PRANK UGU XUMA ABID AN KUSAMEYE HANI WEY SUXDAY SORRY😳😳….

Пікірлер: 1 000

  • @naimaarif745
    @naimaarif74526 күн бұрын

    Raaliganta oo Noqotay hadiyad iyo taleefan 15pro ah inta og like isaar😅

  • @queensafa3852

    @queensafa3852

    26 күн бұрын

    Isha katuurtay 😂😂

  • @fowziyomaxamed9109
    @fowziyomaxamed910926 күн бұрын

    Dunida masomarin ruux kasharafbadan kana runbadan nabigena mohamed scw 😢❤❤

  • @NajaxXasan-sv1bb

    @NajaxXasan-sv1bb

    26 күн бұрын

    SCW❤

  • @ZamsamMaxamad

    @ZamsamMaxamad

    25 күн бұрын

    Scw scw scw scw scw❤❤

  • @sumeyahusseinibrahim4624

    @sumeyahusseinibrahim4624

    25 күн бұрын

    صلى الله عليه وسلم

  • @user-ho1uh3up7n
    @user-ho1uh3up7n26 күн бұрын

    Sundus abyo mardanbe hakusamayn hani waa qof fiican wallahi❤😢

  • @sacdiyomaxamed3853
    @sacdiyomaxamed385326 күн бұрын

    Sundus gabadha tell ukeeen yaqeeee caloosha Na hurisay tell la'anteeda😢😢Hadiii kle waa qaramenaa😢😢

  • @Kokobulle18799
    @Kokobulle1879926 күн бұрын

    Ilaa goormee ka cararee saliga nabiga scw ❤❤❤❤

  • @AbdiKader-qv8nz

    @AbdiKader-qv8nz

    26 күн бұрын

    𝕊𝕨𝕔 𝕢𝕦𝕣𝕦𝕙𝕖𝕪

  • @user-cy5fz8jh9k

    @user-cy5fz8jh9k

    26 күн бұрын

    Scw Scw scw scw scw scw scw koko

  • @maryangurhan5241

    @maryangurhan5241

    26 күн бұрын

    ❤❤❤❤

  • @SafaSiciid-qo9zy

    @SafaSiciid-qo9zy

    26 күн бұрын

    Scw

  • @user-nm3pu4xu7f

    @user-nm3pu4xu7f

    26 күн бұрын

    Salalaahu caleyhi wasalam

  • @Muzhtaaq
    @Muzhtaaq26 күн бұрын

    Sundus walaashaaa waxaaas mar danbe haku sameenin😢❤😂

  • @safiyajama5223

    @safiyajama5223

    26 күн бұрын

    Run maa umalaysaa

  • @balqiisxusen2634

    @balqiisxusen2634

    26 күн бұрын

    @@safiyajama5223haha weydi bo 😂

  • @Fatima-vp9qc
    @Fatima-vp9qc26 күн бұрын

    sunduseey baayo walasha gift raali galin eh mobel ugu keen i hobe inaa comment aragtid ily 🥰

