PRANKI UGU XUMAA ADNA OO BAROORATAY SORRY AFAR DHAAN

Пікірлер: 5 900

  • @AdnaChannel
    @AdnaChannel3 жыл бұрын

    AAWAY MUCASHAQIINTA SAXAAF GUUL KEENA QAASKANA WAA KAA HOOS kzread.info/dash/bejne/m3ho3LGxqNrac6w.html

  • @fartunabasafi2521

    @fartunabasafi2521

    3 жыл бұрын

    👆🏻👌🏻👌🏻👌🏻👍🤣🤣🤣

  • @mulkimohamed1416

    @mulkimohamed1416

    3 жыл бұрын

    @@fartunabasafi2521 😭😭😭😅

  • @safacadey2070

    @safacadey2070

    3 жыл бұрын

    Sorry adna huno 💋

  • @amaalqueen3962

    @amaalqueen3962

    3 жыл бұрын

    Majeceshahay adna misa majaclihit

  • @salmoyassin4139

    @salmoyassin4139

    3 жыл бұрын

    Sorry Mcnto Hoyoo qali waya Dumahsi qali

  • @fatxiyacarab5937
    @fatxiyacarab59373 жыл бұрын

    Inta hooyo jecel liket imuujiy😭😭

  • @sabriyemanofficial9655

    @sabriyemanofficial9655

    3 жыл бұрын

    Farhiya abaayo hadey macqul tahy 1 subscribe iigu caaawi plz

  • @amiinqadar9939

    @amiinqadar9939

    3 жыл бұрын

    Asc

  • @sacdiyomohamed4627

    @sacdiyomohamed4627

    3 жыл бұрын

    Wn jecllhy hooyo mcn manakuusaaraayo

  • @ladancumar8573

    @ladancumar8573

    3 жыл бұрын

    @@sacdiyomohamed4627 1z

  • @zahrasiciid7825

    @zahrasiciid7825

    3 жыл бұрын

    Saxaaf waxano kle brank magalan walhi way ku cawri afardhaan Rali galin ka bixi mardanbana carurta brank ha ka dhigan bilahi calyk

  • @hanaanismacil3351
    @hanaanismacil33513 жыл бұрын

    Inta rabto in adno Prank dhan laga dhafo ha ismojiso hee wlhi calosha ii hurtay😭😭😭😭😭😭😭

  • @saeybalifaadumo5687

    @saeybalifaadumo5687

    3 жыл бұрын

    😠😠😠😠😠😠😠😠😠😠😠😠😠😠😠😠

  • @hothanabdullahi3358

    @hothanabdullahi3358

    2 жыл бұрын

    Aniga

  • @apdilatifsoleiman5891

    @apdilatifsoleiman5891

    2 жыл бұрын

    Asc

  • @juweeriyojimcaale4801

    @juweeriyojimcaale4801

    Жыл бұрын

    Kah wllhi calosha i hurtay

  • @Zeitun-binti-xubiya

    @Zeitun-binti-xubiya

    7 ай бұрын

    Aniga

  • @roodoofficemuna1606
    @roodoofficemuna16063 жыл бұрын

    Inta Hoyo jecel liket imiujiy 😭😭😭🤲

  • @zamiakhalif6662

    @zamiakhalif6662

    2 жыл бұрын

    Axxx 😭😭😭😭😭😭🤫😭😭😭

  • @aasiyocbdi9768

    @aasiyocbdi9768

    2 жыл бұрын

    Alla illahay kabaq hakanixiin waa hooyo wallahi ani runaanba umalleyaay

  • @iqlaasofficial3027
    @iqlaasofficial30273 жыл бұрын

    Waa hooyo wax dhashay inta igala xumatay ohinta adna like sar

  • @cayushiqalbi4436

    @cayushiqalbi4436

    2 ай бұрын

    ax❤

  • @bbenacnac
    @bbenacnac3 жыл бұрын

    Ax Sorry adna 😭😭 wlhi wan la ilmeyay xanun weyna 😭 Yaa ila mida Team adna 😭🙋‍♀️

  • @walalkamilini8386

    @walalkamilini8386

    3 жыл бұрын

    Adi meel walbo nogahoraysa

  • @shokanafilms6576

    @shokanafilms6576

    3 жыл бұрын

    Walal mcn subscribe isaar fadlan walal kzread.info/dron/p5xt12bfZ6XE2driPtkdEw.html

