No video

Omar Aden - Qasido - Dukhral Cusaati

Omar Aden 2007

Пікірлер: 1 100

  • @ridwanfarah3262
    @ridwanfarah32624 жыл бұрын

    Hayaanka baxaam baxee Dhulkii barakada lahaa Ayaanku ku beegayoow Inaan booqdaan raboo Hodaa boqonta i xidhee Bashiir maan hureen walaal Salaan iiga geeya badan. #cumar aden allah yacizak.

  • @xasanboroow3422
    @xasanboroow34226 ай бұрын

    2024 hadaa daawaneysid liketa ha idhaafin wll😢

  • @Diiga812

    @Diiga812

    5 ай бұрын

    2025🎉

  • @zaraapdi6589

    @zaraapdi6589

    5 ай бұрын

    @@Diiga812😂😂

  • @user-fr3kw2rf3z

    @user-fr3kw2rf3z

    5 ай бұрын

    ​@@Diiga812 2070😂❤

  • @ShineLola-gl9cv

    @ShineLola-gl9cv

    5 ай бұрын

    Mashallah

  • @user-pl3wq1pt9x

    @user-pl3wq1pt9x

    5 ай бұрын

    🎉

  • @Qofnaba.
    @Qofnaba.4 жыл бұрын

    Qasidadan nabi amanka ah scw aadban u jeclay hargseia iyo afurki xafadyda ayaan u xisay allaw cafimad qab iskugu kaya keen hooyday abahy iyo walalday dhaman🙏❤️💔😭😭😭

  • @nuuraahmed5584

    @nuuraahmed5584

    3 жыл бұрын

    Sido kle😭😭😭

  • @faysalbakaal
    @faysalbakaal5 ай бұрын

    10 years later, if you are watching and listening, you are a legend. I remember our family home during every Ramadan, where our father would play this song on the tv. I miss my family and my beautiful city, Baidoa Janaay.

  • @najmacadeey3930
    @najmacadeey39303 жыл бұрын

    Waa subaxnimo 7:6 bishuna ramadaana yahay 3da maalin khamiis waxaan dhageeysanaa qasiidadan ilaahay hanaga mid dhigo kuwa nabigeena ushafeeco qaado maalinta qiyaamo Kusaliya nabiga Scw♥️

  • @marwoxassan1729

    @marwoxassan1729

    Жыл бұрын

    Zcw zcw

  • @ilwaadAbdurashiid4631

    @ilwaadAbdurashiid4631

    Жыл бұрын

    Scw scw scw scw scw

  • @maxamedxuseen4516

    @maxamedxuseen4516

    Жыл бұрын

    Aamiin yaa rabbi wll ramadaan mubaarak😍😘🥰🙋‍♀️🙋‍♂️🖐🖐❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ArahmaannimcaanArahmaan-ux8pb

    @ArahmaannimcaanArahmaan-ux8pb

    7 ай бұрын

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤

  • @abdiselamsultan

    @abdiselamsultan

    5 ай бұрын

    2024 majoogtaa Najma cadeey Ramadan Mubarak huuno❤

  • @somaliboy3054
    @somaliboy30542 жыл бұрын

    Runtii xasuus gaar ah igu leedahay hooyaday ayaa qaadi jirtay anoo Yar maanta waa RamaDan 7 ayay maraysaa sanadku waa 4april 8/2022 allow Quluubta mulimka isku wanaaji long life ustaad Cumar aadan♥️🙏

  • @Kaarshe_channel
    @Kaarshe_channel3 жыл бұрын

    2010ki ayeey ahed marki igu horeeysay aan daawado qasiidadaan waliba tvga ayaan kadaawan jiray jaceyl aan uqabo qasiidadaan waan xifdiyay🥰 Caawa oo soon ah waliba taariikhdu tahay /21/april/2021 hadaad ila daawaneyso iigu muuji liketa

  • @asmaahmed5010

    @asmaahmed5010

    3 жыл бұрын

    Aniga xitaa waan jecla

  • @barkhadmaxamed8797

    @barkhadmaxamed8797

    3 жыл бұрын

    25 avril 2021 ramadan 13 dawaday

  • @Ishyfishyful

    @Ishyfishyful

    3 жыл бұрын

    wan kula dawanaya walaal wanan ku saray

  • @salmasaid7815

    @salmasaid7815

    3 жыл бұрын

    Walal eerayada qasiidada no so qor anigu meelo badan banan fahmin Mahdsanis

  • @xamsebarkhad510

    @xamsebarkhad510

    2 жыл бұрын

    Waan jclaa aniguba

  • @samaaleabdul3178
    @samaaleabdul31782 жыл бұрын

    Old Qasiido 13,years later hdd dawanyso you’re the legend Ramadan kareem 🌙 7,April 2022 - 6, Ramadan 1443 🖤✋🏿

