prank aan caadi ahayn sakariye jakarta iyo dadka maxa kala qabsaday kkk😂😂

Ойын-сауық

Пікірлер: 1 000

  • @FC_7MAN
    @FC_7MAN2 жыл бұрын

    ‏{ وَقَالَ رَبُّكُمُ ادْعُونِي أَسْتَجِبْ لَكُمْ } Ilaahay ha ku guuleeyo dhammaan muslimiinta🤲🏽🥺

  • @HALDOOR-MEDIA
    @HALDOOR-MEDIA2 жыл бұрын

    Reer waa qosol miiran

  • @rahmamhassan8302
    @rahmamhassan83022 жыл бұрын

    Alla dadka wijiyo badanaa bismilaah 😂😂😂😂

  • @adoontiialle3162

    @adoontiialle3162

    2 жыл бұрын

    Hhhh sxbdaa ku quuso qaar noocaas ah ayaa ku jira

  • @rock_diamond9475

    @rock_diamond9475

    2 жыл бұрын

    Wa sheeko la isla og yahay

  • @roobiyorays8398

    @roobiyorays8398

    2 жыл бұрын

    Markhaati kuwani galimaayaan

  • @nouradinahmedosman8149
    @nouradinahmedosman81492 жыл бұрын

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣 istafuru allah wlhi Jakarta fantastic boy keep going bro 🤳🏾🙏💪

  • @abdularizakdhaffe4686
    @abdularizakdhaffe46862 жыл бұрын

    Walahi wan qoslay Zakariye waxa tahay qof qali ah dadkisa waxa utaray cilmi baras an adi ahen mansh alah bro keep going ❤❤❤❤❤❤❤👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍✌

  • @khadramusse3725
    @khadramusse37252 жыл бұрын

    Munafaq nimada soomaalida weeyi Thanks Zakaria Jakarta & Team

  • @mamamuslim1003

    @mamamuslim1003

    4 ай бұрын

    Qosoldhe😂😂😂😂😂

  • @abdikaniibrahim7128
    @abdikaniibrahim71282 жыл бұрын

    Best ever prank 😂🚁 reer Burco big respekt ✊🏿😍

  • @aminohassan9239

    @aminohassan9239

    2 жыл бұрын

    😂😂😂😂

  • @fardowsaabdallah3861
    @fardowsaabdallah38612 жыл бұрын

    1week ayanan qosolkan o kale qoslin 😂😂😂zakariye thanks wlhi😂 reer burca naga cilmi badan😂

  • @farhanmaliboy1338
    @farhanmaliboy13382 жыл бұрын

    Hahahah 😂😂😂🤣 brother keep going my allaah bless u Insha allah…..

  • @Abdullahi-Daacad
    @Abdullahi-Daacad2 жыл бұрын

    Kkkkk Qosol badanaa

  • @ibrahimabibadam7605
    @ibrahimabibadam76052 жыл бұрын

    Part 2 , 3 and more of this version please 😂

  • @naanibo6808
    @naanibo68082 жыл бұрын

    Sakariye waa inaderkay sodhiya midhiyaba isaga haysta kulaha😂😂

  • @rahmohusseinahmed9723

    @rahmohusseinahmed9723

    2 жыл бұрын

    Soodhiya kkkkk

  • @abdullahiyussufali1224
    @abdullahiyussufali12242 жыл бұрын

    Surely this is a clear indication of the hypocrisy within our society . Imagine people says very bad about you in your absences and smiles you while you are with them.

  • @boqorkaduurka7804

    @boqorkaduurka7804

    2 жыл бұрын

    Wlhi wa ka yaabay munafaqad socoto weyaan

  • @RVR-zu7bc

    @RVR-zu7bc

    2 жыл бұрын

    This is absolute hypocrisy! what a charlattans over there.

  • @fadumocabdi557

    @fadumocabdi557

    2 жыл бұрын

    Ar boowe hablha soowaydiii ok

  • @StruggleForThruth

    @StruggleForThruth

    2 жыл бұрын

    I think they are all actors…

  • @flames9027

    @flames9027

    2 жыл бұрын

    I think they’re all paid actors

  • @guureguurre338
    @guureguurre3382 жыл бұрын

    kkkk Sakariye Jakarta intaxaan baatahay.... (muxuu ahaa Sakariye jakarta? waxaa kadambaysay war waa nin wayno madax ah waan ku xidhanahay) This is the best prank of all

  • @seniorsamir8684
    @seniorsamir86842 жыл бұрын

    It's so funny and enjoyable 🤣🤣🤣😂😂😂😂..., ZAKARIYE JAKARTA SXB MALMAXAN WAD LUNTE XAGED KADACDAY SXB????. PART 2 NOSOSAMEY SXB..., THANKS AND KEEP GOING BRO..., WAITING PART 2 FROM YOU INSHA'ALLAH..., THANKS AND KEEP GOING.