  • @asliali2126

    @asliali2126

    3 жыл бұрын

    Ax wlh aniga xitaa

  • @bestclips3126

    @bestclips3126

    3 жыл бұрын

    Aniga

  • @Indho123

    @Indho123

    3 жыл бұрын

    Ani 😭😭😭😭

  • @jamaad9468
    @jamaad94683 жыл бұрын

    inta hoyo u noshahay like isaar❤❤🥺🥺

  • @sabriyemanofficial9655

    @sabriyemanofficial9655

    3 жыл бұрын

    Poqoradda wlshy 1 subacribe iigu càwi plz

  • @shugriaxmed5272

    @shugriaxmed5272

    3 жыл бұрын

    Alxamdulilaah ilahoow intii dhimaatay u naxariiso Amiin Amiin

  • @bubuqurux4672

    @bubuqurux4672

    3 жыл бұрын

    We iga dhinate😰😰

  • @qalliguhaad4300

    @qalliguhaad4300

    3 жыл бұрын

    Alaha unaxariisto hooyadey 😥😭

  • @umuahmedwali8094

    @umuahmedwali8094

    3 жыл бұрын

    Abayo maxad sidas uledahay dad badan o hoyadad dhimatay qalbiga kaoyayo 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @barisamaad4059
    @barisamaad40593 жыл бұрын

    inta hooyo unooshahay gacanta taag👆👆😻🌸

  • @xhakaalfa7095

    @xhakaalfa7095

    3 жыл бұрын

    Haday unooleen maxaad sameenee saa hadal kaaka waqalad😢😢😢😢ok😢

  • @nastexocali688

    @nastexocali688

    3 жыл бұрын

    ☝️

  • @nakrumomaxamud285

    @nakrumomaxamud285

    3 жыл бұрын

    Aniga ilahawo hooyo idaa

  • @amaalqurux5634

    @amaalqurux5634

    3 жыл бұрын

    👆

  • @captainsharmaa5260

    @captainsharmaa5260

    3 жыл бұрын

    Mahadsanid

  • @badraismail3037
    @badraismail30373 жыл бұрын

    Sorry caruurta in pank lugu zameeyo oo hooyada laga nixiyo wllhy ma wanaagsanna waa wax xun 😭😭😭😭

  • @Admiregemar
    @Admiregemar3 жыл бұрын

    Anigu ma ihi fanaan iyo heesaa, kaliya waxaan faafiyaa Qur'aanka, laakiin ma heli karo cid i taageerta. Ma jiraa qof qur'aanka taageera? Ilaahay khayr ha kaa abaalmariyo

  • @naimamohamed161

    @naimamohamed161

    3 жыл бұрын

    Haa xbbty ana kamid Aah dadka iskumid ma, ahan

  • @raxmoshiiq6066

    @raxmoshiiq6066

    3 жыл бұрын

    M.a

  • @umumacad8621

    @umumacad8621

    3 жыл бұрын

    haah abayoo

  • @hodanyusuf5342

    @hodanyusuf5342

    3 жыл бұрын

    Wan ku saray ee noso gudbi kheeyrka

  • @ubax1ahmed156

    @ubax1ahmed156

    3 жыл бұрын

    Man Sha Allah

  • @mumtazaxmed2861
    @mumtazaxmed28613 жыл бұрын

    inta adna oohinteeda kaxun is muujiya 😭😭😭

  • @qadroabdulahi7520

    @qadroabdulahi7520

    3 жыл бұрын

    😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @aminaaweis3410

    @aminaaweis3410

    3 жыл бұрын

    😭😭😭😭😭

  • @habonibrahim104
    @habonibrahim1043 жыл бұрын

    Inta Hooyo jaeal liket imuujiy😭😭😭😭😭😭😭😭😥

  • @user-so2md4sw5t
    @user-so2md4sw5t10 ай бұрын

    Adna sorry hppti wllhi qalpigaa i xanuunay mar kle adna prank yaa lagu sameyn😭😭

  • @Siirmaqabe.
    @Siirmaqabe.3 жыл бұрын

    Team Adna hada Aminsantahay in Adna Hooyo fican tahay like dac kusii

  • @cabdirisaaqmahad3145

    @cabdirisaaqmahad3145

    3 жыл бұрын

    Inaaa xaaskaada malin walba ka ooysiiso ma qurux baa mooday doqon yahow

  • @hamdielmi1483
    @hamdielmi14833 жыл бұрын

    Aniga mataageer sani inaad hooyo ka ooysiisaan😭😭😭😭😭😭

  • @Somaliboy516
    @Somaliboy5163 жыл бұрын

    This is the wrong prank I have ever watched a sleeping child in doing with a prank is nor normal. Saxaf this is crazy and unacceptable prank man.

  • @queennadra9804
    @queennadra98043 жыл бұрын

    waa vedo iga ili meeyayarkaan fiirsaday gawadhaan askiinta ah Cuqubo hakagalin maskiin waaye adna 😭😭😭

  • @bilaanmahamed2642
    @bilaanmahamed26423 жыл бұрын

    Team adna ma ogolin sidan😭 Hooyo waye saan dambe ha ugalina

  • @cusmanxaji8181

    @cusmanxaji8181

    3 жыл бұрын

    Waron abayo

  • @safiasheikh597
    @safiasheikh5973 жыл бұрын

    Manta walalahyga yaaa so boqdey qabriga hooyadey wlhi manta iney dhimatey cml.ila ahyd ooyin Alle ha igu naxristo hooyadey iyo Aabahy dhamaan walidinta

  • @abdideck2183

    @abdideck2183

    3 жыл бұрын

    Aamiin wll

  • @khadijasheliff2931

    @khadijasheliff2931

    3 жыл бұрын

    Ooooh sorry quruxey, Allah haunaxaristo....

