Prank Aduun Muna Faisal oo laga ilmeysiiyay

Ойын-сауық

Пікірлер: 2 300

  • @hal-abuurcawilbile2863
    @hal-abuurcawilbile28634 жыл бұрын

    SIDAAS BAA PRANK LOO SAMEEYAA AMA WAA LEYSKA DAAYAA MOOBILKA JABEYNA HAFTO AYAAN UGU SOO QAADEYNAA BOQORADA GACANTA FUDUD 3 AAFO AYAA KU HELEY BALO IDIN JIIDHI WEYDEY

  • @halacboysoolaawi8213

    @halacboysoolaawi8213

    4 жыл бұрын

    🤣🤣🤣🤣🤣muna ilaahy nabar xaqadro hakag dhigo way kaa oohiyeene

  • @Moha-Galayr

    @Moha-Galayr

    4 жыл бұрын

    Wlalo subscribe ii saar

  • @faniabdi7401

    @faniabdi7401

    4 жыл бұрын

    Nagahan gbdha ku goobtey ciil,kooda ihaya

  • @Moha-Galayr

    @Moha-Galayr

    4 жыл бұрын

    @NAGAAD CHANNEL confirm

  • @filsanmaxamed7080

    @filsanmaxamed7080

    4 жыл бұрын

    Ax gabadha maxaa ugu gobaten

  • @hibaqibro
    @hibaqibro4 жыл бұрын

    Ma ogi qofka qoraal kaya akhriya lakiin wallo like isaar ilaahay baan idinku dhaarsheeeee pleaze

  • @mohammedjaamac6846

    @mohammedjaamac6846

    4 жыл бұрын

    haye wll

  • @filsanahmed641

    @filsanahmed641

    4 жыл бұрын

    Muuna faysaley dil waxa moopilkana soo iibiya ku dheh

  • @hibaqibro

    @hibaqibro

    4 жыл бұрын

    Lakiin wll anuuu muna faysal mayihi

  • @balkisaqueen5349

    @balkisaqueen5349

    4 жыл бұрын

    Waxas prank maha 😠😠muna qaali daaya

  • @nimcoayaan7822

    @nimcoayaan7822

    4 жыл бұрын

    Gk

  • @deeqdacad4261
    @deeqdacad42614 жыл бұрын

    Muna feyzal inta tagerta like i saraaa

  • @britishofficialchanells9084

    @britishofficialchanells9084

    4 жыл бұрын

    Nacas xun🌝🚣‍♂️

  • @maxamedcabdilaahi4612

    @maxamedcabdilaahi4612

    4 жыл бұрын

    Madaad ku faleysa

  • @yurubshide3002

    @yurubshide3002

    4 жыл бұрын

    Ok

  • @naadirhalkaofficialnaadirh9399
    @naadirhalkaofficialnaadirh93994 жыл бұрын

    Ilaahay iyo rasuulkiisa hadaad jeceshahay like saar io love

  • @sowdojama247

    @sowdojama247

    3 жыл бұрын

    صلى الله عليه وسلم

  • @user-tb8lx8xc5t

    @user-tb8lx8xc5t

    3 жыл бұрын

    صلي الله عليه وسلم

  • @zuuzanqalbizuuzanqalbi9211

    @zuuzanqalbizuuzanqalbi9211

    3 жыл бұрын

    Scw scw❤❤

  • @ayaanasad7081

    @ayaanasad7081

    Жыл бұрын

    Scw

  • @nuuriyenuuriye895
    @nuuriyenuuriye8954 жыл бұрын

    #TEAMMUNA ISMUUJIYA INTII LA OYDAY WAAN AARGOSANAYNAA DEEQAY WAY INO THY. ❤❤❤❤MUNA❤❤❤❤.

