PRANK: 😱🤯. MAAN JAAMAC. OO PRANK. LAMA FILAAN AH KUSAMEYAY. FATUUSH 🤦🏻‍♂️💔🔥

Пікірлер: 773

  • @Caasimadamediapro
    @Caasimadamediapro Жыл бұрын

    Su,Alaha. Aad. Jeceshihiin inaad naweydiisan. Aniga. Iyo. Marwadeyda BarTaan. Iigu soo. Qora. Si. AAN idinkugu. Jawaabno. Next. Video !! IG: instagram.com/motamiim_102?igshid=OGQ5ZDc2ODk2ZA==

  • @nuora7792

    @nuora7792

    Жыл бұрын

    Tamiin brank ku sosameey fatuush 😢🎉🎉🎉

  • @QadroJamal

    @QadroJamal

    Жыл бұрын

    Adigas tamiim maxaa kuudiday fatush inaa racdid yacni safarka wll ❤kaso jawaab blz ❤

  • @ifrahomar4511

    @ifrahomar4511

    Жыл бұрын

    Pranki qrx bdn zidaz oo kle zoo zmeeya tamiimow teda kle qizadiina yacnii zaad izku baraten waa zoo koop kooptem zi faahfahzan oga zo zheekeya oo partiyo dhaadheer oo qrx bdn kazo zmeeeya🥰🥰

  • @rahmoabdi30

    @rahmoabdi30

    Жыл бұрын

    faraxada kunoloda weligine abowe iyo abyo waan idinjacalahay

  • @taysiirbadal8359

    @taysiirbadal8359

    Жыл бұрын

    Gabadhan wnjeclhy

  • @FartuuzhBella
    @FartuuzhBella Жыл бұрын

    Fatuush Afkeda Tamiim Kama Dhamado Allow Iyada iyo Ninkeda Isku Day..😢❤

  • @nastexomaxamed3403

    @nastexomaxamed3403

    Жыл бұрын

    ❤❤Aamiin

  • @fardosofilsan6402

    @fardosofilsan6402

    Жыл бұрын

    Manshaallah ❤

  • @rahaafhusein705

    @rahaafhusein705

    Жыл бұрын

    Amiin

  • @anisodahir7015

    @anisodahir7015

    Жыл бұрын

    Amiiin❤😢

  • @FarxiyaDucaale-xj4bs

    @FarxiyaDucaale-xj4bs

    Жыл бұрын

    Amiin❤

  • @hodan777
    @hodan777 Жыл бұрын

    Somaliyey gabdhan iska daaya maskiin sorry fatuush inta ku jecel kabadan abyo ku xun waxba haka so qadin bayo😢😢😢😢😢😮

  • @hamdabilan838
    @hamdabilan838 Жыл бұрын

    Sidey uhadashey calosha Iga hurizey 😢😢 Nolow waliga mcnei qalbi xab xab wllnimada wax walpa kwyn

  • @yasminfarax
    @yasminfarax Жыл бұрын

    Waligay macaayin gabadhan wlhi maskiinta iska dhaaf 😢

  • @Mushtaaq-dx4ib
    @Mushtaaq-dx4ib Жыл бұрын

    Ala fatushey Umaqalan tid inlagaa oohisiiyo lkn wllhi bilahi wakula oyay mcneyyyy😭😭♥️

  • @ayuubabdiqani7923

    @ayuubabdiqani7923

    Жыл бұрын

    waa wax la isla ogyahay😂

  • @monam7931
    @monam7931 Жыл бұрын

    Saxibaday o dhan adaa iga so hadhay si niyada u tiri somli si yey inanta yar cayda ka daya walhi qalbiga ii xanujisay😢😢😢😢😢😢😢 sorry fatush mcnto❤

  • @user-xu1sk6ws9p

    @user-xu1sk6ws9p

    Жыл бұрын

    Maskiin waye wllhi😢❤

  • @dheemaney7670

    @dheemaney7670

    Жыл бұрын

    😢😢

  • @omaari155

    @omaari155

    Жыл бұрын

    Meshaan sxb nimo laga hadli maayo waa qof la qabo marwa nin aana qabin ajnabi ka ah laabta gali meel public ah de marka public la jooginawaa side? Dadka diin la aan yaana la dhigin

