QAMAR SUUGAANI 2022 | NASIIB WUU IKEENAY XAMAR | SHOWGII IKRAAN CSRAALE MUQDISHO

Музыка

Thank you for watching !!!

Пікірлер: 102

  • @fathiibrahim4619
    @fathiibrahim46192 жыл бұрын

    Djibouti 🇩🇯 inay nagaado ku naaxdo barwaaqado nimcda taal waan jeclahay 😍😍😍

  • @munamunatimir3652
    @munamunatimir3652 Жыл бұрын

    Waxan nafisa markan hargaysa ku nuurbaxo nabdiga iyada ku wayn wooow

  • @asmaabdi1460
    @asmaabdi1460 Жыл бұрын

    Qamar waxkle Hargysa nabdiga yadaa ku weyn😍❤️

  • @nimcoahmed7658
    @nimcoahmed76582 жыл бұрын

    Hargeysa cadey allow nabada no siyadii inta aan haysana sii🤲🤲🤲

  • @wariyejaceylow4273

    @wariyejaceylow4273

    2 жыл бұрын

    Aamiin aamiin hargeisa waa dhulkeyga

  • @nimcoahmed7658

    @nimcoahmed7658

    2 жыл бұрын

    @@wariyejaceylow4273 insha allh wllo haa waa dhulkeeni💚💬❤

  • @ikraancrisaaq1352
    @ikraancrisaaq13522 жыл бұрын

    Garowe niman kol arag muxu nabar weyan qaba 🇸🇱🇸🇱🇸🇱♥️

  • @mohamedmohamoud1413

    @mohamedmohamoud1413

    2 жыл бұрын

    That's right

  • @maxamedxuseen4049

    @maxamedxuseen4049

    2 жыл бұрын

    Dhulkii uduga waan uxiiso qaba inaan soo arko iyo dadkiisa wacan

  • @king______diini2777

    @king______diini2777

    2 жыл бұрын

    Tulo mxaa laga shegaa nin xamar jogo gobol uma xiso qabo

  • @abdikchannel2464

    @abdikchannel2464

    8 ай бұрын

    Haa walhi warunta

  • @missmushtaq6566
    @missmushtaq65662 жыл бұрын

    Borama wayni naasibtaa nacaywda qofkii bil qudha 🥰❤️team Borama 😅

  • @oplnm

    @oplnm

    Жыл бұрын

    Masha Allah Boorama bil ayaa soo jogay oo naacaw macaa💕

  • @missmushtaq6566

    @missmushtaq6566

    Жыл бұрын

    @@oplnm Mashalah Mahadsanid huno

  • @abdiqafrlegnd7430

    @abdiqafrlegnd7430

    Жыл бұрын

    ❤ maan is barano Huno😂

  • @suusansiman7453
    @suusansiman74532 жыл бұрын

    Nasiiib xamar ha ikeeyo xamar

  • @nimoabdi1872
    @nimoabdi18722 жыл бұрын

    Alaa ileen qamar Suugaani baa heestan qaaday Nin cod qurxoon

  • @Shujaac_gaming

    @Shujaac_gaming

    2 жыл бұрын

    Haa waa legend 👏

  • @bunowinaali9124
    @bunowinaali91242 жыл бұрын

    Mugdisho nimaan kal arag muxuu nabarweyn qabaa

  • @Shujaac_gaming

    @Shujaac_gaming

    2 жыл бұрын

    Right

  • @wariyejaceylow4273
    @wariyejaceylow42732 жыл бұрын

    Hargeisa waa gob iyo nasab allow inoo daaa

  • @abdoulkader143
    @abdoulkader1432 жыл бұрын

    Qamar Suugaani 100% codkiisu waa mar la arag. Boqorka Insiga iyi Jinka keep going bro.

  • @mohamedsayidhassan4486

    @mohamedsayidhassan4486

    10 күн бұрын

    ERAY Kale maad isticmaashid.... AllaH oo kaliyaa boqor u ah Insi iyo jinba .