  • @aishaawil3206

    @aishaawil3206

    4 жыл бұрын

    Wad walan tihin deeqa mariya zabah

  • @aaminamahamed6820

    @aaminamahamed6820

    4 жыл бұрын

    Mina wyxanaqdi 😭😭😭😭😭💟💟♥️♥️❣️❣️

  • @Ayub_kaarlo
    @Ayub_kaarlo4 жыл бұрын

    يوم لا ينفع مال ولا بنون الا من أتى الله بقلب سليم

  • @Moha-Galayr

    @Moha-Galayr

    4 жыл бұрын

    Sxb subscribe isaar

  • @binsharif7257

    @binsharif7257

    4 жыл бұрын

    FANKA ISKA DAA EE AYADA KUCAMAL FAL, WAA HADAD FANAKII HESAYAY TAHAY, ASALAMU CALEYKUM

  • @Mha748

    @Mha748

    4 жыл бұрын

    alle haku soo hadeeyo hadad the original one tahay hadii klena alle haku xifdiyo

  • @nimcomohammed9972

    @nimcomohammed9972

    4 жыл бұрын

    Aayada ku camal fal wllo 😒

  • @skyson6212

    @skyson6212

    4 жыл бұрын

    Wll waa runtah lkn hdi ad tahy ki original ka aha adigu wa inad xasuusnatah wayoh adah ubahn oo marwakibaha heesoh xaranah qadayah,dhagysanyah ,aduunka wad ka tagysah lkn ma ogid gortah ad tagysid mrka akhiroh dadah ushaqysoh wll rabi wxn kagag bryayah inukuso hadeyoh

  • @awaalehofficial4789
    @awaalehofficial47894 жыл бұрын

    Inta hop films Taagerta like I saara waligay layma sarin 1000 like. Wad mahadsantin dhmntin. ❤️😊❤️

  • @ilyasali161

    @ilyasali161

    4 жыл бұрын

    kzread.info/dron/1nwn550A3zDF1egdMD85qA.html Wll ku caawi waxa aad awoodo fadaln

  • @kaltuunmaxamuud2759

    @kaltuunmaxamuud2759

    4 жыл бұрын

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @ilyasali161

    @ilyasali161

    4 жыл бұрын

    @NAGAAD CHANNEL ok walhi waan ku saaray anuu adiga uun baan ku sugaya

  • @zol8350
    @zol83504 жыл бұрын

    WllHi waxaza Pranks😢😢😢 LA sa ira muna FyzaL Wan tageraye🙌 like Tana Is muuji❤

  • @abdiabdullahi4497

    @abdiabdullahi4497

    4 жыл бұрын

    Inka Inda waya yanidhad kaykaxa banawaya

  • @cilmikulmiya5439

    @cilmikulmiya5439

    4 жыл бұрын

    Made kadaysid deeqaaay

  • @hazardoffical4810

    @hazardoffical4810

    4 жыл бұрын

    Car waalo

  • @zainabmoe6233

    @zainabmoe6233

    Жыл бұрын

    😭😭😭😭😭

  • @samsamxasan6403
    @samsamxasan64034 жыл бұрын

    Tolow mayagaa isku waday iyagu waanu ku oganay maxay la hayaan inta muna tageerta like ❤❤

  • @ridwaanhaji3054
    @ridwaanhaji30544 жыл бұрын

    DUMARKU WAA XASARAD MIIDHAN BAL MAXAA KAGA XIDHAN HADDAY WADA HADLAAN IYO HADDII KALEBA MA HADALKAY UKALA GUDBIN LAHAAYEEN😂😂

  • @Moha-Galayr

    @Moha-Galayr

    4 жыл бұрын

    Sxb subscribe iisaar codsi

  • @marwoaragsan9277

    @marwoaragsan9277

    4 жыл бұрын

    Hhhhh wallhi isku meel ka fikirnay Bal adba GARO

  • @ayan.3hassan968

    @ayan.3hassan968

    4 жыл бұрын

    Walahi I agree why do they care

  • @ayanibrahim9217

    @ayanibrahim9217

    4 жыл бұрын

    Waad iga qoslisay walhi wll

  • @awomahamed4023

    @awomahamed4023

    4 жыл бұрын

    Ridwaan Official77 😂😂😂 wlhi iga qoslisay

  • @hiboabdulahi23
    @hiboabdulahi234 жыл бұрын

    Man arag o maqal prank la mida wlhy manshallah hob films. Prank ba somali ba I nacsiisay wlhy wax isla ogyhn bay prank noga dhigan lakin tan manta si runa u samaysan 🤗🤗🤗🤗

