PRANK culusow oo lagawaalay 😁😁😁😁qosolka aduunka😁😁😁

Пікірлер: 1 000

  • @ismahandaahir8180
    @ismahandaahir81802 жыл бұрын

    4:40 culusow wuxuu dhahay dadka ciida meele aadayeen anaga meel ma aadin illaheyow noo kala kici allah inta wax heysan wax ha siiyo inta kalena ha u barakeeyo aamiin aamiin

  • @Falazvibe

    @Falazvibe

    2 жыл бұрын

    Ameen 😿😿

  • @sumayasusu4082

    @sumayasusu4082

    2 жыл бұрын

    ilahay wax uma waayin😭😭

  • @sayuunyare

    @sayuunyare

    2 жыл бұрын

    Aaamiin Ya rabbi 🤲🏼🤲🏼😢

  • @mc__poiofficial7912

    @mc__poiofficial7912

    2 жыл бұрын

    Gabadha ka xanuunsan

  • @mssqosol
    @mssqosol2 жыл бұрын

    Samiiro wexe so dhigto ilaahoow muu xaar ahaado tii daawataa ahay😂😂

  • @drsmaliza9143

    @drsmaliza9143

    2 жыл бұрын

    Ani xita wallhi😂😂😂

  • @foolcankaproductions2475

    @foolcankaproductions2475

    2 жыл бұрын

    Kkkk

  • @xasanaxmed8688

    @xasanaxmed8688

    2 жыл бұрын

    Kkkkk ku soco

  • @najmahassan3000

    @najmahassan3000

    Жыл бұрын

    Kulamid ahay 😂

  • @ifraahmusefamily9508
    @ifraahmusefamily95082 жыл бұрын

    illahow nokaakici 😢hah wllhi diqalbiya uguduceye illahow raga fhan culusow kawadadhig illahow familigana nolol tan uguqur xan sii tan wati adun culusow walal ka igudarso ani madhalay na ha isodhihin 😂😂😂😁😁😁

  • @Hussein_Mohmd..

    @Hussein_Mohmd..

    2 жыл бұрын

    Rag asi ka fcn xitaa wey jiraan ee ku duceyso😀

  • @husseinhassan3466

    @husseinhassan3466

    2 жыл бұрын

    hhhhhhhhhh

  • @xasanaxmed8688

    @xasanaxmed8688

    2 жыл бұрын

    Kkkkk

  • @neecaawchannel579
    @neecaawchannel5792 жыл бұрын

    🤣🤣🤣 Sidaad Isula Qosleysaan Masha Allah

  • @hakashakin3306
    @hakashakin33062 жыл бұрын

    Samiira abayo waan kahelay Prank-gaan, magaceygu waa;- Calisaciid, hadaba codsi ayaan wataa ee noogu soo celi mid kale, oo sida kan oo kale smart ah.

  • @munaahmed9373

    @munaahmed9373

    2 жыл бұрын

    😂😂😂😂😂😂😂😂wlhi dheeeh

  • @nasriinakayf942

    @nasriinakayf942

    2 жыл бұрын

    @@munaahmed9373 hhhhhh

  • @saciidcaarad8853

    @saciidcaarad8853

    2 жыл бұрын

    Haka yeelin hadii kale laba caloolood ayaa kaa imanaya hada hal calool ayaad leedehee

  • @seibaahmet1821

    @seibaahmet1821

    2 жыл бұрын

    Majclesatay maxaa

  • @hakashakin3306

    @hakashakin3306

    2 жыл бұрын

    @Culusow inuu fursadaan oo kale inuu mid kale kugaaro waaye. Hhh

  • @Yasmin-j6p
    @Yasmin-j6p2 жыл бұрын

    We love you guys waa naga qosliseen 😂😂😂😂illahay hanoo kala kiciyo dhamanteen 😭😭😭

  • @ruqiyaruun2526
    @ruqiyaruun25262 жыл бұрын

    Walaahi waa iska jeclahay familkaan ilaahay ha idin xifdiyo❤️❤️❤️❤️❤️

  • @kingdeeqowofficial8033
    @kingdeeqowofficial80332 жыл бұрын

    wallhi samiira iyo culusow hadalkooda aaba lagu qoslaa maalin uu muqaalkaga idhaafo majirto nolaada cadowgiina unoolaada dadbaa jiro farxadiina kaxun ishooda alle ha idinka qabto🤲

