PRANK// WAA KA NAXSADE HEER UU OOYO GAARAY MACLIMO // ALX WAA NABAD TAGNE

Пікірлер: 319

  • @Asad-Haagio
    @Asad-Haagio20 күн бұрын

    Dunida Masoo Marin Ruux ka qayr badan Kana Sharaf badan Nabi Muxamed scw scw

  • @nasroneyruus-cj9qd

    @nasroneyruus-cj9qd

    20 күн бұрын

    Scw Scw

  • @haniCabdi-rd8sm

    @haniCabdi-rd8sm

    20 күн бұрын

    Scw scw scw scw

  • @cabdiraxmaanmahdi

    @cabdiraxmaanmahdi

    20 күн бұрын

    swc swc

  • @FaisoCabdi-ve4wt

    @FaisoCabdi-ve4wt

    20 күн бұрын

    Scw scw scw scw scw ❤❤

  • @Sadamkeyow-b2w

    @Sadamkeyow-b2w

    20 күн бұрын

    Scw ♥️ scw ♥️ scw ♥️ scw

  • @Eva_1046
    @Eva_104620 күн бұрын

    Ceyda naag aan amiira eheen haduu la istaago ama eego waa maseeraa yaab badnaa💔😂😂😂

  • @Inacarale

    @Inacarale

    20 күн бұрын

    Sow maha amiiro lee inuu lajogo jeclahy lakin sundus waa dumashidis😂😂😂

  • @zahruujadeey4083

    @zahruujadeey4083

    20 күн бұрын

    Alla ana kadaran😢😂

  • @Eva_1046

    @Eva_1046

    20 күн бұрын

    @@zahruujadeey4083 Bismillahi cudur kaligay igu dhacay umaleye waa isa soo baari lahaa😂

  • @user-rg5sh7is8p

    @user-rg5sh7is8p

    20 күн бұрын

    Qoooq ba ku hayeee iska daaaweee Dadkan waa walaaaalo😂❤❤❤

  • @Eva_1046

    @Eva_1046

    20 күн бұрын

    @@user-rg5sh7is8p hadlka Iska toosi marka hore walaalo maahee waa asxaap tankle Qooq haduu ihaayo nin walba waa kori lahaaye ma cayda amiira la doonan lahaa🤔😂