  • @hibaaqabdirahman4262

    @hibaaqabdirahman4262

    3 жыл бұрын

    muna

  • @hibaaqabdirahman4262

    @hibaaqabdirahman4262

    3 жыл бұрын

    manshallhhabfilms

  • @nashaadnalka6546
    @nashaadnalka65464 жыл бұрын

    HOB FILMS full respect wlahi keep going brother's and sister's 🥰😘🙏

  • @hibaaqhirzi4451
    @hibaaqhirzi44514 жыл бұрын

    Weligay 10like xitaa ma helin maantaan soo horeeyee

  • @caydarusadan3403

    @caydarusadan3403

    4 жыл бұрын

    Ma her bad ku gadhysa wll

  • @hamsemohamed4047

    @hamsemohamed4047

    4 жыл бұрын

    Haoyin

  • @israomer5241

    @israomer5241

    4 жыл бұрын

    Ax maxluug samiye😣😣😣

  • @ridwanmohamed4884

    @ridwanmohamed4884

    4 жыл бұрын

    wakaase hoo

  • @Mumty

    @Mumty

    4 жыл бұрын

    Wan kuu saaray wll channelkayga soo booqo kzread.info/dash/bejne/q4Npl8WYfZnNaaQ.html

  • @suldaanofficial1927
    @suldaanofficial19274 жыл бұрын

    MUNA FAYSAL wad ku qaldanteeen 😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @ilyasali161

    @ilyasali161

    4 жыл бұрын

    kzread.info/dron/1nwn550A3zDF1egdMD85qA.html Wll ku caawi waxa aad awoodo

  • @hodanabdirahmanali9338

    @hodanabdirahmanali9338

    4 жыл бұрын

    Madar iyo dayax ayaa looga aar jaray😂🤣👌👌

  • @najahabdilahi5959

    @najahabdilahi5959

    4 жыл бұрын

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @azrafinaazhar1131

    @azrafinaazhar1131

    4 жыл бұрын

    Alaa walazhay muna fayzal ka daya deeqay prank kiga u ma qalantee

  • @dawohassen9069
    @dawohassen90694 жыл бұрын

    Muna qurux daaya huno daaya maskiin dacaad 🥰🥰✌

  • @najmamaxamed6540

    @najmamaxamed6540

    4 жыл бұрын

    Muna faysal daaya waaa madaxe

  • @sagalhuzzain9317

    @sagalhuzzain9317

    3 жыл бұрын

    😭😭😭😭🥺😡😡

  • @raxmacumar3813
    @raxmacumar38134 жыл бұрын

    Wllhy muna uma qalanto ohin.😭😭😭💋💋🌹🌹❤❤l love you muma faysal❤💋🌹😭😭😭

  • @jaamacaxmed5162

    @jaamacaxmed5162

    4 жыл бұрын

    Wa runts wllhi🌍🌍❤😭

  • @Khaalid-rh9nd

    @Khaalid-rh9nd

    4 жыл бұрын

    Bax

  • @abdirasheedahmed5940

    @abdirasheedahmed5940

    3 жыл бұрын

    Walal waarun

  • @ckbulzhaawi8947
    @ckbulzhaawi89474 жыл бұрын

    Inta muna faysal iLa tagerta Like isara Tageero buxda♥️

  • @mohammedjaamac6846
    @mohammedjaamac68464 жыл бұрын

    horta wll marka salaada lagalayo maxaad wax uduubtan illahy kabaqa oo salaada tukada waxaan filaya inaad salaada tukatan.

  • @ilyasali161

    @ilyasali161

    4 жыл бұрын

    kzread.info/dron/1nwn550A3zDF1egdMD85qA.html kzread.info/dron/1nwn550A3zDF1egdMD85qA.html

  • @farxiyoalifarxiyoali9944

    @farxiyoalifarxiyoali9944

    4 жыл бұрын

    Wlh warun

  • @najaaxsouleimanaaden795

    @najaaxsouleimanaaden795

    4 жыл бұрын

    Lkn Ku darso marka inamadu haystaan salaada marka la adimo waa bakhtiyan waan salaad tageynaa ayay dhahaan

  • @ayandagan9555

    @ayandagan9555

    4 жыл бұрын

    ninyahow ma ila argaty ayagu xili kalab malaha wax maduubaan marka argtab waaba la eedamiyaa

  • @ubaxbintucabdilaahi8111

    @ubaxbintucabdilaahi8111

    4 жыл бұрын

  • @usaamejaamacmaxamed6463
    @usaamejaamacmaxamed64634 жыл бұрын

    Madar inu dahab iyo dheman yahy way iska cadahy😁 Qofki ifhmy like hay saro asxpta