  • @sainabawil36officiellaawli54

    @sainabawil36officiellaawli54

    3 жыл бұрын

    Amiinyaari amiinyaarib amiinyaarib amiinyaarib amiinyaarib amiinyaarib amiinyaarib

  • @abdiwahaabhazzan1910

    @abdiwahaabhazzan1910

    3 жыл бұрын

    Amiin abaayo

  • @hodoabdirahmanmohamed5217

    @hodoabdirahmanmohamed5217

    3 жыл бұрын

    Amiiin wllo alla naxaris wasaca hasiiyo

  • @zayparumaanofficial6078
    @zayparumaanofficial60783 жыл бұрын

    wlehi wn la oyay illhayow hooyo xafid oo udanbi dhaaf🥺😭🥺❤️

  • @bahjaabdullahi6967
    @bahjaabdullahi69673 жыл бұрын

    This is too much for a mom I feel so bad this ain't a prank This guy is merciless

  • @zaynaofficial5439
    @zaynaofficial54393 жыл бұрын

    Intaa adna oohintayda ka xumaatay like😭😭😭

  • @shukricabdimaxamedshukrish9628

    @shukricabdimaxamedshukrish9628

    3 жыл бұрын

    Adno waan kutaageeraa abaayo mcnto iinoolow abid cadawgaaaga cagta ka hoos allha ku deeysto

  • @mohamedhorseed7690
    @mohamedhorseed76903 жыл бұрын

    Codsi Saxaaf wlal jooni prank aad samayso wlhi uma daawano xaraabo ahaan lkn udaawanaa murugo iyo xanun aan ka xanun sano walashen adna plz ka daa😢

  • @farhiaali3999

    @farhiaali3999

    3 жыл бұрын

    Kugu raacsnhy wllky❤️

  • @asliali2126

    @asliali2126

    3 жыл бұрын

    Wa sax walal runtii wan ilmeeyay sorry wlshen adna

  • @luulumucumar4631

    @luulumucumar4631

    3 жыл бұрын

    Saxaaf peankiga biilkiisu kaso baxsanaya ee adigu ma biil baad sinaysa😂😂

  • @maryamaruunchannel6176

    @maryamaruunchannel6176

    3 жыл бұрын

    Waxaan jiliin waaye way isla ogyihiin prank dhaamn waa layslaogyahay midki culusoow maahane

  • @umumanaal8557

    @umumanaal8557

    3 жыл бұрын

    Waa runtaa wllhi waxan pranki ma ahan waad naga oysiisay saxaaf mar dambe wax noocan ah hanagu sameynin team adna hadaan nahay

  • @queenofheart2225
    @queenofheart22253 жыл бұрын

    Ninkan arxanka daran wlhi wx lajeclado maistaahilo hooyo umul ilmhe dhibka kso marty kso xdy ku ciyrsa hdna wlhi adna dulqaadky kgu qabta bdn wa mskin ilaahy adno allh kudhwro 😓

  • @qummansabbag
    @qummansabbag3 жыл бұрын

    Ninka raggihi sidaas ma yeelo😢 wax lagu ciyaaro iyo wax kalaa kala jira qaraabo hooyadu xanuunka ay dareemayso ma ogid ee ka daa sidaan caafimaadkeeda uma roonee please!!

  • @sacdiyomohamed4627
    @sacdiyomohamed46273 жыл бұрын

    Intii hooyo jecel like

  • @goatmo2483
    @goatmo24833 жыл бұрын

    At this point it’s not funny she ur WIFE LOL don’t make us happy for her to be sad

  • @iloveallah3519

    @iloveallah3519

    3 жыл бұрын

    Money 💴

  • @drshibaaqcabdi9499

    @drshibaaqcabdi9499

    3 жыл бұрын

    kzread.info/dron/9SIcliYKCzRLwKlyqTE7Iw.html subscribe iisaar wll qlli

  • @halimamohamud2695

    @halimamohamud2695

    3 жыл бұрын

    Coz of money sad

  • @NOName-lt2ti

    @NOName-lt2ti

    3 жыл бұрын

    Money is everything 😅🤪

  • @zukeynainazuldaan2047
    @zukeynainazuldaan20473 жыл бұрын

    Ilmahaan aa saadsanysaan in leyni ka xady plz iska daaya biri yaana dhab leyni ka xadine waa iga tallo 🙏

  • @samiiraabdi6508

    @samiiraabdi6508

    3 жыл бұрын

    Run walhi wllo

  • @ramasabdirahim966
    @ramasabdirahim9663 жыл бұрын

    Am crying plz dnt do this again .its heart attack.

