Qalaadadkii Riwaayada Nimco Qosolkii Aduunka

Комедия

Пікірлер: 126

  • @ahmedhillaac8017
    @ahmedhillaac80174 жыл бұрын

    *Reer Soomaaliland 300 oo like isiiya* Muqdishaan idinka soo salaamay ♦️❣👑👑👑

  • @searchrightthings.947

    @searchrightthings.947

    4 жыл бұрын

    Miyadaba Hilaac Muqdisho ahi jiro🤦‍♂️😂😂

  • @ahmedhillaac8017

    @ahmedhillaac8017

    4 жыл бұрын

    @@searchrightthings.947 hhhhh orod belo kula magac xumaataye😂😂😂😂

  • @searchrightthings.947

    @searchrightthings.947

    4 жыл бұрын

    @@ahmedhillaac8017 zxp Hilaac Xamarawo Magacayga Car u fiirso Horta oo Macnee bal Waan ku Dhaafiye

  • @ahmedhillaac8017

    @ahmedhillaac8017

    4 жыл бұрын

    @@searchrightthings.947 sxb haddii uu soomaali ahaan lahaan waan kuu fasiri lahaa lkn english ma aqaanno😱

  • @abdiqaniqadar4095

    @abdiqaniqadar4095

    4 жыл бұрын

    Ku zaaray anigu

  • @shucaybinhoo9581
    @shucaybinhoo95814 жыл бұрын

    Inta duriyada reer Somaliland ah 1k subscribe wax yar iga dhimane isaara

  • @abdikaniibrahim5926

    @abdikaniibrahim5926

    4 жыл бұрын

    Gumaysidiid Channel wn kuu saaray indr

  • @ismo_official
    @ismo_official4 жыл бұрын

    Inta eirphone ku daawanaysa like

  • @nasra6107
    @nasra61074 жыл бұрын

    Lakin guri barwaaqo anigaa karaba 50 xaala waayo magicii hooyaday ayaad ku ciyaartay hhhhhhh

  • @nasra6107

    @nasra6107

    4 жыл бұрын

    @@abdirahmanmohamed5543 hadaa waynu kaqaadaynaa xaal uu iskabixin doona

  • @Guubaabo05
    @Guubaabo054 жыл бұрын

    Waar bal gabadhan taagane leh waan baxaya bal eeg🤣🤣🤣🤣

  • @zakariabulleofficiall6014
    @zakariabulleofficiall60144 жыл бұрын

    GB bartaada ku slaaman tahy Gacaltoyo reer burco From Germany Kama soo jeeda burco🖐🙏

  • @MuuqaalPro
    @MuuqaalPro4 жыл бұрын

    Ma xiseysa barashada Graphic desine / Video Editing / Androide apps iso booqo 💻 📱 GURI BARWAAQO 👐

  • @samiiroqurux4850
    @samiiroqurux48504 жыл бұрын

    Mindhaaa ruwaayadaan qosol laga duubi waaayey🤣🤣🤣🤣

  • @dhawiiofficial2259
    @dhawiiofficial22594 жыл бұрын

    💟inta nabiga jacel like isaar👍

  • @kaygafayga5815
    @kaygafayga58154 жыл бұрын

    Hhhh kulaha dadka balaayo kle ayad dheer tahay team guri barwaaqo keep going love izaar a 😍😍😍😍😍😍

  • @ismaaciilofficial8585

    @ismaaciilofficial8585

    4 жыл бұрын

    Thank you pro

  • @laqanali1005
    @laqanali10054 жыл бұрын

    Kalmadaan kuqosley waxay ahayd afarta gidar kotanbar lagu wadi maayo

  • @mohamedabdieidan4900
    @mohamedabdieidan49004 жыл бұрын

    ruwaayadaba waxa ka qosol badan mistakes ka 😂😂😂

  • @maankaofficials4662
    @maankaofficials46624 жыл бұрын

    Alle haydilib intaan guri barwaaqo aan kusoo shabaxayo amiin dhah

  • @ismo_official
    @ismo_official4 жыл бұрын

    Guribarwaaqo funy wllhi From somaliland gabiley

  • @abdirashka9468

    @abdirashka9468

    4 жыл бұрын

    Gobalaka markay abaar ka dhacdo aan ilahay baryin Waa A HARGEISA B LASCANOOD C GABILAY D CEERIGAABO ANIGA C

  • @suhaybcmy9234

    @suhaybcmy9234

    4 жыл бұрын

    Reesaaq

  • @hanicabdiraxmaan3310
    @hanicabdiraxmaan33104 жыл бұрын

    walhi wah dhaln yar iga qoslisay 😅🤣🤣

  • @mohamedshaabshaab9910
    @mohamedshaabshaab99104 жыл бұрын

    War gurey barwaaqo xagee kaa helaa sxb

  • @mireyaretube800
    @mireyaretube8004 жыл бұрын

    Guri barwaaqo maxaad nagaga soo celisey sxp waan daawane khaladaadkee wax cusub naga soo daa beryahan wax ba kaama hayne sxp