  • @farxiyadahir9133
    @farxiyadahir91334 жыл бұрын

    Hamze QalinLuhu😂Labada Qofe Koxda Kuwada Jira InaY Wada HadLan Miyuh DiidanYahY

  • @nimcosiciid4772

    @nimcosiciid4772

    4 жыл бұрын

    Waa ta IGA yaabisay zhb

  • @Xikmaawi77

    @Xikmaawi77

    4 жыл бұрын

    *Markii kooxda la aasaasayay waxa la wada tagay Nootaayo sharci ah oo lagu caddaynayo waxyaabaha kooxda ka mamnuuca ah si aanay hawlaha kooxdu u kala go'ina jacayl iyo waxyaabahaa kale oo dhan lama ogola*

  • @farxiyadahir9536

    @farxiyadahir9536

    4 жыл бұрын

    @@Xikmaawi77 haaa sax

  • @xamdabaashe1130

    @xamdabaashe1130

    3 жыл бұрын

    Xilimaad xidhiidhka bilaawdeeen kulahaa😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂astqfulllllah muuna wxab Ku helay

  • @abdirahmanmhud1374

    @abdirahmanmhud1374

    3 жыл бұрын

    Haa malaaa 😅😅

  • @hodanabdulqadir9277
    @hodanabdulqadir92774 жыл бұрын

    Wlhi wan la oyey muna love ❤️ xbbti 😭😭😭😭

  • @bilanbelo5614
    @bilanbelo56144 жыл бұрын

    Muna faysal ciyaarta kadaya waaa qof nool ciyaarta mageydo Muna wlllo hore usoco 💓💓💓💓💓💓💓

  • @nimconadayusuf4089
    @nimconadayusuf40894 жыл бұрын

    Muuna xppti quruxsan kula ooynay lkn sxb way naga xanaajiyeene Xabad xabad nooga soo Aar Team Muna wxn sugnaaba waa Muna oo no so goysa ●Hore u socda Team Hob Films

  • @user-jx6cr1ut5q
    @user-jx6cr1ut5q4 жыл бұрын

    Deeqa wll welcome back in bdn ku sugaynyy mcneyy💋❤⚡

  • @cabdinasirofficial1247
    @cabdinasirofficial12474 жыл бұрын

    *From Burco fadlan subscriber iisaara Hamibaan leeyahaye Fadlan subscriber igu sharfa Azxaabay*

  • @aamiinmukhtaar3681

    @aamiinmukhtaar3681

    4 жыл бұрын

    Adduu marna burco sheego marna *boorama* sheego yaa ibnu caruur 😎😎

  • @warsowarso1757
    @warsowarso17574 жыл бұрын

    Walaahi PRANK kigan waan kahelay sabab too'a (Muna iyo Madar) way isku soobaxayaan waana jeclaani lahaa in ay is caroosaan

  • @wadanionline
    @wadanionline4 жыл бұрын

    8:29 kulahaaa Walaalo naago idhagaysTa 😂😂

  • @drzkaldeeqa4555
    @drzkaldeeqa45553 жыл бұрын

    Wlhy muno dulqaadbadnaaa intaaazoodhnbey udulqaadneyzaaa ani tazhlamda cazwaaaaaaan kazoooogoilahaa😅😅😅😅😅

  • @sundussanyare4833
    @sundussanyare48334 жыл бұрын

    😂Madar dheeman inu yahay halkaas bey kacadahay

  • @ilyasali161

    @ilyasali161

    4 жыл бұрын

    kzread.info/dron/1nwn550A3zDF1egdMD85qA.html Wll ku caawi waxa aad awoodo fadaln

  • @lilaibrahim5881
    @lilaibrahim58814 жыл бұрын

    Muna wll way iskugu kaa tageene waxay ahayd inay midi idin dhexdhexaadiso saaxiib maxaad mid ugu yara boodi wayday waan kaftamaaya isku duubnaada❤❤❤❤

  • @axmedkhalid4471
    @axmedkhalid44714 жыл бұрын

    Mariya iyo DeeQa Wanka xumay inad muna faysal Ka oohisisan 😢😢

  • @kawsarwadani4191
    @kawsarwadani41914 жыл бұрын

    Muna Faysl qofan tagero Ma jeclan in laga ohiyo sorry lkn waa Naf nol o way aarsan 💗💗💗💗

