PRANK || Atariisho baadiyo XANAAG IYO CIIL 🤣🤣

Gaarsiiya walaalkeyga Amir 100K:
/ @amirsayid

Пікірлер: 1 200

  • @Atarishobadiyo
    @Atarishobadiyo4 жыл бұрын

    Waa inan arsadaa adna hena cilan sugayay weyba igu ciyartay iyaa

  • @rayanruxi2620

    @rayanruxi2620

    4 жыл бұрын

    😍😍😍

  • @marwohamdakaysedegan5093

    @marwohamdakaysedegan5093

    4 жыл бұрын

    nimaan aarsan uurka hooyadii uu ku jiraa

  • @ayaansaid3401

    @ayaansaid3401

    4 жыл бұрын

    Atariisho sorry

  • @deeqahassan7632

    @deeqahassan7632

    4 жыл бұрын

    Waanka xumahy wlhi

  • @miirhazcali3933

    @miirhazcali3933

    4 жыл бұрын

    Atarishadeena Adi 90ka Branki ma dhaxtaalaa😂🤣 kuwaan intaaD Cazuumtid kaniiniga Foosha Sii😂🤣

  • @umulkheirabshirmohamed4544
    @umulkheirabshirmohamed45444 жыл бұрын

    Arooska atariisho ka bacdi hdaa daawatey like 👍♥️

  • @hiboquruxeyquruxeyhibo9529

    @hiboquruxeyquruxeyhibo9529

    4 жыл бұрын

    Haaa hada AA arka

  • @asmamaxamuud209

    @asmamaxamuud209

    4 жыл бұрын

    Haaaaah

  • @kingfj1892

    @kingfj1892

    4 жыл бұрын

    Haa Iminkaan arkey

  • @fatimaabdiqadir3213

    @fatimaabdiqadir3213

    4 жыл бұрын

    aniga walahi man tan arkay atariishada hada waala qbaa

  • @user-um8oo6yh3z

    @user-um8oo6yh3z

    4 жыл бұрын

    🤣🤣yaab yaa ku shegay

  • @nasra_abtidoon
    @nasra_abtidoon4 жыл бұрын

    Ar adna Mee ku dhehen 🤣🤣🤣 Qof ma Cafineeso😁😁😁 Nuucyaasha Keydka waye kulahaa H🤣H🤣H🤣H🤣H🤣H

  • @jabbavicofficiall4610

    @jabbavicofficiall4610

    4 жыл бұрын

    Nasra Abtidoon ABAAYO SUBSCRIBE IGU CAAWI

  • @ahmedaabeofficial5565

    @ahmedaabeofficial5565

    4 жыл бұрын

    KkkkkkkKkkkkk subxanalah

  • @boqoradainaabukar5828

    @boqoradainaabukar5828

    4 жыл бұрын

    Nasra Abtidoon adi iyo youtubeleyda kale keyd idin yahay

  • @boqoradainaabukar5828

    @boqoradainaabukar5828

    4 жыл бұрын

    Ahmed Aabe official istaqfurrulaah alle ka cabso

  • @ahmedaabeofficial5565

    @ahmedaabeofficial5565

    4 жыл бұрын

    Hye abyo Astaqfurulah

  • @nastehahassan6793
    @nastehahassan67934 жыл бұрын

    Waryada magaca rasuulka hakutuugsanina damir xumidina teda kle aaqiro idinku waji fiiqan yan leyden keenin

