PRANK// SAFAR SALAAMA AMIIRO IYO ASAD MAR KALE ISMA ARKEENO😱..?

#king #ceyda #subscribe #for #more

Пікірлер: 626

  • @user-pc4jn9fk3n
    @user-pc4jn9fk3n4 ай бұрын

    Ceyda safarka kle amiira noosoo kaxee yakhey❤🙏🏼🤭

  • @BalqisaSaed
    @BalqisaSaed4 ай бұрын

    Asad suu udhahaayo taliyow imo waku xiisne😢❤wow saxaabtinimo

  • @user-vh6ws3ci4r
    @user-vh6ws3ci4r4 ай бұрын

    Amiira iyo ceyda hda video call iska hadlesin xita funny aa tihiin wlhi😂😂

  • @user-zv3hi3tf6u

    @user-zv3hi3tf6u

    4 ай бұрын

    Haa wlhi😂

  • @user-kw8on7wy1t
    @user-kw8on7wy1t4 ай бұрын

    Inta prank hadee aregtey soo carartey😂😂

  • @Amiira252
    @Amiira2524 ай бұрын

    Aaway dadkii jeclaa nabi mohamed scw ❤❤

  • @user-ug6go9vt8q

    @user-ug6go9vt8q

    4 ай бұрын

    Scw scw scw ❤❤❤

  • @user-uh9vb8gz8d

    @user-uh9vb8gz8d

    4 ай бұрын

    Scw scw scw scw scw scw ❤❤❤

  • @user-or7bb6qp9r

    @user-or7bb6qp9r

    4 ай бұрын

    Salalaahu caleyhi wasalam

  • @user-gq2om8tk1q

    @user-gq2om8tk1q

    4 ай бұрын

    Scw

  • @user-xu3bx5hb2r

    @user-xu3bx5hb2r

    4 ай бұрын

    Scw ❤ SCW SCW I

  • @HamseToni
    @HamseToni4 ай бұрын

    Amiira runtii aad ayay uga naxday 😮😂😊

  • @44-jh4gp

    @44-jh4gp

    4 ай бұрын

    ههههههه

  • @saynabmusse8568

    @saynabmusse8568

    4 ай бұрын

    😂😂😂😂😂

  • @Jaaaama36

    @Jaaaama36

    4 ай бұрын

    Haa Malaysia wey iiga dhamaatay markuu dhahay Laaaaa’ bay dhahdey😢😢😂

  • @Hana..sheeko

    @Hana..sheeko

    4 ай бұрын

    ​@@Jaaaama36 haa maxaa arooskooda sodhow weysugeysay nooh anyway yaa idin sheegay in amiira naxday because inuu prank benyahy ama lesla ogyahay laga yabahe 😂

  • @NASRAMAHAMMAD567
    @NASRAMAHAMMAD5674 ай бұрын

    Inta amira marlay aragtay sooo caraartay farta taag😂😂😂😂😅😅

  • @user-vh6ws3ci4r
    @user-vh6ws3ci4r4 ай бұрын

    Ceyda iyo amiira waa isku suronosiin wlhi 😂😂😂dad isjacel dheh❤

  • @cabdisheikhmaxames8859

    @cabdisheikhmaxames8859

    4 ай бұрын

    Waa hees aaaaaaaaa

  • @user-nj7uu4zv9i
    @user-nj7uu4zv9i4 ай бұрын

    Cayda the best KZreadr ❤ 700k congratulations 🎊

  • @zaynuuali7896

    @zaynuuali7896

    4 ай бұрын

    Maxa dadka wadnaha ukala goone wll 😂😂

  • @user-nj7uu4zv9i

    @user-nj7uu4zv9i

    4 ай бұрын

    Maxa dhacay 😀

  • @Jaaaama36

    @Jaaaama36

    4 ай бұрын

    @@user-nj7uu4zv9i Ceyda haka waalin Nio 😂😂😂

  • @user-nj7uu4zv9i

    @user-nj7uu4zv9i

    4 ай бұрын

    Cayda cumamadiisa lama haysan karo 🥰✔️

  • @Jaaaama36

    @Jaaaama36

    4 ай бұрын

    @@user-nj7uu4zv9i Beentaa ma ahn legend Dad 2018 KZread ku jirey uu ka hor marey muniir aqaano buu weekana dhaafay legend waaye