  • @abdishakurawowga1255
    @abdishakurawowga12554 жыл бұрын

    Hoo ruug gal guri barwaqo well done bro

  • @israabdullahi6329
    @israabdullahi63294 жыл бұрын

    ita nabiga jecel like saar

  • @ahmedelmi3798
    @ahmedelmi37984 жыл бұрын

    Tageera number one guri barwaaqo

  • @funntsounds3125

    @funntsounds3125

    4 жыл бұрын

    HoroH uzcoH guriH parwaqoH

  • @SuhaybXasanmahad
    @SuhaybXasanmahadАй бұрын

    inantaa waan jecelahay❤❤❤❤❤❤

  • @suhaibabdimouse4761
    @suhaibabdimouse47614 жыл бұрын

    waa caan caan dhalaye liketa igu caawiya🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼✨✨✨✨✨😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @zirhamsa
    @zirhamsa4 жыл бұрын

    Guri barwaaqo sxp riwaayadi " foosiya ninkeeda part two nooso same

  • @zulttanmhmd4212
    @zulttanmhmd42124 жыл бұрын

    Anaa u horeeya like ta dhac ka sii

  • @mohamedabdirashiidmohamoud7454
    @mohamedabdirashiidmohamoud74544 жыл бұрын

    Nio ninkan wlhi si gaara ugu qoslaah ,😃😃😃😃😃😃😃😂😂😂😂😂😂

  • @maankaabmedia2167
    @maankaabmedia21674 жыл бұрын

    Asxaabta plz subscribe and like ii saara bagekan adinkoo raali ah waa iga codsi plz 🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @maxamedyuusuf7203
    @maxamedyuusuf72034 жыл бұрын

    qaladaad ka intaan ku qoslo kuma qoslo riwaayadaha caadiga ah hhhh sxb qaladaad ka hanaga reebina noo soo galiya

  • @mohamedabdieidan4900
    @mohamedabdieidan49004 жыл бұрын

    best costibation guri barwaqo saxibki😂😂

  • @saacidbulshaawi1840
    @saacidbulshaawi18404 жыл бұрын

    guri barwaaqo legend

  • @ayaancrahamcabdi9935
    @ayaancrahamcabdi99354 жыл бұрын

    Maxamed Suldaan Ayaa Udaran

  • @abbha2121
    @abbha21214 жыл бұрын

    kulahaa inantu allihiisa seegahan madaxay ku socdaan reer burco wlhy

  • @HiyoDawlo-cm5um
    @HiyoDawlo-cm5um11 ай бұрын

    Guray bawaaqo daada qosolaba sxb

  • @maxamudhasan4398
    @maxamudhasan4398 Жыл бұрын

    Ruwaayadani waa malap soconaysa wllhie 😂😂😂

  • @abdikadirwadani9442
    @abdikadirwadani94424 жыл бұрын

    Guriburwaaqo zxpky ni baaba ka helay nimco telkeda hoos igu reeb

  • @mahamedwaayeel1110
    @mahamedwaayeel11104 жыл бұрын

    Guri😍😍

  • @lajan1169
    @lajan11694 жыл бұрын

    Aa guroow bal subscrib tii aan kuu sheegayay maalin tii

  • @somalifact8634
    @somalifact86344 жыл бұрын

    Guri barwaqo nin walan mad dhahdid nimca nasaha la hayaa😂😂

  • @abdallaali3582
    @abdallaali35824 жыл бұрын

    Naa haddan wado fariistey ii sheeg.

  • @amiirjama9233
    @amiirjama92334 жыл бұрын

    Wlhy khaladaadkina wa qosol e riwayad kasta ka dnbeyziya

  • @hamzem0umin126
    @hamzem0umin1264 жыл бұрын

    NiOw MO ZultHaN QozolKaH Iska DhaVdheH🤣

  • @ninbanaandegay7132
    @ninbanaandegay71324 жыл бұрын

    Qaladaadka ayaaba ugu Xaraabo badan

  • @tigerayah4578
    @tigerayah45784 жыл бұрын

    GuRi BarwaaQo 😂😂 naa nadhaaF

  • @ikraanbbe2513
    @ikraanbbe25134 жыл бұрын

    😂😂😂😂😂🤣😂🤣😂🤣🤣😂🤣😂🤣😃😂😄😄🤣😄🤣🤣😄😃 walhi dadkaad wax dheer tahy aboowe

  • @amiinsamdon9870
    @amiinsamdon98704 жыл бұрын

    kkkkkkkkk afarta gidaar kotoro banka lagu wadi mayeeeeee😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @faadumoyasiinsamatar6194