  • @mohamedabdi9206
    @mohamedabdi920620 күн бұрын

    Kusali xabiibkeena Muxamed scw ❤

  • @ShamsoShiiqcali
    @ShamsoShiiqcali20 күн бұрын

    Kusaliye nabegeena muxamed scw one like

  • @sahrasiman7698

    @sahrasiman7698

    20 күн бұрын

    Salalaahu caleyhi wasalam ❤

  • @nasteehamohamed1649

    @nasteehamohamed1649

    20 күн бұрын

    Scw Scw scw

  • @Samiaahmedp-3
    @Samiaahmedp-320 күн бұрын

    Aduunka masoo marin ruux ka fiican nabi muxamed scw ❤❤❤❤

  • @CABDI__MAALIK.MAXAMED
    @CABDI__MAALIK.MAXAMED20 күн бұрын

    Ku SaLi XabiibKeeNa MUHHAMED scw ❤

  • @RidwanCabdiraxman-f3w

    @RidwanCabdiraxman-f3w

    20 күн бұрын

    Scw

  • @HodanAhmed-ex9jy

    @HodanAhmed-ex9jy

    20 күн бұрын

    Scw

  • @AsmaDhayib

    @AsmaDhayib

    20 күн бұрын

    ❤❤❤

  • @king_amiid
    @king_amiid20 күн бұрын

    Team amiira qurux on like ❤

  • @isaakbakool273
    @isaakbakool27320 күн бұрын

    Ceyda Iyo Amiira suuradooda inta jecel 😂😂😂

  • @NajmaAdan-my6bk

    @NajmaAdan-my6bk

    20 күн бұрын

    Wan necbaha

  • @QueenAdno-kx7fq
    @QueenAdno-kx7fq20 күн бұрын

    Yaab badanaa cayda hdaan gabraan amiro ahyn hadaan ku arko waaba mseeraa😂

  • @Inacarale

    @Inacarale

    20 күн бұрын

    Naa anaa kadaran maseyr😂😂

  • @Eva_1046

    @Eva_1046

    20 күн бұрын

    @@QueenAdno-kx7fq 😭😂😂

  • @Upxeyyy

    @Upxeyyy

    20 күн бұрын

    Isku mid baa tihiin😂😂

  • @Rayaan277
    @Rayaan27720 күн бұрын

    Kusali nabigeena muhammad scw❤🕋☝🏼

  • @aaminaindho3742
    @aaminaindho374220 күн бұрын

    Abukar iyo amiira dhibta waa isku mid😂😂 lakiin macalimo saas ma u oyaaa😂

  • @rahaafhusein705

    @rahaafhusein705

    20 күн бұрын

    Wa funny macalimow oohin dhab ah kma ah

  • @NajmaAli719
    @NajmaAli71920 күн бұрын

    Welcome back my team ❤😊 sorry maclimow 😢😂😂

  • @khadrakhaliifdheeman1469
    @khadrakhaliifdheeman146920 күн бұрын

    Amira wxy taaganty moofa iibarty 😂😂😂😂

  • @hanadkingmd3758
    @hanadkingmd375820 күн бұрын

    Amiira video ga lagu bilabay amiira laguso xidhay qofta channel iska leh✌❤🙏🤷‍♂️💯

  • @Eva_1046

    @Eva_1046

    20 күн бұрын

    @@hanadkingmd3758 waa haysaa Legend😍🙌🏽

  • @adoontiallesiman262

    @adoontiallesiman262

    19 күн бұрын

    aad iyo aad labada channel way isla leeyihiin ❤

  • @deqajama9314

    @deqajama9314

    16 күн бұрын

    ma itidhi

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre343120 күн бұрын

    اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحمَّدٍ وَعَلَى أَزْوَاجِـهِ وَذُرِّيَّـتِهِ، كَمَا صَلَّيْتَ عَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ. وَبَارِكْ عَلَى مُحمَّدٍ وَعَلَى أَزْوَاجِهِ وَذُرِّيَّتِهِ، كَمَا بَارَكْتَ عَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ❤❤❤❤اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلَّمْ عَلَى نَبِيِّنَا مُحَمَّدٍ❤❤❤❤

  • @CarfoonC
    @CarfoonC20 күн бұрын

    Been mahan TEAM KAMIL AND MALIKA ONE LIKE😂😂😂😊❤

  • @user-ze6ej4pp4q

    @user-ze6ej4pp4q

    19 күн бұрын

    Yaa waayo

  • @NimcooAbdi10
    @NimcooAbdi1020 күн бұрын

    Ceyda plz markad k L tagtaan asad hagio challenges yadii noo soo celi plz idinkoo dhan ayaan idin xisay sundus +amiira+ koko+ cumeer+ asad io adiga plz plz Ceyda

  • @queenayush1463
    @queenayush146320 күн бұрын

    Wll 😢❤adiga iyo walidkaga janada ilahay haidinkubishareyo amiiin wll isoboqo plz

  • @lavieestbelle-neutre3431

    @lavieestbelle-neutre3431

    20 күн бұрын

    Heee : Adiine😂😂😂 Waan kuu saary bee🎉🎉😂😂😂(Je Rigole 😂🤞🫢🤲)

