Omar Oromo oo Jawaab Kulul ka Bixiyay Tuutahii Abiy Ahmed ku Hanjabay & Xogtii U dambaysay.

Rukumo Channelka Cusub ee Jigjiga Cable
kzread.info/dron/5qfcN0d-GN6jCseZB2egvw.html
I'm Noor Mohamed Abdi, Founder of SSTV Somali, a Somali Native, I was Born and Raised in Nogob Region Somali State.
I Create Somali News Every day.
SSTV can be accessed from the Somali Political Reports, Culture and other articles 24 hours a day..
Please Don't forget to Subscribe, Share And Like #SSTV Somali
Like On Facebook Page SSTV2/?modal=admin_todo_tour Or Follow On Facebook Account web. NoorQarri
To Visit: kzread.info

Пікірлер: 268

  • @hoyomacan6909
    @hoyomacan69094 жыл бұрын

    Mahadsanid so dhawee

  • @daldhisdaljir641
    @daldhisdaljir6414 жыл бұрын

    Sstv Nuur & Cumar waad mahadsan tihiin, aad baan uga helay sida faseexa ah ee Cumar ugu hadlayo afsomaliga iyo maahmaahdii cajiibka ahayd. Nuurow Cumar wuxuu yiri Oromo waa 70 million macnaha wuu badsanayaa dadkiisa waana xaq iyo sax uu leeyahay laakiin nasiib darrada weyn ee Ummadda Somaliyed haysata waxaa weeye innagu gaalo bes ayaan wax ka dhagaysannaa. Ilaa maalintii la is abuuray waxay nagu hayaan 10-15 million ayaa tihiin dullininnimo la weynna ma jirto in aad cadowgaaga ka qaadato. Mustaqbalkaaga, Somalidu kama yara 40-50 million, adduunka meeshaad tagtid Somali bilaa caddad ah ayaa joogta isku wada dar. Jamhuriyadda Federalka DDS NFD & Jaboutiba iyo xataa caalamka kalaba. Marka fadlan u sheega bulshada Somaliyed in ay tiro iyo tayaba leeyihiin. Mahadsanid Moe Caato from Galkacyo PUNTLAND Somalia.

  • @mos1954

    @mos1954

    3 жыл бұрын

    Scl walaal aadbaad ucaqlibadantahay ,laakin Somalida waxba magartaan ,is taraajitadna maleh qalbigey kadaalacdan waxwalba , Anigu Cumar madiidani waa Nin waxyaabo badan aan kamideysanahay hadana ,geeljire Geelu waawadajiraa waana kalajiraa . Somali iyagaa wax iskudiiday Ee Hadii ay midoobi lahaayeen Arinku saan waakawada Badilmilahaayeen . Qalad ha,iifahmin Oromo colkuma ihi.

  • @calicabqaricalicabqari6598
    @calicabqaricalicabqari65984 жыл бұрын

    OROMO WE SOMALIS ARE ON YOUR RIGHT AND LEFT HAND.LET'S FIGHT TOGETHER AND SAVE OUR PEOPLE

  • @mohamedmohamuud3412

    @mohamedmohamuud3412

    3 жыл бұрын

    w

  • @gijnih6626

    @gijnih6626

    3 жыл бұрын

    @@mohamedmohamuud3412 vvvggvvvvvqgg

  • @mahadocabsiye2895

    @mahadocabsiye2895

    5 ай бұрын

    Fjñ​@@gijnih6626

  • @mos1954
    @mos19543 жыл бұрын

    Omar walahi aad baan uga helay waa Nin caqlibadan Allaha kuxifdiyo.