  • @clraxmaanaxmed1853

    @clraxmaanaxmed1853

    2 жыл бұрын

    anigoo yar baan dhageysan jiray zxp

  • @abdulhakiimibramoha5898

    @abdulhakiimibramoha5898

    2 жыл бұрын

    16 April 2022------15 Ramadan 1443

  • @abdiomar7013

    @abdiomar7013

    Жыл бұрын

    Ila manta wan dhagysanaya ilaahow dada no siyadi ❤

  • @muniitaismail3550

    @muniitaismail3550

    8 ай бұрын

    ​@@abdiomar7013aamiin cimri dheer caafimaad iyo cibaado suuban Allah ha inawada siiyo

  • @mofosman4426
    @mofosman4426 Жыл бұрын

    Reer Djibouti dunida iyaga u horeya dhinaca qasaa'idada walahi. Cid dood ka qabta ma jirto. Cheick Dandawi iyo Cheick Omar Aden oo labadooduba kasoo jeedan beesha Ciise Yoonis Moussa ilaahay hibo, karti iyo abwaanimo ayuu iskugu daray. Sharaf ayaa u tihiin reer djibouti iyo umada muslimiinta o dhan. Mashala.ilaahay ha idin barakeeyo o janadii ha idinku sharfo.Amin.

  • @Somaliairdrop1
    @Somaliairdrop18 ай бұрын

    Omar aden ma nool yahay horta 2008 ba waxa ka daawan jirey TV-ga. Gaarahan xiliga ramadaanka masha alah carurnimadi xasuus . Raasi casayr, taageer - baargal

  • @abdikarimmohamed6977
    @abdikarimmohamed69774 жыл бұрын

    Qasiidadan sheekhu wuxu ku mutaystay inuu ku tago xaramkii barakaysna waxana geeyay madaxweyne ismail cumar geele mahadi haka gaadhe😍

  • @mashujk9163
    @mashujk91635 ай бұрын

    Ramadan 2024 hadad dawnesid like 👍

  • @Mohamedqanciye124
    @Mohamedqanciye1245 ай бұрын

    2024 hdd Dawanayso wll Like isar❤

  • @KhadarMaxamed-yi9ku

    @KhadarMaxamed-yi9ku

    5 ай бұрын

    Hye zxp❤❤

  • @KhadarMaxamed-yi9ku

    @KhadarMaxamed-yi9ku

    5 ай бұрын

    Hye zxp❤❤

  • @xamdacabdiraxmaan915

    @xamdacabdiraxmaan915

    5 ай бұрын

    😅​@@KhadarMaxamed-yi9ku

  • @x_hargaizawi3530

    @x_hargaizawi3530

    5 ай бұрын

    Iskaso celi baqigah 😂❤ Ramadan Kareem

  • @user-hi6pb3ru7z

    @user-hi6pb3ru7z

    5 ай бұрын

  • @hamdiabdulkadir6046
    @hamdiabdulkadir60465 ай бұрын

    Ramadhan Kareem 2024 🎉 Qasido Nuural Quulub!!!!

  • @user-uy7uc9np5l

    @user-uy7uc9np5l

    5 ай бұрын

    Ramadan mubark 🥰

  • @rayansharmarke
    @rayansharmarke5 жыл бұрын

    Xasuus Ramadaan ki 2008 ayan ka dhageysan jiray Radio jabuuti I was in Abudwak😍 baladki gobtii rer abtigay The happiest Ramadaan ayey ii ahayd Bcos I was with my Sweaty Mom😍 Maantana 10 Ramadaan 2019

  • @hibaqmahamedeeey8112

    @hibaqmahamedeeey8112

    5 жыл бұрын

    Abudwak❤❤❤❤

  • @mawliidmaan8758

    @mawliidmaan8758

    3 жыл бұрын

    💋♥️💑💑💑

  • @abdishakuurnour1419

    @abdishakuurnour1419

    5 ай бұрын

    2024 Mogadishu ka dhegaysanaa alx sonkan kiisa xiga rabbi cafimaaD hanagu gaarsiiYo 🌙

  • @clraxmaancllaahi8634
    @clraxmaancllaahi8634 Жыл бұрын

    Ilaaahow ramadaanta caafimad nagu gaadhsi🤲

  • @mihiimibraahim4930
    @mihiimibraahim49302 жыл бұрын

    Hooyaday baa qisiidadan jeclayd hada way iga dhimate igu soo duceeya waa bil ramadaane😥