  • @ayuubabdiqani7923
    @ayuubabdiqani7923 Жыл бұрын

    Naftayda qaban kartee Garoowe ninaan mar arag muxuu nabar wayn qabaa legend qamar suugaani

  • @hanside2363
    @hanside2363 Жыл бұрын

    Heesta gobol qaaliya ayaa kamaqan wlhi togdheer from haayada

  • @MabsuudAadan-ob3mw

    @MabsuudAadan-ob3mw

    5 ай бұрын

    Togdheer G36 iskaleh 😂

  • @mohamedsayidhassan4486

    @mohamedsayidhassan4486

    16 күн бұрын

    CM ,G36 ,HJ. Wey wada leeyihiin​@@MabsuudAadan-ob3mw

  • @ayuubabdiqani7923
    @ayuubabdiqani7923 Жыл бұрын

    Shacabka reer muqdisho waa idinsalaamay

  • @rayaanhabzay
    @rayaanhabzay Жыл бұрын

    Woow heestaan cadi maha waa galab casar ah wxna wada dhagysanayna aniga iyo zxpteey adunka ujclhy maryan cdey

  • @khadarsomali8500
    @khadarsomali85002 жыл бұрын

    Somalia🇸🇴👑💯guul dalkayga🥰💉🇸🇴🇸🇴Somalia💋💋🦁😋

  • @mowlidramos1823
    @mowlidramos18232 жыл бұрын

    Qamarka dula ✈️♥️

  • @HamDaQueen-bo2pu
    @HamDaQueen-bo2pu12 күн бұрын

    Naftaydu waxan ku noq noqon jigjiga qoraxay nogob iyo wardher❤

  • @fortniteplayer8796
    @fortniteplayer87962 жыл бұрын

    Iam from oromia i like somalian music 🎶🇪🇹🙏🏻🥰🥰🥰🫶🏻

  • @kadirahmed8068

    @kadirahmed8068

    2 жыл бұрын

    Kkkkkk ok hibo hassan bb

  • @fortniteplayer8796

    @fortniteplayer8796

    2 жыл бұрын

    @@kadirahmed8068 hee mxad ku qososhay

  • @fortniteplayer8796

    @fortniteplayer8796

    Жыл бұрын

    @Rodajano channel hye ana farmajo iiga soo dhamee

  • @indhofarasle11
    @indhofarasle11 Жыл бұрын

    Naftaydu hadayna bixin waxan ku noq noqon jig jiga qoraxay nogon iyo wardheer wardheer dhulka iyadan ujeclahay