  • @fatmaabukar7507

    @fatmaabukar7507

    4 жыл бұрын

    Hhh

  • @axlaaamxasan5163

    @axlaaamxasan5163

    4 жыл бұрын

    runwaye walaahi sida udadaala walaayal

  • @nadiifomaxamed2354

    @nadiifomaxamed2354

    4 жыл бұрын

    Kkkkkkķkkķķ

  • @ahlamahmed9455

    @ahlamahmed9455

    3 жыл бұрын

    Waji fiiqan kulahaa 😂😂😂🤣🤣

  • @nastehahassan6793

    @nastehahassan6793

    3 жыл бұрын

    @@ahlamahmed9455 🤣🤣🤣🤣 wey iga yabiyen

  • @ishqiofficial9705
    @ishqiofficial97054 жыл бұрын

    Prank Ku samee lii caato inta igu raacsan like isaar

  • @mss_kookie4121

    @mss_kookie4121

    4 жыл бұрын

    Haa

  • @mohamedaliabdirahman6346

    @mohamedaliabdirahman6346

    4 жыл бұрын

    Haa liicato Soqabo Wlhi Wn udhaarsanahay💪💪

  • @zeytuunizey861

    @zeytuunizey861

    4 жыл бұрын

    Sooo qabo Lii😂✌

  • @macalinaasiya723

    @macalinaasiya723

    4 жыл бұрын

    Haa

  • @qaliqalbi7503

    @qaliqalbi7503

    4 жыл бұрын

    ishqi official aniga haa

  • @fatuzhbbe7325
    @fatuzhbbe73254 жыл бұрын

    Adna Fadumina Prank ka daya wlhi wa miskiin malin wlpo prank lagu sameynaa😭😭😭😭 Fadumin Xbbti dar alle ku jecllhy illhy haku dayo❤❤

  • @ummalikchannel7154

    @ummalikchannel7154

    4 жыл бұрын

    Fatuzh bbe iso booqo walal shukran

  • @hanabeautychannel7427

    @hanabeautychannel7427

    4 жыл бұрын

    fatuzh Bbe isoboogo iyo subscribe Saar

  • @naimamohamed7344

    @naimamohamed7344

    4 жыл бұрын

    fatuzh Bbe ha wlhi uma qalanto 😭😭ciyar

  • @amiiraadan3017

    @amiiraadan3017

    4 жыл бұрын

    Anba sidoo kale wllhi waa jeclahay inkasto imika nuradiin is guursadeen rabadantii🤣🤣🤣🤣

  • @riyaaqmohamednuur6361
    @riyaaqmohamednuur63614 жыл бұрын

    Ala prank mrkn maqly sidan uso orday sideydo kle hda thy like

  • @ummalikchannel7154

    @ummalikchannel7154

    4 жыл бұрын

    Sapiriina siman iso booqo walal shukran

  • @hanabeautychannel7427

    @hanabeautychannel7427

    4 жыл бұрын

    sapiriin siman Sapna isoboogo iyo subscribe Saar

  • @riyaaqmohamednuur6361

    @riyaaqmohamednuur6361

    4 жыл бұрын

    @@hanabeautychannel7427 ok xppt

  • @riyaaqmohamednuur6361

    @riyaaqmohamednuur6361

    4 жыл бұрын

    @@ummalikchannel7154 ok quruxy

  • @ummalikchannel7154

    @ummalikchannel7154

    4 жыл бұрын

    @@riyaaqmohamednuur6361 shukran 😍

  • @armaanhagiodmt6796
    @armaanhagiodmt67964 жыл бұрын

    Fadumiina in prankiga laga dhaafo yaa igu raacsan fadumiina 💓💓💓

  • @sadamalcani4411

    @sadamalcani4411

    4 жыл бұрын

    anigaa kugu raacsn

  • @faisayusufxusein3193

    @faisayusufxusein3193

    4 жыл бұрын

    Aniga kuugu raacsan

  • @foziamohamed7656

    @foziamohamed7656

    4 жыл бұрын

    Faadumina waa doqon maxaa loodabadhigtay

  • @saynabahmed7168

    @saynabahmed7168

    4 жыл бұрын

    mas kin yar😭😭😭

  • @nasroibrahim3953

    @nasroibrahim3953

    3 жыл бұрын

    Aniga ku kuracsan

  • @sedaabdilahi3106
    @sedaabdilahi31064 жыл бұрын

    Atariisho baadiyo waala dhibayba lii cato iyo muniirba shaly ku sameyen 🥴🥴

  • @ummalikchannel7154

    @ummalikchannel7154

    4 жыл бұрын

    Seda abdillahi iso boqo walal shukran

  • @aalishuubbe7040
    @aalishuubbe70404 жыл бұрын

    😂 😂 atariisho badiyo miskiin markle ma prank lagu Sameeyy keep going adna cddey hpipt 😍

