Qac baa yeedhay Garxajiski Awal oo Donaya Inuu Ka Dhoqeyo Iyo Garxajis oo Habarjecl Iska Laladiyay🤣

Комедия

Tooshka Siyaasadda Jabhaddii Buurta Gacan Libaax Oofwareen Muuse Biixi Iyo Cabdiraxmaan Cirro

Пікірлер: 132

  • @jamaalxuseen4518
    @jamaalxuseen4518Ай бұрын

    Habar awal is not easy

  • @hodanibrahin1569
    @hodanibrahin1569Ай бұрын

    Salaam Alaykuma first one thanks Tooshakoow😂😂😂

  • @cabdicaydiid3320
    @cabdicaydiid3320Ай бұрын

    Nebigu wuxuu yidhi wax khayr ku hadal ama iska aamus. Dhaliyarow wixiinu waa isku dir Alle maryooley ayaan daranaa miyaal jiilba jiilka ka danbeeyaa waa ka sii liitaa.Hadda nimankan dhalinyarad ahi waxay ku hadlayaan fiiriya.

  • @user-nm3fl6ps4v

    @user-nm3fl6ps4v

    Ай бұрын

    Annaga waxa aan ognahay in maxamed yahay rasuulkii ilaahay ashahaadda ayuu ku lammaan yahay islamarkaana waa nabi lkn saaciibow ilaahay mar kaliyana kitaabka kuma odhan nabiga adeeca lkn markasta waxa alke yidhi rasuulka adeeca makuwa ku qadhaabsadaad ahayd nabiga.

  • @Yaasiin1
    @Yaasiin1Ай бұрын

    Wa runti ninkan waa siyasasi wayn garxajis baaska wayska qaatan

  • @Fadumo-qq3yw
    @Fadumo-qq3ywАй бұрын

    Ascwllk Garxaajiska is not easy🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁

  • @yaasir1936
    @yaasir1936Ай бұрын

    Barkhad salebaal galaal , 😂 fududaatay wan ku wataa from Minnesota

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5kАй бұрын

    Waa xikmad waxaan la iloobi kari ayaa jira ama faham ama ha fahmin❤❤❤❤❤❤

  • @sahrainismaacil3286
    @sahrainismaacil3286Ай бұрын

    Masha,Allah waad naga qoslisaa eedo ❤

  • @cabdirisaaqciise4228
    @cabdirisaaqciise4228Ай бұрын

    Nio garxajisku wa ciyaaal fara badan show 😂😂😂

  • @fuaadmuxammeddaahir4028
    @fuaadmuxammeddaahir4028Ай бұрын

    Asc Wllkay mansha allaah mansha allaah alle ha ku dhawro

  • @wizkhaliifa5233
    @wizkhaliifa5233Ай бұрын

    Adkaatay 😂😂😂😂

  • @yaasir1936
    @yaasir1936Ай бұрын

    😂😂😂 garxajisku waa ciyaal faro badan 😂 allah garacoow

  • @FadumoCumarsalebaan-jv4up
    @FadumoCumarsalebaan-jv4upАй бұрын

    Kkkkkkkk Kkkkkkkk hada habrjelo❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @maxamedsiciid8390
    @maxamedsiciid8390Ай бұрын

    Waad iga qoslisay kkkkkk hhhhh

  • @najahmohamed2975
    @najahmohamed2975Ай бұрын

    Habar jeclo warbaa u yaala 😂😂😂😂😂😂😂 wlhy

  • @noradinali
    @noradinaliАй бұрын

    Very fantastic story, waa xaqiiq qaranka is not easy

  • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
    @FaadumoMaxmuud-qu9khАй бұрын

    Alla jabhadaydii alla buurtaydii kulahaa😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅 waar hj looy tolka aan kala qabano

  • @queeneelsheakh5304
    @queeneelsheakh5304Ай бұрын

    😂😂😂 Very intelligent 😂😂😂

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaanoАй бұрын

    Garxajiis wll manoooooli😂😂😂😂😂😂

  • @user-jm6sf8uy4e
    @user-jm6sf8uy4eАй бұрын

    KKKKKKKKKKKKKKK Dhuuso Kulahaaa😂😂

  • @bilkheyrmohamed6304
    @bilkheyrmohamed6304Ай бұрын

    Kkkkkkkkkkk😂

  • @MohamedHassan-nv1gm
    @MohamedHassan-nv1gmАй бұрын

    Legend 🙌🏾

  • @hyusuf2207
    @hyusuf2207Ай бұрын

    Kkkkkkkkkk ❤

  • @clraxmaansoodaan8453
    @clraxmaansoodaan8453Ай бұрын

    Kkkkkkkkkkk. Tooshku waa xaraabaad waa runtii cadawga gudaha iyo wixii lasheego hays moodin garxajisow wayo isku qaate qoorta logali from super.awal