    @faadumoyasiinsamatar6194

    4 жыл бұрын

    Kkk

  • @dabaadi
    @dabaadi3 жыл бұрын

    Walaahi tanaaba ruwayad ka daran Marshall Allah qof kii ku arkaba wuuw qosli

  • @cabdiqanilyofficial6631
    @cabdiqanilyofficial66314 жыл бұрын

    Guri barwaaqooy wxn rbaa inan riwayad kula matalee waad arkin wcdarahygee wllo xge ka helaa xfdahabqasbka jogayee plz

  • @tal0maal352

    @tal0maal352

    3 жыл бұрын

    QUNYAR DEGA

  • @iskaciyare1075
    @iskaciyare10754 жыл бұрын

    Shaydanka garaca weeyaan 😂😂😂😂

  • @SAMO-TALIYE
    @SAMO-TALIYE4 жыл бұрын

    Waar ninka ina wadacad iyo maxamed suldaan naf male Ninkaas baan iib saday anigu Walahay adke Waar balaa la jaqayaa naga tag siduu u leeyahay miyaa

  • @ayandeggan8682
    @ayandeggan86824 жыл бұрын

    Guribarwaaaqo ninkazi intu joogO Mar qudha cadhon mayo 😂😂😂😂😂😂😂wlhi

  • @ifraaxalinor3139
    @ifraaxalinor31394 жыл бұрын

    Hhhhhhhhhhhhh qalalaadka qosol leh 🤣🤣🤣🤣🤣

  • @amalmumin9205
    @amalmumin92054 жыл бұрын

    Hhhhhh wlhi waa iga qoslisay

  • @djkhaled3449
    @djkhaled34494 жыл бұрын

    Komantiga u horeeya like ii saara

  • @fadumolibax9627
    @fadumolibax96274 жыл бұрын

    hhhhhh suldaaaaan qosolka meelkasta la joogtaaaaa anigu maaalin baaaan qosol is hayn kari waayay deedna wan is dhirbaaxy markaasan aamusy wlhi wan xasuustay maclin baanu been u sheegynay deedna qosolki is hayn kari waayay 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @Ballo_moha39
    @Ballo_moha394 жыл бұрын

    Ninkaa shaadhka cad mar dambe hakusoo darina meesha

  • @qambiyarre
    @qambiyarre4 жыл бұрын

    Umada reer soomaaliland 1k subscribe

  • @JibriilXCali
    @JibriilXCali4 жыл бұрын

    Hooy fartuun iskaga hadh

  • @khadarxaashi9236
    @khadarxaashi92364 жыл бұрын

    Guriwaqo waxankehel ruwaydihisa

  • @akramofficail2704
    @akramofficail27042 жыл бұрын

    Wr ninkan yare wada qosolka ahi waaxay

  • @madarauchiha2557
    @madarauchiha25574 жыл бұрын

    ZhP Guri BarwaaqO HorAD uZoo gaLIzaY ♥️

  • @abdallemahmed1465
    @abdallemahmed14654 жыл бұрын

    riwayada ilyn idinka qosolki hore ugaso laastay inkaston daawan inta ila midka ah likta taabo

  • @MACQUUL_MEDIA.
    @MACQUUL_MEDIA.4 жыл бұрын

    ALLE DARTIIS 100 QOF SUBSCRIBE IISAARA FANSKA GURI BARWAAQO TV.

  • @ahmedhillaac8017
    @ahmedhillaac80174 жыл бұрын

    Wllhi anaa ugu horreeyo Car ila dhaaf liketa😅

  • @shacaybsucuudi9586
    @shacaybsucuudi95864 жыл бұрын

    Heheheheheh saacadad ku wareejinaysa ciidanka guri barwaaqo heheheeh oofasba kaso uraysa waaawareeeey

  • @mohjic4111
    @mohjic41114 жыл бұрын

    GURI PARWAAQO ✔️⚓️

  • @clrahamanahmed6986
    @clrahamanahmed69864 жыл бұрын

    Guri parwaqo Qof JiraH

  • @munaiskufiln5279
    @munaiskufiln52794 жыл бұрын

    Nusbalodh gorme igu dmbeesey ano maqla qaaxo idin leysey team guri barwaaqo😂😂😂

  • @dhhdjfjf3945
    @dhhdjfjf39454 жыл бұрын

    Hhhhhhhhhh 🤣🤣🤣🤣🤣❣❣❣💚⚽️❤

  • @toozanejr8024
    @toozanejr80244 жыл бұрын

    Asxabta guribarwaaqo taaqeera lake iigu qabta subscerib

  • @mukhtaarmukhtaar804
    @mukhtaarmukhtaar8044 жыл бұрын

    Kan shaadhka cad qosol badanaa

  • @barkhadsuuriya2203
    @barkhadsuuriya22034 жыл бұрын

    waxay qofkan wayne barefadka dhigata hhhhhh

  • @mohamedjama6062

    @mohamedjama6062

    4 жыл бұрын

    Wcbarshadu weynan ma leh zxp.