  • @IsmaaciilAwuukar-xm2me

    @IsmaaciilAwuukar-xm2me

    26 күн бұрын

    Wey arkoo saa waliba wey qosloosaa

  • @Mahirmo12
    @Mahirmo1226 күн бұрын

    Dunidan Ma soo Marin Ruux Ka Sharaf Badan Kana Run Badan Nabi Muxamed SCW❤ﷺﷺ

  • @user-zl1ge9jr8v

    @user-zl1ge9jr8v

    26 күн бұрын

    صل الله عليه وسلم ❤❤❤ صل الله عليه وسلم ❤❤❤

  • @BaarYuusuf

    @BaarYuusuf

    26 күн бұрын

    Scw scw❤❤

  • @Juneydiboy123

    @Juneydiboy123

    25 күн бұрын

    صلي الله عليه وسلم ♥️

  • @Team_koko45
    @Team_koko4526 күн бұрын

    Inta kanaxday hani maskiinta 😢😢😢

  • @HafsaHariir-dn3fe

    @HafsaHariir-dn3fe

    26 күн бұрын

    wllhy wan naxay miskiin

  • @AswanHassanAli

    @AswanHassanAli

    26 күн бұрын

    Hani One like❤😂

  • @SalmoNuur-do1gc

    @SalmoNuur-do1gc

    26 күн бұрын

    Wallhi aniga waan ooye😢

  • @starkclip7853

    @starkclip7853

    26 күн бұрын

    Ilintah Ceshan wayay ano aan oyen

  • @SiyaadSiyaadSuuleeySuuleey

    @SiyaadSiyaadSuuleeySuuleey

    25 күн бұрын

    Tiima27 Ana uhilino walashee handy asda waxa karaamney inaya uaratiy walashanay haniya wana kubaray kusameey Sandusa barangiy acadiya aheena Tiima27

  • @SacdiyoDahir-yn3dc
    @SacdiyoDahir-yn3dc26 күн бұрын

    inta markey pranki maqashay so carartay like ❤😂

  • @BalqiisCabdirisaaq-dx5he

    @BalqiisCabdirisaaq-dx5he

    26 күн бұрын

    Anii baba so orodaay😂

  • @MumtaasFaarax
    @MumtaasFaarax26 күн бұрын

    Inta sundus ila jecel like😢🎉

  • @HodanMohamed-ks6fh
    @HodanMohamed-ks6fh26 күн бұрын

    Bisinka wxs Hani haku sameen waa jecelnahee😢😢😢

  • @AXMEDSAALAX-pc6jg

    @AXMEDSAALAX-pc6jg

    25 күн бұрын

    Saxwaaye wlhi sii ujeceshahay kadaran anakaa ujecel ❤❤❤❤❤😊😊😊😊

  • @Okayeena
    @Okayeena26 күн бұрын

    Qaladbaad sameysy sundusey walashaa kaaweyn weeye oo waliba wadanka ku cusub inaad cidla uga dhaqaqdo branki leyneh waxaas ceeb weeye ha u noqon mardanbe 😢

  • @RaxmoCismaanabdi

    @RaxmoCismaanabdi

    5 күн бұрын

    Raxmocimaan 💝

  • @NafisoMaxamed-uz6yy
    @NafisoMaxamed-uz6yy26 күн бұрын

    Sundus markaa baryo jookto cumeer brnk kusoosameey oo cajiib ah walibo 😂 inta iku racsan like

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre343126 күн бұрын

    اللَّهُمَّ اغْفِرِ لِي، وَارْحَمْنِي، وَاهْدِنِي، وَعَافِنِي وَارْزُقْنِي❤🤲🤲🤲🇸🇴

  • @cabdinasir8631
    @cabdinasir863126 күн бұрын

    KU SALI XABIBKENA MOHAMED SCW SCW ❤❤❤❤❤❤❤

  • @naimaarif745

    @naimaarif745

    26 күн бұрын

    Scw

  • @MaxamedAxmed-n6w

    @MaxamedAxmed-n6w

    26 күн бұрын

    Scw❤❤❤😊🤩🥰🥰🥰💓💕💝😊

  • @balqiismohamed2979
    @balqiismohamed297926 күн бұрын

    Sunduus abaayo mar danbe haku sameeyn prank iyo wax naxdiin leh walasha hadey wadno xanuun qabto ma ficno naxdiinta qatar ayey ku tahay wey sigaday walasha ka ilaali mar danbe