  • @halimamohamud2695
    @halimamohamud26953 жыл бұрын

    Please don't jokes this kind of prank it's heartbreaking to mother

  • @aishayussuf8840
    @aishayussuf88403 жыл бұрын

    Amira adigana markad ilmo dasho ayad xanunka dareemi dhonta wax lagu ciyaaro aya jiro wlhi qalbiga ihuraayo😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @caydaruusmohamed8699

    @caydaruusmohamed8699

    3 жыл бұрын

    Haa amiraye wadaremi markna kudhe sorry

  • @Mohmed_luqman004

    @Mohmed_luqman004

    3 жыл бұрын

    😭😭😭

  • @abdihakim4634

    @abdihakim4634

    3 жыл бұрын

    amiira iyadu bisad ayay dhalaysa qalbi dhagax waayi

  • @zamzamabdi7715
    @zamzamabdi77153 жыл бұрын

    Sorry abayo wanka xumahay 😭😭😭😭😭 xaqiiq wan ilmeyay 😭😭😭

  • @faadumofaysal8057
    @faadumofaysal80573 жыл бұрын

    Ax ax wllhy waan ooyey wllo hooyo weeye ha qarinin caruurta 😥illaahow hooyooyinka inoo xafid inta dhimatayna unaxariiso😭😭😭😭

  • @MohamedMohamed-yw6wq

    @MohamedMohamed-yw6wq

    Жыл бұрын

    Gxjl ftnpiyttpm

  • @MohamedMohamed-yw6wq

    @MohamedMohamed-yw6wq

    Жыл бұрын

    J xjl ،دءكمهد،حب. G

  • @MohamedMohamed-yw6wq

    @MohamedMohamed-yw6wq

    Жыл бұрын

    ذهطميءة نبشءبى رZEulb

  • @updykariimmohamett6266
    @updykariimmohamett62663 жыл бұрын

    Wllhi si dhab ah u ilmeeyay allow hooyo walba janadii ugu abaal gud yaa rabi🤲🤲🤲🤲😭😭

  • @fadumoibrahim671
    @fadumoibrahim6713 жыл бұрын

    Calosha i hurtay wlh 😭😭 waxan ahay hoyo wa daremi karaa xanunka ledahay carurta 😪

  • @taamnoor2255
    @taamnoor22553 жыл бұрын

    Walahi waxeey ii tahay habeen saqdhaxe Lkn hada Waan dhameestay cawa ohin. Iga dheh madaxa I xanuunay saxaf iyo amira ayaa lohestaa ku raxeesta malintiina inshallah Allah idin xafido dhamaantiin walalaha quruxda badan ❤️

  • @Sxunduss
    @Sxunduss3 жыл бұрын

    Saxaaf kaan wax lee xadaa Hakuna akili ingine😤 BUT TEAM ADNA maquusaneeno ☻

  • @neymahagio5222
    @neymahagio52223 жыл бұрын

    😭😭🥺adna wlhi waxa daremikara qofki hooya eh team adna wan arsaneyna like isara inta ila mid😓

  • @bajaafamilylyricsvideos2761
    @bajaafamilylyricsvideos27613 жыл бұрын

    Saxaaf Wllhi Anaa Oyey Saxaaf Mardambe Haku Sameyn Pls Hooyo Lama Oysiyo Pls Kada Adna Waa Hooyo 😢😢😢😢

  • @dunidacaankatube7775

    @dunidacaankatube7775

    3 жыл бұрын

    Ha wll wasx

  • @WllSuley5

    @WllSuley5

    3 жыл бұрын

    Brother Waaa Sax Lipx Kaa dafaaa Plz Taliye 😭😭😭

  • @aragzanmoumin6817
    @aragzanmoumin68173 жыл бұрын

    Ilahoow hooyodaa ilo waan celin kariwaayay 😭😭😭😭😭😭

  • @Queennasracayuuni
    @Queennasracayuuni3 жыл бұрын

    Maskiin adna wallah ilmo wa xanuun badan yihin 😭😭

  • @faizasamaara
    @faizasamaara3 жыл бұрын

    Sorry abyo adna iyado prank tahay hadane waan ilmeeye o hooyo ahay waan dareema xaalada😭😭

  • @afgooyeproductionafgoibile9065

    @afgooyeproductionafgoibile9065

    3 жыл бұрын

    #Walaa_igu_caawi_subscripeka #mhadsanid

  • @musbaaxcarab3123
    @musbaaxcarab31233 жыл бұрын

    Ilmo ciyar maa galo hooyo un baa garan maskin adno 😭😭😭

  • @amiishaali8728

    @amiishaali8728

    3 жыл бұрын

    Hooyo uun maagaran karto ani wali wax madhalin waana la oyaay😭😭😭

  • @musbaaxcarab3123

    @musbaaxcarab3123

    3 жыл бұрын

    @@amiishaali8728 waa sax wad kaa dan qatay lakin hooyo waxeey daremi hooyo kale un baa garan huuno