  • @GulaidFaisalMohamed
    @GulaidFaisalMohamed4 жыл бұрын

    Prank jecliyaa 😁😂 saa usoo orday like saara inta ila midka 😘😘😘

  • @abdullahiabokor2876

    @abdullahiabokor2876

    4 жыл бұрын

    W

  • @jabbavicofficiall4610

    @jabbavicofficiall4610

    4 жыл бұрын

    guuto channel SUBSCRIBE IGU CAAWI WALAAL

  • @jabbavicofficiall4610

    @jabbavicofficiall4610

    4 жыл бұрын

    @@abdullahiabokor2876 SUBSCRIBE IGU CAAWI

  • @xaliimosacdiyo1851

    @xaliimosacdiyo1851

    4 жыл бұрын

    Lika

  • @ummalikchannel7154

    @ummalikchannel7154

    4 жыл бұрын

    @@abdullahiabokor2876 iso booqo walal shukran

  • @faatmachannel7717
    @faatmachannel77174 жыл бұрын

    😂😂😂😂adnaa ruuxii

  • @SamaantaTV
    @SamaantaTV4 жыл бұрын

    Farxad waarto allah ku siiyo adi iyo walidkaga wll subscribe ha iga xasadin

  • @zaruu._Moh
    @zaruu._Moh3 жыл бұрын

    Inta 2021 ka daawanayza Like😂😂

  • @xaliimocabdirixmaan1039
    @xaliimocabdirixmaan10394 жыл бұрын

    Adna waaquruxbadantahay into iguraacsan like Saar 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 Somaliyahanoolaato

  • @faisafunnyfaisafunny3060

    @faisafunnyfaisafunny3060

    4 жыл бұрын

    Miakiin😂😂😂😂

  • @kafiyacabdulaahi7140

    @kafiyacabdulaahi7140

    4 жыл бұрын

    Maasha allah

  • @uniquehooyo
    @uniquehooyo4 жыл бұрын

    😂 😂 😂 Adna yaa kaa oglaan in aad vidiyo aad ka duubti mardabe 😂 prankster Adna 🤩🤗

  • @fahiimoshow180
    @fahiimoshow1804 жыл бұрын

    😂😂😂😂😂😂😂😂alla beerka qosol iguma harin sanaa adna aqwaan gacan ayaa kuu taagay😂😂😂😂😂😂😂

  • @QuruxdaQoyska2
    @QuruxdaQoyska24 жыл бұрын

    Adnna prank kkkkkkkkkk caadi mahid wlh😁😁😁😁😁😁

  • @Zawdiitah
    @Zawdiitah Жыл бұрын

    Inta 2023 dawanay sa is mujiya 😂like iisara

  • @sowdosiman2835
    @sowdosiman28354 жыл бұрын

    😂😂😂😂ar adna meyku dhahen anine say prank ujeclhy le waso roray wlh 😍😍🤩♥️❤️nolow xbibti adna

  • @queeneliza1555
    @queeneliza15554 жыл бұрын

    I wanna get notification come from adna ♥️

  • @kokorashiit2569
    @kokorashiit25694 жыл бұрын

    🤣🤣🤣🤣🤣 Waa nooc kamida kydka kulha Adna Iska dhaav atariisho baadiyo miskiin waaye😥💯❤

  • @amrandahir5430
    @amrandahir54304 жыл бұрын

    Atariisho Baadiyo Thariiq lagu dhigay 😰Adna Dhibley 😁😂😂

  • @ayuubwiilka7612
    @ayuubwiilka76124 жыл бұрын

    6:37 guri miya mise waa cilaan adna apayo wlhi gabar funny ah 😂😂😂

  • @deeqomahdi1727
    @deeqomahdi17274 жыл бұрын

    noocan ani dad uma saaro kulaha 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @umhanad1809
    @umhanad18094 жыл бұрын

    Maskin atariso badiyo wan ka xumahay walahi 😭😭😭😭😭😭❤❤❤❤❤

  • @badriyahassan5678
    @badriyahassan56784 жыл бұрын

    🤣🤣🤣🤣wlhi Atariisho baadiye waad dhibteen shaleyna muniir iyo liicaato iyo hanad ayaan Prank kusameeyey