  • @amiiratashnaa8611
    @amiiratashnaa86114 жыл бұрын

    muno marke ruwayada jileso side uwalanthy waba sida nolosheda dhabta🤣 inyaw Asal dhalad bathy keep going Quen❤😘

  • @umalkhayromarabdi7082

    @umalkhayromarabdi7082

    3 жыл бұрын

    Muuunah puuq uma qalantoh 😭😭😭😭😭😭

  • @hodanmohamed4310
    @hodanmohamed43104 жыл бұрын

    Waay anaa kuu oyayaa mouna faysalaay waa inaad kaa jarataa akush pretty iyo sabah

  • @zapiriinmahomoth6704
    @zapiriinmahomoth67044 жыл бұрын

    Wlhi muna qof aan tageero iyo kooxda hop films 😅😅

  • @foosiyaibrahim4722
    @foosiyaibrahim47222 жыл бұрын

    MASHA ALLAAH MASHA ALLAAH MAAMO AND THE OTHER PEOPLE

  • @osmanmedia9804
    @osmanmedia98044 жыл бұрын

    Actors'shida Hop filimis muna faysal Inay tahy ya igu racsan..👍

  • @Moha-Galayr

    @Moha-Galayr

    4 жыл бұрын

    Wlal subscribe ii saar

  • @naciimadajiya8691
    @naciimadajiya86914 жыл бұрын

    Inta doonyasa in pranka lugu zameey madar io dayax farta taaga

  • @ykehudaivi__1864
    @ykehudaivi__18644 жыл бұрын

    MuNa feYsaL WaxYaro WADA qosoLa ku waTa zizYY ❣💯🥰🙏

  • @rabiicbarako3751
    @rabiicbarako37514 жыл бұрын

    Deeqa pretty iyo maariya cabuush iyo muna faysaL inta taagyeerta lake saar👍

  • @drzeefofficiall1514
    @drzeefofficiall15144 жыл бұрын

    Buuq badana naaguhu adeer qayladda ka daaya nzpka ❤Muna💚

  • @ladanahmed1077

    @ladanahmed1077

    4 жыл бұрын

    U

  • @daruurowiilcarbeed2913
    @daruurowiilcarbeed29134 жыл бұрын

    Muna faysal full---- respect 🙏🙏

  • @azmaladan1403
    @azmaladan14034 жыл бұрын

    waligeed ayaa la is jeclaan jiray lkn madar iyo najmi ayaamahn danbe gaad gaad ayey isku hayaan yaa ila arkay 🤣🙈

  • @sakariyemaxamed3058
    @sakariyemaxamed30584 жыл бұрын

    MUUNA FAYSALAY DEEQA SABAAX IYO MAARIYA SIDA AAAD UGA AARSAN LA HAYD ADAA YAQAANA FILASHO WANAGSAN

  • @user-eu4dz8qf6y
    @user-eu4dz8qf6y4 жыл бұрын

    Alla wlloh muuna caddy maxad saa ugu gasheen miskiin wankula ooyay xppti muuna qurux wanag😭😭😭

  • @ilyasali161

    @ilyasali161

    4 жыл бұрын

    kzread.info/dron/1nwn550A3zDF1egdMD85qA.html Wll ku caawi waxa aad awoodo fadaln

  • @zainabfarax1992
    @zainabfarax19924 жыл бұрын

    prank jecliyaa ya ila mida😂☝️😍❤❣😂

  • @najmadayr6440
    @najmadayr64404 жыл бұрын

    Woow gesiyadedi muna wa gobti 💋❤️ inkastay wadanaha giyen

  • @foosiyaibrahim4722
    @foosiyaibrahim47222 жыл бұрын

    Illaahay haw naxariisto aamiin yaa rabi

  • @faizaabdinasir9723
    @faizaabdinasir97234 жыл бұрын

    Naaa xish xageed ugu ururteen muna Naaguhu waa noocaa way isa soo raacan😂

  • @laylaaadan7972
    @laylaaadan79724 жыл бұрын

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭 way muna zorey wlhi muna nafdeyda jecel

  • @umumohmed9729
    @umumohmed97294 жыл бұрын

    Inad muna ka ohisan ad ayay ifhibsa 😭❤

  • @marwacdy7364
    @marwacdy73644 жыл бұрын

    Muunaay aad maan.kuu taageeraa deeqaa wll muna prank haku samayn madar waan ku salamanca iyo muna alove you muna