  • @IfrahMaxamed-ui9nr
    @IfrahMaxamed-ui9nrАй бұрын

    Barkhad is back Adakaatay Adakaatay 😂😂😂😂

  • @UbaxMohammed-yl3kz
    @UbaxMohammed-yl3kzАй бұрын

    😂😂😂😂❤❤

  • @Degaliah
    @DegaliahАй бұрын

    Family buur fuule 😂😂😂😂 ala buurti ala buurti alaa jabhadii

  • @GabalahFilfil
    @GabalahFilfilАй бұрын

    Kkk

  • @IlyasGucci
    @IlyasGucciАй бұрын

    Subeerkii yaraa ee fara laga falay😅😅😅qosol iguma hayaan

  • @saynabSr

    @saynabSr

    Ай бұрын

    Waa sidaa awalkii yaraa ee faraha laga gubtay!! kolay waa nin reer u yar oo weliba arab iyo garxajis iyo ayuub oo wadaaddo ah la dhashay oo weliba ayuub oo dul badan oo walaalo jecel soo koriyey, markaa waa in faraha iyo caqligaba lagaga gubtaa, waxaana leenahay cabdiraxmaanow hada waad waynaatay ee walaalahaa ixtiraam oo caawi xagaad wali ciyaartii ugu jirtaa!!

  • @user-sz7sn2rv9r

    @user-sz7sn2rv9r

    Ай бұрын

    waa walaalkoodii yaraa waa yaraankii isaaq Awal sikale haboodin

  • @IsraKhadar-zi8bl
    @IsraKhadar-zi8blАй бұрын

    Kkkkkkkkkkkkkk❤❤❤❤❤❤

  • @The-Black-Star-of-Somaliland
    @The-Black-Star-of-SomalilandАй бұрын

    Subeer yare 😅

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nmАй бұрын

    alla garacasana tooshka siyasada

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5kАй бұрын

    Sharcigu ha sareeyo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @rugtamaansadasoomaalida1521
    @rugtamaansadasoomaalida1521Ай бұрын

    Kkkkkkkkkk kkkk

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5kАй бұрын

    Habar jeclo is not easy❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @saynabhassan2
    @saynabhassan2Ай бұрын

    😂😂😂hj gx awl😂😂

  • @faisalmohamed7125

    @faisalmohamed7125

    18 күн бұрын

    Sadexda dalka waalay weeye 😂

  • @faisalmohamed7125
    @faisalmohamed712518 күн бұрын

    Saldhigaba isaga haystay subeerkuye 😂

  • @mrshabazg6647
    @mrshabazg6647Ай бұрын

    Garxajisow weliba codka waanu idinku darayna ha deg degina 😂

  • @deeqrashiid842
    @deeqrashiid842Ай бұрын

    Garxajisku waa ciyaal faro batay oo bilaa hoggaamiye ah.

  • @prezlionomar9676
    @prezlionomar9676Ай бұрын

    😂😂😂😂😂😂

  • @SaleebaanAxmed-jq9eu
    @SaleebaanAxmed-jq9euАй бұрын

    😂😂😂😂

  • @Qadafi-
    @Qadafi-Ай бұрын

    Shabab iyo Somalialand--musk laga xigtaaa 🤣

  • @AhmedMohamed-cn6hr
    @AhmedMohamed-cn6hrАй бұрын

    Kkkkkkkkkkkkkkk

  • @MUBAARIK__mm
    @MUBAARIK__mmАй бұрын

    😂😂😂

  • @abdicasismaxamed2172
    @abdicasismaxamed2172Ай бұрын

    Hhhh tooshka lajan

  • @nimcoabdi5037
    @nimcoabdi5037Ай бұрын

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @maftuuxmediapro3626
    @maftuuxmediapro3626Ай бұрын

    Kkkkkkkkkkkk

  • @KhadarCabdilaahi-zu1lg
    @KhadarCabdilaahi-zu1lgАй бұрын

    Kaaa. Fadiiiso. Arooooska. Garxejisoooow. Waxa. Fahmaaa. Misaaan idinlaàhaaaa. Waaaa. In. ShaarciGaaa. Lahorkeèenaa ciìdiiilayzay. CiiidaNka qarankaaa. Guuuul zomaliland