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre343126 күн бұрын

    أَسْتَغْفِرُ اللَّهَ وَأَتُوبُ إِلَيْهِ❤🤲

  • @Tuneyyyyyy
    @Tuneyyyyyy26 күн бұрын

    Kusali xabibkena muxamad Scw❤🫵

  • @Amiiroqurux2
    @Amiiroqurux226 күн бұрын

    TEAM SUNDUS ONE LIKE 👍

  • @Fathiahoussein-k2h

    @Fathiahoussein-k2h

    26 күн бұрын

    Sorry abyo hani 🥺😪

  • @OmarAbdi-wj4mp

    @OmarAbdi-wj4mp

    25 күн бұрын

    Team Amira one like

  • @user-ml7ul6do2o

    @user-ml7ul6do2o

    24 күн бұрын

    Sorry abayohani😂😂❤❤

  • @XafsoabdiLaki

    @XafsoabdiLaki

    24 күн бұрын

    Sorry abayo hani

  • @MalaakoAadan

    @MalaakoAadan

    23 күн бұрын

    ​@@OmarAbdi-wj4mpi1

  • @user-ej2cd2dp4e
    @user-ej2cd2dp4e26 күн бұрын

    Inta marky prank argty soo oroday😂😂

  • @user-kl3mn9mk4r

    @user-kl3mn9mk4r

    26 күн бұрын

    Way kan😂😂

  • @user-np6zp8qq4c

    @user-np6zp8qq4c

    26 күн бұрын

    Anaa kamid ah

  • @farhiafaytamin7761

    @farhiafaytamin7761

    26 күн бұрын

    Xaadir😂😂

  • @IqroCali-ix8vd
    @IqroCali-ix8vd26 күн бұрын

    Sundus qurux waa ku xesay walhi ❤❤❤ waa ku jeclahay qof fiican aatahay ❤❤ lkn prank soo badi yah abaayo volg aa rabnaaa waa ku baryaa sundus qurux ❤❤❤

  • @user-bf2ru3eq5i
    @user-bf2ru3eq5i26 күн бұрын

    Anoo og inay been tahay baan hadana daawaday ilahy dulqaadka hay siyaadiyo 😂😂😂😂😂😂

  • @Cabdixakiimmuusecige7
    @Cabdixakiimmuusecige726 күн бұрын

    IFAHMA OO IDAREEMA 1K ❤❤❤ Taageerayaasha Sundus Ayaanle iyo Team 27 Waan Taageeraa Walaalaha Soomaaliyeed idinkuna Cimaamada igusoo Tuura ❤❤❤❤

  • @SomaliMusic11

    @SomaliMusic11

    26 күн бұрын

    Walaal Qaaliya Cabdixakiim Horay Usoco ❤❤❤❤

  • @MaryamDahir-vh2xd
    @MaryamDahir-vh2xd26 күн бұрын

    Ala waan Oyay wlhy waxano Kale laguma Kaf tamo Uf😢😢😢

  • @user-cx9vi6gj2m
    @user-cx9vi6gj2m26 күн бұрын

    Aanku salino nabigeena scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @Fatimazaid757
    @Fatimazaid75726 күн бұрын

    Qofki ugu horeyey ban ahay sundusey one 👍❤

  • @NuuriyocaliXuseen
    @NuuriyocaliXuseen26 күн бұрын

    Sundus habeen danbe challenge sodhig xppt 😂😢😢

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre343126 күн бұрын

    اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحَمَّدٍ وَعَلَى آلِ مُحمَّد، كَمَا صَلَّيْتَ عَلَى إِبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَميدٌ مَجِيدٌ، اللَّهُمَّ بَارِكْ عَلَى مُحمَّدٌ وَعَلَى آلِ مُحَمَّدٍ، كَمَا بَارَكْتَ عَلَى إبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ❤❤❤❤اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلَّمْ عَلَى نَبِيِّنَا مُحَمَّدٍ❤❤❤❤❤❤

  • @AsmaAsmameiraneh
    @AsmaAsmameiraneh26 күн бұрын

    Team sundus on like 😊😊

  • @Raimayy_mohammed
    @Raimayy_mohammed26 күн бұрын

    Inata markay prank maqashay soo cararty 😢

  • @user-vd3il1kj3o
    @user-vd3il1kj3o26 күн бұрын

    Sounds cabsi cabsi waaye wllhi keep going ❤❤😂😂

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre343126 күн бұрын

    Ar Sunduseey Hani iska dhaaf weey cusubtahay😂😂😂😂❤❤❤😂😂😂Horta Ha La Qabsatto😂❤❤❤❤❤❤🤲🤲🤲🤲Ya'rabb Salama 🤲🤲🇸🇴🤣