  • @fadumaabdinuur7982
    @fadumaabdinuur7982 Жыл бұрын

    Saxaaf sidaan kadhaaf gabadha waadka ooyisiisay adna maskiin raali noqo abaayo🙏🙏🙏😭😭😭

  • @GymGeniusChannel
    @GymGeniusChannel3 жыл бұрын

    May Allah reward all mothers please don’t do anything like this again 😭😭😭😭😭 love you Adan💕

  • @yahdinadal1829
    @yahdinadal18293 жыл бұрын

    Nin Weyn Oo Caruur Leh Ayaa Tahay Maadan Dareen Laheeen War Gabadha Intaaso Ilmo Ah Ku Haysa Oo Hooyada Ah Ka Xishood Koley Anaga Waad Naga Xishoon Weydee.

  • @drshibaaqcabdi9499

    @drshibaaqcabdi9499

    3 жыл бұрын

    kzread.info/dron/9SIcliYKCzRLwKlyqTE7Iw.html subscribe iisaar wll qlli

  • @almaasqalbi9350

    @almaasqalbi9350

    3 жыл бұрын

    Way isla ogyihiin wll 18:38 kafahme

  • @nadraabdulahi2809

    @nadraabdulahi2809

    3 жыл бұрын

    Waa saxanthy

  • @sundusabdi6891

    @sundusabdi6891

    3 жыл бұрын

    @@almaasqalbi9350 maxa fahantay

  • @maslaxcabdullaahi6870

    @maslaxcabdullaahi6870

    3 жыл бұрын

    @@almaasqalbi9350 ma hubtaa ma adaa la jogay

  • @ashaali796
    @ashaali7963 жыл бұрын

    no brother don’t ever do that to a mother you don’t know how pain she feels that was not nice bro😭😭💔💔

  • @Abdullah-h2i

    @Abdullah-h2i

    3 жыл бұрын

    💔💔💔💔😭😭😭😭😭😭

  • @muqdishogirl9244

    @muqdishogirl9244

    3 жыл бұрын

    True indeed . Wlh only mother can feel what adna feels

  • @farhiyaali6652

    @farhiyaali6652

    3 жыл бұрын

    😭😭😭

  • @rahmaabdiwali1981

    @rahmaabdiwali1981

    3 жыл бұрын

    I know that he should not do that, but I don't know if you notes that this is fake. They forget to edit a small clip in 18:39

  • @iam_pretty_girl

    @iam_pretty_girl

    3 жыл бұрын

    @@rahmaabdiwali1981 😳😳

  • @maahirmoha6365
    @maahirmoha63653 жыл бұрын

    Oh sorry adna wlhi waan la.ilmeyay 😭😭 Pro saxaaf iyo amiira waxaa codsi ika ah inaadan markale laku sameeynin caruurta wlhi anigo rag ah ayaa la ilmeeyay waxaana dareemay xanuun daran in ey leeydahy Waa wllkiina maahir mxmed mohomud oo kumagac dheer al.iraaqi codsi plz plz plz plz halaka daayo caruuurta oky

  • @ahmedmo637
    @ahmedmo6373 жыл бұрын

    😭😭😭😭ax ax wlh waan la ilmeyey Adno ..Wxn prank maahn Ee Waa Qalbi Jaab ..Hoyo Wlh Wax lagudorsadho mlhn dunidhn ..Saxaf Dulkan kudige wlh

  • @aaminaabdisalam8811
    @aaminaabdisalam88113 жыл бұрын

    Wlhi ana umoday qofka ilmahan yar laga xaday waxa dareemi karo hooyo hooyo lee sorry adna😪😪😪 weligey commits mabixin kan kahor I'm sorry sister adna

  • @saj4117
    @saj41173 жыл бұрын

    This is not prank 😠. It's a heart attack for mothers even to watch this video 😭😭

  • @fatumaabdi9156

    @fatumaabdi9156

    3 жыл бұрын

    Sorry adna 💝💝💝💝

  • @fadumogabow820

    @fadumogabow820

    Жыл бұрын

    Xaa saxaf

  • @user-sl7vt7kk5w

    @user-sl7vt7kk5w

    Жыл бұрын

    ​@@fadumogabow820bbplburvuvuu

  • @soumyhn2127

    @soumyhn2127

    5 ай бұрын

    Sorry adna

  • @Aaamina12
    @Aaamina123 жыл бұрын

    Gbdhaayda wa ini ka rabaa kulaha dhibka ugu badan ilamaha hoyada kaso martay adi cayar cayar ayad ku dhashay lkn xanun iyo dhib hoyo le so martay😢😢😢

  • @faadumoali5801
    @faadumoali58013 жыл бұрын

    Saxaf iyo amiiro wllhi ma ficno sidan in aad ku sameysaan hooyo wye adna waa idinga xumaday wllhi😭😭😭😭😭😭