  • @hudachanel2495

    @hudachanel2495

    2 жыл бұрын

    Please wll subscribe isar please

  • @mahadshariif1981
    @mahadshariif19812 жыл бұрын

    Kkkkkkk dumaashi samiiro xaga foodada saxibkey adiga ayaa kaga dheereeya isaguna xaga erey bixinta ayuu kaaga dheereeyaa marwo caadi matihid shactaro socota ayaatahay waalkay waad kayaabsatay mahadsanid 👍🍇☂️

  • @ubahyusuf8310
    @ubahyusuf83102 жыл бұрын

    Hhhh wallhi samiiro qosol igu dishay waaa ka so dhumanee kulaahaaa wallhi funny 😄 tahay

  • @aishaabdi2397
    @aishaabdi23972 жыл бұрын

    Walhi masha allh samiiro soulmate keedi bay heshay say isku fahmayan qosolka iyo kaftanka qof kasta ruuxdisa ma helo 🥺😍💯👌

  • @PVPLO111
    @PVPLO1112 жыл бұрын

    7 minutes ayaa marayaa indhihina waa ifuureen 🤣🤣 Let’s Go Reer #WajiWaxKale ❤️ Samiira we need more pranks ❤️🙏

  • @abdinasirdaacadchannel5451
    @abdinasirdaacadchannel54512 жыл бұрын

    walhi famil aan idin ka jeclahay ma jiro hadii 100k hal qof bixi karo wan sii laha walshedya samira dadka ciwankan so galo waxan ka codsanaya in la garab istaago wlsheyda samiro sxb madax barar wan ku salamay😍😍

  • @ayaandhalad9479
    @ayaandhalad94792 жыл бұрын

    Hadi million subscribers ah an idin garsin garo wlhi wan idin garsin laha idin jeclhy familkayga❤

  • @shushuamerica218
    @shushuamerica2182 жыл бұрын

    Aar samiira dhib bdnida waan qoslay wlhi thanks habenkeyga ii qurxiseen🤣🤣🤣🤣

  • @hudachanel2495

    @hudachanel2495

    2 жыл бұрын

    Please subscribe isar wll please

  • @sulemoxie

    @sulemoxie

    2 жыл бұрын

    Masha Allah culusow family May the Almighty Allah protect you.

  • @Abdulswamad
    @Abdulswamad2 жыл бұрын

    Shan iyo lixba samiro waykabadhantahay bro gabadaas ilali qalbigeda sxp she’s so kind,humble,polite and simple lady 🌹💐💐

  • @dekoshire6542
    @dekoshire65422 жыл бұрын

    Waaaayeeeel see u bur bursanayaaaa kulahaaa madaxa washkax caadi maaha😂😂😂😂🙈

  • @abdirizakbakar9038
    @abdirizakbakar90382 жыл бұрын

    Ineey kuu guuriso ma rabto ee dhiqey lugaha kuu galiney saa iska ilaali 😂😂😂😂😂😂

  • @ladaniitamaxamed2973
    @ladaniitamaxamed29732 жыл бұрын

    Samiira farxada Allah idiin siyaadsho ee so badi muuqaladaan cml prankgaag wa jecelhay wlhi 😂😂😅😅

  • @caaqilyare6416
    @caaqilyare64162 жыл бұрын

    🤣🤣🤣 Culusow gabadha itusi kulahaa wlh waa legend 🤣🤣🤣

  • @raxmasaeed994
    @raxmasaeed9942 жыл бұрын

    Manshalah tabarakalah ilahay farxadina haidinsiyadiyo labo qof oo isfahansn bd tihin ilahay ilxun idimatuso ilahay haidinbarakeyo

  • @faatimaadam5043
    @faatimaadam50432 жыл бұрын

    Wlhi qosol igu disheen alle haysku kiin daayo mashalaah adugu prank ayaad talanti ku ledhy wlhi

  • @mfalmenuru1115
    @mfalmenuru11152 жыл бұрын

    Familkeeyga idhin jeclahay . keep going . Abukar saxiboow xaaskaaga walasheed igudar