  • @user-zg9bd7fm5m

    @user-zg9bd7fm5m

    24 күн бұрын

    😂😂😂😂

  • @HodmanAhmed
    @HodmanAhmed26 күн бұрын

    Abyo please gabadha talefan Ugad waxna hakisameynin San cml Haku sameynin 🙏 😢😢😢😢

  • @cabdallaxidig-uf3ds

    @cabdallaxidig-uf3ds

    25 күн бұрын

    Keedii aaway lkn abyo

  • @Sacdiya-s7q

    @Sacdiya-s7q

    25 күн бұрын

    ​@@cabdallaxidig-uf3ds waa laga xaday

  • @HodmanAhmed

    @HodmanAhmed

    3 күн бұрын

    @@cabdallaxidig-uf3ds tuug aa ka qaade markee Malaysia imaade

  • @moha_wiilkacasimada
    @moha_wiilkacasimada26 күн бұрын

    Waaba yeshee xaa u yeeshay ? like inta ka xumaatay

  • @Miskiyeyyyy
    @Miskiyeyyyy26 күн бұрын

    Hani wllhi waan kanaxay Maskiinta sunduseyy Hani Mopile Usoo iibi abayooy❤😢

  • @user-sunduseey
    @user-sunduseey26 күн бұрын

    Nagtii ugu horeysay aragty😊

  • @najma_pretty
    @najma_pretty26 күн бұрын

    Like ta haila dhafina Ana uhoreyo😮

  • @ijaabl1232
    @ijaabl123226 күн бұрын

    Naa wlashaa maa saan ugashayy😭😭😭xushmada wll tinimada mataqanid😭😭😭i'm so sorry hani

  • @CiidKhalif
    @CiidKhalif26 күн бұрын

    Inta sundus ila jecel❤️☝️

  • @SagalSowturaxma
    @SagalSowturaxma26 күн бұрын

    Wlh aniga colosha ihortay sundusey waxa fican ma adan samey 😢😢

  • @reersiyaad3494
    @reersiyaad349426 күн бұрын

    Hani waakaxumahay walaahi caloosha ihurisay sundus❤❤❤😢😢😮

  • @somaliyameni202
    @somaliyameni20226 күн бұрын

    Subhnalah subhnalah waxani prank maheee kadaa gabartaa 😮

  • @user-jm1jm2fg5x
    @user-jm1jm2fg5x26 күн бұрын

    Sundusey sacaan laga bilabo taageere kuuma ihi marba hadiii walashay ad ku samaysay prank maad brank ku samaysid cumeer cayda iyo amiira maxaad gabadha maskistaa ugu samaysay

  • @KingAkwadani-fu4pq
    @KingAkwadani-fu4pq26 күн бұрын

    Lawadaada waalid janada fardowsa Allaha ugu deeqo iso booqo channel keyga ❤️❤️❤️❤️❤️

  • @user-vb2mo4dh8p
    @user-vb2mo4dh8p26 күн бұрын

    Sundus mxa waye san😢

  • @FarhiyoIbrahim-tj9fo
    @FarhiyoIbrahim-tj9fo26 күн бұрын

    First view and comment😂😅

  • @user-cn3fd9is1g
    @user-cn3fd9is1g26 күн бұрын

    First comment 😂

  • @Sirdoonka1234
    @Sirdoonka123426 күн бұрын

    FROM COUNTRY OF OGADENIA 🇬🇲 ❤🎉 LAANDHERE MJ AH SUNDUS AYAANLE ❤🎉

  • @shugriali1439

    @shugriali1439

    25 күн бұрын

    Mxaa meesha qabiil keenay😮

  • @ZudaysiAbdirahman

    @ZudaysiAbdirahman

    2 күн бұрын

    Cagdheer caqli ma leh 😂Country kulaha 😅😅

  • @Iftinayyyyyy1
    @Iftinayyyyyy126 күн бұрын

    Team Sundus one like 👍🏻 ❤

  • @ubaxcali2067
    @ubaxcali206726 күн бұрын

    Sundus wllhi wax fiican masameynin walasha prank kusoo sameey lee lugu dhahaa waa iskaga sameeynee gabadha maskiinta calooshey ihurisey😢

