QABIIR TURKI AH OO XOG XASAASI AH KA BIXIYAY DIYAARADII MADAXWEYNAHA IIRAAN

Ойын-сауық

QABIIR TURKI AH OO XOG XASAASI AH KA BIXIYAY DIYAARADII MADAXWEYNAHA IIRAAN

Пікірлер: 98

  • @munadeg-aware1022
    @munadeg-aware102229 күн бұрын

    Yahudu iskasta oo ay yeesho guuldaro ayaa Allah swt garabka u sudhay 🇵🇸🇵🇸🇵🇸

  • @cabdirisaaqmaxamuudkilaas317
    @cabdirisaaqmaxamuudkilaas31729 күн бұрын

    1,Noor Weey 2, Isbayn 3, Eerlaan ❤❤❤ Cadda Cas Haloo Furo

  • @MahadMohamed-jf4qw

    @MahadMohamed-jf4qw

    29 күн бұрын

    Illaahayoow ugar gaar wadanka falastiin haloo duceeyo falastiin aad iyo aad ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🇦🇪🇦🇪🇦🇪🇦🇪🇦🇪🇦🇪🇦🇪🇦🇪🇦🇪🇦🇪🇦🇪🇦🇪🇦🇪🇦🇪🌹🥀🌺🌻🌼🌷🪻🪻⚘️🪷🌱🌱🪴🪴🌲🍁🍀☘️🌿🌾🌴🌬hadaan lahaan lahaa qalabka dagaalka waan caawin lahaa falastiin laakiin allaa ujira Alloow lajir ❤❤aamiin aamiin aa miin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin allaahu akbar 🕌🕋✨️🎈🧨🎊🎀🟨🟩🟦🟪🟫⬜️⬛◼️🔳🔲🔘💠🔻🔺️🔹️💓💞💕💟❣️❤️‍🔥❤️‍🩹❤️🩷🧡🩶🖤🤎💜🩵🩵💙💚💯💛🤍💢💦🤏🤌👌🫸🤙🤘👎🫵🫳✌️🤏✊️💘💌

  • @Cabdiraxman-cd7ff

    @Cabdiraxman-cd7ff

    29 күн бұрын

    Palestine 🇵🇸 guul insha Alaah

  • @user-yu4kd5yu1o
    @user-yu4kd5yu1o29 күн бұрын

    Waa.dawlad.argagoxiso.ah.ooxaaraan.ah.israel.hororka.bariga.dhexe❤❤❤❤❤

  • @MaxamuudWarsame-ok3zi

    @MaxamuudWarsame-ok3zi

    26 күн бұрын

    ❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-iw4ri7ur8e
    @user-iw4ri7ur8e29 күн бұрын

    Allaha ha lajiro falastiin iyo xamaas iyo dhamaan inta taageersan shacabka falastiin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin

  • @moudankhaireh4015

    @moudankhaireh4015

    29 күн бұрын

    Aamiin

  • @Maftuuxmahdi
    @Maftuuxmahdi29 күн бұрын

    Ku sali Nabigena is the best person ever the most knowledgeable, and the most shine all created prophet muhammad ( صل الله عليه وسلم)❤🕋😫

  • @AdeeroSheekh
    @AdeeroSheekh29 күн бұрын

    Guulguul falastiin full islaamka Norway isbayn erlayn ee halmar ah aqoonsaday falastiin dawladnimadooda alaahu akbar

  • @fartun9503
    @fartun950329 күн бұрын

    Masha Allah ❤

  • @fartun9503
    @fartun950329 күн бұрын

    welcome Brother 👍

  • @Cabdiraxman-cd7ff
    @Cabdiraxman-cd7ff29 күн бұрын

    Alaaha jabiyo yahuuda gaalada arxanka daran. Guuul walalehen reer Palestine 🇵🇸 ♥️

