PRANK MARISH BEAUTY AAN UGA OOHINAY🙏😰

Пікірлер: 3 000

  • @jamaaljacelow1530
    @jamaaljacelow15302 жыл бұрын

    hada Waa lii Sixray Miyaaa Qurux ku dhiigle Dhibka Dhaaf Maraashii Wll wngsn

  • @mahdimohamed7056

    @mahdimohamed7056

    2 жыл бұрын

    Libaax canbuulo iyo moxog maa u xiistay sxb hada cunooya ani 😅🤣 sxb waku salaama ciyaal kaaraan asal ah sxbow come back sameey noo soo laabo waa kuu xiisnee

  • @mohamedosmanabdirahman3050

    @mohamedosmanabdirahman3050

    2 жыл бұрын

    Jamal jacelow jilinkaga inaba caadi ma'ahan captain waan ku wadanaaaa

  • @maajidpoi7310

    @maajidpoi7310

    2 жыл бұрын

    Jamalow youTube wa ku baahanyahy so laabo

  • @AliHassan-yz8bd

    @AliHassan-yz8bd

    2 жыл бұрын

    Sxbow ninkaas qurux ku dhiiglaa usheeg neyropi hada ma joogo lkn insha allh sanadka danbe bisha 3aad ama 5aad inta udhaxeeysa baan rajeeynayaa inaan imaado hadii qoftaas aan lagu yaacin intaan maqanahay aneey iijoogta ee seedi Fincan ha noqdo hadii kale hada waqtigaas intaan la gaarin qofta ha ku yaaaco

  • @aminaabdullahi7787

    @aminaabdullahi7787

    2 жыл бұрын

    Jamaal Jecelow come back wll

  • @maanka305
    @maanka3052 жыл бұрын

    Waxaan Soo gudbinnaa kheyrka Fadlan Nasoo booqda جزاكم الله خيرا 💯

  • @anasnikoolaanasnikoola6025

    @anasnikoolaanasnikoola6025

    2 жыл бұрын

    Haye halboqado

  • @faysamaxamuud3325

    @faysamaxamuud3325

    2 жыл бұрын

    Ku saliya Nabi Csw

  • @maxamedabdinaim9951
    @maxamedabdinaim99512 жыл бұрын

    Top 4. 1. Midka safarka, xaas faalsa aH 2. Geenyada Madow 3. Midka xooga aad ku guursanayse 4. Midkaaan

  • @abshirkamedia8655
    @abshirkamedia86552 жыл бұрын

    Jack wait for big things coming . In the next 2-3years yo will be some level up there big respect . Marish will be key 🔑 to your success . Amin will always be the wheel of the empire success. Jay Jay is the back up always in the team. Big salute my team Jay Jay, Jack, Marish and Amin

  • @yahyabishar3526

    @yahyabishar3526

    2 жыл бұрын

    He will the first best somali comedian.

  • @abdirahmanabdiwahab7630
    @abdirahmanabdiwahab76302 жыл бұрын

    Team marish beauty 🥰😭inta ka calool xumaatay is muujiya Inshaa allaah waan aarsan doonaa 🥰😇⭐🇸🇴🤭team marish beauty

  • @abdifataaxnuur414

    @abdifataaxnuur414

    2 жыл бұрын

    Nio prnk ma ahn wlhi wad ka ilmeysiisay Wxs oo kle malagu kaftamo jack intaadan falin kafiirso 😪😪😔😔😪😪😪😪

  • @muqtaryare1261

    @muqtaryare1261

    2 жыл бұрын

    Kkkq

  • @abdirahmanabdiwahab7630

    @abdirahmanabdiwahab7630

    2 жыл бұрын

    @@abdifataaxnuur414 dhib mlhn laga aarsanaa haduu alle idmo

  • @deeqTurki7854

    @deeqTurki7854

    2 жыл бұрын

    🤦🤦🤦🤦🤦🤦🤦

  • @ismahanjamac9947

    @ismahanjamac9947

    2 жыл бұрын

    Wan kanaxay wlhi miskiinta

  • @ciisemoha1148
    @ciisemoha11482 жыл бұрын

    Waan ognahay inaad dad saaxiibo ah tihiin oo walaalo tihiin lkn please prank ga Iska daaya waayo waxaa laga yaabaa inuu kalsooni daro sababo 🏆🏆🙏🙏full respect sxbyaal✔️