  • @hirsiismacil4508
    @hirsiismacil45082 жыл бұрын

    wiilka reer hargaysa wuu shiday shawga

  • @finnadguunje2141
    @finnadguunje2141 Жыл бұрын

    Qamar suugaani in the building 👊👊👊

  • @asmaali7759
    @asmaali77592 жыл бұрын

    Borama wey inaasibta 😎

  • @cabdikariimsonkaay1544
    @cabdikariimsonkaay1544 Жыл бұрын

    Allow xamar barakeey cadowgana Ka najeey

  • @jamalibrim9082
    @jamalibrim90822 жыл бұрын

    ياسسسلام أبداع

  • @user-dw5ct9vp9j
    @user-dw5ct9vp9j8 ай бұрын

    Heestan wxa jecel sxbkay abdirisak rashiya❤

  • @faataxmaxamedxirsi4037
    @faataxmaxamedxirsi4037 Жыл бұрын

    AloW Somali Mid Ka Dhig Yaa RaBi.🤲🤲

  • @kingjamajama2129
    @kingjamajama2129 Жыл бұрын

    4million ayay uqalantaa heestaan waa hees iyo bar

  • @anuuraada1755
    @anuuraada1755 Жыл бұрын

    Nabdig Iyada ku weyn hargeisa Casey❤️

  • @warmooge9978
    @warmooge9978 Жыл бұрын

    luv this song bro all samali weyn is named

  • @libannassirkoodbuur6909
    @libannassirkoodbuur6909 Жыл бұрын

    Hargaysa ❤😥

  • @khadarsomali8500
    @khadarsomali85002 жыл бұрын

    Qamarka👑🔥🎤2022💪🇸🇴

  • @cabdikariimsonkaay1544
    @cabdikariimsonkaay15442 жыл бұрын

    Legend keep going bro

  • @empireshow1
    @empireshow1 Жыл бұрын

    Heestan dhibta kaliya ay leeday waxa maqan magaladaydii burco

  • @libannassirkoodbuur6909
    @libannassirkoodbuur6909 Жыл бұрын

    waad xidhan tahay qamaroow

  • @AnuushMursal
    @AnuushMursal Жыл бұрын

    Garoe niman kol arag muxuu nabar wayn qabaa my city Garoe

  • @fadumoabdirisaq674
    @fadumoabdirisaq6742 жыл бұрын

    Asc keep going waraa

  • @bilabodariibilabodari4205
    @bilabodariibilabodari4205 Жыл бұрын

    Hees waa qamar iyo qarami👌🥀💋❤️

  • @sharmakesalebanjama5944
    @sharmakesalebanjama59442 жыл бұрын

    Hargysa nabdiga iyada ku wayn

  • @habonshuriyenur7988
    @habonshuriyenur79882 жыл бұрын

    Jigjiga🇬🇲❤

  • @qaraashaabdillahi4445
    @qaraashaabdillahi4445 Жыл бұрын

    Hargayza kuwayiin

  • @MaxamedCCali
    @MaxamedCCali Жыл бұрын

    Garowe 😭😩❤

  • @AdanGure-vw3nx
    @AdanGure-vw3nx2 ай бұрын

    Fanka waa qamar iyo qaraami

  • @hindayusuf4661
    @hindayusuf46613 ай бұрын

    Borama way naasibtaa neecawda qofkii bil qudha ku qaata naruuro nasiib wacanaa nin tagey

  • @qaraashaabdillahi4445
    @qaraashaabdillahi4445 Жыл бұрын

    Lajan of the lajan🥰 qamr

  • @aishaabdi6678
    @aishaabdi6678 Жыл бұрын

    Gaarissa 😚❤

  • @juuxaawiofficial8267
    @juuxaawiofficial8267Ай бұрын

    Xaqdarada kuwaa wada Xumaatada kuwaa Jecel Xasuuqaya Maatida Xubno wada siyaasiya Xaasidkiyo garlaawaa Mawluhu Xaqaagiyo Kaasii Xoriyadoo Xamareey illaheen Ka xoree dhamaantod

  • @qaraashaabdillahi4445
    @qaraashaabdillahi4445 Жыл бұрын

    Noolowu. Wlaal😍🖤♥️

  • @cabdirashiid8860
    @cabdirashiid8860 Жыл бұрын

    Waxaan nafiisa markaan hargiesa ku nurgbaaxo nabdiga iyaada kuwaan legend qamar sugaan