  • @alimohamed6918
    @alimohamed691829 күн бұрын

    Guuuuuuuuuul Falastiiin

  • @fartun9503
    @fartun950329 күн бұрын

    Guul walalaheen insha Allah ❤

  • @Abo_bilal511
    @Abo_bilal51128 күн бұрын

    🇵🇸🇸🇴👍♥️♥️🇹🇷nice

  • @guledhussein4931
    @guledhussein493129 күн бұрын

    Keep going Rer falsaten and Gaza inshallah wcn Gaza mest win ❤

  • @user-qf6ng3ej2r
    @user-qf6ng3ej2r29 күн бұрын

    Alhua akbar ❤❤❤❤❤

  • @MohamedSamow-zg3on
    @MohamedSamow-zg3on28 күн бұрын

    Mashaalah.alahaa akubar 3 dowlado ku dwaaqt

  • @bulohus8548
    @bulohus854829 күн бұрын

    Yaa , go’doomin siyaasadeed ku jira ? Yuhuud iyo Wadamadaas ? Cadaaladu Ha Sarayso, Tii ‘Allaah Ayaa Sarayn - Doonta, Bi’idmi Allaah ❤ ❤❤)

  • @asiliborle6342
    @asiliborle634229 күн бұрын

    nowaye and spian ireli ❤❤

  • @khadiijacabdiraxman1308
    @khadiijacabdiraxman130829 күн бұрын

    Mashaa Allah alxamdulilaah waa war farxadle guul falastiin

  • @jamaaden636
    @jamaaden63629 күн бұрын

    Khabiir ayaa ah sax ee qabiir waa khalad😊

  • @user-mt9nk2rk4e
    @user-mt9nk2rk4e29 күн бұрын

    Allaahu akbar xaqaaguulaysanaya iyo xamaas falastiin isha laahhah

  • @user-sp5qt1jk1v
    @user-sp5qt1jk1v29 күн бұрын

    Qabirka turkika wa afkii réer galbeedka sidii wuxuu dooniya dowladii arabta suniyinta ey réer galbeedka u nikinicey

  • @rodaali169
    @rodaali16929 күн бұрын

    Asc walal hor u soco waan ku dhagaystaa

  • @qaalielmi4479
    @qaalielmi447929 күн бұрын

    Waxaan la yaabanahay taageeraya indha la aanta ah ee dawlada maraykanka ay israaiil u fidinayso Mar walba ‘ Ilaahow xaqa u hiili

  • @laylosiyaad-qm8uj
    @laylosiyaad-qm8uj29 күн бұрын

    bismillah asc yaahuu yaahuu maxey dad cunaqaba teeysaa ayadaaba hada cunaqabateyn rasmiya kujirta waxa kuuyeeree Israel dal hebal safiirkeedey uyeeratay marka yey udarantahay dalalki celiqaadka lalaheyd marka midwalba weerarto oo safiirkeega uga yeerato ayagaaba gacantoda isku saaray cunaqabateyn wiliba waali ah alla ninkan wijigiisa waanecbahay ok sikastey ahaataba iran idinhoos imaamee illahow iran cadawgeda burburi oo ciidagali illahow iran gacanteda kor uqaad illahow jiritaanka iran badbaadi illahow aamiin

  • @siyaad5608
    @siyaad560829 күн бұрын

    Alle uma naxariisto yuhuuda

  • @qaalielmi4479
    @qaalielmi447929 күн бұрын

    Ilaaheey Waxaan ka baryayaynaa in falastiin xorowdo oo xaqooda helaan

  • @user-mg4qu9pb1n
    @user-mg4qu9pb1n29 күн бұрын

    Allahayow guul degdeg ah sii reer Falastiin jihaadka way ku samreene. Aamiin Aamiin Aamiin. Yaa Allaah.