  • @mahadmuuse1065

    @mahadmuuse1065

    2 жыл бұрын

    Ale ha u naxariisto walaal

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash Жыл бұрын

    macaan gooyaha aan xasuusanoKU SALI XABIIBKEENA SCW❤aawey dadkii nabiga jeclaa scw😭❤☺

  • @DjamaPino-nr5wt
    @DjamaPino-nr5wt5 ай бұрын

    Ramadan Karim tous la Muslim ❤❤❤

  • @abdallaahmed8104
    @abdallaahmed81043 жыл бұрын

    Gaadhsiiya inaan ka fogaa Biyo iyo baadkoo dhammaan Intii layga beeray iyo Axbaab kala baahdayoo Inaan arko baafiyee Bashiir mahuree walaal Salaan iga geeya badan. Yaa rasuulalahi yaa xabiiballaahi Khayru khalqillaahi yaa dukhral cuzaati aslam calayka. Subax 19 april 2021 ayaan dhagaysanayaa

  • @dinowmoalimnour71
    @dinowmoalimnour715 ай бұрын

    Manta ayn dawanaya 1 bisha Ramadan 2024 صلي الله عليه وسلم ❤

  • @bisharoabdulahihassen6755

    @bisharoabdulahihassen6755

    4 ай бұрын

    Salallahu Calayhi Wasalam ❤❤❤

  • @qisasduniya1053
    @qisasduniya10534 жыл бұрын

    Raabi u ka aqbalay ducaadi aden omar mashallah hajki wad taagtey wana ku noqnoqon inchallah

  • @maxamedshariif8377
    @maxamedshariif83775 ай бұрын

    Masha Allah❤ Ramadan Mubarak

  • @abanur3163
    @abanur31634 жыл бұрын

    3 Ramadan 2020 illahow corona naga dulqaad🤲😷😭😭

  • @maxamedcali5569

    @maxamedcali5569

    4 жыл бұрын

    amiin ya allah

  • @craxmaanjamac1528

    @craxmaanjamac1528

    4 жыл бұрын

    Amiin yaa allh

  • @ugbaad-rd5wv

    @ugbaad-rd5wv

    4 жыл бұрын

    Amiin yarabi

  • @ugbaad-rd5wv

    @ugbaad-rd5wv

    4 жыл бұрын

    Mashallah

  • @zakariagoh6687

    @zakariagoh6687

    Жыл бұрын

    Carona waan ka baxnay ma nooshahay

  • @abdikariinmuhumed5379
    @abdikariinmuhumed5379 Жыл бұрын

    29 marach malin arbacaa Ramadan 7 tahay saacada 11: 00 meesha wajaale illahay haynahu sim0 ramadan0 kaloo badan ❤❤❤

  • @Therealhero-m8r
    @Therealhero-m8r5 ай бұрын

    Waxaan Dhagaysanayaa Qasiidada Bisha Ramadan 4 Teeda Magaalada Shilaabo Xili Uu Magaalada Shilaabo Iyo Qabridahar Ka Jiro Xanuunka Daacuunka Waxaan Alle Ka Baryaynaa Inuu Naga Dulqaado Xanuunka

  • @MustafeCadaawe

    @MustafeCadaawe

    5 ай бұрын

    Haye wll afar cisho kadib maxaa is bedelay ilaahay ma idinka dul qaaday incha allah waa bil ramadaane

  • @abdirahmanmaxamed9311

    @abdirahmanmaxamed9311

    4 ай бұрын

    Swc

  • @abdirahmanmaxamed9311

    @abdirahmanmaxamed9311

    4 ай бұрын

    ❤❤❤❤❤❤you have to me anymore information about your organisation to ensure that you can

  • @abdirezakkelif7602

    @abdirezakkelif7602

    4 ай бұрын

    Amin

  • @abdiazizdahir1846
    @abdiazizdahir1846 Жыл бұрын

    Adiga hibo gara iyo hodo laguugu many satay nabi allw cawa waa habeen mawtul nabiya

  • @zadam-xusen252
    @zadam-xusen252 Жыл бұрын

    Time is 22/8/2023 11:55pm This nashid is tuched my heart❤

  • @madaryaziin4558
    @madaryaziin45585 ай бұрын

    Ramadan 2024 Alhamdulilah Eebow Khayrkeeda na gaadhsii insha allah ❤

  • @yoonismahat
    @yoonismahat Жыл бұрын

    sacada 3:20malinTa jimcE Goor casara tarikhada 19may JawigA meeL cidLa Oo ad Hppy U ah Ku dhagaysanaYaa alleH WaxaN waydisanaYaa inUu Rajooyinka i rumeeyO like izaar Hadad iGa danbaysO📸🎶