  • @AsmaaApdirihmaanarab-ph2ho

    @AsmaaApdirihmaanarab-ph2ho

    Жыл бұрын

    Fatush qalbi safinimada ku jeclahay❤

  • @matanyare9005

    @matanyare9005

    Жыл бұрын

    Lkn wxn wx dhabba Ma ahn

  • @xamdicabdirisaaq-be3qv
    @xamdicabdirisaaq-be3qv Жыл бұрын

    Fatuush walahi waa gabar aan marwalba jeclahy weligeyna wax kama sheegin Alxm abayo mcn inta kujecel aa kabadan dadka xumaanta wado hpti farxad iigu Noolow fatuush qalbi wanaag am sorry brank xanuun waaye walaahi😭😭😭😭😭😭

  • @hothaali2191

    @hothaali2191

    Жыл бұрын

    Mx waye calcalkan pranki inay thy waogtajee

  • @farhiainajalawi1095
    @farhiainajalawi1095 Жыл бұрын

    Ala gabdha farxdeda iska jeclahy ❤❤❤

  • @UgpathAli-rd1nv
    @UgpathAli-rd1nv Жыл бұрын

    Erey qalbiaga TaaBanaya qof kasta oo idhow waa la iGu Diraa 🥺🫶🏻 miskiin wllo waan ku jeclaHay wllhei ❤️👸🏼

  • @iftin_nuura6991

    @iftin_nuura6991

    Жыл бұрын

    🥺🥺

  • @susucadeofficial12

    @susucadeofficial12

    Жыл бұрын

    😭😭😭

  • @user-zr2uz3qd5r
    @user-zr2uz3qd5r Жыл бұрын

    Ala fatuzh 😢qof naxariz badan waye qalpi wacan m. Xppti ale haku xafido walhi wan ku jeclahayi xppti❤😢😊

  • @ZamzamXuseen-hf6zi
    @ZamzamXuseen-hf6zi Жыл бұрын

    Somaliyeey inanta yar iska daaya wlhi qalbiga ayay ka hadadhaa❤habo anakaa ku jecel

  • @Najmamahamuud-it3zo

    @Najmamahamuud-it3zo

    Жыл бұрын

    walal wey isla ogyihiin wax views laga radinaya wiilkn ma xuma😂😂

  • @mohamedhasan7155
    @mohamedhasan7155 Жыл бұрын

    Tamiin be dhhday walhi ninked we jeceshy qofta wa legened🎉😂❤

  • @mumtaazmuhiidiin5407
    @mumtaazmuhiidiin5407 Жыл бұрын

    Faatuush waa jeclhy 😭 daaya gbrta yarta ah👸😭❤️♥️

  • @Teamasadhaji27
    @Teamasadhaji27 Жыл бұрын

    Daacad baa u qoslay abaayo fatuush markaa tiri tamiim baan kuu sheega isku waara abid insha ❤

  • @fardowsaibrahim
    @fardowsaibrahim Жыл бұрын

    She is innocent wlhi gabadhan😩❤

  • @FartuunHusein-qd9ej
    @FartuunHusein-qd9ej Жыл бұрын

    Somaliyey gabdhan iska daya masaakiinta ah wlhi Fatuush waa masakiin qalbi nadiif ah abayo hora u soco qofnah ha u joginin

  • @barwaaqomaxamed7982
    @barwaaqomaxamed7982 Жыл бұрын

    fatuzh wa mazkiin walhi qalpi fican ♥️🥺🙈 walhi wan OYay ano og inu parnk yahaYy 😭

  • @IstarAbukar

    @IstarAbukar

    Жыл бұрын

    Wlhi kula midaan ahy 😢

  • @muniiraabdiftax8289

    @muniiraabdiftax8289

    Жыл бұрын

    Filim😂😂😂

  • @sajitahahmett8418

    @sajitahahmett8418

    Жыл бұрын

    @@muniiraabdiftax8289😂😂😂show m la ybty😢😅😅

  • @ruweysmohamed9813

    @ruweysmohamed9813

    Жыл бұрын

    Haa waa run baayo❤

  • @Fadumoabdirizaq-oq5gg

    @Fadumoabdirizaq-oq5gg

    Жыл бұрын

    ​0l⁰lppò0

  • @rahmamohamed8602
    @rahmamohamed8602 Жыл бұрын

    Alolaay yaaa prnk waxan ladhaha 😅😅😅 ooyin iskakeen keen nagada fatushy wlhi prnk la isla ogyahy😅keep going