  • @captainusopp4395
    @captainusopp4395Ай бұрын

    Gx dhuuso weyne 😂

  • @saynabSr

    @saynabSr

    Ай бұрын

    Reer dhuusa yare nin gaajooday ma dhuuso

  • @user-sz7sn2rv9r

    @user-sz7sn2rv9r

    Ай бұрын

    @@saynabSr gaajadaa ugu dhuuso badan

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5kАй бұрын

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkķkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaanoАй бұрын

    Guuuuuuuul somaliland

  • @samowsamale3490
    @samowsamale3490Ай бұрын

    Muse waa jirjiroole markay doorashadu soo dhowaato ayuu dib isu fireeyaa waa ILAMEEREYSO

  • @user-sz7sn2rv9r

    @user-sz7sn2rv9r

    Ай бұрын

    faqsh baad ka tahay

  • @samowsamale3490

    @samowsamale3490

    Ай бұрын

    @@user-sz7sn2rv9r Heego ayaad tahay oo runtaa ku dhibta

  • @user-kj9xh5cy5k
    @user-kj9xh5cy5kАй бұрын

    Walahi waan qoslay shekada dhusadu waxay u dhiganto ninkiii fahmaya fahmaya adkaatay. Dheh

  • @saynabSr
    @saynabSrАй бұрын

    Garxajisow yaraankiina inay hjlo idinka maslaxdaa waa ceeb ama idinku dirtaa ee wax ka badala sheekada socota oo yaraanka bah habarmagaadle haku ceeboobina eh u dulqaada oo iska maslaxa!!

  • @abdihakimahmedjamanuur8999

    @abdihakimahmedjamanuur8999

    Ай бұрын

    Waa sidaa .guridanbayskeena waa inaynu ilaalinaa .awoowo ayaa inagu amray ilaalinta ayaanle .waa qalad inay la ficiltamaan .

  • @FaadumoMaxmuud-qu9kh

    @FaadumoMaxmuud-qu9kh

    Ай бұрын

    Kama dheerine daa aanu kala maslxanee😅😅

  • @FaadumoMaxmuud-qu9kh

    @FaadumoMaxmuud-qu9kh

    Ай бұрын

    ​@@abdihakimahmedjamanuur8999anaba soomaalilaanbaanu degnaaye daa aanu kala maslaxnee

  • @WarsameMohamud-z7b
    @WarsameMohamud-z7bАй бұрын

    😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @WarsameMohamud-z7b
    @WarsameMohamud-z7bАй бұрын

    😢😢😢😢😢😢😢😢 0:46

  • @xamsemaxamed4605
    @xamsemaxamed4605Ай бұрын

    kkkkkkkkkkk

  • @AhmedAbdo-gs4tw
    @AhmedAbdo-gs4twАй бұрын

    Ya usheqa

  • @adangudhane336
    @adangudhane336Ай бұрын

    Walaahi Jarxajis. Lama barane Kabaha baydin ka ordi doontaan

  • @saynabSr

    @saynabSr

    Ай бұрын

    Sidiinii isa soo urursada fulayiin garxajis waa laandheereh keligii hawshiisa qabsankara eh tooshaka siyaasada ayaa idinku filan gobanimada iyo kalsoonida garxajis,,

  • @FawziAhmed-qj3sm

    @FawziAhmed-qj3sm

    Ай бұрын

    Sowtan naafto laguugu maydhay

  • @saynabSr

    @saynabSr

    Ай бұрын

    @@FawziAhmed-qj3sm raganimo aad u dhalatay ma maydhanto mana gubato, waayo garxajis hadii sida ilahay u abuuray laga badali karayo waa ilayku dayey ma seh dhicin waayo abuuri waa halmar,

  • @FaadumoMaxmuud-qu9kh

    @FaadumoMaxmuud-qu9kh

    Ай бұрын

    Jaajuusbaanu kunaqaan waxkale maya

  • @saynabSr

    @saynabSr

    Ай бұрын

    ​@@FaadumoMaxmuud-qu9khoo horta garxajis ma taqaa ayaa ka horaysa inaad jawaabto waayo waxaad taqaan sacadyoonis iyo reer xuseenka burco deganeh!!! dee reerka garxajis labadaa reer ma aha

  • @user-ou4xj6gj3e
    @user-ou4xj6gj3eАй бұрын

    Hhhhhhhj😂😂😂😂😂

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaanoАй бұрын

    Usheeg waxy kuwaashan muuse kadhaca

  • @sayidcaliahmedyusuf8920
    @sayidcaliahmedyusuf8920Ай бұрын

    Hadaad dhayalsataana waa jaanis isku cadeyna hadaad qaadataana muusaa wax wada ayaa la odhanayaa oo ay ku sii adkaanaysaa.