  • @AbdulAli-xb1xe
    @AbdulAli-xb1xe5 жыл бұрын

    Xasuus Ramadan 2009 in Nairobi anigoo murugaysan ayaan markay soo gasho iloobi jiray dhibti ihaysatay 😘

  • @khadrocaagane7420

    @khadrocaagane7420

    2 жыл бұрын

    D

  • @AbdirahmanOmaryare

    @AbdirahmanOmaryare

    5 ай бұрын

    Hada kwrn xagee joogtaa ilaahay makugu guuleeyey

  • @najiibhassan
    @najiibhassan3 жыл бұрын

    2021 yaa dawanaya qasidadan anigon qan garin ayan maqli jiray mantana anigo wayn ayan dawanaya Ramadan Mubarak ❤👏

  • @mawliidmaan8758

    @mawliidmaan8758

    3 жыл бұрын

    🖕🖕🖕🖕👇

  • @Inna_mohamet

    @Inna_mohamet

    3 жыл бұрын

    🖖😍🕋

  • @aragsaninagacalowgacalow5154

    @aragsaninagacalowgacalow5154

    3 жыл бұрын

    Aniga ayaa kula daawanaaya kama daalo wlh

  • @queenaliina7378

    @queenaliina7378

    2 жыл бұрын

    2022 ayaan dawanay

  • @kamalhersi3539
    @kamalhersi35392 жыл бұрын

    Yaa dawanayo qasiidaan 2 ramadan 2022 hadii aad iga sii danbeso love dhac kusii🥰❤❤

  • @bilaaldarwiish9708
    @bilaaldarwiish97084 жыл бұрын

    Runtii wxaan dhagysan jirya 2010 Caawookle oo ramadaan 11 maryso ayaan dhaysnyaaa 2020

  • @AbdirahmanBaashe-vc2qx
    @AbdirahmanBaashe-vc2qx Жыл бұрын

    Am still listening to this nashida in 2023, never get old,may Allah accept our fasting and du'aas,

  • @rudwaancabdirisaaq3496
    @rudwaancabdirisaaq3496 Жыл бұрын

    wllhi qasidadan xasuus gaar ah ayay ii ledahy legend omer adan😍

  • @hamseabdi7308
    @hamseabdi7308 Жыл бұрын

    Shabcaan caawa waa 25 bishii ramadan ayaa soo dhaw alle hayna gaadhsiiyo

  • @kingshark5810
    @kingshark58104 ай бұрын

    Ilahay cimraga no siyadi 2024 Ramadan ayaan so booqday markii igu horeysay wxex ahayd 2010 , addunyo ,

  • @ella-vy4xu
    @ella-vy4xu2 жыл бұрын

    My dad used to listen this qasida before he passed away I was 7 now I'm 18 and I still remember like it was yesterday it's such a beautiful and warm memories ❤🥺

  • @ayaankayse4332

    @ayaankayse4332

    2 жыл бұрын

    Sorry🥺😳❤️

  • @umuismaciil5283

    @umuismaciil5283

    2 жыл бұрын

    Ilahay ha u naxariisto wall

  • @maftuuxyare2181

    @maftuuxyare2181

    2 жыл бұрын

    Ilahay ha u naxariisto walaal

  • @hanadtoffix4210

    @hanadtoffix4210

    2 жыл бұрын

    .m😊😊😊😊😊😊😊

  • @Mnshallah

    @Mnshallah

    2 жыл бұрын

    may Allah Bless Your Dad And We Also

  • @mascudsharaf6470
    @mascudsharaf64702 жыл бұрын

    Radio Djibouti 🇩🇯 2007 its never get old Always my favourite 😍 ❤️

  • @malekmoha5425

    @malekmoha5425

    5 ай бұрын

    2014 ani walaladeyda 2wada ah iyo ayeeydey maqribki xilaga afurka ayan dhagesan jirnay wllhi waxuu ahaa waqti qururx badan oo aanan noso laabaneenin 😢 waan uxisay wllhi waqtigaas

