Qabyaalad aye kula dhaqmeen gabar reer jargeysa lkn jwb kulul ayee la kulmeen calafdoon

Пікірлер: 8

  • @lutfi9892
    @lutfi989213 күн бұрын

    Ethiopia wey joogaan koonfur kuwaa usheeg

  • @XuseenMuxumedOdowaa
    @XuseenMuxumedOdowaa12 күн бұрын

    Gabadhanimo dad badan ayey fikir dhaanta Maansha allah

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano13 күн бұрын

    Geeeeeeeesi isaaq nimo noolow wll geeeesi reer somaliland❤❤❤❤❤

  • @XuseenMuxumedOdowaa
    @XuseenMuxumedOdowaa12 күн бұрын

    Runt waaye

  • @abdifarah5875
    @abdifarah587513 күн бұрын

    Habo I’m from galmudug ninkan he is worried wana. Yamani iyo Tanzanian mana rabyo in laga tarxiilo somalia ama s/land habo guul Kuna adkayso qadiyadada kamana xuma somalida nasabka ah sida puntland , galmudug oo an kaso jeedo balse waxa ceeb ah in nasabka qofka lacayo ama taariiq anan jirin layska sheego sheekadana yeysan Halka inla gaarin dad anaga ya iskugu xigna😂 habo kuwaso kale hala Sui qadin in the future

  • @cartancartan8452
    @cartancartan845213 күн бұрын

    Kalma da leeilaha ilaalah Beentbaad ka sheegatahy qaadadweyn munqfiqiinbaad tihiin Daacadnimo idinka dheer mu maamaradiina dadkii aad ku dhmayseen illahy ba naga kiin badbadiyay Walhi walhi waanigaa dhareetee gaalka axmaaarka ba nooga kiin dhow Diinta kusoo gabanysaaa dugaag baad tihin Waxad tihiin garanmayno 40 sanno is xasuuqayseen gaalo iyo madow iyo caadnba isko kaaxaysteen Illahy umada hadinka qabto Caqligii mee

  • @cartancartan8452
    @cartancartan845213 күн бұрын

    Kan waa duli shishaaha aad leedahy aan fooganyo Sow kan xalane kuu fadhiigaaayee Kugu dhax dhalaldlayaa Sowdigaan Ethiopia ki meel walba soma kasoo galay ee joooga Maanoogaa aana ciidan Ethiopia joogin mid keenyti joogin mid kle oo caadan ihi joogin baad leedahy Shisheeyee marbo Futaduu kaa jira iska saaar adigu neefyow

Келесі