  • @user-du7uw8kh1l
    @user-du7uw8kh1l Жыл бұрын

    Wlhi wanla ilmeyay ghawadan wanjeclhy ilinteyda weyidibta walbikeda ilaliya abyo mcn farxada jclhy wlhi manta nasib umalihi inad wlshey noqoto😭😩 mise ankuarko Lkn inta ayan kajclhy 🫀🥀💯

  • @qaaliabdirihmaan9105
    @qaaliabdirihmaan9105 Жыл бұрын

    Fatush iyo tamiim youtupka xooga soo saara hapipayal😫♥️

  • @samsamabdih139
    @samsamabdih139 Жыл бұрын

    Fatuushey tamiim ku xiigsii prankaga 😂

  • @abraarsiciid9596
    @abraarsiciid9596 Жыл бұрын

    Wah waxan PRANK mladheh much kle ubixiyaa dada run umleydoonaah kaa dhadhicinaa hmm kdhcinaa😮😂😂😂😂😂😂😂

  • @Ina_kahie1
    @Ina_kahie1 Жыл бұрын

    Why I’m crying ayyyy Sharaftada ilahay ba cirka sare mariyay 😢

  • @fatimamohamed366
    @fatimamohamed366 Жыл бұрын

    Ax Wlhi Wn ka naxy hdal kaag😭😭😭 Kuwa Ila dhahy ka jeclahy Sory qliyey Fatuush Waa gbr miskiina oo qalbi wngsn isk daaya somaali yey

  • @user-ru6qd7jn4n
    @user-ru6qd7jn4n Жыл бұрын

    Saddexda magac iLhybaaN ku dhartey caadi la isku ogthy war dad kawawey meesha joogeh nagaLatagah feke prnk😂😂

  • @abdirazaqhanter9876
    @abdirazaqhanter9876 Жыл бұрын

    Said ayan ku tagera ee iga so jwab family we love 💔

  • @user-ou4cc4ck2x
    @user-ou4cc4ck2x Жыл бұрын

    Walhi fatush Markey oysey waan la oyey walhi gabadhan waa gabar qalbi fican ilhy ha ku dhowro abyo mcney😢😢😢❤❤

  • @drs_siham_aragsn2258
    @drs_siham_aragsn2258 Жыл бұрын

    😭wajiga ilaahay waan jeclhy fatuush Abayo allaah haku dhawro Dad hadalkod na Naftada Yay badalin

  • @sundusabdirashiid1431
    @sundusabdirashiid1431 Жыл бұрын

    Fatuush iyo maan jama dad aan taageero❤❤

  • @amalhussein9470
    @amalhussein9470 Жыл бұрын

    Mida kle mobile lagu dubayo wa kii fatush ala somaliyaa😂😂😂😂

  • @ruwaydomuqtar2722
    @ruwaydomuqtar2722 Жыл бұрын

    Somalia ku soo laaabta lamaanaha qarniga fatuush IMO tamiim 🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @shaqirikim3406
    @shaqirikim3406 Жыл бұрын

    Family an jecel wlhi phonki an arko😂subscribe an kaga sara tamiiiiim❤😂

  • @user-sm4bq4fk7i
    @user-sm4bq4fk7i Жыл бұрын

    abyo mcn waxa tihiin lamaano aan aad u jeclahy marka waxn walalnimo kula talin lahaa inaad iska deyso wilasha badan coz familygina uma wangzan adigon si qaldan ii fahmeenin plz soo qaado comentigyga🥰

  • @HaboonOsman-lv5uv
    @HaboonOsman-lv5uv Жыл бұрын

    Fatuush qof qalbi wanaagsan waye kadaaya waxan😢😢

  • @user-dt4kv1sn4i
    @user-dt4kv1sn4i Жыл бұрын

    Wallshay macneey❤ faraxadd igu nolow waxaa tahy qof aad u qalpi wangsaan

  • @ohahranpubg6806
    @ohahranpubg6806 Жыл бұрын

    Wan so lananayna wan so cashynayna kuli waa wada NA 😂😂

  • @ruuzacadey9393
    @ruuzacadey9393 Жыл бұрын

    fatuush wa gabar qalpi fiican❤️🥰

  • @fathimaabdikatir7789
    @fathimaabdikatir7789 Жыл бұрын

    War baah my ku tidhahdo haja haja 🙄 fatuushey jceyl anoo og iney prank thy ayn hdna ka gubty hdlkaa uu kuleyhy 😢❤ love you jceyl