  • @mohamedosmanabdirahman3050

    @mohamedosmanabdirahman3050

    2 жыл бұрын

    Wllhi waa sax prank yada daawashadooda wan jacelnahay balse mararka qaar saameyn ayuu qofka qalbigiisa ku reebaaa. Runtii waa wax laga wanagsan yhy

  • @muscabmukhtar168

    @muscabmukhtar168

    2 жыл бұрын

    Maashaallaah wa sax

  • @ciyaalgaroowe4541

    @ciyaalgaroowe4541

    2 жыл бұрын

    @@mohamedosmanabdirahman3050 sx weye

  • @kingkikanofficial

    @kingkikanofficial

    2 жыл бұрын

    Exactly 💯💯💯

  • @isxaaqcabdi3760

    @isxaaqcabdi3760

    2 жыл бұрын

    @@mohamedosmanabdirahman3050 ì

  • @zaj5894
    @zaj58942 жыл бұрын

    Jack hadaadan gabadha sooraaligalin meeshaan waalagu kalaguuraa 😥💪💪

  • @asalimuhumed1521
    @asalimuhumed15212 жыл бұрын

    Wixe runta le ka hadashay jack 🤣😍😍nice prank 😢😥😭marish Waka xumahya

  • @matahayqofnaftiisaaaminsan359
    @matahayqofnaftiisaaaminsan3592 жыл бұрын

    💔💔💔😭😭😭💔💔💔😭😭😭💔💔💔 Jack aboowe wlh horta waa wax fiican in aad tijaabiso maaria dareenkeeda iyo halka aad kataagantahayba lkn aboowe plz maria waa qof si dhab ah kuu jecel sida aan dareemaayo teeda kale ogoow gabadhaha isku mid ma aha aboowe wlh gabadha mar hadii ey hooyo la.aan kusoo kortay amaba tahay wlh waxa ey dareemeysaa cidlo iyo ciriiri u gaar ah maxaa yeele hooyo wa wehelka koowaad ee nolosha ee plz aboowe dareenkeeda ilaali oo haka fogaanin madaama aad adigu tahay qofka kaliya ey dadka kale oo dhan kaso dhaweysatay ogoowna gabadha mar hadii ey waalidkeeda weyso siiba hooyadeed wlh waxa ey raadisaa amab ey ku fakartaa qof booskaa hooyo ubuuxsha amaba ubuuxin kara oo wax walbo ilaawsiiya oo mar walbane niyada udhisa oo mar walbo si joogta ah uwaaniya oo farxad iyo dareen gaar ah ey ku xasisho u abuura wll ee plz wlh maaria waan dareemayaa aniga wlh maantane waan la ooyay wlh aboowe ogowna gabadha mar hadii ey nin rag ah jeclaato oo ey isleedahay aleylehee kan kaliya ayaa kuu qalma amaba istaahila in aad nolol lawadaagtid amaba aad noloshaada siisid ogow wax walbo wey uhureysaa maantane waad arkeysay sida ey kuu ixtiraameysay intaa iyadoo adiga ku ilaashaneysa walina aanan ka raja dhigin sidi ey kuleheyd xitaa guriga dhan adiga ayaan kaaga baxayaa wlh ereygaas qof dareen fog leh oo kaliya ayaa fahmi kara wll qaali ee plz haka fogaanin aboowe maaria 🙏💔😭💔😭💔😭💔😭💔😭💔😭💔😭💔😭💔😭💔😭🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @Somali24.

    @Somali24.

    2 жыл бұрын

    Waqtiga aad ku qoreysay commentigan waxkale maxa ugu qabsan weyday

  • @alimohameddhicisowmaashaaa8620

    @alimohameddhicisowmaashaaa8620

    2 жыл бұрын

    Wllhi waan kugu raacsanahay

  • @maryamaadam8271

    @maryamaadam8271

    2 жыл бұрын

    Wa waano fiican wll lkn mariya ma bilaa hooya wllo wlhy man ogayn ax ax

  • @ahmedcirale2015

    @ahmedcirale2015

    2 жыл бұрын

    War boowe wlhy intaasodhan anufikrad hortamaqoren lakin waanladareenay sxp indheergaradatahy wlhy hore usoco