  • @__mohamet_idriz_5312
    @__mohamet_idriz_53122 жыл бұрын

    XAGEED KASOO HESHEY NINKAN🤣😅

  • @nba2kshooter702
    @nba2kshooter7022 жыл бұрын

    keep going bro🤣🤣 from california

  • @erikasad9733
    @erikasad97332 жыл бұрын

    This video is the funniest video l have ever seen lol 🤣🤣🤣

  • @ibrobadyouner8165

    @ibrobadyouner8165

    2 жыл бұрын

    Sakariye anaku jabuuti baa kaa xiseena, reer burco hada fahmiweedid soo guur, jabuti gacmo furan aya kugu soo dhaweenana

  • @yahyefarey3773
    @yahyefarey37732 жыл бұрын

    Jakarta full respect bro hormar ku rajenaye

  • @guuleednaaji
    @guuleednaaji2 жыл бұрын

    Kkkkk walahi daacad bn uqoslay tolkay reer burco walahi waa Funny 🔥🔥frist comment ❤🔥✋🔥

  • @munaahmed7594

    @munaahmed7594

    2 жыл бұрын

    waa wx lysa ogaaa

  • @guuleednaaji

    @guuleednaaji

    2 жыл бұрын

    @@munaahmed7594 kkkk maaha indreh ukaadih

  • @haliimarayz3379
    @haliimarayz33792 жыл бұрын

    Prank shidan Wye wlhi Reer burco wa dad fantastic ah 😍

  • @queendeeqa2128
    @queendeeqa21282 жыл бұрын

    Prank ha dhihine ruwayad dhah 😂😂 sababtoo ah yarka dhahayo asxaabi asxaabi dhalay waye waxuu lataganyahay midka leh waa ina adeerkey inan lakulmo jeclaan lahaa 😜

  • @nuuradiinmohamuud3364

    @nuuradiinmohamuud3364

    Жыл бұрын

    Waxaani waa muuqaalo kala duwan marka waxaa laga yaabaa inuu kiisa horeeyay xaga duubista kadibna uu layaabay jabka kudhacay uu is yiri bal dadyoowga kale ayana daawo sida wax ugu dhacaan

  • @bahja2964
    @bahja29642 жыл бұрын

    Prankigii igu qosalka badna en dawado wlhi reer burco funny weye 🥰😂😂😂😂👏

  • @historyworld240
    @historyworld2402 жыл бұрын

    De waan argaa waan dhaafaa🤣 reer burco wlhi waa funy waana jeclahay from muqdisho 🇸🇴 🥰💋

  • @Khadargermany22
    @Khadargermany222 жыл бұрын

    Zakariye Keep giong pro🤟✌

  • @gashaangantaal3684
    @gashaangantaal36842 жыл бұрын

    Kkkkkkkkk wlh weligey waxaan kuqoslo kan ayaan ka arkaa waar saxb caadi maahid wlh horay usoco wan kutaageeraa waxaad soobandhigtaa wax cusub ooqosol leh kkkkkkkkk

  • @ina_mohamet
    @ina_mohamet2 жыл бұрын

    You are so funny 🤣 keep going

  • @preciousfatxi598
    @preciousfatxi5982 жыл бұрын

    Sidaan kuusugaaye baan daalay ninyohow ✌️👏

  • @ayaancafiifah3835
    @ayaancafiifah38352 жыл бұрын

    Wa Saan Ugu Jawaabi Laha Sualo Badne Sakariyow 😂😂😂 KZreadr Somali Wlhi Wa Qofka Kaliyeen Videos Kiisa Daawdon Lasocdo