  • @deqajama9314

    @deqajama9314

    16 күн бұрын

    Subrata nagadaa

  • @cabdallaxidig-uf3ds
    @cabdallaxidig-uf3ds20 күн бұрын

    Legend king 🤴 ceyda dalxiis qurux badan waaa soo qaada teen❤

  • @AsturMahamed
    @AsturMahamed20 күн бұрын

    Team walbah one like😊😊

  • @nuurxasancumarnuurgaab158
    @nuurxasancumarnuurgaab15820 күн бұрын

    Team king ceyda won en jaceyl haye one Llke baby ❤❤❤❤🎉

  • @axmedcabdicusmaan2710
    @axmedcabdicusmaan271020 күн бұрын

    Ninka kaliya aan ku xiranahay thy my pio ceyda❤🎉

  • @CabdiSomow
    @CabdiSomow20 күн бұрын

    team ceyda 1malion ALLAH Kagar siyo

  • @Khadar_jamac_27
    @Khadar_jamac_2720 күн бұрын

    Team sundus 100 like 😂

  • @idililwaad5066
    @idililwaad506620 күн бұрын

    Caydaw asad Cumeer koko amiira vidyaw islasoosameeya ❤😂

  • @adoontiallesiman262
    @adoontiallesiman26220 күн бұрын

    prank waa filaayay lkn inaa Amira ku samaynayso baan moodayay wayo dad Amira prank ku samee ku dhahaayo baan arkayay 😂 so macalimo maba fileen in prank lagu samaynaayo 😂

  • @sicidoomarabdi2152
    @sicidoomarabdi215220 күн бұрын

    Ceyda wall cawa asad iyo koko iyo samia utag gurigii asad inaa wax is la duubtaan waa nii xisnay

  • @adoontiallesiman262

    @adoontiallesiman262

    19 күн бұрын

    nio horta koko maba iskugu baxdo yacni waxa jira dad asxaab eh hadana aan saaid isku fahamsanayn ceyda iyo koko na saas waaye wax maba isla duubaan samiya ne way cusub tahay o wali video hore ma is kula duubin lkn Ani Asad iyo ceyda way igu baxdaa❤

  • @Somaligamer2
    @Somaligamer220 күн бұрын

    King ceyda keep going coming soon 1milion subscriber insha allah ❤

  • @user-oo2tf3ji3v
    @user-oo2tf3ji3v20 күн бұрын

    Team King ceyda safar salaama damatiina 😂😂😂😂prank think you should enjoy 😂😂😂😂😂😂

  • @user-zh3ec7gl1g
    @user-zh3ec7gl1g20 күн бұрын

    Team asad hagio one like🎉

  • @adoontiallesiman262
    @adoontiallesiman26220 күн бұрын

    Amiira muufada macaan miyaa 😂❤

  • @walaalcartan7678
    @walaalcartan767820 күн бұрын

    Qafkii uhoreeyay love saaray❤😂😂

  • @noorsalatho2032
    @noorsalatho203220 күн бұрын

    Wlhi Macalimow is the youngest, macalimow wa yaryaxay runtii lawatan Sano xita wali magarin san filayo❤

  • @adoontiallesiman262

    @adoontiallesiman262

    19 күн бұрын

    20 jir waaye dhowr cisho ka hor baaban ka maqlay

  • @AbdullhiCali
    @AbdullhiCali20 күн бұрын

    Team ceyda aan gaarsino 1m coming soon 🎉❤

  • @user-qb5px6ho1x
    @user-qb5px6ho1x20 күн бұрын

    Team macalimow lez, go 200k. 1k nodhimñ 🫶🏾😩😭

  • @dytffttg6491
    @dytffttg649120 күн бұрын

    حرام والله Ilahey kabaq qofka wadnihisa xta wax gari kara ceb wye sundus m.a ahmiyad bay sinesa wilka❤

  • @Munaabdi5657
    @Munaabdi565720 күн бұрын

    All ayes on cayda and hani best couples in kl😂

  • @AmiiraAadan-pm3uu
    @AmiiraAadan-pm3uu20 күн бұрын

    We can't wait one million team ceyda hadan nahayyy❤😂😂

  • @Liverpoolsomaliis
    @Liverpoolsomaliis20 күн бұрын

    asad hagio iyo ceyda isla jirkiini waa loo xiisay ❤

  • @cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013
    @cabdilqaadirfaaraxdhasovic301320 күн бұрын