  • @user-gy9rk8jv4l
    @user-gy9rk8jv4l4 ай бұрын

    Amira iyo asad dad best friend lga dhignkaro wye❤mashllh

  • @shukriinainadadaal3462
    @shukriinainadadaal34624 ай бұрын

    Walhi amiiro wee jeceshay ceyda ama saxib hanoqoto ama jecel Lakin akteda qali ayow Ku❤ yahay

  • @adoontiallesiman262

    @adoontiallesiman262

    4 ай бұрын

    sxbo saaid is kugu dhow waaye

  • @user-wk8rj6ie8w
    @user-wk8rj6ie8w4 ай бұрын

    Amiira iyo ceyda inay is ku xiiseen waa laga daremaa😂

  • @KheertoSiidcali-il3ik

    @KheertoSiidcali-il3ik

    4 ай бұрын

    Afarihii tik tok maa keentey😂😂😂

  • @Mariamahamed-znty
    @Mariamahamed-znty4 ай бұрын

    Dad is jecel alle haskukin daayo ❤❤❤

  • @Mariamahamed-znty

    @Mariamahamed-znty

    4 ай бұрын

    ❤❤❤

  • @ikhlaasabdirahman1074
    @ikhlaasabdirahman10744 ай бұрын

    Amiira si gooni u naxdy iyaah shekadii la shegaye ma runa 😂🤔

  • @Miskiyeyyyy

    @Miskiyeyyyy

    4 ай бұрын

    Waa run ani mar hore aa aminay sheekada inay run tahy😂😅

  • @SadiaJam-zk3pk

    @SadiaJam-zk3pk

    4 ай бұрын

    Somalida waa indho kugaradle miyaa😂😂

  • @adoontiallesiman262

    @adoontiallesiman262

    4 ай бұрын

    Hee maya qof teamkaaga kamida oo aad kuu dhow ama sxbo said isku fahamsan tihiin haduu dalxiis aado kadib wakhtigii aad is lahayd hada waxa la gaaray xiligii uu so noqonaayay haduu ku dhahow ma soo laabanaaye macasalaam xagaas ban somaliya ka aadaya Malaysiya na way iiga dhamaatay maxad dareemi lahayd wll 😢Ani mslaha naxdin baan u dhiman lahaaba 😅

  • @Sacdiyo937
    @Sacdiyo9374 ай бұрын

    Waaw amiiradeyna caloosha iga hurisay😭

  • @fattima508
    @fattima5084 ай бұрын

    Ceyda wllkey mar kasta waan jeclahay wada jirkiina noolaada farxad caafimaad iyo barawaaqo ku noolaada ❤❤❤🎉

  • @anaayaqurux1361
    @anaayaqurux13614 ай бұрын

    Amiira iyo ceyda asad way isku dhowyihiin

  • @user-di7uy3pr8s

    @user-di7uy3pr8s

    4 ай бұрын

    Saa'id masha Allah ❤

  • @saynabfarax1225
    @saynabfarax12254 ай бұрын

    Ax Assad iyo Amiiro way naxeen walahi. Team 27 wada jooga ku qurux badantihin Allah idin ma kala ka xeeyo abid❤❤

  • @MUZCAPOY
    @MUZCAPOY4 ай бұрын

    Ku zali xpiip keena mohamed scw scw scw scw scw scw 😊

  • @OskaIbrahim

    @OskaIbrahim

    4 ай бұрын

    scw❤❤

  • @maahir143

    @maahir143

    4 ай бұрын

    scw scw

  • @seexshe

    @seexshe

    4 ай бұрын

    𝐒𝐜𝐰 ❤

  • @user-ew2qm7vy9u

    @user-ew2qm7vy9u

    8 күн бұрын

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @xanaanxanaan1581
    @xanaanxanaan15814 ай бұрын