  • @ahmedabdi6632
    @ahmedabdi66324 жыл бұрын

    Sstv waad mahadsanthiin saa ugarab istaagteen walaaleheen Oromia

  • @hamdi27889
    @hamdi278895 ай бұрын

    War kan maaha Somali 🇸🇴 ee waa Somali Aboowe ee ma Somaliyaad weyseen my bro 😎

  • @inaabdinasir
    @inaabdinasir4 жыл бұрын

    Guul ogadeeniya guul onlf jwxo 💪 🇬🇲❤️♥️♥️🙏🙏

  • @Khader315
    @Khader3154 жыл бұрын

    Ninkan xataa Maahmaahda somalida waa yaqaan M.A😂🔥

  • @AhmedAli-fb7ub
    @AhmedAli-fb7ub3 жыл бұрын

    SSTV, please waraysiga Omer noo badiya, wax badan ayaa laga faa'iidayaa

  • @naadiitube7655
    @naadiitube76553 жыл бұрын

    WoooW heddu galatomii wan gariitii jiirtan jabadha afaan oromo tiis kessa godha yero takka takka ani kaniin jiiradhu fiinffiinee handhuraa oromiyaa wan biiya kessa demaa jiira yadaa takka takka sasabne issinif gumachiina heddu galatoma we love all Somali people 🌹😍🙏

  • @strongwomen.7771
    @strongwomen.77714 жыл бұрын

    Hadu Yuri sidi ilmahaygan u koriyay macnihedu wa maan dhalin wataa jawabta

  • @sharmakemuse8652
    @sharmakemuse86524 жыл бұрын

    barnaamijka waan la soconaaye soo qaada cajalada abey ahmed aabihii

  • @tajudindayib5867
    @tajudindayib58674 жыл бұрын

    Abiye ahmed wa Ahmaar ma aha oramo

  • @GeneralHensaleey
    @GeneralHensaleey4 жыл бұрын

    Free oromos omar is a very brave man🙏

  • @mahamedabdillahi9283
    @mahamedabdillahi92834 жыл бұрын

    Masha allah omar waa nin cajiiba oo wadani ah Insha allah oromo iyo somaliba guul fool aan kululayn laguma dhalo xornimana cidla lagama helo

  • @diamondwarsan53

    @diamondwarsan53

    3 жыл бұрын

    yuu iska xoreynaya ee dhulkiisa ku haysta, 70, milyan waa oromo ah ku lahaa, habeen kasta 1000 oromo ah dhasha, waar ninku muxuu faaney, tigrey u sheeg. 1991 markii TPLF qabsatay wadanka xagee OPLF joogeen, Tigrey ma in ay badanyihiin bay ku qabsadeen Ethoipia?

  • @saafiprostudio3474
    @saafiprostudio34744 жыл бұрын

    Hhhhhhh halkaa madoow baa ku jira caruurtaydu lasoo koray macneheda waa waa wiil aan soo korsaday

  • @ruqiyaali3856
    @ruqiyaali38564 жыл бұрын

    Ileen masuul tahay madax hadaa tahay tuutuhu kibir iyo awood ayuu.turjumayaa

  • @khadarahmed5616
    @khadarahmed56165 ай бұрын

    ماشاءالله

  • @user-ts6hc7sm3n
    @user-ts6hc7sm3n5 ай бұрын

    Mahadsanid omar

  • @artan44ify
    @artan44ify4 жыл бұрын

    Ninyahaw Umar waa geesi, caqli badan. Maasha Allah ilaahay hadaayo. Ilaahayna Oromo ha guuleeyo. Kheyrna ilaahay haka dhigo xaalada Ethiopia kasocota.

  • @othmanxaaji1504

    @othmanxaaji1504

    3 жыл бұрын

    E mm n j.n.kmkmk..m.mink mkp L Llo O,, k

  • @NoorAhmed-lg8xr
    @NoorAhmed-lg8xr4 жыл бұрын

    Mansh Allah wllkan Omar runu shigey

  • @awbashiiryusuf4294
    @awbashiiryusuf42944 жыл бұрын

    Yes we should definitely stand shoulder to shoulder with our Oromo brothers. Death to the survival of the Amhara chauvinism and domination.