  • @Nin_caan_aH
    @Nin_caan_aH2 жыл бұрын

    Taem marish ismuujiya ino soo arsato intajecel ismuujiya 😭😭😭😭

  • @mohammedadem7879
    @mohammedadem78792 жыл бұрын

    This is the bottom construction that they have built knowingly together

  • @Miyi_Joog
    @Miyi_Joog2 жыл бұрын

    Being emotional Is the Secret Weapon of a Confident girl. It's just a prank, go ahead guys👏

  • @anascade9197
    @anascade91972 жыл бұрын

    Jack nio Amiin soo qabo maria anagaa la oynee 😔😥 Inta Aamiin sugayso in prank lagu sameeyo liketa ha ila dhaafina

  • @EngAbdalla
    @EngAbdalla2 жыл бұрын

    Is not prank!!!!!!it's broken heart 💔 💔

  • @aliabanur2806
    @aliabanur28062 жыл бұрын

    Prankigaan aniga xitaa waa iga ooysiiyay. Maxaa loo leeyahay reer Mudug ma ooyaan, mar haddii Marish ooysay. Markii si fiican aan u fekeray waxaan ogaaday oo ii soo baxay Marish iyo Jack inay ka weyn tahay jeceyl walaal tinimo. I think she is feeling in love

  • @samarabeautyaction9286
    @samarabeautyaction92862 жыл бұрын

    Need an urgent apology jack u hv to respect her emotional know that she z a queen and a queen is supposed to be happy ever ❤ ♥

  • @somlive3967
    @somlive39672 жыл бұрын

    Inta ku faraxsan prank ga marish inlooga aar sado ismuujiya✔️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @yahyequrbo4105
    @yahyequrbo41052 жыл бұрын

    Boqorada RaaLigalinteeda Waa Laga ZugaYaa kan Prank Waa dHaaFaY e✌️💕🌟

  • @rihaadchannel9827
    @rihaadchannel98272 жыл бұрын

    Qurux Ku Dhiigle, this is not prank intended to a girl. Because it's so hartful 😭😭💯

  • @nasrahussein2062
    @nasrahussein20622 жыл бұрын

    M.a marish waa qof wanaagsan waaye ayadoo cod la dhage6siiye ee si ixtiraam leh uhadloosaa m.a xushmada waa udhalasho ee iska keyn keyn maaha❤❤❤

  • @Qadhar-ml8qm
    @Qadhar-ml8qm2 жыл бұрын

    Wlhi ninka raga lama xaqiro ninka kalii iga qosliya Jack King of prank ..Marish wlshey qalbi torto wlhi one love u all walalaha team Wayab .💪❤❤

  • @cabdulaahixasan736

    @cabdulaahixasan736

    2 жыл бұрын

    Sorry Sorry Sorry my quean maariish 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭my king of love ❤ boqorka boqortooyada waxaan kaa cosanaa maariish mar kale parnk haku zameen qalbigeedu uma dulqaato sorry Sorry Sorry anigu mar walba waan idin taageeraa horumar wacan ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤💯💯

  • @istaahilabiib3732

    @istaahilabiib3732

    2 жыл бұрын

    🥰🥰🥰🥰💋💋💋❤❤😇

  • @mohamedibrahim-sn9su
    @mohamedibrahim-sn9su2 жыл бұрын

    Waryaa marish hadii ay kaa tagto ama xiriirkii walaltinimada hoos u dhaco ogow adigaa sababta leh waxanoo kale prank ma galo si dag dag ah apologize raligalin ayaan kaaga fadhinaa ood rali galinayso marish walaahi meel baa qac I tidhi markaan dawanayay prankiga abaayo marish rali noqo 😢😢😢

  • @raage9455
    @raage94552 жыл бұрын

    Mannsha Allah 16hrs 100k qof walba oo video gan daawaday haduu like saari lahaa 100k ayay gaadhi lahayd

  • @fardowzasalah7865
    @fardowzasalah78652 жыл бұрын

    Never give up legend 🙏

  • @ibrahimabdullahi6416
    @ibrahimabdullahi64162 жыл бұрын

    FIRST PERSON SO LUCKY WLLHI🥰💪✊

  • @muunamaxamed4599
    @muunamaxamed45992 жыл бұрын

    Qurux ku dhiigle iska daad marshi wa qof wangzan wllih😭😭😭

  • @darulakhirah6094
    @darulakhirah60942 жыл бұрын

    Masha Allah jizakalah walalayal 👏 Insha Allah DARUL AKHIRAH sido kale wuxuu idin so gudbinaya Muxadaroyin diini ah fadlan soo booqo kuso dhowow mahadsanidin.🌍🔑

  • @nafisonafiseeta7117

    @nafisonafiseeta7117

    2 жыл бұрын

    Alla naxariis badanaa mariish

  • @daadayare9806
    @daadayare98062 жыл бұрын

    The prank I see is the most dangerous Oh, that girl is honest and good-hearted Jeck, my friend, respect this girl and protect her from these things. She is depressed.