  • @shukriyusuf2605

    @shukriyusuf2605

    Жыл бұрын

    soomahan

  • @hoodoahmed-hb1sp
    @hoodoahmed-hb1sp Жыл бұрын

    Wax kasta wa laygu caayey anigoo wanaagsan wan ka naxayy wllahi😢😢

  • @kartibadan33
    @kartibadan33 Жыл бұрын

    Hhhhh alla ninkaygaaan u xiiiisay ❤ alle ha isu kiiiiin daaaayo qali

  • @farihayelmaz7473
    @farihayelmaz7473 Жыл бұрын

    😂😂😂😂 suuro waa dhaftay kan prank maha lkn😂 waa idin jeclahy

  • @ubahmohamed4362
    @ubahmohamed4362 Жыл бұрын

    Fatuush waa gabar ficana wlhi mash Allah 🥰

  • @IfkaNuur-mx7gc
    @IfkaNuur-mx7gc Жыл бұрын

    Gabadhan waa jeclhy😢miskiin wye❤

  • @barlinali3681
    @barlinali3681 Жыл бұрын

    Fatush qurax haka uysin ❤

  • @nimcoaragzan5842
    @nimcoaragzan5842 Жыл бұрын

    Maskinta dacad waye wlh sorry tushey😢❤❤

  • @jawahirshugrimahamud4343
    @jawahirshugrimahamud4343 Жыл бұрын

    Alla ninkeyga uxiisay kulahaa😂😂😂😂

  • @xuseenramlo1700
    @xuseenramlo1700 Жыл бұрын

    Abyo waxa thy qof wanagsn lkn waxaa jirto waalk hoyadaa dhalin aad kadhigty garaab wax fiiican midaa kle an kulaa jeclyste inaaa kuwaniyo waxaa waye Alha wuxuna faryaa inaaa kafogaano raaga ajanibtaa ah xaram waye inaaad salanto Alha ngaa dhigow kuwiii diintaa kucmla faal xabibken scw ayaaa dhahy inaaad qof ajnbi kaaaa ah gacnataa garii laheeed waxaa kfiicn inaad dhinbil gacanta kuhysato 😢😢😢😢😢 abyo inaad igaa qadatida rajynaa manku diryo walkaa kaliyha waxaa naalaa Amray rasulkeen nafary kushegayaa alha kushrfo qof kujecl waanagn kuu shego ❤😢😢😢😢😢 waan katageen adunkan dhamntenba

  • @NajahAbdiMuuse-cc9ct
    @NajahAbdiMuuse-cc9ct Жыл бұрын

    ax gabadha waa ka naxay wlhi dadka dhan cadaw igu noqday dhahday wlhi😭

  • @Bilan79
    @Bilan79 Жыл бұрын

    Wllhi Tan Waa Maskiin Allaha Daystee😢

  • @rahmoroose969
    @rahmoroose969 Жыл бұрын

    Wlahay wan la ilmeyey fatuush qalbi wanagaga wax kasta noogu filan bayo guulayso cadwgaga lee u nonolw ❤

  • @suhur400
    @suhur400 Жыл бұрын

    Ax wa gabar yaro qalbi wangsan😢❤

  • @user-uu5en5im2t
    @user-uu5en5im2t Жыл бұрын

    Aniga wan jecelhy fatuush samidee waye ❤❤

  • @user-bp1mo6gk1w
    @user-bp1mo6gk1w Жыл бұрын

    Ani waan iskukiin jeclhy fatuush io tamiim ❤❤ allow iskukiindaa❤❤

  • @fatimaalihadan7336
    @fatimaalihadan7336 Жыл бұрын

    Fatush walhy waa inan qalbi wanaagsan oo maskina abayo wax kudhiba alle kumatuso ❤❤

  • @aishomohamed8143

    @aishomohamed8143

    Жыл бұрын

    😍😍😍😒

  • @hadiyamohamed6794
    @hadiyamohamed6794 Жыл бұрын

    Wlhi fatuush wey qlbi wangsan tahy ax sanka daa😢😢😢😢❤

  • @user-vm9ze5us3x
    @user-vm9ze5us3x Жыл бұрын

    Allah fatuush wlhi qof ficn thy o qalbi wnagsnm.a❤❤

  • @munaahmed4194
    @munaahmed4194 Жыл бұрын

    Ax waligay lay cayni jiray tiri waligay wlhi eray khaldan kumaso qorin hore u soco quen🥺♥️

