No video

PROGRAMMA ANSHAX DARO KII UGU XUMA STOP RIDWAAN ISAAK NAAGTAN SHEIKH UMAL HA TUGTO

Пікірлер: 37

  • @ruumichannel
    @ruumichannel2 ай бұрын

    ASXABTA CHANNELKA SUBSCRIBE LIKE NO NO SARA SHARE GAREYA

  • @user-cv8th6vc6u
    @user-cv8th6vc6u2 ай бұрын

    Xishoodka ilahy nagamaqaado subxanallh

  • @luulmohamud
    @luulmohamud2 ай бұрын

    Ruumi cadey waxa suaal ah ma is weydiisay ninkaa ay ka dheekeyneyso waxz an ka qsbankarno ma waalidkiu labadoodan nahayf ma dhaqtar ban nahay ma maxkamafn Ban nahay oo ifur intey tiri buu diidauoo wey dacweyneys.aa ibtaba waa maya fitnadii wry badatay allow qaastimada noo suubi na sug absolutetly xbbti waa runtaa ❤❤❤

  • @user-ex4ki5hx7n
    @user-ex4ki5hx7n2 ай бұрын

    Ninkaan ridwan waa dayuus unadda allaha ka qabto anigu maba dhagaysan karo anshax xumada uu ninkaan baafinaaro hala dacweeyo inkaan

  • @shukricaday3121
    @shukricaday31212 ай бұрын

    subxanalah xishod la, anta intaa le eg

  • @user-xr2qb7jm1v
    @user-xr2qb7jm1v2 ай бұрын

    illahey ceetan ha asturo subxanallah

  • @mohamadjamaboodle-qu1cn
    @mohamadjamaboodle-qu1cn2 ай бұрын

    RIWAAN KADAROOW BUU NOQDEY . ALLOW RAGANIMADA HANNAGA QAADIN AMEEN YAH RABBI ☝️SCW ❤SCW ❤

  • @SalmoDaahir-hr6zh
    @SalmoDaahir-hr6zh2 ай бұрын

    Ayada iyo ninka wareysiga ka qaadayo waa Isla mid

  • @alhamdulillaah99
    @alhamdulillaah992 ай бұрын

    Waa xumaan faafin u jeedededu. Iyada waxa ka dhaqan xun kan bulshada u sogudbinayo. Waxa ku filayd in uu dhaho uu xasuusiyo in uu gogasha in laga sheekeyo allaha mamnucay ee maha in uu xumanta sogudbiyo. Waxa rabaan yar yarka sokacayo in ayfasaadiyaan been iyo xumanta ay sogalinayan. Allaha shartoda yar yarka ka qabto.

  • @fossa4775
    @fossa47752 ай бұрын

    Ya Rabbi ilahay hana asturo

  • @farhiyafarah5659
    @farhiyafarah56592 ай бұрын

    Waa shadaadiin ma dhegeesan anugu

  • @nastacdy1843
    @nastacdy18432 ай бұрын

    Wlhi waxa jogna adun xishod ka laga tage

  • @FardowsoMuise
    @FardowsoMuise2 ай бұрын

    Kkk

  • @amaalahmed9734
    @amaalahmed97342 ай бұрын

    Xishoodkii waa dhamaaday 🥹🥹🥹

  • @fardowsohussin1941
    @fardowsohussin19412 ай бұрын

    Sax weeye

  • @ekramabdirahman3746
    @ekramabdirahman37462 ай бұрын

    Ridwaan waxaan uga bartay inuu sheekooyin been ah oo la soo sameeyay uu soo gudbiyo dad aan xishood lahayn oo wajiba ka lahayn binaadanka kale ayuu keenaa.