  • @sadiiqomar9129
    @sadiiqomar91292 жыл бұрын

    Wiilka Wllhi Prank Ga Si Fiican Ayuu u JilaY🥲🤣

  • @aminabarre4438
    @aminabarre44382 жыл бұрын

    Sorry maria runtii waa qof wlaltinimada wax ka taqaan😍 Legend qurux kudhiigle wa ku wataa prank iga dheh wale wad arsatay

  • @awaleyare4893
    @awaleyare48932 жыл бұрын

    Ani saaan leeee rawaaa prank waan ku heestaa wlhi zaaaaid legend ku dhiigle 🙏 madax ayaad iisaarantahay

  • @amiir2018
    @amiir20182 жыл бұрын

    marish walahi i'm so sorry sis jeck if your friends know something about marish you are happy and satisfied as soon as possible and show it 🥺🥺🙏

  • @aminali7491
    @aminali74912 жыл бұрын

    Ma jecli in marish prank lagu sameeyo. Sababtoo ah way calool jilcantahay.❤️❤️❤️❤️❤️ marish waa laguu tashtay ❤️❤️‍🔥🌹💗💙🤎❤️‍🩹🌺❣️💖💖🌸 Sorry❤️💙❤️💙

  • @salepanaadan3080
    @salepanaadan30802 жыл бұрын

    Never one can do this only jack is do go forward pro✌️

  • @icy74gaming87

    @icy74gaming87

    2 жыл бұрын

    Broken English 💀💀💀😂😂😂

  • @marwoderow7926
    @marwoderow79262 жыл бұрын

    Qurux kudigle wlhy its the best prank I ever watch it makes me tear 😢

  • @nolashacusub2588
    @nolashacusub25882 жыл бұрын

    Another level wlhi Marizh🌹jack😍jamaal🖐️

  • @naciimanaciima3787
    @naciimanaciima37872 жыл бұрын

    M.a marish wexe kafiicanthy gabdhaha social isticmalo wa gabr xishood bdn waxn kahelay side barkinta udhxgaliso 🥰❤❤hbti ku jeclhy waan arsanena hdaa nhy team marish ismujiya

  • @Y0B017

    @Y0B017

    2 жыл бұрын

    😂😂😂

  • @mrsayid3640

    @mrsayid3640

    2 жыл бұрын

    Maxay dhex galisaa wll? Adiga kuu muuqda oo aan anaga noo muuqan!

  • @Xuska-bukgaari-xuska

    @Xuska-bukgaari-xuska

    2 жыл бұрын

    Wa gbr akhlqleh mnshlh

  • @mareegtaxogaha376
    @mareegtaxogaha3762 жыл бұрын

    Prank aan arko kii ugu khatarsanaa!😄😄 Alla maxay inantaasi daacad tahay oo qalbi wanaagsantahay.❤ Waxaan kacabsanyaa Jack oo dhexda kujira inaan waayo🤣🤣

  • @halishhalish5660

    @halishhalish5660

    2 жыл бұрын

    Kkkkkkkkkkkkkkk

  • @SafuushSMG

    @SafuushSMG

    2 жыл бұрын

    😅🤣🤣

  • @manaal3968
    @manaal39682 жыл бұрын

    Jack waa ka xumady saan xaq maaha marish raligali😥❤❤

  • @fowziaomar3802
    @fowziaomar38022 жыл бұрын

    Jackow kaamayeelaayi mario kaoohisey. Mario kasoo aarso. Keep going supporter from ethiopia

  • @abdirahmanabdinasir6276
    @abdirahmanabdinasir62762 жыл бұрын

    This is well organized prank 😂😂😂😂 qurux kudigle legend ❤️

  • @moonamoona5647

    @moonamoona5647

    2 жыл бұрын

    Sorry Mariish😭😭

  • @fathumaupdimoha1110
    @fathumaupdimoha11102 жыл бұрын

    Marish wlhi wa gabar dulqaad io xushmad badan Masha Allah alle ha idin xafido dhamantin 🥰♥️