  • @abdirisaaqhussein7363
    @abdirisaaqhussein73634 жыл бұрын

    muna wllo wan ka xunahay prank lagu sameeyaya lkn waxay hayd in aad tidhaahdo madar waa nin wana la sheekaysan karaa in aad tidhaado ayay hayd

  • @farxaanxaraare9787
    @farxaanxaraare97874 жыл бұрын

    Kooxda qarniga ayaa tihiin runtii muno faysal waa qof nool garti iyo kalsoni dagan🙏🙏horay usocda

  • @qalcadweyn378

    @qalcadweyn378

    3 жыл бұрын

    Wallhy wan qoslay hhhhh

  • @mohmudgaryare6024
    @mohmudgaryare60244 жыл бұрын

    3 hablood oo prank-ga jilay walhi billad baan siiyay gacanna wan u taagay 🙌🏻

  • @cqanimaxamed2330
    @cqanimaxamed23304 жыл бұрын

    Muna feysal kadaya ciyaarta sister gabadha aan ku daawano kooxde dhamantinba Waanu idin salaamey

  • @saaramuuse4103
    @saaramuuse41034 жыл бұрын

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂 Wlhi waan ku qosolay waanan ka naxay Lkn muuna waa naag adag oo laysku halayn Karo goan keeda waana qof meeli ucaday Go forward ziz and team hob films

  • @Cabdi_Indho
    @Cabdi_Indho4 жыл бұрын

    12:51 kkk inanta inay maahmaahda u soo qaadato waa laga wacna waayo yadaba oodwayene ka soo jeede. (Shibirtii Oodwayene hodhodhoow😂)

  • @fadumoismail9831

    @fadumoismail9831

    4 жыл бұрын

    CABDIRAXMAN INDHO hhhh

  • @katarinafaysal9380
    @katarinafaysal93804 жыл бұрын

    Muna faysal wan wataa sida Ay ruwadaha umatasho ayay unoshahay Wlhi Gabadh adag Suufiyad❤❤❤❤

  • @muscabjigr10m.
    @muscabjigr10m.4 жыл бұрын

    Dhaman Team #HOB FLIMS HORAU USOCODA

  • @olaadali3507
    @olaadali35074 жыл бұрын

    Deeqa inantaa Waan Ku Haystaa Dhabtii Darteed Baan U iman Africa Deeqa Maad imaqlaysaa Gacalo❤

  • @hothanmowlied3358

    @hothanmowlied3358

    4 жыл бұрын

    Amba wlahi

  • @olaadali3507

    @olaadali3507

    4 жыл бұрын

    @@hothanmowlied3358 Way tahay dhabtii Meel Aan kala Xidhiidho Baan Jeclaanlahaa inaad igu soo Kordhiso Sis

  • @aminibrahim8360

    @aminibrahim8360

    4 жыл бұрын

    Nacas Waa lagu Xidhi ama lagu Dili Guur mooye Hablo Rag iska raaca ma jirro Soomaaliya