    Waxan dalxiis wadhafay dalxiisyaalo buu ahaa ❤🎉

  • @fowziyomaxamed9109
    @fowziyomaxamed910920 күн бұрын

    Mocalimoo 200k 🎉congratulations 🎉❤

  • @Inacarale
    @Inacarale20 күн бұрын

    Ala macalimo waa miskiin ceyda maxa sas uyeshy😂😂

  • @ubaxcali2067
    @ubaxcali206720 күн бұрын

    Macalimow markasta sarwaalka muxuu ugu dhacaa😂😂

  • @SabrinaKeyf

    @SabrinaKeyf

    20 күн бұрын

    Bal ma ila yaabtay 😂😂😂

  • @user-ve9jo5ql5r
    @user-ve9jo5ql5r20 күн бұрын

    Xampaliyadaada 🎉🎉🎉🎉🎉wnku hor mariiyey guuleyso 1m

  • @user-ec4be7tb9x
    @user-ec4be7tb9x20 күн бұрын

    First comment for the first time Ceyda I really like your Videos and I your prank keep going 👍 Dad kuu jecel ayad heysata mashallah ❤️

  • @FarxiyaMohamed-po1nq
    @FarxiyaMohamed-po1nq20 күн бұрын

    Amiira ku soo same plz😊

  • @husseinahmedali2879
    @husseinahmedali287920 күн бұрын

    Keep going my pro ceyda 💪

  • @muzdalifamaxamedreerxaashi7741
    @muzdalifamaxamedreerxaashi774120 күн бұрын

    Team cayda hadaa nahay waynoo ahaatay

  • @user-od6fb4fs9m
    @user-od6fb4fs9m20 күн бұрын

    Ana ugu Horeyo Manta Commentiga😂😂

  • @nasteehamohamed1649

    @nasteehamohamed1649

    20 күн бұрын

    Fiiri walaal mid maku waydiiyaa😊

  • @deqajama9314

    @deqajama9314

    16 күн бұрын

    Whet​@@nasteehamohamed1649

  • @ChoukriElimHassan
    @ChoukriElimHassan20 күн бұрын

    King ceyda caadi matiihid ❤❤❤❤❤

  • @BahjaYasin
    @BahjaYasin20 күн бұрын

    Alla sundus wallhy vibe bay dadka sisa love you all guys

  • @nasteehamohamed1649

    @nasteehamohamed1649

    20 күн бұрын

    Sundus lambarkeeda mahaysaaa

  • @nasteehamohamed1649

    @nasteehamohamed1649

    15 күн бұрын

    Walaal

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre343120 күн бұрын

    Wallaahi Sundus Kaama Qasna😂❤Masha"Allah ❤😂 Jaakadaa I Dishay😂🎉 Xogaa Weey Kuugu Weeyn Tahay 😂😂 Saxa👍💙❤💙❤💙❤