  • @anasnikoolaanasnikoola6025

    @anasnikoolaanasnikoola6025

    2 жыл бұрын

    Haye

  • @josephwizzy6769
    @josephwizzy67692 жыл бұрын

    Hey jack I've to tell you this I personally majored psychology I can read human mind her body language and all the gestures she was making pointing out that she has genuine feeling for you I just wanted to let you know that

  • @marhoresameeyey8580
    @marhoresameeyey85802 жыл бұрын

    MARISH qalbi wanaagsanaa, Dulqaad badanaa aqlaaq wacanaa. Wanaag ku noloow ebid

  • @abdiholland75official65
    @abdiholland75official652 жыл бұрын

    Waligaa qof prank oo kale ha ku samayn , waa qalbi jabay, way ku cafinaysaa laakiin waxay mar walba ka fikiri doontaa sababta uu iigu sameeyay prank

  • @nuuralimoalimlbrahim3056
    @nuuralimoalimlbrahim30562 жыл бұрын

    Walalha an jeclahay jack marish lyo Aamiin Dhisow Keep gonid Muqal ayan U sojedey Hada PRANK gan ayan Dawana bes wxkle iga dhiman malahan Wn sexana lee hadi ba Muqaal kina an arkey💯💯💚🙏

  • @kashkayare03
    @kashkayare032 жыл бұрын

    Inkasto prank ay tahay hdana wa true story 👌

  • @masquudunstoppable2353
    @masquudunstoppable23532 жыл бұрын

    Best prank ever❤💯🔥🔥🔥

  • @najuuu376
    @najuuu3762 жыл бұрын

    Sorry😢Marish boqoradena👸✨Ano og iney prank tahy Aya htane OyeY😰😩Qurux ku dhiigle dip mlhn wan So arsaneyna I.a Team marish👑❤️

  • @mohamedomar-zr4rm

    @mohamedomar-zr4rm

    2 жыл бұрын

    Hi

  • @casuuryare1097
    @casuuryare10972 жыл бұрын

    Marish dulqaad ki oo qof ah Masha Allah quruxsan 👏👏👏👏👏👏

  • @zeinabmohamed1000
    @zeinabmohamed10002 жыл бұрын

    Asxabtina aya nahay wa idin ku xiranahy prank sabibi kara in ad kala tagtaan ha isku sameynin 😿😿😿😿 qurux ku dhigle wa in ad raali gelisaa marish our queen 👸 love ❤️ guys keep going

  • @najmomoha4095
    @najmomoha40952 жыл бұрын

    Team qurux ku dhigle✌️✌️ marish wa Ka arsny dhicisow iyi suu aa sugyna 😭😂😂😂

  • @nawaalabdi6845
    @nawaalabdi68452 жыл бұрын

    Codka dubtay jack walaga ficna wlhi at least waxkle dhihi karty prank yda qaar qofka qalbigisa dhawici karan🥺

  • @abdinasiribrahim4290
    @abdinasiribrahim42902 жыл бұрын

    The only prank touched my heart ❤️ frankly I was about to cry like Marish

  • @hamzikmahamed2867
    @hamzikmahamed28672 жыл бұрын

    Maarish mrkan oo kale gaaladu wxy dhahan You are out of this world 😂🙏🙏 Gabdhaha somaliyed sidada oo kle inxha allah ✊

  • @samiraabdi4391
    @samiraabdi43912 жыл бұрын

    Wow. Mariah💕❤️ilinta iskatir marku dahay wetirtay wlhi 😪💕qof kale hadhu ahaani laha waqalqaylini laha 💕❤️ manshaalh Maria keep going

  • @aduunyo3404
    @aduunyo34042 жыл бұрын

    Prank daraad iyo midka maanta waxay taabteen qalbiyadiina fadlan Prank-ga joojiya hadey macquul tahay

  • @jigjigafilms4119
    @jigjigafilms41192 жыл бұрын

    Prank maaha kani waa #damage Marish waa u Gaftay walahi waa inaad barataa Xuduuda Prankiga.