  • @husseinaden7560
    @husseinaden756029 күн бұрын

    Ilaahay baa garanayo xalka ee Ilaahay ha u gar gaaro walaalaheen falastiin

  • @ZAHRA-pl3ch
    @ZAHRA-pl3ch29 күн бұрын

    ❤💯

  • @qaalielmi4479
    @qaalielmi447929 күн бұрын

    Waaw ilaahoow falastiin u gargaar

  • @Bashiradanbarre2024
    @Bashiradanbarre202429 күн бұрын

    Khabiirka turkiga ah qodobada aadka ubadan u shegey waa arimo run ah aadna muhiim u ah

  • @ashaabdi6714
    @ashaabdi671429 күн бұрын

    Marekan iyo Israel waa argagaxiso 😡 mahadsanidin Norge Irland iyo Spanien ❤

  • @MustafeHassan-lg9ie
    @MustafeHassan-lg9ie29 күн бұрын

    Wararkaaga aad ayaan ugu xidhanay lkn xayaysiiska ayaan necebay aniga oo og in danta kanaalku kunirto nagasoogabi ama habeenbaqaybsidaaa

  • @jamaaden636
    @jamaaden63629 күн бұрын

    Af somaligaan waa khaldan yahay khabiir Turki ah

  • @AbdimajidMuhumed
    @AbdimajidMuhumed29 күн бұрын

    Haa soo wada wararka cusub

  • @khaliifabdi8139
    @khaliifabdi813929 күн бұрын

    Guul falastin

  • @AdanMohamedOmar-hq7nq
    @AdanMohamedOmar-hq7nq29 күн бұрын

    Waa war weyn oo soo kordhay

  • @user-fh3vm4fm8u
    @user-fh3vm4fm8u29 күн бұрын

    Illaahoow hoog iyo hallaag.kurid illaahoow shirqoolka ay maleegayaan iyo mid.kaxunba kurid daalmiinta Sharkoodana waxaad doonto.kaga kaafi

  • @user-pd7fk4lo6w
    @user-pd7fk4lo6w29 күн бұрын

    Mash Allha wan kufarxay wlhi dadka dolman Aqonsigo ga falastininta

  • @baastoowali5038
    @baastoowali503829 күн бұрын

    The firist person

  • @qaalielmi4479
    @qaalielmi447929 күн бұрын

    Carab caaqiba ma lahudin dheh Waa dawladahoida shacabka maahan

  • @qaalielmi4479
    @qaalielmi447929 күн бұрын

    Israaiil iyo maraykanka Waa mataano

  • @user-pu9nm3rm4q
    @user-pu9nm3rm4q29 күн бұрын

    Asc.waa war farxadle aqoonsiga dawlada flstiin

  • @bulohus8548
    @bulohus854829 күн бұрын

    Subxaana Allaah maakikul qudduus❤ Yuhuudu !! ileyn waa Dadka Dunida - ugu Xun ! ugu Madax adag !! ugu - Naxiista Daran !! ugu Qalbiga Qalalan ! ugu ibnu‘Aadminimada ! Xun oo - Dugaagta !! Dhaqan keeda Leh !!! 🐖

  • @Shucayb.Sh.maxamed
    @Shucayb.Sh.maxamed29 күн бұрын

    Maraykan Ceb Ayuu Dhaxfadhiyaa Xutiyiintibana Ka Adkaday Obadacas Iyo Carabtaba Markabkii Aylahay Waa Burburiye Wayla Boqday

  • @ijabohussein8046
    @ijabohussein804629 күн бұрын

    Argagaxiso kaliya ee aduunka iyo shacabka kunool aduunka argagixisnimo ku hayo 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @Daganhajji2022
    @Daganhajji202229 күн бұрын

    Qoraaga waa mid yuhuud la shaah cabay

  • @axmedsixteen8509
    @axmedsixteen850929 күн бұрын

    Qoraaga turkigu waa nin qabiir ku ah waxyaabaha u wanaagsan dawlanimada lkn sheekada wuxuu ku haftay markuu yiri iraan waa ineey joojisaa taageerada ururada argigixada taasnina waxaan u arkaa inuu yahay qoraaguu mid aan islaam aheyn ama cimlaani ah

  • @Axmed-jf8fu
    @Axmed-jf8fu29 күн бұрын

    Nahaal mahee ibliis keena baqtigooda ayay guran doonaan falastiin alle Wayne ayaa idin garab taagan guusha wax yar ayaa idinka dhiman samra guusha Allah idinkii waa dhawdahay yahuuda yurub kama sokayn doonaan