  • @idirismohamud5669
    @idirismohamud56692 жыл бұрын

    This guys deserves more subscribers

  • @faimaahmedflower5564
    @faimaahmedflower55642 жыл бұрын

    😂😂😂😂 adimaa idhalay kulahaa culusow umadena maahaa qosolka iga dhamaday cawa

  • @najahmohamud2496
    @najahmohamud24962 жыл бұрын

    Masha allah coming soon 1000k Insha allah aan gaarsino abayoyaal waa gbr qalbi wangsan 🥰❤️

  • @hudachanel2495

    @hudachanel2495

    2 жыл бұрын

    Please wll subscribe isar

  • @boqoradaafrica9929
    @boqoradaafrica99292 жыл бұрын

    Alla qosol iguma harin cwo 😁😁🤣🤣🤣family qrx bdn m.a😘🥰🥰

  • @omarmohamedbirqaye4856
    @omarmohamedbirqaye48562 жыл бұрын

    Samiira dumaashi allaha caafimad taam ah ku siiyo hada iyo mustaqbalkaba❤❤ Abuukar waa nin qiimo badan

  • @seibaahmet1821
    @seibaahmet18212 жыл бұрын

    Mashallah samiiro umad mahid funny dacadi😂😂😂

  • @mahadshariif1981
    @mahadshariif19812 жыл бұрын

    Wcs wr wb 🤝 maashaaallaah reer waji wax kale kkkkkk kaftanka idinka ayaa noobilaabay marwada iyo mudanaha sharaftaleh ilaahay daydiin guul siiyo aduun iyo aakhiroba aamiin 🤲 aad iyo aad ayaad umahadsantihiin 👍🍇☂️

  • @hudachanel2495

    @hudachanel2495

    2 жыл бұрын

    Please wll subscribe isar

  • @kheyrjecel6055
    @kheyrjecel60552 жыл бұрын

    Admey ku so badhigatay kulaha 😂😂😂😂🤣🤣🏃‍♀️🏃‍♀️

  • @maxsiismaxamed9428
    @maxsiismaxamed94282 жыл бұрын

    Alla dhib bdnaa samiiro daacd aa u qoslay wlhi 😂😂😂😂😂

  • @Liido
    @Liido2 жыл бұрын

    Culusow hadoba hadlo waa liska qoslaa 😂😂

  • @sacad_daacad1
    @sacad_daacad12 жыл бұрын

    Culusow legend wlhi.... adi ma idhale kulahaa

  • @akramak8649
    @akramak86492 жыл бұрын

    Culusow baso dhagax maqaayadiisa kaso raace muqaalkan ❤

  • @mariaabdalla5872
    @mariaabdalla58722 жыл бұрын

    30sano kahor naag ween me ehed kulaha😂😂😂😂😂

  • @shooadamh4088
    @shooadamh40882 жыл бұрын

    Family aan jeclhy ilahy Haa idin dhaafo ❤️🥰

  • @muna8605
    @muna86052 жыл бұрын

    Hore usoco qaali samiira nolol wacan insha allah adi family 👪 gaga

  • @soyanchannel727
    @soyanchannel727 Жыл бұрын

    Wll family culusow iyo samiira qurux barnaamijyada soo gaabiyaa wakhtigooda Waad mahadsantihiin waana idin taageera alla wixii niyadina ku jira ha idin siiyo guuuulaysta Abubakar samiira ilaali wlhi waa qof fiicanee

  • @sabirinmohamedebrahim1318
    @sabirinmohamedebrahim13182 жыл бұрын

    Masha alh Illhy ha idin xafido dacada u qoslay wlhi . Isku waaara nolol qurux bdne adun iyo Akhira kuwada nolaada xbbti❤💯❤

  • @shukrimohamed2396
    @shukrimohamed23962 жыл бұрын

    msha allah family qurux badan

  • @maryamomohamed4306
    @maryamomohamed43062 жыл бұрын

    Samiira wba qosol miiran 😅😅Ajar lgahelaa tagntahybo😅😅😅😆

  • @munirakm7005
    @munirakm70052 жыл бұрын

    Ilaaah ha idin sahlo wax wlbo niyadina ku jiro family qurx bdn thin❤️

  • @wizzkingbakar5351
    @wizzkingbakar53512 жыл бұрын

    dhalinyro wxi kftan ah meesha ka saar lkn samiiro niyada ayay ka hadashay waa iyadi xanuusaty oo dakhtar u baahnyd dhalinyro ayno caawino family in bdn way inaga qosliyn ee manta ayno garab istaagno