  • @mohammedbarre6100
    @mohammedbarre61004 жыл бұрын

    Guul Oromo iyo Somali

  • @khadarxasan4937

    @khadarxasan4937

    4 жыл бұрын

    Maxaa izkuxidhay guusha oroma iyo somali

  • @khadarhassan2634

    @khadarhassan2634

    4 жыл бұрын

    @@@khadarxasan4937Ha Guuleystaan Walaalahay Oromo Viva OROMIA VIVA OGADENIA

  • @sakiyajanaalmuslim8089
    @sakiyajanaalmuslim80894 жыл бұрын

    Mansh allh

  • @xagar77
    @xagar774 жыл бұрын

    Shucuubaha aduunka ee dulman ilaahay dulmiga ha ka qaado.

  • @Mesut599
    @Mesut5994 жыл бұрын

    Sida Aan ilmaheyga ukoriyan ukoriyey waxaan ufahmay si saxbaan ukoriyey lkn isagaa diintii kabaxay

  • @omaribrahim1615
    @omaribrahim16154 жыл бұрын

    Aad ayaan u salaamayaa Aqoon yahan Omar , waan ini garab taaganahay.

  • @abdiqanimohamed1992
    @abdiqanimohamed19924 жыл бұрын

    mashalah wayiska cadahay Arinta abiya sido cumar shegaya

  • @mariamali6346
    @mariamali63464 жыл бұрын

    Guulaysta walaal cumar soomaaliyina waa dhankiina waa in ladadaalaa ilaahayna laysku xidhaa oo la wakiishaa nasriga iyo guushu insha allaahu waa dhankeena waayo ilaahay dulmiga majecla,

  • @firdowsahawa9937
    @firdowsahawa99374 жыл бұрын

    guul oromiya

  • @nassiimotechnical8011
    @nassiimotechnical80114 жыл бұрын

    Guulaysata walaaha Oromia

  • @maxamedsiyaad7336
    @maxamedsiyaad73364 жыл бұрын

    oromo horaybay uguulaysatay dibna way ugulaysan doonaan

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed80795 ай бұрын

    Like

  • @nasriabdirahmaanelmi8485
    @nasriabdirahmaanelmi84854 жыл бұрын

    Oromo & soomaali waa walaalo

  • @DeeqSuldanApshir

    @DeeqSuldanApshir

    5 ай бұрын

    Goormey noqdeen miso waakuwii hargaysa kuwii la iigukeenaa

  • @liiyare8311
    @liiyare83114 жыл бұрын

    Aad baan oga helay wada fadhigiina sxbdy mhdsnd waan ku xiranyahay wdfdhigiina

  • @somalilandarchaeologicalas7722
    @somalilandarchaeologicalas77224 жыл бұрын

    From somaliland ✌✌✌FREE OROMO ✌✌✌

  • @salmanmustafe6540
    @salmanmustafe65404 жыл бұрын

    Guul oromia insha Allah

  • @futuredoctor1966
    @futuredoctor19664 жыл бұрын

    Abiy sida ciyaalkeeyga aan u koriyay ayaan u koriyay Haduu yiri wuxuu cadeeyay in uusan dhalin

  • @mos1954
    @mos19543 жыл бұрын

    Cumar waa ina rageed , Runtuu kahadlay laakin Somalida waa bahdilmeen.

  • @iimaanabduct1371
    @iimaanabduct13714 жыл бұрын

    Masha Alan Ilahaw Hand in Tagero

  • @fadumoalihassan5000
    @fadumoalihassan50005 ай бұрын

    Ilaahow Oromo ha guuleyn

  • @daauudmaxamuudmaxamed458
    @daauudmaxamuudmaxamed4583 жыл бұрын

    Waryaa !! Omar waa soomaali luada intuu kubartey SPEAKING VALUENT. wonderfull

  • @maanshaallah8752
    @maanshaallah87525 ай бұрын

    Ma sha allah Nuutow Oromo dambe been noosheegi mayse waxaan dagaal ku kala helo aan aragno Ethiopian kale naguma soo duulin laakiin waxa 6 sano duulaanka ku aha deegaanka Soomaalida mara iyago canfar xambaarsan marna magaca Ethiopia xambaarsan hadana bada dhulkayagi xorta aha duulaanka ku ah waa Oromo from GK ❤❤❤❤❤❤