    Omg he said wax walba waxaa ka qurux badan xususaheena masha Allah ❤❤insha alah i wish you amiira iyo ceyda to see as a married couple ilahay idamkiisa ❤

  • @Taliso269

    @Taliso269

    4 ай бұрын

    Suuqa ka dhex furan guurso😂😂😂😂

  • @Alisha847

    @Alisha847

    4 ай бұрын

    @@Taliso269waaa run adaaa indhahaaada ku arki doono their💍😂😂😂😂

  • @Taliso269

    @Taliso269

    4 ай бұрын

    @@Alisha847 walaltinimda wax ka qiimo badan malaha ayagane taas ba ka dhaxeysa somalida 2badi qof isku fican ay arkan bo jaceyl wax an jirin bey ula so ordan

  • @Taliso269

    @Taliso269

    4 ай бұрын

    @@Alisha847 dadkan waxoda asxaab xita lama dhihi karo waa walalo 2di qof isku aragtan ba ma is jecelyihin

  • @adoontiallesiman262
    @adoontiallesiman2624 ай бұрын

    Asad iyo Amiira saxibo jira waaye wllhi sxb xataa laguma sheegi karo booska walalnimada ayay u gudbeen mash Allah hada firi walalkood la dhashay oo safar kadis ah usheegay oo ka tagi raba cml ayay naxeen 😢 sorry saxibkiin iyo prank maxa kala haysta 😅

  • @AbdirisakAwil-dz7pl
    @AbdirisakAwil-dz7pl4 ай бұрын

    Qofkii abid ugu cilmi iyo xishood badnaa ee Alle abuuray waa nabi Maxamed صلي الله عليه وسلم

  • @ZubeerDhiin-yc2ql
    @ZubeerDhiin-yc2ql4 ай бұрын

    Kusali nabiga scw Wll waajimcee ❤😢

  • @UpdikariimMohamed

    @UpdikariimMohamed

    4 ай бұрын

    Scw scw scw❤❤

  • @AbdiFyr

    @AbdiFyr

    4 ай бұрын

    Scwscw❤

  • @AbdirisakAwil-dz7pl
    @AbdirisakAwil-dz7pl4 ай бұрын

    Qofkii abid ugu cilmi iyo xishood badnaa ee Alle abuuray waa nabi Maxamed صلي الله عليه وسل

  • @nashadsalat3333
    @nashadsalat33334 ай бұрын

    Wlhi markan arke prank ceyda wan socarare😂😂😂keep going team ceyda ❤ya ila mid oo prank ila jcl

  • @luqmaanyuusufxasan4060
    @luqmaanyuusufxasan40604 ай бұрын

    Gacmaha ilaahay hakuu barakeeyo hadii aad janelkeyga ii booqato 😔😪🙏🏿♥

  • @abdifatahmuuse3579
    @abdifatahmuuse35794 ай бұрын

    Team amiira qurux ceyda waa u xiisnay walaahi

  • @xananjumale4149

    @xananjumale4149

    2 ай бұрын

    Yaaku balamiye fc qudaarta

  • @abdifatahmuuse3579

    @abdifatahmuuse3579

    2 ай бұрын

    @@xananjumale4149 h.wase maxad rabta 🦝😳

  • @Nalkanuura5
    @Nalkanuura54 ай бұрын

    Omg 😦 suu u dhahay wax walba waxaa ka qurux badan xusuusaheena 🥰🥰🥰 insha Allah team qabqab oo malin midoobay ❤❤