  • @AlmaasUmualmaas
    @AlmaasUmualmaas2 ай бұрын

    Walaahi 2maalin ayaan arkoya Marna ma fiirsan tankale ninkan waa bilaa aqlaaq acuudu bilah dadka qaar waaba sheydaan Dhar gashan

  • @dekosharaf6823
    @dekosharaf68232 ай бұрын

    Kkkkkkkk ruumi wad iga qoslisay anigo shekadas kacareysnaa wlh wa runta de walaga yaba iney iyadu wax deeqin cajiib mise wa sheka baraleey o wax jira maha gbdhas qisada ey kahadleyso o ridwaan meshisa kaso.muqo un bey katahy anu sasan isleyahy runti. Mhdsnid ruun raaxo guuleyso waxad tahay favourite keyga

  • @kaltunahmed3518
    @kaltunahmed35182 ай бұрын

    Subxananllh anigu beenban umalenaya sababto ah wa arin faamil haday jirtaba

  • @user-vp1se6fj1c
    @user-vp1se6fj1c2 ай бұрын

    Wale waa yab😂😂😂😂

  • @Umu-ibtizaam
    @Umu-ibtizaam2 ай бұрын

    Xppti mad i ilawday ❤

  • @sadiyofarah3148
    @sadiyofarah31482 ай бұрын

    Walaahi ninka wuu haloobey maxaa qaldan

  • @Nsead-pu1swnadia
    @Nsead-pu1swnadia2 ай бұрын

    Shaydanka uwayn waa isaac ridwan wayo wanin shaydana

  • @farhiyahhassan6784
    @farhiyahhassan67842 ай бұрын

    Asc abaayo waa wax laga xishooda

  • @rahmasayid1594
    @rahmasayid15942 ай бұрын

    أعود بالله من الشيطان الرجيم

  • @Amina.A99
    @Amina.A992 ай бұрын

    Horta nagahaan yaraanta maxay kalelaan haddii ay 30 jir 20 bay jira bay iska so jarin kulahaa 13 ayaan guur saday 13 jir maxay guur ka ogtahay yaab

  • @user-qp1mx3sz6n

    @user-qp1mx3sz6n

    2 ай бұрын

    Adeer intaa kayar by ku qaan gaadhaan hadii laguursado ceeb maaha lkn ceebtu waa in aad banana kaga sheekaysid hawsha sariirta

  • @dekosharaf6823

    @dekosharaf6823

    2 ай бұрын

    Waa runta walal blse nagaha kaliya mahe somalido dhn rag iyo dumarba da,da wey ladagaln

  • @mohamadjamaboodle-qu1cn
    @mohamadjamaboodle-qu1cn2 ай бұрын

    NAAGTANNI WAA BILLAA EDAAB SHARMUUTO WAAYE 😂😂😂😂😂

  • @Qamaromar-id3mu
    @Qamaromar-id3mu2 ай бұрын

    Nagta ridwan way kukhiyantay

  • @user-kc7fc8qb5r
    @user-kc7fc8qb5r2 ай бұрын

    New name faarax dalaq dam😂😂

  • @ilwaadinasheikh
    @ilwaadinasheikh2 ай бұрын

    😂😂😂dalam kulahaa

  • @msswiilo
    @msswiilo2 ай бұрын

    Dalaq dam😂😂😂 bohol waaye 😂

  • @maryanYussuf-jn6zr
    @maryanYussuf-jn6zr2 ай бұрын

    Ruuney aniga wan yaabay اعوذبالله

  • @quenfaiza2543
    @quenfaiza25432 ай бұрын

    Dalaq dam

  • @hamdimohamed5842
    @hamdimohamed58422 ай бұрын

    Kudar 2haben ayan sugi wayey ee dhahday 😅

  • @user-bm8uy7ut4v
    @user-bm8uy7ut4v2 ай бұрын

    adiga laftada la mid ah waayo si aaad views u heshiid baad dadka ceebahooda sii faafinaysa marka gabadha isku mid baad tihiin asraaq kale raadso waa xaraan in aad dadka ceebahooda ka ganacsatiid oo views u heshiid hada anagu maanu ogayn ceebtan adaa faafiyey