  • @xayiraiyoxoodmidia5326
    @xayiraiyoxoodmidia53262 жыл бұрын

    Qayb labaad nooga soo samee brother waanku sugaynaa from france 🇫🇷

  • @asadgaciye7686
    @asadgaciye76862 жыл бұрын

    inta ila aragtay in la isla ogaa liketa ha ila dhaafina

  • @guled59
    @guled592 жыл бұрын

    Prank Aad u qosol badan 😂😂😂 Waxan sugnaba waa Part 2

  • @cwaduudmarcos6483

    @cwaduudmarcos6483

    Жыл бұрын

    Ok

  • @oussamaoussama7832
    @oussamaoussama78322 жыл бұрын

    Mach allah from Djibouti

  • @cabdilahimahad7381
    @cabdilahimahad73812 жыл бұрын

    This is the faniest and best prank of somali peaple I have ever seen another part two🤣🤣🤣🤣

  • @Xog1233
    @Xog12332 жыл бұрын

    2:46 Legend waaye Wallaahi Iid Bay Ii Ahaan Lahayd Ku Laahaa wallaahi Kii U Horeeyaa iga Qosliyay Horay Ugu Soco walaal qaali

  • @kaafisoshire9856
    @kaafisoshire98562 жыл бұрын

    Waar heedhe waan suuxay sidaan u qoslaayay 🤣🤣🤣🤣🤣🤣 istaaqfurullah zakariye caadi ma tihit wlhi dadka saas maxaa ugu gasheen aniga dartaa baan u imaan burco insha allah from xamar

  • @abdihassan6693
    @abdihassan66932 жыл бұрын

    I watch this video each I laugh inside room walahy this so so funny I like reeeeer buuuuuurco luv you guys from Edmonton canada

  • @makavelizhak7977
    @makavelizhak79772 жыл бұрын

    Zakaria kkkkk wlhi waa qosol soo badi part form jigjiga kaso salamaya

  • @somalifamous5559
    @somalifamous55592 жыл бұрын

    wlhi ways la ogyihiin anagaad naga walaysaan😂

  • @muniircabdi2477
    @muniircabdi24772 жыл бұрын

    Waaaw sakariye jakarta sxb walhi horaa usocotay ilahay hakudaayo nin qaaliya insha allah mar baa kulmi doonaa insha lkin hargeisa mar soobooqo pranki noocan ah ku samee sxb thnks

  • @sadaamxuseen8898
    @sadaamxuseen88982 жыл бұрын

    Part 2 please

  • @cabdulaahicabdi9591
    @cabdulaahicabdi95912 жыл бұрын

    Cawa sidan uqosly 3 bil wlhi San oo kle Uma qoslin sxb. Inaa sii dhereso ayy ehed video ga inata ila mid kaa is mujiya

  • @HALDOOR-MEDIA
    @HALDOOR-MEDIA2 жыл бұрын

    Hahahahahahahha

  • @maanoiaxmed983

    @maanoiaxmed983

    2 жыл бұрын

    Dadka wajiyo badana

  • @ibrahinkahin35
    @ibrahinkahin352 жыл бұрын

    Walaahay youtuber Aan xiiseeyo Ama Aan daawadaa wa sakariye jikarta hore uso bro

  • @ronaldoskills4699
    @ronaldoskills46992 жыл бұрын

    Prank Suprise ah noso badi zxp👍👍👍👍👍❣️

  • @abdifataahnoormuhumed1030
    @abdifataahnoormuhumed10302 жыл бұрын

    Best parank somali Jakarta keep going

  • @zuhuurademh1298
    @zuhuurademh12982 жыл бұрын

    War waan ku xidhanahay😅😅😅😅😅 Dadku xumaa qofka hadaanay arkayn way u miisayaan😅😅😅

  • @iqdhiblaaweofficiall2733
    @iqdhiblaaweofficiall27332 жыл бұрын

    😂😂😂😂😂😂please part two

  • @zakariaabdullahi5166
    @zakariaabdullahi51662 жыл бұрын

    Part2 soosameey sxb 😹😹🙏

  • @ahmedkheirtawane9248
    @ahmedkheirtawane92482 жыл бұрын

    Best prank😂😂😂

  • @whalenhausch-vg6cr
    @whalenhausch-vg6cr Жыл бұрын

    Thank you,I miss my people/ Country SOMALIA..Eebbow ,Great Creator,inoo so celi...waxaan nasisay,inoo so celi oh great Creator..