  • @twinkle7167

    @twinkle7167

    2 жыл бұрын

    Naagta si kasta oo ay duruuf u hayso ninkeeda lacag kuma badalanayso samiirana dhib mahaysto Alxamdulillah

  • @maxsiismaxamed9428
    @maxsiismaxamed94282 жыл бұрын

    Habr waayeel aa igu daree kalsoni miyaa hda kulhaa 😂😂😂😂😂

  • @caashocumar5683
    @caashocumar56832 жыл бұрын

    Ayyy prankiga mark arkey so orday familkygiih😘🥺

  • @Hussein_Mohmd..

    @Hussein_Mohmd..

    2 жыл бұрын

    Ma sheegee marka😂

  • @mascuudyare0907
    @mascuudyare09072 жыл бұрын

    Waa yeel saa uburbursaa kulahaa 😂😂🤣🤣🤣😅😅

  • @saciidliibaancismaan6148
    @saciidliibaancismaan61482 жыл бұрын

    Adimaa idhalay kulahaa abukar funny waye walahi😂

  • @ibtisaam_channel
    @ibtisaam_channel2 жыл бұрын

    Ilaaah ha idin xfdo walaalahyga Waad iga qoslisiisen mashalah ❤️🙏

  • @rahmaguttale8885
    @rahmaguttale88852 жыл бұрын

    Waayeel saan uburbursahaaa kula haaaaaa ar culusowa😂😂

  • @imranmaailm8110
    @imranmaailm81102 жыл бұрын

    waa prank, anshaxa wanaagsan AAD LOGU QOSLO ee guul

  • @yusufhassanshekh7125
    @yusufhassanshekh71252 жыл бұрын

    Masha allah allaha idin barakeeyo famil faraxsan wlhi qosolka aduunka 🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @abdiwalisayidka1100
    @abdiwalisayidka11002 жыл бұрын

    Waa ka soo dhuumanee markay hurudo kula haa 😂😂😂 Hada inaa igadato maa rabtaa kula haa asna 😂😂

  • @haawasharaf4822
    @haawasharaf48222 жыл бұрын

    Masha Allah Allah nii wada xifdiyo my life family 👪 ❤ 💙

  • @xirsixassan3811
    @xirsixassan3811Ай бұрын

    Abaayo mcn adiga prank gaaga qosolka ayaaa ku badan marka qosol jooji qosolka prankiga fashil ayuu ka dhigaaaa keep going

  • @abubakarsadiq2770
    @abubakarsadiq27702 жыл бұрын

    Abuu nd dumash welkam back to KZread

  • @abdirizakbakar9038
    @abdirizakbakar90382 жыл бұрын

    Daacad ayan uu qoslay farxada ad hey sataan ilaah ha idin siyaadiyo

  • @nimcaaliwaceys8484
    @nimcaaliwaceys84842 жыл бұрын

    Hhhhh samiiro ani cmla thy been maba sheegi kartide ani cmlaa thy waa qoslaalee🤣🤣🤣

  • @maryanruun7452
    @maryanruun74522 жыл бұрын

    Masha alha samira iyo Abukar culusow walahi qusul igu maharin garsiya family kaan 100k 🙏🙏🙏🙏

  • @hudachanel2495

    @hudachanel2495

    2 жыл бұрын

    Please wll subscribe isar

  • @abdulwerhidbee251
    @abdulwerhidbee2512 жыл бұрын

    🤣🤣🤣🤣😂😂😂😂🤣🤣🙏 my favorite KZreadrs stay blessed 🙌

  • @mohameddfaaraxa5461

    @mohameddfaaraxa5461

    2 жыл бұрын

    Hhhhh

  • @kifahmoha9785
    @kifahmoha97852 жыл бұрын

    Filinkii hindiga ahaa baan soo xasuustay naagtii ninkeeda gadatay hadhowna ayadii lanacay oo cidlo isaga ooyaysay🤣