  • @user-qn4nm2ys4r
    @user-qn4nm2ys4r4 ай бұрын

    Ceyda Dhibka Daa Anagaba Nixi garnay anago og baan Run lamoodnee😂😂❤

  • @Footballer1165

    @Footballer1165

    4 ай бұрын

    Mxad la naxday marka 😂

  • @Quenargsan
    @Quenargsan4 ай бұрын

    Ramadka cafimad ku gaar hada so qorto scw❤

  • @abdisalaanali8884

    @abdisalaanali8884

    4 ай бұрын

    Scw

  • @KOKOBULLE-ou3zq

    @KOKOBULLE-ou3zq

    4 ай бұрын

    Scw Scw Scw ❤❤

  • @user-qj4sp6qd6i

    @user-qj4sp6qd6i

    4 ай бұрын

    Scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @SahraFadumo

    @SahraFadumo

    4 ай бұрын

    Scw

  • @farhiamahamad8938

    @farhiamahamad8938

    4 ай бұрын

    Scw Scw Scw

  • @mumtazciidle6005
    @mumtazciidle60054 ай бұрын

    Inta markey argtey prank so carartey wan salamey😂✋

  • @Taliso269
    @Taliso2694 ай бұрын

    Ceyda dadka team27 ugu dhaw waa amira iyo asad walalo allaha idin dhowro amira booski xanan ine ku jogta aragna m.a❤❤

  • @Suusu863
    @Suusu8634 ай бұрын

    Ceyda team ma SUPRICE ugu tagay 😂

  • @adoontiallesiman262

    @adoontiallesiman262

    4 ай бұрын

    video ga kan xiga ani wax kale inuu yahay ma filaayo aan ka ahayn suprice uu asxaabta ugu tagaayo 😅

  • @user-ps9my8xb3p
    @user-ps9my8xb3p4 ай бұрын

    Ceydow amiiro iyo asad kaliya manixin wlh anagaba qaca naga yeersisay 😂😂😂

  • @Nalkanur1234

    @Nalkanur1234

    4 ай бұрын

    Maxaa kanaxdy waaba arkaysaa inuu branki yahee suuro😂😂

  • @user-sd6oy6xb3i

    @user-sd6oy6xb3i

    4 ай бұрын

    Waaba lagu sheegaye maxa ka naxday😂

  • @user-ps9my8xb3p

    @user-ps9my8xb3p

    4 ай бұрын

    @@Nalkanur1234 inee kala fogaadan majecli waa dadka farxada ka ag helo

  • @user-ps9my8xb3p

    @user-ps9my8xb3p

    4 ай бұрын

    @@user-sd6oy6xb3i ayado la iishegay ayaba naxay kwrn he

  • @user-sl4et1jb5k

    @user-sl4et1jb5k

    4 ай бұрын

    Suurihii kugu dhamdy waababa ujedaaye😂

  • @AlishBea
    @AlishBea4 ай бұрын

    Ceyda is not easy🎉❤ coming soon 700k❤team 27🥰🔥

  • @habiboAbdullah-iz6po
    @habiboAbdullah-iz6po4 ай бұрын

    Ceyda the best KZread ❤700k congratulations 🎊

  • @Zara-fx4qr
    @Zara-fx4qr4 ай бұрын

    Ceyda qmiira way ku jeceshaye mad uu tagtiid adna waa isla sidaasee😊😊😊😊

  • @khadrakhaliifdheeman1469
    @khadrakhaliifdheeman14694 ай бұрын

    Wlhi wad isfamhsanasan weeye asxbata qliyaa tihiin alle ha iskukiin fhafo❤

  • @JihaanFarxaan
    @JihaanFarxaan4 ай бұрын

    Amiira markaa arkay Lee Soo orday😂😂😂

  • @user-vr3kb4er8p
    @user-vr3kb4er8p4 ай бұрын

    Alla amiira caloosha iga hurisey si naxriisle ayaa uhadleysey😮😮😅

  • @Kiii629
    @Kiii6294 ай бұрын

    War ceydoow masoconeyso qabqabtaada dhibka ka daaa hadaa isku kiiin ag xiisnee mar dambe waxas hama qashiiin 😂😂alxm finally hadaa soo noqty

  • @user-wh9jn1xm1p
    @user-wh9jn1xm1p4 ай бұрын

    Video ga dhanba amira u kusocda inta kle waalagu surenoya lee 😂😂

  • @asmamaxamed791

    @asmamaxamed791

    4 ай бұрын

    😂😂😂wax garad

  • @SahraAbdi-hm3gv

    @SahraAbdi-hm3gv

    2 ай бұрын

    Wax garad ad tahay 😊

  • @SacdiyoMaxamed-od1ln
    @SacdiyoMaxamed-od1ln4 ай бұрын

    Caydaw amiira kula jeclanhaye isku yaaca noh😢😂

  • @MaryanQuruxsan
    @MaryanQuruxsan4 ай бұрын

    Xanun wye wlhi😢 Qof aad zaxipo ahayden oo kaa tagaayo😢 Prank yadan Caml qalpiga xanunyao Qofka❤😍 Gulayso wllkyy Cayduruuz🤴❤️✅️