  • @cabdisaka3937
    @cabdisaka3937 Жыл бұрын

    Fanka waxas hees la idha lpx waan ku qatay

  • @aisha665
    @aisha6652 жыл бұрын

    Wa hees cajaa,ib ah

  • @daarood9835
    @daarood9835 Жыл бұрын

    THANK YOU BRO QAMAR SUGANI

  • @abdirahmanahmed6236

    @abdirahmanahmed6236

    Жыл бұрын

    War nin yahow magac hanooga dheelen noo dhig zxp

  • @sharwaqaali197
    @sharwaqaali19722 күн бұрын

    Garow jano❤

  • @umalkhayrcabdilahi8182
    @umalkhayrcabdilahi81822 жыл бұрын

    Team hargesa

  • @maxamedaxmed8306
    @maxamedaxmed8306 Жыл бұрын

    Waaw

  • @abdigeedi765
    @abdigeedi765 Жыл бұрын

    Good

  • @user-bc8bq9nx6u
    @user-bc8bq9nx6u Жыл бұрын

    Delhi has iyo bar❤

  • @badalyaxye7840
    @badalyaxye7840 Жыл бұрын

    HOOYO

  • @istahilcabaade7911
    @istahilcabaade791123 күн бұрын

    Nafteyda hadaynin bixin waxan ku noq noqan jig jiga qoraxey nogob iyo wardheer

  • @ruwaydamohamed7375
    @ruwaydamohamed73752 жыл бұрын

    I love his voice

  • @qaraashaabdillahi4445
    @qaraashaabdillahi4445 Жыл бұрын

    King of nagaha😂😂😂

  • @cumarcumar2856
    @cumarcumar2856 Жыл бұрын

    Qamar

  • @cabdiraxmanfarxan7031
    @cabdiraxmanfarxan7031 Жыл бұрын

    Xamar Goorman tagin❤

  • @user-er6or6he4d
    @user-er6or6he4d8 ай бұрын

    ❤❤❤

  • @timothynjoroge1801
    @timothynjoroge1801 Жыл бұрын

    Hy

  • @kaareburburiye
    @kaareburburiye2 жыл бұрын

    DADKA STAGE KA KUSOO CARARAYA EE REER BAADIYA AH WAXAAN KULA TALIN LAHAA JOOJIYA TELEFOONKAN EE WAX KU DUUBEYSAAN INTAAN HOOSTA KA GASHAAN FANAANKA,,,IMIKA FANAANKU MARKIIBA WUU KA DEGAY #STAGE AH MARKEY KUSOO CARAREEN REER BAADIYOOS

  • @zuhuurizuu8345

    @zuhuurizuu8345

    2 жыл бұрын

    Warkiiza hala qaato kaare😂🖐️🖇️

  • @user-pm6td7rc7p
    @user-pm6td7rc7p10 ай бұрын

    🥰🥰

  • @xamdixuseen4655
    @xamdixuseen4655 Жыл бұрын

    Jah codka idilay❤😂

  • @sahraismail2577
    @sahraismail25772 жыл бұрын

    👐🏻👐🏻👐🏻👐🏻😘❤☝️👐🏻❤🤗

  • @adeerka_5
    @adeerka_52 жыл бұрын

    Qamarka 🔥

  • @cabdirashiid8860
    @cabdirashiid8860 Жыл бұрын

    Illhyow quluubtah dadka somaliyeed mide

  • @MoustaphaAbdi-nm3oo
    @MoustaphaAbdi-nm3oo11 ай бұрын

    Qamar sidaa lagaga bahan yhy fanan somaliyeed

  • @maxamedcilmi8560
    @maxamedcilmi8560 Жыл бұрын

    Jigjiga

  • @guled669
    @guled6692 жыл бұрын

    WOW🔥🔥🔥 another level

  • @mxaashi8319

    @mxaashi8319

    Жыл бұрын

    ❤️❤️❤️❤️

  • @haykalmedia3173
    @haykalmedia3173 Жыл бұрын

    GARWE NIMAN KOL ARAG MAXUU NABAR WAYN QABAA

  • @qaraashaabdillahi4445
    @qaraashaabdillahi4445 Жыл бұрын

    Qamarka afka dhusada leh

  • @abdikchannel2464
    @abdikchannel24648 ай бұрын

    Qamar sugani the pest fanan off somali keep going 💯💯🫀❣️❣️❤️❤️🙏🙏💪💪

  • @cabdikariimsonkaay1544
    @cabdikariimsonkaay15446 ай бұрын

    My home town love you 4 ever allow barakeey xamar

  • @adanfaysal6332
    @adanfaysal63322 жыл бұрын

    M .azxp

  • @hadalzameinajaamac9641
    @hadalzameinajaamac9641 Жыл бұрын

    😂

  • @maxamedsidiiq1449
    @maxamedsidiiq14492 жыл бұрын

    nàbdiga iyada kuwayn hrgeisa qamarka fanka shida

Келесі