PRANK || FAATMA AYAAN UTASHANAY ANI AMIIRA NAXDIN IYO OOYIN ISKU DARTAY 🥹

Пікірлер: 202

  • @fardawsoxasan8275
    @fardawsoxasan8275 Жыл бұрын

    Inta parnk markey aragtey soo orodey😂😂likta ❤dhac kusi

  • @maariacaday1640
    @maariacaday1640 Жыл бұрын

    Markaad prank Maqashay baad soo oroday sax😂like 👍 aaway hee

  • @deqadalka9953
    @deqadalka9953 Жыл бұрын

    Faatma halaga leexdo waa baariyad maskiin ah🥺 Fatma sheekadaas cida waasoo wadaane meesha ka carar nin lasoo dhaqso😂

  • @nastehosweety922
    @nastehosweety922 Жыл бұрын

    Fadumo talent ledahy hala garab qabti💗

  • @salmacabdilaahi2186
    @salmacabdilaahi2186 Жыл бұрын

    Adna gabadha shaqo abuur u samee waa gabadh talanye leh wlahi mansha llah

  • @Najuumfantastic
    @Najuumfantastic Жыл бұрын

    Maskiin fatma waa ka gashadeen adna iyo amiira😂😂😂

  • @wardomuhidin8631
    @wardomuhidin8631 Жыл бұрын

    Family ka kaliyah aaan qaaaska ka dhigtay o jeclahay ❤❤allah ha idin xafido

  • @SuntaFaaraxmajopasto58
    @SuntaFaaraxmajopasto58 Жыл бұрын

    Gabadhan invitationka sameeneysa masha allh ka leexda😂nin haka daba wadine wax ha idinka barato

  • @Gabarsomalied
    @Gabarsomalied Жыл бұрын

    asxaapta halkaan dawanayso plz iso duceeya xanuun marba meel la iga qabanya ayhn i haaya oo kasi la ahay in alle iga qaado qof walba muslim ah jiran alaha caafiyo anigana alaha i caafiyo iso duceeya 😢😢😢

  • @muniishmoha3190
    @muniishmoha3190 Жыл бұрын

    Maskiinta iska dhaafa😭 adna iyo amiira😢

  • @jamilocabdixalne
    @jamilocabdixalne Жыл бұрын

    Fatma in la dhibo ma jecli ee gawadha noo dhaafa❤😂

  • @mq.2023
    @mq.2023 Жыл бұрын

    Fatma KZread u fura talent 👏 ledahey

  • @AyubabdulahiAyubabdulahi-vz5ry
    @AyubabdulahiAyubabdulahi-vz5ry Жыл бұрын

    Brank kiga bilawgiisa filim loo maleeya😂😂😂😂

  • @khadracabdulahi6574
    @khadracabdulahi6574 Жыл бұрын

    Amiir igu daran wa lugu xirxiryaa ku teen😂ma jawan ba qoftu😂😂😂

  • @caaliyabuwe
    @caaliyabuwe Жыл бұрын

    Ax faatma wlhi runee u ooysay anaabe caloosha i hurtay markale haku sameenina prank

  • @fatimaapdullhi6170
    @fatimaapdullhi6170 Жыл бұрын

    Aduunka wuxu kugu so yaraana marka lagu dhaho nina lagu keenay 😅😅 fatma ka daaya prank adna 😢😅😅😅

  • @user-gx2yh9tt4q
    @user-gx2yh9tt4q Жыл бұрын

    Mnshallah family qurux badan ❤❤❤

  • @intisaarmohamedcabdiintiza1671
    @intisaarmohamedcabdiintiza1671 Жыл бұрын

    Ani Fatma waa iska jacelshay wllhi waa maskii 😢😢❤❤

  • @user-dc1qt7qf6q
    @user-dc1qt7qf6q Жыл бұрын

    Gabadhaan ceyday rptaa ciyaarta ka dhaafa😂❤❤❤

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 Жыл бұрын

    Manshalah 😍 shekedan ma jirto casrigan 😂😅