  • @FadumoCadey-x9i

    @FadumoCadey-x9i

    25 күн бұрын

    Caadi wye prnk wye kadhamadaa sundus❤

  • @user-yg3tk2re7f
    @user-yg3tk2re7f26 күн бұрын

    😢😢ax sorry abyo hani😢😢

  • @user-jk6rg3jv6q
    @user-jk6rg3jv6q26 күн бұрын

    Inta. Sundus ila jecel like ❤😊

  • @Tuneyyyyyy
    @Tuneyyyyyy26 күн бұрын

    Team sundus on like 🎉❤

  • @ZaynabIbrahim-vi9nd
    @ZaynabIbrahim-vi9nd26 күн бұрын

    Sunday wlhi waad iga qoslisy😂

  • @Anuu173
    @Anuu17326 күн бұрын

    Sundiseyyy wan kujeclahey bayo 😭😭😭😭❤️❤️❤️❤️❤️👸🏽👸🏽👸🏽👸🏽🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱

  • @user-jg7cv9yr5d

    @user-jg7cv9yr5d

    26 күн бұрын

    Hye meshan maa ka dhex bilowday qabyaalada sundus wxaz kama hesho zhpei 😮😂

  • @luleey381

    @luleey381

    26 күн бұрын

    That’s true ❤❤❤❤❤

  • @safa_mohmet

    @safa_mohmet

    26 күн бұрын

    Sundus walasha iskada waa miskiin teda kale iPhone ugad waa miskiin Hani ❤❤❤

  • @luleey381

    @luleey381

    26 күн бұрын

    @@safa_mohmet waa run ee sundusay iyada u dhalatay qof funny ah lkiin sundusay wali ma ka quusanladaahay kadiska ay kugu timi please sundusay walaash waqti sii & phobia u gada inshalaah kheyr

  • @safa_mohmet

    @safa_mohmet

    26 күн бұрын

    @@user-jg7cv9yr5d 😅😅😅😅😭 any way kuligen waxa nahay tagerah Sundus hays dagalina😅😅

  • @UmuSabiriin-ji9gg
    @UmuSabiriin-ji9gg26 күн бұрын

    Ana ugu horeeyo😂

  • @sundusomar-jd1pj
    @sundusomar-jd1pj26 күн бұрын

    Coming soon 400k

  • @laylomohamutt6735
    @laylomohamutt673526 күн бұрын

    Nayaaa wlshaa surprise talefan uga dhig wlshaaa ilaasho

  • @user-jy8ie5zn1p

    @user-jy8ie5zn1p

    26 күн бұрын

    Oo tolow maxaa bilaa taleefan ka dhigay

  • @Dekkahabdi3

    @Dekkahabdi3

    26 күн бұрын

    ​@@user-jy8ie5zn1p walaga xaday la dhahy marke lankawi aday

  • @queenmanu6245

    @queenmanu6245

    26 күн бұрын

    Markay malaysia imanysay laga xaday abaye

  • @NaciimoNafta-qe7zi

    @NaciimoNafta-qe7zi

    26 күн бұрын

    ​@@user-jy8ie5zn1p tuga ka qatay markay imaday

  • @fariidainahaji9650
    @fariidainahaji965026 күн бұрын

    Walalo caloosha na hurts huriseee baayo saan danbo ha u galin 😢walaaahi ilmadaan ceshan waaye😢😢😢😢😢😢

  • @FaizaYusuf-iz7kr
    @FaizaYusuf-iz7kr26 күн бұрын

    Ana ugu horeyo😢

  • @suadali2598
    @suadali259826 күн бұрын

    Zunduzeyyyyy waan kugu faana sharfta no ilaali abyo🇸🇱

  • @user-ft6th3li6p
    @user-ft6th3li6p26 күн бұрын

    Wallahi sundus miskiin wye wajeclahay❤

  • @IfrahHassan-go1ni
    @IfrahHassan-go1ni26 күн бұрын

    Walhi wa ooyy miskiin😢😢😢😢

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre343126 күн бұрын

    سُبْحَانَ اللَّهِ وَبِحَمْدِهِ، سُبْحَانَ اللَّهِ الْعَظِيمِ❤سُبْحَانَ اللَّهِ❤، وَالحَمْدُ لِلَّهِ، وَلَا إِلَهَ إِلَّا اللَّهُ، وَاللَّهُ أَكْبَرُلَا حَوْلَ وَلَا قُوَّةَ إِلَّا بِاللَّهِ🤲🤲🤲🤲🤲