  • @cabadiwasachashim1349
    @cabadiwasachashim13494 жыл бұрын

    Omar 💪💪💪💪💪

  • @sakiyajanaalmuslim8089
    @sakiyajanaalmuslim80894 жыл бұрын

    Mansha allh warunta

  • @gamadiid1989
    @gamadiid19894 жыл бұрын

    Waxaa fiican inta afaan oromada inaad clip gooni aha ka dhigto libaax

  • @adulkhadirabdi2679
    @adulkhadirabdi26794 жыл бұрын

    Cumar oromo wlle waa iska dhiciyey abbey ahmed cumarow keep going

  • @abdiwakeel2786
    @abdiwakeel27863 жыл бұрын

    Naga joojiya oromadaan dhexgal ayay raban ee joojiya anaga somali naga badan viva onlf ogadenia free dhahah idina oromo noo keenaysan agah

  • @galbisabdi5807
    @galbisabdi58074 жыл бұрын

    MashÁllah waa xikmad miidhan. Dadkani waa walaaladeen

  • @osmansheikh2482
    @osmansheikh24824 жыл бұрын

    Haa

  • @d.x.gaxnug3857
    @d.x.gaxnug38574 жыл бұрын

    Oromo waa dad badan oo had iyo jeer halgamaa ka soo baxa aan waayin.Omar waa nin culus oo og Ethiopia iyo Taariikhdeeda iyo kaalinta Oromo. Oromo xoog laguma muquunin karo maanta.

  • @salahadinefarah2587
    @salahadinefarah25874 жыл бұрын

    Sxb cumar oromo wxan ognahey maalinta shacabka oromo guuleystan waxan huubal ah iney ummada somaliyed guuleysankaran

  • @barkulanchannel6113
    @barkulanchannel61134 жыл бұрын

    Jawaabtu waxy noqon kartaa ABIY AXMED inu wecel (garac) yahy.. ciyal orfano VIVA ÒUR BELOVED OROMO BROTHERS ❤

  • @user-zm6dj1bi5f
    @user-zm6dj1bi5f5 ай бұрын

    الله اكبر سوبحن الله

  • @user-ou4rc4li6u
    @user-ou4rc4li6u4 ай бұрын

    🙏🙏🙏🙏🙏

  • @abdihassan6765
    @abdihassan67654 жыл бұрын

    Oromo guuul

  • @ruqiyaali3856
    @ruqiyaali38564 жыл бұрын

    MARKA MICNAHAAS ABI ISLAANTA WADATAY MARKA XABASHI.AMA QOLOOYINKA KALE

  • @strongwomen.7771
    @strongwomen.77714 жыл бұрын

    Omer Qof soo jeeda ✌🏻👌🏾

  • @Sayidali1213
    @Sayidali12134 жыл бұрын

    Ninkaas Abiy waa Axmaar baan umaleyn hadalka aabihiisna wuxuu cadaynayaa inuusan dhalin yaab😂ninkaa waa nin wax badan og

  • @kylehorn9933
    @kylehorn99334 жыл бұрын

    Barnaamijka Amxaarada Warkani Somali TV maaha

  • @abdiqanisaxarded3352
    @abdiqanisaxarded33523 жыл бұрын

    Waa war xiise leh cumar oromo waa geesi

  • @daadir77osman48
    @daadir77osman484 жыл бұрын

    Su-aasha cumar #abiye waan soo koriyay sida aan usoo koriyay. Means aabo bn uma ahi saasbn u fahmey