  • @suheeequeen4420
    @suheeequeen44204 жыл бұрын

    Hhhhh qosol iguma harin wlhi Firaha i xanuny sa uqoslaye 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @farhaanmohamed1037
    @farhaanmohamed10374 жыл бұрын

    Ka aarso adna 😂

  • @asalqurux499
    @asalqurux4994 жыл бұрын

    Wlhi wan qosley 2019 dhan saan uma qoslin 😂😂😂👈🏻

  • @sumayoc.raxmaansumayoc.rax1601
    @sumayoc.raxmaansumayoc.rax16014 жыл бұрын

    Muniir iyo lii cato kusamey prank layab leh kusamey adna keep going my sister

  • @maariyoomarabdullahimaariy4474
    @maariyoomarabdullahimaariy44744 жыл бұрын

    Adna shalay ayaa lagaaray maskiinta muniir and liicaato and hanad ayaa shalay gaadeen adigana ma ugu dartay atariisho dadkaan kasoo aarso yaa qaay adna brankiyadaada waan jeclhy apyo qli keep going

  • @iam_yaass
    @iam_yaass4 жыл бұрын

    Ar adna 😂😂😂😂

  • @zuuhusien8503
    @zuuhusien85034 жыл бұрын

    Soo boqo my chennel waxaad ka helesaa musalsal iyo aflaan😍

  • @raxmaali1383

    @raxmaali1383

    4 жыл бұрын

    atariisho badiyo markaagii hadhay adna wllshy dar Alle ku jeclahay ❤❤❤

  • @shamsoabdirahman6489
    @shamsoabdirahman64894 жыл бұрын

    mskiin wey walhi atariisho badiyo qof walipo wo dhibaa🤗🤗

  • @wariiri____p0i11
    @wariiri____p0i114 жыл бұрын

    Nuucaan nuuca keydka waYeh ku lahaa adne prank uma deeNa ma tihiD wlhi 😂 😂

  • @fahiimoshow180
    @fahiimoshow1804 жыл бұрын

    Ar adnaa waa fuuray😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @farhiamohamed7788
    @farhiamohamed77884 жыл бұрын

    Adna prank umada dhibka ka dhaaaf🤣🤣🤣🤣🤣 qaata bilaahi lagaa taagan yahay 🤣🤣 Comment tigeyga le prank haku sameen🤣🤣🤣

  • @user-ub4mh2zt7q
    @user-ub4mh2zt7q4 жыл бұрын

    08:09 والله خفت كنت حاطة سماعات وتفاجئت مين حكا 😂😂

  • @sofianoor4776
    @sofianoor47764 жыл бұрын

    Prank igu horeyay an ku qoslay wlhi miskin atarisho badiyo hada san cilan adba isartay tagantahay 😂😂😂

  • @maxamedjalaato661

    @maxamedjalaato661

    4 жыл бұрын

    Wllhi kula mid baan ahay

  • @hanidagan6033
    @hanidagan60334 жыл бұрын

    Wllh wandacad qoslay Alla Adna🤣🤣🤣😂😂😂😂🤣🤣😂 Kayd waye cilankan ku teh

  • @siraadcabdiyarow4124
    @siraadcabdiyarow41244 жыл бұрын

    inta markay prank maqashay like dhac igu sii

  • @nasrinacreatives6505
    @nasrinacreatives65054 жыл бұрын

    Masha Allah

  • @jiyaajiyuush4880
    @jiyaajiyuush48804 жыл бұрын

    Atarisho wan inad aarsataa wll mcn keep going adna adigane keep going

  • @horor904
    @horor9044 жыл бұрын

    hhhh 😂😂😂 arada benta adunka kugurtay 😂

  • @warsanshow6193
    @warsanshow61934 жыл бұрын

    Wax kale tahay aqwaantey adna 😂😂😂😂

  • @bosswiilbalayo3210
    @bosswiilbalayo32104 жыл бұрын

    Adna wlshy mcn wlhi wa iga qoslisay Tnx😘🤣🤣🤣🤣

  • @burdarofficial2169
    @burdarofficial21694 жыл бұрын

    Asc adno wll masha Allah hori usoco lkn wll shey atarisho badiyo wlhi Waa qof daacad ah sawabto eh wa qof aad iyo aad u qalbi wanagsan👈👈💖👍👍