  • @huudacdulhi7381
    @huudacdulhi73816 жыл бұрын

    Alle jecliya qasidadan😭 scw scw scw scw scw scw scw

  • @clnn5266
    @clnn5266 Жыл бұрын

    2023 hadad dawanysid like ha iladhafin wll 😔❤️❤️❤️🙏

  • @Khalet53

    @Khalet53

    Жыл бұрын

    legend🎉

  • @CabdikariimAhmed-kk2py

    @CabdikariimAhmed-kk2py

    Жыл бұрын

    Hee

  • @abdulrahmaanjamal6914

    @abdulrahmaanjamal6914

    4 ай бұрын

    2024😂❤

  • @muaz5584
    @muaz5584 Жыл бұрын

    Best Somali qasido I ever known mashallah keep up.....asselam aleyka yaa rasulellah

  • @Hudasaleban2023
    @Hudasaleban20235 жыл бұрын

    Ramadan mubarak 2019🌸

  • @x-tttabdi50cent62

    @x-tttabdi50cent62

    5 жыл бұрын

    AmiiNa Axmed Ramadan kareem wll

  • @cabdisalaanjordan1486
    @cabdisalaanjordan1486 Жыл бұрын

    Every ramadan can't stop lestining of this qasiido salaan iiga geeya badan islamka dhamntod

  • @qisasduniya1053
    @qisasduniya10534 жыл бұрын

    Dec 18 2019 aya dhagaysanaya djibouti jano aya xasustey mashallah 😭😭dadkaygi wani salamay

  • @katiitkafilmsvlogs6197
    @katiitkafilmsvlogs61974 жыл бұрын

    Masha allaaaaaH Anigo Yar ban DhageYzan jiraY wlhi Alxdullilah Cawana Waa SooN 2020 Rabbi Cimriga Ha ino DheereYo 🤲

  • @---7573

    @---7573

    4 жыл бұрын

    Aamen wlo aniguba Waan yaraa mantana 2020 ba la maraya alle cimriga hayno dheereyo

  • @katiitkafilmsvlogs6197

    @katiitkafilmsvlogs6197

    4 жыл бұрын

    سہأظل أكآآبر -حتے أجد-مہن يسہتحق-تۈآضعے Ad io Ad Aaamin Walal Dhamaanteen

  • @ZamzamTagoo
    @ZamzamTagoo5 ай бұрын

    Ramadan Kareem ❤❤❤❤ best Omer aden show

  • @ahmedyaredhanaane7383
    @ahmedyaredhanaane73835 жыл бұрын

    Waxaan dhagaysan jiray ramadaankii 2009 kii Caaway ramadaanka waa labo 7/5/2019 10 sano ka hor Ayaan caaway dhagaysana Illahay cumriga ha noo dheereeyo Aamin

  • @hodmanofficials

    @hodmanofficials

    5 жыл бұрын

    Ahmed Dhanaane sidokale

  • @ahmedyaredhanaane7383

    @ahmedyaredhanaane7383

    5 жыл бұрын

    @@hodmanofficials Haa abayo aad iyo aad Ramadan kareem kulu sanah

  • @samiirwadani7707

    @samiirwadani7707

    5 жыл бұрын

    Ahmed Dhanaane Amiin wllo

  • @ahmedyaredhanaane7383

    @ahmedyaredhanaane7383

    5 жыл бұрын

    @@samiirwadani7707 amin bro mahadsanid

  • @abadabiib5889

    @abadabiib5889

    5 жыл бұрын

    Wlllo

  • @cabdiwasacfantasticcf6249
    @cabdiwasacfantasticcf6249 Жыл бұрын

    Mansha allah waan soo xasuusan doono ahli yaa ramadan

  • @mohamedabdullahisaid2457
    @mohamedabdullahisaid2457 Жыл бұрын

    Qasiido xasuus ugu leh yaranteydii 2009-2010-2011

  • @Anthony_77b
    @Anthony_77b Жыл бұрын

    alllah naxariistii jano hasiiyo sh cumar adan ameen ameen ameen

  • @fayselhassen4681
    @fayselhassen4681 Жыл бұрын

    Ramadan way na Haysaa Allaw nagaadhsi ,❤️❤️

  • @mohamedraage6542
    @mohamedraage6542 Жыл бұрын

    السلام عليك يا رسول الله سلاما تعم القلوب وتغلب

  • @walianoyuledanger4454
    @walianoyuledanger44545 ай бұрын

    Still listening 2024❤

  • @sakariyemaxamed419
    @sakariyemaxamed4192 жыл бұрын

    Angoo 8 jir ah ayaan dawn jiray 2010 🥺 Faslkygi kowad Mntna waa 22/10/2021 11yeris ka dip Illhow waqtga khyr ngu khatim