  • @aqoontaqadka2537

    @aqoontaqadka2537

    2 жыл бұрын

    Waa kugu raacay

  • @ayandegen9665
    @ayandegen96652 жыл бұрын

    Marish Hala Raali Geliyo Wallhi wan La ilmeyey 😭😭

  • @Zack_Apthul.
    @Zack_Apthul.2 жыл бұрын

    kan prank wa dhafy tollHi🤣 marish sorry ApayoH🥺 jack meeLxun kaso qabaty wllHi prankiga🤣🤣🤣

  • @cabdulaahimaxamed352
    @cabdulaahimaxamed3522 жыл бұрын

    Marish Sorry😭🙏 war gebadha noodaa ee International rufiyaan aabixiis Amiin halmar ka oysii agtiina farxad kasoo raadiyaa ku iri Wllhi sorry 😥 marish ♥️ Amiin ayaa noo dhiman team qurux ku dhiigle🥰✌️ is muujiya🤘

  • @abdiwaasacqorshe7195
    @abdiwaasacqorshe71952 жыл бұрын

    #Wabaaa,kani prank wuu dhaafee magac kale haloo bixiyo.😂😂😂😂😂😂😛😛

  • @bushra1852
    @bushra18522 жыл бұрын

    Jackow inanta guur xaalmarin uga dhig hadii aad nin raga tahay way ku jeceshahay adigana wad jeceshahay lkn dan iyo duruufbad eegisa wad shaqaysta iyana way shaqaysta maxaa idinka maqan waa gabar quruxbadan oo fiican mariish team jack and mariish 🥰🥰🥰hadalo badan oo qalbi jab ah bad ku tidhi inanta

  • @aliabdullahi4494

    @aliabdullahi4494

    2 жыл бұрын

    Waa sidaa saaxiib abaalmarinta keliyee meesha qabataa waa isagoo la hadla reerkoodii oo waydiista inanta.Waa ceeb inan intaad kamerad soo fadhiisiso aad saa u gashaa

  • @mohamedahmedhilowle3246
    @mohamedahmedhilowle32462 жыл бұрын

    Prank gaan waan fahmi karaa Qaab hadiyad looga keeno ayaa ladiyarinoyaa Madama marish qurux kudhiigle Hadiyad laga yabay ukeentay Inta ila darensan like

  • @aminali7491
    @aminali74912 жыл бұрын

    Waa iga hoohiseen wlhi bilhi talhi ee jeegoow xaal marin ayaan kaaga fadhinaa in marish loo sameeyo. Wabilahi towfiiq.❤️❤️❤️ Sorry marish❤️❤️

  • @mohazoska1140
    @mohazoska11402 жыл бұрын

    May God bless you 🙏

  • @user-sp3wz5wh4c
    @user-sp3wz5wh4c2 жыл бұрын

    Prankiest man alive🌍

  • @samowcade12
    @samowcade122 жыл бұрын

    Dadka prankiyada sameeyo qurux ku dhiigle cashar ka barta maanta prank of the year🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @ina_mohamet
    @ina_mohamet2 жыл бұрын

    Team Maria wasoo aarsanayNaa 💙 🙌🏻 The family empire bumbum In the house 🙌🏻

  • @mahraashmuhammad4920

    @mahraashmuhammad4920

    2 жыл бұрын

    Woooow

  • @khaalidqays7416

    @khaalidqays7416

    2 жыл бұрын

    Comment kudhiigle caadiya tahay nio🤣

  • @nadiiroxuseen7562

    @nadiiroxuseen7562

    Жыл бұрын

    😏😏😏😏😏

  • @hassankhadar4794
    @hassankhadar47942 жыл бұрын

    Walhi prank kama filayn in aad Ku samayso mayna ahay lkn se hadhaw haday calafkaga noqote remember badan waad iska reebtey ilaa cishaa var badan baa lagu hayaa 😅😅

  • @gafoteyusuf5430
    @gafoteyusuf54302 жыл бұрын

    Waligay qof kaa prank adag ma arag 😂

  • @ibrahimhassan4350
    @ibrahimhassan43502 жыл бұрын

    Prank gaan tirada bdn wxuu idinku keeni karaa is aaminaad la.aan midakle Marish waa qof wngsn dulqaadkii oo qof wlhi Wn idinku fanaa❤❤❤

  • @omaricade3617

    @omaricade3617

    2 жыл бұрын

    Wan ognhy lkn marish iyo amiin dicisow wilkan qurux ku dhigle ah wey dibeen asine wuu arsadaay