  • @asmahashi6237
    @asmahashi62374 жыл бұрын

    Adna wllzhy Illhy hku xfido❤️❤️❤️

  • @jabbavicofficiall4610

    @jabbavicofficiall4610

    4 жыл бұрын

    Asma Hashi ABAAYO SUBSCRIBE IGU CAAWI WALAAL

  • @aleemaaleema3626

    @aleemaaleema3626

    4 жыл бұрын

    💓💓💓💓💓💓💓💓

  • @maymuunxuseenismaaciil8186
    @maymuunxuseenismaaciil81864 жыл бұрын

    Alla adna cdyeey dhib bdanidaa qosol iga keenty lugta danbo kurafty hhhhh

  • @ikraammuhiddin1
    @ikraammuhiddin14 жыл бұрын

    Hahahahaha Adna maskiinta waa karaaysay aawi mida cusubka usaartay noosoogali hee an araknee😅😅😘😘

  • @deeqoiftinhappy2048
    @deeqoiftinhappy20484 жыл бұрын

    Adna xasid mx ugu ciyaareey atariisha masaakin waaye kadaaya BARAK muniir iyo Lii caato and hanad waan arkayay sidee ugaleen adi neh makukeenty

  • @omarsheikomar2556
    @omarsheikomar25564 жыл бұрын

    adna tagera lkn channel ka gabdho lee waye see subscribe usara maso qaldamey mise waa saxanahay adna kaso jawaab bal will iyo gawar miyaa mise gabdho lee

  • @shuwaa
    @shuwaa4 жыл бұрын

    Faadumina markasto maxaa loo dhibaa maskinta 😢

  • @mohamedaliabdirahman6346

    @mohamedaliabdirahman6346

    4 жыл бұрын

    Qof lajecelyaha la dhibaa waa lajecelyhy🙏🙏

  • @ifrahhassanhilaac2782
    @ifrahhassanhilaac27824 жыл бұрын

    Alle fatimiin iska gacan gashay maskiinta mesha prank lago sameyay 😂😂😂 gabadhan maskin waye haleyska dhaafo.

  • @safiyashide3925
    @safiyashide39254 жыл бұрын

    😸😸😹😹😹fatmina miskiin😸😸😹😹 Adna wa ugashay manta😻😻😻 Shalayna liicato iyo muniir a wx ku dhigeen 😸😸😹😹 So aarso Fatmina🙏🙏🙏

  • @maxamedcalimocow4559
    @maxamedcalimocow45594 жыл бұрын

    Farxad iyo qosol haddaa rabtid adna lee iska daawo.

  • @ayeeyocutiya6094
    @ayeeyocutiya60944 жыл бұрын

    Alla adnaaa umadeena maaha 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @qaalmoogchannel636
    @qaalmoogchannel6364 жыл бұрын

    Ilaahow qofkii subscriber iisaaro asiga iyo waalidkiisa janada kuwada kulmi ilaahow mustaqbalka aduunyo iyo midka aakhiro midwanaagsan ugadhig ilaahow awlaadbaari sii ilaahow Arzaaq waasac ah sii ilaahow cadowga kaqabo ilaahow Abaalkiisa jano kadhig ilaahow abaalkuisa jano kadhig Aamiin Aamiin Yaa Allah🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @anizaabdi382
    @anizaabdi3824 жыл бұрын

    Maskiiin atariiisho wey dgan tahy ani wajigaba u marin lahaaa hde igu falaaado😂😂😂

  • @queenhabon5735
    @queenhabon57354 жыл бұрын

    War atariisho baadiyo iska dhaafa2🤣🤣🤣

  • @hanabeautychannel7427

    @hanabeautychannel7427

    4 жыл бұрын

    Haboon cadeey isoboogo iyo subscribe Saar

  • @karimzejuniorofficial8723
    @karimzejuniorofficial87234 жыл бұрын

    ADNA♥KEEP GOING😍SISTER😍

  • @ummalikchannel7154

    @ummalikchannel7154

    4 жыл бұрын

    Kariimze iso booqo walal shukran

  • @jamiiloahmed3846

    @jamiiloahmed3846

    4 жыл бұрын

    Adna madhashey

  • @waxbaajirotv3938
    @waxbaajirotv39384 жыл бұрын

    chanalka adna 200 k aan kuugu hambalyena walaashay

  • @roodoqanso9680
    @roodoqanso96804 жыл бұрын

    Happy happy adan hena 2000k kugu happy ❤❤❤ guusha kugu happyna

  • @caishaahmed2834
    @caishaahmed28344 жыл бұрын

    alla feeeraha i xanuuneen 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣adna love u

  • @hanabeautychannel7427

    @hanabeautychannel7427

    4 жыл бұрын

    caisha ahmed isoboogo iyo subscribe Saar

  • @qaaliqumanofficial6972

    @qaaliqumanofficial6972

    4 жыл бұрын

    Ar atariisho badiyo prank ku dhibten adno saxaaf laka adejine adi

  • @mss_kookie4121

    @mss_kookie4121

    4 жыл бұрын

    @@hanabeautychannel7427 melkasto joog waalugu muuno peela hh adiga

  • @ruweshbbe3286
    @ruweshbbe32864 жыл бұрын

    Atariisho kuwaan naftee kukeenen kuli halmar sun sii😂😂😂miskin 90ga prank lee lagusameenoya

  • @mohamedaliabdirahman6346

    @mohamedaliabdirahman6346

    4 жыл бұрын

    Hhhhhhh Xaasid sanida

  • @nimcaqaliofficial8668
    @nimcaqaliofficial86683 жыл бұрын

    Wlhi wa iga qosli say adna qurx alle ha ku xafido wlshey mcn alle dartis ayaa ku jacelahay😍😍

  • @mutaasmaxamed5826
    @mutaasmaxamed58264 жыл бұрын

    Adna 💋wankutagera horay usoco walashay mcn horomar wacan xabibti 👍👍👍👍

  • @hanaanismacil3351
    @hanaanismacil33514 жыл бұрын

    Atrisho badiyo marka 2 oo prnk lugu samenoy maskin lkin lii cato iyo munir seuglen ka naxy 😂😥

  • @abdalarockstar915
    @abdalarockstar9154 жыл бұрын

    Wara like iga ilaaliya io subscribe

  • @jabbavicofficiall4610

    @jabbavicofficiall4610

    4 жыл бұрын

    Sxb waan kuu saaray adna ii saar

  • @sumanbbesumanbbe9521
    @sumanbbesumanbbe95214 жыл бұрын

    Adna qrxy cafimad an dhaman io qeyr kurajenayaa illhy ubadka haku barakeyo🤲adun io khiraba mel roon mar wllshy🤲♥️

  • @samiysharifsamiysharif6916
    @samiysharifsamiysharif69164 жыл бұрын

    Wllh adiga lee karaasi adarisho badiyo adiiba saan kusheshi adno oo udulqadatibe qof waxaa tahi oo dulqaad badan aniga hadii ahaanlahay cilka haaf markii imaroso beh hore ayaan iska sodhaqi lahay wllh adna saan ayaa lakarabaa hore usoco hooyo maleyziya

  • @my_queen_muna_qaali716
    @my_queen_muna_qaali7164 жыл бұрын

    Jecliyaa Prank lkn ma jeclayn in lagu sameeyo Atarshow baadiyow maskiin weeye Asad xaji iyo arimaheena kusoo samee Abayo adna cadey hore u soco🤣🤣