  • @salmanmaxamed7982
    @salmanmaxamed79828 жыл бұрын

    manshallah aad baan u jecelay qasaayidka cumar aadan dugsiiye ramdaan kariim dhamaan umada islaamka meel walbood dunida ka joogtan

  • @puntlandsomalia9604

    @puntlandsomalia9604

    7 жыл бұрын

    Salman Maxamed ramadaan Mubarak after one year

  • @abdulrizakraabi6956

    @abdulrizakraabi6956

    7 жыл бұрын

    Salman Maxamed Ramadan Mubarak all Muslim love this qasido very much Allah blessed Mohamed omer

  • @ubahaloore4541

    @ubahaloore4541

    7 жыл бұрын

    Đj Rââbî smui

  • @ubahaloore4541

    @ubahaloore4541

    7 жыл бұрын

    Salman Maxamed s guik

  • @rayshotel9102

    @rayshotel9102

    5 жыл бұрын

    @@abdulrizakraabi6956 Samaiy xasan ciib

  • @muhaajariinhidig1962
    @muhaajariinhidig196210 жыл бұрын

    god bless OMAR ADEN SO LUCKEY MASHALLAH DO YOU WISH MORE RESPECTFUL WORK

  • @fayselhassen4681
    @fayselhassen4681 Жыл бұрын

    Alxamdulilah, Cafimad Qab Baan Ku Soo Gaadhay Ramadan

  • @khadersoofe-wr9tt
    @khadersoofe-wr9tt Жыл бұрын

    MANSHALH

  • @cazachariv4348
    @cazachariv4348 Жыл бұрын

    Khayur khalqi laaHi ❤️😭🥺6/12/2022 hda iga danbayso ku sali rasulka zcw

  • @nimcomaxamuud7513

    @nimcomaxamuud7513

    Жыл бұрын

    Scw🤗

  • @amaalcabbdullhi1073

    @amaalcabbdullhi1073

    Жыл бұрын

    Scw manoshay wall

  • @cadnaanmario7561
    @cadnaanmario7561 Жыл бұрын

    Inta imika soo gashay is muujiya✌️

  • @AbdirahmaanMostapha
    @AbdirahmaanMostapha4 ай бұрын

    Qasiidadan yaraantydi baa tv ga ka daawan jiray wakhti xasuus mudan mantana 21/3/2024 Ramadan 11 cisho tahy alle Ramadano kaloo badan hana gaadhsiiyo❤

  • @sir__cmc
    @sir__cmc2 жыл бұрын

    This qasiido never gets old, who is listening this 2022 ramadan.

  • @mssdimple925

    @mssdimple925

    2 жыл бұрын

    Me 🥰❤😍

  • @sir__cmc

    @sir__cmc

    2 жыл бұрын

    @@mssdimple925 you are ehlu-janno

  • @moustaphamane8475

    @moustaphamane8475

    2 жыл бұрын

    Me🥰🥰🥰❤

  • @adnaantomaz9110

    @adnaantomaz9110

    2 жыл бұрын

    Aar englishta ciyarta ka daaya

  • @sir__cmc

    @sir__cmc

    2 жыл бұрын

    @@adnaantomaz9110 aduu maxaad garanaysaa jaahilow. Bal magacaaga ku qoro meesha iskana sax kaddib dadka wax u sheeg yaa neef.

  • @cabdikarimadenaxmed5389
    @cabdikarimadenaxmed53894 жыл бұрын

    Rabadan kariim dhaman umada muslimta gar ahan umada somaliyed 2020

  • @user-um5tn7cp3p
    @user-um5tn7cp3p5 ай бұрын

    Waa maliti igu horaysay Ramadaanka 2024 qofki ila dhigaysanaya sanadkan qasaidkan like ha ila dhafin

  • @Masdille

    @Masdille

    5 ай бұрын

    Hargeisa Somaliland

  • @AbdousalamPresident-vn1ed
    @AbdousalamPresident-vn1ed6 ай бұрын

    I never gets old listening this qasido until today. Amin ya allah

  • @user-fp6nf6mc1b
    @user-fp6nf6mc1b4 ай бұрын

    Inaan uboqolo ooo bartiyo ilku jiro Dusheeda ka baroorto oon barkado uxudkaan rabee Ala boqonte xiree bashiir ma huray walal salan ikaga geeya badan ❤😊

  • @mohamedbaraf
    @mohamedbaraf6 жыл бұрын

    Xaqiiqdii Marka Aan Dhageezo Waan Ilmeyaan Ilahow #Qatuma Na Wafaji 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭 Alle Hanaga Dhigo Dadkii Rasuulka ( Scw ) Wadadiisa Mara Aamiiin Aamiiin