  • @hodomohamed3648

    @hodomohamed3648

    Жыл бұрын

    Judaai 😂😂Anil kaboor Iyo siridevi

  • @abdirizakbakar9038
    @abdirizakbakar90382 жыл бұрын

    Wayeel seen uu bur bursana kulah ar culusowa 😂😂😂😂

  • @hudachanel2495

    @hudachanel2495

    2 жыл бұрын

    Please wll subscribe isar

  • @GAANI.
    @GAANI.2 жыл бұрын

    Dumashi ilaahay haidin barakeeyo adi iyo sxbkey culusoow

  • @caaishocali2019
    @caaishocali20192 жыл бұрын

    M.a gabar taalanti leh saan u qoslaaye waa fuure keep going mcn bdn asxaapey gabartaan wada waa gabar 2ngsn iyada iyo sayigeedaba isha dadka alle haidinka dhowro

  • @hudachanel2495

    @hudachanel2495

    2 жыл бұрын

    Please wll subscribe isar

  • @marwomandeq804
    @marwomandeq8042 жыл бұрын

    Maasha alaah tabaarakalaah samiradeeyda caashaqa nooloow abaaayo adiga iyo family kaaga ❤️😍🥰♥️😘❤️🧡💚

  • @hudachanel2495

    @hudachanel2495

    2 жыл бұрын

    Please wll subscribe isar

  • @qalbiuroon1450
    @qalbiuroon14502 жыл бұрын

    Ala beerka😂😂😂 samiira dhibkii oo qofa queentydii waan kujeclay qli ♥️♥️

  • @hudachanel2495

    @hudachanel2495

    2 жыл бұрын

    Please wll subscribe isar

  • @nasiibcabdixasan9352
    @nasiibcabdixasan93522 жыл бұрын

    cawa xafada kuso warega wanis kar siina 100 inaha Allah dariska ila guriga wixi jogo wanii ga so sara inasha Allah

  • @ugbaadahmed1237
    @ugbaadahmed12372 жыл бұрын

    Kkkkkk🤣🤣🤣 alla qosol badanaa Samiiro dhiblay waa ka waashay culusow

  • @hudachanel2495

    @hudachanel2495

    2 жыл бұрын

    Please subscribe isar wll please

  • @filsanmohamud3468
    @filsanmohamud34682 жыл бұрын

    Samira 100 kun gaarsiino wa Awoodna illahay idankii illahow nofududee

  • @amunallyamunally8913
    @amunallyamunally8913 Жыл бұрын

    Masha allah family fanny aa tihiin samiiro apyo prank nosoo badi😂😂😭

  • @quruxdiihablaha1234
    @quruxdiihablaha12342 жыл бұрын

    Samiiraay abukar cayaarta ka daa oo cashada oo diyaara ha uyimaada waa maxay caawa maxaan karsanynaa Hore usocdo wllo guul ban idiin rajaynayaa

  • @nimcaaliwaceys8484
    @nimcaaliwaceys84842 жыл бұрын

    Prank markaa arkay saa usoo rooreylee🤣🤣🤣

  • @Hussein_Mohmd..

    @Hussein_Mohmd..

    2 жыл бұрын

    Ma sheegee marka😂

  • @iftiinkadacwadamedia5892
    @iftiinkadacwadamedia58922 жыл бұрын

    Qosol iguma hadhin caawa😂😂😂

  • @riyaamuzamil9606
    @riyaamuzamil96062 жыл бұрын

    Yez first 👆samiiro cdy

  • @hamzedacaadofficial1614
    @hamzedacaadofficial16142 жыл бұрын

    Waar nagaa leexdaa reer abubakar culusow qosolkii wad inagaadhamesen wlhi labtii! Baa ii xanuusataay insha Allah waxan idiin rajenaya cafimad iyo faraaxd wangsan iyo cunugtaa rabi haa idiin cafii tii dalka iyo dadkaa iyo diintaa iyo idiinkaa idiin canfacdaa rabi haa kaa yelo amin yarab.