  • @cabdimahadcabdilaahi2172
    @cabdimahadcabdilaahi2172Ай бұрын

    Adaa dhuwsa weyn wa adiga

  • @princesshawd6859
    @princesshawd6859Ай бұрын

    Gubabada waxad racisa magta iska bixiya mesha rag ba lagu layay

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280Ай бұрын

    ALA BUURTAYDII KKK

  • @cabdifataax3739
    @cabdifataax3739Ай бұрын

    Sanadkii dhuuso weyne

  • @user-kj9xh5cy5k
    @user-kj9xh5cy5kАй бұрын

    Hhh walahi ninkani wuxu. Soo. Dhigaa. Arimo mug. Culus

  • @mahamedsaed2446
    @mahamedsaed2446Ай бұрын

    Magtii askarta dhiiba nasfto

  • @Abdiqani56Siciid56
    @Abdiqani56Siciid56Ай бұрын

    Kkkkkkk kkkkkkk kkkkkkk

  • @user-ic8ml1gz4h
    @user-ic8ml1gz4hАй бұрын

    Sanadkii dhuusawayne

  • @kamalyusuf6211
    @kamalyusuf6211Ай бұрын

    Dhusoowayne

  • @saynabSr

    @saynabSr

    Ай бұрын

    Dhuusayare adiguna, qof dhuusaweyni waa qof wax cunay oon gaajo macaluulin, reer calool qalalan duusadu idinka afkay idinka soo baxdaa deedna afkiinaa ura

  • @user-sz7sn2rv9r

    @user-sz7sn2rv9r

    Ай бұрын

    @@saynabSr Ma dhuusaad ku faantay qof gaajaysan baa dhuusa oo qabsimadu xidhmaan oo saxaradu ku dhegtaa oo markay dhuuso ka timaado ku nefisa qofka gaajaysan dhuusadaa ku badata ka dhergayna xaarka

  • @user-sz7sn2rv9r

    @user-sz7sn2rv9r

    Ай бұрын

    qof gajaaysan baa ruusa markuu xaarku ku dhego neeftuu ku nefisaa

  • @JamiIIRC
    @JamiIIRCАй бұрын

    😢😢😢😢🎉🎉🎉yhhh

  • @axamedmaxamed3615
    @axamedmaxamed3615Ай бұрын

    NAac naac naac

  • @mahamedsaed2446
    @mahamedsaed2446Ай бұрын

    Habarti sheeko xun buu noqday doqonki siyaasada

  • @OsmanFaisal-mu6sz
    @OsmanFaisal-mu6szАй бұрын

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @AbdirahmanMaxamed1
    @AbdirahmanMaxamed1Ай бұрын

    Dal Bad Baadiye ciro Guul i.a❤❤❤

  • @abdihakimahmedjamanuur8999

    @abdihakimahmedjamanuur8999

    Ай бұрын

    😂😂😂😂😂😂.ma ninka buurta 2 jeer fuulay .ee ciidanka laayay .miyaa dal badbaadiye kuu ah .????.hadaba anigoo habarjeclo ah baa kuleh waan dal dumiye .qabyaaladiiste .ciyaalka siidhiga u afuufay ee ku yidhi xabada isudhiga 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @bilana289

