN ❤ love 🎉❤Qurux ❤

Келесі