  • @user-xh1yz6bo4v
    @user-xh1yz6bo4v Жыл бұрын

    Fatuush magaceda cawa igu horeyso fardowso aaa m.a❤❤❤

  • @sacaadamoogeshide2003
    @sacaadamoogeshide2003 Жыл бұрын

    Sorry fatuush daacad baaa tahay ❤❤❤❤

  • @user-mc8ev8im4s
    @user-mc8ev8im4s Жыл бұрын

    qofka igu horeyo brink fiirsate ❤

  • @xamadacumar
    @xamadacumar Жыл бұрын

    Waxani prank noqon maayee😂Lkn Si fiican baad u Jisheen

  • @nifisaqueenofficiallnafiso7647

    @nifisaqueenofficiallnafiso7647

    Жыл бұрын

    😂😂😂😂meyla Arakty

  • @sundusabdiali5412
    @sundusabdiali5412 Жыл бұрын

    Wlhi wn ka naxy fatush byo ddku kuma wada necba inta ku jcl baa badn mcnto❤horey uso

  • @zubaydamaame842
    @zubaydamaame842 Жыл бұрын

    Ax wan ooyay wlhi war gabadha yar iska dhaafa oo dhibka kadaaya😢

  • @nama3663
    @nama3663 Жыл бұрын

    😂 anoo og ineyy prank thy😂 aaa laa ooye😢😂

  • @user-xr5fc4sg2x
    @user-xr5fc4sg2x Жыл бұрын

    Anaa ugu horeeyo🙋🏽‍♀️❤️

  • @bishraqasim123qaasim-gw8jf
    @bishraqasim123qaasim-gw8jf Жыл бұрын

    Tan yar dadku maxay karabaan maskiintaH❤😊

  • @user-hk4xp6pm1k
    @user-hk4xp6pm1k Жыл бұрын

    Gabadhaydii fardows abdinor muse 🩸 hooyo mcn iii noolow❤

  • @ismahanosman8710
    @ismahanosman8710 Жыл бұрын

    Omg 😊 she is very cute 🥺 wllh Allah ha xafido❤

  • @housseinasma3710
    @housseinasma3710 Жыл бұрын

    Maliin kalee hakaa ooyiisii 😭fatush wayoo iilinteedu waaye ii dhibtaa 😢wan ku jecelahay wlsh fardusa❤❤

  • @drs_siham_aragsn2258
    @drs_siham_aragsn2258 Жыл бұрын

    aNoo og inay paranki Thy wlhy waan ilmeyay😭😭😭😭❤Sorry fatush abayo

  • @xafsahilkas951
    @xafsahilkas951 Жыл бұрын

    Waligey waa la i caan jiray waxaan ehen baa la idhihi jiry hdl qlbiga taabanayo 😢😢

  • @sundusAbdirizakjeebe
    @sundusAbdirizakjeebe Жыл бұрын

    Next video guriga noso duba jadwalkina malinlaha❤

  • @nasuuroxasan2550
    @nasuuroxasan2550 Жыл бұрын

    Horay usoco abaayo fatuush😗😚😓dadkaan hadalkoda iska dhaaf annagaa kujecel abaayo😙💎

  • @hafsaabdulkadir8014
    @hafsaabdulkadir8014 Жыл бұрын

    Wow anaa uhoreya😂❤

  • @user-xh1mf3xt2j
    @user-xh1mf3xt2j Жыл бұрын

    Mashaallah fatuush iyo tiim aqlkan quruxda badan halgeey gakeeneen😢

  • @user-xq8ij8dp2g
    @user-xq8ij8dp2g Жыл бұрын

    Omg first person ahy😭🫶

  • @zamzamqueenzamia4019
    @zamzamqueenzamia4019 Жыл бұрын

    Keep going my siz mcn fatush 🎉🎉🎉

  • @nezmaupdi77
    @nezmaupdi77 Жыл бұрын

    Fatuush suura bdna🙄😂jaH naxariis midhan

  • @user-ev2ju7iu2u
    @user-ev2ju7iu2u Жыл бұрын

    Naxriis badan fatush 😢😢😢sorry abyo dadkan somalida ah qofna farxda uma ogolo jijileeca iska daaa dadka indhaha faraha ka kili ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤anigaa ku jcl ❤❤❤oo walasha ah marwda dhibleyda

  • @user-rq5kd5lq1b
    @user-rq5kd5lq1b Жыл бұрын

    Fatuus soo aarso marwoy❤

  • @kawsarabdiofficial117
    @kawsarabdiofficial117 Жыл бұрын

    😂😂😂 walahi waa ruwayad prank maha sida camerad loo hor fadhiya idishay😂 hadana wa dhamays tay