  • @HhHh-cd4we
    @HhHh-cd4we26 күн бұрын

    Sundus amiira haku dayan oo Asad utag hadaa fan's sundus nahay sas aarabnaa

  • @Amiira603

    @Amiira603

    26 күн бұрын

    Nolol aan asad ahayn lama samaysan karo miyaa😂

  • @Somaligamer2
    @Somaligamer226 күн бұрын

    Sundus qof xun tahay walaashaa maxa prank aad ugu samaynaysaa oo aad uga nixinaysaa iyadoo malaysia ku cusub walaahi waxaasi qalad weeyan ee raaligalin iyo gift mobil kaa rabnaa sundus waxaa oo kale ha samaynin yaa igu raacsan like saara😢😢😢

  • @NasroshariifCali-jf9rw

    @NasroshariifCali-jf9rw

    26 күн бұрын

    Wlhi wax xun wye gabadha meesha wee ku cusub tahay hadane View lee miyaa usameynee Sunday😢😢🥺🥺🥺🥺🥺

  • @user-tk3nj7je1l

    @user-tk3nj7je1l

    25 күн бұрын

    Waa runta wlhi

  • @user-sb9nq6lt3y
    @user-sb9nq6lt3y26 күн бұрын

    Sundusey abyo wankujecele inanta inad kanixisid may ahn wan kaxumay lakin kaf tankaga kahelaa iyo qoslkage hore usoco qali❤💋

  • @sumayosusu1546
    @sumayosusu154626 күн бұрын

    Sunduseey dhibadanidaa😂😂😂😂😢😢

  • @RuwaydoJamac-r8o
    @RuwaydoJamac-r8o26 күн бұрын

    Sundus prank nooso badi😂❤

  • @RaxmaIsaaqRahma123
    @RaxmaIsaaqRahma12326 күн бұрын

    Sundus ayanle wlsha maxa san ogu gashy umad ma tihide alla ilhow hani no dhawr sundus dhibley ❤❤

  • @SumayaAbdiqadir
    @SumayaAbdiqadir26 күн бұрын

    Inta pranka markay aragtay soo oraday one like 😂😂❤

  • @gabarbarichannel9804
    @gabarbarichannel980426 күн бұрын

    Haniyasha dhan waa fuliyin kkk wlzhy xataa tuuga wy ka baqdaa hani baa ladhahaa 😂

  • @user-rg9mo7ry8m
    @user-rg9mo7ry8m26 күн бұрын

    First one

  • @user-po1gc5hj8o
    @user-po1gc5hj8o26 күн бұрын

    Miskiin wanka xumahay wlhi sida aad ugasheen hani. Waa qof kucusub meesha on tel heysanin sorry Hani 😢😢 tel soogado ama Sundus hakuu gado in.a

  • @KautharSaid-xz6ho
    @KautharSaid-xz6ho26 күн бұрын

    Labadii shaydaan ee team halista gabadha mskiinta helay 😂sfcn uraligaliya gabadha balayo kala dhib bdne