  • @ayaanhassan7448
    @ayaanhassan74484 жыл бұрын

    Muna wlhy waad ka xanajisayn 😭😭😭

  • @sadohinahapdilaahi451
    @sadohinahapdilaahi4514 жыл бұрын

    Kacaaa FADHIISI ayey ku dileen mazkiimt🤤a

  • @munaxuseen293
    @munaxuseen2934 жыл бұрын

    Go forward mai zizta N prothers

  • @user-qe8ez8fw6q
    @user-qe8ez8fw6q4 жыл бұрын

    Leader KII HOB FILMS SUBSCRIBE USAAR POOQO CHANNEL KA HOB FILMS LEADER 👆👆👆👆👆

  • @zamzammahdi4115

    @zamzammahdi4115

    4 жыл бұрын

    Ax muna sorry xubi

  • @ilyasali161

    @ilyasali161

    4 жыл бұрын

    kzread.info/dron/1nwn550A3zDF1egdMD85qA.html Wll ku caawi waxa aad awoodo fadaln

  • @yaasergithoofficial8609

    @yaasergithoofficial8609

    4 жыл бұрын

    WaryaaHa

  • @hoodojamac6016

    @hoodojamac6016

    4 жыл бұрын

    Qaylabadanaa naguu muna faysal madaxda qayladakawaaya adeer

  • @apdirahmaanapdilaahi2644
    @apdirahmaanapdilaahi26444 жыл бұрын

    Muuna ka daaya ciyaarta one love ku ahay muna♥️

  • @isramakhtal8162
    @isramakhtal81624 жыл бұрын

    Wlhi nag adag muna faysal 👏👏👏👍👍

  • @hanaanosman2474
    @hanaanosman24744 жыл бұрын

    Yaa arka ya in muuna faysal ay xidhan tahy dabo busha like click ku si😝

  • @awabdimoustaphaismailawabd7536

    @awabdimoustaphaismailawabd7536

    3 жыл бұрын

    Asc

  • @studiodollar2763
    @studiodollar27634 жыл бұрын

    Wax qof loola yimaado ulamaydaan iman inanta Ta labaad inay tidhaahday ahayd waan la sheekaystaa cirka soo dumiya

  • @shukrinhoqaali9794

    @shukrinhoqaali9794

    4 жыл бұрын

    wall hora loyidhi nabya naar kakulul

  • @haldhaaaupdirahim3596
    @haldhaaaupdirahim35964 жыл бұрын

    Zabaax Cakush iyo Deeqa NoogadaYa inanTa sidaH😭😭😭

  • @abdirahmansomali9916
    @abdirahmansomali99164 жыл бұрын

    Lacag dhaweeeye iso dir😂😂 Muuna qof wanggsan wallahi

  • @nasteexoyaasiinmaxamed7587
    @nasteexoyaasiinmaxamed75874 жыл бұрын

    waaaw prankii aduunka wllhy hopfilimis waan ka hely waan ini taageeraa ziz and brothers filims kii ama gruopkii ugu horeeyeen ka helo weeyaan muunana waxa an leeyahy muunaay ka jaro hapleheena adna waalagaaga jary madar iyo dayax 😀😀😀😀 Hore usocda hop filims 😍😍 💔💔💔

  • @sahralucky7772
    @sahralucky77724 жыл бұрын

    Muna fayzal 😭😭❤💋👸 Maxad zidaa ugu zamyzen Hplo 😖😖😭😭😭😭😭 Wlhi ka xumayhy wll muna isga dulqada oo adiguba madar iyo dayax ayd kaga oohisin gaadhee😂 Team hob films Guul idin rajaynaya Mr wlba Zalam boqortoyo 🙌🙌🙌🙌🙋😘💜💋

  • @nasteexoabdi154
    @nasteexoabdi1544 жыл бұрын

    WaDa MaskaX DeeQa Wllhy MadaR Iyo Munana Si NiYadan isuLaJecLahY💖 Runtii Alleh HaysuKiin daYo Dhamntin wallo IsJeceL💘💔💔🌏🌏

  • @axlaancismaan138
    @axlaancismaan1384 жыл бұрын

    Ala naguhu been badanaa kulahaa prak ma oga muno😂😂

  • @muwliidofficial7625
    @muwliidofficial76254 жыл бұрын

    deeqa diiday aad baan kuu salaamay

  • @maxamedabukarkarama8724
    @maxamedabukarkarama87244 жыл бұрын

    Allaha muna deydii maan laga xanaajiyy sorry munaay sorry muna io moha dayax madar wlhi waa laf dhawarka teamka hop films waa wllkina mohammed idinkaga so diraya sln boqortoyo muqdisho ♥️♥️🙏🙏🙏

  • @nasteexomaxamud5626
    @nasteexomaxamud56264 жыл бұрын

    17:18😢😢😢muuna wa runtet wlhi😭

  • @COLAADYARE27
    @COLAADYARE274 жыл бұрын

    Kamaydaan xishoon Walahay😅😅

  • @mohamedosmanjama8734
    @mohamedosmanjama87343 жыл бұрын

    Hhhhh wlhi waa funny waapa dhagax hadalkoodu naaa bal kaalay kulahaaa 😂😂😂😂

  • @ayaanmahamedofficial1614
    @ayaanmahamedofficial16144 жыл бұрын

    Muma faysal waa qof qalbi wanagsan aan jeclahay in badn❤❤

  • @wacaysahmed737
    @wacaysahmed7374 жыл бұрын

    Wll MUNA wan Kula dareemaynaa Lkn adiguna malin ka aarso iyagana hye dheh Waxba ha uwarwarin waa Prank ayuu ahaaaye