  • @hanidagan6033
    @hanidagan60333 жыл бұрын

    Plzzz saxafow wll Adna sida kadaa wlh adna wa gabadh qalbi wanagsan o fiican plzz no ilaali 😭😭😭😭 wnla oyey wlh😭 adna sorry huppy inta prankgan ka xumaty is mujiya

  • @sabriyemanofficial9655

    @sabriyemanofficial9655

    3 жыл бұрын

    Hani wlshy hadey macqul tahy 1 subscribw iigu caawi plz

  • @AdnaChannel
    @AdnaChannel3 жыл бұрын

    Vedio gaan hadaanan daawan soo daawo asxaabta 👉🏻kzread.info/dash/bejne/n62E2LqlZsyenLg.html

  • @munizhomar4750

    @munizhomar4750

    3 жыл бұрын

    Bles saxaaf waxaan brnk lama dhaho wlhi cawada aniga laooyay hooyanimo dheeldheelmahan runtii adna abyo adna iskaraalinoqo waayo vidio hooyo hadaa tahay meel buu kaa taabanayaa wlhi 🤨🤨🤨🤨

  • @barwaqoshorts2338

    @barwaqoshorts2338

    3 жыл бұрын

    Wlhi anaa tan manta laygu sameyay gabar an daris nahay ayaa iga qarisay gabadhayda sidan u naxay ilahay ayaa og

  • @maidasalah7769

    @maidasalah7769

    3 жыл бұрын

    Adna waa la oyoy sorry happti

  • @msa1662

    @msa1662

    3 жыл бұрын

    Waryaa gabadha dhoos dhoosaa kadhigi rabtaa duliyahow

  • @deeeqaqalanjo4802

    @deeeqaqalanjo4802

    3 жыл бұрын

    Please saxaaf 😭😭😭😭😭😭wllow wn ku baryaya adna haka oohin beer wx dhlay jilcan wlhy hooyo ilaaahy ma cadaaabo wllow wn kutuga garkiyo jilbaha ku hysta kada prankiga adna amiirana halo tashto iyado xamila ah

  • @ugbaadqurux42
    @ugbaadqurux423 жыл бұрын

    Uff Ninkaan naxariisba malaha Ma hooyaa lagu ciyaaraa 😭😭😭😭😭😭💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔

  • @nimcocabdi7984
    @nimcocabdi79843 жыл бұрын

    Allah maskiin ilhay kacabsda hoyo waye kdaya gabadheda hakaga dheline😥

  • @ahmedii3833
    @ahmedii38333 жыл бұрын

    No no no Waxaani prank Maaha WLAHi KZread Somalida Iimaankii Wuu ka qaaday Bal Hadda Waxaan Day Haaskiisa Ka Oohisiyay No no 😭😭😭

  • @fardustanzani2936

    @fardustanzani2936

    3 жыл бұрын

    Walahi kuguma raacsani

  • @munaahmaanka8418
    @munaahmaanka84183 жыл бұрын

    Saxaaf codsi plse mardanbe ha Ku samyn hooyo xanuunkeeda ma dareemaysiye inta igu raacsan ☝😭😭😭😭

  • @hasnahamud9132
    @hasnahamud91323 жыл бұрын

    Maskiin adna wallhi waan ooye adna waa ku goowateen wallhi 😭😭😭

  • @raasroos1246
    @raasroos12463 жыл бұрын

    24:30😭😭 wlhy ilin ba iga timi

  • @dahirdejiyeofficiall4353
    @dahirdejiyeofficiall43533 жыл бұрын

    Nabi mohammed dartiisa sabisgaraad iisaar wll

  • @nasteexoyuusuf7235

    @nasteexoyuusuf7235

    3 жыл бұрын

    Scw

  • @shugriaxmed5272

    @shugriaxmed5272

    3 жыл бұрын

    Scw

  • @saudabihehaji1572

    @saudabihehaji1572

    3 жыл бұрын

    Ax ax abayo sorry

  • @caashocuud9105

    @caashocuud9105

    3 жыл бұрын

    Scw scw scw scw scw ❤❤❤

  • @user-rt6fg7kz3g

    @user-rt6fg7kz3g

    4 ай бұрын

    Waan kuu saaray sxp

  • @halimamohamud2695
    @halimamohamud26953 жыл бұрын

    Mother has soft heart

  • @marishmanka9480

    @marishmanka9480

    3 жыл бұрын

    Adna norali gali kadib anaga raliya nahay waa adiga qofka qorsha haan sodiyaariya saxaf iyo c/raxmaan iyo amiira iyo walibo dacuud

  • @naemanazapo3583
    @naemanazapo35833 жыл бұрын

    😆😀😅😅😅oo prankygan 😆ma daawane wlahei qsoL adiyo wllkazhapa dapaqan idinka Tuura hDaan cunuGty waayo