  • @user-zq7nb9oz9i
    @user-zq7nb9oz9i29 күн бұрын

    ASC ASXBTA MELKASTA OO AD JOGTAN ILA SODHAWEYA SUXUFIGENA WEYEN RUGCADAGA AH MOWLID WAA ANIGA OO AH BATALALE BODHARI BARBARA

  • @user-fh3vm4fm8u
    @user-fh3vm4fm8u29 күн бұрын

    Alraxmmaan alraxiim yaarbi carshil.cadiim wayninimaddaaddan kidhaartee..waxay daalimiintu.shirqoolada ay hoos iku yidhaahdee iyo kuwa aymjiyeenba calimmul.qaayb adigaa.ah madluimiinta innaad uhiilinayso nasriga iyo guushan iyagu aylleeyihiin shaki igagama.jiro xasbuna.llaahi.wan.nicma wakiil.

  • @dabaradenmedia
    @dabaradenmedia29 күн бұрын

    Ilahay ka saro dhibka walalehen falastin waxay xaq uu leyihin inaay helaan dowlad dhab ah oo laa aqoonsanyahay

  • @omarsharif015
    @omarsharif01529 күн бұрын

    Calmaani turki ah yaa ku jira warkiisa. israil iyo america dhibka ay ku hayaan muslimiinta allah ha ka qabto. falasdhiin allah guul ha siiyo.

  • @dahirsmohamed5002
    @dahirsmohamed500229 күн бұрын

    3 Dal oo Yurup ah ayaa qaatay Goan xaqa ah oo in dadka Falastine eey u qansadeyn dal xor ah waxana fili in dawlade kale oo Calamka tilaabdas oo kale qaadi doonan.

  • @user-ti3rg7gi6x
    @user-ti3rg7gi6x29 күн бұрын

    Sadeduba waa somaliya okale awood ahaan

  • @OmarOmar-mi9dt
    @OmarOmar-mi9dt29 күн бұрын

    Asc

  • @mohamedguleid5330
    @mohamedguleid533028 күн бұрын

    Yuhuud alle haku salido mid dunida korkeeda ku cadaaba sida geesigii hitler iyo fircoon oo kale

  • @user-ui8gd7gb1c
    @user-ui8gd7gb1c29 күн бұрын

    Guul allha garsiiyo inay helaan dilkii loogaystay inay badhitaan kugulaystaan allha lakulmiyo aynku cadaaro marykanka iyo israil

  • @abdullahisharif5153
    @abdullahisharif515329 күн бұрын

    Silka hoyada u sheg dheh midka turkiga ah

  • @abdirahmanaahmed2718
    @abdirahmanaahmed271829 күн бұрын

    Asc asxaabta sharafta leh ci

  • @SamsamSacid
    @SamsamSacid29 күн бұрын

    😅😅

  • @muxumedamir
    @muxumedamir29 күн бұрын

    Israaiil waa argagixiso xasuuqaysa reer falastin iyo dhaman dulan kuah islmka caalamka oodhan

  • @cabdi.maxamedcumar
    @cabdi.maxamedcumar29 күн бұрын

    Qomiyadii carabta waxay Ku jiraan ashuun cebey tacaal isben erlandi and norwey war koodo wuu cad yahay

  • @Mooyaan
    @Mooyaan29 күн бұрын

    Ninkan warka soo tabiya. Suaal ayaan weydiin lahaa. Sxbaw horta maxad hadalada yuhuuda Noogu sheegtaa adoo buun buuniya Ma yuhuuda ka baqaysa inay youtube ka xidho. Niyaw yuhuud jabjooda nooga sheeg Warkaasaan ku farxaynaa

  • @ardonoorwardhere8913
    @ardonoorwardhere891329 күн бұрын

    Jawaabtooda yaa u baahan gumeystayaasha cidi kama atgagisaysans kuwa ku dhawaad afartan kun oo cariir u badan xasuuqay hadana inay kuligood mariyan u socoda

  • @mohamedguleid5330
    @mohamedguleid533028 күн бұрын

    Diyaaradaa burburtay ee iiraan kama danbayn labada argagixiso nacaldi alle ku dhacday cid aan ahayn oo kala ah maraykan iyo israa,iil way shar mooyee labadaa Laguma oga wax khayr iyo wanaag ah