  • @fatimaguure9400

    @fatimaguure9400

    5 жыл бұрын

    Scw scw ❤️❤️💋💞😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @DjamaPino-nr5wt
    @DjamaPino-nr5wt5 ай бұрын

    11/03/2024🎉🎉🎉🎉🎉 Ramadan Karim

  • @nashadfaliir5978
    @nashadfaliir59789 ай бұрын

    anigoo Yar ayey Ayeeyo Qaadi jirtay saas ay tahayna Ramadanki aya la soo deyn jiray🥺Anigo Ramadaanka ku Faraxsan hadana Qof weyn ban ahay oo Soon ku waajibo🥺 Aduuun waa kaas Waan jeclhy Qasiidadaan❤️Said 18/11/2023 Ramadaan wax yar ba ka haray Allow caafimad nagu wada gaarsiii🤲❤️

  • @khadersoofe-wr9tt
    @khadersoofe-wr9tt Жыл бұрын

    DULKIII BARKADA NABI SALI CALEEE😍😍😍

  • @cabdiwaasackanadi7071
    @cabdiwaasackanadi70714 жыл бұрын

    yaa dhageesanaay 2020 kolay sanadkii ay soo baxday waxaan u ahaa dhagayste si fiican u xasuusta erayada anigoo markuu leeyahay Dukhral Cusaati ay igu adkaan jirtay runtii

  • @abdulrizakraabi6956
    @abdulrizakraabi69567 жыл бұрын

    😰😰😭😭qasidaadan jecliya yaa rasulalaahi Ramadan muparak

  • @mohamedrudwan4729

    @mohamedrudwan4729

    4 жыл бұрын

    Mash alah

  • @AbdihakimHaji

    @AbdihakimHaji

    5 ай бұрын

    Ramadan karee3m bro❤

  • @Awdable
    @Awdable Жыл бұрын

    Bishu waa ramadaan sanaduna waa 2023 waa idin salaamay dadka dhagaysan doono qasiidadaan 2030 walaalayaal u soo duceeya somaliweyn in ilahay quluubtooda isku sooo duga from mugdishu

  • @khadersoofe-wr9tt
    @khadersoofe-wr9tt Жыл бұрын

    SALAN NOOGA GEEYA BADAN MANZHALAH

  • @Malikahmed961
    @Malikahmed9613 жыл бұрын

    2008 labo sano ayan jiray 2021 wan daawanaya 15 jirna wan ahay 😭🥺

  • @zakariagoh6687

    @zakariagoh6687

    Жыл бұрын

    Hello 17 sano ma gaadhay😂😂😂❤

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari5 ай бұрын

    رمضان كريم وكل عام وانتم بخير بمناسبة شهر رمضان المبارك ❤

  • @Diiga812

    @Diiga812

    5 ай бұрын

    Today is Ramadan 😁🎁

  • @JowharFilms
    @JowharFilms Жыл бұрын

    Nabi amaan shidan iga dheh ❤❤

  • @bacharabdillahiadaneh
    @bacharabdillahiadaneh Жыл бұрын

    Machallah RAMADAN MOUBARAK 2023

  • @Hargeisa5533
    @Hargeisa5533 Жыл бұрын

    RamaDaaN is Coming 😍🤩

  • @mooyiinofficial5694

    @mooyiinofficial5694

    Жыл бұрын

    Insha Allaah

  • @aishacuud6403
    @aishacuud64034 жыл бұрын

    Ramadan Mubarak 2020 Inta iga dan beeso like 👇🏻

  • @yusufhassan70

    @yusufhassan70

    4 жыл бұрын

    dahabo Caday Ramadan kareem walalo

  • @aishacuud6403

    @aishacuud6403

    4 жыл бұрын

    @@yusufhassan70 Ramadan mubark❤🙏🏻

  • @abdirahmantyga8469

    @abdirahmantyga8469

    4 жыл бұрын

    Ramadan Mubarak

  • @cabdicasiissaleban1959

    @cabdicasiissaleban1959

    4 жыл бұрын

    Asc

  • @guuxshacab921

    @guuxshacab921

    4 жыл бұрын

    dahabo cadey ramadan kariim walalo

  • @user-xh7ey5cf1l
    @user-xh7ey5cf1l4 ай бұрын

    Mashallah moubarak Ramadan ❤❤

  • @matanaxmedhadi9359
    @matanaxmedhadi93595 ай бұрын

    Ramadan kariim alla muslim❤

  • @zakariyeali9379
    @zakariyeali93795 ай бұрын

    2024 yaa daawanaya 15 sano kadib Assalam caleyka.