  • @fatushfatma9001

    @fatushfatma9001

    4 жыл бұрын

    Arimahena wa lugu sameyay Asad hajio Aya diman

  • @boqoradainaabukar5828

    @boqoradainaabukar5828

    4 жыл бұрын

    my _queen_muna_ qaali asad hagio qof lagu sameeyo ma.aha maskiin waaye

  • @ummalikchannel7154

    @ummalikchannel7154

    4 жыл бұрын

    My queen muna iso boqo walal shukran 😍

  • @ummalikchannel7154

    @ummalikchannel7154

    4 жыл бұрын

    @@fatushfatma9001 abayo iso booqo

  • @hanabeautychannel7427

    @hanabeautychannel7427

    4 жыл бұрын

    my _queen_muna_ qaali isoboogo iyo Saar

  • @Marwahassan198
    @Marwahassan1984 жыл бұрын

    🤣🤣 alla adnoy yaa danbo ku aaminaa adi 🤣

  • @ummalikchannel7154

    @ummalikchannel7154

    4 жыл бұрын

    Neyma hassan ali so booqo walal shukran

  • @ummalikchannel7154

    @ummalikchannel7154

    4 жыл бұрын

    Neyma hassan iso booqo walal shukran

  • @hanabeautychannel7427

    @hanabeautychannel7427

    4 жыл бұрын

    Neyma hassan isoboogo iyo subscribe Saar

  • @amiishacumar7258
    @amiishacumar72584 жыл бұрын

    Fcn alxm abyo waan ku salaamay abyo keep going

  • @kardeslerim9827
    @kardeslerim98274 жыл бұрын

    Adna henna dhibley wlhi malesi Hadan joogi lahaa gurigaaga maba kafogateen horay usoco abyo😅😅😅😅😅😅

  • @alishahonest3551
    @alishahonest35514 жыл бұрын

    😂😂😂😂😂😂atriiisho baadiyo cilaan baadiyo laguu saary 😘

  • @nadiifonalka2860

    @nadiifonalka2860

    4 жыл бұрын

    Kkkkkk

  • @maxamedibraahimmaxamed3512

    @maxamedibraahimmaxamed3512

    4 жыл бұрын

    Kkkkk😅😅😆😆

  • @amiraapdy2221

    @amiraapdy2221

    4 жыл бұрын

    Kkkkkkkkkkkkkk

  • @sundusabukar7187

    @sundusabukar7187

    4 жыл бұрын

    kkkkkk

  • @mushtaaqwaliid9457
    @mushtaaqwaliid94574 жыл бұрын

    KKkkkkkKkkkkkkkk adna wan qoslay wllhi danbigena iyo midka walidkenaba allaha dhaafo

  • @ayaanxasan1920

    @ayaanxasan1920

    4 жыл бұрын

    Mushtaaq Waliid 😁😁😁😁😁

  • @Ontira23
    @Ontira234 жыл бұрын

    masha allah wllhi adna prank geda waa jcljy keep going

  • @anitaabdukader5845
    @anitaabdukader58454 жыл бұрын

    😍😍Hhhhhh Keep going 😍😍

  • @ardivamohamed3897
    @ardivamohamed38974 жыл бұрын

    Alla adno jecliya "asxapey cilankaneto qurux mahino" marke dhahdy dacada u qosly😂

  • @ahmedaabeofficial5565
    @ahmedaabeofficial55654 жыл бұрын

    Qofkii subscribe isaaro ane waa usaara MahadSnid brothers and sisters

  • @bilanlifestyle3114

    @bilanlifestyle3114

    4 жыл бұрын

    Isaar waku saare

  • @ahmedaabeofficial5565

    @ahmedaabeofficial5565

    4 жыл бұрын

    Isaar wakusaare

  • @fardowsasiciid7390
    @fardowsasiciid73904 жыл бұрын

    Alla beerka adna prank ku jecliyaa❤❤❤❤❤

  • @maryamh9780
    @maryamh97804 жыл бұрын

    Adna cadey si kal iyo laab baan kuu taageera horoy usoco 🤩😍😍

  • @xanaanmohamud6955
    @xanaanmohamud69554 жыл бұрын

    Fadmiina Maskiin waaye😂😂

  • @cilmiasma3615
    @cilmiasma36154 жыл бұрын

    😂😂qof walibo ee wacato maxo parnki uku sameyaa masakintan

  • @malyuuncabdi2082
    @malyuuncabdi20824 жыл бұрын

    Adna atariisho badiyo channelkeda u kala kici xpipti kuli heer malesia waa nii jeclahay ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @nasroaxmediiman6321
    @nasroaxmediiman63214 жыл бұрын