  • @xanaanyaasin9463
    @xanaanyaasin94634 жыл бұрын

    Qosol iguma hadhin

  • @Ninbiraa
    @Ninbiraa4 жыл бұрын

    Inay farxadu waarto waa Waxa wangsan

  • @adnanabdi5961
    @adnanabdi59614 жыл бұрын

    Bereefad bay tagaysaaye udhakhsada

  • @najiibilyaas2480
    @najiibilyaas24804 жыл бұрын

    Qaladaadkaaban kajeclahay ruwaayadaha

  • @zhaficicadde9073
    @zhaficicadde90734 жыл бұрын

    Team guri barwaqo

  • @farxiyaabdullahdajiya5847
    @farxiyaabdullahdajiya58474 жыл бұрын

    😂😂😂😂😂😂👌👌👌👌✌✌

  • @khadarbile2168
    @khadarbile21683 жыл бұрын

    Kkkkkkkkkk

  • @zakihanadbishaar5377
    @zakihanadbishaar53774 жыл бұрын

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @hamsemahdi8811
    @hamsemahdi88114 жыл бұрын

    0:19-0:23

  • @riizechannel5619
    @riizechannel56194 жыл бұрын

    Hhhhhhhhh berka

  • @adalimpire4128
    @adalimpire41284 жыл бұрын

    Film aykisoo raaxaysteen ay inoso gudbiyan

  • @zuhuuradem3392
    @zuhuuradem33924 жыл бұрын

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @shaafimedia1503
    @shaafimedia15034 жыл бұрын

    Subscribe saar hadaad dhigledahay

  • @ahmedelmi3798
    @ahmedelmi37984 жыл бұрын

    Aaba maamul gobled ku dhawaaqay Hhhhhh😁😁😁😁

  • @diamongirl4455
    @diamongirl44554 жыл бұрын

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @Supr93
    @Supr9311 ай бұрын

    Polite trained

  • @jamaalhasan2892
    @jamaalhasan28924 жыл бұрын

    Iyagaaba markahore xaraabo kardhargay

  • @Barta_shacabka
    @Barta_shacabka4 жыл бұрын

    caawa iga farxi subscribe isaar

  • @xudayfidhoodaan3253
    @xudayfidhoodaan32533 жыл бұрын

    Kkkkkkkk

  • @mozhafieofficial8094
    @mozhafieofficial80944 жыл бұрын

    Gurooow 👌👌👌🤣

  • @khadarxaashi9236
    @khadarxaashi92364 жыл бұрын

    Kotorban lgu wadimayo

  • @barkhadduqay789
    @barkhadduqay7894 жыл бұрын

    Guribarwaaqo farahan kaa taaqay nio

  • @nimcojamacmuse7428
    @nimcojamacmuse74283 жыл бұрын

    kkkkkkk😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @Inna_mohamet
    @Inna_mohamet4 жыл бұрын

    😂😂😂😂😂😂❤❤❤❤

  • @yaziinhaybemohamed6850
    @yaziinhaybemohamed68504 жыл бұрын

    Sheekoyinki gogoska ahaa

  • @asiaa.rashed7908
    @asiaa.rashed79084 жыл бұрын

    Iyagoo fadhiga madow ku fadhiya imisa jeer bay qosleen. Kuwan school jiliinka inay dhigtan bay ahyd intayna wax jilin horteed

  • @abdiraxmnzisou3914

    @abdiraxmnzisou3914

    4 жыл бұрын

    Asia A.rashed 😂😂 o inader burco ma meel lagu barta ka furan

  • @ninbanaandegay7132
    @ninbanaandegay71324 жыл бұрын

    Dadku qosolka miyey iska Keena'yaan waaar waxan oo Qosol ah kala joojiya Niyow

  • @xasanmaxamudyusuf8118
    @xasanmaxamudyusuf81184 жыл бұрын

    Waar gurayoow gabadhasi halkay tagtay

  • @ninbanaandegay7132
    @ninbanaandegay71324 жыл бұрын

    Balo ku degtay 4:27 wax baa ka dhacay

  • @hamsehassan5611
    @hamsehassan56114 жыл бұрын

    Nabiga cayday inta maqashsy like iisaara

Келесі