  • @mohamedbadanebaariyoow5254
    @mohamedbadanebaariyoow52543 жыл бұрын

    Sidii ilmeheyga u koryey unbaan u koryey, means asaga madhalin

  • @ruqiyaali3856
    @ruqiyaali38564 жыл бұрын

    Xaalku was xunYahay allaha sahlo

  • @calicumar6935
    @calicumar69354 жыл бұрын

    aniga hadaan isku dayo jawabta ah abiy sidi carurteyda cml ayaan uso koriye waxey ila tahay ma dhalin lkn ciyaal keyga ayuu laso koray saas inuu kawado ayey ila tahay lkn runta allah ayaa og

  • @gobeeyexoreeye3018
    @gobeeyexoreeye30184 жыл бұрын

    waa iska cadahay in uu san dhalin odogaas yiri sidii ciyaal kayga laakin asaga ma dhalin ay u dhigantaah

  • @usniyaadem7468
    @usniyaadem74684 жыл бұрын

    Obalesa kiya jabadhu rabbiin nu walin haa jirtuu jawee ko sanyii ko rabbiin haa basu

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed80795 ай бұрын

    SHARE

  • @saafiprostudio3474
    @saafiprostudio34744 жыл бұрын

    Waxay ka mitahay guulaha sirdoonka masar ay gartay hada wali waa biloow wadan soojireen ah bay qoorta lagaleen don,t hit da game hit da player

  • @mohamedwashkaxshekh1264

    @mohamedwashkaxshekh1264

    4 жыл бұрын

    kkkkkkkk cumar warkiisu waacadyhy

  • @AhmedMohamed-zk9ud

    @AhmedMohamed-zk9ud

    4 жыл бұрын

    Abiy Ahmed waa dictaatoor fashilkiisa masar dusha kasaaraayaa

  • @abdirahmanomar7505
    @abdirahmanomar75054 жыл бұрын

    Nin aqli badan Omar

  • @ruqiyaali3856
    @ruqiyaali38564 жыл бұрын

    Waa xoolo.kuwaas

  • @ibnadam1860
    @ibnadam18603 жыл бұрын

    Kkkk hooyooyinka oromada kheyr Allaha siiyo - habeen walba 1000 oroma ayaa dhalaneysa. Dad yari inama heyso 😂🤣

  • @nacimabeauty1168
    @nacimabeauty11684 жыл бұрын

    cumar whi waa funy wana nin dadkiisa u halgamaya

  • @omaraman7047

    @omaraman7047

    4 жыл бұрын

    Asc

  • @omaraman7047

    @omaraman7047

    4 жыл бұрын

    Thanks

  • @ruqiyaali3856
    @ruqiyaali38564 жыл бұрын

    Nuur iyo omar scwwrb soo.dhowo

  • @wdr2723
    @wdr27233 жыл бұрын

    Sax sax

  • @wdr2723

    @wdr2723

    3 жыл бұрын

    Waayo qofka asagoo muslim ah haduu diinta ka baxa maxaa ka sugee waa sax

  • @wdr2723

    @wdr2723

    3 жыл бұрын

    Aby aabihii wuu korsadey lkn ma dhalin

  • @samayntafadhiyadadibada2534
    @samayntafadhiyadadibada25344 жыл бұрын

    somalina waa 80 malyan

  • @dhago1117
    @dhago11174 жыл бұрын

    Oroma haguulayasto viva oroma from somaliland hargasa

  • @ruqiyaali3856
    @ruqiyaali38564 жыл бұрын

    Maalin waa guuleysan doontaan

  • @garimohamud3154
    @garimohamud31544 жыл бұрын

    Hadhaco dabadhilif Abiye

  • @ExcitedBurger-ov5qr
    @ExcitedBurger-ov5qr5 ай бұрын

    Namichii kun hattuu bas Abiy oromo original ❤❤❤❤❤

  • @ahashi7828
    @ahashi78283 жыл бұрын

    Cumar waa nin aad iyo aad ugu xeel dheer siyaasada Ethiopia anigu su aasha aan waydiin lahaa waxaa weeye Madaxweeynaha so socda ee Axmaaro keenaysaa waa kuma?