  • @jaahiltirechannel9976
    @jaahiltirechannel99762 жыл бұрын

    4:40 ilaahaow HAA iyo MAYA Meel Hanagaga Yeedhsiin...😂

  • @qiiqamalmalka8050

    @qiiqamalmalka8050

    2 жыл бұрын

    Iyagoo dhan baa sidaa ahaa

  • @mydreamsis4714

    @mydreamsis4714

    2 жыл бұрын

    Aaamii

  • @mruun3542
    @mruun35422 жыл бұрын

    Xariifka 1 waa Daadax ❤️❤️❤️❤️

  • @anasjr9518
    @anasjr95182 жыл бұрын

    Keep going zakariye Jakarta 😱😂

  • @MBmubaarig
    @MBmubaarig2 жыл бұрын

    walaashaye ama walaalkaye illahay darti igu soo booqda 5k igaadhsiya 🎀🎀🎀🎀🎀🎀🎀🎀🎀🎀

  • @momohsin9073
    @momohsin90732 жыл бұрын

    ASXAABI WEEYEE KULAHAA🤣🤣🤣🤣😭

  • @hafsaabdi3062
    @hafsaabdi30622 жыл бұрын

    Prankigii ugu qosol badnaa 😭😭😭

  • @maxamedkayse5817
    @maxamedkayse58172 жыл бұрын

    QOSOLKII OO QOFA JAKAARTA🎤🎤

  • @jimcaalecabdilaahi1655
    @jimcaalecabdilaahi16552 жыл бұрын

    First person sakariye

  • @abdirahmaanyusuf8350
    @abdirahmaanyusuf83502 жыл бұрын

    alabeerka markale soosameey sxb waa cadsi

  • @maxamedwacane3073
    @maxamedwacane30732 жыл бұрын

    Walahy waa muqaal aan ka yabay🤣🤣🤣🤣

  • @abdirhmandollarvlogs
    @abdirhmandollarvlogs2 жыл бұрын

    Part2 so sameee 🤣😂😂😂

  • @sahranura741
    @sahranura7412 жыл бұрын

    Kkkkkk waxaa ugu daranaa lacagtii oo soco waatan kulahaaa🤣🤣🤣🤣🤣

  • @ibrahimderowsheikh2213
    @ibrahimderowsheikh22132 жыл бұрын

    Wlhi daacad Ayan uqoslay rer burco wan jeclahay🔥🔥🔥🔥🔥😂😂😂

  • @footballfurious8456
    @footballfurious84562 жыл бұрын

    Xaadirnimadaadu dadku wey ku xushmeyaan lkn xiiso maleh baad noqotaa mar hadeysan isha kugu xadeeyn 😆😆

  • @abdirahman8954
    @abdirahman89542 жыл бұрын

    Xariifka Koobaad Waan Arkaa Wn Dhafaa Markuu marayay Wuuba isbadlay😂

  • @HOB_Designer
    @HOB_Designer2 жыл бұрын

    Waa wax laysla ogyaHay ee ha ku khaldamina🤣🤣 caqligaygu wuu shaqaynayaa

  • @whalenhausch-vg6cr
    @whalenhausch-vg6cr Жыл бұрын

    Haha 😂 Thank you..Aboowe/Wallal waad mahadsantihin...was naga Farxisen...

  • @abdirizakjrali6377
    @abdirizakjrali63772 жыл бұрын

    Wlhi saan uqoslayay waan dhiman gaaray😁😁😁😁

  • @apdullahicade3125
    @apdullahicade31252 жыл бұрын

    Part two sxp cade 😂😂😂😂😂😂

  • @safahusain1020
    @safahusain10202 жыл бұрын

    Wa asxabi asxabi dhaly weyeee kulahaa hahahahahaha ma 🤣noli dadkani wejiyo badanaa😅😅😅😅😅🥰🤣🤣🤣

  • @alifarah931
    @alifarah9312 жыл бұрын

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂jakaartow soo badi barnaamijkan oo kle wn ku heystaa wllee waa wada qosal wllhi😂😂😂

  • @fariihaqueen1768
    @fariihaqueen17682 жыл бұрын

    Kkkkkkk 😂😂😂😂😂wlhi wan kaheley video gan

  • @nimcoabdi8822
    @nimcoabdi88222 жыл бұрын

    Istaqfurrulah I can’t stop laughing 😂

  • @samataramoud56
    @samataramoud562 жыл бұрын

    Walaahi kal iyo laab ayaan igu heley Video hhhhh keep going next

  • @safiamohamedguelleh540
    @safiamohamedguelleh5402 жыл бұрын

    Horta dhan wxuu tilmaamayaa somali sida ay xanta ugu dheereeyaan Marna waa prakiii Iigu qosolka badnaa een kadaawado jikarta Nice siii wad zakariye