  • @ayniihussein9532
    @ayniihussein95323 жыл бұрын

    wlhi aad bn u xanunsaday anigon hooyo ahayn sorry adna😭😭😭

  • @sacdiyoahmed1600
    @sacdiyoahmed16003 жыл бұрын

    Wan kula oynay adno wlh saxaf wll markale sas hasamenin waa xanuun hduu wadnaha istagiy lahay kawaran ileen wa hoyee 😢😢😢😭😭

  • @najahrashiid904

    @najahrashiid904

    3 жыл бұрын

    👂🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🖐

  • @shukrijaabrijaabiri5108

    @shukrijaabrijaabiri5108

    3 жыл бұрын

    @@najahrashiid904 🤣🤣🤣🤣

  • @naimoabdi8170
    @naimoabdi81703 жыл бұрын

    It was not just prank it was half of her life😭😭😭😭😭 sorry adna

  • @moabshir5965
    @moabshir59653 жыл бұрын

    Wlh waxan wa wax laga xumado Ma ogi hada isla ogeden lakin Waxan okle malagu kaftamo naxtin inu qofka Udhinta laga yaba waa beer wax dhalay😒😢

  • @asadtimo3986
    @asadtimo39863 жыл бұрын

    Kadaaa wlee waan ooyaayaa😭😭 mardanbeee hazaamayn please wll nagdaaa koxda adna waa kuzoo werarynaaa ok

  • @qalbifuran7750
    @qalbifuran77503 жыл бұрын

    Adna ereyga aan la ilmeyey marke tiri dhibta aan laso maray ana og ax ka daa saxaf kan prank lama dhaho wa wadna goos😭😭😢

  • @hawohajimalin4367

    @hawohajimalin4367

    3 жыл бұрын

    Adna sorry Abaayo 😭😭😭😭

  • @saynabibrahim6709
    @saynabibrahim67093 жыл бұрын

    Caruurta meesha ay joogaan ayaa hooyadood la ooysiinaa saxaafow waligaa qof ha qancinin plz cunug lagama ciyaaro caruurtiina mustaqbalka ka fikira plz an plz😭

  • @amalismail7772

    @amalismail7772

    3 жыл бұрын

    Waa jaahil haduu aqli leeyahy hooyada miskiinta ah maaha in qalbiga la jaro

  • @aishaqasim2199

    @aishaqasim2199

    3 жыл бұрын

    Caruurta msh joogan

  • @fatuushmohaa9078
    @fatuushmohaa90783 жыл бұрын

    Adna sorry 😪😭 laakiin saxaaf kaso aargooso inu ooya rabna Hadeyn 🤣😂🤟😛

  • @monniiadam3462
    @monniiadam34623 жыл бұрын

    That’s sadly don’t do tht again plz 😭😭😭😭🥲

  • @samirahussen8574
    @samirahussen85743 жыл бұрын

    Ax ax ilmo prank ma galo hooyo un baa dareemi karta xanuunkan adna waa iga oohisay sorry😭😭😭

  • @hiboaddey8800
    @hiboaddey88003 жыл бұрын

    Saxaaf ilmo la xadaayo brank ma ahan 😭😭hadee waalato see yeelee xaywaan ayaa thy ☹️☹️☹️

  • @Deeqo-71
    @Deeqo-713 жыл бұрын

    Horta Saxaaf Ilmaha Muu Runrun U Xadaa Horta Maalin Walba Muxuu Gabadha Ilmaha Uga Wariyaa 😢😢😢

  • @marwaadan7906
    @marwaadan79063 жыл бұрын

    Anigaaba iska ilmeeye wan ooye walaahi kaas prank maladhoho 😔😔😔😔

  • @nashadqurux3622
    @nashadqurux36223 жыл бұрын

    Si ogu rafaday ana og markay tiri waxan so xasustay markii ogu dan besay ee an dhalayay on sarirta Sarnaa😭😭😭😭

  • @fadhiahmed1123

    @fadhiahmed1123

    3 жыл бұрын

    Wlhi wan kanaxay adna 😥😥

  • @tamamqurux6065
    @tamamqurux60653 жыл бұрын

    ani xataa waan ooyay wlhi anoo og inee prank tahay qpfki cunug foolatay lee fahmi kara, sorry adna abaayo

  • @amish6567
    @amish65673 жыл бұрын

    Oh my Go Walhi waan Ooyey vedio markaa Dawanayaay plz. Mardanbe saas Adna ha ugalin😭😭😭ilmadaa Ceshan wayeyba wlhi.