  • @ibrahimhassan4350

    @ibrahimhassan4350

    2 жыл бұрын

    @@omaricade3617 Aamin waa caadi bro Blse Marish waxyaabaha qaar in laga ilaalsho waaye sbabtu waa Dumar oo qalbiga in loo ilaasho waaye rbo weyna unugulyhiiiiiin wxyaabaha qaaar

  • @omaricade3617

    @omaricade3617

    2 жыл бұрын

    @@ibrahimhassan4350 Waa RuN HaDalkaGa lkN ogoow Qurux ku Dhigle AsiGaBo praNk badaan Ayaa lagu sameYaY markAH dulqadka waa muhim Teda KaLe @amin @MarisH @Qurux ku DhigLe intaaba wa walalo wexey isku sameyane waa anaga darteen iney naa farxad galiyaan weynaa mahadsan yihiin aad iyo aad markah ayaaga ayaa is xalinaayo adeer markah isma daaafin

  • @anisashire9044
    @anisashire90442 жыл бұрын

    Wlhi murish waa gabar aqlaq wanagsan dulqad badan msha allah walashey ha iga dhibin Wlhi dar alla ujclhy

  • @khadijasamater7211
    @khadijasamater72112 жыл бұрын

    Miskin wallahi wan ka naxay markey ilmeysay😭 Anigo arkayo iney shekadu prank tahay ayaan hadana la ilmeyaay😭 Sorry abaayo Marish

  • @miskiabdirahman6050
    @miskiabdirahman60502 жыл бұрын

    Jack niinka kaliyaa caan amiin sanahay prankisa prank yathaa kalee been wayee 😆

  • @sidrasuuro6900
    @sidrasuuro69002 жыл бұрын

    Ooh sory marish😥😥 qurx ku dhiigle wax fcn mad sameyn onh gabdha waa miskiin rali galin kabi waryaaaa

  • @omarmadey9921
    @omarmadey99212 жыл бұрын

    Marish hada kadib ayadhaa prank sameyneynin😂😂. .jack legend

  • @xalimosacdiyo4873

    @xalimosacdiyo4873

    2 жыл бұрын

    🤣🤣🤣yess

  • @mhamettizhqi1931
    @mhamettizhqi19312 жыл бұрын

    kaN prank maahn reallY calol xumo ayuu kugu dilaY jack😪 waanka rali galinynaa🙏🙏

  • @manaalosman7176
    @manaalosman71762 жыл бұрын

    We need gift for raaligalin

  • @mohamedhassan-vi8pc
    @mohamedhassan-vi8pc2 жыл бұрын

    believe me you will never see any video while jack in the middle after this prank marish what a honest laddy

  • @suleimanwarpha2520
    @suleimanwarpha25202 жыл бұрын

    Maria’s emotional makes the content more likable. Outstanding prank!

  • @AsadAli-qv9bu

    @AsadAli-qv9bu

    2 жыл бұрын

    Agree

  • @dhoolcadey5042

    @dhoolcadey5042

    2 жыл бұрын

    Nanny

  • @abdinaasirm6060
    @abdinaasirm60602 жыл бұрын

    Jack wa ku wadanaa came back aya sameynay😅😅 Dhicisoow ayaa no dhiman👊💥

  • @daauuddaadaa7480
    @daauuddaadaa74802 жыл бұрын

    wllhi qurux ku dhiiglow nin fcn waad aheed lkn tan oo kle kugu ma raacsani tan pranki ka weyn wllhi bahdil tii ugu danbeysay wye ee raali galin ka bixi anaka nasoo raali gali 😡

  • @kingkeyowmohamed6202
    @kingkeyowmohamed62022 жыл бұрын

    Finally qurux ku dhegle is back

  • @bashirrishab5796
    @bashirrishab57962 жыл бұрын

    26:35 jamal waa funny ninkan 😂😂

  • @ahmednuur5944
    @ahmednuur59442 жыл бұрын

    PRANK OF THE YEAR 2022 WALAHI DHAB DHAB U QAATAY KEEP GOING MAARISH BEAUTY IYO QURUX KU DHIIGLE KKKKK JAMAL JACAYLOOW WAA BALAAYO LOO BAAHAN YAHAY KKKKK