  • @Alhamdulliha12345
    @Alhamdulliha123452 жыл бұрын

    Mansha allh family faraxsan 🥰🥰🤣🤣🤣

  • @sumayaahmedsiyaad4726
    @sumayaahmedsiyaad47262 жыл бұрын

    Cajiip wlhi masha allah famil qurux badan m.a

  • @mudahikosman4145
    @mudahikosman41452 жыл бұрын

    Congratulations 40k💛

  • @farxiyoabdi4608
    @farxiyoabdi46082 жыл бұрын

    Masha allha hore usoco hhhhhhhh wiilka mama duqa hanag siin samiira quruxey

  • @hananmohamuud9575
    @hananmohamuud95752 жыл бұрын

    Keep going simiira l.a cooming soon 1000k

  • @xaawomaxamud489
    @xaawomaxamud489 Жыл бұрын

    Farxada Allaha idin siyadiyo mi family👸❤️🤴🙏

  • @suhaybgaming6634
    @suhaybgaming66342 жыл бұрын

    Tan ma yeeleeno hdan nhy team culusow waan soo arsaneenaa🤣🤘

  • @queenbushrashariff465
    @queenbushrashariff4652 жыл бұрын

    Mashallah ❤tabarakallah beautiful fmly allaha idin barakeeyo

  • @fartuunahmed6629
    @fartuunahmed66292 жыл бұрын

    Wa kaso dumana kula samiro wlhi wa qosley🤣🤣🤣

  • @Faay371
    @Faay3712 жыл бұрын

    Masha Allah waa family funny ah 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣😂😂😂😂😂😂😂👍🏽👍🏽👨‍👩‍👧❤️❤️

  • @calicabdullecabdullaahi9056
    @calicabdullecabdullaahi90562 жыл бұрын

    Wayeel maa burbursan karaa kulahaaa 😂😂culusow m.a beautiful 👪

  • @emratiinabdikadir7345
    @emratiinabdikadir73452 жыл бұрын

    Samiira funny waaye wlhi abukar ka daran kula duq wayel see u bur bursanaah 🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @maryamodaahir7012
    @maryamodaahir70122 жыл бұрын

    Wlh qosol iguma harin my couple 🥰🤣

  • @mizaa270
    @mizaa2702 жыл бұрын

    Masha alaah family qurxoon🥰🤴🏾👸💋

  • @imanabdalla6132
    @imanabdalla61322 жыл бұрын

    mansha Allaah Allah idin barakeeyo family culusow wllshy be care full

  • @zahramohadhemanta2525
    @zahramohadhemanta25252 жыл бұрын

    Masha Allah Allah hydin barakeeyo cunugtana haydiin caafiyo

  • @samiiraabdihashisamiiraabd2182
    @samiiraabdihashisamiiraabd21822 жыл бұрын

    Waa ku ciil baxenaa tajir waaye kulahaa😅😅😅

  • @faadumomohamed1578
    @faadumomohamed15782 жыл бұрын

    Ala waa fuurey family qosol badan ❣😂

  • @leilamohmod6600
    @leilamohmod66002 жыл бұрын

    Hhhhhhhhhh samiiira qosol iguma harin caaawa🤣🤣🤣nooso badi prankga

  • @abdiazizyuubane880
    @abdiazizyuubane880 Жыл бұрын

    Family qurux badan Allah idin xifdiyo Samira iyo culusow

  • @yasmiinabdi1380
    @yasmiinabdi13802 жыл бұрын

    Samiira qosla baa igu dishay wlhi funny baa tahy🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @hudachanel2495

    @hudachanel2495

    2 жыл бұрын

    Please wll subscribe isar

  • @faaisocali6351
    @faaisocali63512 жыл бұрын

    hhhhhh samiira wlhi funny waaye allh ikaa daayo mcney ❤❤

  • @jnrhassan4629
    @jnrhassan46292 жыл бұрын

    Culusos qosol igu diley walahi MashAllah .like this guy

  • @libanjama3989
    @libanjama39892 жыл бұрын

    prankiyada soo badiya somalida wey jecelyihin

  • @nasranasriina7400
    @nasranasriina74002 жыл бұрын

    Saa oqoslaaye waa.fuurey🤣🤣 funny tihiin wllhe noo soo badiya😫♥️

  • @xalimosacdiyo9472

    @xalimosacdiyo9472

    2 жыл бұрын

    Sidokale wlhi🤣🤣🤣🤣