  • @fahdimusa2811
    @fahdimusa28113 жыл бұрын

    Wallahi I cried when she start crying 😭

  • @christophertom9470
    @christophertom94703 жыл бұрын

    Saxafow Wllhi Waad Qaldantay Waliba Qaladkii ugu Waynaa Adna Maxay ugu Oohinaysa 😥Wllhi Waan la ooyay Adna 😭😭😭Saxafow Maalin Dambe Ha ku Noqon Qalad Wayn baa Gashay Waalagu wada Kacsanyahay saxafaw Maadama ka oohisay adna😭

  • @xabiibacaliisaaq5159
    @xabiibacaliisaaq51593 жыл бұрын

    😭😭😭😭amiiro beer adkaa wllhi walashay oyneyso ma fiirsan karo weyba iska qosleysaa 😭😭

  • @alishaahmed4716
    @alishaahmed47163 жыл бұрын

    Sorry abyo hooyo ilahay hakunaxaristo 🥺🇨🇦😭😭

  • @nimcocismaan9919
    @nimcocismaan99198 ай бұрын

    Waryaa miskiinta ka dhaaf waxan hadii kale washamsi ayaan kugu qaadaynaa seedi xun aaa tahay😭😭😭😭😭

  • @shamsoceydiidchannel2273
    @shamsoceydiidchannel22733 жыл бұрын

    Laa saxaaf si xun ayaad yeeshay waa hooyo ee ilmaha dhinacoda haka marin🙏🏽😢

  • @yasirhasan5957
    @yasirhasan59573 жыл бұрын

    Wllhi hooyo lee dareemi karto xanuunkas hooyo adno raali noqo 😥💔 wllhi waan ilmeyay marka ilameysay xanunka adi le daremi karto dhibka kamartay hooyo adno raali noqo😥💔

  • @najmosiciid6377
    @najmosiciid63773 жыл бұрын

    Masha allh illahy haidin xafido family qurux badan

  • @najuumohamed1502
    @najuumohamed15023 жыл бұрын

    😭😭😭sorry adna wllhi wan kula oyay😭

  • @aishaahmed9558
    @aishaahmed95583 жыл бұрын

    Ufff ilma lagama kaftamoo waraa waxani waa hoooyooo😭😭😭😭😭😭 Habenkan wiilkega curadka fooshaan soo xasuustay😤😤😢😢😢😤😤😪

  • @princessahlaam762
    @princessahlaam7623 жыл бұрын

    😪😥😥wlh wan ilmeyay waxaan prank ma ahan uff pranka idinka dhumay amiira dareen xumidaa adigana waxan prank ma ahan😪

  • @iqrahussein2161
    @iqrahussein21612 жыл бұрын

    Sirta saxaaf wey siranyo kulushahee sacadas ku heystaa adnoy afar dhan Ina ayadey mcn❤️🌹🥀🥰

  • @saynabwaddani213
    @saynabwaddani2132 жыл бұрын

    Sorry lkiin sidaan khatar waaye caafimaad ahaan lasocda 😭😭😭😭😭😭😭 wlahy bilaahy waan ooyaa mar waliba aan daawado sorry wlhy😭😭

  • @fadmasuleyman1467
    @fadmasuleyman14673 жыл бұрын

    😭😭😭😭sorry wllhi waa oye hooyo mel walba ay jogo cimir iyo cafimada badan si 🤱🤱🤱🤱prank kan ka xunbadan ma arkiin

  • @fartunshomar2048
    @fartunshomar20483 жыл бұрын

    Oh my Allah it’s very painful 😥 Saxaaf it’s mom you can’t feel her pain don’t give heart attack 😭😭😭

  • @hadiyahali5441
    @hadiyahali54413 жыл бұрын

    😭😭😭😭😭😭😭😭wallahi waxaasi prank ma galaan anigoo hooyo noqonin ooyay kawaran hooyada uurka u qaaday foolatay walacday 9 bil caloosha ku waday irsaaqada ilahay meel kale ka doonta heart attack ha ku tidin gabadha

  • @amiirah4715
    @amiirah47153 жыл бұрын

    Oooh sorry adna abyoh😭😭😭wllhi waa maskiin adna pliz danbe ha unoqonin saxaafi wll

  • @yasminahmed2094
    @yasminahmed20943 жыл бұрын

    Wlhi ninkan waa nacas kwran 😭takale waxay su uhadlayo ish war waxas oo kale ha samayn mar danbe 😢doqon baatahay 😭😭

  • @Hilal-mq3fv

    @Hilal-mq3fv

    3 жыл бұрын

    War dadka kadamow adhi ya firso kudahay hadarabin iskadaf anakarabnaye

  • @amiiracusman1589
    @amiiracusman15893 жыл бұрын

    Amiira saan maka filenin maxaa laqoslee uff🥵 Saxaaf adina caruurta hortooda waxaas haku sameenin🙄

  • @iqraabdullahi2904
    @iqraabdullahi29043 жыл бұрын

    Hantida iyo owladaba waa fitno markii lawaayo sida looga naxana wax yaalaha kale looga naxo wll xaalada xaaskaaga qatar ha ugalin prank dartiis😢😢 Aniga meshaa uga tagay hadaan kawaayo afkaa furan lahaa shoow wabaa😂😂