  • @maxamedcabdiraxmaan6398
    @maxamedcabdiraxmaan63982 жыл бұрын

    wlhi waaan fuuray manta 😅😅😅😅😅war zakariyoo rer hargeysa kuso sameey part2

  • @abdikarim2571

    @abdikarim2571

    2 жыл бұрын

    Waan qosolay caawa ilaa xaad 😂😂😂big respect zakariyow🙏🙏🙏from jabuuti

  • @maweylis5242
    @maweylis52422 жыл бұрын

    Wlhi wan qoslay 🤣😂🤣😂

  • @akn7640
    @akn7640 Жыл бұрын

    Nin abwaan ahaa Gaariye baa wuxuu yiri “ qabriga guud kiisa baad ka qaadaneeysaa wixi amaan ah” marka somaalida waa dad aad u xaqiraad badan.

  • @ahashi7828
    @ahashi78282 жыл бұрын

    Tani waa tii ugu qosol badnayd ee aan daawado kkkkk Istaaqfurulah

  • @patochanel7863
    @patochanel78632 жыл бұрын

    Film qosal wa leayahy lkin ogaada somalidaa ah sidan qofka banan KY kacayaan markuu hor imaadna way amnan

  • @saalimnp4604
    @saalimnp46042 жыл бұрын

    Ileyn isaaqa qofka marku lajooogo amanan marku kamaqan yahy neh cayan 😂😂😂😂😂

  • @asiyaalihussein182
    @asiyaalihussein1822 жыл бұрын

    Walahi waan qosley Alla dadkan qofku markuu ka maqanyahey aad xaqireyso ha leyska daayo.

  • @caashacali5552
    @caashacali55522 жыл бұрын

    Ala dadku waa iska wada sidaa hortaada kaagaba odhanayaan waxay kaa sheegayan dhabarkaagana way kaa tooganayaan ragyo dumarba sakariye hore u sii soco dadku way xaasid badan yihiine

  • @Only1God4ever.
    @Only1God4ever.2 жыл бұрын

    Kkkkk sakariyo suaaladada aad eyeey uu Bateen Dadka na weey Ku naceen kkkkk keep your head up and keep going bro!!!

  • @fatinabdirahmanabdirahman8012
    @fatinabdirahmanabdirahman80122 жыл бұрын

    istaqfurulah 😃😃😃😃😃😃wlhi waan dhintay qosol

  • @Ihsaan0000
    @Ihsaan00002 жыл бұрын

    Best people in the world, 100% honest

  • @ekramupdirashiid6701
    @ekramupdirashiid67012 жыл бұрын

    Astaqfurullh had sakariyow xarabo socta tahy 😂😂😂😂🥀

  • @abdisalanali6357
    @abdisalanali63572 жыл бұрын

    😂😂😂😂😂😂😂 daacad baan uqoslay wlhi

  • @muscabdesaid8558
    @muscabdesaid85582 жыл бұрын

    Sakariye somalida saanle waye qofka marku kamaqan yhy way caayaan marku lajogana wey amanaan noqo nin dulqaad badan

  • @ezraabdizalan2205
    @ezraabdizalan22052 жыл бұрын

    Allah wlhy bilihi qosol iguma hadhin🤣🤣🤣🤣🤣jikarta caan caan dhalay♥️

  • @barbatov288
    @barbatov2882 жыл бұрын

    Jakarta wanaga waashe 😂😂😂😂 brank kaa xun waligey ma araag

  • @Siirmaqabe.
    @Siirmaqabe.2 жыл бұрын

    Hada muqalkan jeclate like iisaaar I like it too

  • @shaaficicaqlizame5116
    @shaaficicaqlizame51162 жыл бұрын

    Fakar fcn keep going 💪

  • @almisdalalchannel211
    @almisdalalchannel2112 жыл бұрын

    Wlahay Waa Wax Lagu Qoslo😂😂😂😂

  • @mohahussein6568
    @mohahussein65682 жыл бұрын

    Labo wajiile hada maqasho waa kan cml 🤣🤣🤣

  • @najmastar9371
    @najmastar93712 жыл бұрын

    What a prank 😅😅

  • @saka465
    @saka4652 жыл бұрын

    Another level🤣🤣

  • @hamsesameter1647
    @hamsesameter16472 жыл бұрын

    Ilahay hadalbuu u hibeeyay wlh I love ree burco 😂😂😂❤️

  • @mohamednaasir2373
    @mohamednaasir23732 жыл бұрын

    Walahi waan qoslay war reer burco walahi waa wada Dani🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

Келесі