  • @SleepyAbyssinianCat-bn4dh
    @SleepyAbyssinianCat-bn4dh26 күн бұрын

    Ano casho karinayo ayaa so orday😭😂😂😂

  • @user-vo3kt7uj4j

    @user-vo3kt7uj4j

    26 күн бұрын

    Ani xitaa😂

  • @NasteexoMohamed-er4em

    @NasteexoMohamed-er4em

    26 күн бұрын

    Cashada yay kaa guban 😂

  • @user-sx5sw6ib2p

    @user-sx5sw6ib2p

    26 күн бұрын

    Xagee kusocotayna😅

  • @CaashoCumar-bt5pp
    @CaashoCumar-bt5pp26 күн бұрын

    Sundus narna waka naxay mara waku qosle😂😂

  • @AmaalAbdi-id9oh
    @AmaalAbdi-id9oh26 күн бұрын

    War wallshy ka hadj abaha acunee 😂😂adile ma I dirono awaney 😂😂😂

  • @SamiiraQueen-l2b
    @SamiiraQueen-l2b25 күн бұрын

    Ayyy quen tena♥️💇‍♀️

  • @SamiiracadayCaday
    @SamiiracadayCaday26 күн бұрын

    Igatag wad iga oohisay sundus intadan qofka kucayaarin ogow xanuunkiisa 😢😢😢😢😢😢

  • @bushraindhadeeqa212
    @bushraindhadeeqa21226 күн бұрын

    Maskiinta xaa sa ugu gale Raligali telefan ugad kafarxi walashaa😊

  • @Somaligamer2

    @Somaligamer2

    26 күн бұрын

    Haa waa run walaahi❤❤❤😢

  • @SafaaMohomett-fl1ud
    @SafaaMohomett-fl1ud26 күн бұрын

    😂❤Alle ika dhaf kulaha jah🥺

  • @najmaabdirahman-gz5tz
    @najmaabdirahman-gz5tz26 күн бұрын

    First comment 😂😂

  • @CabdinajiibYare
    @CabdinajiibYare26 күн бұрын

    next amiiro😂😂😂

  • @user-vs5tg7bz9z
    @user-vs5tg7bz9z26 күн бұрын

    Sundus been badnaa maxay noo maleysaa anaga 🙄💔😂

  • @SalmaHafidh-bn2hy

    @SalmaHafidh-bn2hy

    26 күн бұрын

    Beenta iga dawagee waa war jacelehe😂😂

  • @naciimmaxamed963
    @naciimmaxamed96326 күн бұрын

    Nyaa Sundus See Yeeshay Gabdha ❤😢

  • @user-jk8nb9ch3y
    @user-jk8nb9ch3y26 күн бұрын

    Too bad ......sorry hani😢

  • @ShukriAsadjiirow
    @ShukriAsadjiirow26 күн бұрын

    Sorry hano😊

  • @asiyogaani3425
    @asiyogaani342526 күн бұрын

    Alpha walashay kadaba har😂😂😂😂😂😂😂na gabadha Mobil ugad inkarane😂😂😂

  • @Laaki-ny4xh
    @Laaki-ny4xh26 күн бұрын

    Soory walashey hani😢😢😢❤❤❤

  • @NajaxAbdi-jm4zn
    @NajaxAbdi-jm4zn26 күн бұрын

    Sundus walaashaaa waxaas danbe haku sameenin waanaxay walahi abayo😅 ❤😂

  • @aishaahmed982
    @aishaahmed98226 күн бұрын

    Sundus belaayo lama saadsado, sidaan mardambe ha samayn, walashana raali geli, tell fiicana ugad,hadii kale anigaa ugadaya ee qiimihisa iiso sheeg.💞😍

  • @farxiyociise1461

    @farxiyociise1461

    25 күн бұрын

    na wll aniga igd anaa ubaahne ajarnA wka heline dadks waa shaqeestaane

  • @SalmaHafidh-bn2hy
    @SalmaHafidh-bn2hy26 күн бұрын

    Inta iyago jiifan video gaan dawanooso😂😂

  • @FaatimaSauliaman
    @FaatimaSauliaman22 күн бұрын

    Hani waayo maxaase is kutihiin alpi❤

  • @amiishacadey2944
    @amiishacadey294426 күн бұрын

    Allh sidee ku jeceshhy wlshaa sundus ugu heysoh😢❤maskiin

  • @SabiriinMaxamed-oe4lz
    @SabiriinMaxamed-oe4lz26 күн бұрын

    Team amiiro sundus❤

  • @user-tb3bb1qf5v
    @user-tb3bb1qf5v26 күн бұрын

    First❤

  • @qanciyeboi
    @qanciyeboi26 күн бұрын

    Sundus walashaa waxas hakusameenin baranki hakusameenin weecusubtahay❤❤😢😢😢

  • @user-sc6eg9iz1c
    @user-sc6eg9iz1c25 күн бұрын

    Masha'allah Qurux❤❤

Келесі