  • @user-ih9ek1vu6v
    @user-ih9ek1vu6v4 ай бұрын

    Inta markee parank arktay soo orday nii salaamay 😂❤

  • @Sucdiqurux81
    @Sucdiqurux814 ай бұрын

    Amiira waynaxday. wllhi 😅

  • @user-sf8ni3tu4i

    @user-sf8ni3tu4i

    4 ай бұрын

    SAS waye

  • @hajimuzcapyare-ml9ne
    @hajimuzcapyare-ml9ne4 ай бұрын

    صلى الله عليه وسلم Ha ilapin inay manta tahy jimco 😊

  • @YuslimJeylaani-bc2ch
    @YuslimJeylaani-bc2ch4 ай бұрын

    اللهم اجعل رونالدو مسلما في وزارتك العظيمة

  • @MaryanAbdul
    @MaryanAbdul4 ай бұрын

    Var 😂Naga daa hee xpipi inta ila maqashay amira

  • @zamiira.abdi.
    @zamiira.abdi.4 ай бұрын

    M.a wlhi teamkinan samalida bos wayna ugu jirtan sidad isku qadarisan yo si walpo😊 marka somalia la aadayo hal mar lawada aada ayy❤

  • @huda3944
    @huda39444 ай бұрын

    Inta amiira qurux Markey maqashy so cararty

  • @zaruu._Moh

    @zaruu._Moh

    4 ай бұрын

    Same😂❤

  • @NASRAMAHAMMAD567

    @NASRAMAHAMMAD567

    4 ай бұрын

    Anaaa kamida ah 😂😂😂😂😂

  • @Amirafan1

    @Amirafan1

    4 ай бұрын

    Same 😂❤

  • @nimcocismaan9919
    @nimcocismaan99194 ай бұрын

    Ceyda kor wAayeel waa wada indho amiira qalbigeeda ilaali bro anagu wax kaste waanu ognahaye waxaanu sugnaaaba saaas waaye💌💍💎👑 jaaw✋✋😂

  • @king______diini2777

    @king______diini2777

    4 ай бұрын

    😂😂😂dadka xog Lee isku Dara 😂

  • @user-fq7dv6iw4q
    @user-fq7dv6iw4q4 ай бұрын

    Awey dadkii jeclaa nabiga scw

  • @caishahaji8839

    @caishahaji8839

    4 ай бұрын

    Scw❤❤❤

  • @user-fp2vf7zz9y

    @user-fp2vf7zz9y

    4 ай бұрын

    Scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤

  • @isaakbakool273
    @isaakbakool2734 ай бұрын

    Inta markey prank aragtey soo carartey 😂😂😂😂

  • @marite-ng7p
    @marite-ng7p4 ай бұрын

    ilahay gacmaha hakuu barakeyo hadii ad you tube kayga soo buqato

  • @Sharma_cade
    @Sharma_cade4 ай бұрын

    King ceyda yaa ila taageero✊️ 👇100 like

  • @user-ph7ze9dc3y
    @user-ph7ze9dc3y4 ай бұрын

    AMIIIRO WAY KU XIIISTEY❤❤RUNTIIIII

  • @cabdisheikhmaxames8859

    @cabdisheikhmaxames8859

    4 ай бұрын

    Waa uwda xesny❤❤❤

  • @user-ug6go9vt8q
    @user-ug6go9vt8q4 ай бұрын

    Ceyda is not easy😂😂😂

  • @user-gf2zx7lv5w
    @user-gf2zx7lv5w4 ай бұрын

    Ceyda waa kusalaamay walalkey❤❤❤

  • @anaayaqurux1361
    @anaayaqurux13614 ай бұрын

    Walee amiira wallkeed dhaba way ka dhawaysatay maskiin sided u bixi doonta hadad bax is tidhaahdo ceydoow😂😂