  • @axmedaden1655
    @axmedaden16554 жыл бұрын

    ninkan omer waa nin caqli bdn abby ahmed inuu bedelo ayuu kufiican yahay,alle oramada ha ugargaaro

  • @roblemaer4834
    @roblemaer48344 жыл бұрын

    War ninkani maahmaahda uu ku billaabay jawaabta baaba sii wanaajisay waraysiga. Taageerayaal badan buu u kasbay dadkiisa.

  • @hassanosman9894
    @hassanosman98944 жыл бұрын

    Waa jaab sax ah sida cigaal kayga ukoriyay

  • @dekaomarmohamud3887
    @dekaomarmohamud38875 ай бұрын

    Sidi ilmahey ukoriyay waxa lagawada madhalin lakin wakoriyay ilmaheyga ow ladhashay sidasan uqatay

  • @aaabdow
    @aaabdow3 жыл бұрын

    asc murkuu odaygu yiri sidii ilmahayga ayaan usoo koriyay micnaheedu waa islaanta ayaa wadatay markaan guursanayey that means asagu ma dhalin laakiin magaciisa ayuu siiyay thanks

  • @alikarakus1327
    @alikarakus13274 жыл бұрын

    nuuroow sxb ninka oromada waraysi xiiso badan ayuu ahaa waxaan jeclaan lahaa waraysi kale inaad layeelato

  • @gomeyre6320
    @gomeyre63204 жыл бұрын

    oromo guuleeysta

  • @abdilahimohamed4393
    @abdilahimohamed43934 жыл бұрын

    Jwb sidan cayalkayga uso korshay ayan ukoriya waa jwb iska cad wana mid ay islantisu u keentay weyi oo oday kale udhashay

  • @fadumocabdi6020
    @fadumocabdi60203 жыл бұрын

    SS TV hadan kusobiray walahi waxyabo badan ona ogay ayan ogaday hada

  • @ahsosuleyman6619
    @ahsosuleyman66194 жыл бұрын

    Oromo💪💪💪💪💪💪💪👍👍

  • @adennoor5181
    @adennoor51814 жыл бұрын

    Jawabta wa mudalin wusokorsathe

  • @madafahmayba2306
    @madafahmayba23063 жыл бұрын

    Waxay jawabtu noqonaysaa abi hooyadii iyadoo wadata ayey ila timiday caruurtayda ayu la dhashay

  • @housseinabdillahi7125
    @housseinabdillahi71255 ай бұрын

    War nourow mantana. SS TV maxad kentay waxla wuxu Ku hadlayo ma fahmeyno

  • @strongwomen.7771
    @strongwomen.77714 жыл бұрын

    Oramia Shell be free ✌🏻

  • @NoorAhmed-lg8xr
    @NoorAhmed-lg8xr4 жыл бұрын

    Abey Ahmed runte wa mask laba afleh Allah kaqapda Ethiopian

  • @aniisaciise1558
    @aniisaciise15584 жыл бұрын

    Omar wlahi waa nin xaq ku taagn ilahay wadankiisa siduu rabo oo khayr u ah qomiyadaha walalaha ah ee kuwada nool Ethiopia udana horumar waara dhaman shcabka Ethiopia 😷🙏🙏🙏😷

  • @user-cp1kq9yf4k
    @user-cp1kq9yf4k5 ай бұрын

    Her

  • @farxaanifarxaani3962
    @farxaanifarxaani39624 жыл бұрын

    Waxay kadhigantahey islaanteyda ayaa dhashey ayuu sheegey aabihii abey

  • @arashidduale9022
    @arashidduale90224 жыл бұрын

    sifiican ayaa kusalaamay / cumar ? caruutayda si daan ukoriyey ayan u kriyey abiy ,,,,,, ? abihii ayaa yidhi , xagaasan ku dhaa fay