  • @zahalchannel1225
    @zahalchannel12254 жыл бұрын

    WaLldaY aaD aYaaD iiGaH qos LiSaaN MaR kaSteH Thanks yuo mach

  • @fabiofficial5848
    @fabiofficial58484 жыл бұрын

    Hhhh wllhi prank iga dheh muuna faisal caadi ayay u oyday intii igu raacsan like saara

  • @alizakiyare8843
    @alizakiyare88434 жыл бұрын

    Madar iyo muuna in ay wax ka dhexeyaan inta 0g like ta Waxba prank dadka haw soo diyaatinina 😂😂😂😂

  • @filsan12mustafe10

    @filsan12mustafe10

    4 жыл бұрын

    Walal wa xaas

  • @cabdalicumar4532

    @cabdalicumar4532

    4 жыл бұрын

    @@filsan12mustafe10 yaa qaba

  • @sayidhashi9600

    @sayidhashi9600

    4 жыл бұрын

    Waa laqabaa caruur baana u joogta😂

  • @Hjan4566

    @Hjan4566

    4 жыл бұрын

    @@sayidhashi9600 caruurtazi na yay ino hayd

  • @indhadeeqmuse467

    @indhadeeqmuse467

    4 жыл бұрын

    Madar jacylbuu leeyahay

  • @fihiimaabdirizak1997
    @fihiimaabdirizak19974 жыл бұрын

    Muna waa lagu helay maanta Lkn wey arsanysaa koly noqotoba Kep going team hob filims

  • @Mamar6310
    @Mamar63104 жыл бұрын

    Kkkkkkkkkkkkkkkkk walaahi tii yarayd EE ugu actre sanayd waad ka xaanaajiseen waa inantaan ugu jeclaa Mina faysal ciisa diin long life

  • @fadxiyaqalanjo790
    @fadxiyaqalanjo7904 жыл бұрын

    Masha alllah

  • @bilanboqoro5620
    @bilanboqoro56204 жыл бұрын

    Ax zhp Muuna maanta wey xanaaqdey 😢 wanka xumahey wlloh

  • @maxamedaxmedcabdi7892
    @maxamedaxmedcabdi78924 жыл бұрын

    wlhy waan la naxay muna inta ugu taagero hobfilms

  • @hoodocawke7752
    @hoodocawke77524 жыл бұрын

    way qaalidaydiii muna caafimadkay ka tuujiyeen😂😂

  • @najmanituu7749
    @najmanituu77494 жыл бұрын

    Muna boqol naagood ayay udhigantaaye ciyarta ka daaya inanta👸❤👏👏

  • @zuhaybrealgoat6689
    @zuhaybrealgoat66894 жыл бұрын

    Pranka HOB FILMS wax dhaama la waa wlhi hore usocda poqortoyo 👋🏻👋🏻👋🏻👋🏻

  • @xaashi__zaanjo4515
    @xaashi__zaanjo45154 жыл бұрын

    WAR INANTAN DHARKA CAS MADAR MUXUU UYAHAY

  • @noorosman7845
    @noorosman78454 жыл бұрын

    Muna oo ohin kadashay prank looga gudayey madar iyo danyax

  • @abdullaahijaama8617
    @abdullaahijaama86174 жыл бұрын

    Kooxda hob films horey usocda

  • @sacadtorov5805
    @sacadtorov58054 жыл бұрын

    Muna faysal ciisudiin waxan sugnaba waa aarsigaga niman arsan urka hoyadibu ku jiraa 😭😭😭😭😭😭 👸Boqorada haweenka Inta muna tageerta like isaaara

  • @hamdajamal2754
    @hamdajamal27544 жыл бұрын

    Inta ila aragty in profile cusub lasaaray riwaayadii Dan Iyo jacayl like 👍

  • @sidiiqcali1877

    @sidiiqcali1877

    4 жыл бұрын

    Yaan lagaga oohin boqorada

  • @abdiqanimohamed1566
    @abdiqanimohamed15664 жыл бұрын

    Muno full respect dhamman kooxda taageero ayaan u ahy sigaar ah muno iyo madar taageero ayaan u ahy muno iyo madar waan idiin salaamay horey usocda

  • @hamdamxamedahmed9401
    @hamdamxamedahmed94014 жыл бұрын

    Wllhi muuni uma qalnto qof zidaas lgu zameeyo xataa iney indhaheda ilmo kuzo iztaagto muuna nabar gerdaro leh illhy hakaga dhigo *muuna* keep going ziz waan kula ilmeyee😥

Келесі