  • @sharmaarkeabdi7370
    @sharmaarkeabdi73702 жыл бұрын

    Maria's feelings at the end was so fantastic

  • @apdidalmarfaarax65

    @apdidalmarfaarax65

    2 жыл бұрын

    Marish keb going

  • @mahamoudkhairehhassan1120
    @mahamoudkhairehhassan11202 жыл бұрын

    Qurux ku dhigle ! marish umaa qaalanto prankiga sabab to ah waa qof galbi wanagsan wlhi wll gabadha gafarxi bro lakin waan idin jeclahay💖💖 team qurux k, marish , amin ... From Djibouti bro😘

  • @iloveyoumohammedsalaxgofou5664
    @iloveyoumohammedsalaxgofou56642 жыл бұрын

    Wlhi bilahi talahi jack way jacashahay say you are everything

  • @queenyaxlaamnuur2534

    @queenyaxlaamnuur2534

    2 жыл бұрын

    Mxaa u unoosa mrka😳😁

  • @alidahir9252
    @alidahir92522 жыл бұрын

    Sorry wallhi Marish, Jack we need apologise gift for her.

  • @awalemoge4208
    @awalemoge42082 жыл бұрын

    Ohh she became emotional sorry siz ......it is a prank organized by ur lovely brother 💓💓💓...but jack u should apologize her on that ✍️✍️✍️✍️✍️

  • @ismailqurbaawi7858
    @ismailqurbaawi78582 жыл бұрын

    Very had prank 😭 this prank is really 👌 Allaah waxaan ka baryayaa faraxadiina wax dhawaaca inaanuu idin la kulmin 🤲 guys say Amiiin Amiiin 🤲🤲🤲🤲

  • @xaliimoupdillahi2046
    @xaliimoupdillahi20462 жыл бұрын

    mariish wllhi waan qii ruuday sorry 😞inta ila mid ah ismuujiya🥺🙏

  • @koki505
    @koki5052 жыл бұрын

    waan dareemaya waxay dareentay markii koowaad aad maqashid qof saaxiibkaa oo dhabarka kaa tooganaayo aadan ogayn inuu prank yahay

  • @almadarchannel281
    @almadarchannel2812 жыл бұрын

    The family inbaaya😂😂 pum puum inthe building

  • @osameabdi6059
    @osameabdi60592 жыл бұрын

    Wlhi wxn prank waa dafeee sorry marish🥰🥰 oxintedhaa waan kanaxee next dicisow 🤩🤩

  • @jamaalpoi3964
    @jamaalpoi39642 жыл бұрын

    Hada ka hor waxaan kala saxiixanay inuu San Jack Mario uu san prank ku sameyneyn hadana Jack kunturaadi wuu ka baxay Had a nahay team marish Jack aan ku kacno Dhiiga biyo ma aha😃🤣🥰🤣🤞😓👊😜

  • @sagalmumin2469

    @sagalmumin2469

    2 жыл бұрын

    Anga leeba kuso dirne scml lkn dad usokiraso iskuma ogeen 😆

  • @bakalbulle9278

    @bakalbulle9278

    2 жыл бұрын

    heshiiska ayada jabisaye sug mar kalaan galena heshis hal prnk no dhiman team jack

  • @nashadabdi9449

    @nashadabdi9449

    2 жыл бұрын

    Iyada kga horeesay sxp team jack sln sare 😍

  • @haboondeeqa1697

    @haboondeeqa1697

    2 жыл бұрын

    Asi Dad la'aan ma hayso

  • @hamzemandela2435

    @hamzemandela2435

    2 жыл бұрын

    @@haboondeeqa1697 marish way ba ooyse amin dhicisow ta udanbayn donta sugaa🤣 macbudkan kudhartay iyo hadaladas wa ciyar wa ciyar

  • @zeinabinaaboubaker3001
    @zeinabinaaboubaker30012 жыл бұрын

    Marish wan qalbi wanagsan wlhi 😥😘😘😘hore uu soco abayo ilaahay waax khayr kaaba haa kusiyoo m.a somalinaadna marwaalba haaka xumanta aheey uu fikiraan jiroo jaag waligaa walachey

  • @ameeraabdi568
    @ameeraabdi5682 жыл бұрын

    NaaG reer waqooyi hadalkeda wakas 😎keep going marish 🥰

  • @sayitamiinofficial6871
    @sayitamiinofficial68712 жыл бұрын

    team marizh waa in aad raali galin usamaysaa waa xukuman tahy gabdha noo ilaaali🔥🔥🔥

Келесі