  • @Taliso269

    @Taliso269

    4 ай бұрын

    Ceyda waba walalked 2ad waxa ka xumahay caayda ceyda madaxisa kuso gaarto asigane sido kale kuwi tiktok balayo isku dhajiya dheh

  • @adoontiallesiman262

    @adoontiallesiman262

    4 ай бұрын

    ​@@Taliso269beenta maaha wllhi Amiira wll dhab ah ayay ceyda ka dhigatay noloshuna waa is faham sxbtinimadooda iyo is fahamkoodu heer aan la qiyaasi karin buu gaaray lkn dadkas TikTok ka caytama wllnimo iyo is faham iyo wada shaqayn wax ay ka ogyihiin maleh wax kale uun bay ka hadlaan

  • @Amirafan1
    @Amirafan14 ай бұрын

    Amira wee naxday walhi maskiinta 😢😢❤

  • @user-to8xb1zc6z
    @user-to8xb1zc6z4 ай бұрын

    Jah alle kuweygi amira iyo cayda isla jecliya wlh wey qiritay say uga naxday qalbiga ka daremaye ❤asad sxb ficn want wada jeclahy guests abowe

  • @user-pu6ur8gr7x
    @user-pu6ur8gr7x4 ай бұрын

    Congratulations congratulations 700k coming soon I.nallh my brother

  • @Sahara-fc2bz
    @Sahara-fc2bz4 ай бұрын

    Mashaallah Team 27 wan idin salaamay farxad ku nolad iinashaallah Allah ha idin sharfo walalo qalii walalo qalbi wanagasan cimri dheer iyo caafimad iyo cibaado suban Allah idin siiyo aamiin aamiin 🤲🤲 wll king ceyda ❤700k subscribers 🎉❤ coming soon 🎉🎉❤ iinashaallah ❤❤ Allah idin xifidayo aamiin aamiin aamiin yaraabii 🤲🤲🤲❤️❤️🥰🥰🌹🌹💯💯👍

  • @honahmedalliymoha3031
    @honahmedalliymoha30314 ай бұрын

    Cayda first coment sxp 👍

  • @Mostapha-wc5lc
    @Mostapha-wc5lc4 ай бұрын

    Qofkii koowad ahay ee meeqo qof iga dhex aragtaa😂

  • @Ayana8181

    @Ayana8181

    4 ай бұрын

    180😂

  • @Jaaaama36

    @Jaaaama36

    4 ай бұрын

    367 Qof

  • @umaxanan3129

    @umaxanan3129

    4 ай бұрын

    419 qufod😂😂😂

  • @xanaandhuxulow
    @xanaandhuxulow4 ай бұрын

    Waan idiin xiisnay wadajirkina mashallah ❤😊❤

  • @MumtazKeyse-xf9yz
    @MumtazKeyse-xf9yz4 ай бұрын

    Amiira waynaxday wllhi😂

  • @AmuuniAhmett-cr8wk

    @AmuuniAhmett-cr8wk

    4 ай бұрын

    Haa maskiinta😢🥺.....Qofkaago kaa fogaanyo xanuu waaye hppt😅si runa way iskula socdaan

  • @MumtazKeyse-xf9yz

    @MumtazKeyse-xf9yz

    4 ай бұрын

    @@AmuuniAhmett-cr8wk hhh haa😂😂

  • @najmocali6389

    @najmocali6389

    4 ай бұрын

    Na wxas yku shege been waye😂😂😂​@@AmuuniAhmett-cr8wk

  • @Hdiamond118
    @Hdiamond1184 ай бұрын

    Amiira miskiin wlhiy hadal uu kasoo bixi waayey🥺

  • @drsanuush
    @drsanuush4 ай бұрын

    Videogan wxn ku xaqiqsady amira inay jeceshahy cayda miskinta wlhi darenkeda dhan si isku badalay lkn asi wll luu ka dhigty 🥺