    @bilana289

    Ай бұрын

    @@abdihakimahmedjamanuur8999 Codka iyo taageerada aad bixinaysid adiga xor u ah

  • @AbdirahmanMaxamed1

    @AbdirahmanMaxamed1

    Ай бұрын

    Inay ragaasi buurta galaan cabdirxmaan maleh ee waxleh sababta 1aad muuse dorashadii intuu 2sano ku kordhistay yadoonay xaaladi jirin Hadana markii 2 sano laga yeelay Hdana isku dayay inuu dalka dagaal sokeeye galiyo si uu Doorashadu u dhicin ee isagoo laascaanood qabsan kara intaan lysugu habar wacn cidankii god ku uruuriyay dorshadana isidhi kaga dhuumo. Taasany raga buurta sarty markay arkeen inuuna dagaal saxa qaadayn ee ayty wixiisu Doorasho ka dhuumaalaysi. Markuu ciidankii qarnka god ku jiree 8bilood dagaalana uu u diiday iny galaan ee uu yidhi isdifaaca un sow niyad jabimayaan oo daalimaayaan. Suu Idnkana dabka idnku shubay isna dagmadiisii gobol ka dhigty. Markaasu waxaan Somaliland ka dhicn wali oo ah ciidankii qaranka oo jira in lasameeyo maleeshiyo beeleed uu sameeyay si uu beesha H.j doorashada uga mashquuliyo ileen labdii siyaasi ee ugu tunka weynee waa xisbiga rajada shacbka ayay dhisayaane xirsi iyo Moxamuud xaashi. Anigu wadani isku qabiil manihin ninkii an isku qabiilka ahyn tartanka wuu ku jiraa lkn somaliland ayaan jeclay ninka wax utarya iyo ka kalana way kala cadyihii manta. Tujaartii iyo Dhalinyaradii Dalkuna ku dhawaad 7sano ay dibad joog ka yihiin dalka qaar ay xabsiyada ku jiraan hantidii dadkana cunay makaasa somaliland u fiican markaa

  • @user-sz7sn2rv9r

    @user-sz7sn2rv9r

    Ай бұрын

    inaad faqshtihiin walee afka faqashtaa ku hadashaan iyagaa yidhaahda dal bad baadiye yamaahiir kkkkkkk

  • @user-sz7sn2rv9r

    @user-sz7sn2rv9r

    Ай бұрын

    Maciro caanyaa wax bad baadiyay madaxwaynaba muu noqone muxuu badbaadiyay isagoo gudoomiye ah buu ciidankii layaayee waar waa cilaaj meelahaa ku gama isagaa ubaahan wax bad baadiya

  • @matanxasan773
    @matanxasan773Ай бұрын

    Kulahaa kafadhiis aroosk

  • @abdiiidaani1040
    @abdiiidaani1040Ай бұрын

    MUUSE SHAANI HA ISKA QAYLIYO YAA UJOOJINAAYA

  • @user-sz7sn2rv9r

    @user-sz7sn2rv9r

    Ай бұрын

    Shaani waa sharaab macaan muusana maqayliyo

  • @abdiqadirnuh9912
    @abdiqadirnuh9912Ай бұрын

    KKK

  • @cabdiraxmanmuxumed-sr1yf
    @cabdiraxmanmuxumed-sr1yfАй бұрын

    Ciro cirka iyo dhulkaa ogol miyey liqi oromadu

  • @MohamedHassan-nv1gm

    @MohamedHassan-nv1gm

    Ай бұрын

    Qoladan Uu Sheegayo Miyaad tahay tooshku Ee Naaftada Lagu Furay mise Tuunbo Raacbaad Tahay Naga Dhex Bax waryaa

  • @afnancumer8907

    @afnancumer8907

    Ай бұрын

    Uf ciro dhuuso wayne ma rabno😅

  • @saynabSr

    @saynabSr

    Ай бұрын

    ​@@afnancumer8907dawaco waalan maxaa uf ah waa waxaad gaadhiweydayeh

  • @user-sz7sn2rv9r

    @user-sz7sn2rv9r

    Ай бұрын

    intaanad cid wax ka sheegin magacaadan aad is daba dhidtay sida laabigii dheeraa ee itoobiya muqdisho gelaayay lamoodo hagaaji ilaabeer bilaa nooli

  • @mohamedmohamud9691
    @mohamedmohamud9691Ай бұрын

    You are talking shit!!!

  • @elbaa7bash262
    @elbaa7bash262Ай бұрын

    Garxaajiska is not easy 🦁🦁🦁🦁

  • @IlyasAden-vj6ry
    @IlyasAden-vj6ryАй бұрын

    😂😂😂😂

  • @WarsameMohamud-z7b
    @WarsameMohamud-z7bАй бұрын

    😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @guryosamotv
    @guryosamotvАй бұрын

    😂

  • @ayanmohamed6297
    @ayanmohamed6297Ай бұрын

    😂😂😂😂😂

  • @hodanabdi6395
    @hodanabdi6395Ай бұрын

    😂😂😂😂😂

  • @user-fz8ds2vz3n
    @user-fz8ds2vz3nАй бұрын

    😂

  • @zakirboss143
    @zakirboss143Ай бұрын

    😂😂😂😂😂

Келесі