  • @caynicudoon9767
    @caynicudoon976720 күн бұрын

    Welcome back to Kl ❤

  • @sahrayusuf9855
    @sahrayusuf985520 күн бұрын

    Maashallah allaha caafimaadka ha u saaidiyo jj

  • @NimcoAamiin
    @NimcoAamiin20 күн бұрын

    King cayda wllkey dhamantiin idin jeclahay😢❤

  • @rahaafhusein705
    @rahaafhusein70520 күн бұрын

    Coming soon cayda 1m

  • @Hamdi445-xy2dv
    @Hamdi445-xy2dv20 күн бұрын

    Alla amiiro io ceyda marky isla jogan jecliya😂

  • @Cayuni1
    @Cayuni120 күн бұрын

    Alhamdullih hadaa Nabad ku imaden xafadiina❤🤲

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre343120 күн бұрын

    Masha"Allah Ceyda❤🎉Good ❤🎉And Good Reunion❤❤❤🎉🎉🎉🤲🤲🤲🤲

  • @Kingmoha2749
    @Kingmoha274920 күн бұрын

    Team King Ceyda Only Like 👍 ❤

  • @CraxmaanMuuse-ub1tm
    @CraxmaanMuuse-ub1tm20 күн бұрын

    Qab qab ceyda waan ku salaamey pro

  • @CumarAadan-gb5lz
    @CumarAadan-gb5lz20 күн бұрын

    CAYDA WLL MCN REPELY ❤😊

  • @raaxomohamed6226
    @raaxomohamed622620 күн бұрын

    Team sundus

  • @MaxamedAmiin-d6s
    @MaxamedAmiin-d6s20 күн бұрын

    Ceyda Tlei n.1❤

  • @mohamedok94
    @mohamedok9420 күн бұрын

    We love Somali girls mel waliba ee jogto❤

  • @ItsBariyayy
    @ItsBariyayy19 күн бұрын

    Waa nabd tagten Alhamdullih ❤

  • @Suusu863
    @Suusu86320 күн бұрын

    Maxaa waaye team safar saacadan ay wax so dhigen 😂

  • @Inacarale

    @Inacarale

    20 күн бұрын

    Xiligaa wey kala yalaan lakin waa waxey xalay dubeen😂😂😂

  • @SahraAbdi-hm3gv
    @SahraAbdi-hm3gv20 күн бұрын

    Yes ana u hereyo😂

  • @Cabdishakuursiidcali27
    @Cabdishakuursiidcali2720 күн бұрын

    One love ❤️ team ceyda 😅😮❤

  • @caynicudoon9767
    @caynicudoon976720 күн бұрын

    Oohin update ah macalimo oyyy😂

  • @zahruujadeey4083
    @zahruujadeey408320 күн бұрын

    Tem walbah ❤❤❤❤

  • @KingAkwadani-fu4pq
    @KingAkwadani-fu4pq20 күн бұрын

    Lawadaada waalid janada fardowsa Allaha ugu deeqo iso booqo channel keyga ❤️❤️❤️❤️❤️