  • @adoontiallesiman262

    @adoontiallesiman262

    4 ай бұрын

    maya Jecel maahe qof walba wuu ka nixi lahaa qof ay wllo is fahmay yihiin oo ka tagaya

  • @drsanuush

    @drsanuush

    4 ай бұрын

    @@adoontiallesiman262 haa lkn hdaladeda iyo wajigeda u fiirso cadi loga darema wll ka wayn tas😂

  • @adoontiallesiman262

    @adoontiallesiman262

    4 ай бұрын

    @@drsanuush kkkkk walal ka wayn kulahaa Rer TikTok inaa tahay baa filaa 😅

  • @drsanuush

    @drsanuush

    4 ай бұрын

    @@adoontiallesiman262 wlhi ma ihi blse runta ku shegya darenka qofka ma aha wax qarsoma ilahy wxu caqliga noo siyey inan wax ku kla saarno hdase qof wayn thy bal adba u fiirso eryadeda iska joog nh ma bixi kari dheh iska diid nh qofka hduu wllka yhy xita walidkyfa raaca hdu ki dhaho iska diid iyo wxa ma dhahysid blse wayba is ilowdy gbdha wna jeclhy ani amira ma necbi blse darenkeda dhabta ah ban arkya iyo siday gabigedba iski badashy

  • @adoontiallesiman262

    @adoontiallesiman262

    4 ай бұрын

    @@drsanuush ee waxaas dhan Ani walaalo isku fiican uun.baan kasoo qaaday ma qaldanahay 😅

  • @Sabiriinfahad
    @Sabiriinfahad4 ай бұрын

    Legend king ceyda 👑❤️❤️🦁

  • @XamdaMaxamed-zx8sh
    @XamdaMaxamed-zx8sh4 ай бұрын

    King ceyda congratulations wllky 700 coming soon

  • @cabdallaxidig-uf3ds
    @cabdallaxidig-uf3ds4 ай бұрын

    Please ceydow. Team ka dhan. Surprise ugu tag inta igu raac san guys

  • @Nalkanur1234

    @Nalkanur1234

    4 ай бұрын

    Wey ogyihiin xiliguu imaanayo😂😂

  • @cabdallaxidig-uf3ds

    @cabdallaxidig-uf3ds

    4 ай бұрын

    ​@@Nalkanur1234 ma oga wlhi

  • @dheereyechannel
    @dheereyechannel4 ай бұрын

    Big legend always king ceyda another's levels amira qurux and asad hajio another's levels pranks call 💯👍⌛❤❤😊

  • @naimadahir519
    @naimadahir5194 ай бұрын

    Ceyda legendary 🙌wye wlhi amiiro io hanaanba waa la ka aarsaty😂😂😂

  • @mooadmooad

    @mooadmooad

    4 ай бұрын

    Gek

  • @Saamiya802
    @Saamiya8024 ай бұрын

    Ceyda adi iyo asxaabti kale isla joogina Wa uxiusnay inkasto imikaba family isla joogtan

  • @aaminaindho3742
    @aaminaindho37424 ай бұрын

    Ceyda saxiibo qaaliya tagidada say ug naxeen ❤ coming soon 700k

  • @muxibojaamac3574
    @muxibojaamac35744 ай бұрын

    Cayda walhi team27 intaad ka tagtay way qabooben bilaa dhandhan bay noqdeene so laabo anagoodhan baa u xeesnay wada jirkiiniiye❤❤❤❤