  • @mohamethnazri5044
    @mohamethnazri50443 жыл бұрын

    2021 /13/4 ramadaan habeen ay kow tahy weeye inshlh alle camalka iyo cibaada bishaas hayna wada siiyo😴☝🏽 صلى الله عليه وسلم ❤❤❤❤❤🥰

  • @nuuraahmed5584

    @nuuraahmed5584

    3 жыл бұрын

    🥰❤١٣/٤/٢٠٢١ رمضان كريم

  • @khaalidkhadarcabdi768
    @khaalidkhadarcabdi7686 ай бұрын

    Inaan ubaqoolo barti ilka uiku jiray ka Baroortan rabbe adda boqonta Ixidhe Bashir mamule wll sln iga geeya badan Scw ❤❤❤ayku beegantay❤dhalashadii xbbkeena scw scw scw scw scw scw

  • @abdula4014
    @abdula4014 Жыл бұрын

    Maasha Allah, jazaka Allahu kheir

  • @osamamohamed8328
    @osamamohamed83284 жыл бұрын

    Ramadan Kareem 2020 ilahay cimriga hanoo dheereyo

  • @kiyaville
    @kiyaville13 жыл бұрын

    omg the beat is killin wallahi!!mashallah beautiful massage:)

  • @NoraizarafaT.

    @NoraizarafaT.

    Жыл бұрын

    Manooshahay wll

  • @aadanallamagen344

    @aadanallamagen344

    Жыл бұрын

    Are u living now.

  • @C.Rahmanmoh098

    @C.Rahmanmoh098

    Жыл бұрын

    ​@@NoraizarafaT. 😂😂😂😂😂😂

  • @lailamoalim123

    @lailamoalim123

    7 ай бұрын

    Tt​😂ddzxzzsser@@aadanallamagen344

  • @sharmaarke-Nabane
    @sharmaarke-Nabane Жыл бұрын

    Hayaanka baxaan baxee Dhulkii barakada lahaa Ayaanku ku beegayoow Inaan booqdaan raboo Hodaa boqonta i xidhee Bashiir maan hureen walaal Salaan iiga geeya badan Bari waa carafo insha allah 27/6/2022

  • @user-A.Rashid
    @user-A.Rashid4 ай бұрын

    iyadoo muuqal ah qasiidadan waa markii iigu horaysay een dawado 11:48 21 /3 2024 Ramadan 12 scw scw ❤❤

  • @abdiladiifelmi7782
    @abdiladiifelmi7782 Жыл бұрын

    waa comment kii labaad ee aan qoro coment kii hore waxa ka soo wareegay mudo sanad ah waa jacayl aan u qabo qasiidadan

  • @ummahmedonline8937

    @ummahmedonline8937

    3 ай бұрын

    Ufuf😮rhfhfu🎉g hdy y u😂❤yfyfyfur❤udy u ru2❤❤❤❤❤hyfdyfyrg❤❤❤❤❤21

  • @khadarahmedadem
    @khadarahmedadem Жыл бұрын

    HOODAA BOQONTA IXIDHEE BASHIIR MA HUREE WALAAL SALAAN IGA GEEYA BADAN😢😢

  • @cadnaanibrahim7486
    @cadnaanibrahim74867 ай бұрын

    Taariikh aan soo noqon doonin 08|21|2008 🤗 Qasiidadan waxan soo booqday 12|31|2023 Habeen sanad cusub so galayo

  • @hijramedia3287
    @hijramedia3287 Жыл бұрын

    Allahuma Sali wasalim wabarik alanabiyina Muhammed rassull allaah sallalawalihwasalam

  • @ramu5410
    @ramu5410 Жыл бұрын

    Malinti labad ee ramadan 🤲❤️ Alhmd 24.3.2023 😢

  • @AbdirahmanMaxamed1

    @AbdirahmanMaxamed1

    5 ай бұрын

    15 3 2024❤

  • @apiipck1042
    @apiipck10425 ай бұрын

    2024 Ramadan mubarak all muslim

  • @user-mg4fz9cv2e

    @user-mg4fz9cv2e

    5 ай бұрын

    SAD AAM🌹❤️😍

  • @oromiyaanbiyyakoo4474
    @oromiyaanbiyyakoo44744 жыл бұрын

    Bashiir mahuree walal salaan iga geeyabadan yaarasulalaahi,yaa xabibalahi asalaamcaleykaa2020

  • @zakariagoh6687
    @zakariagoh6687 Жыл бұрын

    Alxamdulilah another Ramadan and we are here enjoy fasting ❤❤❤