  • @abdimusefidow615
    @abdimusefidow61529 күн бұрын

    Diyaarada waxaa kadambeeyay cidii damisay

  • @Shucayb.Sh.maxamed
    @Shucayb.Sh.maxamed29 күн бұрын

    Maxamuud Cabaas Waa Nacas Hakubiro Xamaas Hana Isxoreyan Adunkan Casriga Ah Lagu Dulgumaysan Maye

  • @MaxamadAxmadqaasim

    @MaxamadAxmadqaasim

    29 күн бұрын

    Waa adoon kamid ah adoomada amarika😂😂

  • @munadeg-aware1022

    @munadeg-aware1022

    29 күн бұрын

    Bari hore ayuu gacan galay odaygu

  • @user-pu9nm3rm4q
    @user-pu9nm3rm4q29 күн бұрын

    Asc.HBN.waxaad Noosoo gudbisaan tirada gaadiidka Yuhuuda Laga gubey intii uu dagaalkani socday

  • @user-hx5hz1ce7n
    @user-hx5hz1ce7n29 күн бұрын

    Kaan Qorah mahan

  • @qaalielmi4479
    @qaalielmi447929 күн бұрын

    Sucuudiga iyo Jordan inay ka hadlaanba maahan arinta falastiin iyaga ayaa dhulka la jaray

  • @laangasgaming5577
    @laangasgaming557729 күн бұрын

    🇦🇪🇦🇪🇦🇪🇦🇪🇦🇪💖💓😍

  • @abdigaiye715
    @abdigaiye71529 күн бұрын

    Xaqa Israel ee isdifaaca ma in dadkale dowladooda ladiido lana laayo miyaa

  • @garaadxaashi
    @garaadxaashi29 күн бұрын

    khabiirku waa asxaabtii reer galbeedka dronta turkigu xamaas baa u baahan xamas ama xisbulah?

  • @hanadhanad9579
    @hanadhanad957929 күн бұрын

    Munaafaq khaain ayd thy jamhuuriyada islaamka ee iiraan miyaad ka xunthy jamhuriyada islaamka iiraan

  • @dahirnurjama4293
    @dahirnurjama429329 күн бұрын

    Qabiirka Feker ahaan,meelo Badan waa Ku sax.

  • @Abdinoor51
    @Abdinoor5129 күн бұрын

    Waxba matarayo aqoosi dalkoodii ayaa weerar lagu yahay waxay u baahan yihiin is garabtaag dhab ah

  • @MaxamedfarxaanMaxamed
    @MaxamedfarxaanMaxamed29 күн бұрын

    War xayesinta is ka saxaa wa maxay digsigu waa qalaad drugs waa fahmay Lakin digsi kkkkkkk

  • @moudankhaireh4015
    @moudankhaireh401529 күн бұрын

    Free Palestine ❤❤❤

  • @Ahmed-wk2ct
    @Ahmed-wk2ct29 күн бұрын

    Maraykan mala arkidona isago udodaya xuququlinsan dimuqradiyad iyo cadalado lais,hortago? !!! dagalka qaza waxakuburburay qiyamkii maraykanka okaliya utagnayd ilalinta israiil

  • @Ahmed-wk2ct
    @Ahmed-wk2ct29 күн бұрын

    Nin adunkajogow maxa aragtikulaban mamulka israil dhowanlayaglelay falastingumaysta Edunidakalabar anayaqonsanaynba yawuxu uhanjabaya manta abayashis dalalyuruba safiranakasoqadanaya waliba godonsiyasaded uguhanjabaya taswaxayuhilinaysa rerfalastiin shacabka yurubna hanjabadasi sualbaygalinaysa hada inta tagersanayd gumaystaha

  • @kafiadek5396
    @kafiadek539629 күн бұрын

    United State of Israel 🤡

  • @user-fi9iu3pk4f
    @user-fi9iu3pk4f29 күн бұрын

    Gaal gaap dhalay Walee naar ayaad Gali doontaa aduunkana ciil ayaad ku noolaan doontaa

Келесі