  • @Lion_gamer10
    @Lion_gamer104 ай бұрын

    Goat of team 27 king ceyda🐐😘

  • @ixsaanmaxamed
    @ixsaanmaxamed4 ай бұрын

    Cayda the best tou Tuber 700k congratulations Congratulations Congratulations ❤

  • @goldenmohachannel5603
    @goldenmohachannel56034 ай бұрын

    Wawarey 1m u qalanta keep going

  • @AasiyomaxamedCali-yv4iw
    @AasiyomaxamedCali-yv4iw4 ай бұрын

    Cayda meel kale haduu ado wab xanaqadaa 🇲🇾 Malaysia waba ku ilashadaaa

  • @HAMAADA____22
    @HAMAADA____224 ай бұрын

    King Ceyda keep going pro❤❤❤

  • @qeyscade4507
    @qeyscade45074 ай бұрын

    Legend king ceyda ha heeeeeey wan Ku salaaamay ❤❤❤

  • @ikraancabdifitaaxcali146
    @ikraancabdifitaaxcali1464 ай бұрын

    Noyo gabdha a.amiiro wiska xanusatehe dhibaka kadhaf caydo😢

  • @adoontiallesiman262

    @adoontiallesiman262

    4 ай бұрын

    Amiira maxa ku dhahay way iska xanusan tahay ayaa dhahday

  • @AminaaliSalat-lv6nl
    @AminaaliSalat-lv6nl4 ай бұрын

    Ceyda 700 coming soon keep going🎉🎉❤

  • @user-dr3qd8xb9j
    @user-dr3qd8xb9j4 ай бұрын

    the best you tuber is king ceyda 700k aan ku rajeynaa wllkey

  • @Abdirisackmahdi32
    @Abdirisackmahdi324 ай бұрын

    First comment team 27❤

  • @user-hx2vp7xp4x
    @user-hx2vp7xp4x4 ай бұрын

    nabiga ku saliya salalaahu calayhi wasalam

  • @NimcoAmiro

    @NimcoAmiro

    4 ай бұрын

    Scw

  • @SadaqSocdaal-eu8rw
    @SadaqSocdaal-eu8rw4 ай бұрын

    Amiira waaku jcshahay xaq hagalin cayda

  • @Taliye.f.B.m.6611
    @Taliye.f.B.m.66114 ай бұрын

    Good luck brother ceyda

  • @sawdasaleban5373
    @sawdasaleban53734 ай бұрын

    My brother king cayda keep going ❤😊

  • @mssballa
    @mssballa4 ай бұрын

    Omg ceyda and amiira💕😭luv youuu guys

  • @user-qt3of6ir2x
    @user-qt3of6ir2x4 ай бұрын

    Team Amiira qurux ceyda wa u xiisnay walaahi

  • @FadumoFilsan-sv7tk
    @FadumoFilsan-sv7tk4 ай бұрын

    Mansha allah ilahay ha isukiindayo dhamaantin amiin ❤❤❤❤❤

  • @Bellaa309
    @Bellaa3094 ай бұрын

    Finally qabqab wuu sooooo laaabty ❤️‍🔥❤️‍🔥❤️‍🔥 iga tag caaajis baa ayaantan na dilay ,mideeda kle ceyda iyo amiiira anagaa korkeena isku shukaansaneeesiin miyaaa 😂😂suurahaaa idilay jah 🤣🤣❤️‍🔥

  • @Bellahadid27

    @Bellahadid27

    4 ай бұрын

    Ala berkh😂😂😂😂😂😂

  • @Bellaa309

    @Bellaa309

    4 ай бұрын

    @@Bellahadid27beenty miyaa 😂😂😂😂😂 i was blushing a whole qabqab part 😂😂😩😩😩😩

  • @Bellahadid27

    @Bellahadid27

    4 ай бұрын

    @@Bellaa309 right waxn so wady dhan adigaba shegy suuraha aba idly juh😂😂

  • @OskaIbrahim
    @OskaIbrahim4 ай бұрын

    M.a king ceyda keep going I.a

  • @user-qb9ns1fc2w
    @user-qb9ns1fc2w4 ай бұрын

    Walaalahay qaali aanku salino nabigeena Muhammed scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤

  • @user-xf5uo4fj6x

    @user-xf5uo4fj6x

    4 ай бұрын

    Scw Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤❤❤

  • @user-zr5pu5nd7y
    @user-zr5pu5nd7y4 ай бұрын

    Sorry Asad wllhy uu ka xumadyee😢

  • @Farhia_ali
    @Farhia_ali4 ай бұрын

    IYAAH. SEE. WAX. YEESHEY. CEYTE AMIIRA. QURUX. WAA NAXDEY. MISKIN❤❤❤

Келесі