    Team adnaheena ka mid ahay like

  • @umulkheyrdayib6988
    @umulkheyrdayib69884 жыл бұрын

    😄😄😄😄 masha Allah ❤❤❤

  • @habwanagaqoyska6252

    @habwanagaqoyska6252

    4 жыл бұрын

    Mash allah

  • @aleemaaleema3626

    @aleemaaleema3626

    4 жыл бұрын

    Masha allah

  • @xamdichannel2498

    @xamdichannel2498

    4 жыл бұрын

    hhhhhhhhhh canjeero cml ugu saarty🤣🤣🤣🤣👍

  • @misramohamedali427
    @misramohamedali4274 жыл бұрын

    adna🤣🤣🤣🤣🤣❤❤❤

  • @ajmaalomar2093
    @ajmaalomar20934 жыл бұрын

    Msh allh adna adiga caadi matihid Wllhi atariisha waa waa gabar dagan xushmad taqaan insh allh allh ha idin dhowra dhamatin abyo

  • @nashaadnalka6546
    @nashaadnalka65464 жыл бұрын

    adnehena wax ku dhama lawa prank adan ku dayay mcnto hore usoco queen ❤❤❤❤❤❤❤❤👍🙏

  • @IfrahOmar12
    @IfrahOmar124 жыл бұрын

    Alla adna qosol igu dilosa 🤣🤣like iisar ✌

  • @ummalikchannel7154

    @ummalikchannel7154

    4 жыл бұрын

    Ifrax omar iso booqo walal shukran

  • @hanabeautychannel7427

    @hanabeautychannel7427

    4 жыл бұрын

    Ifraax omar isoboogo iyo subscribe Saar

  • @fariixaxuseen3966
    @fariixaxuseen39664 жыл бұрын

    😂😂 tan maa brank ah 7:30 Sawta arkysa camerada eena tusaysaba

  • @sumaya1161

    @sumaya1161

    4 жыл бұрын

    Fariixa Xuseen camérada ma qarsona waay ugu tala gashy in la arko dawo videoga inta hora

  • @halimahooda2747

    @halimahooda2747

    4 жыл бұрын

    Micnaha cilaan qurux badan in lo sameeyo o laga duubay rabtay micna qurux ayay rabtay wax foolxumaa laga duubay hhhhh naagti rabtay cilaan kla kacsan hhhhh

  • @akshekumar6195
    @akshekumar61954 жыл бұрын

    Haddii aad u baahan tahay cilaan Qurux badan ama si online ah inaad u barato waad soo booqan kartaa channel keena adigoo Subscribe gareenaayo mahadsanid walaalyaal

  • @caashacabdulaahi3636
    @caashacabdulaahi36364 жыл бұрын

    Wllhi waa ku baashashay wllhi 😂😅🤣

  • @giroohussein6088
    @giroohussein60884 жыл бұрын

    Adno abyo Ani wxn ahy wil oo walalka ba ahay lawada channel subscribe wey isarayhin abyo anoo kaso jodo wadanka🇰🇪 abyo ilahi dartis Ayan kujeclahay abayo hormarka Ayan jeclahay abyo hormar wcn I love you too ✨❤️👈

  • @s..5631

    @s..5631

    4 жыл бұрын

    Maxaa itiri anoo ka soo jeedo wadanka 🇰🇪🇰🇪 maba xumo inaa ka soo jeedo sabab ugu hadleysaa luqadyna ileyn wadankaas luqad uuu gaar u leeyhy inoo daaa almiino luqadeyna aduunka waxaan ugu necbhy wlhi qof somali ah hadane wadan kle ku fanayo kaas isku dhiig iyo isku dhaqn manihin wlhi war damiir yeesha ileyn kenyan somali ahy dhahayo ama ku fanayo ma aragnee somalida is qorqor badnaaa

  • @zakihusein1372

    @zakihusein1372

    4 жыл бұрын

    Kkkkkkkkkkkkkkkkk

  • @queencaisha9836
    @queencaisha98364 жыл бұрын

    Adna atariisho basdiyo ii dhaaf sidii ay hanad iyo muniir iyo lii caato uglaneen gabadhaas inta bishan ka dhiman in prank lagu sameeyo ma rabin🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @umuhanad8556
    @umuhanad85564 жыл бұрын

    Alla adna xasid sanaa hadaan maleeziya imaado imashaal shegesaa kuma firinaayo xitaa

  • @saamiyamohamett9858
    @saamiyamohamett98584 жыл бұрын

    OMG shalaa lagu sameeye maantana ma ugu dartay adnoY soo aarso Malin walpo kula ooyi maynee😁😁

Келесі