  • @iqraascad6085

    @iqraascad6085

    Жыл бұрын

    Parank oo dhan simalida wey isla oog yihiin 😂😂

  • @noneofya2739

    @noneofya2739

    Жыл бұрын

    Masheegaysaa marka 😂😂

  • @bilanbella2519

    @bilanbella2519

    Жыл бұрын

    ​@@iqraascad6085 Somali kaliya ma ahan wll adunka dhan ba Ayago isla og sameyan Prank wana cadi muhimada ma ahan inlagogesin we dawashada muhim ah 😂

  • @kawsarabdiofficial117

    @kawsarabdiofficial117

    Жыл бұрын

    😂😂 mihiimaduba waa views

  • @princesskajal9595

    @princesskajal9595

    Жыл бұрын

    Wlhi anaa yabey😫😁😁😁🤦‍♀️

  • @sahuursiman2145
    @sahuursiman2145 Жыл бұрын

    Saw ma ogidiin cayda aad caydaan gabdhan inad siiseen ajarkiina danbigeedana qaadanaysaan ka xishooda gabadha hadalka wax la xun ma leh

  • @fatimaabdiqadir
    @fatimaabdiqadir Жыл бұрын

    Fatuush hpo mcn wxthy gabar qalbi safiya batahy alle hakuxifdo

  • @SacdiyoHassan-ew7tu
    @SacdiyoHassan-ew7tu Жыл бұрын

    Wlhi waan la ilmeyey fatuush wan jeclahay inolow xabibti macan

  • @monam7931
    @monam7931 Жыл бұрын

    Somli maryoleey warkeda haw jojin wll kaliga maha dadka canka dhan cayayn duliguu😮😮

  • @Najmamahamuud-it3zo
    @Najmamahamuud-it3zo Жыл бұрын

    maaan jaamac io fatuush dad is Fahmay Runtih😂😂

  • @maryanmohamedali4187
    @maryanmohamedali4187 Жыл бұрын

    Fartuzh wlhi qalbiga ka jeclahay❤

  • @najmaaxmed-zo2zr
    @najmaaxmed-zo2zr Жыл бұрын

    Wllhi waaan ooyay kadaaya fatuush prankga❤️💯😢

  • @user-rx1oq6dx2x
    @user-rx1oq6dx2x Жыл бұрын

    Wallaahi gabadha anoo og baan oyn gaaray 😢😢❤❤❤

  • @user-fp5kh9mc2x
    @user-fp5kh9mc2x8 ай бұрын

    Jah ogaadeen love thank youuu 🎉fatuush diamond 🎉❤😮

  • @BahjaBella-bk3uf
    @BahjaBella-bk3uf Жыл бұрын

    Waxan wa Isla ogyihiinbe cadi blodaremaya😂😂😂

  • @husniabdalla1845
    @husniabdalla1845 Жыл бұрын

    Mobilka lagu duba inuu keedi yhy inta darentay farta sotaga 😢😢😢 jikada ugaso tagay kulaha somali iyo prank

  • @fathimahamed5353
    @fathimahamed5353 Жыл бұрын

    Waligy kuma cayin wana iska ka jeclhy dar alle❤️😫dadka caydoda ha ubixin

  • @IbtisaamCali-xr8yp
    @IbtisaamCali-xr8yp Жыл бұрын

    Waan laa ooyey😭😭 wllh sorry 😞 fatuush

  • @khadiijohassan8454
    @khadiijohassan8454 Жыл бұрын

    Alla anoo og in laisla ogyahay ayaan dawadanaya suuraha ujbaa iska jeclahay fatuush qalbi xab xabeey wanku salamay😅😢❤

  • @xaqiiqoofficial5840
    @xaqiiqoofficial5840 Жыл бұрын

    Fatuush. Waan jecelshay gabadh nadiifa habiibi

  • @HamdaMohamed-wm6gb
    @HamdaMohamed-wm6gb Жыл бұрын

    another level 🙌

  • @nazmidagan3968
    @nazmidagan3968 Жыл бұрын

    Sida camerada lo hor fadhiya idishayba😂😂

  • @user-ro8bz9gg7w
    @user-ro8bz9gg7w Жыл бұрын

    Manaw wllo fatush oo hinteda way idhibaysa wllo kada parn😢