  • @Zabna143
    @Zabna14320 күн бұрын

    Next video muufa la soo cuni rabaa yaa igu raacsan😂🎉❤

  • @IbraBoy-rs1lr
    @IbraBoy-rs1lr20 күн бұрын

    Cyda keep going pro ❤❤❤❤🥰🥰🥰

  • @user-mw2cb5jv6v
    @user-mw2cb5jv6v20 күн бұрын

    team no like samiya 😊

  • @BalqisDawit
    @BalqisDawit20 күн бұрын

    Kusali nabigena scw😢

  • @Amina_Isse
    @Amina_Isse20 күн бұрын

    Ugu dambeen waa timaaden alxmd❤

  • @user-go1zk4no3e
    @user-go1zk4no3e20 күн бұрын

    Axdlh hadaada nabad imaaday wiilkeyna❤❤❤❤

  • @user-kl3ur3qo1f
    @user-kl3ur3qo1f20 күн бұрын

    😂😂 team ceyda like 👍🏽

  • @nimcocadey8300
    @nimcocadey830020 күн бұрын

    Inta nabiga jecel ❤

  • @maxamedcade3452
    @maxamedcade345220 күн бұрын

    Legends baa tihiin

  • @Amiiroqurux2
    @Amiiroqurux220 күн бұрын

    TEAM KING CAYDA ONE LIKE 👍

  • @FardowsoIsak
    @FardowsoIsak20 күн бұрын

    Ceyda dadkuu waalaba😂😂

  • @halimaadanhalimaadan6515
    @halimaadanhalimaadan651520 күн бұрын

    Ana uhoreyo waan kusalame ceyda😂❤❤

  • @LakiPoi-g2p
    @LakiPoi-g2p20 күн бұрын

    Team ceyda Team asad one like ❤

  • @user-oo2tf3ji3v
    @user-oo2tf3ji3v20 күн бұрын

    Maasha Allah prank miyuu 400k boqol SUBSCRIBE ❤❤😂😂😂😂😂keep going through

  • @AyanSoumeya
    @AyanSoumeya20 күн бұрын

    Team walpa one like ❤❤❤❤❤😂😂

  • @MaryanRuun-yz4ks
    @MaryanRuun-yz4ks20 күн бұрын

    Team amiira one like❤❤

  • @ItsBariyayy
    @ItsBariyayy19 күн бұрын

    Team Cayda let's go 1M 🤴 ❤

  • @SuusuuCadey
    @SuusuuCadey20 күн бұрын

    Qofkii uku horeye takeraha 1 😂😂

  • @saaxibWanaag
    @saaxibWanaag20 күн бұрын

    KUSALLI Nabiga scw

  • @user-ok6uf7wu3o
    @user-ok6uf7wu3o20 күн бұрын

    King cayda 1 came soon

  • @S.dimaria
    @S.dimaria20 күн бұрын

    King ceyda fan❤❤

  • @Sahro1
    @Sahro120 күн бұрын

    Ana u horeya 😂

  • @user-sp8jt3uz5v
    @user-sp8jt3uz5v20 күн бұрын

    Kusali nabigeena scw scw

  • @ShukriSuuto
    @ShukriSuuto20 күн бұрын

    Ceyda is not easy

  • @Aziiza_A
    @Aziiza_A20 күн бұрын

    Ceyda adna timaha qaybta gadaale iga cun qurux mahan😂

  • @mohamedbashir8781
    @mohamedbashir878120 күн бұрын

    Wlhi ceyda wa wiil walaaltinimada jecel isku dhajiska kadaafa please views meel kale kadonta wax Fahma jaalayaal😂😂😂

  • @adoontiallesiman262

    @adoontiallesiman262

    19 күн бұрын

    isku dhajisku waa iska kaftan haday wax ka dhexeeyaana kaba fiican waa dad aad is kugu soo baxaya

  • @user-wm7xt1qq3i
    @user-wm7xt1qq3i20 күн бұрын

    *FURSAD SHAQO OO DAHABI AH :-* 1. Ma tahay qof bilaa shaqo ah ? 2. Ma tahay qof ku daalay sidii uu shaqo u qalanta u heli lahaa ? 3. Ma tahay qof Meesha uu ka shaqeeya wakhti badan ka qaadato 4. Ma doonysaa inad ka xorowdo dhibaatada ay leedahay shaqaalnimadu ? 5. Ma doonysaa inad wakhtigaaga xor u noqatid oo xili kasta oo aad wakhti hesho aad shaqaysan karto Iyada oo aan cidna ku xakaminin? 6. Ma doonysa inad noloshaada shaqsiga ah iyo ta qoskiinaba aad horumar weyn gaadhsiiso ? 7. Ma Rabta inad kortdhisid dakhligaaga lagaceed ? 8.ma doonaysa inay hesho laba dakhli oo kala ah lacag isbuuc kaste ah iyo lacag bilkaste ah ? *WAXYAALAHA AAN LAGA DOONIN SHAQADAN* : 1. AQOON AMA SHAHAADO 2. DAMIIN NOOC KASTE OO UU YAHAY 3.MESHA AAD JOOGTANA KUMA XIDHNA SHAQADU Dhamaan su,aalaha aan kor ku so sheegay hadii aad haa kaga jawaabtay *FADLAN* nagala so xidhiidh whatsap number +252616784780 // 0614924579

  • @user-cm4ku1nt3j
    @user-cm4ku1nt3j20 күн бұрын

    Inta Marka ay prank ma qashe soo orade😂😂

Келесі